No video

BARNAAMIJKA HAFASHADA WERIYAASHA KNN

  Рет қаралды 9,371

KNN

KNN

Жыл бұрын

BARNAAMIJKA HAFASHADA WERIYAASHA KNN

Пікірлер: 22
@user-bs5gk2nl3l
@user-bs5gk2nl3l 4 ай бұрын
Hambalyo hambalyo radio knn sanad guuri wngsn m.a Wàaw dad badan oo aan maqalkoda sifcn ugaranayay iyo waliba codabkoda ayaan maanta arakoda ujedaa m.a sida burhan iyo maryan hambalyo knn
@user-bs5gk2nl3l
@user-bs5gk2nl3l 4 ай бұрын
Www xaawo ayaa arageda iidhiman hmblyo hmblyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alimahamed2663
@alimahamed2663 Жыл бұрын
Salaan sare knn hambalyo wan kahelaa barnamijkaan
@mumtaaz7989
@mumtaaz7989 Жыл бұрын
Hamplyo dhaman mamulka iyo shakhaalaha iyo asxaabta ku xiran kulmiye sanad guura wacan
@sagalsimansalaad9870
@sagalsimansalaad9870 Жыл бұрын
Wan Ku farax sanahy in la update gareeyo barnamijkan wlh waan xasuusta anigo shaqo Ku jiro earphones dhagaha gashto dhageysan jiray hada markan shaqada Ka imid in daawado isago muuqal iyo maqal ah waa farxadeyda hormar wacan knn
@user-hr5rx1cw8f
@user-hr5rx1cw8f 4 ай бұрын
Burhaan adaba qaldoya bee nagorna kara baakh dheh
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 Жыл бұрын
Maryan waan tageeraa wlhi caawa ayaan wajigeed ii kow eh xaawo luul iyo burhaan iyo maryam waxey ahaayeen dadkii ugu horeeyey waxaan ku xasuustaa riwayadi liiban iyo leyla ay ku jirtey xaawo luul iyo maryan wanku salaamayaa walasheyda maryam
@ciisewarsame2448
@ciisewarsame2448 Жыл бұрын
Axsan barnaamij
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 Жыл бұрын
Cumar teacher ayaa ku wanagsanaa in loo dhiibo barnaamijkan
@aliabukar4755
@aliabukar4755 10 ай бұрын
HAMABALYO IDAACAD IYO DHAMAAN SHAQAALAHA KULMIYE WAXAN HORA UMAQLI JIRNAY HADALKOODA HADANA WAXAN MAQALNAY QOSOLKOODA BALSE WAXAN USOO JEEDINLAHAA MAAMULKA IDAACADA KULMIYE IN WARIYEYAASHA LASOOSIIYO TABABAR DHEER AMA FIICAN KAHOR INTA AAN LASIIN SHAQADA BAHDA KULMIYANA WEY KUMADSAN YIHIIN IN AY SHAQASIIYAAN DHILINYARA BADAN OO AAD UJECEL WARIYANIMADA
@Waloos
@Waloos Жыл бұрын
Horta waxba laysma dhaamo, Af Soomaaligiina waa laga dhintay, wariye aan afkiisii hooyo oo la rabay inuu warka ku gudbiyo aan aqoonin, waa wax layaab leh, waxaan is lahaa isma maqlaan miyaa, ciladuna waa tan aan idiinkaga jeedno hada wax headphones ah idiin kuma jiraan dhagaha, marka isma maqli kartiin, raadyaha adoo ka hadlaaya waa mamnuuc inaadan dhagaha wax kuugu jirin, mideeda kale waxaan is lahaa saxaafadaba sooma baran oo waa iska xoosanaayaan, laakii saan idinka hada idinka maqaleenay waa soo qalin jabiseenba,casharo badan aa u baahan tihii ee bal isku daya inaad dib u dhagaysatii wariyeyaashii hore iyo siday warka u gudbin jireen una raaligelin jiree dhagayteyaasha markay qaldamaan.
@cabdiraxmaan5591
@cabdiraxmaan5591 Жыл бұрын
Radio Kulmiye Goooooooooood
@dahirrashid6913
@dahirrashid6913 Жыл бұрын
wuxuu wadaa baabuur hore iyo gadaai 2020 iyo 2026
@ahmedibraahim262
@ahmedibraahim262 Жыл бұрын
Kkkkkk bintanyuuni
@user-uw3ei5og1o
@user-uw3ei5og1o Ай бұрын
In wax les xasuusiyo maxumo
@ustaadgarweyne5831
@ustaadgarweyne5831 Жыл бұрын
Barnaamijka cumar teacher ayaa ku wacnaa xaraarad malaha
@ustaadgarweyne5831
@ustaadgarweyne5831 Жыл бұрын
Teacher
@cabdifitax7495
@cabdifitax7495 Жыл бұрын
Fariyo xusen baa ka da weyn
@cabdiraxmaan5591
@cabdiraxmaan5591 Жыл бұрын
Kkkkkkkkk Radio kulmiye
@shadiadheere27
@shadiadheere27 Жыл бұрын
HAMPALYO 🎉family kulmiye news network ❤❤❤❤
@muusemaxamedaxmed4018
@muusemaxamedaxmed4018 Жыл бұрын
Waa barnaamij xiiso badan hhhh
@abdulqaderhassannoor3471
@abdulqaderhassannoor3471 Жыл бұрын
Maxamad axmad tuur yare aaway
KOOXDA KALAMAAN IYO MADASHA HERITAGE
9:54
KNN
Рет қаралды 50
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 30 МЛН
Fartuun Karlees Giridhii weli Waan Jecelahy Baydhabo ayaan uga tagi
5:37
MAXAAN KUSOO ARKAY SUUQA XOOLAHA UGU WEYN SOMALIDA.
10:06
Mustafe Dayo
Рет қаралды 10 М.
WARKA DUHUR EE KNN 13 08 2024
14:13
KNN
Рет қаралды 3,1 М.
itoopiya & Somaliya oo ku kala kacay Shirkii Turkiga , Maxaa xiga
22:31
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 2,7 М.