Barnaamijka Beeraha, by [ Cabdiqaadir C/laahi Nuur ]

  Рет қаралды 40,329

SLNTV

SLNTV

3 жыл бұрын

Fadlan: Subscribe + Like + Share
Website: slntv.tv/
Facebook: / slntvone
Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Пікірлер: 64
@munayusuf4949
@munayusuf4949 3 жыл бұрын
Manshallah manshallah waa wax aad u wanaagsan in aynu ka faa’iidaysano nimcada Allah ina siiyey. Aad baad ugu mahadsan tihiin soo bandhigan qurux badan Iyo dhiiri gelintaba. Wallalo bal noo soo sheeg ciwaankiina si aan idiinla soo xidhiidhno. Waanu rabnaa in aanu beero bilownee... Dhulkeedii ayaa khayraadka Allah .
@ilko-dheere
@ilko-dheere 3 жыл бұрын
Machaallah reer Arabsiyo Allah anii barakeyo... 🤲🏼
@kasboaqoonkuanfacda8772
@kasboaqoonkuanfacda8772 3 жыл бұрын
Run ahaantii waa waxqabad mutaysta in loofidayi tageerio balladhan oo culus hawl wadeenada barnaamijka beeraha ee kabaxa TV qaranka sl hambalyo hambalyo boqolkiiba bqokc
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 жыл бұрын
Thank you very much. We have to develop Somaliland.
@aidgab1196
@aidgab1196 3 жыл бұрын
Masha Allah guul iyo gobonimo Somaliland
@mustafaabdi9074
@mustafaabdi9074 3 жыл бұрын
Mashallah waxaan hambalyeynayaa mulkiilaha beerta Maxamed Xassan Carwo oo runtii mudan ku dayasho bulshada reer somaliland tusay in dhulkeenu dihin yahay oo waxwalba ka bixi karaan hadii la tabcado TVga Qaranka iyo wariyaha barnaamijkaa qiimaha badan sii wada waa dhiiri galin wacane
@BALIGUBADLETELEVISION
@BALIGUBADLETELEVISION 3 жыл бұрын
u fiirso magaca janalkayga waa iskaa wax u qabso waxaynu u baahanahay weeye hadaynu nahay somaliland markaa aad ayaan ugu hambalyeynayaa walalaha fikirkan keenay masha allah
@cawilabdi2050
@cawilabdi2050 3 жыл бұрын
Masha alah hambalyo barnaamij waxtar leh oo qiimo badan
@abdiomarimohamed6626
@abdiomarimohamed6626 3 жыл бұрын
Beautiful Somaliland
@mohammedyusuf3662
@mohammedyusuf3662 3 жыл бұрын
MAASHA-ALLAAH Hambalyo Hambalyo in aan tago ayaa an rabaayee Halkee kala xidhiidhi karaa
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 жыл бұрын
Tv qaranka somaliland
@kanlkadiinta1276
@kanlkadiinta1276 3 жыл бұрын
Mansha allaah
@Hawdjoog
@Hawdjoog 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tihiim dhamaantiin garab istaaga aad nagu garab taagan tihiin barnaamijka Beeraha ee slntv waaan sii wadi doonaa barnaamijyada waxtarka u leh bulshada reer Somaliland ee wax soosaarka Beeraha. Kun jeer mahadsanidiin dhamaantiin
@weerarchannel7041
@weerarchannel7041 3 жыл бұрын
Beautiful farm and song hore u soco
@xadarisoxadir2940
@xadarisoxadir2940 3 жыл бұрын
Mansha allah
@Diidii22665
@Diidii22665 3 жыл бұрын
Mashalaah aad ayaad umahad santay wiilka dalkiisa maalgashtay dowladu waa iney maalgalisaa beeraaleyda oo lajoojiya tomata 🇪🇹 ka imaneysa
@ismaaciilmaxamedcakule
@ismaaciilmaxamedcakule 3 жыл бұрын
hambalyoo barnaamij qiimo badan
@nuuraalmis1659
@nuuraalmis1659 3 жыл бұрын
NINBA DHEECAANKII BUU DHALAA DHASHII XASAN CARWO MAASHAA ALLAAH
@ahmedlakitube2893
@ahmedlakitube2893 2 жыл бұрын
My home arabsiyo masha allh waa green house kii aan gacantayda ku dhisay
@mustafemohamed4496
@mustafemohamed4496 3 жыл бұрын
Maashaa allah wariye caqli badan hore u soco wll
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 3 жыл бұрын
maasha allaah waxaa laga baxaa tamaandhada dhacday ee shiinaha lagakeeno ooaan asli ahen guul allaha idiin barakeeyo dhulkiina beera ,oowaraabiya quuta illaahay baa noocabidiyay dhulka masaakiinta wax kasiya
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 3 жыл бұрын
Masha Allah
@yastomohamed7408
@yastomohamed7408 2 жыл бұрын
illaahow beeraha noo barakee
@hadhkamusa740
@hadhkamusa740 3 жыл бұрын
Maansha allaa. Ilaahay ha idin barakeeyo
@arafadmayay1854
@arafadmayay1854 3 жыл бұрын
Maansha allh maansha allh
@user-il4vj5js7u
@user-il4vj5js7u 3 жыл бұрын
Masha allah
@nabadonbadri1574
@nabadonbadri1574 3 жыл бұрын
Masha alla wiilka beeray ku khasari maayo idimka alle
@ca6611
@ca6611 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ban ugu mahad celinayaa tvga barnamijyada nocan ahna waa kuwa loo bahan yahay in dadka loso tabiyo waxtarkana leh mar labad waan umahad celinayaa tvga
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 3 жыл бұрын
Manshalaah
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 жыл бұрын
Good news
@shadiaali6048
@shadiaali6048 3 жыл бұрын
Mashallah
@rashiid187
@rashiid187 3 жыл бұрын
Mashalah wa wax lagu farxo. Baradhona ha la beero way baxaysaa
@abdobreezy1417
@abdobreezy1417 3 жыл бұрын
Mcha allh alla haku baraeyo wlhy wxad beeratid unba heli 🙏🙏
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 3 жыл бұрын
Maashaalaah Tabaarakaallaah
@maxamedcabdirisaaq1898
@maxamedcabdirisaaq1898 3 жыл бұрын
Mchallh good job
@shaficihassanismail5669
@shaficihassanismail5669 3 жыл бұрын
Uhu horayn wax u hanbalayaynaya mulkiilaha beerta marka xigta waxan aad ugu bogaadinayaa muuq baahiyaha qaranku haysha uu qabtay waxanan leeyahay halkaa kasii wada barnaamijyadan. markay ugu yartahay waxay dhiiri galinaysaa ardayda beera baratay iyo intii danaynaysaba.
@jamaahiirwase
@jamaahiirwase 3 жыл бұрын
My family owns 50 Hectares not fare from Arabsiyo... we planted some Vegetables and fruits with greenhouse and Aquaponies systems irrigation ;)! Somaliland way tagtey
@abdourahman8231
@abdourahman8231 3 жыл бұрын
Dhulka hectare imisa lasiiya wll ariyada
@jamaahiirwase
@jamaahiirwase 3 жыл бұрын
@@abdourahman8231 salam ma qimaayn karo ! Waayo waa beeti awoowgey since 1956.. kadibna waanu maal galiney 1997 ki ilaa imika oo si casriya loo beerey
@hamdaahmed3537
@hamdaahmed3537 3 жыл бұрын
Halkee ayay ku taala beertiinu
@jamaahiirwase
@jamaahiirwase 3 жыл бұрын
@@hamdaahmed3537 gogol wanaag
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 3 жыл бұрын
Canbe maahee babay!!!!!!
@hadhkamusa740
@hadhkamusa740 3 жыл бұрын
Fariido!
@ahmedhabaneh4659
@ahmedhabaneh4659 3 жыл бұрын
Machaallah hedo
@shakiibhunk7983
@shakiibhunk7983 3 жыл бұрын
aallahayow mid muuse dhama oo lagu diirsado no keen
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 3 жыл бұрын
yanyadas waxa ay ku wanaagsantahay in lagu cuno ansalaato.
@nasirnaska3533
@nasirnaska3533 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantihiin Barnaamijkan lkin wariyaha waxaad mooda mid aan aad u bislayn dhanka si.aalaha 🙏🏽
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 3 жыл бұрын
Ku waa ku washay hay ad haa Arkaan
@fdama
@fdama 3 жыл бұрын
Why are the tomatoes green and not red????
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 3 жыл бұрын
it will be red within a few days, if you wait when it goes red it will not have a long life.
@fdama
@fdama 3 жыл бұрын
@@burcaawidb5170 Ok. Strange though. In Europe they pick them only when they become very red.
@sowhat7997
@sowhat7997 3 жыл бұрын
Refrigerators that's why
@seynabali5894
@seynabali5894 3 жыл бұрын
waa in dhowladu waa in ay waxa ethopia ka soo qala waa in lacaq la dul saaro oo dadku aaney iibsan kareyn.sido kaleto waa in waxa dulka ka baxa laku iibiyo lacaq jaban sii ay suqa uga saarto kuwa ehtopia ka soo baxa.wayo yurub waxa ay beeran aya ka jaban ku laga keeno africa iyo china.sidas ayu qofka beeraleydu wixi ay beeran laka iibsanaya oo dhagale ku helaya.
@apdohakim1650
@apdohakim1650 3 жыл бұрын
WAANU BOOQANAY WAAA NIN ILBAXA RUNTII ANAGOO ARDAYA SINWCN BUU NOO QAABILAAY TAMAANDHO BADANA WUUNA SIIYAY
@allnineandsix9457
@allnineandsix9457 3 жыл бұрын
Shaqo wanaagsan ayaad qabateen, sharax ka bixi diyaarinta Dhulka, Cimriga geedka tamaandhada,wax soo saarka geedkii la,waraabka iyo wixii macluumaad dheeraad ah
@abdilafrah8274
@abdilafrah8274 2 жыл бұрын
Carafaad franfurt ayaankashaqeynjirey miis ayaakusiibeeraysay waqtigawaaduqiyaasaysaa wanalokalabedelaa 30daqiio ayaakufilan biyaha cagafcagaf gacantalauriixo lagucaragediyaa banaanka digirlagubeeraa ulodhaadheer sayisugumarto
@abdirahmanahmed1043
@abdirahmanahmed1043 3 жыл бұрын
Taaandadii Ethiopia khalkhal gashay Waa nooca aduunyadu ku ku tartaman casrigan
@batulaisse2844
@batulaisse2844 3 жыл бұрын
sara kaca oo dhulka be3erta iska daaya waxa aad ka sugeysaan Ithopia.
@realkoshin
@realkoshin 3 жыл бұрын
Subaxaan Ila daawada wllyaal m.kzfaq.info/get/bejne/f96fiZqZ36uRcX0.html&feature=sha
@cawalemahamud2944
@cawalemahamud2944 3 жыл бұрын
Cunsuriya da isks daaya gobalka ugu wax soosaarka badan waad taqanaan ciduu yhy taga
@sahramahamed4462
@sahramahamed4462 3 жыл бұрын
Masha Allah
@guledfrance283
@guledfrance283 3 жыл бұрын
Maashalah
@khadarxasan5230
@khadarxasan5230 3 жыл бұрын
Maasha allah
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 25 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 18 МЛН
Greenhouse and Drip Irrigation Training  Sanaag Region Soomaaliland
29:49
Mohamed Saeed Ahmed
Рет қаралды 25 М.
GREENHOUSE KAN 6 BILOOD 18 KUN DOLLAR AYUU SOO SAARI KARAA! 🇹🇷
10:31
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 94 М.
2da Nuuc ee Yaanyadu Ukala baxdo: Tee Greenhouse ka Kufiican?
18:33
MAXKAMADA OO TARTAN SIISAY MADAXWEYNAYASHA SOMALIYED
34:45
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 842
Barnaamijka Beeraha |  Deeganka Agamsaha |  15 03 2021
16:52
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 25 МЛН