Barnaamijka Saadaasha Xidigskja Sanadka 2024

  Рет қаралды 30,664

SAAB TV

SAAB TV

6 ай бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 80
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 5 ай бұрын
Khayr allah ha innoga Dhigo gul jsl iyo islamka
@user-se6vu8kb3k
@user-se6vu8kb3k 6 ай бұрын
Niyahow arimaha ilaahay ee aad faragalisay Allah ku abuuray udaa qaybka wixii maqan Rabaa og xuduuda waad ka baxdee ilaahay haku soo hadeeyo
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 6 ай бұрын
Ilaahay xaggiisa ayuu cilmi kastaa ka yimaaddaa suuratul buruuj baro.
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 6 ай бұрын
Saadashu danbi ma aha
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 5 ай бұрын
AXMED CALI GARAS RADIO MA QALOOC SHE IYO MASHA ALAH IYO WEGERTII JAMHUURIYA DAILY NEWS THANKS PRATHER
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 5 ай бұрын
tanu maaha cilmi falak ee waa advice adeer
@MaxamdeCaynab
@MaxamdeCaynab 3 ай бұрын
Saadaash roobka cawa osabti ah/3/31/2024
@yassinadan1455
@yassinadan1455 5 ай бұрын
Shukran ilaahy sanad kheyr qaba dhinackasta ilaahy haynooga dhigo Insha allh
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 5 ай бұрын
Somali oo iskuduuban inshallah thank you.
@Eng_moy
@Eng_moy 6 ай бұрын
Barnamijkan sadasha sanka aadban u xiiseya ❤
@MohamedAli-rd7rn
@MohamedAli-rd7rn 5 ай бұрын
Exactly what you said last year
@kalamaantv
@kalamaantv 6 ай бұрын
Axmed Garas Maqaloocshe waxbadanbuu ino sii tibaaxa cilimiga xidigisku waa aqoon dheraada oo qofku Barto.
@Mohalo850
@Mohalo850 6 ай бұрын
SAADAASHU WAA KHEYR SAXAN SAXADU WAA ROOB 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mohiyadinmohamoudhussein780
@mohiyadinmohamoudhussein780 6 ай бұрын
Dhawr sano oo aan daawanayay saadaashiisu waa cajiib
@shuayb_mohamoud86
@shuayb_mohamoud86 5 ай бұрын
Sanadkii hore wax badan ayaa ka rumoobay sanadkanna waan eegnaa insha Allah
@user-fb9nr4vy4m
@user-fb9nr4vy4m 6 ай бұрын
🎉
@abwaanabdiabdidahir3972
@abwaanabdiabdidahir3972 6 ай бұрын
Axmed cali garas waa sxp lakiin ima garanaayo
@nasircumar5311
@nasircumar5311 6 ай бұрын
Axmed cali garas waa falanqeeye fiican waana qoraa aqoonyahan
@Jimcaale-gq8ou
@Jimcaale-gq8ou 6 ай бұрын
Ninkani indhe aan sanadka dambe waxba sadalineyn buu u eegyhy Alleh runta ogee, wixi sanadkan dhimanaya iyo inta noolaneysaba naxariis wasaca hasiiyo aamiin aamiin
@ahmedabdullah1704
@ahmedabdullah1704 6 ай бұрын
miyad faalisa
@Jimcaale-gq8ou
@Jimcaale-gq8ou 6 ай бұрын
Subaxanallah!!! Alleh ayan ka magan galay
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 6 ай бұрын
Maad fahmin wax soo socda ma saadaalin ee wax tegay ayuu ks hadlay.
@Eng_moy
@Eng_moy 6 ай бұрын
Axmed cali garas ma qaloocshe ❤
@MubaarikSadiiq-oe3hr
@MubaarikSadiiq-oe3hr 5 ай бұрын
Allah og
@Mo.Ali.2010
@Mo.Ali.2010 5 ай бұрын
Ninkan Odayga waxaan kulatalinayaa inuu sameeyo barnaamijyo dhaxal-reeba oo aqoontan xidigiska dadka lagu barayo SAAB TV na kacaawiyo diyaarinta barnaamjikaas.
@abdidhere5532
@abdidhere5532 6 ай бұрын
Haye bl soo daa talo allah u daa
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 5 ай бұрын
Ilaahay uun baa og qaybka falaloow waxba kama oga ama Lou anaga wiinayna doorashada
@mohamedsaedmohamed
@mohamedsaedmohamed 5 ай бұрын
Saab Tv 1kii sanoba 1 Mar Baan Daawadii Waana Markii Markani
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 6 ай бұрын
Ilaahay baa og waxa soo socda
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 6 ай бұрын
Xidigisku waa cilmi baahna baaxad leh Noloshaana ku xidhan quraanka ayaan ina leh xidiguhu waxay idiin within kuwo idin hagaya
@museibrahim2796
@museibrahim2796 6 ай бұрын
Allah ayuun baa qaybka og
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 6 ай бұрын
﴿ إِنَّ اللَّهَ عِندَهُ عِلْمُ السَّاعَةِ وَيُنَزِّلُ الْغَيْثَ وَيَعْلَمُ مَا فِي الْأَرْحَامِ ۖ وَمَا تَدْرِي نَفْسٌ مَّاذَا تَكْسِبُ غَدًا ۖ وَمَا تَدْرِي نَفْسٌ بِأَيِّ أَرْضٍ تَمُوتُ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ﴾ [ لقمان: 34] سورة : لقمان - Luqmān - الجزء : ( 21 ) - الصفحة: ( 414 ) Verily, Allah! With Him (Alone) is the knowledge of the Hour, He sends down the rain, and knows that which is in the wombs. No person knows what he will earn tomorrow, and no person knows in what land he will die. Verily, Allah is All-Knower, All-Aware (of things).
@abuahmedhassan5499
@abuahmedhassan5499 5 ай бұрын
Qeebka ilahay cida wax ka og wey iska yartahay kulaa war majirto cid aan ilaahey aheen oo og
@Halgame334
@Halgame334 5 ай бұрын
RA.YIGISU KU CAYUUQAYAA
@zamzammohamed9313
@zamzammohamed9313 6 ай бұрын
Bisinka cilniga qaybka Allah ayunba og.
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 6 ай бұрын
Ninkani jama warramayo wax soo socda hadaad fahantay wax tegey ayuu ka warramayaa..
@m.a.d5400
@m.a.d5400 6 ай бұрын
waxa maqan alle oo kaliya ayaa og . ha is daalin
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 6 ай бұрын
Maad fahmin ninkani kama warramin wax soo socda ee waxa ii ka hadlay qaybka tegey aqoon laaan ayaa ku haysa.
@m.a.d5400
@m.a.d5400 6 ай бұрын
@@user-nm3fl6ps4v qaybka tagay laftirkeeda illaahay oo kaliya ayaa og, aqoona waad sheegaynaysaa bal ila fiiri aaayadan qur aanka ah ((عالم الغيب والشهادة )) (( Allah waaa ka og waxa maqan iyo waxa joogaba )) وقال تعالی ایضا ( وما کنت جانب الغربی اذ قضینا الی موسی الأمر وما کنت من الشاهدین ) iyada oo lala hadlayo nabi muxumed cs ayaa lagu yidhi (( maad joogin dhinaca galbeed ee toga duuri siinaa markaan u waxyoonaynay nabi muuse arinka , manaad ahayn goob joog )) waxaad ku ogaatay waxyi aan kuugu sheegnay.
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 6 ай бұрын
Waxa aan aad ula yaabay sacudiga ayaa maanta fasaxay cabista khamriga ahmed garasna waxa uu saadaliyay in ay xuyadu afka xidhaan sanadakan marka ay xajka tagaan waa sadal cajiba
@Reema11235
@Reema11235 2 ай бұрын
Dadku jaahilsana waxani waa cilmi la barto ee hadaydaan aqoon iska aamusa cilmi falagu wax jira wye maaha sixir😂
@Muxsin-11
@Muxsin-11 6 ай бұрын
War waxani waa galnimo dee, dadku horta diinta manay aqoon??
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 6 ай бұрын
Markaa adna mujrim ayad thy soo maaha.
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 4 ай бұрын
beeraha waa la suneeyeyi ee bal aynu eegno in roobku mayidho
@FouadElmi
@FouadElmi 6 ай бұрын
Shiine iyo mareykan 2025 ayeey isku dhacayaan
@duulqarneeynduulqarneeyn5913
@duulqarneeynduulqarneeyn5913 5 ай бұрын
Balday kuwan diciifka ahee makasta danbaajinaya acuudu billaahi mina jaahiliin waar alle ka baqa waa danbi kabaa ir kabaa ir wayn alle unoqda curaafku waa sheekha shayaadinta
@cabdiraxmaan2003
@cabdiraxmaan2003 6 ай бұрын
sadaasha bin aadanka hana rumayisan hana beenin waayo alle ayaawata waxadhacay
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 6 ай бұрын
Aadmiga yaa ka hadashiiya ilaahay nimcooyinka rabbi ugu xamdi naq.
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 6 ай бұрын
Ilaahay baa wixii dhici doona e qayb ah ina cali garas wuu fogaaday e niman reer galbeed ah baa waalaya oo xadka dhaafinaya e iskaga hadh baan leeyahy oo ilaahay ka baqo ina cali garasaw
@alkhayratmedia5956
@alkhayratmedia5956 6 ай бұрын
Wax illaahay leeyaya ha gelin xidig waxba ma keento waana shirki qofkii yiraahda xidigaas baa roobka noo keenay halaga diktoonaado
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 6 ай бұрын
Xidigu was astaan ina hagaysa ilaahay ayaa sidaa ugu talo galay. Sabuurada sare akhrista
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 6 ай бұрын
Xiddig baa wax keenayba kumuu odhane maadaa dhakada ka saaraya kadibna ku xukumaya? Kkkkkkk
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 6 ай бұрын
Wa samaai datil buruuji ilaahay muxuu ugu dhasrtay.
@alkhayratmedia5956
@alkhayratmedia5956 6 ай бұрын
@@user-nm3fl6ps4v oo macnaheedu waa maxay? ma xidigaha ha weydiiyo waxbaa ?
@axmedmiyirka1466
@axmedmiyirka1466 6 ай бұрын
Ma la helaya buug ka hadlaya
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 6 ай бұрын
Quraanka baro isagaa auaad ka dhex heli.
@mohamoudabdi5713
@mohamoudabdi5713 5 ай бұрын
Waar ilaahay ks baq arimahan aad ka hadleyso rabe illaahay ayey gaar u tahay ka toobad keena.sandkan dhamaadey waxaad tidhi roobku wuu yaraanayaa.waxaana daay roobab waaweyn. Waxaad sheegeysaa waa faal .faalkuna waa xaaraan.ee iilaahay ka baq oo ka bax waxaad sheegeysid.
@mustihaji97
@mustihaji97 6 ай бұрын
saab tv waad ceebowdeen
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 6 ай бұрын
Bal adigu is fiiri insanad ceeb lahayn
@user-se6vu8kb3k
@user-se6vu8kb3k 6 ай бұрын
Waa digan kaluunkii kawaramay ee roobkii kawaramay ee dagaaladii kawaramay arimahaas oodhan ilaahay is ka leeyahay ayaad ka faalinaysaa bal adigu noosheeg koortaad adigu dhimanayso
@madinaamoud9173
@madinaamoud9173 6 ай бұрын
Waan idin suugayne
@yahyajama8319
@yahyajama8319 6 ай бұрын
Runtana Rabbi ba Oog?
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 6 ай бұрын
Dadkani waa iska waxmagarato. Waxa uu sheegayaa qayb ma aha. Tusaale ahaan waxa aynu iskuullada ku wada dhuganney in roobka gu'gu uu da'o bisha saddexaad ilaa ta lixaad. Markaa haddaan idhaahdo roob naa di'i doona bilahaa iyada oo aan la gaadhin ma qayb baan ka warramay mise wax la arki jirey. Waxbarta inta aydaan qayb ku meeraysan.
@mohamed88466
@mohamed88466 6 ай бұрын
Hhhhhhhhh xidigaha sheegaya doorasho inta qaar cayiman la tirsado maxay kaga duwan yihiin faaliyaha dhagax tirsan xisaabinaya dhagax iyo xidigna inta faaliyuhu dhulka kaa tuso uun buu kana cirka kaa tusayaa
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 6 ай бұрын
@@mohamed88466 doorashada waa la waydiiyey uun markaa sidey la tahay buu sheegay, xidigisku sideedaba waa 2 qaybood. Mid shayaadiin la adeegsado iyo mid lamida sida afarta xilli loo kala garto. Markaa wax la faashadey oo shaydaan la adeegsadey ma jiree wixii dabeecadda hore looga bartey uun baa laga oddorosaa. Taasi runna way niqotaa beenna way noqotaa. Marka shirkigu yimaaddo waa marka xiddigga manfaco la moodo ee la yidhaa xiddiggaasaa roobka keena.
@hamsirr6551
@hamsirr6551 6 ай бұрын
Balantaas doorashada u arkaya taasa qalbi jabka keenaysa looolz
@fayzamuhammad7356
@fayzamuhammad7356 5 ай бұрын
Sadal
@timirtiijanada1564
@timirtiijanada1564 6 ай бұрын
war iLlaahaaga kabaq diinlaawe
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 6 ай бұрын
kkkk diinlaawe markaad leeday inaad adigu ku gaaloobayso ma ogtay😮
@user-se6vu8kb3k
@user-se6vu8kb3k 6 ай бұрын
Waar ilaaha udaa armihiisa awoodihiisa xuduudii ilaahay waad ka baxday
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 6 ай бұрын
Garas ilaahay kama hor iman ee adaan garanayn malaha .
@osmanmohamed6893
@osmanmohamed6893 6 ай бұрын
Qofkan indho sheydaan buu leeyahay ...
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 6 ай бұрын
Adiga wsxan ahayn oo shaydaani ma jiro waayo shaydaanku dadka dhiigiisa ayuu la socdaa bal isbaadh waayo shaydaan cid aragtay ilaahay ms sheegin.
@mohamed88466
@mohamed88466 6 ай бұрын
Been baad sheegtay "sanad kastaa sanad buu u eeg yahay"
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 5 ай бұрын
Faaliye Ali Garas.
@user-ts6hc7sm3n
@user-ts6hc7sm3n 5 ай бұрын
Kkkkk kan somaliland waaye Haduu qalbijabkii❤noobilaabay Balo kudagtay Sland fursado iyo waxwanaagsan haisku diyaariso Smaaliyana siyaasad xumo haiskudiyaariso kulahaaa Kkkk waakaadiiday somali hadal iyadoo ah saadaali hadii kale saadaashaadu waaa beenbeeneey😂 ama waa barkuma taaal GUul yaa rabi dhamaan muslimiinta dal iyo dibadba
@amiirfiifa
@amiirfiifa 5 ай бұрын
Tii hore ee uu sheegayba way dhacday Dhulgiriirkii turkiga Madaxdhaqameedkii awoodaystay Dagaalka israail
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 6 ай бұрын
Beenaale ilaahay ku cadaab ???? Waxaad sheegayso waa rabitaan kaaga waana wada been been been been !!??
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 5 ай бұрын
Waqooyi waxa ay ku taameyday bey heleysaa oo icriraafkii baa u fududaan Tan soomaaliyana qalalaaso siyasadeed bey galeysaa oo maamul goboleedyada ayaa federaalka qabsan doona waxa ayaan daro ah qiimeyntada wey buktaa Allaha idin caafiyo
@abwaanabdiabdidahir3972
@abwaanabdiabdidahir3972 6 ай бұрын
Axmed cali garas waa sxp lakiin ima garanaayo
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 74 МЛН
Ma U Diyaarsantahay Sanadka 2024?
20:57
Somvato Institute
Рет қаралды 104 М.
Cilmiga Xidigaha Waa Labo Qaybood II Sh Xassaan Abu Salmaan
5:45
Daarul Xadiith
Рет қаралды 8 М.
Barnaamijka Madasha Aqoonta: Cilmiga Xiddigiska.
19:37
CBA TV
Рет қаралды 6 М.
BARNAAMIJKA AFTAHAN SAAB TV XIDIGISKA
36:08
SAAB TV
Рет қаралды 24 М.
Bandhiga Qoraaga | Cilmiga xiddigiska
30:32
SBC SOMALI TV
Рет қаралды 18 М.
Спит с ОТКРЫТЫМИ ГЛАЗАМИ! 😱😴
0:25
Взрывная История
Рет қаралды 5 МЛН
Бушмен и бабуин. В поисках воды.
0:42
BERMUDA
Рет қаралды 10 МЛН
Никогда не убивай это существо! 😱
0:28
Моя Жена Босс!
0:40
Petya English
Рет қаралды 2,2 МЛН
天使妈妈拍到了什么大家吓一跳?#火影忍者 #佐助 #家庭
0:23
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 3,8 МЛН
LEVITATING MAGIC REVEALED 😱😳
0:18
Milaad K
Рет қаралды 8 МЛН