Barnaamij ku saabsan Taariikhda Raas Guardafui-Terra

  Рет қаралды 52,114

PUNTLAND TV

PUNTLAND TV

8 жыл бұрын

Copyright Laws and Treaties. Any unauthorized copy or re-upload of this video is prohibited. No part of this video may be reproduced, or used in any form or by any means. We will notify KZfaq ALL RIGHTS RESERVED. This video contains material protected under International and Federal Copyright of any reproduction or re-uploads.

Пікірлер: 69
@suadali8027
@suadali8027 2 жыл бұрын
Aamiin Allah ha u naxariisto. Waa barnaamij aad u qiimo badan, waxaana fiicnaan lahayd in taariikhdaan lagu daro manhajka iskuulaadka.
@aydurusmohamedhirsi3784
@aydurusmohamedhirsi3784 6 жыл бұрын
Allaha u naxariisto walalkeen Aden Terra oo ku dhinty London Ilaahaw ku dar martidaada aad xagaaga laga jclyhy aamin
@abdikeirmohamed3431
@abdikeirmohamed3431 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto wariye Terra Dhaxal bunoga tagey taariikhda Gardafui
@adanabdiaziz5866
@adanabdiaziz5866 6 жыл бұрын
7th June 2018 ama 23ka Ramadan ayuu geeriyooday Allaah ha u naxariisto nin wanaagsan buu ahaa. .dhinac kastaba.caruurtiisiina samir iyo imaan Allaah haka siiyo. .aamiin
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Aamiin
@AhmedHassan-jz6zn
@AhmedHassan-jz6zn 2 жыл бұрын
Amiin wll
@adanabdiaziz5866
@adanabdiaziz5866 6 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto Maxamed Adam Xirsi Terra nin wanaagsan buu ahaa af gaaban qalbi fiican. .Nairobi baan wada joognay makhribka dabadiisa ayaanu meel isugu imaan jirnay. .taariikh badan ayuu iiga sheekayn jiray
@adanabdiaziz5866
@adanabdiaziz5866 6 жыл бұрын
Waxaa iigu dambeysay Garoowe dhamaadkii 2014kii Airport ka ayaanu isugu nimi. .waan sheekaysanay. .Allaah ha u naxariisto wuxu ahaa weriyaha aan ugu jeclaa weriyaasha somalida. .yaraantaydi markuu warka akhriyayao waan jeclaa. .Allah ha cafiyo. .caruurtiisana samir iyo imaan Allaah haka siiyo aamiin
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 3 ай бұрын
Allaha ha u naxariisto warriye sare Mohamed aadan xirsi Tera
@xabiboaadan528
@xabiboaadan528 6 жыл бұрын
Innalialahi wa inna ileyhi rajicun ilahey ha unxaristo wariyehena mahamed adan terra
@bby6
@bby6 2 ай бұрын
Alaha u naxariisto wariye terra inshallah
@AbdifitahQoorgaab
@AbdifitahQoorgaab 5 ай бұрын
Allah unaxariisto rugcadaa my role model 🙏 ♥️ ,mohamed Aadan Hirsi "TERRA " godka Allah kuu nuuro
@donnuele7693
@donnuele7693 6 жыл бұрын
PRESENTE ✋🏻🇮🇹🇸🇴
@aqoonmaal1851
@aqoonmaal1851 Жыл бұрын
alla ha'unaxariisto terra
@ahmedabdi7790
@ahmedabdi7790 6 жыл бұрын
Illaahaw unaxariiso Qabrigana uga dhig beer beeraha jannada kamida 😭😭😭 wariye ruug cadaa ah buu ahaa
@user-kn9pz8ww1h
@user-kn9pz8ww1h Жыл бұрын
aamiin aamiin yarbi
@adanabdiaziz5866
@adanabdiaziz5866 6 жыл бұрын
Aad baan uga naxay geeridiisa wuxuu iiga sheekeeyey qoyskiisa inuu aabo iyo hooyaba u yahay. .wuxuu ahaa nin aragti dheer ceeb yar oo qalbi furan Ilaahoow u naxariisto ubadkiisana u ilaali Ilaahoow grab gal ubadkiisana ...janno fardawsa Ilaahoow gee. .aamiin
@duulsiradanofficial5917
@duulsiradanofficial5917 3 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto wariye teera oo aahaa wariye rug cadaa ah 😭😭
@naimastar9366
@naimastar9366 5 жыл бұрын
Amiin yaa rabi u naxariiso wariyaha wlh af Ayan ooga diiranyooday geeridisa amiin yaa rabi
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 2 жыл бұрын
Adeerkey mahamed tera Allah u naxariisto janatulfardowsa Allah ku irsaaqo Allahuma Aameen
@aminaabdi9327
@aminaabdi9327 6 жыл бұрын
Allah ha u naxaristo ya rabi caalamiin
@sahraramathan4371
@sahraramathan4371 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Maxamed Adam Terra
@saynab1741
@saynab1741 Жыл бұрын
❤❤❤ my heart waad ficnaandonta inshalaahl
@omarnuh
@omarnuh 6 жыл бұрын
Allah Yarhamuhu. Marhum Mohamed Adan Hirsi Terra. 11:30am.di.12.06.18.nl.
@nimcaanyare2587
@nimcaanyare2587 6 жыл бұрын
IlHy How NaxariistoH Amin Amin
@user-wf3ym7rn1r
@user-wf3ym7rn1r 2 ай бұрын
Allah yarxamu
@jamescade3458
@jamescade3458 6 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto teero nin nagu qaaliyuu ahaaa
@mohamadhaji2190
@mohamadhaji2190 5 жыл бұрын
Rabi Naxariistii Janno Haka Waraabiyo
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 6 жыл бұрын
Allaah yaa raxma terra
@user-wf3ym7rn1r
@user-wf3ym7rn1r 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@maxamadfarxaanclaahi1552
@maxamadfarxaanclaahi1552 5 жыл бұрын
Ilahay haunaxariisto
@hassanabdi4138
@hassanabdi4138 6 жыл бұрын
Ilahey haa unaxariisto Ameen
@ummoshahinaaz4522
@ummoshahinaaz4522 6 жыл бұрын
Allow dhulkeyga dadkiisa in ogeysii in uu yahay deyman Allow mey ogadaan dadkeygu In caalamku cadow uyahay dhulkeyga
@trumpppl2024
@trumpppl2024 6 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto wariye Mohammed aadan terra
@mahadomar5944
@mahadomar5944 2 жыл бұрын
Allah u naxristo amiin yarabi .wxuu ahaa wariye caalami ah.
@suldaancalicade7984
@suldaancalicade7984 6 жыл бұрын
Rabi naxriistiisa jano hasiiyo weriye mohamed adan xirsi ateera
@abdulaahiabdiraxmaan3969
@abdulaahiabdiraxmaan3969 6 жыл бұрын
Allaha unaxaristo
@bashirdhoore2670
@bashirdhoore2670 4 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto janadii ha ka waraabiyo marxum Mohamed adam ttera
@siad5196
@siad5196 6 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto
@Mohamed100ize
@Mohamed100ize 6 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@mahadomar9006
@mahadomar9006 2 жыл бұрын
Allah u naxriisto amiin ...2021 .
@Za07Editz
@Za07Editz 6 жыл бұрын
Alle hawnaxriisto wariye maxamed adan xirsi terra maanta ayuu ku geriyooday london
@rayaanmohamed3905
@rayaanmohamed3905 4 жыл бұрын
Alleh naxariistiisa jano haku siiyo aderoh
@magacahadankenay801
@magacahadankenay801 6 жыл бұрын
Alah Hakuu Naxariisto
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Aamiin
@khalidsaidmusekhalidyare7616
@khalidsaidmusekhalidyare7616 5 жыл бұрын
Illahow Ku naxariisto aterna
@user-qr6lv2pb1r
@user-qr6lv2pb1r Жыл бұрын
Wariyuhhu cod macanaa
@CabdiFarax-jc5nd
@CabdiFarax-jc5nd Жыл бұрын
Waxaas ayaa suxufi la odhan karaa ilaahay hawnaxriistee
@saiddoxalae3655
@saiddoxalae3655 7 жыл бұрын
nalkaas waxa uu leyahay taarikh cajiib ah
@hamdahusein1083
@hamdahusein1083 6 жыл бұрын
alle how naxariisto
@hamsefoosi8420
@hamsefoosi8420 6 жыл бұрын
Alleh hawnaxariisto amiin teera wariye hibo gaar leh buu ahaa😭😭😭
@boqorkabeelweyntagarxajis6803
@boqorkabeelweyntagarxajis6803 6 жыл бұрын
I am hamse Foosi muu dhiman Dee zxp waa nolyahay
@hamsefoosi8420
@hamsefoosi8420 6 жыл бұрын
Sadaam möhamed ilhay hawnaxriisto sxp maantuu dhintaye
@ahmedabdi7790
@ahmedabdi7790 6 жыл бұрын
Sxb wuu dhintay wariyaha maanta ayuu dhintay saan maqlay
@boqorkabeelweyntagarxajis6803
@boqorkabeelweyntagarxajis6803 6 жыл бұрын
Ahmed Abdi Allah how naxariisto qabrigana how nuuro zxp waa gerinaxdin leh wlhi
@hamsefoosi8420
@hamsefoosi8420 6 жыл бұрын
Sadaam möhamed amiiin
@hamseabdi9071
@hamseabdi9071 3 жыл бұрын
ALLAH HA U NAXARISTO (Terre)
@FC_7MAN
@FC_7MAN 2 жыл бұрын
Biyaxiren itobiya masar yagaliyay qarash waqtigasna iyaga galiyay qaras gumeysi hadal irhoono
@iwaranmedia7738
@iwaranmedia7738 8 жыл бұрын
hhhhh wallee tera si caqilnimo ayaad uga baxsatay.
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 жыл бұрын
Dhul majeerteen ayuu amaanayaa.
@user-jd1ds5di9c
@user-jd1ds5di9c 5 жыл бұрын
Xayawan caqli yar Caruur yaro qabyaalad laguso barbariyay adi cml ayaa somali kudaxjira marxumka A.H.U.N asaga yunis cali nuur waa halgamayaal ilaa iyo 1972 saxafada kuso jireen barnamijyo fara badan ayuu guud ahan dalka kasameyay barnamijkana kuwasu kamid yahay dhulkan aad ledahay majerteen ayaa majerteen malahane somali ayaa iska leh waaladiman qabyaaladan qurunka ah qalbigada kasaar
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
Waa dhul soomaaliyeed anagaa joogna iska daa qabyaalada iyo kala qoqobka
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
@Omar Yare majeerteen wax qabadkooda lagama xuma lkn waa Dad madaxdooda Iyo waayeelkoodu evil miidhan yahay.
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 3 ай бұрын
Muxuu amaani lahaa haddaa
@AbdifitahQoorgaab
@AbdifitahQoorgaab 5 ай бұрын
Allah unaxariisto rugcadaa my role model 🙏 ♥️ ,mohamed Aadan Hirsi "TERRA " godka Allah kuu nuuro
@honabdikarin7726
@honabdikarin7726 5 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 80 М.
Garduush: Duulkii Qubadu, Quudka U Ahayd!
6:05
Astaan
Рет қаралды 93 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,3 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 207 М.
SIDEE KU DHACAY WEERARKA #GURIGA CABDIRAXMAN CABDISHAKUR WARSAME
21:06
Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Labaad HD
40:40
Universal Somali TV
Рет қаралды 195 М.
MAXAMED AADAN XIRSI (TERRA) OO MAANTA LA AASAY
13:43
HANOOLAATO
Рет қаралды 36 М.
Booqashada Bulaxaar Qaybtii 3AAD
35:10
Universal Somali TV
Рет қаралды 77 М.