Dr Osman Ali Gabbose - Dhalmo raadinta ragga iyo dumarka

  Рет қаралды 65,898

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 146
@feriihadalmar2900
@feriihadalmar2900 Жыл бұрын
Alxm 6 sano bn guri leeyahy hadna allah subxanallah watacalaa igumu arsaaqin weli ubad ilaahow wax khayr qaba isii i inta hystana u barakeee ii raaciya amiinta wll
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Жыл бұрын
Alaah xagiisaa kaasiiyo
@saidmuse3138
@saidmuse3138 Жыл бұрын
Adeer waan kuu soo ducaynayaa in ilaahay ubad khayr qaba ku siiyo adna samir ilaahayna bari
@feriihadalmar2900
@feriihadalmar2900 Жыл бұрын
@@saidmuse3138 amiin adeero ilaahy wax khayr qabn weydistey
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 Жыл бұрын
Amiin ya Allah
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj Жыл бұрын
Awlaad barakeysan Allaha kusiiyo walaal adiga iyo muslimiinta kaleba 🙌
@Curiya12
@Curiya12 Жыл бұрын
Allah ayaa keena ubadka Allahayow inta isqabta ee ubad la’a sii amiin amiin 🤲🤲🤲
@shankaroon8172
@shankaroon8172 Жыл бұрын
Bil ramadan waye 10kii malin ugu kheyrka badnaa qof kasta arko message keyga ka codsana siniyad igu so duceya in Allah awlaad igu arsaaqa ya allah aamiin
@xafsaxaaliofficial2085
@xafsaxaaliofficial2085 Жыл бұрын
AMIIN abaayo ilahay hakusiyo awlaad saalixa
@sahraahmed2916
@sahraahmed2916 Жыл бұрын
Walal alle ubad haku siiyo
@Football-fans327
@Football-fans327 Жыл бұрын
I.a wllshy mcn allaha kusiiyo
@nafisaomar8396
@nafisaomar8396 Жыл бұрын
Amiin Abaayo kuwo khayr qaba Alle ha kugu irsaaqo
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Abaayo aad baan u qiirioday si niyad ah baan gugu ducaynaa ilaahay ubad saalix ah haku siiyo si dhaqso ah amiin yaa rabi
@qaaliladan9889
@qaaliladan9889 Жыл бұрын
Allow kuwa aan labeerin ayaa kaa baryay ani iyo inta Ilamidka ah waa bil Ramadan malmihii ugu danbeeye yaarabi🤲🤲🤲🤲
@ahmedmaow7974
@ahmedmaow7974 Жыл бұрын
Qofkii u horeeyay ee dawaday hanoolato
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Rabbiyow inta ubad heysan Yaa Allah sii🤲🤲
@ashashdhff3754
@ashashdhff3754 Жыл бұрын
Masha allah
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 Жыл бұрын
Mansha Allaah Dr.Cismaan Cali gaboose , oo uu adeer rumaad u yahay Dr. Maxamed Cabdi Gaboose.
@kdsowpod92fg16
@kdsowpod92fg16 Жыл бұрын
Allow sii inta aan heysan caruur anagana noo barakey
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
WAREYSI QIIMO badan OO faaido badan. Dr gaboose .. SOMALI MARYOOLAY KA FAAIDEYSTA HANOOLAATO CHANNEL. AND NARRATOR AYAANLE HUSSAIN ABDI. .. MAHADSANID SXB WELL DONE .
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Жыл бұрын
Masha Allah Hanoolaatowaa xiligii aan TV 📺 ka dhigi lahayn ❤❤❤
@kadrafuaad1
@kadrafuaad1 Жыл бұрын
Shankaroon wallaalo allah ha kugu arsaaqo aamiin aamiin insha allah khayr ayaan kuu rajaynayaa
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 Жыл бұрын
Subxaanallaah waa iiman la aan Illaahay wuxuu yiri Qofkan doono waxaan siyaa Wiilal kaliya Qofna waxaan siiya Gabdho kaliya Qofna waan isugu daraa Wiilal iyo Gabdho Qofna masiiyo Alle ayaa yiri intaas waxa dheer waa Iman la’ aan
@shankaroon8172
@shankaroon8172 Жыл бұрын
Hadii cafimad daro kentay way aburan kartaa wll waxba diinta kama qabto
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Xataa abuurka qof walbaa ma helo in yar buu ilahay dadaalka lagarab galaa marka qof kii awlaad la aan loo qoray wuu ahaan qarash walbo iyo dadaal walbo ilahay hasiiyo awlaad qof walboo rabo walad saalix ah caafimaad qaba Amin yarabi
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Жыл бұрын
Alaaah haslo
@faadumoabdulleabdi9591
@faadumoabdulleabdi9591 Жыл бұрын
Waxuu ale qadarin lama helo hadii adi ale ku siiye illaah ku shugri qofka hadu cilad leeyahay beerista wa banan tahay
@wadalbari412
@wadalbari412 Жыл бұрын
Maxaa imaan la'aan ah hadii aad adi iyo ninkaa dhali waydaan isbaara ilaahayna barya hadii dhibaato cafimaad ay jirto xalkeeda laheli karaaa.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Allaah wuxuu noo sheegay in uu asagaa awlaada bixiyo cidii uu doona wuxuu siiya Gabdho,kuwana wiilal kuwana wuu isugu daraa kuwa kale waxba ma siiyo Waa arin Illaahay leeyahay.
@nimcosiyad4858
@nimcosiyad4858 Жыл бұрын
Waa run lkn somali ka nbd gali la nahy 5 sana Lee qabaa nafta igu dhiben inaa ilmaha ayaka sinaa camal
@aminhashi1333
@aminhashi1333 Жыл бұрын
Thank u wlo aad iyo aad
@idill9090
@idill9090 Жыл бұрын
illahow awlaad qayr qabto isii🙏🏾🙏🏾
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Mahadsanid Ayaanle adiga iyo dhaqtarka. Wuu ku mahadsanyahay Inuu afkeena ii naguma waramay. Asigoo ga dhowray erayada afafka qalaad, gaaladooda iyo muslinkoodaba.
@AliMahmood-cx6zm
@AliMahmood-cx6zm Жыл бұрын
ayanle mudane waad mhdsntahy madama aad ku soo dartay barnamijja cafimadka waxana talo ahaan soo jedinlahaa in lagu soo daro cafimad si waxbadan loo badbadiyo nhdsnd axanle adiga iyo hanoloto iyo waliba dhaqtarka gabose ❤
@daraadachannel6555
@daraadachannel6555 Жыл бұрын
Allah u sahlo awlaad inta radineeso One love Hanolato
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Жыл бұрын
Jazakallaahu khayr Dr
@user-ee1hk3ff6l
@user-ee1hk3ff6l Жыл бұрын
Asc walaalaha halkan ku jira wxn ka codsanaya inad iso ducaysan in illahay ubad saalix ah igu irzaaqo , wxa lagu jira 10 kii dambe ee ramadan
@ismailaden7
@ismailaden7 Жыл бұрын
Allaha ku siiyo wallal
@ayaanabdi8878
@ayaanabdi8878 Жыл бұрын
Awlaad baariya alle hakugu arsaaq wllo🤲🤲
@farhiasaid5596
@farhiasaid5596 Жыл бұрын
Allaha ku siiyo abaayo owlaad salaxiin ah oo aad ku faraxdo aduun iyo aqiraba allaha nawada siiyo inta aan heysan oo dhan owlad aan ku faraxno oo salaxiin ah aalahu ma amiin
@Marwodeeqa
@Marwodeeqa Жыл бұрын
Ilaahsy awlaad khayr qabta Alla ha ku siiyo
@abdala902
@abdala902 Жыл бұрын
Well done Hanolato
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 Жыл бұрын
Illaahy ha siiyo awlaad inta rajyn inta hystana illhy ha u xafido wllhy awlada wa loo bahnyhy nolashaada aya isbadalin ilahow awlada no badi o no barakeey 🤲🤲🤲
@tanamzayn3187
@tanamzayn3187 Жыл бұрын
Anigo hore uso dhalay baa 6 sano waxba dhalin 10 dhaqtar ayan la kulmay ilahay hal dhaqtar buu dawo igugu soo dhibay masha Allah ee ha daalina ilahay ba dhalma bixiye
@Ahmed-ww6ws
@Ahmed-ww6ws Жыл бұрын
P på
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m Жыл бұрын
hadaalina hadhihin adigaba waad daashay 10 dhaqtar Ayaad u tagtay marka dadka ha daalaan hana dadaalaane iyagoo Alle tala saaranaya
@fadumocali3563
@fadumocali3563 Ай бұрын
Asc tanamzsyn3187 abaayo dr aad tagtey ma muqdishaa haduu yahayna magacii
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 Жыл бұрын
RAMADAN MUBAARAK WERIYE AYALE IYO DITOR GABOSE ALLAH HA IDIN BARAKEYO ALLAHU MA AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN.
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Ilahow inta bila aawlada ah sii awaald khayrqabta
@farhiasaid5596
@farhiasaid5596 Жыл бұрын
Allahu ma ameen thnks
@sadiomusee8985
@sadiomusee8985 Жыл бұрын
Hanoolato Waxaad Tahay Nin Qabyaalad Dilootey Wareesiga Gabadha Cadaalad Kama Aadan Aheeen Ogow
@jawahirweyrah8153
@jawahirweyrah8153 Жыл бұрын
Anigaa hindiyo 2019 tagay Labo wiil oo somali ah igu Yiri naag doctor noo timid Waxay tiri shahwadiina iga Gata naagbaan rabaa in aan talalo Ninkeeda shahwadiisa ma shaqeynayo $2000 dollars idinsiinaa nin hindi ah hadan ka qaado isuma ekanayaan
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 Жыл бұрын
I personally know one of my friend who 9 years ago and they got their first born last month.
@hoyolester161
@hoyolester161 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sundus6111
@sundus6111 Жыл бұрын
Runtii anugu manta waxan faiidy in.ay jirto malmo layska ilalinkaro ilmo qadista sidabiiciya maadaama aan ahay hooyo dhalinyara oo hadana ilmaheedu isgunuug yihiin ilahay intii awlaad la.aana hasiiyo
@abiadh9824
@abiadh9824 Жыл бұрын
Ayanle topic Kan aad so qadate waxay aad ubahan tahay doctor aad explanation iyo fasiraad badan inusheego run ahaantii doctor ka more explanation iyo fahmada . Ayaanle plz kusoceli barnamijka oo kale iyo dr aad wax badan ufasirayo. Waa just my view point thanks
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Asc ayaan le sodaa muuqalka horeyna u soco mahadsanid
@salahyare7472
@salahyare7472 Жыл бұрын
Allow Sahal Amuraha Adiga Awode
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 Жыл бұрын
Masha allha mahad sanid wll qali hor usoco ❤❤
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Cilmi
@nuuraladan9851
@nuuraladan9851 Жыл бұрын
Aad baad u mahadsantihiin wll ayaanle barnaamijyo waxtarleh baad noo soogalisaa sooba barnaamijkaan aniguu I quseeyaa 9year kahor baan dhalay walinah waxkale madhalin allaan kasugaa insha allaah
@Marwodeeqa
@Marwodeeqa Жыл бұрын
Ilaahay ayaa kusiini insha Allaah
@jimcaale8926
@jimcaale8926 Жыл бұрын
Waaya joogii hore waxey inoo sheegeen 3dii sano gabadhii mardhasho waa dhalmo geri geriga ma 3dii sango mardhalaaa
@smartcomment7838
@smartcomment7838 Жыл бұрын
Dr waxa uu hilmaamay in uu ka hadlo anexplanined infertility oo badanaa after ivf lamaanaha eey caadi u qadikaraan ilmo ha labaad ayaga oo aan u baahan wax medical need ah
@nimcosiyad4858
@nimcosiyad4858 Жыл бұрын
5 sana sii marayaa wlhi wxna ma haysano haben dhoweyd oo u dambeysay anakoo mombasa dalxiis u jogna iska mushaxeyna 5 days holiday qadaney baa nin soo wacay xajigeyga samecada ayaa u furneed madamuu gaari waday wuxu dhahy war wx ma ledahy maya islantii wx maku dhashay war niyow wxa laga yaba inee wxba kaga qornen midkale gurso ayadana iska fur wlhi wan is eegnay adunyada isku jecelnhy asagana ilaa 4 dumara uu so maray i wxna umey dhalin mrkas bee ileyihin iska fur inee wx dhalen laga yaba bal mee eegan asaga 4 iga horeysay wxba kaso heline qadarkana ma garanayan habenkas wan is modsiyey lkn qalbigeyga iska dhahy ALLOW waa na siin kartaa adiga i qoray nin 4 dumara lahaa igu beegay adiga ii qoray bana waxkaa sugaya 4ta gabdhod uu gursdy gabigod wx wee wada dhalen gadashiis mrka anagana sidan ku qanacsanen hda beristaas is weydineynay
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Жыл бұрын
Walaaley ninkas warkiisa dameer dhuusay ka soo qaad nin laleeyahay xaaskaaga fur waa madhashee soomali baa laga helaa yaahuu illahay wixii idin wanaagsan asaga yaqaan dadaala xukunka allahna ku qanca subxaanallah
@nimcosiyad4858
@nimcosiyad4858 Жыл бұрын
@@fadumodahir8667 haye xabibty mcn walhi waa runtaaa
@muhyadiimsaid1870
@muhyadiimsaid1870 6 ай бұрын
Talo kuu hayaa whatsupka ii soo qor
@ashashdhff3754
@ashashdhff3754 Жыл бұрын
Allahuma aamiin inti muslin alle ha nugu arsaq owlad salax ah
@mukhtarosman2492
@mukhtarosman2492 Жыл бұрын
Hanoolato waad ku mahadsantahay Barnaamijkan Dr kaan contact giisa ma lahelikaraa?
@bazeera5520
@bazeera5520 Жыл бұрын
Taas illah ba shaqo ku leh
@yasminmoha736
@yasminmoha736 Жыл бұрын
masha allh ayaanle waan ku xidhanhay barmaamijyadaaaa
@tenelosilue8208
@tenelosilue8208 Жыл бұрын
Asc
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 Жыл бұрын
infkashin ka oo ay googaradaha aan dunta ahayn laga qaado iyo cuntooyinka dibada lagaga keeno iyagana waxay ka mid dhibaatada vitamin yari sida omega3 kaluunka kaga helo B9 folic acid )oi laga helo ukunta ,caanaha iyo caleenta, hilibka lo ,da vitamin C laga helaa liin dhanaanta babayga canbaha kabagka barbarooni
@smarthd6085
@smarthd6085 Жыл бұрын
Dhal-raadinta dheh' rag miyaa dhala.
@nnpcat625
@nnpcat625 Жыл бұрын
Dr kaboose wilkiis miyaa abahiis waxuu ahaa dr.ka khaaska m.w. jaalleee siyaad bare aun
@Internut1985
@Internut1985 Жыл бұрын
Gaboose Waa family badan , Marka wiilkan Waa Ina Cali Gaboose , kan kale na Waa Ina Abdi Gaboose . Waa qoys 500 gaadhaya oo wada aqoon yahano Ah
@shukriali9113
@shukriali9113 Жыл бұрын
😍AYANLE HUSSIEN 😍🤣🤣🇸🇪🇸🇪
@jawahirweyrah8153
@jawahirweyrah8153 Жыл бұрын
Somaliyey iska ilaliya please Hindi waa gaalo cawan ah Aqiro maxaa u dhaliweydey Laguma weydiinayo
@nimco1121
@nimco1121 Жыл бұрын
Wll tuunbooyinka xiran qaabka loo furo muu noo sharaxo dr ku
@Galad866
@Galad866 Жыл бұрын
Nimco walal goobaha caafimadka kala xariir
@maryanruun3132
@maryanruun3132 Жыл бұрын
Abaayo tunbooyika xeran anaa laga soshegey adi yakasosheeey
@shankaroon8172
@shankaroon8172 Жыл бұрын
Ayaanle doctor ku takhasusay mawduucan noo so casuum Waa muhiim topic dad badan cilada heysataa weyna kuso badatay
@SomaliSomali-ts8cq
@SomaliSomali-ts8cq Жыл бұрын
Wa gu slmy Ayale
@saadamohamed2472
@saadamohamed2472 Жыл бұрын
]❤😊a l gyuiv 1 1 Aⁿ
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Halkee buu jooga dhaqtarku
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 Жыл бұрын
Nairobi, Kenya Kenyatta Hospital
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 Жыл бұрын
SHAREECADA ISLAAMKU MAXAY KA QABTAA .? AYAANLE
@saammu8231
@saammu8231 Жыл бұрын
Teda kale doctorka 3 bil kedib wa iney uur qaadi karto ayu dhahay may qasab mahan dumar waxa jira ila ilmaha ka niujinayan uurba qaatin oo cadana ku dhicin
@Internut1985
@Internut1985 Жыл бұрын
Ninkan ma Gaboose family baa ?
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Жыл бұрын
Haa adeerbuu uyahay Gaboose
@abdirahmanomar6778
@abdirahmanomar6778 Жыл бұрын
Dadka yaan laga nixin....howl alle u taalo ayaad far farteeneysaan Alle ka cabsada
@maxamedbarrecali9520
@maxamedbarrecali9520 Жыл бұрын
P
@omarabdillahiyonis6522
@omarabdillahiyonis6522 Жыл бұрын
Ovulé nagta iyo sperme ga ninka à la isku geyna wa labada biyo . Dugsiga hose analogu dhigay .d
Dhalma La'aanta Ragga | Hagaha Caafimaadka
28:14
Astaan
Рет қаралды 49 М.
Dr Osman Ali Gabbose - DNA  Ma xalliyay muranka Qoysaska
19:14
HANOOLAATO
Рет қаралды 24 М.
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 16 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Maxamed Daacad - Carruur laga helay gudaha xerada Xalane
18:26
HANOOLAATO
Рет қаралды 101 М.
Carruurta laga helay Xalane iyo caddeeymo dheeraad ah!
17:24
HANOOLAATO
Рет қаралды 31 М.
SH MUSTAFA WAXAAN KU SOO KORAY AGOON-NIMO!
51:02
HANOOLAATO
Рет қаралды 73 М.
Barnaamijka Beerista Caruurta ee Umukaltuun ee Cisbitaalka Gargaar
45:19
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 16 МЛН