Barnaamijka Hodanimada Afkeena & Macnaha Af ama Hadal | Abwaan Cismaan C/Nuur Xaashi

  Рет қаралды 37,624

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

4 жыл бұрын

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribers | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 315
@balqiizaomar9298
@balqiizaomar9298 4 жыл бұрын
Cajiib walhi waan ladhacay ma arag wax hordhafi soo dayso oo xun❤❤❤
@omarabdisamad2129
@omarabdisamad2129 4 жыл бұрын
Maaansha allaah macalin, abwaan, qoraa, aqoonyahan. Cismaan cabdinuur xaashi waa macalinkii ibaray 99 magac ee ilaahay sw iyo macnohooda alle haku xafido
@khadarjohar4784
@khadarjohar4784 4 жыл бұрын
13 ka magac ee somalidu "HADAL" ka utaqaano 1: Af 2: Or 3: Cod 4: Laq 5: lad 6: Hal 7: War 8: Jooy 9: Weedh 10: Hadal 11: Lahaan 12: Tiraab 13: Hawraar
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 4 жыл бұрын
Sixid Magaca labaad ur maaha ee waa (or) oo katimid (orin) Magaca afraadma maaha laq ee waa (lad) oo kamtimi lad qabo
@khadarjohar4784
@khadarjohar4784 4 жыл бұрын
@@shaaficidici8369 😁😁😁Mahadsanid sxp
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 4 жыл бұрын
Ada mudan sxp weliba meesha kale aad jooy tidhi waa dooy yana
@dahiryusuf6011
@dahiryusuf6011 4 жыл бұрын
❤H❤O❤R❤U❤F❤A❤D❤H❤❤I❤M❤E❤D❤I❤A❤ waa in la Gudoonsiiyo Warbaahinta Somalida Mida Ugu Tabinta Wanagsan Dhinac walbana Oo Horumar ahna Kashaqaysa I love You wlahy Barnaamijkaan Anigoo ku raaxaysanaya ayuu Iga dhamaaday Fadlan 3 maalmood Asbuucii ka dhiga 😍😍
@liibulshaawi3830
@liibulshaawi3830 4 жыл бұрын
daahir waan kulaqabaa ineeytahay tan kaliya ee utagan warbahinta somalida maba dhageysto insha allh waxaan urajeynayaa muataqbal qorobadan waadna ku mahad sanyihiin mr xaashi iyo team kisa
@dahiryusuf6011
@dahiryusuf6011 4 жыл бұрын
@@liibulshaawi3830 aad iyo aad Zxp Waa warbaahinta Kaliya ee mucaarad iyo Muxaafadba Dhagaysigeeda aysan ka daalin Warar la Hubo waxaa intaas dheer danaha bulshada Oo ay aad Uga shaqeeyaan Si ay Dadkooda Arimaha wadankooda Uga Haqab Tiraan
@monayousuf402
@monayousuf402 4 жыл бұрын
Wan kugu racsanahay wararka somalida wa warbahinta galiye ugu wanagsan ani hantay adban u jeclahay alle haydiin dhawro ❤❤❤❤❤👏👏👏👏🥰🥰🙏
@Saynababoqran
@Saynababoqran 4 жыл бұрын
mahadsanid horufadhi media ❤ runti afkeenu waa hodon qofwalba dhiniciisa ha ka ilaaliyo
@MASKAXKOBCISBRAINDEVELOPMENT8
@MASKAXKOBCISBRAINDEVELOPMENT8 4 жыл бұрын
Masha Allah Horfadhi media, Barnaamji aad mihiimah ayaad soo dayseen. Dadka Somaliyeed ee had iyo jeer ku haya afkeenu waxuuka yimid afakale oo hadeer sameesmay, ha ogaadaan af-soomaliga af kafacaween inuu yaryahay. Waxbadan ayaan ka faa iideenaa. Khar Allah ha idin siiyo shaqo wanagsan ayaad uhasaan umada
@fivebrothers5538
@fivebrothers5538 4 жыл бұрын
Marka hore ilahay aya mahad iska leh marka xigta horufadadhi media aaad ayad ugu mahadsantihin sida umada somaliyed ugu hagar baxaysan halka dadalka kasi wada afkenu waa qani 💎💙💙💙
@Jamaahiirta-Tv
@Jamaahiirta-Tv 4 жыл бұрын
Masha allah Top Weye Barnaamijkn Suxufi iyo Filosofi Cismaan cabdi nuur Xaashi alle Haku Xafido
@khalidaxmed9555
@khalidaxmed9555 4 жыл бұрын
Runti wa warbihintah kliyah ee aan arkay oo drensan wxa kadhiman dhlinyaradah somaliyed Wlhi wxn idinku mhdcelinoh mgrnysoh bahdah horufadhi media aad bn idin slamya wna idin dhiri iyo tageroh glin insha allah
@caarifmoha7456
@caarifmoha7456 4 жыл бұрын
Soomaaley 🇸🇴 afkeena waa afafkadunida ugu xarfaha badan taasina waa wax lagu faano
@zakariyeguhaad3129
@zakariyeguhaad3129 4 жыл бұрын
cismaan cabdinuur xaashi Macalinkaygih Nolow inbadan❤
@abdalleabdirisak2009
@abdalleabdirisak2009 4 жыл бұрын
Mansha AllaH Macallinkaygii Cismaan C/nuur Haashi🙏♥️🙏
@ciilowomarmohamed7493
@ciilowomarmohamed7493 4 жыл бұрын
Cajaaib wlhi afkeena waa dahab no soo badiya warbahenteena thanks guys ustaaad xaashi &ustaaad yaasiin jezakumu allah qeer
@asiyayusuf9717
@asiyayusuf9717 4 жыл бұрын
Horufadhi media aad baad u mahadsantihiin walahi wadaninimadu wa cajiib ❤👍
@sharamarkecheafcaqil7896
@sharamarkecheafcaqil7896 4 жыл бұрын
Macalin kaygi adeerkaY AabahaY Sxbki InTaba Uu Ii YahaY Qoraa Abwaan Cismaan Cabdinour Xaashi legend👑🙏
@fatuushabdirashid5508
@fatuushabdirashid5508 4 жыл бұрын
Manshlah maclin cismaan cabdinuur xaashi. Horfadhi media waad mahadsantihin Afkeena ha la ilaaliyo waa af qiimo iyo qaali inagu ah🇸🇴💪
@abdullahiabdi3118
@abdullahiabdi3118 4 жыл бұрын
Maasha'allaah aad iyo aad baan uhambalyeynayaa horufadhi miidhiya, Waxwalba waad uqalantaan. Jira oo jooga.
@kaynaanofficialchannel8777
@kaynaanofficialchannel8777 4 жыл бұрын
Masha allah waaa barnaamij wanaaksan hurfdhi noo wada cml
@abdiismail9624
@abdiismail9624 4 жыл бұрын
Masha’Allah, waa Afkii hooyo oon aad iyo aad ujeclahy. Maanta ereyo isticmaalkiisu muhiimyahy ayaan kasoo weedaartay 💜Horufadhi oon aad ujeclahy. Walaalayaal, hore usocda
@ilyasawalle260
@ilyasawalle260 4 жыл бұрын
Barnaamishkan waa nooo muhiiin dhamanteeen wanaa in an ka faa'iidaysaana oon baraana luqadeeena hooyo ❤❤🇸🇴🇸🇴 waanaa mahadsan tihiin Horu fadhia media 🙏👏👏👏
@sharmarkejamac18
@sharmarkejamac18 4 жыл бұрын
Abwaankan cilmi baa ku duugan Allah ha ku xifdiyo Abwan.
@abdiaziz8703
@abdiaziz8703 4 жыл бұрын
Mansha Allah Bahda Horfadhi aad ayaad u mahadsantihiin Allah ha idin xafido aduun iyo aqiro 🇸🇴❤️ Allah ayaa xigmad idiku manestay afkii hoyo wuu lumay ee hala dawa qabto
@sahraabdi1623
@sahraabdi1623 4 жыл бұрын
back ground music ga naga daaya please waa bil Ramadan
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 4 жыл бұрын
UstaadkaYgii afsoomaaliga Abwaan cusmaan Cabdinuur xaashi Cimri dheer iyo caafimad runtii waa khabiir ke xeel dheer dhaqanka iyo afka soomaliga
@nabiilabdihersi6266
@nabiilabdihersi6266 4 жыл бұрын
Manshllh abwaan cismaan cabdinuur xashi
@nabadoonshaybe2108
@nabadoonshaybe2108 4 жыл бұрын
Maansha allah Alle cimriga ha uraajiyo abwaan cismaan cabdinuur xaashi Alle ha xifdiyo aamiiin aamiiin runtii waa halyey soomaliyeed
@aduunikhatal6599
@aduunikhatal6599 4 жыл бұрын
FADLAN MUUSIKADA KA JOOJIYA BARNAAMIJKA 👏
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin Horufadhi media iyo intii ka qeeybqaadatay barnaamijkaan soo diyaarintiisa, Mahadsanidiin markale
@aynaashe
@aynaashe 4 жыл бұрын
Cismaan Cabdinur Eebe Caqliga iyo garashada ha u bara keeyo
@khalidabdi9902
@khalidabdi9902 4 жыл бұрын
Thanks horfadhi media hormar wacan
@Amir-Muse
@Amir-Muse 4 жыл бұрын
Masha Allah waa wax lagu farxo in abwaankeena waxyaabo badan oo Soomaalida qaranigaan jirta kaqsoon in uu u iftiimiyo iley waxaan kabaryaa abwaankaan oo boqol ah in u nasiiyo Soomaali maxamadey Amiinta raaciya 🤲 🤲😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍♥️💯🙏🙏
@maxamudsiciid695
@maxamudsiciid695 4 жыл бұрын
Masha Allah Waa Arin An Ubahneeyn In An wax ka Barano Afkena Hodanka Ah Mahad sanidiin Horfadhi media Thanks
@abdulahisuleiman7483
@abdulahisuleiman7483 4 жыл бұрын
mahadsanid horufadhi media soo galinta barnaamijyada tayy aysan
@wiilhog6788
@wiilhog6788 4 жыл бұрын
masha alaah ino sobadiya af somaliga asalka ah weye wanba ku so ceshceshanaa
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115 4 жыл бұрын
Masha alah wllky wariyee Suleman xashi iyo eng yasin dadihiyasha hurfadhi media wad mahad santihin waxd nadaren sisen afkenan hodanka ah ee quruxda badan alxmdllh
@hudheifayussuf7104
@hudheifayussuf7104 4 жыл бұрын
Mashalah wa barnamij wanagsan wana so dhaweneyna waxn ka codsaneyma inad idajaa lagu so daro madamo iyahey Aabihii afka somaliga mahad sanidiin hurdadi media
@barwaqosoran3134
@barwaqosoran3134 4 жыл бұрын
Masha Allaah Waa barnaamij aad u qiima badan Waa arin aan ku farxay Barnaamijyada afkeena hooyo Qof walbana waa inuu ka faa'iideestaa Meelwalba uu aduunka ka joogo
@yaasircararafad2041
@yaasircararafad2041 4 жыл бұрын
Waanu soo dhaweenayaa barnamijkan wana mid loo bahnaa cismaan cabdinuur xaashi
@MohamedHassan-zw4ep
@MohamedHassan-zw4ep 4 жыл бұрын
Eebbe weyne caqli iyo cilmiga haku barakeeyo Ustaad/Mufeker/Hal-abuur le/Abwaan/Saxafi/Khaliifka Ummadda Soomaaliyeed oo ah Cismaan Cabdinuur Xaashi. Wuxuu ahaa Mucalinkaygii dugsigii sare ee Laascaanood oo la odhan jiray Muuse Yuusuf Secondary School. Noolow-inta-nololi jirto Ustaad.
@ghboy2914
@ghboy2914 4 жыл бұрын
Waa barnaamij aad u wanaagsan waana idiin mahad celinayaa bahda horufadhimedia
@mohamedibrahimmohamed8258
@mohamedibrahimmohamed8258 4 жыл бұрын
Masha Allah aad baan u soo dhabenayaa barnaamijka horumarinta Afka somaliga
@habibaabdalla8264
@habibaabdalla8264 4 жыл бұрын
Dulucdoor waa erey igu cusub waa erey bixin wanaagsan masha Allah abwaane
@cirjoogetv9611
@cirjoogetv9611 4 жыл бұрын
Mahadsanidin horfadhi Media qofkaan Dadka waxatarka iyo warbahinta dadwaynaha ee utagan somali oo dhan umahadcelin garan maayo Suu cidkale uu umahadcelin alle ha idin xafido dadwaynaha ku xiran horfadhi sidayda amaba nagu soobiiridoonta
@abdifatahjama4339
@abdifatahjama4339 4 жыл бұрын
Msha alalah abwanka HM aaad ayay u mhdsnyihiin, sida aaad u xusteen una xasuusateen afkena abaalkeda waxgaradka somaliyed waadka helidoontaane ha quusanina
@realwarya1016
@realwarya1016 4 жыл бұрын
Masha allah horufadhi horumar ayn idiin rajaynaya
@libanali4881
@libanali4881 4 жыл бұрын
Waad mahadsaantihin bahda reer #Horufadhi waaqtiga iyo juhdiga ad giliseen barnamijkan xisaha badaane!! 🙏
@umuaasmaaumuaasmaa5958
@umuaasmaaumuaasmaa5958 4 жыл бұрын
MA Sha Allah waa wax lagufarxo in aad inoo soo bandigtaan hodhantinimada afkeena hooyo taas wexey muujineysaa jaceelka aad uqabtaan shacabka Somalida marka bahda Horufadhi Media abaalkiina Allah umbaa gudi karo quluubteena Allah haisraacsiiyo shukran jaziilah.
@suadali4290
@suadali4290 4 жыл бұрын
Masha Allah wan soo dhaweynaya barashada Aaf somaliga wanaad kuu mahaadsan tihiin hurufadhii média
@abdikanimohammed522
@abdikanimohammed522 4 жыл бұрын
mashalah mashalah mashalah horay ogu socdo inshalah wagulay sokir dhsay horufadhi mediya
@karkarqalib5908
@karkarqalib5908 4 жыл бұрын
KhaLiifka ILLaahay cimriga iyo caqLigaba ha u Barakeeyo
@31-abdifitahabdi62
@31-abdifitahabdi62 4 жыл бұрын
Masha Allah abwaan cismaan ilahay hanoo deesto🤩☺️☺️
@cawkecabdiraxmaan9805
@cawkecabdiraxmaan9805 4 жыл бұрын
Masha allah ninkan waa nin afkeena hooyo waxbadan kayaqaana iyo hodantinimadiisaba
@abdikadir202
@abdikadir202 4 жыл бұрын
Mashallah horufadhi media warbaahin kawanaagsan lawaa waligaa guulaysi
@adamyusus1730
@adamyusus1730 4 жыл бұрын
Asc waa barmaamij fiican waad ku mahadsantihiin, muusiga aad dhex geliseen in aad ka daysaan ayaa wanaagsanaan lahayd.
@zuhurkahlif4970
@zuhurkahlif4970 4 жыл бұрын
Manshlaaah. Afkeena hooyo
@hassanrashidmuumin9236
@hassanrashidmuumin9236 4 жыл бұрын
Horfadhimedia aad ayan idinka mahad celinaya sida wanagsan eed barnamishkan aad u qimaha badan ee daxalka ah ee no so dayseen
@monayousuf402
@monayousuf402 4 жыл бұрын
Mansha Allah ❤❤Horufadhi Media❤❤🥰🥰👏👏👑 Waxa badan ban ka faiday adban idin jeclahay alle haydiin dhawro 🙏🙏🤲🤲
@zakimuuse9995
@zakimuuse9995 4 жыл бұрын
Mansha Allah alle mahad leh nagu mutaystay afkan dahabka
@ibnumuse4439
@ibnumuse4439 4 жыл бұрын
Masha allah wa barnamij qiimo lehe abwanka barnamijyo kale inoga so diyariya
@omarsscnl
@omarsscnl 4 жыл бұрын
Afkeenu waa hodan, waa inaan barno ilmaheena, insha allaah
@Amir-Muse
@Amir-Muse 4 жыл бұрын
HORUFADHI MEDIA WAAD KUMAHAD SANTIHIIN BARNAAMIJKA AADKA QIIMAHA BADAN AAD NOOSOO GUDBISAAN ILAHEY HA IDIN XIFDIYO AMIIN 🤲🤲😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍💪💪🙏🙏🙏✊✊
@ibraahimkhadar3402
@ibraahimkhadar3402 4 жыл бұрын
Aad baan usoo dhaway nayaa barnaamijkan aadka u qaayaha badan Horufadhi media hore u soco
@ahmedxasan9040
@ahmedxasan9040 4 жыл бұрын
Masha Allah caadi mahaa Abaawan osman Abdi nuur
@ahmedshiine8202
@ahmedshiine8202 4 жыл бұрын
Mansha alah sxb abwan kan video yadisa noso badi
@user-dq8zc3rt3l
@user-dq8zc3rt3l 4 жыл бұрын
Mashaaallahu horufadhi allaha idinbarakeeyo allaha kiinno xifdiyo goorkasta iyo meel kasta joogtan waa ku mahadsantihiin barnaamijkaan qaaligaa oo dhalgalkaa rum ahaantina waa in aan wax badan kalaharo dadka saan ookale afka uyaqaan mashaaallahu markale mahadsanidin
@user-bt9ze2nc7d
@user-bt9ze2nc7d 4 жыл бұрын
Af soomaligu danyar maaah
@dhuxulowcalidhuxulowgeedi5314
@dhuxulowcalidhuxulowgeedi5314 4 жыл бұрын
Maaansha allaah, Abwaan Xaashi, noolow!!
@AhmedAbdy-bg7wv
@AhmedAbdy-bg7wv 4 жыл бұрын
I love y’all horufadhimedia💙🇸🇴
@faisamohamedadam5512
@faisamohamedadam5512 4 жыл бұрын
Waxay calankan buluugi afbaa ba laga shakay nayaaye!!!,🤣🤣🤔
@AhmedAbdy-bg7wv
@AhmedAbdy-bg7wv 4 жыл бұрын
Fa'isa Mohamed adam waa calanka Afka 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙
@abdirahmanalihassas5032
@abdirahmanalihassas5032 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وحسن لله اليك وزجك الله حور العين أخي
@ugaaska7451
@ugaaska7451 4 жыл бұрын
Maashllh xaashi waad ku mahadsnthy barnaabika waakufaraxsanhy
@paultwocock5421
@paultwocock5421 4 жыл бұрын
bahda #Horufadhi Aad baad ugu mahadsantihiin Hab dhiga barnaamijyada muhiimka ah *Codsi* Musiga sagabuundada ah ka daaya si aan ugu raaxeysano codka abwaanka
@ahmedabdikarin304
@ahmedabdikarin304 4 жыл бұрын
Masha allaah baahi weyn ayaan u qabay hadaa shaqsiyan uhadlo wllaheynaa inee baahi u qabeen shaki iigama jiro alx HORUFADI media jira oo joogo wllayaal,💓🙏
@hassanmoalim9049
@hassanmoalim9049 4 жыл бұрын
Waa barnaamij muhim ah
@31-abdifitahabdi62
@31-abdifitahabdi62 4 жыл бұрын
Masha Allah wax badan ayaa ka faaiday abwaanka
@soomane5828
@soomane5828 4 жыл бұрын
Mzha allh rabi hakaa abaal mariyo sifiican ayaad noogi soo gudbisey xaqiiq macalin🙏mahadsanid
@mahdidahir3209
@mahdidahir3209 4 жыл бұрын
Masha Allah horufadhi waad mahafsantihii Waa mid aad iyo aad loogu bahanyahay in afkeena la soo noleyo wakhtiga maxaayelay Baryahan danbe waxaa jirta in dadka soomaaliyeed afkii ka sii tagayan sii dhalinyarada
@yacquubabdilahi8968
@yacquubabdilahi8968 4 жыл бұрын
Thanks Horufadhi Media
@abdiwelisiciidguray4835
@abdiwelisiciidguray4835 4 жыл бұрын
Mar hadaan aabihii afka somaligu Ku jirin abwan Ibrahim warsame haadraawi. Ka hdlayna daawasho malaha tani Ma jidho Ayuu waxjira IGA dhigayaa Wax jirana maaha Ma jirto weeye ta saxda ahna
@sakariyekhubarop4380
@sakariyekhubarop4380 4 жыл бұрын
Barnaaamij faaaidooyin leh oo badan baaan sugaynaaa horufadhi media
@maxamedhagar2052
@maxamedhagar2052 4 жыл бұрын
Alle haku sharfo abwaan cismaan cabdi nuur xaashi
@kaamilodhorre
@kaamilodhorre 4 жыл бұрын
masha Allaah Allaahuma baarik idinka iyo howsha aad bulshada u haysaan xaqiiqdii waanu u baahanahey waliba waxaan rajeynayaa in wadankana waxbarashada afka hooyo lagu soo celiyo insha Allaah, runtii waxan leeyahay marka hore Alxamduli llaah marka xiga idinkaga mahadsanidiin waqtiga iyo howsha aad qabateen jazaka llaah kheyr🤩😍😇🥰💖👏👍
@mdeeqoffecialabdimdeeqoffe1204
@mdeeqoffecialabdimdeeqoffe1204 4 жыл бұрын
M.a allah wllhi afkeyna hoyo wa wxa kale kan inow batasha asxbt horfdhi waxat tihin wadanin dhabha daqiq qadah inow batsha wa iga cotsi
@dhuxulowcalidhuxulowgeedi5314
@dhuxulowcalidhuxulowgeedi5314 4 жыл бұрын
Alle haku dhawro, abwaaan
@lilkaper6781
@lilkaper6781 4 жыл бұрын
Maacha Allah guul
@aishaomar2695
@aishaomar2695 2 жыл бұрын
Maashallah waa barnaamij aad loo.baahi qabay!
@faaruuqueen292
@faaruuqueen292 4 жыл бұрын
M. Allh horufadhi webahin abalmarin mudan
@ibraahimosmanabdinour1484
@ibraahimosmanabdinour1484 4 жыл бұрын
Runtii waxan odhan karaa waa barnaamij bare ah afka soomaaligana inuu istaahilo inaynu kufaanno ayuu nafarayaa horey usocda horufadhi media😍
@khatumoawil6946
@khatumoawil6946 4 жыл бұрын
Manshalaha macalinka xisadisa ugu jecla 10 sano kahor
@garmaalchannel7064
@garmaalchannel7064 4 жыл бұрын
Masha allah tabaraka allaah aad iyo aad ayaa u mahad santihiin reer Har fadhi miidhiya waxaad soo kordhiseen Barmaamuj wax ku ool ah oo aad loogu baahnaa Abwaankuna aad ayuu ugu mahad sanyahay sidda quruxda badan ee uu soo ban dhigay. Afka Hooyo waa hodan ee u hiili abidkaa kuwanina miyaanay Hadalka uun ka mid ahayn toloow ? Hadaaq barad. Hadal barad.
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 4 жыл бұрын
Waxaa fiicnayd in abwaanka magaciisa aad sheegtaan si looga aqoonsado dadka waa macalin weyn runtii waad mahadsantihiin hor fadhi midia
@jamalollaad8538
@jamalollaad8538 4 жыл бұрын
Asc wll waxa la dhaha cisman abdinuur xaashi Wa wariye ruug cadaya ila 60 kii Wana nin rer sool ah
@awilabdullahi466
@awilabdullahi466 4 жыл бұрын
Waxa la dhahaa Cismaan C/nuur Xaashi waa ninka qoray buugga Af-dhaab oo cilmi baadhis 22 sano ah ku weday Afka Soomaaliga ku soo bandhigay.
@jamalollaad8538
@jamalollaad8538 4 жыл бұрын
Wna macakin dhiga school ka sare
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 4 жыл бұрын
@@jamalollaad8538 jaamacad buu dhigaa imika
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 4 жыл бұрын
Codsi ,Playlist usameeya barnaamijkaan, Mahadsanidiin
@jimcaalejaamac7651
@jimcaalejaamac7651 4 жыл бұрын
Horufadhi media waa toosiyaa umada soomaaliyeed
@xasanaxmedjaamac7184
@xasanaxmedjaamac7184 4 жыл бұрын
Af kaagu waa aqoon sigaaga. Ilaahay ha idin barakeeyo Hormarinta Afka hooyo waa waxa aan habayn iyo maalin is waydiiyo Muusiga nooga daaya Mahad sanidiin.
@cayduruusfx9358
@cayduruusfx9358 4 жыл бұрын
❤❤Horufadhi Media ❤❤ Aad bad umhadsna thiin Sida wmgsan e ad u grab Tagn thiin Wllhina Somaliyed melkastoy jogan sida . Nooga Faaideya Oo no so bandhiga Xikmada Iyo Aqoonta Bdan Ee Uu u leyahy Afkena hooyo ❤ Abwan , Ustad :Cisman Cabdinuur Xaashi ❤ . Wxu Qorayy buuga Afdhaab 23 Sano . Alle cimriga iyo caqligaba ha udaayo
@omaromarali9070
@omaromarali9070 4 жыл бұрын
Manshallah afkeen hooyo afka dunida ugu hodansan
@VersusVid.
@VersusVid. 4 жыл бұрын
masha allaah
@abdihassan4785
@abdihassan4785 4 жыл бұрын
waa barnaamij qiimo badan runtii🌻🌹🙋‍♂️
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 4 жыл бұрын
Mansha allah guulsta horufadhi media mahasanidiin
@abdaladuraan8567
@abdaladuraan8567 4 жыл бұрын
allh ban ku dhartaye wad nakafisen mahadsanidin in badan
@abdirashidshaqash2343
@abdirashidshaqash2343 4 жыл бұрын
Masha allaah HORUFADHI
Why is Ukraine the West's Fault? Featuring John Mearsheimer
1:14:16
The University of Chicago
Рет қаралды 29 МЛН
This is not my neighbor  Terrible neighbor! #funny #zoonomaly #memes
00:26
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН
Barnaamija Xusuus Reeb Iyo Hadraawi By Ducaale
1:15:11
Horn Cable Tv
Рет қаралды 976 М.
How strong is the Hungarian army?
20:09
GZT
Рет қаралды 79 М.
Muxaadaro qof kasta oo iimaan leh ka oohisa ~ Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
19:03
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,5 МЛН
MUXAADARO CUSUB 2017 | Luuqada Soomaaliga & Ahamiyadeedda - sh Mustafe xaaji ismaaciil
51:54
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 87 М.
This is not my neighbor  Terrible neighbor! #funny #zoonomaly #memes
00:26