Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi :Drs Edna Adan VOL1 By Ducaale HCTV

  Рет қаралды 129,030

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

8 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 135
@hamdaibrahim7322
@hamdaibrahim7322 4 жыл бұрын
Waa waqti tiradu dadka wax bartay yaraa lkin tayadu ay badnayd, Hada se tiradaa badan tayaduna way yartahay Alah cimriga ha ku barakeeyo mamo Ilahayna ajar haka siiyo jazakalahu kheir mamo
@mahadjamaal2036
@mahadjamaal2036 8 жыл бұрын
mr ducaale jasakalah khayran jaraa adeer illahay cimriga hakuu barakeeyo, aqoon badan ayaad nookordhisay ,iyo taariikh badan oo naga maqnayd muhimna ah qofkasta oo somali ahi ogaado wixii ka dhacay mudo nusqarni ku dhaw arlada somalida mr ducaale waxaan kaa codsanaynaa inaad noo waraysato abwaan muuse cali faruur oo aan anigu u aqaano mid kamida aqoonyahanada soamalida, insha allah waa naga codsi taasi . Barnaamijakana aad baan usoo dhawaynaynaa xusuus reeb ama xasuus reeb allah mahad leh
@ridwanfarah3262
@ridwanfarah3262 4 жыл бұрын
Masha allah drs edna aada ilaahay cimri dherar ha ku siiyo.
@oneworld3034
@oneworld3034 7 жыл бұрын
Boqol kale oo Edna oo kale ah ayeynu u baahanahay... geesiyad weeye ilahay comri dherer ha siiyo khayrna ha ugu badalo wanaagay fashay
@sharmarke1010
@sharmarke1010 8 жыл бұрын
maasha ALLAH tabaraka ALLAH .............. mamo Drs edna adan Ilaahay cimriga iyo caafimaadka hakuu badiyo aakhirina ILAAHAY jananatul firdawsa hakugu abaal mariyo ALLAHUMA amiin
@faaismohumed744
@faaismohumed744 4 жыл бұрын
*DRS* ADNA Waa qof ilaahey cilmi siiyey mnsha allah
@daljirkadahsoon1014
@daljirkadahsoon1014 8 жыл бұрын
ilaahay eedo ha ku barakeeyo anigu waxaan u aqaan EDNA ADAN DOCTOR kun nin dhaan( 1000 nin) ilaahay cilmiga iyo caafimaadkaba ha kuu barakeeyo aakhirana janatul firdawsa ha ku geliyo.
@aminaahmed6278
@aminaahmed6278 5 жыл бұрын
aaamin aamin
@omarnilshassan5338
@omarnilshassan5338 8 жыл бұрын
mashaa allah mamo Adna Adan .
@ajama927
@ajama927 8 жыл бұрын
I am Canadian and American from Somali origin. I admire Edna history maasha Allah. long live Edna. from Hinton, Alberta, Canada.
@yaslamissa3415
@yaslamissa3415 7 жыл бұрын
I'm an African, and I'm a very proud to be an african, I also hate dirt edan, because she's a full Web of liar. she created huge mess and hateful toward people from somalia.she just love only her but she don't like somalia at all. this is unacceptable and unfair for people from somalia.this woman is a very dangerous toward people from horn of africa,because she believes only cottage city from horror city of and country side of burao. this woman has no any values at all and she 's a full of hate full innocent somali people period. she also lost the values of her life ,because of deception. she's always tried to be manipulated and of course focus false alarm against somalia.all in all, Edna is complete liar and created a full propaganda against entirely somalia and africa totally. I called many times a woman of hate and racist against human honour and human dignity. she's always telling bogus stories and baseless statement from her wide open mouth which is unfound and grounds period!#
@saadisuban6990
@saadisuban6990 3 жыл бұрын
@@yaslamissa3415 so true her story doesn’t add up at all .
@drsawomohamed
@drsawomohamed 5 жыл бұрын
Masha Allah mamo Edna Adan Ismacil Alle cimriga iyo caqligaba hakuu siyadiyo
@ilhammohamed1939
@ilhammohamed1939 4 жыл бұрын
Waa soo jihaaday. Subhana Allah war soomali dumarka u daranaa. Ilaahay gabdhaha soomaliyeed hanoo xafido oo xaqooda ilaahay hanaga siiyo ragaan soomali yeed
@guleidnuor7342
@guleidnuor7342 4 жыл бұрын
Mashalla maamo dr adna adan ilahaw cimrigu u dheere
@salmahheiss5402
@salmahheiss5402 7 жыл бұрын
mashallah mashallah DRS. ADNA AADAN DHAKHTAR, she is a role model of us. ...
@najaxapdirizaaq8813
@najaxapdirizaaq8813 6 жыл бұрын
waa qofkan qofka uqalmaa in lagu daydo' adna aadan ismaacil waa qofka kaliyee aan ku daydo kalsooni buuxdana waan ku qabaa naftayda inaan bedelkeeda noqon doono incha allah
@TheSamale
@TheSamale 5 жыл бұрын
Well done, Drs Adna Adan. The legend of our people.
@mohammedkadder2187
@mohammedkadder2187 7 жыл бұрын
ALLE Cimriga iyo caafimaadkaba ha kuu barakeey Hooyo ADNA ADAN DOCTOR
@mahadjamaal2036
@mahadjamaal2036 8 жыл бұрын
illahay hooyo aqoonta iyo cimrigaba hakuu barakeeyo.... aamin aamin aamin
@ayanlehassan5031
@ayanlehassan5031 8 жыл бұрын
mnshalah Edna waa halyeeyad qaran guul inshallah
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 8 жыл бұрын
adna hooyo qaran maahine waa inkaar qabto qabyaaladeyste ah. waa hioyada kala qaybinta iyo kala jarida umada somaliyeed waa hooyo nacayb iyo xasdi ku caan baxday waa hooyadii meel uga dhacday bulahada reer woqooyi ka dib markay ku sheegtay in ay yihiin caruurtii boqorada ingiriiska. marka ay sidaasi leedahay waxay ula jeedaa: Adoomankii ingiriisku lahaa caruurtey katageen. fiiri xitaa maqsinka ay isbitaalka ku sheegtay waxay kadhistay goobta jufadeeda hoose ay degabyihiin. sidaas darteed cidii amaaneysa waxay ila mid tahay adnadaas fadarowday.
@ayanlehassan5031
@ayanlehassan5031 8 жыл бұрын
+Waikan Wakan adeer waa la hadlaa hadal dhaxal gal ah ayA lagu hadlaaa cadifad ayaa ku haysa siday bil adamku u hadal ... Edna waxay uqabatay dadkeeda waa lawada ogyahay gabdh somaliyeed oo la dhigaysaana majirto aqoonteeda iyo kartideeda hadaba adeer hadalka marka la hadalaayo waa loo meel.dayaa cadifaduna maaha hadalka quruxdiisa somalidu waxay ku maahmaahda (AF AANAD LAHAYN IYO EYBA WUU CIYAA)
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 8 жыл бұрын
+ayaanle xuseen af aadan laheyn iyo eeyba waa ciyaan. kkkkk maahmaahdaas waxay kusifeysan adiga iyo islaantaan waayeelka ah ee qaatumoxuaysatay.
@ayanlehassan5031
@ayanlehassan5031 8 жыл бұрын
+Waikan Wakan qof wayn matihide hadlkaa kugu khasaare ah waanu kumaahmaahnay oo hadlkaaga ayaa ka dhigan mid ey cadifadaysani ku ciyo
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 8 жыл бұрын
+ayaanle xuseen sida muuqata howllaawe qabyaaladi ka buuxdo ayaad tahay exactly maahmaahdaas a adiga ayaa kusifeysan. Mida kale waxa aan mudneyn in hadal iyo waqti lagu khasaariyo waa adiga iyo inta kula midka ah oo aan runaysanahay in ay yiihiin boqolkiiba 99.5 umada reer iidoor. Waxaa layaab leh in ay u wada ciyayaan sidii eeyahay waayo eeyaha codkood lama kala garto. Qabaaa,ilada somaliyeed waxay idinkaga duwanyihiin in aysan xumaan iyo cuqdad isku raacaan karin. Adinka mar qura ayaad wada qayliseen sidii eeyihii raqda cidlada ah kusoo baxay. Waxaan kaxumahay raga reer banaadir ee aan waligood idinka rejo dhigayn ee idin mooda somaliquman.
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 2 жыл бұрын
Dr adna Aden Ismael you don't look like 84 years old mashallah mama long live💚⚪❤️💋🌺💜
@abdirhmanhanad503
@abdirhmanhanad503 8 жыл бұрын
Mama taarikhdaa ku xusi doonta adna adan ismacil dumarku waa inay ku daydaan alle cimri dherer iyo cibado suban ayaan ku waydinay mama
@suldanabshir9056
@suldanabshir9056 7 жыл бұрын
mnsha Allah drs edna
@yahyeharey6798
@yahyeharey6798 4 жыл бұрын
Hooyaday iLahay haku xafido
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 8 жыл бұрын
waxan ahay qofkii toban kunaad ee daawaday 10,000 oo qof ayaa iminka daawatay,,,
@mohamedamiin474
@mohamedamiin474 6 жыл бұрын
ALLE CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD HA SIIYO HOOYO ADNA AADAN
@ayaanilyaas8051
@ayaanilyaas8051 4 жыл бұрын
Amiin Insha allaah
@se1059
@se1059 4 жыл бұрын
Our heroin the Legend Dr adna Aden may Allah protect you always
@user-pg7mk2jf3s
@user-pg7mk2jf3s 4 жыл бұрын
Bil-ixtiraam, Dadkan leh london university baan kasoo baxay iyo futuu-fataa baan kasoo baxay, dad islaam ka muuqata mayna ahaan jirin, oo isaga wax laga waydiiyo?
@najmaabdiwali44
@najmaabdiwali44 Жыл бұрын
100 dumar oo hooyo Edna Aadan oo kala hadan lahan lahayan soomalidu horumar wayan ayaa gadhi lahayan 😢😢😢 ilhay haku barkeyo cimriga iyo cafimadka
@Mohamed-oj6ie
@Mohamed-oj6ie 7 жыл бұрын
الله يبارك في عمرك
@cabdirashidcabdilaahi5478
@cabdirashidcabdilaahi5478 5 жыл бұрын
doctor Adna waa maamo marka horrba ilaahay udhaliyay fariidnimo oo aad u caqli badan Aqoona kudarsatay ilaahay hakula jiro khaatumadana ilaahay khayr hakaaga dhigo. aqoonyahanad adna sidagan ayay uhadashaa oo raad kureebaysa qofkasta oo wanaaga iyo horumarka jecel waa qof qiimo badankule umada somaliyeed
@iamaxadofficial1412
@iamaxadofficial1412 4 жыл бұрын
Labadii qeybood ee talyanika iyo ingriska kala heesan jireen ee deeganada arlada somaliyeet 36:15 hadal nin weeen ✊🏽✊🏽 gumeeste asaga nakala qeebsaday ⭐️
@abdishakourplaza1762
@abdishakourplaza1762 8 жыл бұрын
Dr Adna adan ismail waa qof mudan ku dayasho waa qof abaal wayn o laso kobi karin u gashay umada Somaliland Alle haku xafido if iyo akhiraba living legend
@aminaahmed6278
@aminaahmed6278 5 жыл бұрын
aaaamin aamin
@anabmohamed8991
@anabmohamed8991 5 жыл бұрын
mshaa allaah edo mcn allaha kudeeysto
@wizamintv9147
@wizamintv9147 5 жыл бұрын
Mammada somaliland rabbi cimriga kuu barakee💚☁️❤️
@mohamedhusein423
@mohamedhusein423 6 жыл бұрын
She's amazing women nolow Edna adan reer kinfuurey don't be jealous, xasidku maficna wata xamaar ololaysa xuumantina owgeede!
@ubahkeyse5350
@ubahkeyse5350 7 жыл бұрын
wan kugu faana mamo adna as somali girl 😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘
@ibrahimahmed8007
@ibrahimahmed8007 8 жыл бұрын
alah haku xafido Edna adan
@akanicaze6800
@akanicaze6800 6 жыл бұрын
Iron woman in somali's history
@saadaddonyale7033
@saadaddonyale7033 7 жыл бұрын
mamo adna alle hakaa rali noqdo waxaatay qof ku qaliya geeska afrika waxaan ku mahadinaynaa inuu ilaahay ka dhaliyay wadankeena somaliland ilaahay cimriga haku dhereyo
@hooyomahan1691
@hooyomahan1691 7 жыл бұрын
saadad donyale
@snickiabdullahi8045
@snickiabdullahi8045 7 жыл бұрын
Hooyo Mahan
@rudwaan
@rudwaan 2 жыл бұрын
Dhaktarka Adnaa waaban tagay, waxan umalaynaya Xata inaan Laba Jeer tagay Oo aan wax ku So iloobay.
@hamseabdisiraad6492
@hamseabdisiraad6492 4 жыл бұрын
Mom dr adna adan Allah hku xiftiyo moom
@zakshahmednouh8676
@zakshahmednouh8676 5 жыл бұрын
Volume 2 mee hctv
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 4 жыл бұрын
Caafimaad joogto ah Alleh ha ku siiyo.
@zirmohamedmounir7446
@zirmohamedmounir7446 5 жыл бұрын
guuliyo gobanimo ku noolo maama dr adna adan
@anissahassan804
@anissahassan804 4 жыл бұрын
Happy birthday Dr adna aden ismael mashallah long live mama
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Ай бұрын
2024
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
Msshlaah alaw ku xafid waa haldoorka inagu hadhay .
@laylamaxamed6189
@laylamaxamed6189 Жыл бұрын
Hamblyo lm
@asmacabdi944
@asmacabdi944 4 жыл бұрын
Maansha allah mom adna
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
Alah ha xafido adna aadan
@maryanhassan3042
@maryanhassan3042 5 жыл бұрын
maamada waxaan jeclaan lahaa inay xijaab xirato oo ay ala u dhawaado
@subrina7781
@subrina7781 5 жыл бұрын
Adna waa aqoon yahan cimi iyo diinle maxaa kamuqda wey asturantahay ma marada shiraqa ee dadka lagu qarxiyo baad larobtaa mamo adna allahay adayo akhirona janada allah ha geeyo ❤️
@aminaahmed6278
@aminaahmed6278 5 жыл бұрын
lkn duqsoomaha madahara minhaa kuwii layiri soomaha inkastoo ay fcntahey in ale loo dhawaado
@nadiirakayse3922
@nadiirakayse3922 5 жыл бұрын
adna adan
@abukarshiqa6559
@abukarshiqa6559 4 жыл бұрын
Former training director of ministry of health republic of Somalia,retired staff of W H O .
@mustafamohamed8035
@mustafamohamed8035 5 жыл бұрын
Ofkii 41628 ahay 2018/10/6
@ibrahimabdi9082
@ibrahimabdi9082 7 жыл бұрын
Rabbi Haka Abaaliyo Abalkad Umadada Ku Jecel Aad U Gashay Aadkana Aad U Jeceshay Jazakallah
@queenqaali9040
@queenqaali9040 4 жыл бұрын
cidaan cuqdad badana ilahow cuqdad ka saar somali iskadaa leyahy kana hishiinay ee kuwaan calaacal banaana caloosha I huriyan war ninku idin dilay dhigay ilahey aya igu wacan xaga cadaalada ee ilahey ISU dhiiba o isku daya inad wax cafin karaan subxaalallah
@seibjilly7603
@seibjilly7603 4 жыл бұрын
Iyagaa xor ah khasab maaha jacayl
@xamseaxmed714
@xamseaxmed714 6 жыл бұрын
Waaw
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Odaygii Naalaye Ahmed ee ku soo korsaday Djibouti ,Dr Adna Umay abaalgudin, maadaama ay neceb tahy Dhulbahante! Balaayo lama korsado!
@cawohasan4879
@cawohasan4879 2 жыл бұрын
Mashalah
@MohamedSalah-iz5me
@MohamedSalah-iz5me 4 жыл бұрын
Adna is legend
@nadiirakayse3922
@nadiirakayse3922 5 жыл бұрын
waagabadh tarikh dheer leh.
@BuraaleMEDIAPRODUCTION
@BuraaleMEDIAPRODUCTION 4 жыл бұрын
Mashallah hooyo sharfleh
@mohamedomar9152
@mohamedomar9152 8 жыл бұрын
masha allah adna Aadan
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 4 жыл бұрын
Cimri dherer iyo caafimaad allaha kusiiyo hooyo adna aaden
@nazario1985
@nazario1985 8 жыл бұрын
Edna Aadan waa dhinac dadka reer Somaliland oo dhanoo kale na waa dhinac. Aaakhiriyo aduunkaba ilaahay haka abaal mariyo waxay na tartay
@crisaaqmahad6031
@crisaaqmahad6031 8 жыл бұрын
maansha alleh dr edna adna
@fesalfarah4368
@fesalfarah4368 2 жыл бұрын
She did a lot
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Walaahi adna waa rageedii waaaw
@suadmohamed1928
@suadmohamed1928 5 жыл бұрын
Adna aadan the iron lady of somali people
@abdullahihussein2511
@abdullahihussein2511 6 жыл бұрын
Waankugu faanaa hooyo
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 5 жыл бұрын
Long live mama adna vi a d somaliland
@mohamedsheikhaxmed6246
@mohamedsheikhaxmed6246 4 жыл бұрын
Maashaa Allah dumarka reer woqooyigu ma duqoobaan. what is the secret?
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
83jir maasha alaah
@mohamedabdi-nj8ec
@mohamedabdi-nj8ec 5 жыл бұрын
Waxan Ku bartay cigaal anigu
@amranadan9969
@amranadan9969 6 жыл бұрын
Maasha allah tabaraka allah knowledge is power somaliland people’s.
@MaryamAli-uw1ts
@MaryamAli-uw1ts 4 жыл бұрын
Waxaan Rabaa in aan Drs Adno ku dheho MAHADSANID
@hamseabdisiraad6492
@hamseabdisiraad6492 4 жыл бұрын
Friid kulaahaa
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 10 ай бұрын
She is never been a doctor she was a nurse and assisted the doctors soecially the pregnancy field let’s get straight the history.
@daalulkheermedia4293
@daalulkheermedia4293 4 жыл бұрын
Hòyowanagsan weeye adna aaden
@W00theguy
@W00theguy 8 ай бұрын
War naga daa qof qabyaalad la xanuusanaya.been weeye jaamiciyad ma ah ee waa ( nurse) markii demens waxay noqotay ( midwife) ama umuliso aqoon ayna lahayn ha ku sheegin.
@guledkilaaz7496
@guledkilaaz7496 4 жыл бұрын
Maamo qiimo badan
@koohingudaal9932
@koohingudaal9932 8 жыл бұрын
Adna aadan iyo dumarkala mid reer Somaliland allow dhawr
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
yaa dillay JACEELKAASI ?
@jamal1963
@jamal1963 8 жыл бұрын
Rag iyo dumar reer Somaliland qof Adna la mid ah ma jiro. Waa markaan soo koobo.
@najahhassan7716
@najahhassan7716 4 жыл бұрын
Iney soo bixi karaaan waa macquul walo inchaalah🕯
@msomahy9087
@msomahy9087 5 жыл бұрын
1937dii aaaaaaaa
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 6 жыл бұрын
adna adam ismacill waa geed adayg aduunkaana sidiisaba caynkasa maamo adna nooloow waayo waayo ku dayasho iyo in laga faaiidaad mudantahay
@ahmedisa9608
@ahmedisa9608 5 жыл бұрын
Mamada haday is asturi laheyd
@Suusuumo
@Suusuumo 4 жыл бұрын
Shaqo yeelo dadka lagu ma dirine.
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 4 жыл бұрын
Yarta Landerad ah halkeen kalasoo xidhiidhaa
@singular123er
@singular123er 3 жыл бұрын
isqarxidee
@robertsethole4574
@robertsethole4574 3 жыл бұрын
Islaantu ma galba?
@haydhaafinmedia6319
@haydhaafinmedia6319 3 жыл бұрын
Maxay waayo soo jeedtay 68 sano ka hor bay macalimad ahayd markaa imisay jirtaa tolow dee boqol
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
HAYDHAAFINMEDIA Da.deedu waa 87jir
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
somaliland ha noolaaato taariikhdana wa inaynu branaaa
@rahmaraiza5760
@rahmaraiza5760 8 ай бұрын
Su aal ayan raba dadka yaqana dug adna tolow adna ma dukataa yaa war ka haya o iushegi kara?????
@Nasir-zf8nx
@Nasir-zf8nx 8 жыл бұрын
oo talow islaantu may isasturto mise waa dimuqraadiyad
@nasserio1045
@nasserio1045 7 жыл бұрын
way asturan tahay
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
ABBAARTII DABA DHEER, xilligii haragaha cunneeyseen ma illoowdeen ? ee aan idinku deeqnay DHULKA QANIGA, ee inta u dhaxeeysa labada webi ee Koonfurta Soomaaliya ee Kunturwaareey, Sablaalle, Saakow, Dujuuma ilaa Bu'aalle
@Suusuumo
@Suusuumo 4 жыл бұрын
Looma baahnayan in cidna deegaankooda laga kaxeeyo. Lakin may iswaydiisay waxay dadka loogu soo daldalayay dad kale. Doqon wax magarata ah baad tahay.
@abdiroble5107
@abdiroble5107 Жыл бұрын
Dadka Tuuyo laga qaadayee tekaya Baardheere tudhaal kama ahee wuxuu rabaa inuu talaalaaye, Tumaalihii Gedo iyo gob baa la isku tolayaaye
@fahima6186
@fahima6186 Жыл бұрын
NACNAC IYO none sense😂
@myusuf951
@myusuf951 7 жыл бұрын
burshit xumaan reeb
@izahakothmanesse945
@izahakothmanesse945 5 жыл бұрын
Gun Gun dhashy
@mhajiahmed
@mhajiahmed 6 жыл бұрын
War goormay Islaantanni muslintay? Waa yaabbe!!!!!!
@mohamedamiin474
@mohamedamiin474 6 жыл бұрын
Waaryaaa neef iska nabad gali
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 4 жыл бұрын
Neef neef dhalow iska aamus.
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 7 жыл бұрын
beenalay
@hooyomahan1691
@hooyomahan1691 7 жыл бұрын
faysal abdi of
@izahakothmanesse945
@izahakothmanesse945 5 жыл бұрын
nacasow Illahay ka Baqo.
@izahakothmanesse945
@izahakothmanesse945 5 жыл бұрын
please Shame on you!!!!!!!!!
@faisaljama4208
@faisaljama4208 7 жыл бұрын
Kkk aabaheed isaga oo sheekh ah oo durbaanka u garaaca xertii Bernera ayuu jeclaaday hooyadeed ka bacdi waxay ku xidhay inuu gaaloobo oo diinta islaamka ka baxo sidii ayuu diinta uga baxay oo gaal u noqdo hooyadeedna gaalnimo ayey ku dhimatay iyada se war uma hayo iyo aabaheedba inuu gaalnimo ku dhintay war uma hayo dadka maanta hargeysa kiristanka ku faafiyaana meesheeda ayey ka shaqeeyaan shaki ayaa ku jira habartaa wallaahi e si gaara ha loogu fiirsado
@mohamedamiin474
@mohamedamiin474 6 жыл бұрын
Waaryaa nacas iska nabad gali
@aminaahmed6278
@aminaahmed6278 5 жыл бұрын
subxaana alaaaah
@fardowsaabdi5884
@fardowsaabdi5884 4 жыл бұрын
Waar islaanta ma gaalay ahayd
@yuusufmohamed9640
@yuusufmohamed9640 4 жыл бұрын
Hooyaded ma somali
Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi Drs Edna Adan VOL2 By Ducaale HCTV
37:08
Barnaamijka Xasuus Reeb Waraysi Edna Adan VOL 3 By Ducaale HCTV
33:03
Horn Cable Tv
Рет қаралды 411 М.
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 84 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 7 МЛН
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 2
29:47
Horn Cable Tv
Рет қаралды 74 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi Maxamed Kaahin VOL5 Part 1
38:05
Horn Cable Tv
Рет қаралды 181 М.
Xusuus Reeb = Waraysi Muuse Biixi Qaybtii 1 aad
45:17
Horn Cable Tv
Рет қаралды 539 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb= Waraysi Maxamed Nur Galaal VOL 5 By HCTV
30:37
BACK TO HOME Part1
14:49
Dalmaronline
Рет қаралды 89 М.
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 5
48:35
Horn Cable Tv
Рет қаралды 104 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,2 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,4 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 162 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,8 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 962 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 749 М.