No video

BARNAAMIJKA GUNGAAR FULL DOCMENTRY 09 07 2021

  Рет қаралды 49,737

Somali National Television

Somali National Television

3 жыл бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
Licensee: Phostine M Wafula
Registered Project Name: SSR
License Date: May 6th, 2020
Item License Code: C2E6PTUD4J
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 55
@aaminoumlul2916
@aaminoumlul2916 3 жыл бұрын
'Shabaab way dhinteen lakin in ay nool yihiin aa la moodaa" War kaas waa war sugan..
@bile-25
@bile-25 3 жыл бұрын
3:37 carab ma nihin mana noqonyno abidkeen Soomaali baanu nahay umadaha ilahay ee ku nool afrika kamid nahay
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 3 жыл бұрын
Waa ruunta walalo. Ilaahey caqli fican ayu ku siyey. MashaAllah
@bile-25
@bile-25 3 жыл бұрын
@@gabrielabdul8372 Mahadsanid Wallo 🤗
@saadaqguure758
@saadaqguure758 2 жыл бұрын
Carab manihin cajab ayaa nahay Wali soomaali msha Allah
@Daud_Barkhadle
@Daud_Barkhadle 2 жыл бұрын
Alaha unaxaristo wariye abdi aziz africa😰😰
@somtube5791
@somtube5791 3 жыл бұрын
Waar barnaamijka wxa ku fiicnaa Abdicasiis Africa 💣💥
@dalla112
@dalla112 Жыл бұрын
ALLAHA u naxriisto wala tabay mujaahid c/casiis afrika khawaarijta isku qarxisay
@han8987
@han8987 3 жыл бұрын
Ninkaan muuqalkiisa maanta Ayaa iigu horeyso lkn codkiisa marar badan waan maqlay.
@asmaaabdirahman3051
@asmaaabdirahman3051 3 жыл бұрын
Weligood xarkada masoo bandhigin video wadmada islaamka ah oo ay dhaheen waa muqdisho ama Somalia MA jirto ee iska sax Wana wax furan in laga hadlo dhibaatooyinka muslimnta haysato, Tan kale Markaa ledhy qabri ayey u noqon kartaa sida 3dii argagixiso ee mareekanku soo afjaray Ma mareekanku baa Somalia iska leg adoomada reer galbeedka wala yaqaan weligood meesha mareekan damqato ayaa damqato hush Somalia Muslim ayaa leh Muslim kastaana gabaad bay uthy ama doona ama diida❤️✌️
@abdihakimadam9304
@abdihakimadam9304 2 жыл бұрын
dumarka ay maskaxda ka xadeen ayaa u eg tahy abayo, Somalia Somali ayaa leh dal muslim ah waa nahay balse muslim dal ku kama wada dhexeeyo Somalia in ay ahaato meel lagu kala cararo wax la aqbali karo ma, aha waana sida ay shabaab rabaan. Somalia cadowgeedu ha jabo
@asmaaabdirahman3051
@asmaaabdirahman3051 2 жыл бұрын
@@abdihakimadam9304 Ma adaa Somalia dadka muslimin udiidayo war dhulka ilahy baa leh ruuxa Muslim ka ah waxa wadan u ah meel kasto oo shareecada islamka lagu xukumo ee Somali Somali baa leh halkee kaga qoran thy marka?
@abdihakimadam9304
@abdihakimadam9304 2 жыл бұрын
@@asmaaabdirahman3051 Somalia Somali baa leh waligeed ayeay ahayd wayna ahaan doonta fikirkaada qarxinta iyo somali masaakiin ah oo la dilo intee diinta kaga qoran tahay? hadaaba shabaab u doodayso waxaad mudan tahy in dadka lagaa qabto
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 5 ай бұрын
Hhh al shabaabey ha isku kaaya qarxinin😢
@salimnour
@salimnour 2 жыл бұрын
Ma nihin carab...hoyadaadi maskaxada laga wasay wase
@shaakircaliibraahim3809
@shaakircaliibraahim3809 3 жыл бұрын
Gungaar hadiba Uusan Abdi caziiz Africa Wadin Sharaf malahn Codkii caanka ahaa ayan Tabaya
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
aad iyo aad ama abdulqaadir Usse
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
barnaamijkaan abdulqaadir Isse ama afrika ama soofaysane noogu dhiiba wiilkaan kuma fiicna
@siciid3576
@siciid3576 3 жыл бұрын
Ninkan lama aamini karo xabsiga 20 sano haloo jaro
@karaamacabdi4395
@karaamacabdi4395 3 жыл бұрын
Ninkaan wa dadka aqonta leh lkn waxay aheed mar hore ku fekero aqontisa
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 3 жыл бұрын
ninkan si sax ah wax uma sheegin ee iska ilaaliya
@kifaaxqaliifxaashi4870
@kifaaxqaliifxaashi4870 2 жыл бұрын
Allah ha ka qabyo dhibaatada dadka somalia
@mawlemagan
@mawlemagan 3 жыл бұрын
Ninkaan si sax ah weli isuma bariyeelin. Mana uusan bixin warbixinta nimankaan ee saxfa ah. Weli marka waa shabaab.
@mohamedhetho2586
@mohamedhetho2586 3 жыл бұрын
Suala Aya kuxun
@alihilowle2770
@alihilowle2770 3 жыл бұрын
Allow naga qabo dadka dhiiga islaamka daadinaya
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 3 жыл бұрын
Ilaahow nagaqabo argigixisadan ee magaca dinteena ku ciyaartey.
@mrjamac
@mrjamac 3 жыл бұрын
argaxasida meeshii lagu arko halagu toogta kufaarta diinta islaamka ka been sheegata
@mahadhussien6415
@mahadhussien6415 3 жыл бұрын
rasuul mahamed csw,wuxu dhahay carab wa ah dadka carabiga kuhadlo ,marka seen carab kunoqden ,dad aan carabi kuhadlin,????
@asmaaabdirahman3051
@asmaaabdirahman3051 3 жыл бұрын
Nabiga been haka sheegin ee is qabo Haku naar tagine
@mohamedsharif7544
@mohamedsharif7544 3 жыл бұрын
War nimanyahow adduunka adduunka laqabsada waxaan aad waddaan wax soconaya maaha
@maslahbarkhadle9843
@maslahbarkhadle9843 3 жыл бұрын
caruuta yaryarka hala dhameeyo hala toogto kuwa amiirada ahne haloo labiso, ninkaan wixi mission ah uu dad ku laayey ha sheeygo taariikhda shabaab cid kasto ayaa taqaano
@garaadaxmed2062
@garaadaxmed2062 3 жыл бұрын
War moog baad tihiin dadka ma waxaad moodaan inaysan xaaladda dalka la socan Shabaab waa urur jira oo halistiisa leh ee umadda idin daawanaysa oo anigu ka mid ahay wax macquul ah u sheega shabaab waa dad nool wllo marka brobagando hadday tagto dowladda ayaa halkaas noo joogta annagu haddaan shacabka Soomaaliyeed nahay
@hawaegal5336
@hawaegal5336 3 жыл бұрын
Hadad sidas wax u fahmayso maxad raali uga nowotay in. Dadka indhihisa la rido oo la laayo indhergaradka waxay u eg tahay inad sir wadato ilahay cafimad waydiso Anagu ku amini mayno koley
@mustafexasan6799
@mustafexasan6799 3 жыл бұрын
Ninka haynga dilina aqoon ayu haya wlhi
@youngfamilycooking2651
@youngfamilycooking2651 3 жыл бұрын
Baarka ha go,ee marko dadka soo laaye miyuu isa soo dhiba oo shawab loo jilba dhigte sida dalka loga sari laha nin waxbarte oo hadana cadawga 1aad ee dalkisa naqde yana axsan loo falin ee hala toogto
@saacidnuur4304
@saacidnuur4304 3 жыл бұрын
Kaali adi toogo cajuuso war badan
@teach-or-learn
@teach-or-learn 2 жыл бұрын
kani madiif ma ahan
@halimahashimhalimahashim7593
@halimahashimhalimahashim7593 3 жыл бұрын
Allow cadowga kasoqabo dulkenna hoyo
@shafiabdi215
@shafiabdi215 3 жыл бұрын
Cawaankan leh Carab baan nahay, ha’aado meesha carabtu dagto. Anagu waxaan nahay, ilma Irir Samaale, anagaana carabta aad sheegeeyso ka fac weeyn.
@garaadaxmed2062
@garaadaxmed2062 3 жыл бұрын
Wariyaha warka tabinaya waa nin afka hooyo ku dhibban waar afka SOomaaliga soo bara wariyaha hana caabeeyine
@princehabiib8756
@princehabiib8756 2 жыл бұрын
Dilip kumar
@user-nm3fk9iv9l
@user-nm3fk9iv9l 5 ай бұрын
Dilip kumar 😂 ?
@abumuhamed3141
@abumuhamed3141 2 жыл бұрын
mujaahidiinta al shabaab haday yihiin cadow saa il ah oo soo duulay mexey yihiin kuwa mareykanka ugandheyska brundiga ithoopiyaanka kenyatiga hiil gaalo/ jabuutiyaanka iyo kuwa faraha badan ee jooga xalane aniga waxaas igama dhaadhicin kartaan dalka gaalaaheysato kuwa halgamaya ee alle wafajiyay xaqqa hadaad ku tilmaantan cadow yaa difaaci dona sharatiina iyo dalka kheraadkiisa cegaaga ama idinka ayaaba la idin soo adeegsaday wallaahi shababku xaq ayey haystaan waad aragtaan qamiisti 3 gaal ee lagu dilay vila beydhbo agteeda mid goob jooge haa ee la wareystay wuxuu dhahay´ Waxaa lagu dilay 3gaal oo kamid ah kuwa soo duulay adna waxaad naga dhaadhicineysaa shabab baa soo duulay kkkkkk caruuur maa nahay. nabadgalyo ha ahaato dushooda cidi raacdo hanuunk. nasri ama shahaado waaye shicaarka ✌
@drmariamosman55
@drmariamosman55 3 жыл бұрын
Inay ina qarxiyaan waad mudan tahiin hadaba nucaan waray sataan maaa horay ka togatan 😠😠😠😠 hadal kiisa laba labo wlhi uf
@nasruddiincambuulo914
@nasruddiincambuulo914 2 жыл бұрын
CARAB AYAAN NAHAY TAAS WAY CADDAHAYA
@sharmarkejamac18
@sharmarkejamac18 3 жыл бұрын
Gungaadh baa mise waa gungaar
@garboraaxo6401
@garboraaxo6401 3 жыл бұрын
Koonfurta DH waxay u badileen R. Xidhiidhi ama xiriiri.
@bile-25
@bile-25 3 жыл бұрын
Gungaar waaye Dadka waqooyiga ayaa erayga dh isticmaalo sida gabadh
@garboraaxo6401
@garboraaxo6401 3 жыл бұрын
@@bile-25 aboowe, ilmaha yar baa gurguurta, halkan gunta arimaha ayaa la gaadhayaa/gaarayaa.
@bile-25
@bile-25 3 жыл бұрын
@@garboraaxo6401 Qoraalka iga khaldamay gungaar baan ka waday Wallo
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 3 жыл бұрын
Haddaa run sheegeysiin qaldaamiintiina, Berbera *Bedhbedha* ugu waca ama meesha bootada kala taga.
@hawaegal5336
@hawaegal5336 3 жыл бұрын
Caqligan dadka indhergaradkisa lagu dilayo. Ma ah caqli ka yimi somali waa maskax shisheeye an diin Muslim kujirin oo la rabo in lagula wareego wadankan dihin maxa loo waydinwayay dadka tababara iyo ciday figradani ka timid asalkii qof diin lih ma orankaro hala laayo dad an danbi galin oo waliba ah dadka indhihisa ilahay ku was iyo wax u shaqeyaba inndhah ka rido
Maxkamadda Ciidamada iyo Kiis Dil ah oo ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah..
30:46
#Gocasho: Waxaa kusoo Gudbinaynaa Dilalkii Khawaarijtu ku Dishay Wariyaal Soomaaliyeed.
52:03
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 30 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 15 МЛН
小丑和奶奶被吓到了#小丑#家庭#搞笑
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 8 МЛН
ARGAGIXISO GAALKACYO KA GAYSATAY DILAL IYO QARAXYO OO MAXKAMADDA SARE  LA KEENAY.
12:53
Somali National Television
Рет қаралды 38 М.
DAAWO - QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA - CCTV.
50:24
Qeybti 6 aad ee Afmeer Horjooge Abayle qaybtiisa 1 aad.
40:39
Raggii dilay Suxufiyadda Hindiya Xaaji oo la soo bandhigay
26:49
Dhacdooyinka Dunida
Рет қаралды 76 М.
DILAAGI SPORTSKA AHAA FAYSAL GUJIS QAYBTI KOOWAAD EE AFMEER
30:24
GUNGAAR - WAX BADAN KA OGOW DHAGAR QABIHII QARAX ISKU XIRAY EE  LAGU QABTAY GURICEEL
36:12
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 30 МЛН