No video

barnaamij gaar ah afka somaliga C raxmaan guri barwaaqo

  Рет қаралды 21,947

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

10 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 40
@abdirazaqukspit6466
@abdirazaqukspit6466 6 жыл бұрын
Hawl wacan Good job
@abdifatahshibrahim90
@abdifatahshibrahim90 6 жыл бұрын
Wasiir Barwaaqo maasha allah Nin jira waan kula jiraa Bare haygii Afka somaliga
@mukhtarahmedismail297
@mukhtarahmedismail297 6 жыл бұрын
Abdifatah Ibrahim b
@Abdullahimohamud156
@Abdullahimohamud156 6 жыл бұрын
hhhhh waar waxan ku arka nin aan akhlaq iyo aqoon midna lahayn
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 2 жыл бұрын
Gocayo, Sidkan,fag,qayd,ogor shume nugnugiso,firkayn,👍🏾 waa noo faidaysa
@craximmustafe3576
@craximmustafe3576 7 жыл бұрын
alaa yaa cisak afkaaga caano lagu qabay
@shukriosman2864
@shukriosman2864 6 жыл бұрын
Ninkan wasakh ah oo u gefay gabdhaha Somaliyeeed iyo sayedka oo wadanka usoo halgamay
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 6 жыл бұрын
Sacaadatu wasiiiir
@MohamedOmar-sg1yn
@MohamedOmar-sg1yn 6 жыл бұрын
Wasiirka Cusub ee wasaarada warfaafinta somaliland
@samowademohamed404
@samowademohamed404 6 жыл бұрын
Geeesi nooolow guri barwaaqo
@salaxleychanel8500
@salaxleychanel8500 6 жыл бұрын
Hhhhhhh waa waraysigii kuugu dambeeyay ee lagaa qaado dib umada horteeda umasoo istaagi kartid inkaari hakugu dhacdo oo calaamo alle hakaa muujiyo haweenkii waad ceebaysay dalkiina khalkhalbaad gelisay
@mahadali1698
@mahadali1698 5 жыл бұрын
Kani Wa guri gaajo
@xamsexandule2559
@xamsexandule2559 6 жыл бұрын
Laxdii afsoomaliga ka shinaystay weeyan
@lamafilaanstudio778
@lamafilaanstudio778 6 жыл бұрын
Oromo kadag
@lamafilaanstudio778
@lamafilaanstudio778 6 жыл бұрын
Wiisiirka
@camelcamel6495
@camelcamel6495 6 жыл бұрын
xamse xandule xamse xaardule madaxda ha xagxagan. kkkkkkkk
@xamsexandule2559
@xamsexandule2559 6 жыл бұрын
Camel & Camel malaha naaski hooyadaa ayaan lagu siin Caqli yeelo oo wax arag doqon yahay
@camelcamel6495
@camelcamel6495 6 жыл бұрын
xamse xandule ma hablo difaac baad tahay mise qabyaalad iyo xasarad? bal adba?
@mohamedfadal4547
@mohamedfadal4547 6 жыл бұрын
Ninba lagasheegay manawalan mise cadanba lagaheesaya Waxan layabay qarnkandhan ama Qabailbadheh e wilasha yaryar Hadalada An laqiga ahayn kujaha wareriyen In lahusado ujedada buuga iyo wuxukahadlay lafahmo wajalada Ciyalka dangara kawata buugan iyo hadalhayntisa dib halo ego.. Ujeedadi qoraaguna sida waxlowado ma,ahayn
@bm7342
@bm7342 6 жыл бұрын
Mohamed Fadal malaha qoraanimada ayadan fahansanen wx bad iska akhrisa.
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 6 жыл бұрын
Nacdal baa dushaada hoganaysa af-qashuushlow. Hadaad leedahay aqoon baan leeyahay wax aan ahayn is casilaad iyo xaal gole joog ah iyo in aad iska saarto qorayaasha meesha ma yaalaan.
@ducaalea1918
@ducaalea1918 6 жыл бұрын
Siddii Jaahilka ha cabaadin. Gabayadda uu ku qoray buugiisa ina Cabdile Xasan ayaa tirey. Hal gabay oo uu isaggu tiray kuma jiro!
@khalilomar3962
@khalilomar3962 6 жыл бұрын
XANAN MEDIA PRODUCTIONS ma kuwa la caayay baad ku jirtaa wll. Xishoo gabadh haldoorkeed joogo hadal uma banaanee.
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 4 жыл бұрын
Nin weyn oo Madhan baa tahay hadii cidi cay leedahay halkaad ka soo jeedo cid ka ceeb iyo warxumo badan ma jirto oo waanu idinka kaftami kati weynee kala fadhiiso dadka naxliga duliyahaw
@barnpogramtv5328
@barnpogramtv5328 8 жыл бұрын
markuu weriyuu leeyahay dhalinyaraduu ku adagyahay afka qalaad yaa ujilciyay dadka waaway ee afka gaalka bartay ayaa caruurta waalay
@khalilomar3962
@khalilomar3962 6 жыл бұрын
Dadoow ma aha in la qiimeeyo buug wax looga jeeday af-soomaali iyo suugaan loguna fasirayay inay dadku fahmaan mida kale waa in la eegaa waqtiga la alifay iyo maxaa maanta keenay,ma qofbaa si uga faa'idaysanay mise waa wax imiga la alifay. Haloo fiirsado wax-badan. Lkn waa in
@mohamoodibrahim30
@mohamoodibrahim30 6 жыл бұрын
odaygan qalbigiisa iyo Dushiisa , Duf kale iyo Dhogor kale oo aan ka anfariirsanahy ayaaa iiga muuqda. tollow waa maxy sababtu?????
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 жыл бұрын
waa beenta laga sheegayo guri barwaaqo waa khabiir wax walba sideedii ayuu uqorey taariikhdu isma qariso
@faaraxcabdi7498
@faaraxcabdi7498 6 жыл бұрын
mohamood ibrahim anigoo horay ula yabanaa ninkaan dhogortiisa ayaan qoraalkga arkay kkkkk kkkkk
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 6 жыл бұрын
Af-qashuushle! dumarka caydooda ka adag, waxaasa wasiir laga dhigay.
@maahirabdalle7859
@maahirabdalle7859 6 жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay. Aad ayaa uu u yaqaan Afsoomaaliga. Odaygu aqoon badan ayaa uu la fadhiyaa in laga faa'iidaysto weeye.
@maxameddheeg5874
@maxameddheeg5874 5 жыл бұрын
Qof liita cali seeyo yaanu ku cadhayne
@bardejama1468
@bardejama1468 6 жыл бұрын
Waxa uu garanyo maleh, waa geed maran. Markaa buu iska dhigyaa nin af-Soomaali wax ka yaqaan. Kaa marka wax laga dhageysto waxay tusaale u tahay heerka umaddu hoos u duntay.
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Barde jama reer koonfureed waligii nin reer waqooyi ah aqoontiisa ka hinaasaa hadana ku meel mara ugumaad horaynin xaasidku waa caadadiinii
@bm7342
@bm7342 6 жыл бұрын
Barde jama lol waa runta
@bm7342
@bm7342 6 жыл бұрын
asal hargeisa malaha dad siyasad washay bad ka maqashay markaa wx adi gaar ku ah .... reer waqoyi haku marmarson. cayda hablaha iyo marxuum sayid AUH .... kahadal.
@Fatima-jj4tx
@Fatima-jj4tx 6 жыл бұрын
ina gumeed hoyadaadii dhilada Aheeed u sheeg ina guri dhilo
Taariikhdii Garaad Wiil Waal
1:48:38
warbahinta bulshaawi.com
Рет қаралды 943 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 124 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
LAAXINJIRE (Cabdiraxmaan Faarax "Guri Barwaaqo")
1:12:49
Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa
Рет қаралды 1 М.
TAARIIKHDA FARTA SOOMAALIGA  SOO SAARISTII SHUKRI M AFRAX 21 10 2012
1:02:10
Somali Channel TV
Рет қаралды 28 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Waayaha qurbaha with jamal ali husein
1:00:17
Horn Cable Tv
Рет қаралды 17 М.
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 2aad
26:36
Horn Cable Tv
Рет қаралды 64 М.
Xasan Sheekh oo Xalay kacararay Villa Soomaaliya kuna hoyday meel kale.
10:19
Barnaamij Gaar ah Shukri iyo Idajaa Nairobi 22 04 2012.mpg
41:39
Somali Channel TV
Рет қаралды 65 М.
Baadisooc iyo Baashe: xogwaraysi Ina Guri Barwaaqo
1:00:07
Star Media Corporation
Рет қаралды 10 М.
Barnaamij Gaar ah Ajaaniibta iyo Afka Soomaaliga 31 July 2016
32:43