Barnaamij Ku Saabsan Arimaha Xidigiska iyo Saadaasha Sanadka 2020

  Рет қаралды 17,521

SAAB TV

SAAB TV

4 жыл бұрын

Пікірлер: 24
@AliOmar-xt1sy
@AliOmar-xt1sy 4 жыл бұрын
13 /8/2020 ayaan dhegeystay , walaahay horena waan udhegeystay inta badan waxaad sheegteen waa la arkay hadayna taagan tahay arrimahaa qaarkood , ilaahay cilmiga iyo caqligaba haydiin siyaadsho dadka qaarkiis waxay soo qoraayaan haw joojinina , waadna mahadsan tihiin walaalayaal.
@m.hassenamin701
@m.hassenamin701 3 жыл бұрын
Soo raaciya Sawiro si aan ula socono
@engabdurashiid9371
@engabdurashiid9371 4 жыл бұрын
Axmed Cali garas ma qaloocshe waan ku salaamayaa waa Eng A Rashiid ciise Berbera
@xalimoyusuf2755
@xalimoyusuf2755 4 жыл бұрын
Ayuxu khayr mooyee sharmale
@hah7064
@hah7064 4 жыл бұрын
Gugii dib umuu dhicin Maanshallaah.
@thealphaman
@thealphaman 3 жыл бұрын
ن زيد بن خالدٍ الجهني قال: صلى بنا رسول الله صلى الله عليه وسلم صلاة الصبح بالحديبية في إثر السماء كانت من الليل، فلما انصرف أقبل على الناس فقال: ((هل تدرون ماذا قال ربكم؟))، قالوا: الله ورسوله أعلم، قال: ((قال: أصبح من عبادي مؤمنٌ بي وكافرٌ، فأما مَن قال: مُطِرْنا بفضل الله ورحمته، فذلك مؤمنٌ بي كافرٌ بالكوكب، وأما من قال: مطرنا بنَوْء كذا وكذا، فذلك كافرٌ بي مؤمنٌ بالكوكب)).
@ismailmohamedadan1638
@ismailmohamedadan1638 4 жыл бұрын
Walal barnamijkan ma tixanaa maalmaha aabuuca maaalin ugaara majirtaa
@hamseahmed5285
@hamseahmed5285 3 жыл бұрын
Godka jindiriqleh godkee ku xiga ii soo sheega
@Aqoonguud489
@Aqoonguud489 2 жыл бұрын
Jid gacanle
@m.hassenamin701
@m.hassenamin701 3 жыл бұрын
Gemini Afsoomaali Maxaa lagu dhahaa
@siciidmaxamedaxmedbiixi6452
@siciidmaxamedaxmedbiixi6452 4 жыл бұрын
War arbaci side dhexe u gasha waan yabane miyena salasa ahen
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 4 жыл бұрын
interview gan 2019 baa laqaaday
@cabdirashidcabdilaahi5478
@cabdirashidcabdilaahi5478 4 жыл бұрын
siduu arbaca ku noqday sanadku ? wax nafahansiiya? mahaday arbaca bisha koobaad ee daya tirsigu ay bilato arbaca ayaa sanadkaasi arbaca noqonayaa mise sanadkaa sida ayaamaha utirsan oo arbaca khamiisbaa ku xigidoonta ?
@jeeegosuufi9651
@jeeegosuufi9651 3 жыл бұрын
Wll was neyruuska ama dabshidka saa u taqaan
@cabdirashidcabdilaahi5478
@cabdirashidcabdilaahi5478 4 жыл бұрын
Axadbaa kow ahbay ilatahay markaasay arbici dhex noqonaysaa.
@whootoo1117
@whootoo1117 4 жыл бұрын
Waxaan daawanayaa bishii 5AAD ee "may" waxan u arkaa in wax badan dhaceen waxyaabaha uu sheegay
@kamaalkamaaludiin9524
@kamaalkamaaludiin9524 4 жыл бұрын
Wlle buug iyo meel lagu qoray ma hayaan, hadeey hayaanna halkee laga heli karaa , aad baad u mahadsantihiin
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 4 жыл бұрын
mid baan maqlay inay qoreen laakiin ma hubo. haddas heshid bal ila socod sii sxb
@mahmodkirih862
@mahmodkirih862 3 жыл бұрын
marka uu leeyay arbaco dhexda ayay ku jirta wuxuu ka tusaale qaadanaya sanadka soomaliga ah xidigiska, ma aha sanadka hijiriga ama miilaadiga lkn sanadka somaliga ayu ka hadlaya way dhici karta in sanaddada kala ay arbacadu dhexda gasho.
@maxamed_deeqsi.1
@maxamed_deeqsi.1 4 жыл бұрын
macmil walalkayo boosh all team jumeira say hello you
@m.a.d5400
@m.a.d5400 4 жыл бұрын
Beenta inaga daa, waxa maqan allah oo oo kaliya ayaa og
@thealphaman
@thealphaman 3 жыл бұрын
Mustaqbalka Allaah keliya ayaa og. Qof kasta oo wax socda ka sheekeeya waa beenaale
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 4 жыл бұрын
War ninyohow Ayaxii wuuba yimid
@abdirisaqboqore3368
@abdirisaqboqore3368 4 жыл бұрын
ilaa hada SANAD ka CUSUB calaamadaha la arkay waxa ka mida Ayax badan oo laga qaylinaaya dalal badan.dhul gariir ka Turkeyga ka dhacay.Cudur ka xun ee ka dilaacay CHINA oo aduun koo dhan laga qaylinaayo
Barnaamijka Saadaasha Xidigskja Sanadka 2024
28:11
SAAB TV
Рет қаралды 30 М.
Barnaamijka Saadaasha Xidigiska Sanadka 2021
47:18
SAAB TV
Рет қаралды 15 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 441
Barnaamij Ku Saabsan Arimaha Xidigiska iyo Saadaasha
19:50
SAAB TV
Рет қаралды 21 М.
SIRTA NOLOSHA ODAY FAAHIYE: DHIRTA, XOOLAHA IYO WAANADA JIILKA CUSUB.
17:59
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 3,1 М.
Ma U Diyaarsantahay Sanadka 2024?
20:57
Somvato Institute
Рет қаралды 104 М.
ВОТ как ЖЕНИХ выбирает СЕБЕ невесту 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 5 МЛН
Дымок или Симбочка?? 🤔 #симба #симбочка #mydeerfriendnokotan
0:19
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 1,4 МЛН
DO YOU HAVE PARENTS LIKE THIS?
0:19
dednahype
Рет қаралды 41 МЛН
She got an idea 😂😂 #shorts #viralshorts #funny #comedy
0:46
HRA CHALLENGE
Рет қаралды 10 МЛН