XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 2

  Рет қаралды 74,023

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Пікірлер: 79
@abuuilyaas4413
@abuuilyaas4413 5 жыл бұрын
والله أعجبتني هذا التاريخ وأنباستور عول خبير استمع دائما فنسأل الله أن يكرمه.
@sulubxasan1135
@sulubxasan1135 6 жыл бұрын
Ambassador Cawil iyo ragii hawlgalkaas ka qayb qaatay waxay ahaayeen geesiyaal waajibkooda gudanayay taariikhduna way xustay wayna xusi doontaa.
@addoonalle2763
@addoonalle2763 6 жыл бұрын
*_Cawil_*_ xaqiiqdii taariikhda ku qortaY lkn inqilaabkii weli muu dhamaan ana waxan inqilaabaYaa dhawaan ciduun incha Allah_
@sacadismail8957
@sacadismail8957 6 жыл бұрын
Amb cawil waa waayo arag
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
koonfuur waligoood somaliland necbiyaa somalilnd guul
@diamondnuura2047
@diamondnuura2047 6 жыл бұрын
QDW waxay kaga dhagtay midnimo casimadodina kama wada taliso dawladoda sangadhuudhi wuu ku ilaaliyaa
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
TAARIIKHDU IDINMA ILAWDO
@AbdiHassan-lj4dn
@AbdiHassan-lj4dn Ай бұрын
Maasha Allaah
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 3 жыл бұрын
Ambasador ducaale waaya arag waye wlh muxuu waayo usoo joogay 😂😂😂😂😂
@jaylaanig3585
@jaylaanig3585 6 жыл бұрын
Amb Awil Ninka Kaliye Kanool Raggii Ka Dhidhiyey Ee Yidhi Jahil Reer Koonfuri Aniga Iima Talin Karo Ayu Ka Noolyahay 1961 Taariikhda Kuxusi Doonta. Duale Wareysiga So Dhame Soona Dadaji Insha Allh
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Kalid Kalid ku noqo halkaas sxb rag kale oo qaarkood Hergeisa joogaan ayaa nool waxaa kaloo nool Cabdilaahi koongo oo jooga UAE 🇦🇪 waxaan filayaa ilaa 5 nin oo Cawil ku jiro ayaa nool 🙌🙌🙌
@jaylaanig3585
@jaylaanig3585 6 жыл бұрын
Abdirahman Yaare Wad Kumahadsan Tahay Inta Ad Isaxday
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Kalid Kalid Adaa mudan walaalkay 👍 raga nool Cawil & Cabdilaahi koongo mooyee inta kale magacyadoodii waynu soo heli incha allah
@ahmedibrahimhassanhajiali
@ahmedibrahimhassanhajiali 6 жыл бұрын
I am not acquainted to Ambassador Awil, but is wonder that he is still strong after 57 years.
@xaliimo5422
@xaliimo5422 3 жыл бұрын
He lives wealthy life
@ahmedibrahimhassanhajiali
@ahmedibrahimhassanhajiali 3 жыл бұрын
@@xaliimo5422 Good for an experienced man.
@abdiwelihassanahmed1233
@abdiwelihassanahmed1233 4 жыл бұрын
Mayal adaygi mohmed siyad bare Iyo go,anadii ay qateen sarakishi snm asasay iyo dulmigii saw ladii adan cade
@zakariaalasow4851
@zakariaalasow4851 3 жыл бұрын
Ambassador Awil Alle ka baq!! Beenta iska dhaaf, ciidankii ay xamar lahyd 1961 waxa u garaayay in ka badan 3K iyo qalab u dhamaystiran.
@ashrafbhai4453
@ashrafbhai4453 6 жыл бұрын
Jaaamac yare wuxu kaga hadlaya taarikhadan Barnaamij la yidhaa Xog iyo xusuus Vol.4iyo 5 Bal is bar bardhig aduu daawade Kadibna aqligaaga kaasho wayku cadan kan runta sheegaya Halkaabay kaso dhex bixi taarikha saxda ahi
@ibrahimjama3404
@ibrahimjama3404 4 жыл бұрын
Pro. Cawil
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 6 жыл бұрын
Koonfuri ciidan ma lahay saraakiil bilaysa oo derejo beena sita ayaa waqooyi loosoo diray
@taartog
@taartog 6 жыл бұрын
Wey la haayeen oo dagaalka wey yaqiineen dagaalkii Ethiopia iyo Italy raggii ka soo dagaalamay ayay ahaayeen ee ilaa Rome la geeyey si ay u gacan qaadaan Muselini ....dadka lama yaso waliba dowlad ayay ahaayeen 10 sano ....10kii sano ee ka horeeyeyna 1940-50 British Military administration of Mogadisho ayay ka mid ahaayeen ....waar la soco yasid ma wanaagsanee.
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 6 жыл бұрын
Abdi Yusuf talyaani iyo ingiriis ayaa ku kala horeeyey habka mileteriga mida kale 10 sano ee ay dawlad daakhiliya ahaayeen bilays ayaa loo taba baray milateri looma samayn somali talyaano waqooyina milateri taba bar sare leh ayuu lahaa markii xoriyada la qaatay ayaa somali talyaano bilayskii u lebiseen milateri derejo aan taba bar lahayna garbaha ku tosheen been beentaa ayaa ilaa hada ay ku jiraan Ciidankana waxa ciidan ka dhigay ciidankii waqooyiga
@taartog
@taartog 6 жыл бұрын
Intii aan Police aanay noqon maxay ahaayeen saraakiishii Koonfureed iiga jawaab? Talyaani yaa askar u ahaa? dagaalkii italy itoobiya ku qaaday Somali askara oo lagu sheego 50-kun ayuu watay.....waxaa ka mid ahaa gabyaagii Adan Carab ee reer Buuhoodle oo Muselini utagay biladna soo siiyey Rome-na ....kolkaa dhinac hasha kama maalin uun....talyaanina waa lawada ahaa Ingiriisna waa la wada ahaa haddi aanay reero gaara la eegin.
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 6 жыл бұрын
Abdi Yusuf marka horeba askari nimada talyaaniga ayaa liidata dagaalkii labaad ee aduunkana waa laga adkaaday askartii somalida uu qartayna markuu talyaani jabay ee waqooyi ingiriis ka qabsaday baando ayaa loo bixiyey oo dadkii xoolo dhaqatada ahaa ayey xoolihii ka boobeen dadkiina way iska celiyeen banka xaguuga xoolihii ay ka qaadeen baadadu waatii laga dhiciyey ee magaca loo bixiyey Somaliyana markii daakhiliga la siiyey bilays ayuunbaa loo qoray ee milateri talyaanigu umuu qorin Dadka waawayn weydii mida kale siciid cali giir ka cawil sheegayaa ee inqilaabka la dhigaayey waa nin reer buuhoodle ah
@taartog
@taartog 6 жыл бұрын
Italy iyo Koonfur uun baad maagi halka aad gumaystihii kale ka meermerin ....Ingiriisku good miyuu ahaa ? aragtidu yaanay kaa noqon wixii xunba xaawaa leh. Cinqilaabka hebel baa la socdey maahan ee waa ciddii sida gaarkaa udooneysay tusaale ahaan Siyaad saraakiil baa wax la cinqilaabay lk totally isagaa watay oo aabe iyo hooyo u ahaa sidaas oo kale weeye ninkaas aad soo sheegtay waa uun uu la socday ee maahan mastermind kii.
@ibrahimjama3404
@ibrahimjama3404 4 жыл бұрын
Pro. Cawil 1
@maxamedxaamud2650
@maxamedxaamud2650 4 жыл бұрын
Ambassador Cawil aqoonyahan iyo oday soomaliyeed
@abshirabdikadir9300
@abshirabdikadir9300 6 ай бұрын
Amb.Awil waa rug cadaa wax badan og.
@aarlibaax371
@aarlibaax371 4 жыл бұрын
Bal fiiri dadkisii ku tilmaama dhagweyn bal dhageyso suduu u caayaya sharafta iyo aqoonta iyo garaadka dadweynaha reer hargeysa
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Жыл бұрын
Maxa hawl laso maray Guul jsl iyo gobanimo Ilahay ha ugu deeqo
@omargele5220
@omargele5220 3 жыл бұрын
Asc Koonfur darajo beena ba uu xirneyd anakana cirkaas baan mareyneyn adeer naga baandhe!!
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Cunsuri ducaale school ka madaa u diiday dadka kale cawaan baad tahee xishoon maysideyeelkadaa waxan aadku daalaysana reer uunbaad la qosllisa raandhiisna ma leh
@aarlibaax371
@aarlibaax371 4 жыл бұрын
Odayaashan gadigood waa tuugo
@husseinhandule
@husseinhandule 6 жыл бұрын
500 oo askari ayay haysteen faqashtu somaliland 3500 oo askari ayay heysteen
@momed6040
@momed6040 6 жыл бұрын
Very best xusus reeb that I seen. Thank.
@xasaanali152
@xasaanali152 4 жыл бұрын
kkk aad baan uga xumaa in aadan waxba xaqiiqsa kala sovonin odaygaan asaasaqa ah baa been kuu sheegay
@ashrafbhai4453
@ashrafbhai4453 6 жыл бұрын
13:___16 qorsha xumo iyo been is hulaaban 1.Barnaamijka oo saxa waxa kasheekaynaya jaamac yare waa odayga wuu ku shegayo 13.00 ee policeka haystay Wuxu sheegaya xata meelaha ayku fashilmeen 2.Sidoo kale isna waxa barnaamij ilig kaga duubay dubai cabdullahi kongo oo burco joogay isla markana abdullhi yuusuf kuxigay oo qorshaha la oga lona diray burco inuu qabsado abdullhi yuusufna xidho Abdullhi kongo wuxu sheegay inuu odaygan cawil ee hada le maskaxdayda dhaqaday wuu baxsday ahahaha qorshana kumay jirin in la carare inla dhinto amba meesha laqabsado ayaan isku ogayn ayuu sheegay kongo Oday weyno been sheeegaya Marna dadka caayaya isago qaldan wuxu yidhi dadkeenu waa dheg weyno inqilaabka nalamay fahmeen hadan usheegno😆😂😂😅wuxu kalo sheegay inan xata siyaasiyintu la ogayn sida cigaal oo wasiir ahaa marka iyo ragii kale xamar joogay Waali cas weeye Yaaa loo qabtay markaa inqilaabka ma 9sarkaal ahahahahahhahaha Caqligu hashaqeeyo
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Inanyar il-futo.
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
haddaba, miyaa la joogaa xilliggii LAGAROOWSADEY in laga GARDARANAA Maxamed Siyaad Barre ?
@abdifatahosman9120
@abdifatahosman9120 4 жыл бұрын
Ayaga ma ahan inta kla wax ma aheen danbi ma galin un true
@aarlibaax371
@aarlibaax371 4 жыл бұрын
Waxaan ahay wiil rer hargeysaa kaa qaadan maayo ceyda iyo aflagaadad
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 4 жыл бұрын
Qaybtii labaad ayaan dhegaysanayaa beenta uu sheegayaa waxay tahay in ayuu fududeed in xamar qabsadaan in ay aad ugu fududeed. Xarada ale kugu dhacday been badnaa Odaygaan qabxadkaa
@sacadcabdi9808
@sacadcabdi9808 4 жыл бұрын
Waaba beenta ugu weyn hargeysa iyo burco qabsan kari waayeen oo qorshahoodii fashilmay ayay na lee yihiin muqdishan qabsan kari la hayn 😂 . Waxoodu waa lacalla sidaas waan samayn kari lahaa 😂 .
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@@sacadcabdi9808 alshabaab oo afar inaano yayyara ku haysata,maxaad awood leedahey.
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 4 жыл бұрын
Mar kale wuxuu ku been abuuranayaa General Daud wuxuu sheeganayaa in ayakoo xidiglayaal ay talkyahooda kula hadlayaan war aan munaasab ahayn sida sharciga meleteygu qabo waa xarig. Sidaas darteed hadalada uu sheeganayo waa wada been.
@abdalleqalifhirsi6055
@abdalleqalifhirsi6055 6 жыл бұрын
isaaq was in maxkamad lakeeno waayo was khaaimiin
@geel-qaadyusuf7235
@geel-qaadyusuf7235 6 жыл бұрын
Been ka qaabdarran ma arag, koonfur 500 baa ciidan u ahaa, Alle cuqdad ku jirta Somalida woqooyi fara badana, labada nin oo is wareynaya waxaa fiican oo cuqdad yar cawil laakiin ka wax wareysanaya BBC baa laga cayrshay sidaas buu reer konfureedka u neceb yahay. Hadduu aqoon lahayn saxaafadeed ma reer koonfur buu nacaya orod oo cilmiga saxaafada cusub soo baro.
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
War amuu tuugyahoow, afsoomaligaba mataqanide, maxaad saxaafad ka ogtahey.
@asmagaza4946
@asmagaza4946 Жыл бұрын
Qadaadweynba saxaafad kahdlysa saxaafadu niiko maaha
@claahinaaji7808
@claahinaaji7808 5 жыл бұрын
kkk soomaaliya waligeed weey nagacaqli badneeyd ee aan sidoodoo kale aan kula raacno soomaalida runta ah oo naga geesisan weeye ee aan ku biirno muqdisho.
@cabdicasiisdacar4078
@cabdicasiisdacar4078 6 жыл бұрын
nimanka bilaa aqoonta ku sheegaysaa nimanka laba laba isgu kiin xidhay markaad fashilateen fashilante fashilanteen
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay MAXAMED SIYAAD BARRE 30 sanno ka hor illaa iyo haatan JAJABAN
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Maxamed siyad bare muu dhisin ee chine ayaa dhisey.
@geel-qaadyusuf7235
@geel-qaadyusuf7235 6 жыл бұрын
kuwaan been bay isu jiibiyaan bal dhageysta oo waa yaabin. Kan wareysiga qadaya waa cuqdad miiran oo naceyb koonfureed baa buuxshay.
@abdalleqalifhirsi6055
@abdalleqalifhirsi6055 6 жыл бұрын
Isaaq was noocan oo kale
@asmagaza4946
@asmagaza4946 Жыл бұрын
Ma nooc adiga kuu nacamleeyaad rabtehna
@cabduraxmanmaxamed2061
@cabduraxmanmaxamed2061 6 жыл бұрын
Kani galal ku qarxiyay been iyo faan badan ku argay buu yiri xasuus reb uqdad reeb ubaxshay hhhh
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Xasuus reeb weeyi, tuugyahoow qaraci, adiga cuqdad ku nool oo maanta qarax iyo qaax ku nool.
@xasaanali152
@xasaanali152 4 жыл бұрын
oday gaani waa beenaanLe hadana faanbadan amar inaan qabsono bey ahayd buu leeyahay xamar maxaad kutagi kartaa hageysa baadba qaban weysay inta taakhiikhda qor taahi waxey isku raaceen in3kun konfur lahayd kuna waqooyi lahad isna 500 buu sheegayay xishooda darnaa oo been badanaa
@asmagaza4946
@asmagaza4946 Жыл бұрын
Oo maxaad talyaani ka faaiday aan dhaqan xumo iyo afsoomaali xumo ahayn yuuse wax kuu baray ciidankee kuu toobabarah adoomaad uu ahayd taariikhda soo baarta idinkiibaa bilaa taariikh ooaad hdlaysan
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco, xilliggii MAXAMED SIYAAD BARRE waxeey haaysteen FREE WAXBARASHO iyo FREE CAAFIMAAD
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 3
31:13
Horn Cable Tv
Рет қаралды 62 М.
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 5
48:35
Horn Cable Tv
Рет қаралды 104 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 497 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 23 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
Xusuus Reeb - Mujaahid Maxamed Kaahin - Q3aad - Ducaale - S4E05
1:03:38
XUSUUS REEB DR MAXAMUUD SH XASAN TAANI PART 1
33:48
Horn Cable Tv
Рет қаралды 54 М.
BARNAAMIJKA GOOB JOOG EE SLNTV...BY BADRI MAXAMED XASAN
34:31
Tixmaal- Idaajaa
46:42
Jabuuti TV
Рет қаралды 143 М.
DAAWO Wariye cagmadhige Oo Banaanka keenay Afganbiyee Siyaad Bare
1:10:38
Xusuus Reeb   Taariikh Nololeedkii Marxuum Cawke
57:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 82 М.
عصام الحضري | الرقم الصعب والسد العالي | 140
3:20:40
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 121 М.
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 6
52:50
Horn Cable Tv
Рет қаралды 246 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 132 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 183 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 27 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 122 М.