No video

BARNAAMIJ KA HADLAYA TAARIIKHDA 26 JUNE WAXA DIYAARIYEY SLNTV

  Рет қаралды 1,746

SLNTV

SLNTV

5 жыл бұрын

Telefishanka Qaranka Somaliland (Somaliland National Television) waxaa La Aasaasay Sannadkii 2005-tii Ujeedada Loo aasaasayna Waxay Ku Qotontaa inuu adeega wareed iyo dhacdooyinka ka dhaca Somaliland Iyo Dibaddaba ugu gudbiyo Muuqaal tayadiisu sarayso.
Ku xidhnoow Telefishanka Qaranka Somaliland meel kasta oo aad Joogtaan.
Links
/ wasarada.war. .
www.warfaafintajsl.com

Пікірлер: 7
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 5 жыл бұрын
Mashallah reer somaliland waxay ahayeen dad diinta islaamka ilaalinaye tankale xeer adag ayeey kala dhigten
@AO00720
@AO00720 5 жыл бұрын
Waa malin somali ledahay lkn hadana sida sunaha aduunku yahay umad walba wax buu ilahay gaar uu siiyey waana malin shacabka somaliland gaar usi leyahay guul iyo gobonimo 26 june iyo malinti inuu soo dhicisay malintan qaliga ee 18may
@arawelo4324
@arawelo4324 5 жыл бұрын
oo markaa haddii waxan oo heshiis ah la hayo maxaa loo abaari wayey unta iyo ingriska inta reer confureedka lala hadlayo
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 5 жыл бұрын
Ilahaybaa qadaray in soomaaliya iska lulano walaalkay niman uhaystay muxuu dacar iiwalaaqay maxaan shibiraha waraystay iyadaa istagi diloo arkimaayo soomaaliya oonlamidawno 100sano haday qaadanayso khasaaran kajoognaa
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 5 жыл бұрын
Hadii woxogaa iskudeydeen in aad Bermamij seysaan, radio hargaysa Maxa ugu siidayweydeen English Lauage, wayo mexan sidaa u leyey Shabkii horre u jiray ingiisa ma joggaan ingiiska hadda jooga loma wexyobo, adii aad ku shirixi laheyden language ingiriisi ah Wexwey ayey citirafka wex beyka Teri lehayd wexanse ad ku hadleysan cidi ma taaq
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 5 жыл бұрын
Farxadaa koofur ayaa wastay laakiin way nanicidoonan walaalnimaday garawaayeenbay maanta ugalaynayaan
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 5 жыл бұрын
Soomaaliya dagaal uunbaa inagareebaya aanladagaalano iyagaa inaga hadhi wabilaahi Tawfiiq
COMING SOON | Hees Cusub 2023 | Calanka Cawrmale | 18August.
0:37
Cawrmale Community
Рет қаралды 3 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 30 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 40 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 6 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
#Toos: Wararka Caawa ee SLNTV.
46:27
SLNTV
Рет қаралды 1 М.
Dooda Miisaniyada Somaliland.
2:26:26
MM Somali TV
Рет қаралды 54 М.
Barnaamij-ka Salaamaha SLNTV Iyo Bushaaro Baando
33:36
SlntvEurope
Рет қаралды 3,6 М.
Barnaamij Dimuqraadiyada & Doorashooyinka 2023
30:19
Degmada Maydh iyo sida looga xusay munaasibadda 18 ka May
7:07
Top Story with Tom Llamas - Aug. 6 | NBC News NOW
49:56
NBC News
Рет қаралды 312 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 30 МЛН