No video

Barnaamijka Beerista Caruurta ee Umukaltuun ee Cisbitaalka Gargaar

  Рет қаралды 45,133

Universal TV

Universal TV

4 жыл бұрын

Пікірлер: 170
@smartgamer8150
@smartgamer8150 4 жыл бұрын
Mansha Allah ilahay haydinla qabto anigana isoo duceeya wllayal dar ilahay in ilahay awlad khayr qabto isiiyo
@mahamedahmed2478
@mahamedahmed2478 4 жыл бұрын
Allah haku siiyo wll amiin amiin
@inantareerka1103
@inantareerka1103 4 жыл бұрын
L. L. Qaali Mahamed ilaaha wayn ee waaxidka ah baan walalo kuu baryayaaye ilaahay haku siiyo kuwo caafimaad qaba oo baariyiina, 10 sano ayan guri lahaa markii ilaahay ubad i siiyay, alxamdulilah 2 ayan haysta manta, waa dareemayaa xanuunkaaga, taladayda aan ku siinayaa waa inaad samirto ilaahayna talo saarato..
@safiyadagan7346
@safiyadagan7346 4 жыл бұрын
Rabigu awlaad barakaleh hkuugu arsaaqo oo ku anfaca aduun iyo aakhiraba
@ayaanmohamud6032
@ayaanmohamud6032 4 жыл бұрын
Illahay hakusiyo duriyad salih ah adiga aniga iyo qof walba oo awlaad ubahan inta haysatana allaha ubarakeeyo amin
@smartgamer8150
@smartgamer8150 4 жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@hassanahmed898
@hassanahmed898 4 жыл бұрын
Isaaqu waa dhisteen magaaladoodii walee cid uma baahna dadkaasi waa dad isu kalsoon salaan sare ree sheekh isaxaaq from puntland
@hamsesuldaan1428
@hamsesuldaan1428 4 жыл бұрын
Maaha isaaq oo kaliya walaal waa soomaali oo dhan inay wixii fiicanba ku faanaan markaa soomaali waa soomaali waxa intaa kasoo hadhaaba ma jiro from hargeysa
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Hassan Ahmed Mahadsanid
@safasamawada7034
@safasamawada7034 4 жыл бұрын
Inader juuriyada barakaysan ee soomalilnd dheh intaad qabiil qudha sheekayso qabiil ma dagana somaliland e
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
@@safasamawada7034 haa waa Sidaa wlo
@safasamawada7034
@safasamawada7034 4 жыл бұрын
@@wiilkahargeysajecel8748 haa wllo waa inanyu Difaacnaa dalkeena iyo dadkeena iyo qaranimada Jamuuriyada barakaysan ee somaliland
@bintumohamed249
@bintumohamed249 4 жыл бұрын
Illahay qof walba wuxuu ubahanyahay siiqof kii awlad raba qofkii arsaq wasica raba qofkii zawaj raba qofkii jamacad raba illahay qof walba wuxuu tabayo sii aamiin
@simanmacalin2075
@simanmacalin2075 4 жыл бұрын
Amiiiin ya rabi
@zuldandhakawe6801
@zuldandhakawe6801 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Dhamantenba
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 4 жыл бұрын
Masha Allah illaahay inooma baahiyo gaalo iyo cadawga oo dhan. Aamiin
@inantareerka1103
@inantareerka1103 4 жыл бұрын
Ilaahay ubad ha siiyo hablaha walaalahayga ah ee ubad la’aantu hayso..
@kuulow143youwillbemydear3
@kuulow143youwillbemydear3 4 жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@kuulow143youwillbemydear3
@kuulow143youwillbemydear3 4 жыл бұрын
Insha allaaaaah
@faadumoabdullahi1105
@faadumoabdullahi1105 4 жыл бұрын
Aamin abyo
@strawberry6835
@strawberry6835 4 жыл бұрын
@@kuulow143youwillbemydear3 aamiin
@fartunsalad5874
@fartunsalad5874 4 жыл бұрын
Amiin qali
@fatumahassan4812
@fatumahassan4812 4 жыл бұрын
masha Allah guul iyo gobonimo viva Somaliland hore u socoda ilaahey ha idiin garab galo aad iyo aad baan uga helay
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 жыл бұрын
Nabadu wanaagsanaa waxan lama gaadheen. Safarkii fogaa laga raysay Maanshaalaa
@khalidsugaal7111
@khalidsugaal7111 4 жыл бұрын
Illahay ha u sahlo dadka aan ubadka lahayn ubad khayr qaba. Inta haysatana Illahay ha u barakeeyo
@ayancaday29
@ayancaday29 4 жыл бұрын
Masha Allah waa arin lagu farxo runtii hambalyo hormar wacan 👏👏👏
@mrhassansomali522
@mrhassansomali522 4 жыл бұрын
Masha alah reer gargeysa dad tashtay inti khalalasaha ka jirtay dhul weynaha somalkyed FROM GALMUDUG
@Abdirahman422
@Abdirahman422 4 жыл бұрын
ان الله على كل شيى قدير
@balqiisasuldaan585
@balqiisasuldaan585 4 жыл бұрын
Illahay ubad khayr qaba ha siiyo gabadhkasta oo muslim ah wax la beero allaha kaso furto kurbada alle haka faydo wan u duceye markasta wlhi Because anay iga daheen ubad ku
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
Balqiisa Suldaan, hambalyo, hambalyo walaalo, imisa ayaad haysaa hada? Alah hakuu daayo. Lafteyda wey iga raagtey 14 sano ka dib baa Allah nowgu deeqey wiil yar, hada 3 sano ayuu jiraa, waligeyna dhaqtar iyo habar wax duugta uma tagin, Allah ayuun baan aaminsanaa inuu isagu ii hayo, runtii labadayaduba waanu isu samirney hada wiil yar baan haysanaa ilaahay in kalena ha nowgu daro. Walaalo waan dareemi karaa kurbada ay leedey iyo su'aalaha foosha xun ee ay dadku ku weydiinayaan, siiba dumarka, aad bey ii dhibi jirtey markey dhahaan naa miyaad ninka iska fudtid iyo maxaad u dhali weydey oo miyaad iska mudey oo caruur baanad rabin. Subxaan. Ilaahow qof walba halkuu ka dhibanyey ka baahitir. Amiin.
@bilancilmi6678
@bilancilmi6678 3 жыл бұрын
Jazakallaah khayr Dr iyo inta la shaqaysaba
@ayancaday29
@ayancaday29 4 жыл бұрын
Universal TV Thanks 👍
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 жыл бұрын
Maanshaalaah Dr c/raxmaan ilaahay ha kuu barakeeyo. Soomaalaay gaalo iyo hindi ha aaminina ee halkan aynu iska daawayno. Goblan tala aduunyooy goblanka waa inaynu ka cararno kkkkkkkkkkkk
@abdirahmanarab7010
@abdirahmanarab7010 4 жыл бұрын
Alle wayne awlaad khayr baan ka baryaynaa .. Kuwa alle awlaad siyayna inuu awlaada uwanajiyo ban uwaydinayna Dhaqtarkaan casrigaa waa wax lagu farxo oo dadka wax badan ka cawinya ubaahan .
@khadarismail3541
@khadarismail3541 4 жыл бұрын
Reer Somaliya sababta ay uga maarmi layihiin Somaliland waa kartida iyo hal abuurnimada Illahay ku galaday dadkan reer Somaliland!
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 5 ай бұрын
Masha Allah
@muktarahmed8484
@muktarahmed8484 4 жыл бұрын
Like ii saara gaalo ayaan tartan kula jiraayee plz
@khatraosman2146
@khatraosman2146 4 жыл бұрын
Lamb
@khatraosman2146
@khatraosman2146 4 жыл бұрын
Pleas
@haldoorrashiid6537
@haldoorrashiid6537 4 жыл бұрын
Dr abdirxamaan ali maxamed awkoonbe alle cimriiga iyo cafimadkaba alle haku barkeeyo adeero
@saccdiyamahmed2975
@saccdiyamahmed2975 4 жыл бұрын
RER''''Shekh''''''Isaaaaq''''''Waligod''''Somalida''''''Way'''''Ka''''Ilbaxsanayeeen''''''''Xaga''''Cilmiga'''''Mashllah'''''Ar''''Nin''''Isaaaq'''''Halaga''''Guyaco
@ruqiyaabdisalam4731
@ruqiyaabdisalam4731 4 жыл бұрын
waxaan maqley dad soomaali ah oo lagu beerey dadkale ogxantood iyagoon ogeyn ilma cadaan ah ama madow afrikaan ah allxamdullih meeshii lagaaga bogsanlahaa gaaladaas khaa imiinta ah
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
ruqiya maay dhacey maskaanii ma cadan baay dhaleen wax lagu qosalo ma ahaaa
@ruqiyaabdisalam4731
@ruqiyaabdisalam4731 4 жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 haa walaal. waa dhacdey waa arin jirta
@maryamamaxamud295maxamud2
@maryamamaxamud295maxamud2 4 жыл бұрын
Muslimiinta waa iney ku zabraan hadey si dabiici kudhali waayaan .ma.aha iney qasab awlaad kuraadiyaan .hadii kale waa minkaaga ugxan iyo shahwo dadow halugu beerto. .
@asmaaden1169
@asmaaden1169 4 жыл бұрын
Ruqiya Abdisalam dad aan aqaano ku dhacday oo ilmo lo beeray somali ah ilmo cad dhalay ilaa timaha kuwa rer yurub u eegyihin timo cad
@maidamohamed939
@maidamohamed939 4 жыл бұрын
@@ruqiyaabdisalam4731 wllo hadad aqoon uledahay qofka imisa sano marku guri labado oo uu wxba dhali waayo ayaa lagu bereya 🙏
@mukhtarabdi1224
@mukhtarabdi1224 4 жыл бұрын
Mazh allah wariye ruug cadaaya Cabdi salaan herari alle ha ku barakeeyo cilmiga
@saccdiyamahmed2975
@saccdiyamahmed2975 4 жыл бұрын
Mashalah '''''Hormar''' Wacan'''''Rer ' Somaliland '' ' Alle''''ha'''idin' Siyadiyo''''''Hormarka''' 'Wacan''''
@abdiwahabjama9112
@abdiwahabjama9112 4 жыл бұрын
Walahi Somaliland hadaan sidaa u eegay waa so fast developed country really ilahay hawgu wado
@cadadleyNews
@cadadleyNews 4 жыл бұрын
Maansha Allah Walaalkay Cabdiraxmaan 🙏🙏🙏
@faraxmaxmoud5465
@faraxmaxmoud5465 4 жыл бұрын
mashaalaah cabdi/xm ilaahy hakuu siyaadiyo jisaaka laahu khayran
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 4 жыл бұрын
Macha allh waa horumar fican in maanta somaliland gudaheeda ubad beeris laga helaayo alle haynoo siyaadsho
@djmaamis3167
@djmaamis3167 4 жыл бұрын
Maanshallah Allah haukabarkeeyo Aqoonta Dr Awkoombe
@faadumoabdullahi1105
@faadumoabdullahi1105 4 жыл бұрын
Masha alaah
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 3 жыл бұрын
Masha allaah allaah Wax walba inoo sahlay Waxaa luubahan yahay ceemii la barto
@fowsiyaabdullah692
@fowsiyaabdullah692 4 жыл бұрын
Ma sha Allah tabarakalaah. Allaha ha diin grab galoo amiin amiin
@safiyayasin3305
@safiyayasin3305 4 жыл бұрын
Allah hasiyo lamanashaya aan Allah ubad siin
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 жыл бұрын
Mansha Allah Haegeisa magaladaydii iyo Somaliland oo dhan
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 4 жыл бұрын
Cabdisalaan Hereri weriye qaali ku ah umada somaliyeed aad iyo aad ayaad u mahadsantey sida aad ugu fudeydisay dadka somaliyeed ee dhibtu ka haysatey xaga ilmaha, intii ay wadan kale oo dhib badan ay mari lahaayeen dhulkoodii hooyo afkoodii oo hooyo ayay ku ciil baxayaan ilahay khayr hakaa siiyo dawo la helayaa qaali maaha, kuwa ilmaha rabana ilahay ha u fudeydiyo, maashaa Allah, horumarka ay somaliland gaadhayna ilahay ha u siyaadiyo waa guri somaliyeed Hargeisa waa in dadka somaliyeed oo dhan lagu soo dhaweeyaa,
@sucaadali8171
@sucaadali8171 4 жыл бұрын
Geeljire Daljire wllo mahadsanid waanu idin soo dhawaynaa h
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 4 жыл бұрын
Waxaa igasii yaabisay shah wadaa lakaydinayo xitaa aabihii oo dhintay ayay hooyadu caruur dhalikartaa 😂😂😂😂
@abdrizaakmohamed6506
@abdrizaakmohamed6506 4 жыл бұрын
masha alah c raxman ale haku barakeyo
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 4 жыл бұрын
Haduu dhinto ninkii shahwada lahaa lama isticmaali karo, waa khalad.
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 4 жыл бұрын
Hereri iyo aw koombe khayr Allaah haydin siiyo.
@maydal6037
@maydal6037 3 жыл бұрын
Maashallah,
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Hargeysa waa socotey Masha Allah
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Maasha Allah waa talaabo hore loo qaaday
@hassenmohamed1841
@hassenmohamed1841 4 жыл бұрын
Walalaheen isaaq magaladooda wadhisten
@abdisalamismael9541
@abdisalamismael9541 3 жыл бұрын
wll Hargeysa waa caasimad waana lawada leeyahay markaa, waana magaaldaadii markaa ha qabiilaynin magaalada
@maryamamaxamud295maxamud2
@maryamamaxamud295maxamud2 4 жыл бұрын
Ukun ama ugxan naag kale lagasooqaadey o lagu bero naag kale waa xaaraan iyo sidoo kale nin manidiisa o haweeney kale lagu beero waa xaaraan gaalada ayaa isticmaalaan sidaas sababtoo ah nasabka ama abtiriska saxda baa is khilaafaya.lkn nin iyo naag isqabo waxooda laysku bacramiyo waa xalaal. Illaah hanaga caafiyo cudurkan.
@issezahir
@issezahir 2 жыл бұрын
Hablo ayaa ku banaan baxayey oo leh $8k ayaa la inaga qaatay waxnana inooma soo kordhin!
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk waa in ay is qariyaan hadhaw ilmaha ayaa loo fiirsanayaa waa ilmihii lagu beeray miyaanad arkayn madaxa ayaa balaadhan kkkkkkkkkkkk
@yaxyeaadam8306
@yaxyeaadam8306 4 жыл бұрын
Kkkkkk wlhi niyad baan uqoslsy
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
ilhaan wax lagu qasal ma ahaa somilana wa juhaalo xata qofak naafada naafo ku caayan wax cusub ma ahaa waa jaahilnimada af english Normal soamli dhexdeed maadama osmli tahey caaliga xaywan isdey geel u racayeen
@msomahy9087
@msomahy9087 4 жыл бұрын
Been mahan wlhi cunugaas wax hadu qaldo waxey dhahayan awalba wala bacrimiyay faaiido maleh kkkk
@anaakuhelandhabtydakusari8230
@anaakuhelandhabtydakusari8230 4 жыл бұрын
@@msomahy9087 ilaahey ulaabo jees jees ma fiicno
@umucamaaroficial393
@umucamaaroficial393 4 жыл бұрын
Mansha,allah,
@umucamaaroficial393
@umucamaaroficial393 4 жыл бұрын
Hormonada,ma lagu,daweeyaa,
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
wlaahi new york baad moodaa mansha allaha taasi ma hargeisana ku dhashaa manasha alllaaha reer soamliland nabad illashada waa kaa wadankii nuuraaye waxan oga a hargeisa oon laheyn waxa oo dhismo ah waliba fooqyada malaa 3 fooq baay laheyd oo fool xun xun hada waay ila fool xun yahiin wagaa ila qurax badnaa
@asiaabdulahi9280
@asiaabdulahi9280 4 жыл бұрын
Masha Allah waa wax lagufarxo waanu soodhawaynaynaa baahi badan ayaa looqabay
@abdulkaremhassan2898
@abdulkaremhassan2898 4 жыл бұрын
cabdisalan hereri nin aan barnamijyadisa jecelhy haaye haaye hhh wn ku salamy zxp
@maryamamaxamud295maxamud2
@maryamamaxamud295maxamud2 4 жыл бұрын
haayee haayee halheeska wariye hereri .intaa kadib qofka haduu qur,aan akhriska badsado dambigana iskailaaliyo istiqfaarta na badsado hawlahaan daciifay o dhan awood bey yeelanaayaan bi, idnillaah.
@sadia_844
@sadia_844 4 жыл бұрын
Waxba ma beerikartaan Allah uunba beerikara abuurina Kara, awoodaa ilaahbay qaas utahay.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
illahey waxuu yadhi wax kasta isku daya bartaa ood sameyn kartaan illaheymaanu aburin ninka iyo naagta miyaa la isku dari karaa iya laantood biyo iyoo ugaxan kolakaa taa agow wa cilmu uun cilniga illahey waa fasaxey lakin ma odhan kartid ilaman beerya a nin iyo naag laaan kolaka waa danbaabety
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
ilma laantaa waa cudur la daweyn laro inta badan sida tiibiida wa cili aay keeneen dad illahey wax barshda u fududeey
@jirfe
@jirfe 4 жыл бұрын
Xagaad ku nooshahay sister abuurtisa ilmaha ha eegan ee waxa jira cilado badan oo ilma LA aanta keena sida dhaqtarku kuu sharaxayo miyaanad arag qof kelyo aanu lahaayn lugu loogu bedelay beerka qof laga bedelay markaa diintu dee dhaqtar nimada MA diidana sidaa ula soco
@sadia_844
@sadia_844 4 жыл бұрын
@@jirfe waxaan joogaa North America hadabe waxba dhakhaatiirta joogaa khasab kuma abuurikaraan,,, dbakhtarkani wuxuu sheeganayaa awood iyo cilmi aanu gaadhin, hadalkiisa waxaa kujirtay 70 jir mooyaane, takale halka uu waxan kasoo copy gareeyay waa India iyagane waxaanu aragnay kuwo aan waligood dhalin oo eggs & sperm aanay lahayn kushubeen caruur hindi u egne dhalay,,, Allah yaa Quraanka inoogu sheegay inay jiraan kuwo uusiiyay wiilal hablo kuwo uu isugu daray iyo kuwo aanu waxba siin, that's why hadaan ilaah uqorin bini Adam waxba mafarsamayn karo that's what I mean bro
@saccdiyamahmed2975
@saccdiyamahmed2975 4 жыл бұрын
Ruxna'''''Kuma''''dhihin'''''Ilman''''Aburnaaa'''''Eeee''''Adigu'''''Wax''''''Fahan'''''Doqon''''Ala''''''Taqano''''lagama'''''Gar'''''Helo
@nimcodegan3615
@nimcodegan3615 4 жыл бұрын
Masha allah wa wax lagu farxo talabada u qaday dr craxman
@cabdilaahiabdiwarsame1101
@cabdilaahiabdiwarsame1101 4 жыл бұрын
Dr c/Rahman waanu jecelnahayy walaay best dr Allah kugu garab galo
@mukhtarabdi1224
@mukhtarabdi1224 4 жыл бұрын
Zupxanalah I laahay ayaa bixiya awlaada
@somalilandhargeisa6205
@somalilandhargeisa6205 4 жыл бұрын
Mansha Allah hambalyo Jamhuriyada somaliland
@adancali1403
@adancali1403 4 жыл бұрын
Mash Alllah guuul wen
@cabaascali7040
@cabaascali7040 4 жыл бұрын
Gabar tutubaan jir ah waligeen ma mamaqlin kkkkkkk hhhhhhhhhh 70 jiraaa hhhhhh kkkkj
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
lol dib u dhagesyso waxa la sheegya addunak dadka lacagta leh 80 jir ilma raab oo shahwad maa ugax qof kale soo ibsanyaa
@xalimamaxamed2313
@xalimamaxamed2313 4 жыл бұрын
waa horu mar wayan walhy mashlha
@dryahyeeiman4132
@dryahyeeiman4132 4 жыл бұрын
Gabadhu qualified maahan waa emperic definite
@xaajilacag828
@xaajilacag828 4 жыл бұрын
Wll reer waqooyi waa socdeen Beerista bidaarta bidarta xata waa keeneen
@ifraaxfaarax8304
@ifraaxfaarax8304 4 жыл бұрын
mash allah
@axmedjeele7141
@axmedjeele7141 3 жыл бұрын
Digtore labar Lagala so xiriro mahayo elambarkaga nosoqor siyan kula soxirino wll
@daheyeninmo5886
@daheyeninmo5886 4 жыл бұрын
Wllhi ilmeeyay hooyada ilmaha haystan ku farxay
@mohamedabdirizak
@mohamedabdirizak 4 жыл бұрын
Dad Wayne bal ii sharaxa side wax logo beerayaa waa yaabe
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Somaliland waa socotey Masha Allah
@cambaroali7733
@cambaroali7733 4 жыл бұрын
Cabdisalaam herery was saxfi wanaagsan
@hg-bc4nh
@hg-bc4nh 4 жыл бұрын
Gabadhu meesha way iska joogta waxba ma garanayso midh kamaaanan fahmi
@halyeeyqaran1094
@halyeeyqaran1094 4 жыл бұрын
Alhamdulilaah Mahad waxa iska le Allah
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 4 жыл бұрын
Kharajka ku baxaya ma lays weydiiyey ,dad badan bay ka guuxaysaa hawlaha kala duwan.
@arafathaji8100
@arafathaji8100 4 жыл бұрын
Manshala
@faraxmaxmoud5465
@faraxmaxmoud5465 4 жыл бұрын
asc hareeri qamiisku wabu ku leegaady kkkkkkkkkk
@yusufabdi4088
@yusufabdi4088 4 жыл бұрын
Yaaa raba marka ilmo xoog lagu aburayo
@abdiwahabjama9112
@abdiwahabjama9112 4 жыл бұрын
Jaahilnimadu waa taadaasoo kale
@user-qr6xc2iv3y
@user-qr6xc2iv3y 4 жыл бұрын
bismilah waxa is waydiin leh sidee loo aaminaya? qofka wax beraya waa qof lacag haysta una malayn mayo in uu iskaga khasaarinayo bakhtiya nasin waayo dhakhtirtan dawadoodii bukanka ayeyba qaylo kataagan tay marka debada looso baxo dawoyinkay siiyen jidhka dadka lagasaara su aala lawaydiyo qofkuna waa dawooyinkan ayaa kusiiyey ? markaa maqof caafimad qaba oo dheerad doonaya ayaa idin aamini kara.? amaba lacagtiisa iskagakiin khasaribaya? isha Allah dhakhatirta idin bedeli doona ayaanu nahay umadana mushar dowladeed ugu shaqayn dooba fooqyada kadhisaten naxariis darada shacbigana idinko kadhintay ugu shaqayn doona. Taariikh duna way idinka sheekayn sidaa dadka ula dhaqantaan iyo shilinka ayaan aqaana imakhusayso isaan nimadu iyo in aad beshanka u hajabtaan idinka iyo dhaman shaqalihinu xataa kuwa dhulka masaxa ayaa hatida dadka buka waana sababta uwayn ee ugalay dhakhtar in aan barto Aniga iyo dhalin ila mid ihina waanu idin bedeli waxa nabartena masamayn doono insha Allah. doowlad fiican iyo dhakhtaro fiican iyo isbeden ayaa sodhow dadkaygow hawbiqina iskaga meel gaadha dhakhtar aanad naberkisa heli karin oo ixtiramay baahidaada caafimad aduunka sidaa maha dhakhtarku wuxuu qaba in uu adiga kuu taagan yey xilikasta oo bahiyi kugu qasab tana waad heli karta 3habenimo haday tahay. kuwana nabarka dhakhtarka isiya hadad tidha waxa laguugu jawaabaya NO NOwuxuu yidhi hooyaday haday kutimado masin kartid Nabarkayga !!!!!!!!Wow Alla kala foga Dr Hargaysa amaba somali iyo Aduunku it is a m.........ing!!!!!!!!nin aan dhulmarini dhaaya La'a
@safiyadagan7346
@safiyadagan7346 4 жыл бұрын
Si fcn ayu u qalabeeyy ilahay dadka arsaaqad hawgu daro
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Dhaqtarda waxaan ka fahmey 6 cisho joogtey dhibka haysaa waa duamrkii kaliya imanayaa kkkninka waxuu odhanya nayaa adaa wax dhali laa orad isa soo baadh waa taclin laanta why sidaad ogtahiin dumar badan baa lagu furey wax ma dhasho oo ninaka loo guureyy gabdh kale kkk waa taclin laantaa cida wax ka xuntey waa ninaka ama naagtaa
@abdirahimhassan2793
@abdirahimhassan2793 4 жыл бұрын
Dr abdisalan herari 😂😂
@inantareerka1103
@inantareerka1103 4 жыл бұрын
Lacagta ay qofka ku kacayso waa imisa tolo.. hope it is affordable..
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
8000 dollar ayey ku sheegen
@inantareerka1103
@inantareerka1103 4 жыл бұрын
Wiilka Hargeysa jecel olalaaay walahi waa lacag badan inkastoo ay aduunyada inteeda kalaba intaasuun tahay iyo wax ka badan laakiin dee markaa waxay ugu talo galeen uun inta jeebkoodu dhalaalayo, masaakiinta ilahay baa u maqan😭
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
@@inantareerka1103 haa wllo Ciyaar Ciyaar maaha Awlaad la beerayo koley balse Masaakiinta in la eego ayey aheyd
@yaxyeaadam8306
@yaxyeaadam8306 4 жыл бұрын
Wllo dadka iyo dalkaba waynu wada leenay
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
Yaxye, waa runtaa walaalo.
@abdourahman8231
@abdourahman8231 4 жыл бұрын
Diintu maxay kaqabta horta ?
@jirfe
@jirfe 4 жыл бұрын
Diintu waxaay ka qabtaa hadii mid ka mid ah xanuun kaas haleelo dee labadii biyood uun baa gabadha ilma galeenkeeda lugu beerayaa xanuunkasta dawo ayuu leeyahay dawadana ilaahaay ma xaaraan timaayn cilmigana diinteena ayaaa ogol marhadaan lagu beereeyn mani qof kale ee labadii is qabay haawsha wada gelayaan dadka qaar dawo uun baa lasiiyaa
@umucamaaroficial393
@umucamaaroficial393 4 жыл бұрын
Hormonska,malagu,daweeyaa
@khalidgadari8828
@khalidgadari8828 4 жыл бұрын
mataano ma la beera
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
kacaanka waad ka hreysaa afweyan qofka dawlad u ooya odhan jirey waad ka dheereynaysaa
@AMIINQAYSSTUDIO
@AMIINQAYSSTUDIO 4 жыл бұрын
*HEESTAN* *ILA* *DAAWO* kzfaq.info/get/bejne/qKiEfq2cvMfIhas.html
@aminahussein7205
@aminahussein7205 4 жыл бұрын
Sidee loo xqiijinkra wayobilayo kan hindiga ahiba tiisa kudhexdarikaraa
@user-np1ys9jd5b
@user-np1ys9jd5b 4 жыл бұрын
Walaaley shakiga naga daa dee billaahi calayk, inaabti.
@deeqapertty4016
@deeqapertty4016 4 жыл бұрын
Waa beenaale dhakhtarna maha waa odey xun oo khimrad dhakhtarnimo ah ba maleh wlhi maalin aan dhakhtar joogay sida wuu dumarka foolanaya ila dhakhmayey ama wuu u caayey anaa yaabay uf dhakhtarna maha waa oday balwad dishay markaad sidaa u hor istaagto ayaabad indhihiisa ka baqaysaa #wlhi cidii ila aragtay hadey jirto ✋
@rahmahargiesa4055
@rahmahargiesa4055 4 жыл бұрын
CARYAANU KAA SOO SAARIN ADUU
@mrhassansomali522
@mrhassansomali522 4 жыл бұрын
Masha alah reer gargeysa dad tashtay inti khalalasaha ka jirtay dhul weynaha somalkyed FROM GALMUDUG
Daaweynta IVF
6:37
Prof. Dr. Sevtap Hamdemir Kılıç | Tüp bebek Ankara ve Riskli Gebelik Uzmanı, Kısırlık Tedavisi
Рет қаралды 586
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН
Dr Osman Ali Gabbose - Dhalmo raadinta ragga iyo dumarka
24:05
HANOOLAATO
Рет қаралды 66 М.
Universal TV Maxaa Cusub Ee Dr Awkoombe
30:33
Universal Somali TV
Рет қаралды 12 М.
Barnaamijka Waano Dhakhar | DR Aw-koombe
31:25
Universal TV
Рет қаралды 16 М.
Warka Universal TV16 08 2024
17:05
Universal TV
Рет қаралды 6 М.
ILMO BEERISTA OO LAGU SAMAYNAYO MARKII UGU HORAYSAY DHULKA SOOMALIDA
3:52
Universal Somali TV
Рет қаралды 8 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН