DAAWO Wariye cagmadhige Oo Banaanka keenay Afganbiyee Siyaad Bare

  Рет қаралды 56,675

Dhacdo TV

Dhacdo TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 183
@kujihaadalshabaabkalayntoo6347
@kujihaadalshabaabkalayntoo6347 3 жыл бұрын
Aabo maxamad siyaad bare iyo intii dalkan wanaag iyo sharafba usoo qabatay alla haka ajarsiiyo iyo Inta dhimatayna alle ha.unaxariisto ayaan lee.yahay
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
ANAGUNA AAMIIN BAAN LEENAHAY!!!
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
VIVA WARFIDIYEENKA BAARKA FURAN = THE FREELANCE NEWS MAKER
@familyaccount2553
@familyaccount2553 3 жыл бұрын
Maasha Allah Cagmadhige cimrigaaga ha raago waxaad na xasuusisay quruxdii wadankeena iyo qiimihii aan laheeyn Allaha u wada naxaristo madaxdeenii waa wax ku dayosho mudan . Allow noo soo celi sharafteenii iyo quruxdii qalbigeena Iyo usku duubnidiisii iyo deris wanaageenii .
@familyaccount2553
@familyaccount2553 3 жыл бұрын
Allaha u naxaristo Cabdirizak maxamud Abubakar run ahaanti wuxuu ahaa shaqsi mudan ku dayasho janatul Fardowsa Allaha Ka waraabiyo Amiin yaa rabi
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
ANAGUNA AAMIIN BAAN LEENAHAY!!!
@hani8826
@hani8826 3 жыл бұрын
Madadsanid gacmadhige. Allow dalkena iyo ciidankeni libaaxa ahaa cududiisi soo celi yaa rabbi.🤲🏾♥️♥️♥️🌹🇸🇴
@fitahcool9016
@fitahcool9016 3 жыл бұрын
Ameeen ya rabbi..thnks walalo
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
AAMIIN!!!
@haboonali3643
@haboonali3643 3 жыл бұрын
Maasha Allah Kacaankii barakaysnaa Qalbi geena kama goayo intaan nool nahay. Illahay swt ha u Naxariiso M Siyaad iyo intii lasoo shaqaysay.
@fahmimustafe5771
@fahmimustafe5771 3 жыл бұрын
Dalkeeni waxa burburiyey waxa weeye markii aanu ka tagney sharciga ILaahey oo aanu dooraney dimuqraadiyad iyo shuuciyad iyo qabyaalad federaaliya ILaahey ha ina soo hadey Aamiin Wan idiin salaamaya walaalahayga Muslimka From Waqooyi Galbeed Hargeisa 👋❤
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 6 ай бұрын
Switzerland sharci ilaaheey meey ku dhaqantaa, waryaa quraafaadka meesha kala tag.
@amareto5772
@amareto5772 3 ай бұрын
Baaraka Allah fiik.
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
SHARCIGA GAALADA = AL- QQAANUUN SHARCIGA MUSLINMKA = AL-SHIRIICAH
@abdiabdulahi9343
@abdiabdulahi9343 Ай бұрын
In lagu waso ayaad ku fiicnayd.....sidii kuwa qaarkood halkan ku jira oo lasoo faraxumeeyey. Runta sheeg diin wax ka xun baa loogeystaa hadda ee adiga waagaas ciidamdii miyaa farta kaaga dhacdey
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 3 жыл бұрын
Allaahu akbar,ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed,xilligan maxay inoosoo daandaansan weydey Kiiniya wallee wacdaro iyo dharbaaxo la yaab leh oo ay weligeed iloobi doonin ayey la kulmi lahayd,Inshaa Allaah waqti dhow ayey la kulmi doontaa,Allow inoo gargaar.
@nasro7666
@nasro7666 3 жыл бұрын
Jisar asagay dhibaysah 30sano somali dhulka galnay odagas watay manty wadanke no bahanyahay
@aminacabdile27
@aminacabdile27 3 жыл бұрын
Asc waa.xusuus qaaliy. .iguha ee. Soo.badi barmaamish kanokal cagmadhige. Noolow wadaniah dhanah..soomaaliy. Xalaalah. Alah. Unaxaristo. Maxamed. Siyaad. Bare
@ahmedjibril8667
@ahmedjibril8667 3 жыл бұрын
Waa Barnaamij aad u xiiso badan Ku mahadsanid Wariye Cagmadhige
@mohodinPliano
@mohodinPliano Ай бұрын
Amaan moyane caay maleh jaale siyaad janada
@sakariyewaliabdi7775
@sakariyewaliabdi7775 3 жыл бұрын
Mn shaaallah mahamed siyad bare waxa uu has halyay soomaliyeed allahaaa una xariisto
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 3 жыл бұрын
HALYEEYOOW XAAL QAADO. kzfaq.info/get/bejne/m5N7ZrCamM7Dcok.html
@NastexoabshiradanNastexo-hu9uv
@NastexoabshiradanNastexo-hu9uv Жыл бұрын
Maashaalaah❤❤❤
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
NOWADAYS OUR YOUTHES SAY VIVA SOMALIALAND
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 3 жыл бұрын
Alle haunaxristo maxamad ziyad barre alle haudanbi dhafo janadiina hakawarabiyo
@hoyomacan6909
@hoyomacan6909 3 жыл бұрын
Mahadsid wallale
@NuurCA
@NuurCA 3 ай бұрын
Xasuus, mar baan waxaan is idhi alla yaa wakhtiga dib u celiya inkastoo aananba soo gaarin wakhtigaan laga hadlayo. Mida kale heeesahaan ku jira barnaamijkaan aad ayaan u jeclahay halkeen ka helaa
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 3 жыл бұрын
Xasid bu aha shacabka wagas dorasho qof iyo cod wa la qaban karey kaliin keligii tashade keligii taliye xasid ku ah shacabka ayu aha wayo nabad wey jirtey shacabka u celi codkoda ha dhiibtan wu diidey
@IB_Adam
@IB_Adam 3 жыл бұрын
Cabdirazak Mahamud Abubakar Allah ha u naxariisto iyo Madaxdii dhimatey oo dhan .Abdirizaak Wuxuu ahaa shaqsi wadani ah oo dadkiisa iyo dalkiisa jecel.Kaalintii uu ka qaatey Ololihii qorista iyo horumarinta Af Somaliga waa mid dhaxal gal ah runtii.
@rpronoobkidrrkingrahiemfoodpro
@rpronoobkidrrkingrahiemfoodpro 3 жыл бұрын
Murug ayaan dareemaa iyo calool xumo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
MA BUKMAA KUGU JIRTA>
@pettowny
@pettowny 3 жыл бұрын
asc wareye cag madhige waa ku salamay salan ka dib waxan ahay difcadii 8 aad oo ka baxay kuliyada siyad bare lakiin dalkii waxuu isu bedalay qabiil iyo quru hadan nahay cidamad qalabka sida ama kuwa salabka sida anagu qabiil ma lahen lakii waxaa riday dolada dad dano gaar ah watay walal
@abditaallo2366
@abditaallo2366 3 жыл бұрын
Cagmadhige niinaysta dhamaystir. Waxayna ahayd CAGMADHIGE CAMBUULO WADKEED hhhhhh
@hoyomacan6909
@hoyomacan6909 3 жыл бұрын
Mahadsid cag madhige wariye sofa warka jale mahadsid
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
WELL NARRATED HISTORY
@farxiyaqaybdiid1447
@farxiyaqaybdiid1447 3 жыл бұрын
Ragii hore rag Kama tabayn because aniga ma arag dawulaad somaliyeed
@NuurCA
@NuurCA 3 ай бұрын
Aniba weli ma arkin lknse insha Allah aniga iyo adiba waan arki doonaa hadii noloshu innagu sinto
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
Aun C/Razaaqq Abuukar Baraahiim Nuux Aadam
@cabdullahicabdi2485
@cabdullahicabdi2485 3 жыл бұрын
Waalaxasuusadoonaa siyaad bare qabsasadii dalka qabtay
@musenugaal1349
@musenugaal1349 3 жыл бұрын
As, Cagmadhigoow, walaalow gacalow, mardanbe Qaadi hana horkeenin, warkiisa iyo taladiisa Mariano, waana xildoon, oo waxooba rabaa in Gen Odawaa iyo Sarakiil wada tababaran oo ilaaheey nasiiyay meesha laga saaro oo isaga iyo kuwa lamid ah lakeeno.
@rell6182
@rell6182 3 жыл бұрын
JENERAAL ODAWAA ?? MA LEEYAHAY AQOON JENERAALNIMO?? , Jeneraal Neero Allah u Naxariisto, Jeneraal galaal, Jeneraal Indhacade , Jeneraal C/laahi yuusuf Allaha ha u Naxariisto, Jeneraal Ceydiid Allaha ha u Naxariisto. Walaalaha hargeysa waxaay LAHAAYEEN. Jeneraalo badan, magac iyo muuno kulahaa Dowlada Somalia. DAACAD u ahaa wadankooda? .. Dagaalkii (1977) waxeey GALEEN baalka DAHABKA... JENERAAL ODAWAA Ma yahay? Jeneraal (600) Ciidan ah la dhaxmarikaro Kenya? Dhabarjabin ku Sameynkaro. CIIDANKA ITOBIA??...
@musenugaal1349
@musenugaal1349 3 жыл бұрын
@@rell6182 Gen Odowaa iyo aniga isku qabiil ma nihin, waxaanse hubaa inuu leeyahay aqoon hogaamineed isla markaana uu ku guulaystay habeenta orgaanikada ciidanka khaasatan markuu sarkaalku diyaariyo amaba uu barto dagaal gelinta ciidanka yuan noqdo abaanduule, taasna Gen Odawaa wuu dhamastiray. Taliyaha saad (logistics) marna ma noqon karo taliyaha ciidan amaba abaanduule.
@pettowny
@pettowny 3 жыл бұрын
waxan se jeclahay in aan ku siiyo waresi dheer waxan ahaa 1988 dadkii ka baxay kuliyada abe siyaaad oo ka baxay dugsiga sare ee badad jooga yurub mantay garadahii somalia waxay noqodeen iska qado xidigta 2 sano tan labaad 3 sano kabtan 5 sano manta waa ku qado qabiil waxaa is wediin mudan sareye gaas maxamed siyad ma waxaa loo riday in reero ay mamushaan dalkaka mise in la wada maamulo kii aqoon leh kii kalana ina uu ku fulo waxii uu yaqan digto beraley darewal dhagaxley nin walba waxuu yaqan waa in uu ku fulaa cagmadhig genral qadi waxuu xataa wax ku soo bartay dalka masar aqoob buxda ban u leyahay waa nin ah askari aan aqoon qabil runtii
@hopefulamina123
@hopefulamina123 3 жыл бұрын
,waayo waayo cagma dhige noolow Soomalia markay aheyd dowlad aanan dibada laga maamuleyn oo dad dowladnimada aaminsan ay maamalayeen fiiriya dadku sidoo u wada socday iaahow danteena iyo dadkeena tusi in aanu noqon karo dowlada africa ugu horeys a nabadaada ah qabiilna la madax banaan. Thank you cagta
@siciidmaxamed3025
@siciidmaxamed3025 3 жыл бұрын
Faqash xaarwadayaal ah soomali siyaad ayaababiyay somali way isjeclay intaanuuiman siyaad bare imikan dhuusadiisii ayaa xilka hyasa uf uf
@sahraabdi1589
@sahraabdi1589 3 жыл бұрын
Qudbadaasi waa sax waa in caruurta wax la baro khaasatan wadaniyada waa in ilmaha lagu abuuro si ay wadan kooda u jeclaadaan ragii wax ku bartay Canshuur tii dalka ayaa wadan kii bur buriyey maantana waxaa loo kala fadhiyaa qabiil aan daawo lahayn walee soomaali dib uma hesho m siyaad oo kale nac nac iyo waxay isugu soo hadhay aniga beeshayda anoo ah reer hebel magaalo hebla anaa leh uf war ilaa soomaali is wada dhex degto maagaalo magaalo ma noqoto
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
AUN XUSAYN SHUCAYB KULMIYEH AFRAX BARAAHIIM NUUX AADAM
@abdulsuleiman4279
@abdulsuleiman4279 3 жыл бұрын
Aad bad u mahadsan tahay Cagta xaaji war Barnamiij dhiiga I taabtey iyo xasuusiyey dawaladnimadii iyo sharafti wadanka
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 3 жыл бұрын
Allah ha u wada naxriisto intii ummadda Soomaaliyeed daacadnimo wax ugu soo qabatey.
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
taratan ibtilaysan tawradatn ibtilaysan
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
tawradatn ibtilaysan tawradatn ibtilaysan in aan kala yaacno oo aanburburno ayay talo ahaatay
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
waa malitii dulmiga waa maalitii dadka laqaribay oo dalka la qaribay oo diinta la qaribay ee kacaankii balaysnaa
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
@@alihujaleh8627 jidadkii iyo isbitaaldii uu ku dhisay ayaa ila hada burbursan laakiin soomaalidu qadiyad wax uma.maagto ee qabyaalad bay wax u maagtaa waayo dad aragti dheerle.maaha taageeradoodu waa ninka.hogaanka hayey isku reer ma nahay mise ma.nihin
@hoyomacan6909
@hoyomacan6909 3 жыл бұрын
Wa madaxwayne hayga jale mahadsid
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 жыл бұрын
I'am so sorry destuction from my country
@NuurCA
@NuurCA 3 ай бұрын
Somali 🇸🇴 lee ma iska soo qortid, afka qalaad aqoontiisu ceeb mahaa
@hasanyousuf7751
@hasanyousuf7751 3 жыл бұрын
Meeqa lacag ah ayuu ku bixiyay farmaajo inaad ka hadashaan waxaan qashinlka ah?
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
DIBIYADDATAN BARAKAYSAN VIVA 2078
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
VIVA BAARFURAN CAGMADHIGE AL'OGORLE
@amareto5772
@amareto5772 3 ай бұрын
Cullimada waxay yiraahdaan, madaxda kursiga madaxtinimadda marka ay fariistaan- qaar baa Ilaah is mooda wal-ciyaadu Billah.
@ahmedabdiisse7512
@ahmedabdiisse7512 28 күн бұрын
Mooryaan deconstructed Somalia.
@mohamedsidou7755
@mohamedsidou7755 3 жыл бұрын
Cagmadige waaye arag waan kaaga mahadcelineyna barnaamijkaan grazie
@ismailjama178
@ismailjama178 3 жыл бұрын
Marka hebel la sheegee Hebel kale la sheegana Nin hinaasiyaad tahay Midka hoos ka tuurka ah Nin ragaa hilmaamee Naxli huursan baad tahay.
@rpronoobkidrrkingrahiemfoodpro
@rpronoobkidrrkingrahiemfoodpro 3 жыл бұрын
Asc cagmadhigow wallahi qalbigana ixanuunsaday markaan arkay barnaamijka aad sooqaadatay waa uur xumaaday mana noosoo noqondoonto barwaaqadaan soo qaadanay waa jaanis San iska qasaarinay
@gemma1554
@gemma1554 3 жыл бұрын
Wasoo celinkarnaa markale hadaan dadaalno
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
KACAAMEYNTU = OLOLKICIN = DIBBIYADKA= AL- THAWRAH
@nnpcat625
@nnpcat625 Ай бұрын
Video,gaan wuxuu ahaa aan jeclahay 2016.kii hor waayo cak madhige ma dhihin aun cli samatar iyo ck madhige xoogoo waa kayaraa siduu hada yahay
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 жыл бұрын
long live somalia
@jamafeisal6211
@jamafeisal6211 3 жыл бұрын
Ha naxasuusin yaanan sùuxine nasiib xumaa nagu dhacday
@ahmedgellah3050
@ahmedgellah3050 3 жыл бұрын
Jama feisal waxaad tahay kuwii ku NAAXAY DULMIGII AFWEYNE
@aminacabdile27
@aminacabdile27 3 жыл бұрын
Asc..waxa. Jiray rag rag dhaliy baa. Jiray maatan waxa jirah ma naagah. Mise waa.rag naago u badih kkkkkkkkkkkkwaa raglamood ee ilaahow nacaaimih ragnoo keen yaahalaah yaa rabi nacaayimih rag iyo dumarbah
@aminacabdile27
@aminacabdile27 3 жыл бұрын
Asc Abe.siyaad. Alah. Unaxaristo. Aabe siyaad waxa nahelyi dugaag iyo yeeyi dogs Dali iyo diin laawayal. Dabdhilf. Caloo. Ushaqiiste. Duliy. Xaraamiyaal
@kujihaadalshabaabkalayntoo6347
@kujihaadalshabaabkalayntoo6347 3 жыл бұрын
Waxaan ahay Askari ka.tirsan cxds 1993 dhashay waxaan kuraja waynahay inaan darajo sare ka.gaaro ciidanka xooga gaaar.ahaan milatariga insha allaah dalkana daacad uku shaqeeyo
@mohamedhussein9305
@mohamedhussein9305 3 жыл бұрын
Waxuu ahaa mohamed cabdule bacadle wasiirka arimaha gudaha
@abdirisakhussein9114
@abdirisakhussein9114 3 жыл бұрын
Allaha u naxaristo Qasaara la danbeysay
@gothhassanaden9290
@gothhassanaden9290 3 жыл бұрын
Alla uma naxariisto gaalkii quraanka beeniyay ee culimada laayay ee lumiyay kalsoonidii ummada Soomaaliyeed EE shuuciga diinta ka dhigtay ayay wali Amaanayaan
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 жыл бұрын
Dadnimo iyo dowladnimo lagu faano oo xambaarsan qab iyo hanwayni kama dambayn 1960-1990 gaar ahaan waqtigii barasamaadkii kacaanka. Janno Allaha geeyo Madaxwayne Siyaad.
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
fircoon siyaad bare iyoshuftadii la socotay waxay yimaadeen qalinka warqada iyo miiska oo isa saaran ayay la wareegeen waxay dalka ka cararee dalkii oo wada burbursan ilaahay naarta jahanaba ha ku tuuro
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 жыл бұрын
@@alihujaleh8627 ma waxaad ka mid tahay kuwii wax magaratada ahaa ee Hal dheg wax loogu sheegay dhulkiina dumiyay duunyadiina diirtay.
@ahmedgellah3050
@ahmedgellah3050 3 жыл бұрын
Mohamud Hilowle waa HADHAAGII FAQASH, SIDAAS DARTEED LOOMABA BAAHNA IN LOO JAWAABO.
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 жыл бұрын
@@ahmedgellah3050 waa yahay Mr Jaahil, waxaan u malaynayaa inaad tahay kuwa mooryaanimada ku naaxay.
@hoyomacan6909
@hoyomacan6909 3 жыл бұрын
Wa runta wariye
@ahmedwarsame3744
@ahmedwarsame3744 3 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto
@kalidkanada3101
@kalidkanada3101 3 жыл бұрын
Asc
@crisaaqxiis3097
@crisaaqxiis3097 3 жыл бұрын
Nacdashii dalka burburisay ey ey dhalay isaga iyo marexankii dalka burburiyey nijaas somali imikana marexanki uunba haysta
@ashynadmo4194
@ashynadmo4194 3 жыл бұрын
Ilaahay Faqash iyo waxa jecalba cadaabta ha ku fogaaden Amiin 👍25 nin kulaha dad Soviet union ka dambaasay daad wadani noo gu sheekeynaysaa 😅 tolow somaliyay when will they tell the really history including the Murder of President sharmaarke
@lolamoon3870
@lolamoon3870 3 жыл бұрын
Insiyaad bare ilaahy ha unaxriisto se maandhow farmaajo kabihii siyaad bare ayaa kaqaalisan
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
ilaahay naxariistiisa waxaa xaq u leh qofkii mutaysta laakiin daalinka naarta jahanaba ayuu xaq u leeyahay
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow Ай бұрын
​@@alihujaleh8627adeerkaa muuse juudaan ka waran dhiigyacabka ugu badan ee dhiig daadiyey saw maaha dhulkii umada xoogay xaraashay ciil qabaw kiniin doono
@user-np2dk2vf1g
@user-np2dk2vf1g 3 жыл бұрын
Maansha allaah gobanimo
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 2 күн бұрын
Manta loofadhiya gacan lawan gacan furan mArku wax hayo wey labnaan karta marki fisantahayna wey tugsan karta
@haboonali3643
@haboonali3643 3 жыл бұрын
Thank you 🙏 Cagta Xaaji Rug cadaa sare👏👏👏👍👍👍
@hoyomacan6909
@hoyomacan6909 3 жыл бұрын
Somaliya Galbed kahadal mahadsid wariye
@hoyomacan6909
@hoyomacan6909 3 жыл бұрын
1974 maxad kadhi sheeg warlye mahadsid
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 жыл бұрын
Kuwa aan maqli karin runta saw maahan kuwan caada qaatayaasha dalkii u kala qayb qaybiyay maqaayad land-yadan meelna u socon.
@omerali6025
@omerali6025 3 жыл бұрын
Waakuwaogwaxauuahaaeesidaaanahaykuwiiilarrumeeyeyeeyeyeeeeuukadhintay
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 жыл бұрын
@@omerali6025 walaal af Soomaaliga qoraalkiisa iskuma fiicnidin baan filayaa.
@abdirishiidhassanegag3239
@abdirishiidhassanegag3239 2 ай бұрын
Aan kuu saxee cabdulqadir dheel kama mid ahayn golihii sare.
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 жыл бұрын
sorry the destruction of my country
@kujihaadalshabaabkalayntoo6347
@kujihaadalshabaabkalayntoo6347 3 жыл бұрын
Tan kale talaw hadeer suurtakal ma.tahay in dalka qaybaha dawlada haysato afkambi laku.la.wareego sifo dalka shabaab looka sifeeyo qaybaha ay.wali xukumaan iyo sifo kuwa dalka iibkeeyay ee shisheeyaha daba dhilifka unoqday loo,qabqabto loona saaro maxgamada badbaadada waxay kala kulmaan Dil iyo xabsi.ba ???
@abdilibah5320
@abdilibah5320 3 жыл бұрын
Walee geesi dadkiisii doqomo ku noqdeen ilaahay haunaxaristo. Nacalaa shaydaan ku yaalee libaaxii africa wax dhaamo ma hayno wa idinka xaafada naga dhigeen dhabadhilfyasha hada jooga. Tol beelay somali israac diidayee ha israamsato.
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 3 жыл бұрын
Yaahuuuuuu gacan ku dhiiglahii maa noo keentay kii dilay culumadii soomaaliyeed af weeyne ilaaheey aa na dhaafiyay ALXAMDULILLAAH..... KAN HAFA JOOGANE ILAAHEEY HA NA DHAAFIYO ALLAAHUMA AAMIIN
@shamisimaan2049
@shamisimaan2049 3 жыл бұрын
CAGMADHIGE HADALKAAGU WAX BAA KU JIRA WAAYO WAXAAD ARIKA KA EEGAYSAA DHINACA AN FIICNAY WIXII WANAAGSANAA OO DHAN OO ADIGUBA AAD INDHAHAAGA KU ARAGTAY OO WALIBA WAX BARASHADII FIRIIGA AHAYD ILAA BIRMO ILAA JAAMACAD INTII WARSHAD IYO DHISMO ISKUULO JIDAD WAXBA KAMA AADAN SHEEGIN WANAAGII WAQTIGAAS EE SAWMA OGID WAX WALBA INAY TAARIIKH LEEYIHIIN OO LAWADA OG YAHAY OO WALI NOOL YIHIIN SHACAB QABIIL KASTA LEH OO RUNTA AAN CIDNA OGA CABSANAYN MA CABSIBAA KUU GAYSAY ILEEN WAAD OG TAHAY XAQIIQDA RUNTAA ALLAA JECEL RABINA WAA LAGA CABSADAA OGOW ALLE WAX KASTA WAA LAGA ABAAL MARIN QOWL IYO FICILBA WAXBA HA SOO QAADANIN WAX ISKA CAADI AH AAWAY HOWLIHII MUHIIMKA AHAA OO AAD OGTAHAY ADIGUBA WAXAA WAX KU SOO BARATAY FIRII HADAY XUNTAHAY LAMA HELEEN WAX KASTOO FIRII AH JISAAR BAA TAHAY JISAARNA JIDKI WAA NAAR ALLE KA CABSO OO WAX KASTA HA U MUUJIN DHINACA XUN WAAYO QOF WAYN OO WAX WALBA OG BAA TAHAY CUQDAD BAA DADKII DISHAY OO AKHARII ILOW SIISAY YAAHUU ALOW XAQA HANAGA DABOOLIN AMIIN QABIL NAAR BAA LAGU GALAA IYO XAQOO LA DIIDO IYO RUNTA ADUUN QIIMO MA LEH WAA LAGA TAGAYAA XASUUSO AKHIRO IYO MAALINTA DAMBE TAAS BAA MUHIIM AH KUMA ANFACAYSEE CAGMA DHIGE QOF WAYN BAA TAHAY TAARIIKH FIICAN KA TAG IYO XAQIIQDA ALLE XASUUSO ALLAA QOF WALBA LA XISAABTAMAYA EE OGOW TAAS ALOW XAQA NAGU SUG AMIIN AMIIN
@schurrlesuleiman9692
@schurrlesuleiman9692 3 жыл бұрын
Dhiig cabku wuu Dhinteey ...
@fuadahmed6060
@fuadahmed6060 3 жыл бұрын
Magac gaal watoow maxaa kuu dambeen jaahilkiyoow afka qurmuun
@schurrlesuleiman9692
@schurrlesuleiman9692 3 жыл бұрын
@@fuadahmed6060 hooyada aya gal eh suleiman ma magac gaal miya
@fuadahmed6060
@fuadahmed6060 3 жыл бұрын
@@schurrlesuleiman9692 Jaahil bakhtiyay baad tahay. Ma magaca ninka Jarmalka ah oo ciyaartoyda ah which is ur first name ayaana aheen magac gaal xoolo ayaad tahaye. Nin garan waayay magaca shaashada usaaran waxaan kala hadlo waa qalad ee uraaya tahaye jabso cawaan yahow jaahilka caamada ah
@schurrlesuleiman9692
@schurrlesuleiman9692 3 жыл бұрын
@@fuadahmed6060 understand something cow you are! It is equall to shale
@schurrlesuleiman9692
@schurrlesuleiman9692 3 жыл бұрын
@@fuadahmed6060 your level of understanding is low
@ismailjama178
@ismailjama178 3 жыл бұрын
Siyaad eednaye wax kale ma haysaa?
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe 7 ай бұрын
Afweyne Waxa Uu Ahay Abiihii Qabyalada Macal8nkii Qabyalada Waa Ninkii Dalka Qabyalad Darteed Uu Bur,buriyay Wax Aan Hagar Aheyn Kaman Helin Afweyne waa Ninkii Dhahay Markey Mariuxanka Uu Ka Dhashay iyo Saleeban Habargidir is Dagaaleen Aan Heeshiisiino Jamac Seedow Adigo Oday Habargidir Ah iyo Anigo oday Mariuxan Ah Jamac Seedna Ugu Jawabay Hadey Siidas Tahay waxa Meesha Laga Raba Madaxweynihii Dalka Oo Heshiiska Marqati Ka Noqda Adeer Nama Maran Hababin Kartiid Afweyne iyo Reerkiisu Qabyalad Ayaga Abe iyo Hooyo Uu Ah
@barakaaleadoon300
@barakaaleadoon300 3 жыл бұрын
Afweyne jixiimaa kuu Gogol Ah muxuu taariikh xun ka tegay
@mohammedadem7879
@mohammedadem7879 3 жыл бұрын
Hooyadaa iyo aabahaa jaxiima Allah kufogeeyo
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow Ай бұрын
Adeerkaa muuse .juudaan gacan ku dhiigle kaniisadaha dhisa ka waran
@rpronoobkidrrkingrahiemfoodpro
@rpronoobkidrrkingrahiemfoodpro 3 жыл бұрын
Allah kariim 😭😭😭😭😭😭
@swervoososa3307
@swervoososa3307 3 жыл бұрын
Aun geesi geesi dhalay siyaad barre
@ahmedoficial3776
@ahmedoficial3776 3 жыл бұрын
He was murder, dictator and heartless man. If he was good person why he didn’t get asqaran?
@sahraabdi1589
@sahraabdi1589 3 жыл бұрын
Maansh’allah codkii boqorkii codka Maxamed saleebaan tubeec
@milgomuuse8839
@milgomuuse8839 3 жыл бұрын
Aabo really miss you
@faraxabdi7164
@faraxabdi7164 3 жыл бұрын
Madax Wayne.maxmad.siyad.ale.haunaxaristo.lagama.resan.
@mubarikvivasland676
@mubarikvivasland676 3 жыл бұрын
Cagmadhige Farmaajaa kireystay.. Hawiye Hadhaagii Faqashtaa dib u Qabsadey
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow Ай бұрын
Caadifad qabiil baa ku haysee orod is dawee
@marrymohamed1589
@marrymohamed1589 3 жыл бұрын
Allaah how naxariisto General Gabeyre Dilkiisii waad ka saartay
@dekaarale7502
@dekaarale7502 3 жыл бұрын
Shaydaan buu ahaa somaliďa loo soo direy markay ku raacen wax kasta oo diinta ka soo horjeeda ayaa ilahay ku ciqaabey.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Deka maxaa bedelay tahriib qarax gaajo qax waxaadse ii sheegtaa kuwan midba sedex gobol meel ku ootay shareeco islaam maku dhaqmaan waad aragtaa in kuwo kaniisado iyo khaniisnimo ka horgeliyeen dalkoodii
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v 3 жыл бұрын
Ziyad waa gaal iyo Hitler
@aaah3037
@aaah3037 3 жыл бұрын
LIBAAX AYUU AHAA....IN KASTUU NALAAYAY OO ILAA HADA AY DAYUURADUHUU NAGU LAAYAYAY DHAGAHAYGA KA QAYLYAAN......HALA IS CAFIYO HORENA HA LOSOCDO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@barakaaleadoon300
@barakaaleadoon300 3 жыл бұрын
what flag and before?😡😡😡😡
@kamilabdi9353
@kamilabdi9353 3 жыл бұрын
walaahi dawlad bay ahayd ilaahaw dawladii qiima lahayd noosoo.celi inkastoo markii danbe woqooyiga dhib badan loogaystay
@ahmedoficial3776
@ahmedoficial3776 3 жыл бұрын
The reason why Somalia is going through this mess is because of Siyad barre what he did. For example killing culumayasha and people who had different opinions than him.
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v 3 жыл бұрын
He was gaal bro these and he failed in the end like Hitler
@NuurCA
@NuurCA 3 ай бұрын
Sidaas miyay kula taha, in aad caqliga ka liidato ayay cadeyneysaa, fikradaada dib u celi adiga oon qofna ka cabsaneyn ilaaheey Lee ka cabsanaya
@abdihafidhassan9531
@abdihafidhassan9531 2 ай бұрын
Try to write a proper English first.
@abdiabdulahi9343
@abdiabdulahi9343 Ай бұрын
​@user-ji3jy5wg4v Maxaa wasmo kugu dhacdey! Toloow hadda ma iska deysey illeen futo wax bartey edebdaro ma deysee? Mise sidaad sheegteyba dhibkii ay ku bareen wuu ku haystaa.....
@hoyomacan6909
@hoyomacan6909 3 жыл бұрын
Jale mahadsid jale
@munakayf4912
@munakayf4912 3 жыл бұрын
Siyaad bare hooyadaa anaa wasa
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Wxaa oo ciidana anaga cunay ilaa #AFWEYNE uu ku bakhtiyey suuli Nigeria ku yaal 🤔🤔😂😂😂😂😂
@ahmedawil4593
@ahmedawil4593 3 жыл бұрын
jaahilkiii mujrimka aha ee dhilifka loo ruuxay waayo
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow Ай бұрын
Adeerkaa muuse juudaan ka waran dhigyacab dhulkii umada xaraashay dhalaan laaye dhulka boobe kula yaabi maayo oo xanuun baa ku haya iska ciilqab
@abdihassan2371
@abdihassan2371 6 ай бұрын
Beenaale taariikhda beenta ah caruurta ka daa
@ismailjama178
@ismailjama178 3 жыл бұрын
Allahayow faqash waan nacbee Haddaad naga fogeysay Allow haday fashilneen Fulayadii adaa na furdaamshee Mahad fara badan Allow naga fillow.
@user-gz4kj2bt3r
@user-gz4kj2bt3r 3 жыл бұрын
ruufiyaan waaye wariyah marxuun dhintay Ayuu seeradiisa Halkaan keenay
@hyassin4276
@hyassin4276 3 жыл бұрын
kkk adiga rufiyana oo jiran moryan ah , wariyuhu wa sax san yahay wa geesi dacad ah cagma dhige triikhda ka shekeyn tariikhda dalka ila boobki ......wan jeclahay in aan dhegeysto tariikhda dalka wbt...
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 жыл бұрын
Cagmadhige 1980 waxa uu jirey 30 sano haddana Waxa UU leeyahey 19 sano AYAA jirey kulahaa MOORYAAN
@omarahmad5053
@omarahmad5053 3 жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣🤣 waafka marko sii duqowayo waa maar is yarenayo halayabin
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 жыл бұрын
Cag ma demande 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴hige wedeni la anta abaar waye🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😉😉😉❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️❤️🌹❤️🌹🇹🇷🇹🇷🌹Guleyso👈
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 6 ай бұрын
Tuugo ayeey ahaayeen uu afweyne hoggaaminaayey, dawlad xor oo doorasho leh ayeey dudumiyeen uff 🤮🤮🤮
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow Ай бұрын
Adeerkaa muuse juudaan dhiigyacab ka waran ilaa dhulkii iyo dadkiiba xaraashay dhalaankii xansuuqay xanuun baa ku hayee kiniin doono ciilqabaw
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow Ай бұрын
Adeerkaa muuse juudaan dhiigyacab ka waran ilaa dhulkii iyo dadkiiba xaraashay dhalaankii xansuuqay xanuun baa ku hayee kiniin doono ciilqabaw
@ahmedgellah3050
@ahmedgellah3050 3 жыл бұрын
JAWAAB KU SOCOTA CAGMADHIGE: WAXAA U DIIDAY SOMALI INAY ISU TIMAADDO OO IS-AFGARATO AFWEYNE WUXUU TOOGTAY OO QUDHA KA JARAY SHAKHSIYADDII IYO DAREENKII SOMALINIMO. NOOLE DHINTAY MA SOO NOOLAADAA!!!! JAWAABTA WAXAA LAGA SUGAYAA CAGMADHIGE !!!! FG: 1- MUDANE MARXUUM MAXAMAD XAJI IBRAHIM CIGAL BAA NOQDAY RAYSALWAZAARIHII DALKA. 2- KACAANKII FAQASH WAXAA SABAB U AHAA SIYAASIYIIN MACRUUF AHAA OO KA DHASHAY BEEL SOMALIYEED OO IYAGU ISA SIIYEY INAY GACANTA KU HAYAAN TALADA DALKA !!!!! NIMANKAAS AYAA AQBALI WAAYEY OO AY U CUNTAMI WAYDAY INUU NIN REER SOMALILAND AHI NOQDO RAYSALWAZAARIHII JAMHURIYADDA SOMALIDA. SIYAASIYIINTII BEESHAAS TAKOORAN KA DHASHAY WAXAY ADEEGSADEEN AFWEYNE OO AY MOODAYEEN DAMEER OO ISNA ADEEGSADAY DOQOMO REER SOMALILAND AHAA OO AY SAAXIIBBO AHAAYEEN MARXUUM CIGAL. DOQOMADU WAXAY KALA AHAAYEEN : KORNEYL MUUSE RABBIILE GOOD OO CIGAL AY AHAAYEEN SAAXIIBBO DHAW, DOQONKII INA SALEEBAAN DAFLE, DOQONKII INA CALI ABOKOR, INA CALI SHIRE, FARAX FARÀS, IYO SUUFIGII INA XASA. MUSE. AFWEYNE WUXUU TALADA DALKA BOOBAY SOMALI OO IS-JECEL WAXAANU KA CARARAY MARKII UU HUBSADAY INAY DHIMATAY. HADDA AYEY LEEYIHIIN WAX-MA-GARATADU : " HANOOLAATO"!!!!!!!!! NOOLE DHINTAY AYEY RAJO KA QABAAN INU DIB U SOO NOOLAADO!!!!!!! RUNTII WAA TAAS, WIXII KALE OO DHAMMI WAA BEEN.
@kylehorn9933
@kylehorn9933 3 жыл бұрын
Waraka Jeegaanta kalatag baraha bulshada. Gun qaran manaqato
@ismailjama178
@ismailjama178 3 жыл бұрын
@@kylehorn9933 niicda joojin,Afweyne dhimay soo noqona maayee u barooro.
@cabdinuuxjaamac3979
@cabdinuuxjaamac3979 3 жыл бұрын
Cagmadhigoow siyaad dhimaye iska ilow
@ioe6468
@ioe6468 3 жыл бұрын
Maxamed Siyad Bare (ma+si+ba=masiba).
@sahraabdi1589
@sahraabdi1589 3 жыл бұрын
Maansh’allah dowlad macno leh oo lagu faano oo wadani yiin ahaa dalkana u soo halgamay wax u qabtay oo Shia ay waxay ahayd uguna dambaysay waa dowladii maxamed Siyaad bare AUN
WARIYE #1- CAGTA XAAJI - MUXUU U SOO JOOGAY?
31:31
HANOOLAATO
Рет қаралды 267 М.
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 6
52:50
Horn Cable Tv
Рет қаралды 246 М.
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
SAACADIHII UGU DANBEEYAY EE NOLOSHII JENERAAL SALAAD GABAYRE
29:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Wareysi gaar ah: Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi
1:03:30
Somali National Television
Рет қаралды 40 М.
Xasan Bariise - Waayihii Dalka iyo  wariyihii ugu weynaa Dalka
55:56
WAREYSI #2- CAGTA XAAJI - SIDEE KU NOQDAY WARIYE?
25:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 130 М.
WARIYE CABDULLAAHI XAAJI & SIYAAD BARRE MAXAA KALA QABSADAY?
37:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 168 М.
Wareysiga Cagta iyo Faysal Cali Waraabe 2017
38:32
Universal Somali TV
Рет қаралды 41 М.