Barnaamijka KASMAAL SHOW Maalintii 4-aad

  Рет қаралды 12,807

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

3 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 69
@rayanruuxi3022
@rayanruuxi3022 3 жыл бұрын
Wariyaha ayaa aad u saacidaya masha allaah Wariyahan baa ka fiican kii waagii hore Waayo kii isagaa dadka ridridayy Kana isagaa dadka soo saarsaaraya masha allaah😘
@suleekhasaleeban3763
@suleekhasaleeban3763 3 жыл бұрын
Haa wlhi lkn dadku odaygaas bay ku washeen Cabdirisaaq la leeyahay
@mahamedbaasheahmed3535
@mahamedbaasheahmed3535 3 жыл бұрын
Cabdirisaaq isba xoogaa wuu caawin jiray dadka wll
@rayanruuxi3022
@rayanruuxi3022 3 жыл бұрын
@@suleekhasaleeban3763 haa abyo wxaas la dhahay samo ha falin xumaba ku iman mayee Ninkan wxa lagu cunayaa wanaaga uu dadka ku caawinayo
@rayanruuxi3022
@rayanruuxi3022 3 жыл бұрын
@@mahamedbaasheahmed3535 kolba kan ma gaarayo
@hamdikiin2436
@hamdikiin2436 3 жыл бұрын
Abdirashid in yar ayd ku fakatay wariyah aya ku saciday walahi wuu ku dhul qadtay maashallah Mubarak
@aryanali6527
@aryanali6527 3 жыл бұрын
Marka lacagta aan lugula doonayn asxaabihii ayaa lugu waydiinyaa😂
@samaraqueen7098
@samaraqueen7098 3 жыл бұрын
Istaqfurallh taas ayaba mihima inad garato
@aryanali6527
@aryanali6527 3 жыл бұрын
@@samaraqueen7098 haaye waa su aalo aad u adag in aad ka baxdo nin/inan khabiir ah mooyaane😁
@sihamsugal4635
@sihamsugal4635 3 жыл бұрын
Barnamijka markuu Abdirizak ka tagay aniga xiiso iima leh yaa ila mida
@garbiyemediaproduction8337
@garbiyemediaproduction8337 3 жыл бұрын
Dadku wax bay iskaga dhegaan ee barnaamijka dawada waxna ka faaiida aleen ka maydaan daawan jirine
@haniitahaniita4387
@haniitahaniita4387 3 жыл бұрын
NajaH ❤❤❤
@xamdaxuseen6679
@xamdaxuseen6679 3 жыл бұрын
Wll hye apdi risaaq paraamijka u gu yeeedha pls plz
@asadawed1151
@asadawed1151 3 жыл бұрын
Keep going xasan galaydh waad la soo qabsanaysaaye
@suleekhasaleeban3763
@suleekhasaleeban3763 3 жыл бұрын
Cabdirisaaq bay ku washeen dadkani Orda soo jiita dee
@atoorebaadiyewaxcuna6277
@atoorebaadiyewaxcuna6277 3 жыл бұрын
Amazon waa webiga labaad Ee ugu dheer dunida waana webiga ugu biyaha badan caalamka Wuxuuna Ku taalaa qaarada Amerikada koonfureed Wuxuuna maraa Sadex dal OÖ kala ah ((Paru Colombia iyo Brazil)) ma maro Shan Dal Su'aalaha plz soo hubiya plz hubiya su alaaaha Wuxuu kasoo bilowdaa jamhuuriyada paru Sidoo Kle wuxuu maraa DalkA Colombia Wuxuuna Ku dhumaadaa DalkA Brazil Laynaya
@nurshareeco9658
@nurshareeco9658 3 жыл бұрын
located in parts of six countries: Brazil, Peru, Colombia, Ecuador, Bolivia and Venezuela. Most of the basin and about two-thirds of the river itself is located in Brazil Iska sax sida aad wax u baadhayso
@omarccm2385
@omarccm2385 3 жыл бұрын
Peru Brazil Columbia Ecuador Venezuela Intaa wadanba waa maraa Ee wax sobadh marka hore
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 жыл бұрын
Anigu si fiican ayan usoo baadhay , google wuxu soo saarayaa mar saddex wadan marna lix wadan. Markas inader hays xiijinina waad saxan tihiin labadiinuba.
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 3 жыл бұрын
Xayaysiiskii somalida hada aad ayay u soo fahmayaaan maansha allaaaah
@saadosiciid2896
@saadosiciid2896 3 жыл бұрын
Guul wllo 👏👏👏👏👏👏👏😁😁😁👍👍👍
@abdiqadiribrahimgulied2096
@abdiqadiribrahimgulied2096 3 жыл бұрын
Dagaalkii ciraaq iyo kuwayt waxa uu dhacay 1991
@abdirahmanahmed8027
@abdirahmanahmed8027 3 жыл бұрын
Hhhhh he is my first friend
@hamdajama8293
@hamdajama8293 3 жыл бұрын
Mnsh alh wllky abdirashiid
@shaaficiaadan6182
@shaaficiaadan6182 3 жыл бұрын
Asc wn hmbalyanaa
@asadawed1151
@asadawed1151 3 жыл бұрын
Wllhy suaasha u danbaysay ee ahayd ciraaq waa qish kkkkkkk
@baastobariis2575
@baastobariis2575 3 жыл бұрын
Xasan galaydh isagaaba habeenadi ushege
@shakaalccasiis2509
@shakaalccasiis2509 3 жыл бұрын
Afka ka xaday 🤣
@shucayb939
@shucayb939 3 жыл бұрын
Barnaamijkan ilaa intii la bilaabay waan ku xidhnaa lakiin sanadkan waan ka caajisay sababto oo ah wariye cabdirisaaq ma daadihinayo' allena dadka waa ukala dhaliyaa talentiga ee xasan galaydh warkuu kusoo baxayaa
@Nabiia3627
@Nabiia3627 3 жыл бұрын
Hormoog
@deeqayurup5495
@deeqayurup5495 3 жыл бұрын
Inshalaah waxaan rajaynayaa inaan ka wayb qaato sanadka danbe
@asadawed1151
@asadawed1151 3 жыл бұрын
Wllhy suaasha u danbaysey waxay ahayd khish kkkkkkkkkk
@adenibra6999
@adenibra6999 3 жыл бұрын
Hhhhhhh xasan habeeenada caadiba ugu sheegte mise ula kac kaamay ahayn
@shafiyacali2140
@shafiyacali2140 3 жыл бұрын
Kaftanka
@maxamuudcumar7884
@maxamuudcumar7884 3 жыл бұрын
Indhaha
@nasraapikadir849
@nasraapikadir849 3 жыл бұрын
Najah💋❤
@asadawed1151
@asadawed1151 3 жыл бұрын
Caawa waa wada qish
@asadawed1151
@asadawed1151 3 жыл бұрын
Qishka hala joojiyo
@asadawed1151
@asadawed1151 3 жыл бұрын
Wllhy waa wada qish cawa
@musaali4329
@musaali4329 3 жыл бұрын
ration waa afingriisi waana cuntada iyo biyaha marka qiyaas go'an loo bixiyo sida kan ciidanka iyo jeelasha
@duulmedia3736
@duulmedia3736 3 жыл бұрын
Ninkanaa uqalma barnaamijka
@maxamuudcumar7884
@maxamuudcumar7884 3 жыл бұрын
Saryan
@asadawed1151
@asadawed1151 3 жыл бұрын
Kkkkkk waa wada qish suaalahu
@musaali4329
@musaali4329 3 жыл бұрын
webigu waa amazon ma aha amisom
@nurshareeco9658
@nurshareeco9658 3 жыл бұрын
Afar boqol oo kun waa imisa akhayaareey dollar ahaan bal iishewga
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 3 жыл бұрын
50$ ku dhawaad
@Ahmed-li4bw
@Ahmed-li4bw 3 жыл бұрын
nio abdirisaaq meeee??????
@rahmaahmed1058
@rahmaahmed1058 3 жыл бұрын
Talow cabdirisaaq ma meelahaasuu ku xidhay karuuni 🤔waar walalayaal cabdirisaaq hanalo doono🙄
@asadawed1151
@asadawed1151 3 жыл бұрын
Xasan galaydh adigaa sheegay suaashaas
@drmaxamedaxmed810
@drmaxamedaxmed810 3 жыл бұрын
Barnaamijkan KASMAAL waxa ku wacnaa daadihintiisa weriye Abdirisaaq axmed ha loo yeedho ninkaas wallahi dhadhan malaha haddaanu isagu tabinaynin mahadsanidin
@ayaanmustafe5783
@ayaanmustafe5783 3 жыл бұрын
Ninkii cabdirisaaq dadku wuu Ku celcelin jiray markaasa qofku dawikhi jiray
@musaali4329
@musaali4329 3 жыл бұрын
waa khalad dagaalkii kuweyt waa 1991 january 17
@aliosman9622
@aliosman9622 3 жыл бұрын
Wuxuu galay Kuweyt 1990 waxaana weerarkii lagaga saarayey lagu qaadey 1991 sidaas weeyee
@arqamabdirahman6670
@arqamabdirahman6670 3 жыл бұрын
GABDHAHU ZAAN WAA DHAAMEEN KUWAAN WAY IGA QOZLIYEEN CAAWO WLHY
@mahamedahmed9679
@mahamedahmed9679 3 жыл бұрын
hodanay geerida Amiir phlip ee boqora uk kasoo hadal waliba waadiga jooga london
@samaraqueen7098
@samaraqueen7098 3 жыл бұрын
Duuul
@sihamsugal4635
@sihamsugal4635 3 жыл бұрын
3 malyan waa imasa boqol oo Dollar 💵?
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 жыл бұрын
$300 dollar weye , wax badan maaha.
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 3 жыл бұрын
300 dollar weeye
@thesomalipirate4870
@thesomalipirate4870 3 жыл бұрын
Amisom goormay wabi noqotay
@maimunmohammed1
@maimunmohammed1 3 жыл бұрын
Amazon weye amisom ma aha
@asadawed1151
@asadawed1151 3 жыл бұрын
Stop stop stop qish
@kartoonchanel5964
@kartoonchanel5964 3 жыл бұрын
Waar Waaxay ninkani mee cabdirisaaq Haloo yeedho hadii kle malaha xiiso
@odayibnuoday1919
@odayibnuoday1919 3 жыл бұрын
Crashiid saleeban siciid guul
@jamanourjamanour2265
@jamanourjamanour2265 3 жыл бұрын
J
@bildhaanstudio4281
@bildhaanstudio4281 3 жыл бұрын
Abdirisaaq iyo baabah ama sagal beeldeeq udhiiba
@maamuledhinbiil2187
@maamuledhinbiil2187 3 жыл бұрын
Hormoog
@maxamuudcumar7884
@maxamuudcumar7884 3 жыл бұрын
Indhaha
Kasmaal Show | Maalintii 2-aad | Hctv
45:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 19 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 61 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 98 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Siyaasiyiin madal isku weeraray iyo Hargeisa
10:51
Horn Cable Tv
Рет қаралды 935
Barnaamijka Kasmaal Q-22-aad | © SLNTV 16-05-2020
56:43
#Toos Barnaamijka KASMAAL | qaybta 4-aad.
57:40
SLNTV
Рет қаралды 21 М.
Barnaamijka Kasmaal Q-8-aad | © SLNTV | 02-05-2020
1:01:42