history harrar ee beesh reer fiqi omar ama abaadir arida

  Рет қаралды 17,943

raasonewstv

raasonewstv

Күн бұрын

boqor tooyadii beesh abaadir arid ama loo yaqaan fiqi omar waxaan kasoo jeeda beesh somalidu ay u taqaan shiikhaal ama reer fiqi omar magaciisu
abaadir arida ayaa loo yaqaan abaadirow soo aruuri caasha

Пікірлер: 87
@muxidiinabdikadir5598
@muxidiinabdikadir5598 2 жыл бұрын
Masha Allah sheekhaal history weyn ayee lee dahay sidoo kale somalida iyo harar xariir weyn ayaa kadhaxeeyo 💯. Wll soo badi 👍
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Markuu dhahaayo Abwaan maxamed cali Kaariye sheekhii alkumayoow abaadiroow soo uruuri caashaqa ooha ooha abwaanka waa abtirsaday waana awoowe kacsaday. Sheekhaal History Harar
@Mahfuudabdi
@Mahfuudabdi Жыл бұрын
Taariikh fac wayn ayaan leenahay hadaan Sheekhaal nahay maanshaa allaah Waxaan video gan daawanayaa 10/1/2023
@khaliifgadhwayne
@khaliifgadhwayne 2 жыл бұрын
Inu axmed gureey shiqaal ahaa waliba qoskii boqortoyada ahaa ee ree diini dadbadan baa ogsonayn shiqaley axmed gurey waa adinka tariikhdina sooceliya
@nasraabdulahi835
@nasraabdulahi835 2 жыл бұрын
Rer diini Hajji miya
@abdiazizugaazka6525
@abdiazizugaazka6525 2 жыл бұрын
Fiqi cumar baa shiiqaal ah lkn Axmed Guray cid kaa aqbalayso malahan . Axmed Guray wa Karanle hawiye waliba Sexawle Jufada Reer garaad Cali
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb Жыл бұрын
Ahmed gureey Waa sheekhaal , reer cumar diin
@aliabdigeedi1117
@aliabdigeedi1117 Жыл бұрын
@@xoxo-yg6gb maxaad kala wadaan shiiqaal iyo karanle labaduba waa hawiyee
@akninweyn7084
@akninweyn7084 Жыл бұрын
​@@abdiazizugaazka6525waxaas yaan lagaa maqlin Hawiye iyo daarood wixii magac lehba waa anaga Saad u dhaheeseen ayaad hadadna taarikhda inaad ka been sheegtiin
@gare12
@gare12 2 жыл бұрын
shiikhaal has long history waa hogaanka somalida..
@hassuliyakale1514
@hassuliyakale1514 3 жыл бұрын
Shiiqaal has long history thanks I didn't know
@mahuraan646
@mahuraan646 2 жыл бұрын
Faqi cumar sheikhal sow maaha cumarkana uu sheegayo qudub umalaynaa
@hassuliyakale1514
@hassuliyakale1514 2 жыл бұрын
@@mahuraan646 faqi Umar waxaa la dhahi jiray odoga shiiqal
@kax_dage
@kax_dage 2 жыл бұрын
@@mahuraan646 Maya walal waa Qudub walaalkiis waxana la dhaha Cumar diini fiqi Cumar iyo qudub fiqi Cumar
@Abdirahman_Shire
@Abdirahman_Shire Жыл бұрын
​@@kax_dage My wll cumardiin waxaa dhalay Aw Qudub fiqi cumar waa beesha ugu balaaran rer aw qudub waxa ku abtirsada qabiilada kala ah Rer diini xaaji Rer aw samater Iyo qaallu oo af oromo ku hadla Intaasba waxay ku abtirsadaan Aw cumardiin(cumarsiyaad) aw qudub
@mahamudabdirahman3112
@mahamudabdirahman3112 Жыл бұрын
@@Abdirahman_Shire war cumar diin iyo cumsrziyad wa kala laba wana walalo ilma aw qudub fiqi cumara
@user-bb3wb2cn9r
@user-bb3wb2cn9r 11 ай бұрын
Baba Herar city is the first base of the spread of Islam base landed by muslim from maca and medina❤
@Hasawayaar
@Hasawayaar 2 ай бұрын
Waa Runtii shekhaley Tarikhdaa qortaa
@fadumayahie6610
@fadumayahie6610 Жыл бұрын
Shiiqal wa la of yahay in diinta ay keeneen geeska afrika wana loo Aqiinsanyahay wali. Lagu ama ana
@suhayraali1099
@suhayraali1099 2 жыл бұрын
Manshaallah taarikh wanagsaan
@asmaabdi7280
@asmaabdi7280 Жыл бұрын
Dhakhtarka ugu fican magalada harar
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 5 ай бұрын
❤❤❤❤ thanks 👍❤
@AbdinurHanaf-gj3ff
@AbdinurHanaf-gj3ff 11 ай бұрын
Shacaair islaam ayaad duubaysaa quraankii iyo aadan kii na muusik baa saartey see wax kaa yihiin wariye😊
@suguleadan1592
@suguleadan1592 Жыл бұрын
Post 1887 and post 1978 Harar city.Harar is Africa's Mecca.There is a similarity between Qudus and Harar.
@zaamkey3433
@zaamkey3433 3 жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥🥰
@user-vx2gs9qs5h
@user-vx2gs9qs5h 7 ай бұрын
Maxamad shaadh xuseen maxamuud
@donomar8517
@donomar8517 10 ай бұрын
Harar hawiye meeshi ii ka talin jiran
@mohriyale4167
@mohriyale4167 9 ай бұрын
1-Asslkum wal horta Harar qarniga todabad haddi ay jiraan aw boqorku markku yimidey ayuu ugu yimadey dagana qabilka halka dagana? 2- wa’ayyo qabilada ayiskudhic jiren?
@kildhiabdi2053
@kildhiabdi2053 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@kildhiabdi2053
@kildhiabdi2053 3 жыл бұрын
Kkkkklkk
@muniirocabdisaciid2024
@muniirocabdisaciid2024 Жыл бұрын
harrar waxaa loogu magacdarey geedka harar
@mukhtarismailahmed37
@mukhtarismailahmed37 11 ай бұрын
Qoraaga buuga kashfu suduud waa sheekh axmed c/laahi riirash Qalkiisa waa madigaan
@raasonewstv
@raasonewstv 11 ай бұрын
qof buka ayaad tahay oo naceb history gan reerkan sorry! bro
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Sheko guur waa god gacanta loodestay
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 жыл бұрын
Masha allah Harar qaar kamid ah Beelaha Cali-saleebaan majeerteen ayaa degaa Harar
@akninweyn7084
@akninweyn7084 Жыл бұрын
Wax ey ka yhn malahan
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 6 ай бұрын
Beenloow
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 4 ай бұрын
Harti gaab ayaa la yiraahdaa (harti gaab) Macne gaar ah somalidu u leedahay. Sidaas u faham.
@maryanigal3349
@maryanigal3349 8 ай бұрын
Abaadir muuse waa nin waa mareexaan,/ axmed hurry it’s Shiiq abaayo muuse war waa jecel awaawgayo
@raasonewstv
@raasonewstv 8 ай бұрын
qof walba waa sida uu rabo wllo soo dhawoow
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 7 ай бұрын
Beenloow subxaanallaah. Taariikhda Cumar binu ridaa Abaadir, Waa mid qoran. Been lagama sheegi Karo. Waana beesha sheekhaal. Faraciisii ayaa a geeska Africa Oo dhan diinta gaarsiiyey.
@ayanhenna5200
@ayanhenna5200 5 ай бұрын
@@xoxo-yg6gbwow wow 😂😂😂😂 ma anagoo nool aya awowgena la dhacaya anoo mareexan ah aya ku abtirsado dauud abaadir muse warwaajecle radamiir amanreer tariiqda soo baro
@Kqueen-q2v
@Kqueen-q2v 4 ай бұрын
@@ayanhenna5200 maraxeen miyuna aheen darood gormu shiikhal noqdey maraxeen 😂😂😂😂
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 4 ай бұрын
Dadkii qabiil aan markaas la aqoonin ayaa sheeganaaya, waa yaab. Dadkii la soomaaliyeeyey weeye mariixaanka.
@abdirisakesse5451
@abdirisakesse5451 Жыл бұрын
Runta Maa la sheego.....nimanka uu tirinaya oo Dhan waa beesha Mareexan. AwQudub waa Ina sheekh Abaadir....boqoradiii ka dambeeyay oo Dhan Mareexan ayaay. Ahaayeen.
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb Жыл бұрын
Subxaanallaah beenta iska daa. Sheekh cumar binu ridaa ( Abaadir ) Waa sheekhaal reer hadda Somali u taqaan. Sheekha xijaas ayuu ka yimid. Isagaa magaalada harer aasaasay Oo diinta fidinteeda ka bilaabay. Waana Sheekha qabiilka sheekhaaleed u abtirsato. Maadaama ay ahaayeen sheekhyo diinta fidiya, ayaa Somali U mixisay magaca sheekhaal.
@Bint.sheikh2040
@Bint.sheikh2040 Жыл бұрын
​@@xoxo-yg6gb Huuno Taarikhdeena mid la qarin karo maaha reer Fiqi Omar ama sheekhashi koonfurta tagtay uu awow udiray si ay diinta ogu faafiyaan hawiyeey wada sheeganayan Ooy abtirkooda dafiraYan. Aw qudub waxaa loo diray Waqooyi magalada Sheikh ninkii aasasay weye laguna magac daray ilaa imikana ku aasan hawiye wax la yidhaahdana ma yaqaanan. Ahmed Fiqi Omar Oo konfurta diinta gaadhsinayay baa reero kle raacay. Shekhaal nasabkeda waala garan waa duriyadii Abu bakr assidiiq RC calaa kullin waa in reer Fiqi Omar laysu keena sidan nasabkoodi baa ku lumaye hadeyba qolo reer ku biirto.
@hassuliyakale1514
@hassuliyakale1514 Жыл бұрын
Darood weeba qawnayeen
@akninweyn7084
@akninweyn7084 Жыл бұрын
Daarood sheegada iska dhaafa niman taarikhdooda lahaayo oo shiikhaal ah ayaad iska sheganaysiin
@akninweyn7084
@akninweyn7084 Жыл бұрын
Runata sheegayso maxee thy mise taarikhd af ku Ramis ah oo dadkiina ayaad ii wadaa
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 8 ай бұрын
Oromooy taariikh been ah baad ka sheekaynaysaa
@omarhussien8958
@omarhussien8958 10 ай бұрын
Arab Baan nahay ayeey Ku faanayaan si somali aboow( dhiigeenna- Oromi) ay noogu diraan! Shiikhaal Somali maahan.
@cabdiihaasaan8811
@cabdiihaasaan8811 10 ай бұрын
Warka wa la soo dhafay hada oroma ka talisa kkkkkk gul oromo
@user-js1mr5ep6r
@user-js1mr5ep6r 10 ай бұрын
Xageen kaala soo xidhiidhaa Wll ?
@raasonewstv
@raasonewstv 10 ай бұрын
www.raasonewstv.com/p/contact-us.html wll halkan iiga soo dir fariin si aan u helo emailkaaga mahadsanid wllo
@nabiilshariif4190
@nabiilshariif4190 2 жыл бұрын
Taariikhda Beenta ka dhaaf waa Asharaaf
@nasraabdulahi835
@nasraabdulahi835 2 жыл бұрын
Ma ahan dadkas waa la yaqaan. Waxan la dhah Shiikhaal qallu
@Bint.sheikh2040
@Bint.sheikh2040 Жыл бұрын
​@@nasraabdulahi835 Abadir buba leyhy waa asharaf miyaa maxaa iska galay asharaf ta waa duriyadii Ali binu abii daalib waa reer banu haashim. sheikh Abadir waa naaneystiisa e waa Fiqi Omar Al rida Al bakr waana nin qureysh ah Oo duriyadii Abu bakr assidiiq RC ah reer ahaanna u ah Alateeq Alteymi Alqureyshi. Banu teym Al qureyshi ban nhy asharaftuna Banu haashim Al qureysh. Maxaa iska galay awow abdir io asharaf marka? Reer abti unbay reer Fiqi Omar uyihiine Oo sheikh Yousuf Al kowneyn inantiisa dhashay ilmo Fiqi Omar...
@user-ec7ie1ux6u
@user-ec7ie1ux6u Ай бұрын
Alla maxaa been laysku qanciyay daaroodow meelwalba ma forjeri iyo gacankurimisbaad la taagnaan sheekhaashi waa tiimiyiin qureesha waxanay ka yimaadeen oo awoowyadoodii hore kasoo degeen suudaan hararna waxay yimaadeen taariikhdu markay ahayd 1400s maaha siduu wadaadkani wax u sheegayo
@engineerruqiyo9234
@engineerruqiyo9234 Күн бұрын
Shiikhaal harar iyadaa laheyd hadana somalida iyada ugu badan
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Жыл бұрын
Shiniile ma Faqi Shinni?baa
@akninweyn7084
@akninweyn7084 Жыл бұрын
Maya wll
@omarhussien8958
@omarhussien8958 10 ай бұрын
Cadawga nagu soo duulay halkaanuu kayimid,Qarax ayaanu nagu abaalmariyay!
@abdirizakali9626
@abdirizakali9626 2 жыл бұрын
Taariiqda beenta ka daaya besha abaadir waxa uu ahaa besha asharaaaf odaygan ma qaad baad siiseen Harar taariikhda culumada ugu caansan wa asharaaaaf Shekh yusuf kownayn Shariif abadir Sharif badul qadir jaylani Shariif cumar diin Kuli wa asharaf beenta wax fiican maaha odoyahaw
@Abdirahman_Shire
@Abdirahman_Shire 2 жыл бұрын
Markaa dad wax usheegaysi wax soo soo baar horta aw abadir nin ardul xijaaz kayimid oo ka soo jeeda family abubakaru sadiiq buu ahaa qabiil ahaana waxa uu ku abtirsadaa qabiilka rer banu timim asharaaf iyo rer banu timim waxa ay ka mid yihiin qabaailada carabta ugu wawayn
@Hasawayaar
@Hasawayaar 2 жыл бұрын
Hhh Shiiki kumaa jiiro Inu Ahaa Beshaa khiikhaal Rerow fiqicumar palse hadaad shekatay Asharfey Waan wadaa dhalanay so Abtirsada
@Bint.sheikh2040
@Bint.sheikh2040 Жыл бұрын
​@@Hasawayaar Abadirku ka hadlayo maanu Fiqi Omar Al rida Al bakr ahyn naaneystisa weyaan Sheikh Abadir waana awowga an ku abtirsanno haddaan shekhaal nhy shekhaal, MasHaaiKh ama sheekhash waa magacyo nolo garan ogyhy lkn reer Fiqi Omar baa nala yiraahda waa nin qureysh ah Oo duriyadii Abu bakr assidiiq ah reer ahaanna u ah Alateeq Alteymi Alqureyshi. Asharaf na waxy ku abtirsadan Ali binu abii daalib waa reer banu haashim annagana reer banu teymi qureysh unban isla nhy.
@AboSuldan-ew5mz
@AboSuldan-ew5mz Жыл бұрын
Benale kadaab adiga ah wasaq
@mohriyale4167
@mohriyale4167 9 ай бұрын
Adigu naftada halked katafirmatey asal ahaan?
@rahmacadey7030
@rahmacadey7030 Жыл бұрын
Ma sheekh Abaadir baa Oroma ah buu naleeyay wuu qaldanyahay
@Bint.sheikh2040
@Bint.sheikh2040 Жыл бұрын
Agah siduu oromo ku yhy waa nin qureysh ah Oo duriyadii Abu bakr assidiiq ah reerna u ah Alateeq Alteymi Alqureyshi Abadir waa naaneystiisa e waa Fiqi Omar Al rida Al bakr 🇸🇦. Ee ninku wuxuu ka hadlayaa qolo kamida ilmo Fiqi Omar Oo la yiraahdo qallu ay daganyihiin harar oy hararida kamid yihiin Oromo wey isaga hadlaan waayo innaguba annago carab u dhalannay ban hadana somali ku hadalla Oon ku tarannay marka waa saa huno
@Abdirahman_Shire
@Abdirahman_Shire Жыл бұрын
May Oromo ma ahayn waxa uu ahaa wadaad kasoo talaabay ardul xijaaz waxa uuna aas aasay magaalada harar
@aliabdigeedi1117
@aliabdigeedi1117 Жыл бұрын
@@Abdirahman_Shire sheekh abaadir somali buu ahaa shiikhaal buu ahaa ee carab ma ahayn
@ayanhenna5200
@ayanhenna5200 5 ай бұрын
Ma aheyn shikhaal ee wa mareexaan abaadir muse warwajecle he in my abtiris
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers Жыл бұрын
Sheikh abaadir mussa warwajecle was marehan
@akninweyn7084
@akninweyn7084 Жыл бұрын
Waxaas daarood u sheeg 😂😂😂
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers Жыл бұрын
@@akninweyn7084 cudur daarood
@akninweyn7084
@akninweyn7084 Жыл бұрын
@@adamnordinrogers daarood absame ayaa daris ila ah ayaga sooo wareeso sida loo edbiyaya
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers Жыл бұрын
@@akninweyn7084 oo adoo ah
@akninweyn7084
@akninweyn7084 Жыл бұрын
@@adamnordinrogers raga aad taarikhdooda hada maqashid
@omarhussien8958
@omarhussien8958 10 ай бұрын
Arab&Shiikaal, Oromaan ka jecoahay! Fuck Harar&Habuuba! Beentaan AS ayaa ka dambeyso!!!
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 31 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Asalka iyo Abtiriska Qabiilka Reer Aw Xasan
8:50
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 5 М.
Maxaad ka taqaan Taariikhdii Magaalada Harar?
9:28
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,8 М.
TAARIIKHDA MAGAALADA HARAR
22:33
Dire TV
Рет қаралды 11 М.
Qaybtii labaad ee taariikhda qaybta qadiimiga ah ee magaalada Harar
26:12
Afsoomaligu waa Afkii Nebi Aadan ( Buuga Adam's Word)
55:58
Barnaamij ku saabsan Tariikhda Magaalada Harar. SRTV
27:14
SRTV Somali
Рет қаралды 10 М.
Mehdi Hasan at the Muslim Leadership Dinner
12:23
Muslim Council of Britain
Рет қаралды 91 М.
BEESHA SHIIQAAL HAWIYE MIYAA?
4:37
Horyaal TV
Рет қаралды 42 М.
Ma dhalasho ayaa ka dhaxaysa Sheekhaal iyo Reer Aw Xasan mise dhul iyo dhaqan?
4:24
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН