Qeybti 6 aad ee Afmeer Horjooge Abayle qaybtiisa 1 aad.

  Рет қаралды 187,072

AF MEER

AF MEER

3 жыл бұрын

Afmeer fashilka Argagaxisada Alsbabaab,qeybta lixaad waxaan kuso qaadan doona Maxamed Cabdulaahi Ayaanle Abeyle oo ahaa Horjoogihii Shabakadihii Kawaanleyda Hilibka ee Amniyaadka Alshabaab.

Пікірлер: 667
@PuntlandMedia
@PuntlandMedia 3 жыл бұрын
Inta sidaydoo kale ayagoo daawanaya comment aqrinaysa like dhac kusiiya
@abdirahmanali6930
@abdirahmanali6930 3 жыл бұрын
Oo niyow hadii like laguu saaro maxaa faaido ah oo ku jira
@fatuuzhhtgrill1393
@fatuuzhhtgrill1393 3 жыл бұрын
@@abdirahmanali6930 Waxna 🤣🤣
@RaadReebProduction
@RaadReebProduction 3 жыл бұрын
@@abdirahmanali6930 Yaa kuu sheegaya Faidada inaad naga xado miyaad rabtaa nio 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@jaamacsiciid4794
@jaamacsiciid4794 3 жыл бұрын
Adiga lengd baa tahay😂😂
@enginarfarta2443
@enginarfarta2443 3 жыл бұрын
kkkkk
@hassanseerbo6586
@hassanseerbo6586 3 жыл бұрын
Inta jeeri sugaysa like saara🤙😂
@omarahmad5053
@omarahmad5053 3 жыл бұрын
Jeeri waa latoogtay sheekadan waa dhamatay
@ayala1627
@ayala1627 3 жыл бұрын
Maxamed Xaashi baa igala sii muhiimsan. Amiirka waxaniba soo dhex saarayeen.
@yusufugas8835
@yusufugas8835 3 жыл бұрын
@@omarahmad5053 madhamaan kanba waa la toogtay ee qeyb ayey rabaan inay usoo geliyaan
@adnoasad218
@adnoasad218 3 жыл бұрын
Ani saan hadba Magaviisa uqoraayeey waan daalay aan 😂😂😂😂😂😂
@walalbaabaa7981
@walalbaabaa7981 3 жыл бұрын
Jerry saan u sugayey wa ku daalay ba.
@sheekoofficial5191
@sheekoofficial5191 3 жыл бұрын
Reer galkio nabad iyo caano ayaan rajaydoonaa hadaan nahy reer galkio🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mohafarah8240
@mohafarah8240 3 жыл бұрын
Jeeri Ina Soo Daysid Ban Ka Sugayna Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan! Our Hero Timire anchor 💪
@calishiinecariif7624
@calishiinecariif7624 3 жыл бұрын
Dhul ugud ku qor facebook jerri mesha kaso dawaday wll
@RaadReebProduction
@RaadReebProduction 3 жыл бұрын
@@calishiinecariif7624 Dhul udug Miyaa Wall
@maithaupdymohamett5692
@maithaupdymohamett5692 3 жыл бұрын
@@RaadReebProduction ha wll
@jeegomoos2591
@jeegomoos2591 3 жыл бұрын
Sharma boy wa al shabaab
@maithaupdymohamett5692
@maithaupdymohamett5692 3 жыл бұрын
@@jeegomoos2591 kkk mxaa ku argtyna
@haniabdi2212
@haniabdi2212 3 жыл бұрын
Ninkan inta wajiigiisa ka cabsatey like ii saara isagoo dhintey xaley ma seexan waa kaaniyaa caadiya hadalkiisa wa cabsi
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 3 жыл бұрын
Ku fogaan maynoo waa marxuune kkkkkkkkkkk timire waa abqari AF soomaaliga hibo loosiiyay
@sundussiciid5607
@sundussiciid5607 3 жыл бұрын
Waa Raga Mudane aabihii i Dhalay Allaha U Naxriistee Uu ku maqan yhy🥺😥Hal Nin Oo alshabaaba maalinta Tiirka la Taago Farxadayda lama soo koobi karo Naartii alla idin gee
@mustafeMS
@mustafeMS 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Aabe Siciid Xuseen Nuur Dirir miyaa ku dhalay Abaayo ????
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 3 жыл бұрын
Anigaba abahey iyagaa dilay 😭😢
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s 3 жыл бұрын
Aabe iyo intii eey xasuuseen ilaahey ha u naxariisto
@asmaa-nw2dy
@asmaa-nw2dy 3 жыл бұрын
😭😭😭walaashay iyo wiilkeedii iyo in badan oo qaraabadayda kamida ah ayaa ku maqan marka cadow waaye kuwan Ilaahay ha u naxariisto muslimkii ay galaafteen munaafiqiintaasi Wariyaha naftii huraha ah allah ha dhowro
@haniabdi2212
@haniabdi2212 3 жыл бұрын
Aniga abtigey bay dileen abtigey sarkaal buu ahaa abti qalaf abe alle ha u naxariisto
@mirejr484
@mirejr484 3 жыл бұрын
Amni xumad KASO carartay Amni xumad billowday Dhimashad KASO carartay Dadbaad leysay Mustaqbal baad so doonatay Dadbaadna mustaqbal la,an dhigtay Somali waxwalbo KU arag indha adeyga anaga meel dhiganay Allow gafkeena iyo geerideena ha kulmin🤲🤲🤲🤲
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
Aamin wllhy waa calool xumee aamin ''''naftada waxad lajeceshahy lajeclod walalkaa ban maqli jirey waa tii oo aanba jirinba
@mirejr484
@mirejr484 3 жыл бұрын
@@rahmohuseinahmed2877 Gacaladii iyo naxariistii dadnimada iyo diintaba leheyd Aya la dabar jaray SAA waxa so haray waraabe iyo weer calaan cidna an U aabi yeeleyn Allow na astur Akhiro waxan urusanna yaale🤲🤲🤲
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 3 жыл бұрын
Amen walal
@aishoali9044
@aishoali9044 3 жыл бұрын
Ilahow dowlada putlaand barakee oo gacantina idin barakee arxan lawayasha alshaab naga cirib tira ilahey cimrigina hawariyo wariye codkaga allah kubarakeyo adna daniyow madaxwene madaxaga allah raajiciyo👏👏👏👏
@xayatabdi3919
@xayatabdi3919 3 жыл бұрын
Legend Timire muqalada nolaso dheere jeeri si gaara u sugaynaa
@Bilaa-Danbi
@Bilaa-Danbi 3 жыл бұрын
Puntland waa cadaalad run ahantii puntland ilhy baa na siiyey iyo kooxda shaqada qabatey baan u mahadcelinayaa
@fuadahmed474
@fuadahmed474 3 жыл бұрын
Cadalad aaa waxa sabab u ah iney shabab noqda wa mamulka puntland ee faroole xiliga u jogay
@RaadReebProduction
@RaadReebProduction 3 жыл бұрын
@@fuadahmed474 Maxay soo Doneen Puntland Hooyadood miyaa leh walahay Dhimasho ayay kla kulmayaan Puntland & cawaaqib xumo
@fuadahmed474
@fuadahmed474 3 жыл бұрын
@@RaadReebProduction wa sax anigii u dhalanay puntland aya xaqdaro nalagu haya maba aha iney yimadan konfur iney iska jogan ayay aheyd ama galmudug xita
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 жыл бұрын
@@fuadahmed474 adeer cadaalad waa ka jirtaa ee cuqdada baa ku heesa
@RaadReebProduction
@RaadReebProduction 3 жыл бұрын
@@fuadahmed474 walahay bro waa run anagoo my wadiniin ah Ayaa mar mar xaq Nalaka galaa balse Anaga sidey yelaan reer koonfur ku Ma sameyno Sabab too ah waxaan ognahay in aan Anaga leenahay wadan ka balse iyagu waxay Og yahiin inay san u dhalan Puntland waana Sabab ta ay noo laynayaan aniga kula hadlaya waan ka soo cararay Dhul kii uduga waxaan ahay captain 👨‍✈️ buuxa oo ka Tirsanaa ( PsF ) Puntland Securty Force Waxaan ka hawl gali jiray ( HQ ) Bosaaso ilaa Gal Gala Qaraxyo faro ßadan & wacid Faro ßadan Darteed AyaaN uga soo cararay Puntland ❤️🇸🇱❤️🇸🇱❤️🇸🇱❤️
@ahmedabdi7790
@ahmedabdi7790 3 жыл бұрын
Puntland yurub ahaan buu ugu soo tahriibay nolol fiican buu ka helay xoriyad iyo amni iyo shaqo lkn nasiib daro wuxuu noqday eeygii ku xaaray weelkii uu wax ku cunay asagoo dilay boqolaal muwaadiniin puntland ah illaahay naarta kugu fogeeh rer puntland waxaan leeyahay abeeso ninkii korsada aakhirka asaga ayey cuntaa dadka aan u dhalan puntland oo saas ula dhaqmay shacabkii soo dhaweeyey fiiiro gaar ah haloo yeesho. inkastoo kuwo badan oo fiican ku jiraan lkn hadana noocaan oo miiiran baa ku dhex dhuumanaya marka dadka nagu dhex nool aan fiiro gaar ah u yeelano
@maryanmahamed4147
@maryanmahamed4147 3 жыл бұрын
Waxan maqli jirey rag ciil cadab ayu ka dortey ..faroole naso tarxiley sabab ugalney waa. 3 qodob. 1 ciil an uqabno dad 2..kuwa qabiil ahan bey dadkoda uga arayan 3.kuwana waa ka dacad..dadka cadalad baa deqdo hadii kale wax galkii bey dhameynayan alha Naga qabto
@maryanahmed6314
@maryanahmed6314 3 жыл бұрын
Alx halkaa kasii wada dadaalkiina reer Portland guul wacan my dhiga😘
@amaalmataan5613
@amaalmataan5613 3 жыл бұрын
Sallalahu calayhi wasallam 🥰🥰
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 3 жыл бұрын
Waxaan dadka somaliyeed gaar ahaan reer puntland u sheegayaa madaxda puntland shacabkooda daacad bey u yihiin laakin shacabka puntland dad dankale wato baa isaga dhigo kuwo wanaagsan maalmihii raafka uu ka socday puntland faroole aad baa loogu dhaliilay arintaan guul puntland
@abdullaahiahmedali2629
@abdullaahiahmedali2629 3 жыл бұрын
Legendi always legendi keep going prh🗣️🗣️💕 Jeeri ya ila sugooya kan wacdi uuba qabsada agah🤣😃🤣
@xalimocabdi2316
@xalimocabdi2316 3 жыл бұрын
kkl
@bashiiroromo7689
@bashiiroromo7689 3 жыл бұрын
I waiting for jeeri
@walalbaabaa7981
@walalbaabaa7981 3 жыл бұрын
Say I am waiting for jerry.
@abdirisackamin3827
@abdirisackamin3827 3 жыл бұрын
@@walalbaabaa7981 kkk
@abdirisackamin3827
@abdirisackamin3827 3 жыл бұрын
you are from kenya
@kimkum5479
@kimkum5479 3 жыл бұрын
Waa jeeri hee
@mustafaomarabdi7559
@mustafaomarabdi7559 3 жыл бұрын
Timire guulayso from Germany 🇩🇪
@mudugaawiboy9838
@mudugaawiboy9838 3 жыл бұрын
Timirow jeeri noo soo hormari bro waa codsi 🇸🇱🇸🇴💪
@qoojegacal6256
@qoojegacal6256 3 жыл бұрын
Legend timire guuleyso from Jowhar hirshabelle
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 3 жыл бұрын
Nasab ayaad tahay bro hadaad adoo halka jooga hanbalyaynayso gul ayaan kuu rajaynaaa
@princesssadia7376
@princesssadia7376 3 жыл бұрын
Alla maxay haldoorkii iyo indhihii gobalka mudug xasuuqeen inshA allah puntland guul soo afjara Alshayaadii
@fitigmedia4270
@fitigmedia4270 3 жыл бұрын
Frist one mahadsanid
@maxamedshaka9632
@maxamedshaka9632 3 жыл бұрын
Hada so daaya afmeer dadka 👍like sare
@marwocookingandbeauty3928
@marwocookingandbeauty3928 3 жыл бұрын
Sifiican ayuu uwaramey afmeer madama ragii latoogtey sitoosa noogu so daaya taxane nooga dhiga hada awoodan
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 жыл бұрын
we need jeeri sheekadiisa
@yasinkhalif6492
@yasinkhalif6492 3 жыл бұрын
Qaybta jeeri wan sugaynaa Iyo mohamed xashi allaha idinka ajar siiyo hawl adag bad haysana timiro sxp allaha ku ilaasho keep going bro
@adnoasad218
@adnoasad218 3 жыл бұрын
Bosaaaso Hooyada Amaniga iuo Ganacsiga 🥰🥰🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰💪☝️🙏
@saidgaas3070
@saidgaas3070 3 жыл бұрын
Dadka reer galkio iyo dadka reer puntland waad u hiilisay timirow waa in laguu abaal gudaa Allah cadawga burcad dimeedka ah hakaa qabto guulayso geesi Allah kudhawro .
@ahmedosmansalad2459
@ahmedosmansalad2459 3 жыл бұрын
Muxuu alle dhawra waaba la toogte
@bella-xb1ug
@bella-xb1ug 3 жыл бұрын
@@ahmedosmansalad2459 salaamaad war xageed wiilka u habaartay... timirre waa wariyehee allaha xafido.
@Irrisolticrimini
@Irrisolticrimini 3 жыл бұрын
Jiir ayaa taabtay wlhi wn qoslay🤣
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 3 жыл бұрын
Guulaysta professional journalism and afmeer media This is a highers criminal activity we had our life time?
@abwaancaqlisame
@abwaancaqlisame 3 жыл бұрын
Jeeri soo gali 👍 wixi qaldana editinka kaga jar
@cabdulaahibuzuri2072
@cabdulaahibuzuri2072 2 жыл бұрын
samir la aan cuqdad dhalisay bahaysay samir ku wa shay illahay jecelyahay abayle Allah haku nacariisto lakin cuqdad iyo samir ad bini aadanka u samri wayday weye arinkaagu dadow dulqaata oo samra ninkan puntland oo u kunoola bu ku abaal dhqcay waxana u gaysay samir la aan (illahow kuwi samra oo dulqaata nagadhig aamin aaamin aamina)
@xasanwalimaxamud471
@xasanwalimaxamud471 3 жыл бұрын
Ptlnd waa korisada kibrisa misna kawaanta shaydaamada
@feisalmowlidabdi3329
@feisalmowlidabdi3329 3 жыл бұрын
waaaba kheyr haddaysanba Hoooyo Mcn noolayn oo aysan arag fuxshiga iyo arxan darada aad ku dhaqmeyso
@abdirizakaden2505
@abdirizakaden2505 3 жыл бұрын
Allaah ha uu naxariisto
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 жыл бұрын
Awoowahay Maxamed cabdi Awaare xaakimkii cadaaladiisa Boosaaso dhan isla Qireen Ilaahow Kuu Naxariiso Maanta Ciil Duugmay ayaa Igusoo Qaaday Alla agtiisay cadaalad Taal 🥺
@jamaabdikadirmohamed756
@jamaabdikadirmohamed756 3 жыл бұрын
Afmeer fashilka argagaxisada alshabaal mesha fashilka inaa afjarka ka dhigtaa ila quruxbadan timiroow oo afar a noqoto afmeer afjarka argagaxisada alshabaab Mahadsanid.
@superstar.19
@superstar.19 3 жыл бұрын
35:00 XARAKADA INAN SI FIICAN USII GALO KUMA LAHOO🤣🤣🤣 WA ISKA SIDAN MARKA LA LEYAHAY RAG CIIL CADAAP KA DOORAY
@batuulomuuse977
@batuulomuuse977 3 жыл бұрын
Markaas danbiile nin soo dilay buu ahaa
@ahmednoryusufadam5396
@ahmednoryusufadam5396 3 жыл бұрын
Maahmahdas inee ben tahay baan modi jiray😂😂😂
@deromar4803
@deromar4803 3 жыл бұрын
Maxaa ciil ah 😏😡 asago mareray u dhashay bu puntland amni u yimi o nolol ku haysta bu dadki dhulka lahaa dilay in la tarxiilo sax bay aheed . Si fican u dhagayso asago qof dilay baa la tarxiiley
@hanadking1669
@hanadking1669 3 жыл бұрын
Aaway jeeri ayan ubahanahay inan arko
@djibdja154
@djibdja154 2 жыл бұрын
2022 yaa dhawanaya
@geediadem5015
@geediadem5015 3 жыл бұрын
Ninkan hadalkiisa waxaa ka muuqata in la ciilay oo uu aar goosi ugu biiray alshabaab. Waana dadka ay qaataan alshabaab Ku gaar ahaan jareerta iyo raxanweynta markaa waxaa loo baahan yahay in la fahmo dadka ay adeegsadaan alshabaab ku
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
Haa dulmiga ka jira soomaaliya ayay ka mid tahay waa in dulmiga la joojiyaa qabiilada waaweyni ku hayaaan kuwa yaryar. Sidaa darteed bay alshabaab miciin bideen sababtoo ah dhulka alshabaab ka taliso kama jiro kala sarayn qabiil
@lamaanahanoloshaofficial987
@lamaanahanoloshaofficial987 3 жыл бұрын
2012 baan cumar samatar dhigan jirey Schoolka hortiisa ayuu nacnac ku hor gadi jirey jeeri Aniga markaas ayaan bartay waagaas Baa iiku danbeesay muuqaalkiisa Haddaana iiku horeesa jeeri Illaahay naarta kuku fogee Muxuu dad dilay
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 3 жыл бұрын
Hhhhh alla waxaan leyahay xagee kuarki jirtay ninkaan ileen Waa kii cumar samatar kugadi jirey nacnaca
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 3 жыл бұрын
Dadlka soo dhaweeyay oo uu nabada ku joogay buu dadkiisa gumaadayay walee maanta haysaa wuxuu aad dad dhagartay dhulku idin la xadree Ilahay meel daran idinku fogee
@mohamedmohamud5217
@mohamedmohamud5217 3 жыл бұрын
Wll waa maqxuun u duceen un
@abdirahmanmohamedabdi6003
@abdirahmanmohamedabdi6003 3 жыл бұрын
@@mohamedmohamud5217 duco ma mudna alle haka jazeeyo dadki uu laayay
@cabdulaahifaysal2125
@cabdulaahifaysal2125 3 жыл бұрын
mahadsanid afmeer waxaa rabnaa abu dayib
@ropleupdykadir9164
@ropleupdykadir9164 3 жыл бұрын
I can't wait jeeri and maxamed xaashi Nacalad ha ku dhacdee
@gududoayaan9527
@gududoayaan9527 3 жыл бұрын
Ilhyow qashinka somalida ku qarabanaya Oo dadka laynaya Ilhow dacada iyo wanagey ufalayan iyo so dhawynta putlnd Ilhow la jar cayayankan dadkii dhamyy Oo dhigii banysty muslimka😢🙏
@khadijabin8262
@khadijabin8262 3 жыл бұрын
Nin abeeso koriyoow adigaa uaayin
@anasosman9946
@anasosman9946 3 жыл бұрын
Fadlan hestan meshan kuma bahona qof marxuum ah weye hada inta leedahay wax haji ama wax ficnisi ayd wax xumayn marka WL hesta melo kale has hadi adan ka marmi kari inkasta oo aysan ficanyn heasaha thanks talo wl Ku jecel
@saraisse3019
@saraisse3019 3 жыл бұрын
In wax la hubsado ba wanagsan inta badan dadka waxna ma hubsadaan xoolo ay caruurtoda xadan bey dad kale u nisbeyan ilah ka cabsi bn jirin 😿😿😿
@abdul5689
@abdul5689 3 жыл бұрын
Jeeri noo soo daaya qaabkuu dadkaas waa weyn u tashkiiliyay hanooga warame,
@dayaxdelionurur5705
@dayaxdelionurur5705 3 жыл бұрын
Keep going wll mcn
@sunnigaagaab1567
@sunnigaagaab1567 3 жыл бұрын
Laadirkii Filimka Goorma la soo wadaah
@mohaaarkapl7826
@mohaaarkapl7826 3 жыл бұрын
War bal intiladaan ila arka nabad buu nosoo doontay taas badalkeedina wuu nagula dhaqmay
@mdssaidegal6514
@mdssaidegal6514 3 жыл бұрын
Maansha Allah hadii ladilay .
@kingvideopro2385
@kingvideopro2385 3 жыл бұрын
Alahu akbar qaarkla wali qarsoon
@mariamahmed9936
@mariamahmed9936 3 жыл бұрын
Maxamed cabdi awaarena ma asaga dilay subxnllh alla mxay dad cuneen
@mohamedmazka3863
@mohamedmazka3863 3 жыл бұрын
Ninkii dadka xaqdaro kudila saasaa dadku ufiirsan doonaan ilaahoow dhiig islaam iyo mid gaalba naga xijaab
@fardowsomaxamed8567
@fardowsomaxamed8567 3 жыл бұрын
Aamiin yaa allah
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi💕✔️
@teamtiktok7949
@teamtiktok7949 3 жыл бұрын
Xafada raxma wa xafadaydii Wlhi u ka hadlayo
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 3 жыл бұрын
Kitaabka khud caqiidaka hada kahor 2006 baa galkacyo mid raxaweyn ah iigu marin jiray dugsiga aan dhigan jiray aabaahay baa dugsiga iga saaray mid macalin Xerow ah buu i geeyay kiiba kitaabkii iga tuuray Waagi baa Dugsi altixaad iigu dambaysay meesha la iska soo galo waa dugsiyada altixaadka
@abdideckhersi5392
@abdideckhersi5392 3 жыл бұрын
Kun sano ayaan ku heynaa war madaarista wahaabiyada hala xiro wali cid ma maqleysaaa ma jirto
@bilancadey6334
@bilancadey6334 3 жыл бұрын
Sheekadas oo kale baa ana galkaio igu qabsatay dugsi an dhigan jiray baa dugsigii kitaabkan khud caqiidatika naloo bilaaba markaan arkay baan diide inan marsado kitaabki macalinkii baa na ciqaabay walidkaa usheegay maalintii baa layga saaray dugsigii kitaabkas tashkiil badan baa ku jira runtii
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 3 жыл бұрын
@@bilancadey6334 Haa waa khatar waa meesha la iska soo galo aniga dugsigaan dhigan jiray macalinkii maxkamadaha ayuu aaday midkii kale oo la wareegay baa kitaabkaas noo bilaabay Nin yar bn ahaa wan iska dhagaysan jiray un kadib markuu aabe arkay buu iga saaray marka meelaha la isku Tashkiiliyo dugsiyada u badan haduusan macalinku ilahay ka baqayn
@user-he8gn7tx7r
@user-he8gn7tx7r 3 жыл бұрын
Dadka ku haya jeri hala so dayo sxpyal jeri wa ladarka u wayn musalsalka lamana so daynyo ila xalqada u danbaysa si xamasada aysan u dhicin ee aan iska wada sugano🌺
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 3 жыл бұрын
🤣xayaysiinta baa ku fcn tahay ee shaqo tag😂
@abdirahmanyasinwarsame3473
@abdirahmanyasinwarsame3473 3 жыл бұрын
Bahda Afmeer wad mahadsantihiin
@abdiqadirahmed3063
@abdiqadirahmed3063 3 жыл бұрын
Guulaysta afmeer.
@ducayzaneofficial5886
@ducayzaneofficial5886 3 жыл бұрын
guuul iyo gobanimo team afmeer
@amaalasad45
@amaalasad45 3 жыл бұрын
Si fcn buu u warama Ninkaan Ee jeeri noogu xiji wll Oo maalin walba noo soo daaya maa daama la dilay ragaan insha allh wn sugaynaa
@muqtarsheikh3070
@muqtarsheikh3070 3 жыл бұрын
Timir big legend ✌🏿
@Aaamina12
@Aaamina12 3 жыл бұрын
Puntalnad abalkay ku galen iyo sa ugu guday marki lagu tarxilayey in lagu dilay ahayd
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 3 жыл бұрын
Waaba ladilay moho Xaqa sooqabty
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 жыл бұрын
War waxaan waa ninjiray indhihiisa fiiriya
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 жыл бұрын
Waa runtiis qofka markuu cadaalad waayo wax kastaa kasuurtooba
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 жыл бұрын
Waa ninciilqaba balaayo kugudhacday
@theviraltime9599
@theviraltime9599 3 жыл бұрын
Afmeer ilaahay ajar ha idinka siiyo shaqadan wanagsan Waayo waxaad badbaadiseen nafo badan oo somalia oo dhan ah
@fardowsaismail4264
@fardowsaismail4264 3 жыл бұрын
Allahu akbar
@mshaakir4155
@mshaakir4155 3 жыл бұрын
Wlhi xad malahn dadka PSF dartidood u galay alshabab wliba marki ashahaado la diri la Oran jiray saa'id bay dadka u dhibi jireen
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 3 жыл бұрын
PSf maxaa laga soo koobay bro
@mshaakir4155
@mshaakir4155 3 жыл бұрын
Puntland security force
@jamatooreeye9949
@jamatooreeye9949 3 жыл бұрын
Next part please soo dadaji
@GelleTechnology
@GelleTechnology 3 жыл бұрын
Mar ka kowaad timire iyo team shaqada kula haya aadbaad u mahadsanthn run ahaantii waxad umadda somaliueed u hysaan shaqo aad u wayn hore u socda marna haniyadjabina Waqtigii baqdintuna soo dhama Waxan aad idinkaga codsanaynaa inaa barnaamijka maalin lagu xisaabtamo u samaysaan haday doobto ha ahaato bishiiba maalin lkn sidan aad hadda kuwadaan waxay keenaysa in dadku aad idin dheeraysto marka pls mar hadii aan hadda waraysiyo la duubayn oo ragiiba la laayay soo boobsiiya Aad baad u mahadsan thn 100% shaqada aad qaranka u hysaan
@abdiguled8200
@abdiguled8200 3 жыл бұрын
Sax bad walahi Al shabab ugu biirtay 20 majeerten ma diishay janada alla haku geeyo
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 3 жыл бұрын
Umad islaam maad dhiigooga kufarxeysaa Alle waa kujeedaa bilaa damiir laawayahow
@wizzkarteismaildeysane1236
@wizzkarteismaildeysane1236 3 жыл бұрын
Af meer kuhestaa
@Double_OG_Menace
@Double_OG_Menace 3 жыл бұрын
Allah ya cisak team ma Af Meer iyo Timire. Taarikhda idin xusidoonta hadu Alle idmo.
@jamalfarax6472
@jamalfarax6472 3 жыл бұрын
Qaybtii2 la soo dhakhso
@siciid3576
@siciid3576 3 жыл бұрын
Laadarkii waynaa jeeri baanka sugaynaa timir cunow
@mataanmataanmatan9217
@mataanmataanmatan9217 3 жыл бұрын
Afmeer jeeri ayan sugaynaa bro
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 жыл бұрын
Jeeri kuwii latogtay so kuma jirin
@mataanmataanmatan9217
@mataanmataanmatan9217 3 жыл бұрын
@@cabdiraxman6731 haa sxb waraysigisii
@nuurka658
@nuurka658 3 жыл бұрын
ALSHABAB WAA CIA. ISIS Made in ISRAEL. ALQACIDA Made in USA.Proof. . . . . . Nuurka Libaaxa Odijk. Senior Political Analyst. Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA
@asiaasool8804
@asiaasool8804 3 жыл бұрын
First one ☝🏾
@Hafsa12C
@Hafsa12C 3 жыл бұрын
Hada kadib maalin sogali hben qof dhimatay ma dawan karne agah
@miskixagafe1009
@miskixagafe1009 3 жыл бұрын
Subxanka ma argtay
@juwaaazhari2415
@juwaaazhari2415 3 жыл бұрын
Kkkk fulay maatahy
@johnkulalihi8371
@johnkulalihi8371 3 жыл бұрын
Jeeri masiibuu ahaa mid kastoo hadla asaga xiddig u ahaa. Plzz Jeeri maxaad noogu canaadaysaan
@najmaabdirahman3963
@najmaabdirahman3963 3 жыл бұрын
Jeeri waa laaderka filmka dhamaadka lasoo dayn🤣🤣
@johnkulalihi8371
@johnkulalihi8371 3 жыл бұрын
@@najmaabdirahman3963 😂👌
@zuldaantalokeen8947
@zuldaantalokeen8947 3 жыл бұрын
Bahda afmeer shaqa fiican baad bulshada uhysaan
@aishaabdiaishaabdi3055
@aishaabdiaishaabdi3055 3 жыл бұрын
Illahayow dadkena cadowga kaqabo Amiin midkastana sas ufashil dhagar qabayasha
@hanadking1669
@hanadking1669 3 жыл бұрын
War niyoow jeeri noosodey wan sugeenaa waayo maskaxda kadanbeyso waaye
@ugbadomar1424
@ugbadomar1424 3 жыл бұрын
Waba ladile ma isago dhintad rabta waraysigisa
@siman3966
@siman3966 3 жыл бұрын
Kabtan ayuub ayaa qeeb wareesigi jeeri soo dayay
@lipanfaarah9508
@lipanfaarah9508 3 жыл бұрын
Waxa cqaadir umal iyo maxamed xaashi oo xawaadle ahaa iguana sarreeyey uguna da,weynaa
@hamdaofficial7503
@hamdaofficial7503 3 жыл бұрын
Waah lasoo dayay
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 жыл бұрын
Jeeeri maxaa laga wadaa dadka dhan jeeri noo soo daay beey ku hayaan?
@quruxsan3770
@quruxsan3770 3 жыл бұрын
Qaaatil walee wuu u egyahay subaxana Allaaah
@muktarmohamud8094
@muktarmohamud8094 3 жыл бұрын
Al shabaab shartooda Alle hanaga qabto abaayo
@umunawal2797
@umunawal2797 3 жыл бұрын
Timire guuleyso walal from Sweden
@salimalinor5930
@salimalinor5930 3 жыл бұрын
Sweden iwad 😆
@MKMuzak
@MKMuzak 3 жыл бұрын
@@salimalinor5930 😂😂😂😂 wxkle
@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
@amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 3 жыл бұрын
Hhhh
@nastaahmed9719
@nastaahmed9719 3 жыл бұрын
Somlidu dg dg badna wxa lga yaba gabadhas inay k wado sweden bn joga
@umunawal2797
@umunawal2797 3 жыл бұрын
@@nastaahmed9719 Sax walal qaali dadka garashada bay is dheer yihiin
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
Alshabab waa sheydaamiin ilaaheyga carabta ku shaqeysto
@ahmedengnerka
@ahmedengnerka 3 жыл бұрын
Jeeri bn sgaynah
@cabdiqadirabdi2931
@cabdiqadirabdi2931 3 жыл бұрын
Afmeer wax kale
@cabdiraxmaanxuudi639
@cabdiraxmaanxuudi639 3 жыл бұрын
Guulysta afmeer
@rinaadahmed290
@rinaadahmed290 3 жыл бұрын
Heesta la saray wn ku haysta ✊
@Bakarq3381
@Bakarq3381 3 жыл бұрын
Somalida yaab ayey leeyihiin xiisaha loo qabo dilaa hadalkiisa oo aan ka eheen sheegida dilkii Adeer kaa abtigaa walalkaa aabahaa hooyadaa sxbkaa oo kugu abuuraya gocasho iyo naxdin dambi nacalaa kuwada yaalo shabab oo dhan
@xalaneaxmed8137
@xalaneaxmed8137 3 жыл бұрын
Jeeri waa la so deynaa waa la balamiyay 3 saac mudo ku dhaw ayu hadlayaaa wax yaabo badn ayu ka hadlayaa qaar baa laga jarjarayaa oo sir ah
@zamiiropretty6305
@zamiiropretty6305 3 жыл бұрын
Oo why loo jarjarayaaa sirta wll mxy na thy sirta intaas le eg oo shacabka laga qarinaayo
@subscribeforgoodluck1806
@subscribeforgoodluck1806 3 жыл бұрын
@@zamiiropretty6305 raggan sidee lagusoo qabtay? Rag baa dhex galay weli alshabaabtu aaminsantahay inay kamid yihiin oo undercover ah!
@cabdulaahiciise3522
@cabdulaahiciise3522 3 жыл бұрын
Macalimuu jeeri ayaan u baahanahay wiiloow ee noo soo daa nio
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 3 жыл бұрын
Halalaayo gaalada Hoogna waa udanbeynine
@shafiabdi215
@shafiabdi215 3 жыл бұрын
Walee Faroole maalintu idinso tarxiilay inuu go’aan sax ah qaatay adiga noo cadeeyey.
@somaliwaaftakhar1793
@somaliwaaftakhar1793 3 жыл бұрын
Intey reer aduun ahayen maxadan usodeyn hada reer aqirad baan firsaneya
@princerodrygo578
@princerodrygo578 3 жыл бұрын
😂😂 waa sheeko kale
@hannaali3863
@hannaali3863 3 жыл бұрын
Wr jeeri iga soo daaya lkn maalinti soo daya wll dad dhiintay haben dawan kari mayne inanku riiyono miya rabta wllhi wn jidhidhaconaya baa subxanallah
@maryanmahamed4147
@maryanmahamed4147 3 жыл бұрын
Cabsida waa kula qaba galabtii ban dawada
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 3 жыл бұрын
Ilaah aa weeyn. Somali Ilaah qalbigooda Islaanimada saxda Allaha ku toosiyo. Dhiig Islam daadiskiisa Islaanimo maahee.
@Hadhwadaagnews
@Hadhwadaagnews 3 жыл бұрын
Timire sxb cameraman sax ku dheh muuqaalada wixii danbe qofka hoos buu kagaga hayaa cabirka uu ku xidhay waa khalad bro thriboardka fadlan qofka la sin camerada hoos hakaga qaban
Qeybta 7 Afmeer iyo Sheekadi Horjooge Abayle Q/2.
45:34
AF MEER
Рет қаралды 331 М.
GUNGAAR - WAX BADAN KA OGOW DHAGAR QABIHII QARAX ISKU XIRAY EE  LAGU QABTAY GURICEEL
36:12
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 27 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 32 МЛН
MAXAA KA JIRA IN SAYID MAXAMED UU DILAY SH AWEYS ALBARAAWI
35:29
HANOOLAATO
Рет қаралды 121 М.
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 414 М.
QAYBTA 9-AAD AFMEER IYO SHEEKADA INDHABUUR
27:18
AF MEER
Рет қаралды 185 М.
QAYBTI 11 AFMEER&SHEEKADI Q/1AAD EE AMIIR JEERI 1/3
23:34
AF MEER
Рет қаралды 216 М.
Jamal Osman - Waxay isku diyaarinayaan dowladdnimo!
1:26:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 577 М.
AFMEER QAYBTA 8 IYO MAXAMED XAASHI MUUMIN
24:02
AF MEER
Рет қаралды 257 М.