Barn Xusus Reeb General Xasan Sellin Part 2

  Рет қаралды 38,489

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

10 жыл бұрын

Пікірлер: 30
@AbdihakinAbdi-ix2xr
@AbdihakinAbdi-ix2xr Ай бұрын
Allah ha naxariistio
@abdirashidmohammed3882
@abdirashidmohammed3882 Ай бұрын
Ilahay haw naxaristo
@abdulmajidyusuf8691
@abdulmajidyusuf8691 Ай бұрын
May Allah widen your grave and grant you Jannah my beloved abo ❤
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 5 жыл бұрын
Ray farah, fadlan waraysiga qaybtiisa koowad daawo adiga oo aan caytamin. Hubsiimo halbaa lasiista☝️
@samjama9580
@samjama9580 10 жыл бұрын
Mashallah Mr ducale adero nolow runti barnamijkan aad yan u dawada wana jeclahay ilahow ku daa waa tarikh fican runti 25 jiir ayan ahay jamacadna waxan ka dhigta sweden, somaliland na waligeyd ku noqon meyso somalia taas ha ogadan ,run hadan shegayo SNM waa halyaayo Abtiyashay iyo aderaday yaa ku dhintay .
@nasraahmed999
@nasraahmed999 2 жыл бұрын
Wowiww
@Dabayl
@Dabayl 10 жыл бұрын
Mida kale, yaa la aqoon ah oo la waaya aragnimo ah...?
@hhgyj4218
@hhgyj4218 5 жыл бұрын
Good Job Grandpa
@Xudeyfa
@Xudeyfa 5 жыл бұрын
Murtad Dooro-weyne
@hassannur8022
@hassannur8022 Жыл бұрын
The people of Somalilad become second citizens
@nuursaid3444
@nuursaid3444 Жыл бұрын
Ninkaan in uusan u qalmin generalnimada asga qiray daqiiqada 22:30 oo la iska siiyay
@ibrahimdarey9420
@ibrahimdarey9420 2 жыл бұрын
P
@garoodi
@garoodi 10 жыл бұрын
si ficaan ayay wareysiiyada u qadaan ducaale na waa wariye weyn oo ruugcadaa ah dadka la wareysanaayona waa kuwa ogol in ay ka waramaan wixi dhace ninka se wax isku og ee isle dembiyada iyo taarikh xumada inasoo mare ayaad masuul ka tahay ilama aha in u aqabaayo in u waraamo taasa na u sabaab ah ayay ila tahay aniga shaqsiyaan
@mohamedabdi9025
@mohamedabdi9025 6 жыл бұрын
Sarkaal xasan waad mahadsan tahay lkn waxa aan doonaynaa in aad barnaamujyada kale in aad noogu soodartay siyaabaha oo aad noosheegto raga magacyadooda is aa imika uga dhex baadhno siyaasiyiin maanta daka somalida dhamaantoo ka talisa raga baabiiyay dawladii ka caanka somaliyeed anagana baabiiyay noloshayadii dhalin yarinimo ama mustaqbalkayagii allew dadka ka dhex qabo umada somaliyeed ee islaamka ah ku waasina waxa ay ahaayeen daba dhilif shisheeye taas oo uu mumada somaliyeed maaanta halkaa dhigtay in ay dawarsadaan ama laga guumaysto maskaxda bay inta waxa ka badan o dhan maayee axeey ax allaw somalia isku keen somalida in kastoo aanay dhacayn hadan qadarka waa jiraa
@diamondnuura2047
@diamondnuura2047 6 жыл бұрын
Mohamed Abdi dawladii jirtay iyo kuwii gar iyo gardaro ugu sacab tumayay ayaa dhibka ka masuula cidna daba dhilif u may ahayn xaq udirir ayaa ahaayen dadka cadaalad ayaa deeqda
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Somalia is a failed state
@abdi1502
@abdi1502 8 жыл бұрын
xasan yuusuf waa nasiib daro inuu maanta taariikhda been ka sheego,xasan guulwado ayuu ahaa xasan wuxuu ka mid ahaa saraakiisha cali samantar groupkiisa ah,cali samantarna macruuf bey ahayd dhaqan xumadiisa inuu buun buunin jirey saraakiisha naagahooda u keena ama naaga kalaba u keena
@jamamusemohamoud5868
@jamamusemohamoud5868 6 жыл бұрын
S Hassan qof aqoonta ka madhan ayaad tahay ninkan gaadhi mayside ha caytamin
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
nacalaa wasiirtaada kuyaal bakhti cun yahaw bakhti cunku dhalay malaha noocaaga ayaa midgaankii cali samatar naago u gayn jiray inan gumeed fooqal inan gumeed.
@abdi1502
@abdi1502 3 жыл бұрын
@@mahamedaden7237kuma caayayo because anigaaba ku dhalay inkastoo Aanan xalaal kugu dhalin marka kuuma sheegan karo
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
@@abdi1502 Dhiladii kugu curatay ana wasa gun yahay guntu dhashay sarkaalka iyo anigaba marada nooga fuq yaanan Gus kulul futada kala dhicine
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Habaryoonis iyo habarawalba waxay joogeen xamar maalintii ay kasoo qaxeen 31 cisho ayay soconeysay waanu yaabnay saraskiisha uu jidhif ka mid ahaa ninkan baa soo amba bixiyey
@rayfarrah4130
@rayfarrah4130 6 жыл бұрын
Kan waa faqash, wuxu joogay ila dhamaadkii. Fulay xaar wayne. Muu SNM aqoontisa wax ugu kordhiyo intu Xamar ku raaxaysanayey.??? Haddu ku raaxaysanaya meeshi ragu la dagaalamayey SNM ku raxaysanaya.
@abdisalannaeem5651
@abdisalannaeem5651 5 жыл бұрын
Is daji wll ma xuma ficilkaga aad samysay lkn wll hadlka uu kugula hdly wll qime ilyn dadkii cid ku dhex jirty waa loo bahana
@jamamusemohamoud5868
@jamamusemohamoud5868 4 жыл бұрын
Ninkani wuxuu ahaa raga ugu aqoonta badan saraakisha somalida somaliland inta uu taray raga waaweyn ka wareyso nin SNM oo aanu isagu soo dirin waa yaraa haduu jirana mida kale dadkii Somaliland ee xamar joogay ilaa heer buu gaadhay uu askar ilaalisa u sameeyay waa shiqsi aad u wanaagsan dalkan iyo dadkana wax u taray waxa caayi kara uun cidii aan la garaneynin cidii dhashay
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
*CUMAR CARTE IYO INA CIGAAL 1960-1991 XAMAR AYAY JOOGEEN LABADA FULAY*
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 179 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 87 МЛН
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 361 М.
BARNAAMIJKA GOOB JOOG EE SLNTV...BY BADRI MAXAMED XASAN
34:31
Waraysi Gaar Ah Ambassador Cawil Cali Du'caale Qaybtii Koobaad
1:00:41
Horn Cable Tv
Рет қаралды 165 М.
SNM HISTORY
1:32:23
Saxafi Cabdi Cumar
Рет қаралды 53 М.
Barn Xusus Reeb Ismaacil Baruud Part 1 sax
41:56
Horn Cable Tv
Рет қаралды 136 М.
XUSUUS REEB PROF XASAN WARFAA QEYBTII LABAAD
51:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 42 М.
Where is North?  SNM.  4 of 9
30:10
Where is North
Рет қаралды 12 М.
1/2 S/Gaas Indhaqarshe | Dagaalladii Soomaaliya iyo Itoobiya 1964 & 1977
28:46
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 19 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 61 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 152 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 27 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 478 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН