Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 2aad

  Рет қаралды 63,994

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

7 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 102
@Inakulmiye
@Inakulmiye 2 жыл бұрын
Abdullahi Iman Dirawal maanta Urur buu ku dhawaaqay la yidhaa Horseed waa in la taageera. ♥ urur loo dhanyahay ayuu furay. Allah ha guuleeyo. Ameen. Nolow . Waa nin fahamsan dawladnada iyo macnaheeda iyo sida dadka laysugu hayn karo. Mashaallah Tabaraka Allah.
@somalidawinsnenluhe1484
@somalidawinsnenluhe1484 5 жыл бұрын
Mujaahid abdilahi Hussein iiman darawal iyo weriye mohamaud ducaale alle ha idin barakeyo
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
Wasiir hore oo arinkaa iyo Hadalkaa le waxaaso dhiba soo xaliyey sidaana u hadal iyo dhaqan fiican waa dhaqan wanaaga dalkeena Somaliland ku dhismay Hadaanay Dadkaasi jirin Dawladan hada jirtaa xiligan masoo gaadheen Abdilaahi dirawal waa qof dahaba taariikh macno le Kule Dalkeena Somaliland Wada hadalada sideedad uga hadashay Alle waligay qof dalkeena wasiir badan kasoo noqday xaalado badan soo xaliyay sidan u nadiifa kor iyo hoos alle haku barakeeyo maashaa alaaah maashaa alaah 👍🏼👍🏼
@mubarakshamax3038
@mubarakshamax3038 3 жыл бұрын
Wadanka meel fogbaa laga keenay. Waan la qabaa mujaahidka arinkaa wadahadalka lala furay Somalia waxad moodaa inuu dhib uun inoo keenay iyo isdhexgal aynaan dareensanayn balse qadiyadeena wiiqaya. Alle cimriga iyo caafimaadkaba ha u barakeeyo Muj. Cabdilahi Dirawal.
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Жыл бұрын
Ka waran anigoo waqtigaa waraysigan la qaadayo gooni isu taaga somaliland aaminsanaa waliba aha dadka ugu mawqifka adag . Hadda waxaan aaminsanahay in aynu xamar la midawno baan aaminsanahay
@yusufdhimbil7367
@yusufdhimbil7367 Жыл бұрын
The legend may Allah granted the highest level of jannatu fardasa
@asmaabdi3027
@asmaabdi3027 Жыл бұрын
Hala ogaado cabdi Laahi darawal lengend 🤴🥰
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Cabdilaahi xuseen imaan,darwal waa indheer garad 💯25-3-2022 ayaynu joogna ,iyada oo wada hadaladii la joojiyay.✅
@zalmanmostaphe9838
@zalmanmostaphe9838 6 жыл бұрын
Mncha allah abdilahi hussein iman (dirawal) waa mujaahid halgamaa ah oo ruug cadaa ilaahay cimriGa ha u dheereeyo
@mohamedguleid9833
@mohamedguleid9833 7 жыл бұрын
ilaahay danbigaaga ha dhaafo, oo haku barakeeyo mujaahid C/laahi Darawal... Runtii dareen gaar ah bay ii leeday ka warranka halganka SNM, aad baan wax badan uga korodhsaday, waxaanan odhan karaa baranamijyadda xusuus reeb , waakii iigu xiisaha badnaa, gaar ahaan inta halganka iyo bilawgii dib u dhiska.
@redwanhassen1962
@redwanhassen1962 5 ай бұрын
waa ehlu naar ilahy naarta haku fogeyo wuxu xasuqay maati iyo caruur ciidan kii dawladu waakabaxay meshu
@xardaxaaji9436
@xardaxaaji9436 6 жыл бұрын
Jecliyaa mujaahidiintayada wanu ogsoonahay waxaad wadankan usoomarteen Alaah hadinka abaalmariyo cimrigiinana hadheereyo waxaankujiraa dadkii iyagoo yaryar onsidawaxba ufahansanayn qaxay kadibna qurbesogalay adban ugubaahanay mujaahidiinta taariikhdooda weliba waxaanjeclaanlahaa mar intoo laysukeeno waxakanool xafladbalaadhan iyo abaalmarino lasiiyo waraysilagawadaqaado kidhintayna caruurtisu ugalan boska fadlanoowada waraysiga mujaahidiinta wanukuraaxaysanaynaa
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 7 жыл бұрын
*maasha alah wali dad qiimo leeh iya inoo nool☺ilahay cimrigisa ha dheereyo*
@AhmedMohamed-ho5cb
@AhmedMohamed-ho5cb 2 жыл бұрын
What a legend wallahi 👏 thank you Muj Darawal
@warsamemahmoud8706
@warsamemahmoud8706 3 жыл бұрын
Mujaahidka naftiisa huraha ah iyo wariyaha ruug cadaaga ah ee isna waliba mujaahidka ahaaba allow danbigooda dhaaf cimri dherer caafimaad watana ku arsaaq
@ahmeddirie1923
@ahmeddirie1923 7 жыл бұрын
Somaliland nabadda ay qaateen ayaa badbaadshay, Somalida koonfureed daarood bay iska laysay waayo siyaad barre ayay ka uriyeen, waa taa holcaysa, hargaysa iyadoo waxaasi ka dhacen ayaa dagaal kii oo socda la heshiyay...waa gobannimo
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 жыл бұрын
Waa Ragiiii laxaadka lahaaaaa ee qaranka dhidibada utaageyyyyyyyyyyyyyyy
@salahhussein2641
@salahhussein2641 3 жыл бұрын
Wa barnamij ad u fican xusus reeb halka ka sii wada
@afhayeenkawasaaraddawaxbar841
@afhayeenkawasaaraddawaxbar841 5 жыл бұрын
mudane claahi xuseen iimaan wuxuu door muuqda oo shariifa ku leeyahay guulaha iyo horumarka dhinacyada badan ee soomaali land waxaan leeyahay guul waarta iyo gobanimo ku nooloow
@haldoorjacafar2074
@haldoorjacafar2074 6 жыл бұрын
halyay waye walhi abtigay rabbi ha xafido noolow abdilahi xuseen imaan wacays
@abdirahmansharifwarsama2834
@abdirahmansharifwarsama2834 Жыл бұрын
C/laahi Darawal waa nin qalbi-xaadhan.
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
Dalkeena Somaliland haday kuwaasi wasiiro noqdaan waynu ciil bixi sidaa u fiican dhib kasta iyago soo maray soo xaliyay hada wasiiro halaga dhigo wada hadalo maalaayacni runtuu ka sheegay Abdilahi dirawal dadkii qiimaha lahaa hoosta iyo Dusha ka nadiifta ahaa ayaad ka joogtaa waa abdilahi Dirawal taariikh aan caadi lahayn leedahay waan taageer sanahay wakhtiga ninka dalka lasoo maray hadana sidaa u nadiifta wax dhiska iyo wanaaga u jeeda waa qof qiime leh waan taageersanahay Dalkeena Somaliland Masuulkan qiimaha leh maba joogaan hada Muusa biixi haduu damiir leeyahay masuuliyiinta dawladnimo Somaliland meeshay ka xumaatay dadka fahansan Magacow 👍🏼👍🏼👍🏼
@cshakuurbarre55
@cshakuurbarre55 10 ай бұрын
Mujaahid Abdilaahi Hussein Iimaan Darawal waraysi Qiima Badan Ayaad Bixisay Taariikh Facweyn iyo Dhacdooyinkii Ugu Adkaa Ee Abid Dalkeenu Soo Maraad Usoo Joogtay Waxaad Ka Mid ahayd Raggi Noo Horseeday Maanta In Xorriyad Aaanu Ku naaloono AllaH Haku sharfo Oo Haku Dhawro
@user-sh1co3tx4e
@user-sh1co3tx4e 11 ай бұрын
Maddaxweynaha Somaliland insha Allah ❤❤❤❤❤
@isxaaqmazri5385
@isxaaqmazri5385 6 жыл бұрын
Darawal has education.
@noloshacusub614
@noloshacusub614 7 жыл бұрын
Wariyuhu wareysigani danbe usoo koobay. Markii daahir rayeele lagu diligaadhay Laascaanood waa Ninkii tiknikada ku wareejiyay magaalada ee soo saaray ee keenay Caynaba. Ninkani waa mid kamid ah libaaxyadii SNM.
@abdirahmanmohamoudahmed7777
@abdirahmanmohamoudahmed7777 7 ай бұрын
Geesi weeye odaygu.
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 7 жыл бұрын
one of the most badass SNM veterans
@ahmedmohamednuur1927
@ahmedmohamednuur1927 4 жыл бұрын
Ninkani waa madaxwayne caadiya waxba igu leh madax madax waynuu noqonayaa mr darewal
@imbashiir1825
@imbashiir1825 Жыл бұрын
Insha Allah wiu noqonaya
@siciidcige629
@siciidcige629 7 жыл бұрын
abdilahi darawel isagaa berbera xoreeyay hadana waa taa lagu Dul cunayo isagu waxuu ku faraxsanyahay dadkiisa nabada ku nool alle cimriga haw dheereyo
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Lagu dul cunayo iimanka laga qaaad kkkkkkkk
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 жыл бұрын
Hadalkiisa dhagayso isagaa kuu sheegaya 8nuu dhagawyne qabsaday berbera sow kaleh anigu wadada kujiree dhagaywayne saddex maalmood weerar kuhayay
@dariiqali3486
@dariiqali3486 2 жыл бұрын
@@liibanmumin6582 xasaan ganiy ayu aha ninka berbera galay
@jamalhusen9600
@jamalhusen9600 3 жыл бұрын
Dalkaba wlhi arab ayaa xasiliyay
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
waalee waaa somaliland dhaba abtigay cabdilahi darawaal waaanu qadan wanadaan noolda tacabkiina qsarin mayno
@suldanabshir9056
@suldanabshir9056 7 жыл бұрын
Yuusuf Maal wàa nin arab ah
@suldanabshir9056
@suldanabshir9056 7 жыл бұрын
abtiyashi ma garanayo dhamac ba ino shegi
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
yusuuf maal deeee Arab goobta Somaliland
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
suldaan Abshir dee geesiyad somalilnad Arab
@ikranaragsan9353
@ikranaragsan9353 2 жыл бұрын
Kani. Waa danbiile xasuqii borama
@hajifarhan2229
@hajifarhan2229 5 жыл бұрын
nin waa nin daacad ah waxa uu arkay lee sheegayaa kula kale oo qabiilleysa oo xamar ceynaayo mahan
@mohamadblle309
@mohamadblle309 7 жыл бұрын
Libaaax mj abdilaahi darawal
@ibrahimbulale9657
@ibrahimbulale9657 6 жыл бұрын
Anagaa xeebta u Xoraynay ku dheh 99 Beenaale weeyaan AbdiLaahi dirawal Faan weynaaa
@jaajurjiinoow2580
@jaajurjiinoow2580 4 жыл бұрын
Taaariikhda run ah ayuu ka sheekeynaya cabdilahi darawal
@jamalhusen9600
@jamalhusen9600 3 жыл бұрын
Oo adigu qolomad tahay
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
Cabdulaahi xuseen iiman iyo cabdulaahi fadal iiman ma ilmader ruma mise waysu magac eeg yihinun
@BP-si2ww
@BP-si2ww 4 жыл бұрын
Haaa waa ilmaadeer wll
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 4 жыл бұрын
Haa waa ilmaadeer ruma waliba cabdilaahi darawal ayaa u keenay Axmed maxamed maxamuud siiraanyo commisionka sidaas ayaa laga dhigay gudoomiyaha gudida doorashooyinka
@sicidmustafe8851
@sicidmustafe8851 Жыл бұрын
haa zxp waa ilmadeer
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 Ай бұрын
odeygii cabdi waraabe ayaa wadateen idin meysuurto gasheen odeygaas oo doqon ahaa ayauu maskaxda ka xadey
@user-tr3ol8tf3v
@user-tr3ol8tf3v 7 жыл бұрын
Axmed Mire Waraysigii miyuu Kaa diiday
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 4 жыл бұрын
Kkkkkkll ma adeerkaabaa? Oo miyaad cadhootay markii cidiba ka neefin weydey KKKKKKK
@cabdimuse9856
@cabdimuse9856 5 жыл бұрын
Cidii Ciidamada Somalia ahayd ee Reer borama waa la laynayey Beenaale imisaa kaantaroolka borama laguugu keenay oo dila tidhi
@housseinliban9071
@housseinliban9071 4 жыл бұрын
Waa dabadhiifkii iyo basasiinti faqash taa ee reer borama inta aad sheegayso
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 3 жыл бұрын
Daba dhiliftii faqashta ayaa ladilayey
@Inakulmiye
@Inakulmiye 2 жыл бұрын
Bal magacyadooda noo sheeg adeer.
@habonic8316
@habonic8316 6 жыл бұрын
Jaadban ku soo xareeyey ciidagale kuyee
@maxamuudxasan261
@maxamuudxasan261 6 жыл бұрын
habon, markii ay Hargeysa qabsadeen maalintii ka.dhextooskii, waa runtii oo khidad ay soo dhigeen INA CIGAL, SUKDAN MAXAMED, INA MIRE IYO QALINLE oo hoosta ka wada socday ayaa khidadda sidan u dhigay, in yar ayuu qaldo markaa gawaadhida jaadka iyo lacgta askarta marka la siinayo, Hargeysa iyagaa qabsaday marka laga reebo madaxtooyada, waa maalintii ina biixi iyo ina kaahin ay Cigaal ku yidhaahdeen ina keen nimankii waxay soo joogaa baar Hargeysa , isaguna waa nin wax kabadan ogaaye waxa uu ugu jawaabay, mar haddii ay magaaladii soo wada qabsadeen orda idinku ka yaaca yaanay idin diline aniga waxba iyeeli maayaane, heshiisku hoostuu ka socday intay islahaayeen waa dagaalamaysaan Ina cigaal hoosta wanaag ka waday, inuu calancas qaawiyana uu rabay, waxaanu tusay inaanay Hayn karin Hargeysa iyo Burco midna. Ina Cigal siyaasi wayn ayuu ahaa, isaga la'aantii ma jirteen Somaliland. Carrab iyo labadiisa daan ayaa is qaniina, laakiin ta guud lama ilaawo, Cabdillaahi darawal waa sarkaalkii ciidanka ciidagale ilaa lawyacado kuqabsaday, ciidankan uu ka sheekeynayaa waa Arab iyo Ciidagale ee qabsaday Berbera ilaa Lughaya.
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
@@maxamuudxasan261 kkkķkkk kkkķkkk kuwa kale nacnac may ahayen
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@kaafaayali6293
@kaafaayali6293 7 жыл бұрын
nac nac taariikhda biafara Nigeria soo daawada 3 million baa ku dhimatay sababta dagaalka biafara wuxuu ka bilowday. googoosato SNM mid la mid bay aheyd hadfa waa ka mid Nigeria marka riyada Joojiya
@warancade1600
@warancade1600 7 жыл бұрын
kaafaay ali dalkan ciidan qaran oo adag ayuu leeyahay 120kun askari iyo 5million oo shacab ah oo ilaashanaaya soo noqda mar labaad ha laydin wase
@mahadabdihassan3326
@mahadabdihassan3326 2 жыл бұрын
700 qof bad ku disheen
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Hadey dileen meesha dagaal ba aka socdey mida kale adiag waa lagu yadhi isga waxuu yadhi cid ma dilin isgaa run sheegyaa joogey adiga wa lagu sheegey maad joogtey mid baa beenkuu dhibey
@jamalhusen9600
@jamalhusen9600 3 жыл бұрын
Hhhhh arab waa iska democratic wlhi
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
somaliland ha noolaaato
@siciidabees8099
@siciidabees8099 7 жыл бұрын
ahmed saa maaha xaaladu smalilad waaka baraqnugu shahay soomlida kale waayo waxaaka dhacay soomaaliya dagaalo aad u qadhaadh oo aan cidna dhaafin wixii dhacay waala ilaawey waxaa layidhi wixii dhacay dhece maanta maxaa xal ah lkn idinku weli baroortii baad wadaan xataa hadaad dawlad goboleed laydin siiyey waxaad weli dabada ka wadaan waa nala diley xabalaad faagaysaan
@oneworld3034
@oneworld3034 4 жыл бұрын
Libaax weeeye lakin wuxuu cunay kamuu hadal
@MuhammadAli-fl3iw
@MuhammadAli-fl3iw 2 жыл бұрын
Indr ninkani waa dalka laxajeclo ka leh Waana nin go,aan leh Cirro iyo faysal ayaa inaa horjooga oo libaax aad sheegtay ayaa dibadda dalka ka jooga
@siciidabees8099
@siciidabees8099 7 жыл бұрын
midakale itoobiya hadeey idin disho waa walaalihiin jabuti hadeey idin disho waa walaalihiin yaman waxay idiin geysato kama hadashaan waa walaalihiin hadeey soomaalidu danta ka hadasho maxaad qaylo ku dhifataan ?
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Caqliga adoonta kuhadashay
@doubleh5951
@doubleh5951 4 жыл бұрын
Faqash baad tahay waaryaa
@mahadrobleh441
@mahadrobleh441 4 жыл бұрын
Janakii laaye samaroon gabre darawal
@hibonour9657
@hibonour9657 4 жыл бұрын
Allah yaa cisak mujaahid cabdirahmaan dareewal nin rageed al reer sheikh isaxaaqiya maashallah illahay intii dhimatay unaxariiso inta nool na cisi iyo sharaf ku noolaada
@haybaran798
@haybaran798 Жыл бұрын
Beenaale fulay fulay dhalay madaa toon gsadhi jiray
@mahamudjamamahamud
@mahamudjamamahamud 9 ай бұрын
Beenaale
@runiyobeen12
@runiyobeen12 7 жыл бұрын
waa ninkii xasuuqay reer saylac iyo lughaya inbadanbuu isqarinayay haduu godkiisii kasoo baxay lkn wali laguma ilaawin tuug
@abdiwahabhassan6845
@abdiwahabhassan6845 7 жыл бұрын
Waar waa ninkii badbaadiyay xoolayahow ee isagoo wata rag 10sano duurka ku jiray oo ooman hadana xalka ka taliyay ka hor istaagay tacadiga,waliba ku darsoo isagoo reerkaa aad sheegaysaa faqash ka barbar dagaalamayay oo cadaawad la isku hayay adeerkaa C/RAXMAAN TOLWAA soo warayso adeer taariiikh ma hayside .
@abdiwahabhassan6845
@abdiwahabhassan6845 7 жыл бұрын
Waar waa ninkii badbaadiyay xoolayahow ee isagoo wata rag 10sano duurka ku jiray oo ooman hadana xalka ka taliyay ka hor istaagay tacadiga,waliba ku darsoo isagoo reerkaa aad sheegaysaa faqash ka barbar dagaalamayay oo cadaawad la isku hayay adeerkaa C/RAXMAAN TOLWAA soo warayso adeer taariiikh ma hayside . Reply
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 7 жыл бұрын
waa ceeb qof aan dambi galin hadduu galayna aan qiran oo aan cid ku cadaysa la hayn ama aan lugba waxba ku lahayn waa dambi in dambiile lagu sheegaa
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 3 жыл бұрын
Darawal waa nin adag, maatada ma taabto laakiin faqash wuu karbaashay
@siciidabees8099
@siciidabees8099 7 жыл бұрын
gacan ku dhiigle
@siciidcige629
@siciidcige629 7 жыл бұрын
abdilahi darawel isagaa berbera xoreeyay hadana waa taa lagu Dul cunayo isagu waxuu ku faraxsanyahay dadkiisa nabada ku nool alle cimriga haw dheereyo
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
oo muxu samayn laha ma dakaduu qaadan laha kkkk
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 7 жыл бұрын
dakada intuu qaato ayan cidina ka qaadayn lkn aduu caadifada jooji deked kdeked ayay idinkaga dhagtee
@hibonour9657
@hibonour9657 4 жыл бұрын
Waar arabow mujaahid ka ka daa reernimada ok kaalay cuna berbera yaa kaaxiga kaana xigsankara ee ku dhaca miyaadaan niman reer sheikh isaxaaqa ahayn waydin sidee
@aliabdule8387
@aliabdule8387 3 жыл бұрын
@@hibonour9657 ciise musuhu wa xasad miidhan kkkkkkkkk
@hibonour9657
@hibonour9657 3 жыл бұрын
Indr xishood oo cayday jooji ilayn illahay ayaa ku waydiinayaa waxaad qorayso subxanallah
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 153 М.
Taariikhdii Mujaahid Ibraahin Koodbuur Qaybtii Sadexaad
14:45
Wargeyska Saxafi
Рет қаралды 10 М.
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 88 МЛН
XUSUUS REEB DR MAXAMUUD SH XASAN TAANI PART 1
33:48
Horn Cable Tv
Рет қаралды 54 М.
Xusuus Reeb - Kornayl Ismaacil Baruud - Q2aad - Ducaale - S2E07
31:07
HAWLGALKII SNM EE MIISKA SARAAKIISHA (Cabdisalaan Turki) p1
35:32
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 160 М.
Waayojoog :- Halgamaa Jaamac Foodhaadhi qaybtii 1aad
31:31
Xusuus Reeb - Abwaan Hadraawi - Ducaale  - S3E07
1:15:11
Xusuusreeb
Рет қаралды 12 М.
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 45 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 181 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 732 М.