Barnaamijka Milicsi | Sayyid Qudub | Xalqadda 4aad

  Рет қаралды 6,541

Astaan

Astaan

2 жыл бұрын

Barnaamijks Milicsi, waa barnaamij lagu gorfaynayo Maalmihii iyo Mucda afkaartii qayb ka mid ah Mufakiriinta iyo Falaasifadii caalamkan soo martay.

Пікірлер: 20
@abdifatahahmed1
@abdifatahahmed1 2 жыл бұрын
Ma sha Allah. Markan Sh Cabdirisaaq ayaad soo fadhiisisay. Barakooba walaalyaal, Alle ha idinka abaal mariyo khayrka aad isku garabsateen.
@abdiasisali3717
@abdiasisali3717 2 жыл бұрын
Mansha allah sheekh cabdirisaaq rakuub.ilaahay ha ku barakeeyo wax badan baan ku faaidayn.
@drsaddamhussein865
@drsaddamhussein865 2 жыл бұрын
Mashallah Jazakallaah Khair Ustaad Redwan iyo Abdulrazak Welldone
@sheekhmaxamuudxuseen1705
@sheekhmaxamuudxuseen1705 2 жыл бұрын
Mawlaanaa Maygaag ilaahay haku barakeeyo martidii khadar badeed oo kale ah noso badi wll
@AbdirahmanMulac
@AbdirahmanMulac 17 күн бұрын
Raximahullaah.
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 2 жыл бұрын
Waxaan soo jeedinaya in Saydid qudub aad xalaqado kale ka samaysid oo marti sharafkana soo badinaya Rakuub wax wayn buu noo iftiimiyay ilaahay ha ka abaal mariyo.
@bishaaromohamed4028
@bishaaromohamed4028 2 жыл бұрын
👌 👏 😍 👍 woooow m.a
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix Жыл бұрын
Takfiir buu ninkaad amaanaysaan
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 2 жыл бұрын
Sheekh Almis keen isaga reer masar ahaa oo xogo badan oo kalena hayee
@sagalabdullhisagalsiman4562
@sagalabdullhisagalsiman4562 2 жыл бұрын
Qaraaxo away
@abdulrazakbashir3285
@abdulrazakbashir3285 2 жыл бұрын
😇xalqada weysoo dhacdey
@Garaad1000
@Garaad1000 2 жыл бұрын
Takfiiri buu ahaa Sayyid Qudub Dadka Qof Wanaagsan yaan looga dhigin
@amf.ikhlas
@amf.ikhlas Жыл бұрын
Cadayn iyo burhaan la imow wll
@user-uv2nt3pu7c
@user-uv2nt3pu7c Жыл бұрын
Mujrim weynaaday ayaad tahay ee sheekha ha u gafin ilaahay ha kaa soo hanuuniyo gaalnimada
@farhanomar3363
@farhanomar3363 Жыл бұрын
Gaal baatahay hadii uu asi tagfiir yahay
@llll-hj6oe
@llll-hj6oe 2 жыл бұрын
Ninkaas takfiiri uu cilmi diinigu ku yaryahay caqligiisana diinta ku fasira salafkana aan raacsanayn buu ahaa
@amf.ikhlas
@amf.ikhlas Жыл бұрын
Cadayn iyo burhaan la imow wll
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix Жыл бұрын
Waa sax ilaahay hskuu siyaadiyo cilmi naafica
@siciidc.raxmaan347
@siciidc.raxmaan347 2 жыл бұрын
أود أن أنبه حقيقة قرآنية مهمة وهي: أن القرآن لايذكر أسماء أشخاص أومجموعات وقبائل و أوطان بالكفر أوالإيمان إلا فى حالات نادرة كسبب نزول لآية أوآيات أوسور، كسورة الكافرون وقل هو الله أحد وغيرهما، وإنما يحدد أوصاف وأعمال ومواقف للإيمان بحيث من اتصف بها يكون مؤمنا،ويحدد مثل ذلك للكفربحيث من اتصف بها يكون كافرا،والسيد يمشى على طريقة القرآن المباركة التى على الناس أن يقيموا حياتهم على أساسها وينظروا على أي الأوصاف هم متصغين بها ليأخذوا حكمها إيماناأو كفرا،سواء كانوا أفراد أوجماعات أومجتمعات أو دول. وعلى هذا الأساس تكلم السيد عن جاهلية المجتمعات التى لاتحكم بما أنزل الله.
Barnaamijka Milicsi | Wael Hallaq | Xalqaddii 6aad
42:56
Ali Harare, Sh Xassaan Xuseen Iyo Jawaabti Majeerteen La Siiyay
18:44
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 119 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Plato | Aflaadoon | Faylasoofkii Giriigga Ahaa.
11:48
Sahanka
Рет қаралды 71 М.
history harrar ee beesh reer fiqi omar ama abaadir arida
30:58
raasonewstv
Рет қаралды 17 М.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 119 МЛН