No video

Barnaamijka Kasmaal Q-8-aad | © SLNTV | 02-05-2020

  Рет қаралды 22,824

SLNTV

SLNTV

4 жыл бұрын

Fadlan: Subscribe + Like + Share
Website: warfaafintajsl...
Facebook: / slntvone
Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Пікірлер: 88
@avtarmedia5521
@avtarmedia5521 4 жыл бұрын
Manshallah Amiin fariid waxaan jecelahay inaad wax barato aad baan ugu farxay sida aad ugu guulaysatay waxaan ku leeyay Amiin hore u soco Dadaal waligaa
@soyaalkabarakeysan5459
@soyaalkabarakeysan5459 4 жыл бұрын
Barnaamijka kasmaal aad baan u jeclahay abdirizak sxb adiga waa kugu mahadnayaa ... America joogaa kasmaal somaliland tv iyo puntland tv buu ka baxaa .lakiin anigu reer puntland baan ahay xaqiiq kan jamhuuriyada slnd tv baxaa baa ku xirnahay sababtoo ah cilmi iyo dhaqan iyo taariikhdii islaamka oo badan baan ka faa'iday .... mashaa allaah horumar wanaagsan Somaliland TV's
@mujahidsomalilander5979
@mujahidsomalilander5979 4 жыл бұрын
Aamin yare wan ku farxay waana kalsooni buxdu leyay . Go forward bro
@hanadaauud7259
@hanadaauud7259 4 жыл бұрын
Wlky ameen daud huzzein xiiay
@nedaabdi2862
@nedaabdi2862 4 жыл бұрын
Aamiin yare wlhy dad badan oo waa weyn buu dhaamaa Allah aqoontaada hakugu anfaco
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 4 жыл бұрын
inkasto su,aalaha loo yara fududeyay
@salaxudiincopre5226
@salaxudiincopre5226 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi
@sayidhusseen5782
@sayidhusseen5782 4 жыл бұрын
Maasha allah amiir yare hanbalyowlle, Wiil yar oo mustaqbal wanaagsan leh ayaad tahay xaqiiqdii.guul iyo hormar wanaagsan ayaan kuu rajayn ilaahay idankiis.horay usoco bro.
@amranabdullahi6661
@amranabdullahi6661 4 жыл бұрын
Mansha Allah Amiin yaro ilahay mustaqbal ifaya ha kula kulmiyo habo wiil yar oo dadaal badan baad tahay Han sarre na leh Eebe haku Guuleeyo❤️❤️🌹
@abdiahmed9046
@abdiahmed9046 4 жыл бұрын
Mashaa Allah. Hambalyo❤💐💯👍 Amiin Da'uud Xusen. Aad baan ugu farxay. Aqoonta iyo kalsoonida kugu jirto. Runtii waxaa u dantahay ku da'yasho. Waxaan kugu dhiiri galinahayaa. Inaad da'daalkaaga halkaas ka sii waddo. Waxan kuu rajeynahayaa. Guuleyso iyo Horumar wacan. ❤❤❤❤❤💐👍👍💯💯💯 By Abdikariin Ahmed.
@abdirizakofficial109
@abdirizakofficial109 4 жыл бұрын
keep going asxabtadyii hargysa idin xiisey 🙏
@soyaalkabarakeysan5459
@soyaalkabarakeysan5459 4 жыл бұрын
AMIIN YARE HAMBALYO MASHAA ALLAAH
@hodanibraahim5526
@hodanibraahim5526 4 жыл бұрын
mzha allh mzha allh amen da uud xusen mzha allh
@samiamohamed8194
@samiamohamed8194 4 жыл бұрын
Mansha allah aamin yare ilaahay ha ku barakeeyo 🤲🤲
@amiinabdi6635
@amiinabdi6635 4 жыл бұрын
amiin yare maa shlah
@haboonhussein8567
@haboonhussein8567 4 жыл бұрын
Masha Allah aamiin yare hanbàlyo huno
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 4 жыл бұрын
Alle ku amray inuu guursado dheh sxb alle u meheriyay maahee
@hanadibnuwarfa9576
@hanadibnuwarfa9576 4 жыл бұрын
Sifiican ayuu oogu dhagooleeyey wariyuhu lipaax niyada ayaa loodhisaa ciyaalka
@user-kl9ch9fe1l
@user-kl9ch9fe1l 4 жыл бұрын
Barnaamijka music ka daaya waa xaaraan
@fatimaqasim764
@fatimaqasim764 4 жыл бұрын
What we need music
@fihimamuhumeth9999
@fihimamuhumeth9999 4 жыл бұрын
Amiin yare quruxlow
@safiaxigmochannel3229
@safiaxigmochannel3229 4 жыл бұрын
Shekh abdirashid cali sufi
@mustiehrlich3814
@mustiehrlich3814 4 жыл бұрын
Haben wngsn Asxaabta Ramadan wngsn Ramadan 9 keedi Salan sare Mustafe abdurizak
@sabaadmahad634
@sabaadmahad634 4 жыл бұрын
Maasha allah
@xamseabdi1835
@xamseabdi1835 4 жыл бұрын
Mashalha alla amiin A.C.7
@drgabriel4216
@drgabriel4216 4 жыл бұрын
amin yare qaar xilqadi tan ka horeeyey ku jiray oo barayaal iyo mamulayaal isku sheegay ayuu dhaama alle ha xifdiyo
@hanadaauud7259
@hanadaauud7259 4 жыл бұрын
Thanks wllo
@farhandouh5009
@farhandouh5009 4 жыл бұрын
MANSHA Allah Wd Mahadtihiin
@amiinabdi6635
@amiinabdi6635 4 жыл бұрын
AMIIN YARE WAD KABXSTY
@samiiraaxmed3169
@samiiraaxmed3169 4 жыл бұрын
Intaba
@user-wu2zb8pw4z
@user-wu2zb8pw4z 4 жыл бұрын
Kan hada barnaamijka lagu bilaabay iyo mid xalay lahaa ceerigaabaan bare ka ahay
@apdiazizmohamed6774
@apdiazizmohamed6774 4 жыл бұрын
Heeee Mxay ZaMeeyeN.....!??
@xirsicarwo6705
@xirsicarwo6705 4 жыл бұрын
Kamarada caadi ugu qabta su aalha mrkd soo deynaysaan plz
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 4 жыл бұрын
Ramadan Mubarak Zxbyaal
@xirsicarwo6705
@xirsicarwo6705 4 жыл бұрын
Wll nga daaya lma arkayee su aalaha
@ummucabdilahi4528
@ummucabdilahi4528 4 жыл бұрын
mnsha allah Aamiin yare
@mohamedfarey1297
@mohamedfarey1297 4 жыл бұрын
Horta baramijkan waan taageeraa balse mid ayaan ka tabayaaa oo ah kaalintii HABLAHA aaway?????
@nawaalhaybegalaal395
@nawaalhaybegalaal395 4 жыл бұрын
please xage ayuu kala soo xidhidhikara qofka aan dalka joogin
@maxamadcalas959
@maxamadcalas959 4 жыл бұрын
Wariye wax garad ah
@abdirahmancirro4979
@abdirahmancirro4979 4 жыл бұрын
Su'aasha labaad Tartamaha U Horeeya Dalalka warshadaha ku Horu maray G8 wey ahaan jireen Hada lkn waa G7 Bahasha Inaga Soo Hubiya
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 4 жыл бұрын
Waa run lkn sidoodaba waa 8 dal suaashuna may ahayn hada imisa dal ayay kakoobanyiin ee raashiya wuxuuban laga tuuray xubinimadii ee waa 8 dii uun caalamka
@abdirahmancirro4979
@abdirahmancirro4979 4 жыл бұрын
Waa Sidey Su'aashu u dhigeen wll Lkn Hada Inta ay Yihiin Ama Taada hadaan Raaco Xubnaha Joogtada ah Uunban ana Halkan ku Xusay oo Ah G7 imika
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 4 жыл бұрын
👌🌷
@suadoali9002
@suadoali9002 4 жыл бұрын
Maxalay sinaya
@soyaalkabarakeysan5459
@soyaalkabarakeysan5459 4 жыл бұрын
Qofka wadanka an joogin telephone service number waa maxaay ?????
@xamseabdi1835
@xamseabdi1835 4 жыл бұрын
Kamnti
@mohamedkaysetimir4602
@mohamedkaysetimir4602 4 жыл бұрын
Amin yare hanbalyo Mashaaa allah🤝
@aftaxkaraamahofficial7493
@aftaxkaraamahofficial7493 4 жыл бұрын
Best 🙏🏿kim going kasmal
@zaynabahmed9480
@zaynabahmed9480 4 жыл бұрын
oo dumarkii meeye maba qayb geline ama raguun baa lagu macsuumay miya?
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 4 жыл бұрын
@@zaynabahmed9480 habeenada qaar waan ku arkay wey ka qaybgaleen wlo
@xaliimoahmed9767
@xaliimoahmed9767 4 жыл бұрын
Masha allaah
@muktarcapitano9513
@muktarcapitano9513 4 жыл бұрын
Kim hhhhhhh wlhi waad iga qoslisay
@alikooll3665
@alikooll3665 4 жыл бұрын
sxb suaalahu horaantoda way adag tahay marka hore dadka suaalaha ukhfifiya
@qaalidumar1779
@qaalidumar1779 4 жыл бұрын
Suasha aad bay u fududeed banaankey taalay labo rakcadood oo suna ah inuu ka fakaro bay ahayd
@ladiyamahamed8925
@ladiyamahamed8925 4 жыл бұрын
Saynab
@user-wu2zb8pw4z
@user-wu2zb8pw4z 4 жыл бұрын
Ninyahaw waxaan idin waydiiyay dadkan bilaa xigmada ahi ee hadana macalin Baan ahay dhahaa maxay soo barteen horta laba iga tuur unbay lasoo boodayaan
@samiiraaxmed3169
@samiiraaxmed3169 4 жыл бұрын
Saynba
@samiiraaxmed3169
@samiiraaxmed3169 4 жыл бұрын
4
@tereab778
@tereab778 4 жыл бұрын
Captain Arthur Phillip is the founder of Australia
@soyaalkabarakeysan5459
@soyaalkabarakeysan5459 4 жыл бұрын
Tere Ab no sxb james cook's baa helay new Zealand iyo Australia...
@tereab778
@tereab778 4 жыл бұрын
@@soyaalkabarakeysan5459 ok thanks sxp
@soyaalkabarakeysan5459
@soyaalkabarakeysan5459 4 жыл бұрын
Tere Ab anytime sxb
@hibaqibrahln5229
@hibaqibrahln5229 4 жыл бұрын
Anqoon ban helaa kasmaal
@mulad5100
@mulad5100 4 жыл бұрын
Dsc
@sayidcabdi5051
@sayidcabdi5051 4 жыл бұрын
Illahay ka cabso clrisaaq cadaalada sima
@apdiazizmohamed6774
@apdiazizmohamed6774 4 жыл бұрын
Mxah DhaCay wllO.....!???👀
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 жыл бұрын
Maasha alaah ya cadirisaaq
@safiaxigmochannel3229
@safiaxigmochannel3229 4 жыл бұрын
Gobka
@safiaxigmochannel3229
@safiaxigmochannel3229 4 жыл бұрын
Dhirta
@hanahanacabdi4401
@hanahanacabdi4401 4 жыл бұрын
Gobka
@hanahanacabdi4401
@hanahanacabdi4401 4 жыл бұрын
J
@AbdirazakDadaal.official
@AbdirazakDadaal.official 4 жыл бұрын
G 8
@prnnaazir4765
@prnnaazir4765 4 жыл бұрын
X colombo
@istaahilabdi6767
@istaahilabdi6767 4 жыл бұрын
Coloba 228
@bisharmohamed6267
@bisharmohamed6267 4 жыл бұрын
Colombo
@soyaalkabarakeysan5459
@soyaalkabarakeysan5459 4 жыл бұрын
Bishar Mohamed maya colombo waa serilanka. ... Bangladesh waa dhaka
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 4 жыл бұрын
Kani macalim maaha
@clraxmaancllaahi8634
@clraxmaancllaahi8634 4 жыл бұрын
G8
@raxmaxasan6668
@raxmaxasan6668 4 жыл бұрын
Waa sheekh cabdirashid cali sufi
@khalidyusuf6175
@khalidyusuf6175 4 жыл бұрын
G7 A group of Italy, Japan, Canada, France, Germany, the United Kingdom and users. According to the International Monetary Fund, these countries have developed globally, growing economies, comprising 58 national wealth data.
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 4 жыл бұрын
Ruushkaa laraaciyaa badanka
@mohamedbashe5035
@mohamedbashe5035 4 жыл бұрын
Russia
@abdirahmancirro4979
@abdirahmancirro4979 4 жыл бұрын
Ruushka lama Raaciyee wuu ku jiri jiray lkn Reer galbeedka U Fikiray oo ka Saaray hbn bey u Mirqaameen 🤣😂
@samiiraaxmed3169
@samiiraaxmed3169 4 жыл бұрын
Guboka
@samiiraaxmed3169
@samiiraaxmed3169 4 жыл бұрын
Intaba
Barnaamijka Kasmaal Q-9-aad | © SLNTV | 03-05-2020
50:15
Barnaamijka Kasmaal Q-11-aad | © SLNTV | 05-05-2020
1:00:43
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 10 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 15 МЛН
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
奧特羅羅 Ultraman
Рет қаралды 4,7 МЛН
Barnaamijka Kasmaal Q-22-aad | © SLNTV 16-05-2020
56:43
BARNAAMIJKA KASMAAL EE SLNTV  QAYBTA 1-AAD 07-05-2019
56:49
#Toos Barnaamijka KASMAAL Qaybtii 26aad
50:54
SLNTV
Рет қаралды 7 М.
Barnaamijka Kasmaal Q-6-aad | © SLNTV | 30-04-2020
57:44
Barnaamijka Kasmaal Ee Somtel | Xalqadii 2-aad |
1:11:18
Horn Cable Tv
Рет қаралды 11 М.
Barnaamijka Kasmaal Ee Somtel | Xalqadii 4-aad |
53:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 7 М.
BARNAAMIJKA KASMAAL DAY 9 - XIISO GAAR AH
54:38
Bulsho News
Рет қаралды 2,8 М.
#Barnaamijka KASMAAL | qaybta 5-aad.
1:00:20
SLNTV
Рет қаралды 9 М.
Barnaamijka Kasmaal Q-7-aad  | © SLNTV | 01-05-2020
1:00:13
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 10 МЛН