Barashada Forex Trading

  Рет қаралды 127,602

Gelle Bashir

Gelle Bashir

3 жыл бұрын

Salaam guys
Clickbank Course gelleschool.thinkific.com/cou...
Vidoe gan waxa kaga hadlayaa Forex waxa ahay taahey iyo qaabka looga shaqeysto.
Subscribe

Пікірлер: 279
@ismaillastking6180
@ismaillastking6180 3 жыл бұрын
My idol ❤♥😍💕 big fan walahi, i really do appreciate 🙏❤
@modmaliCrtzGang
@modmaliCrtzGang 2 жыл бұрын
Astagfurallah idol kulaha 😂😂
@QalifaMaxamed-uy4th
@QalifaMaxamed-uy4th 4 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@AbasYoseph
@AbasYoseph 3 ай бұрын
Keep going👌🙌
@ClaahiMaki
@ClaahiMaki Ай бұрын
Nabar kanga isheeg❤🎉
@user-fu3og7sf4p
@user-fu3og7sf4p 3 ай бұрын
Ustaad Geele Bashiir forex oo dhameystiran ma heysaa , waxaan rabaa inaan bartee❤❤❤
@abdalahoficial
@abdalahoficial Ай бұрын
Bros bare media iyo mo alimou fr ka baro
@sharingmohammed2958
@sharingmohammed2958 3 жыл бұрын
Noo soobadi casharada ustaad
@munomohamed9534
@munomohamed9534 2 жыл бұрын
Asc wll meel kale oo lgala soo xriiro ma leedahy an halkn ahyb mhdsnd
@mubarakyusuf2271
@mubarakyusuf2271 7 ай бұрын
Hye🎉
@siscorelaxationrelaxation5596
@siscorelaxationrelaxation5596 3 жыл бұрын
Stock market ka sxb noo soo samee
@siimaatyare
@siimaatyare 3 жыл бұрын
Ustaad what macadamia sanity
@cadileyskaofficial7803
@cadileyskaofficial7803 3 жыл бұрын
Casharo forex oo taxane no so samey sxb
@DaadirAbdalla-xp7np
@DaadirAbdalla-xp7np Жыл бұрын
Zxp sidee forex Royal lacagta loogala baxaa
@Jimcalecarb
@Jimcalecarb 3 жыл бұрын
sxp baranamijka graamfree xog nooga geen sida lacagta looga la baxoo
@maxamedsaciidmaxamed3726
@maxamedsaciidmaxamed3726 2 жыл бұрын
Asc maclimuu casharada wali ma bixisaa
@AbuukarHassan-qo3xb
@AbuukarHassan-qo3xb 2 ай бұрын
buy low sell high bes hada barato wallahi lacag wa ka sameynee
@mohamedwali6033
@mohamedwali6033 3 жыл бұрын
Sxb qali Badana Asxabta Kugu Xiran waxay u Badan yihin Dalkena somaliya Marka Sxbow Waxad no keentaa Websiteyo ka Shaqaynaya somaliya oo aan lacag Ka Samayn karno
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks bro inshallh
@amiin28
@amiin28 3 ай бұрын
​@@GelleBashirmakeentay
@Mhamett_1
@Mhamett_1 3 жыл бұрын
Sahip iq option kasoo hadal
@user-td2gl7nw8w
@user-td2gl7nw8w Ай бұрын
Run badna
@abdirahmanfaisal1592
@abdirahmanfaisal1592 3 жыл бұрын
Free trading 500 ad shegtay meh🤔
@geoffreygerhard2577
@geoffreygerhard2577 3 жыл бұрын
Forex trading has impacted many lives positively and has been a source of financial aid to many, even during the pandemic it really helped to sustain families
@frankbills979
@frankbills979 3 жыл бұрын
A lot of people thinks that forex trading is only meant for the rich and big companies but that's a negative mindset even the poor can take great risk to achieve success
@sadakking1922
@sadakking1922 2 жыл бұрын
How can i learn forex
@traderessacademy1679
@traderessacademy1679 Жыл бұрын
Iska ilaaliya dadkan Englishka so qoraa waa scammers tuugo ah
@MohamedOmar-fg3pj
@MohamedOmar-fg3pj Жыл бұрын
​@@traderessacademy1679 haa wlahay meelo badan baan ku arkay way isu maaleeyaan
@mulkiyaasiin8201
@mulkiyaasiin8201 Ай бұрын
​@@traderessacademy1679 sax waye lama amino
@mohamedtechnology6138
@mohamedtechnology6138 3 жыл бұрын
Lamid ah teacher
@saidahmed7853
@saidahmed7853 Жыл бұрын
Salam calykm , waxan rabaa inan bartoo dhaqalahane faiida badaan Lee. Formation maad sameyssine? Reer Djibouti aya yahey
@GPSRAAZ-rw1bm
@GPSRAAZ-rw1bm 6 ай бұрын
Diyr waye owoowe
@Moustaphaegueh5121Moustapha
@Moustaphaegueh5121Moustapha 24 күн бұрын
Aniguba jibuti ban joga waxan raba formation forex trading ah
@cumarahmedhaashi4912
@cumarahmedhaashi4912 2 жыл бұрын
Saxibow wakaqiliya
@90films69
@90films69 3 жыл бұрын
Binary option kasoo Hadal sidii aan uga shaqaysan layn
@Showkaanifx
@Showkaanifx Жыл бұрын
Asc dhamn qof wlba oo forex wx ka fahnsn ee qorlkan arkh xta geele bshirka muqlka dubyo wxn la yaaby ma arkesid qof forex ka shqesta oo xta real ah kaliya mediaha ku arkee dhmn qf wlba ad tqanidna Wu ku riyoodaa ya ila arky ?
@fatxiabdullahi9133
@fatxiabdullahi9133 10 ай бұрын
😅😅wlhi runta wye Ana hda radoyo qof cdi oo ku dhahyo Ana ka shaqesto mxna lkn
@siimaatyare
@siimaatyare 3 жыл бұрын
Mahad snd
@guledyare7119
@guledyare7119 3 жыл бұрын
Sxp wax aduunka oo kaliya ka shaqeeya ayad so dhigtaa ee wax ka shaqeeya dalkii dunida ugu liitay ma haysid miyaa?
@4xfun563
@4xfun563 8 ай бұрын
😂
@Maan-kaab
@Maan-kaab 3 жыл бұрын
Bitcoin free sidaa lohalo oo loga shaqeyo
@updikafaribrahim4741
@updikafaribrahim4741 2 жыл бұрын
Bro zoom meeting
@GololMudug
@GololMudug 2 жыл бұрын
How
@FunnyVideostv9
@FunnyVideostv9 Жыл бұрын
Usaad adigu ma haysaa courso for ex ah
@zakariyazakariya-pr7ik
@zakariyazakariya-pr7ik 5 ай бұрын
Wll soomaali malagu sameynkaraa
@afrexcourier9294
@afrexcourier9294 2 жыл бұрын
sxb inteen kala so xariirnaa hee instagramkana ma hadlaysideee
@khayr.shorts
@khayr.shorts 3 жыл бұрын
Eurusd sell today 69pips❤✔
@MoHamEdHuSsEin-u7q
@MoHamEdHuSsEin-u7q Ай бұрын
xaraam weeeye wlllhi forex
@sofuny3142
@sofuny3142 3 жыл бұрын
Zxp waan bartay suiqan lkn natiijo waan ka kee niwaayey
@user-rj2fk6sy6g
@user-rj2fk6sy6g 5 ай бұрын
Abwe aniga meyga caawin karta😢
@mohanmettzacid2165
@mohanmettzacid2165 2 жыл бұрын
Asc maclimo waxn kaa Rabaa in an prto forx isagoo taxane ah xagee ka hellaa
@abdi2964
@abdi2964 2 жыл бұрын
Moalimu fx KZfaq kuqor
@shamsudiin6500
@shamsudiin6500 Жыл бұрын
Telegram zxp
@bedergodane9568
@bedergodane9568 3 жыл бұрын
SC, Mr Gelle, saaxiibow waxaa i haysta cilad markaa is dhoho iska diiwaan geli Clickbank cilad ayuu sheegayaa, wuxuuna soo qorayaa (Service is temporarily unavailable. Please try again later. Details:Internal Server Error) marka ciladaan baan rabaa in aad iga caawiso saaxiib. Mahadsanid
@sihaam1
@sihaam1 Жыл бұрын
Uur ayaad leedahay ayuu dhahoooya 😅😅
@Abdullahi1433
@Abdullahi1433 Жыл бұрын
@@sihaam1 waa immisa bilood iminka😂😂
@epdiraheemrechie8229
@epdiraheemrechie8229 Жыл бұрын
Sxp financial ahan ina is badalo rapa welina high school ma dhameyn side ii cawin karta forex.?
@user-wn4dw7ue1h
@user-wn4dw7ue1h Жыл бұрын
Ku la mid baan ahay ee ma heshay cawinaad wll
@user-he7ks7dw9u
@user-he7ks7dw9u 7 ай бұрын
Iskumid baan nahay ee aan wada xariirno
@bennemri595
@bennemri595 2 ай бұрын
Karaadiya cawaale abdirahman halkaana kabarta oo coursedisa gala
@asmochannel6224
@asmochannel6224 3 жыл бұрын
Wall intee dadka ku bartaa qaab onlin maa dadka ku bartaa wall iisoo jwb plz anaa rabo
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Website kayga wll Gellebashir.com
@sharmakecade5212
@sharmakecade5212 3 жыл бұрын
Walal asma meelo si free ah lagu barta Jira anana ku barta
@Rahma-cb5uy
@Rahma-cb5uy 3 жыл бұрын
@@sharmakecade5212 wallo waa xagee ma iga caawin kartaa
@mohamedabdiahmed7187
@mohamedabdiahmed7187 2 жыл бұрын
Casharo free ah anaa ku hayo hadaa rabto abyo🙏😍
@sharmakecade5212
@sharmakecade5212 2 жыл бұрын
@@Rahma-cb5uy walal wan kugu cawin Kara walal waxa Jira mocalim aad usacida ardada baranaysa oo aan wax lacag ah Ka qadan bara sida suuqaan Loga shaqeysto marka walal dad badan oo dhalinta lacag Ka qada Jira marka marwalba kan aan lacagta kaga baxeen raadso caawin hada ubahan taahay melan kalaso xiriro isheg
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 3 жыл бұрын
Suuq ka fiican ayan idiin hayaa anana idin baraya ee ila soo xidhiidha
@hazzanapdirahmaan2036
@hazzanapdirahmaan2036 3 жыл бұрын
Noo sheeeg haye
@munaahmed7683
@munaahmed7683 2 жыл бұрын
Xagaan kaala soo xidhiidhnaa
@abdihakinbuuni501
@abdihakinbuuni501 Ай бұрын
Soo sheeg xaaji
@Suheyb639
@Suheyb639 3 жыл бұрын
Sxb barashada luqada english ka kasoo hadal
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
BARI INSHA ALLH BN SO GALINAYAA BRO
@Mohamed-xp5ss
@Mohamed-xp5ss 2 жыл бұрын
Forex is simple but not easy $84 ayaad kumanan ka sameyn kartaa hada smart tahay lkn wax fudud ma ahan
@mowliidmaxamuud8262
@mowliidmaxamuud8262 2 жыл бұрын
Sxb ma iga cawin karta aniga aya ku warersane..?
@zhaakiribnunaxar9388
@zhaakiribnunaxar9388 Жыл бұрын
Sxp ma icawin kadhaa
@hamzejigijan8917
@hamzejigijan8917 Жыл бұрын
Madax xanuunka qaaday zhp
@berrygeano3734
@berrygeano3734 3 жыл бұрын
Bitcoin is the future, Investing in it now will be the wisest thing to do especially with the current rise
@alidani3679
@alidani3679 3 жыл бұрын
For real it's very profitable
@aghanenuonyeka1494
@aghanenuonyeka1494 3 жыл бұрын
How does this whole bitcoin thing work, I'm interested in it and I'm willing and ready to invest heavily in it but I'm gonna need an assistant from any trusted and productive professional
@stevemicheal3602
@stevemicheal3602 3 жыл бұрын
You don't really need someone to tell you how to invest your coins, you can make research on your own and also try doing it yourself first.
@frankwilson7782
@frankwilson7782 3 жыл бұрын
Wow I'm just shocked you mentioned and recommended Winston Trading Services, I thought people don't know them... they're really awesome!
@stevemarkus4992
@stevemarkus4992 3 жыл бұрын
Haha you don't have to be surprised Winston Trading Services are really good and everyone loves genuine services, they've helped me recover what I lost trying to trade on my own
@mashakiyesugar3752
@mashakiyesugar3752 3 жыл бұрын
Aniga ila hada maba fahmin,website miya mise wa app,aniga miya gacanteya kufuranaya o gacanteyda miya investment kusameysanaya mise qof aya investment isamenaya
@ugaaskacidda499
@ugaaskacidda499 2 жыл бұрын
Gacantada ayaa ku shaqeesanee waa hadaa barato
@theonlyman1405
@theonlyman1405 5 ай бұрын
Awowe Kan ka sohadal awowe hada garanayso please👉 fx royal👈
@SayidSiciid-qs4oy
@SayidSiciid-qs4oy 5 күн бұрын
Talafoonka iga qabo
@Amiin-ct5dc
@Amiin-ct5dc 6 ай бұрын
Zhp Marka aan bilabayo lacag maa kushubaa Account keyga
@AnasFaysal-vy1lk
@AnasFaysal-vy1lk 5 ай бұрын
May
@drcabdifataaxcali7955
@drcabdifataaxcali7955 3 жыл бұрын
Sxb lacagta bee network ka hadal
@amuudiabdullahi4404
@amuudiabdullahi4404 3 жыл бұрын
Sxbow xirfad badan badan ma aqano waxan ka codsana shaqo 10 dollar lagu helayo malinti oo an dhib badan iyo meela dher dher lo marayn lacagteedu haba iska yarateee wan ku dawada caqabado ayaa iga hor imadee
@najmoabukar7917
@najmoabukar7917 3 жыл бұрын
Anga kul mid an ahy mcln pls nosogali
@Futurmilliner5752
@Futurmilliner5752 2 жыл бұрын
Somalia ma ka shaqeeya pro
@GPSRAAZ-rw1bm
@GPSRAAZ-rw1bm 6 ай бұрын
Haa
@ifraxbilan3182
@ifraxbilan3182 2 жыл бұрын
Wll seen ubaran karaa se lambarka
@farhanomar1183
@farhanomar1183 3 ай бұрын
Ifarax md barsty
@mohamedHassan-gs2vy
@mohamedHassan-gs2vy 2 жыл бұрын
Sxb inte kala so xirira
@KhadiijaMaxamed-vb5rh
@KhadiijaMaxamed-vb5rh Жыл бұрын
Mucalim lacakta in la iibadelo ayaan rawaa
@KhadiijaMaxamed-vb5rh
@KhadiijaMaxamed-vb5rh Жыл бұрын
For ex
@hanadyool7694
@hanadyool7694 3 жыл бұрын
Su aasheeda waxee TahY marki aan buy ugalo tusaale usd ayaa heestaaa waxaan ku daladan rabaa GBP Hadii treadinka dhamaado Gpp mahelaYo ee usd ayaa helayaaaa marka Gpp maxaa uheli.waye yaa dollar ubedelaY
@ahmedothman6101
@ahmedothman6101 2 жыл бұрын
Acountkaagu waa usd markaa ma helaysid ,broker ka yaaa kusoo badalaya ,oo isagaa idiin dhaxeeya adiga iyo suuqa
@ugaaskacidda499
@ugaaskacidda499 Жыл бұрын
Marka koobaad oo broker ka account furaneeso ayaad lacag base ka dhiganeesaa hadaad USD doorato barokar ayaa kusoo badalaaayo hadaa lacag kale doorato sidoo kale
@KawsarSaalah-fd4nr
@KawsarSaalah-fd4nr 3 ай бұрын
inalilaahi😂😢3y ana hada raba ina bilaabo
@barwaqohupthirahman2568
@barwaqohupthirahman2568 3 ай бұрын
aniga ba haderr bu hamigasu ii galay 😭😂
@abdullaahisalaadabdulle8984
@abdullaahisalaadabdulle8984 3 жыл бұрын
Sxp course ka waan u baahanhy sase tahy PayPal ma heesto prefect money aya hda heli kraa mrka mku bixin kraa registration ama I sheeg qaabkle an u bixin kro
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Payment method ka course waa PayPal kaliyah . Hadi Adan lahayn qof leh lacagta wuka bixin karaa thanks
@asmochannel6224
@asmochannel6224 3 жыл бұрын
@@GelleBashir wall inaan bartaa rabaa ee intee kaalasooxariir wll
@Forex_academyone
@Forex_academyone 3 жыл бұрын
Wll Forex wa xaran
@mukhtaarcabdale555
@mukhtaarcabdale555 3 жыл бұрын
Siilka hooyadaba xaaraan la dhigtay
@ahmedcirale2015
@ahmedcirale2015 Жыл бұрын
​@@mukhtaarcabdale555 kk maxa kucaydey bilaa akhlaaq batahy sxp caadi iskadhig😂
@husainmohamad956
@husainmohamad956 Жыл бұрын
Been weya forex not easy 3 years experience 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@fardowzosheekeye4735
@fardowzosheekeye4735 11 ай бұрын
Run mii
@quen-razaan6981
@quen-razaan6981 9 ай бұрын
Anna hdaan rabaa in aan bilaw kawaran heee😂😂😂
@husainmohamad956
@husainmohamad956 9 ай бұрын
@@quen-razaan6981 hadba bilow 😁😁😁😁😁
@husainmohamad956
@husainmohamad956 9 ай бұрын
@@fardowzosheekeye4735 ha wll
@someditins
@someditins 7 ай бұрын
Wll hada xagee wax kuu marayaan maka miro dhalisey😮​@@quen-razaan6981
@user-ls7yo5is4o
@user-ls7yo5is4o 6 ай бұрын
ADIGA MIYAA LACAGA KASAMEEYAYA AWOOOWE
@cumarmahad7880
@cumarmahad7880 3 жыл бұрын
trading forex is not easy wllhi lkn hadii aad waqti galiso wllhi cid aad ubaahan thy ma ay jirto aniga moalimuu ayaan wax kabaraty bishiina lacakta aan sameeyo hadii aan sheego ima aamineysan lkn again waxan idin leyahy barta oo waqti galiya hadii aad awoodan
@naimamohamed8495
@naimamohamed8495 3 жыл бұрын
Lkn waa uu rule bdnyhy
@cumarmahad7880
@cumarmahad7880 3 жыл бұрын
@@naimamohamed8495 aby aniga iyo inta ila midka ah ee aan isku strategy nahay keliya 6 rules ayaan isticmaalna hadii aan intaasi uu inawada siiyo 98% waa kuguu laysanaa Trade kaasi alx lkn wax waliba dadaal iyo adkaysi ayaa kasoo horeysa cid waliba nah baaqi kuma ahan karto suuqa ilaa qofki ujeeda berito iyo guusha uu ka xaqiijin karo
@Mhamett_1
@Mhamett_1 3 жыл бұрын
Sahip intee in leeg baa lagu bartaa
@cumarmahad7880
@cumarmahad7880 3 жыл бұрын
@@Mhamett_1 sxb kuma aanan fahmin xooga ii yara jilci adigoo mahadsan hadalkaga
@sadaam1973
@sadaam1973 3 жыл бұрын
Aniga forex ku jiray macalin badan ayaan soo maray Sida moalimu, Ahmed darwiish , Cabaas xornimo dhaqaale Dulqaad, iyo wakhti ayuu baahan yahay mana fudud inad degdeg lacag aad ku heshid wlhi mar ayad garan hadafkaga insha allah
@user-jm2kw5ch8y
@user-jm2kw5ch8y 7 ай бұрын
War ifahansiiya wax mafahmee😅
@sulekha3771
@sulekha3771 2 жыл бұрын
Forex trading is haram though ?
@Islam247-d34
@Islam247-d34 Жыл бұрын
Failures always everything is haram...keen daliil
@cm_123
@cm_123 Жыл бұрын
Nio adi faaataala thy iga wareeji Viws lee ka fikiree runta noo sheek meeqo website aa idirtay oo fake ah
@qaalidaahir4663
@qaalidaahir4663 2 жыл бұрын
Kenya kawaran maku furankara
@updirahmannbashir3194
@updirahmannbashir3194 2 жыл бұрын
Wad ka furantaa wll
@nature-vibe9515
@nature-vibe9515 2 жыл бұрын
waxyabaha dhan aad sogaliso somalia maka shaqeyan totallly somalia waa wadan baaba,san oo fianancial laws aanan lahen lacag laheen shaarciyada dhan baaka dhunsan marka meel lacago online loga samen karayo runtii mahan hadda sxp marka bal sooo tijabi melaha somalia iney u shaqeneyso before aadan nala wadaaginin forex is the only solution dadka somalia jogan forex na waa very risk wlhi
@sahrayuusufahmed6098
@sahrayuusufahmed6098 Жыл бұрын
Istaqfullah dheh wll anaga ku shaqeesano forex xmr neh joognaa ee dadka kala xerfad fcn
@samirasaidmohamett3504
@samirasaidmohamett3504 Жыл бұрын
@@sahrayuusufahmed6098 abyo wn kubaahanahy xgee kalaso xiriraa forex ayn wx kaweydinaya
@ugaaskacidda499
@ugaaskacidda499 Жыл бұрын
@@samirasaidmohamett3504 forex hadaad somalia joogto waa ku shaqeysan kartaa waa hadaad xirfadiisa barato aniga ayaa ka mid ah dadka ku shaqeyto wll
@samirasaidmohamett3504
@samirasaidmohamett3504 Жыл бұрын
@@ugaaskacidda499 somalia joga boowe forex wn ubahanahay icaawi
@ugaaskacidda499
@ugaaskacidda499 Жыл бұрын
@@samirasaidmohamett3504waa diyaar wll ilasoo xiriir
@user-uk9hz6yr8s
@user-uk9hz6yr8s 7 ай бұрын
Somalia sidee ku yahay
@GPSRAAZ-rw1bm
@GPSRAAZ-rw1bm 6 ай бұрын
Luqa imaw
@ismailmadan1466
@ismailmadan1466 3 жыл бұрын
Sxb si qaas ayaa rabay intee kala soo xirii ra bro
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Instagram kayga bro
@user-ps7kf8lz7p
@user-ps7kf8lz7p Ай бұрын
Anoon waxba lacag bixin ayaan bartay wllhi
@MohamedShariif-fx6qq
@MohamedShariif-fx6qq Ай бұрын
Qaab nuuce zxp
@NashaadHassan
@NashaadHassan 11 күн бұрын
sidaa ku baratay noo faaidey wll waadba no sheegte
@daahiranteenodaahiranteeno2050
@daahiranteenodaahiranteeno2050 3 жыл бұрын
Forex dadka ku adkaada waa iska sidaan
@Paldiamar
@Paldiamar 3 жыл бұрын
Use Elena fx trader, trades great
@Paldiamar
@Paldiamar 3 жыл бұрын
I'd like to recommend it fr u
@Paldiamar
@Paldiamar 3 жыл бұрын
plus, one, six, 0, two, four, two, eight, one, two, eight, nine
@ClaahiMaki
@ClaahiMaki Ай бұрын
Lacata iga soobixi
@LAYAABKASOMALIA
@LAYAABKASOMALIA 2 жыл бұрын
Wcs
@eng.mohamedhassan2496
@eng.mohamedhassan2496 Жыл бұрын
I am senior Forex Trader with $200k live funded account guys forex barta Crypto maalgashta anigu labadaba wa ka faidsatya last month $16k ba kala baxay ilahay ba mahadsan mar walba
@nanduyussuf5807
@nanduyussuf5807 Жыл бұрын
Maxaa iga cawin kartaa wll
@nanduyussuf5807
@nanduyussuf5807 Жыл бұрын
Wll hada Wan kujiraa oo waan baranaya ee mai guide garaynkataaa oo kaliya wll Abalkaa Wan kuu haynayaa hadad iga cawiso bro
@eng.mohamedhassan2496
@eng.mohamedhassan2496 Жыл бұрын
@@nanduyussuf5807 walal waqti ma hayo, dadka lacag kuma baro talaa siiyaa 2019 ba bilaabay alx meeshi ugu wacnayd ba ka gaaray, 3 sano ugu horayso naftaada maalgeli oo waxbaro lacag wa ka dhargi insha allah inti la doono, never give up suuqaan Forex igu so orod ma ah
@eng.mohamedhassan2496
@eng.mohamedhassan2496 Жыл бұрын
@@nanduyussuf5807 talaa ku siin SMART MONEY CONECEPT IYO ELLIOT WAVES BARO labadaas strategy iina so mahadceli goor dambe ( &THANK ME LATER)
@nanduyussuf5807
@nanduyussuf5807 Жыл бұрын
@@eng.mohamedhassan2496 thanks wllo hada xataaa
@issashidiye
@issashidiye 3 ай бұрын
Lacag Ka semayaa 15$ waad ku xiri. Saxib howshan ma fududa. Ha qaldin daadka
@wllmohaanali1406
@wllmohaanali1406 Ай бұрын
Zhp Aadi mtqna
@shirwaccali8514
@shirwaccali8514 3 жыл бұрын
Alxd Forex 1 iyo bilood oo aan K Shaqaysanayey Waxaan ka Qabtay lacag gaadhay 37k wana Wax laga Shaqaysan karo markaa Xirfadeeda leehaya
@taphaemen1854
@taphaemen1854 2 жыл бұрын
Hi bro 👍
@caaishaxuseen127
@caaishaxuseen127 2 жыл бұрын
Wll ila so xariir waxba ku waydinyaye
@cabdihakiimjaamac3244
@cabdihakiimjaamac3244 2 жыл бұрын
Waxaan haYstaa 5k oo dollar intaaso aan uGu talo galay inaan geliyo halkaas ma iGa caaawin kartaa mrkaa zxp🥰
@hanicabdirihmaanmohamed4633
@hanicabdirihmaanmohamed4633 2 жыл бұрын
Asc wllo waxan kuweydiin wax xog ah marka
@anisaaways882
@anisaaways882 Жыл бұрын
Wll ma ibareysaa
@sadaam1973
@sadaam1973 3 жыл бұрын
Sxb mcn aniga forex ku jira axlm wana ka shaqaysta mudo 2 years wana financial freedom Barashada forex waxay u bahaantahay 1 : wakhti badan 2:dulqaad 3:iyo samir
@pulxan7474
@pulxan7474 3 жыл бұрын
wllHo markaa zideee looga zhaqaYzanaYaaa wllHo
@dopestfarhan123
@dopestfarhan123 3 жыл бұрын
Walal maad ifahansise
@maanyare6966
@maanyare6966 Жыл бұрын
xgee ka baratay
@haawonuur7816
@haawonuur7816 9 ай бұрын
Wllo
@boramwaiwe712
@boramwaiwe712 Жыл бұрын
Sedhee kubartaa business kan
@hammisare
@hammisare Жыл бұрын
forex waan bartay lkn lacag aan challenge ku bilaabo la ahay
@saabirabdullahi6585
@saabirabdullahi6585 Жыл бұрын
Sxb mawada xiriiri karnaa ado Mhdsnd
@Dagan77
@Dagan77 Жыл бұрын
Inaa bartaa raba xageen kabartaa igu cawi wllo
@hamzejigijan8917
@hamzejigijan8917 Жыл бұрын
War zhp ninba sibuu kuugu sharxya anu waan ku dawakhy
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Жыл бұрын
@@hamzejigijan8917 zhp hada diyar tahay ilaso xidhiidh aniga wado fudud ku sharaxayo
@yaxyecabdulqaadirxassan8850
@yaxyecabdulqaadirxassan8850 Жыл бұрын
​@@Suhayb1_4Asc Bro ma is caawin krnaaa adigoo mhdsn
@Shortstories59
@Shortstories59 3 жыл бұрын
Forez kadaa cudur daarka adunka oo dhan waad ka shaqaysan kartaa ustaad kaliya aday kaa go daa 7 trillion anoo aqon u leh sida looga shaqaysto maka guur wadanka oo meelaha kuso shaqayso ayaad garan wayday🤣😜😜🤣🤣
@blackrooster6580
@blackrooster6580 3 жыл бұрын
Alx subaxan kaliya $23 ka qabsaday Forex Trading account keyga yar
@mustafcabdi3217
@mustafcabdi3217 3 жыл бұрын
Wll mcn plz iga caawi inaa furto whatsapp lambarkaga isii ama meel kle aan kala soo xiriiro isheg plz
@dopestfarhan123
@dopestfarhan123 3 жыл бұрын
Wlal maaa ibartee sxb adhigo rali ah
@Yutube_shee
@Yutube_shee Ай бұрын
been waayr😅😅😂😂
@abdirahmanstories7643
@abdirahmanstories7643 3 жыл бұрын
👎👎👎👎👎👎👎
@BileYasin
@BileYasin 4 ай бұрын
Beenale
@daaragdemha8645
@daaragdemha8645 6 ай бұрын
Full of shit, maba taqaanide maxaa ku qasbaayo, war yaa nagu soo dhisay kan.
@SaxDoon
@SaxDoon 3 жыл бұрын
whatsapp kaaga fadlan noosheg
@arionlight5410
@arionlight5410 3 жыл бұрын
Text a professional trader for guidance
@arionlight5410
@arionlight5410 3 жыл бұрын
>+>1>2>0>9>7>3>2>0>3>4>2
@AbasYoseph
@AbasYoseph 3 ай бұрын
Keep going👌🙌
@crisaaqxaajaawi209
@crisaaqxaajaawi209 3 ай бұрын
Shalay ayaaD daawatee😅
@MoHamEdHuSsEin-u7q
@MoHamEdHuSsEin-u7q Ай бұрын
xaraam weeeye wlllhi forex
@hiirale2042
@hiirale2042 Ай бұрын
Adiga miyaa ka dhigay xaaran
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Forex Bilow ILaa Dhamaad (Full Forex Course) 📊✅
2:55:34
Moalimuu fx
Рет қаралды 1,1 МЛН
Suuqa Forex Maahan sidaad mooday!
10:02
Waaberi Media
Рет қаралды 100 М.
Forex Trading for Beginners (Full Course)
30:15
JeaFx
Рет қаралды 224 М.
Waa Maxay Forex Trading?  Dr Maxamuud Horri
2:02:49
Dr. M. A. Mohamoud
Рет қаралды 22 М.
Cryptocurrency: Sida ugu fudud lacag looga sameeyo 2024
14:23
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 67 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
7SABAB OO AY DADKA FOREX UGU QASAARAAN
13:44
Hudda Tajir Abukar
Рет қаралды 45 М.
Barashada Forex Qaybtii labaad Iskulaab istaraatiiji Lesson 1
32:54
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН