Barnamijka Falanqaynta Todobaadka - Tabashada Beelaha Gabooye

  Рет қаралды 98,506

Universal TV

Universal TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 309
@samaaleosman2556
@samaaleosman2556 3 жыл бұрын
Dhamaanteen waan si manahay Dhamaanteen isku midbaanahay Viva GABOOYE ❤️❤️💪🏿💪🏿 Hadad igu raac santahay inaan dhamaanten isku mid nahay soo qor isku midbaan nahay qalbi to qalbi
@nafiisaaxmed3779
@nafiisaaxmed3779 3 жыл бұрын
Thanks wllo mcn
@xasancalisahalmaxamadmaxam217
@xasancalisahalmaxamadmaxam217 Жыл бұрын
Wax aanku dheerahay majirto wlhi sxb muslim beynu wadanahay soomaali beynu wadanahay marka iaku midbeynu nahay
@Shaydanwase
@Shaydanwase 11 ай бұрын
Beel sharaf leh bad tihiin Ilahy ha idin sharfo ❤❤
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 3 жыл бұрын
Anagu hadaan nahay reer shekh isaxaaq wlahi bilahi talahi dib danbe u dhacayn in nin walalkay ah oo muslim ah oo ila dhaqan ah xaqiri doonin dowlada somaliland waxan ka codsan lahaa in wax wayn loo qabto dadkas walaladay ah ee dulman wlahi ilahay waa arka intaa in ka badan waa 😭 dulmi walaladay waxan leeyahay waan is badali doona ee noo samra insha Allah khyr bay noqon mustaqbalka dhow 🙏😢
@aom5571
@aom5571 3 жыл бұрын
Walaahi wan idin jecelnahay waliba xuquuq goniyan naga mudan tihin waqti idin mareebin Isaq kaliyana idinma reebin ee somali meel ay degtoba wey idinla hadhay Reer somlilaland hadanu nay weliba jiilka dambe ay wax badan u iftimiyeen Masuliyinta gabooye boqorka waji iyo barkhadba iyo hadey aqoonyhanka dad yare ee uso kacaya beesha gabooye ay tahay ixtiraam karamo iyo cisiyo sharaf bad naga mudantihin walalyaal markaa hore usocda. maslaxda dhexdina mideya dood qiimo badan Ta garyaqankuna wa sax waase in lala tartama oo lagudhirada wx italkina ah wx kalena Xaafad walba oo hargeis inagaso dalba si cuna loo qabtqo kolba Mujaahidka fuula meesha si wax la idinkala qabto wabilahi towfiiq wariye wllky ahmed wlshy wan idinku wata barnamijja sida utayo leh ee wax tarka uleh bulshada
@kowsarhappeychanel4219
@kowsarhappeychanel4219 3 жыл бұрын
Soomaalaaay aan ukacno beeshe gabooye meel kastooy kunool nahay aan ukacno walaa laheena
@NajmaAmerica
@NajmaAmerica 3 жыл бұрын
Mamul gobolad tihin idin kana ugu xun
@puntlandforce6383
@puntlandforce6383 3 жыл бұрын
Warya Isaqism ka meel dhig oo qabiilkaga sheego laangaab yahoow mida kale Dawlada kulaha🤣😂🤣 mamul Hargeisa gormu dawlad noqday? Qofku marku qaadka baadsado wuxu rabu ku hadla
@mukhtaarmaxamed8526
@mukhtaarmaxamed8526 Жыл бұрын
​@@NajmaAmerica sibishi hoyada maye
@cabdicasiisjirde926
@cabdicasiisjirde926 3 жыл бұрын
Cunsurinimada iyo qabyaaladu wata halkaa ina dhigtay soomalina kala jabisay anigu waxaan aaminsanahay inaan cidna cidna kalle ka sarayn ilaahay ayuunbaa caadil ah cid kastena ka sareeya midgaana waxaan u aqaana qof maalinka qiyaamaha jannada laga waayo war bal anigaaba reerkan la xididayee qodh iyo xero inan igu soo xidha gabooya ilmanadeerayaal😍😍😍
@zadaamxuseen602
@zadaamxuseen602 3 жыл бұрын
Abtiyo wax cunsrnima ma jirto nio
@amaalibraahin8073
@amaalibraahin8073 3 жыл бұрын
@@zadaamxuseen602 waay jirtaa waata Somali kala jabisay Aduunka ma jirto meel qabyaalad ka jirto oon ahayn somali Aduunka waxa dad ku nool ma kala sareeyaan Ilaahay xagiisa qolo qolo uma tihiin
@amaalibraahin8073
@amaalibraahin8073 3 жыл бұрын
Ha ilaawin ka biraha tuma iyo ka cagaha🦶 loo maydho Anay maro cad🥼ka raacayso
@kowsarhappeychanel4219
@kowsarhappeychanel4219 3 жыл бұрын
@@amaalibraahin8073 sax kafantaasa inoo wada dambayso allow aduunyadaan hanagu halaagin aaqirana rabbow cadaabta inaga fogee
@puntlandforce6383
@puntlandforce6383 3 жыл бұрын
Aduunka Qabyalad kama jirto kula ah baal nosheeg meel anan qabiil iyo kala saraayn ka jirin aduunka? Beenta jooji saxib calamka meel kasta qabiil iyo midaab takoor wa ka jira waliba midka xuun kan somalida . Alxamdulliah diinta islamka aya wax badan naga cawisay
@akhri2478
@akhri2478 3 жыл бұрын
Gobooye Live Matters ♥️
@mohamedhassandhodi1509
@mohamedhassandhodi1509 3 жыл бұрын
Waxaan ku faana in Somali ay ka dhashayn Gabooye kuwaaso ah Engineero asal ah
@Unique_girl77
@Unique_girl77 3 жыл бұрын
aad wallhi eng heer calmi ah weeye💕❤💪
@abdisookaxay
@abdisookaxay 3 жыл бұрын
Inder warshado mad ino samaysan
@Unique_girl77
@Unique_girl77 3 жыл бұрын
@@abdisookaxay huuno samaysta wallhi waad leediin xirfadeediiiye
@mohamedabdirahman5359
@mohamedabdirahman5359 3 жыл бұрын
Lpx bad thy nio cid cid wax dheeri majirto zhp
@jamiilahashi181
@jamiilahashi181 3 жыл бұрын
xaqiiq waa dad adag
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Gabooyaha waa dad farsamo yaqaan ah marka somalida kale way ka masayreen Hawlkar kooda.. sidaas bay u dacaayadeyan, Shaqo ayaa Sharaf leh ❤️❤️❤️💪💪💪💪Viva Gabooye💪💪💪❤️
@abdikadarsalad1120
@abdikadarsalad1120 2 жыл бұрын
ana gopoya ah ma ku guursada
@Beerjacayl_official.7
@Beerjacayl_official.7 3 жыл бұрын
Reerkaasi waa reer wngsn waan jecalahy wlhi intey doonaan ayey naga caqli badan yihiin
@sirtanoloshachannel9737
@sirtanoloshachannel9737 3 жыл бұрын
Waa runtood Waa Qabiilka somalida ugu Qanaacada badan masha Allah
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Mahamed Waji waa runtii 😭😭😭qalbiga ayaa laga Jabiyay,Waa sick noqday oo Gunta Ka xanuusanya,, Subhanalah Aakhiro Halkay galayaan dadkas Walaalahod Yasaya
@reactions1434
@reactions1434 3 жыл бұрын
Wlhi haa wll u niyad jabsanyey waayo markaste uu u dooda xaqiisa iyo xaqooda
@kowsarhappeychanel4219
@kowsarhappeychanel4219 3 жыл бұрын
Allah soomaali meel kastooy kunool yihiin ha mideeyo yaa rabbi hayb sooca dadyowga wado naga qabo waay na naxuusiyeene illahow qabligooda kanadiifi cuqdada heyb sooca kahaysata
@haadroon
@haadroon 3 жыл бұрын
waxa nala oran jiray masaska iyo gedaha aye cabudaan
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 3 жыл бұрын
Adiguba la mid ayaad tahay
@khalidsaidmusekhalidyare7616
@khalidsaidmusekhalidyare7616 3 жыл бұрын
Gabdhaha gabooye ayaa ugu quruxbadan somalida
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 3 жыл бұрын
Sababta miyaad garanaysaa ay oogu quruxbadanyihiin. Iyaga unbaa isguursada laguma dhaxmilmin sidaas baa oogu wacan . Waa dad ladumiyay
@samiya1280
@samiya1280 3 жыл бұрын
Waa barnaamij loo baahan yahay in marwalba lasoo daayo si wacyi galinta loo wado. Walaalaha gabooye naga raali noqda.
@MadarGuleid
@MadarGuleid 3 жыл бұрын
Wlaalaha universal wxaan idinka codsanaynaa in aad barnaamijkan u samaysaan playlist si ay u fududaato daawashadiisa, wish u the best.
@abdulwelidaud6584
@abdulwelidaud6584 3 жыл бұрын
Beelaha Gabooye ✌💖
@jamaabdi
@jamaabdi 3 жыл бұрын
ethopiankaaz meeesha halaga saaro walhi inta ay afka inagu bartaaan ayay wadanka ku tarmayaan. sida daadka ayay ugu soo qulqulayaan...
@canabcabdi1014
@canabcabdi1014 3 жыл бұрын
Hadii aanu ilahay saqiran dhulka ayay qaadanayaan imika timo jaree maraysaaye shekadiyo
@asiaali6085
@asiaali6085 3 жыл бұрын
Hablo mxaa dooda lagu soo qaybgalinwaayay , ragu waxan oo dhan ayagaa ka danbeeyee😕
@haadroon
@haadroon 3 жыл бұрын
wa runta o somaliddan waxba ka khaldan
@hsdhhddndkdk9997
@hsdhhddndkdk9997 3 жыл бұрын
Igu soo xir gabar wllsheey Gabooye ah
@axmanna7855
@axmanna7855 3 жыл бұрын
Gabar Gabooye ah igu soo xidha asxaabeey💯💢
@ilyaasyare742
@ilyaasyare742 3 жыл бұрын
Hhhhhh qaracow aniga uunbaa ku fahmey lkn waa wlshen somaliyeede kor uga bax
@engasadkaarto9880
@engasadkaarto9880 3 жыл бұрын
@maryan channel asc
@footballgoalsandhighlights8854
@footballgoalsandhighlights8854 3 жыл бұрын
@maryan channel guurban diyaar u ahay inaan jabiyo dabarka xidhan oo gacal la noqdo
@thebeast09876
@thebeast09876 3 жыл бұрын
Not easy, needs to be approved from the top.
@footballgoalsandhighlights8854
@footballgoalsandhighlights8854 3 жыл бұрын
@@thebeast09876 waa la baabiinayaa de
@henamohamed9823
@henamohamed9823 11 ай бұрын
Gabooyeeyo Allaah ayaa xaqiina nisaan doona, walaahi waa dulmi iyo wadna xanuun bani adaam karaamd buuxda Allaah siiyay in laxaqiro....... wax laguqoslo meesha mataal....walaalaha gabooye Allaah caabuda oo bani adam waji hasiinina oo naftiina soosaara.... Aakhira ayaa war jiraa..qof muslim ah sidaa waa akhlaaq xumaa iyo insaan daro
@khalidsl686
@khalidsl686 3 жыл бұрын
Viva Gaboye 👍🏼
@hodanisahmed9087
@hodanisahmed9087 3 жыл бұрын
Ilaahoow uhiili adaawayne alahayow boksii aamiin
@axmeddahir6040
@axmeddahir6040 3 жыл бұрын
Cali waji allah cimriga ha kuu dheereeyo
@mrhanad6655
@mrhanad6655 3 жыл бұрын
Cid cid kale ka sharaf badan Ma aaminsani Anigu waana khalad arrimahaas Qabyaalad
@ladanladan8461
@ladanladan8461 3 жыл бұрын
Dooda ku xigta waxaad ka dhigtaan ITOOBIYAANKA SOO Kordhaaya iyo DHIBTA AYKEENI KARAAN WAAYO DALKABA IYAGAA INAGU HAYSTA MASUULIYIIN KASO QAYB GALI SI AYNU U OGAANO BAL IN DAWLADU AY WAX QORSHA KA LEEDAY
@user-sx3qk2rn2l
@user-sx3qk2rn2l 3 ай бұрын
Wlalay muuslimn haay yaan naahy haadan aahy goaboye wali waan jeecelhy walahy somaliyed❤
@jamalmo3121
@jamalmo3121 3 жыл бұрын
Waa arin xanuun badan oo qofkii alle garasho siiyay garan karo waa walaalo somali muslim ah oo xaqiraa dooda loo midowbay subxanallah .
@hamseabdimuzze7055
@hamseabdimuzze7055 3 жыл бұрын
Gaboyo Lives matter 🥶✊🏼✊🏿🔥
@zerpwron8696
@zerpwron8696 3 жыл бұрын
😂😂🤣😂😂😂😂😂 What about black lives matter?
@abdikhalaqjama9618
@abdikhalaqjama9618 3 жыл бұрын
Gabooye miya Black's LA meel digtay waa Somali dalka wax bay kaleeyihin lkn black maxay America kaleeyihin
@hsdhhddndkdk9997
@hsdhhddndkdk9997 3 жыл бұрын
Viva my brothers Gabooye cid cid ka fadli badan må jirto i love my brothers Gabooye ♥️ ilaah ayaa iska xarimay Dulmi cidii gasha ayadaa lagu ciqaabaa
@jamiilahashi181
@jamiilahashi181 3 жыл бұрын
subxaan allah wlahi dadkan dad ka gobsan man arkin waxan lasoo kulmay dad aad u fiican oo qalbi fiican oo wada aqoon yahano ah sharaf bay leeyihiin dadkan yasaya iyagu isma arkaan miyaa horta dad aan soo wada shaqaynay dadka ugu wanaagsan weeyaan soomaliland hadii ay waxas sharci kasoo saarina qaran ma noqonayso ee qabiil bay inoo ahaanaysa mana gaadhayno ictiraaf ilaahay iyo mid aadame ba
@abdiqanixc370
@abdiqanixc370 3 жыл бұрын
xaqabada uguwayn ee taagani waa aqoon La,aanta iyo dhinaca guurka 🗣🗣👋✅
@geelleguure8808
@geelleguure8808 3 жыл бұрын
Soomaalida nasabka isku sheegeysa Alle ha ka cabsadaan oo kala sooca ummadda ha joojiyaan. Ugu yaraan waa in wasiir la siiyaa, oo siyaabo kala duwan loo abaal mariyo. Wallaahi lilmo ayaa igu soo joogsatay Waji markuu hadlaayey. Allahayow na cafi. Mudane Maxamad Xasan Cali (weji) wasiir ha loo magacaabay.
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
midgaan cay uma aha reer kaliya wlhi wllkay haduu wax iga xumeeyo waxaan dhaha midgaan baad tahe nada lkn waxa hayska dhaadhici nina caruurtiuna wax baro dadka dhex gala idinka soo baxi doona
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 3 жыл бұрын
Congratulates sis MashaAllah Ramadan Mubarak
@Shaydanwase
@Shaydanwase 11 ай бұрын
Anu waxan aminsanahy somalida janada gabooya ugu badnan dona insha allah. Cayda dadka janada ku galayan, ilahay dhibta haka dul qaado ❤🥰
@barrygolden2953
@barrygolden2953 3 жыл бұрын
Waa sax waji ayaan kuraacsanahaay barnaamijkaas hala baabi iyo
@hakemaali5055
@hakemaali5055 3 жыл бұрын
Subxanalah ilahayow xaqa soo dadaji , Culumada iyo cuqashu arinkan shir Baladhay, ha ka galan sharciyana ha ka Soo saran iyo sidii laysu dhexgali lahaa Dawladuna shaqoyinka haw fududayso School kasta intasoo qof oo bilasha Wax ku barta ,ha lagu xujeyo xataa kuwa Aan dawladu lahan , Qurbaha hablahayagii iyo inamadayadii Ajanab bay guursadan, ee maxaa kuwaa la dhashay logu didayaa , dhalinyaradu has guursadan oo dhalinyaradu hays guursato ,Gabooyo iyaga umadaba ugu Aqonbadnaye, idinkuna waxbarashada yan laydinka dheran
@reactions1434
@reactions1434 3 жыл бұрын
Maxamed cali waji wn wada xaq ku taganyahay wlhi reerka ha laga qada cadaadiska nio illahay ha ka cabsano oo reerka ha ka dayno dulmiga. Maxamed ali waji wan tageera illahay cilmiga ha ku siyaadiyo cirigana allah ha u barakeyo
@zunduscadey2582
@zunduscadey2582 3 жыл бұрын
Gabooye hais hubeeyo tin iyo cidhiba cidii afka lasoo gashana dhulka hala jaraan wlha bilahi somalidu waxey midgaaN utaqaan ninkaan wax iska dhicin ee wax iska dhiciya somali asxaan malahane wasakhda anoo naag hawiye HG ah baa sidaa idin leh
@ademzh
@ademzh 3 жыл бұрын
Qabiil is not a job, a job is not qabiil. Somalis are one. Foreigners have divided our people and destabilized our areas by creating a stigma on those that could have developed our countries. RIP to Somalis.
@apdallamahrez1188
@apdallamahrez1188 Жыл бұрын
Somali waa dad fikrado waln haysta fikradas waa qalad 100% mahan mid saxan somali waa hal shacab wax la kala saari karo majirto ddkasna waa dad fiican ilaahay baana karaaameeyy 💕😘
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 3 жыл бұрын
Amxaarada dalka halaga saaro Yaan lategin rayis layaashooda Khamriga xashiida iyagaa iibiya Waana wada sirdoon amxaaradu
@engasadkaarto9880
@engasadkaarto9880 3 жыл бұрын
Waa arin aan marnaba soo dhaweenenin in qeyb kamid ah bulshada lafaquuqo qeyb shaqo ama guur.
@asmaatoahmed7696
@asmaatoahmed7696 3 жыл бұрын
Inanta wll xirfad uma laha wariyinimada waayo qaabka ay wax u waydiinyso sax maaaha
@mohafaraar1
@mohafaraar1 3 жыл бұрын
Aad iyo aad
@khayrexasan5765
@khayrexasan5765 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭asc way mahadsanyiin bahda universal TV brnamijkan aad ba logu bahna 😭😭😭lkn wllhi arintani wa arin laga murugodo wana danbi wayn oo bini'aadntnimo ooynu kula kcnay wllahen oo inla midaba diina afa dala, anga laf ahantaydu wxan modi jiray mrkan hlkay xalada taagan inay yihin dad ajaniba oo wadanka udhalan lkn imka wax ksta ogaday, wllahen wxan leyay hore usocda wxa la idin takorayna wa frsamadina ilbaxnimadina iyo cilmigina aad dhertiin oo la idin qudhi wayay qofku ila horumar gadhana gar loma eego cadawgisuna ma bato 👍hore usocda lkn point ka ugu waynI wa in la kla gursado wan idin slamay mhdsanidin 👋👋👋💝💘💞
@updimuze9428
@updimuze9428 2 жыл бұрын
100%100 Waxa ku racsaney rayigiisa maxamed cali waji
@najmamuhumed2991
@najmamuhumed2991 3 жыл бұрын
Viv gabooye 🥰🩸🩸🩸🩸🩸
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 3 жыл бұрын
Farsaadu cid ay u xidhan tahay ma jirto. In la is caawiyo qofna qof kama xuquuq badna
@abdullahiamin8480
@abdullahiamin8480 3 жыл бұрын
Odaga boqorka la leeyahay wuxuu diidan yahay in shaqadooda lagu jiro hadane leys qarinaayo sida kuwa raislaha furanaya oo shaqaale Ethiopian ah keenaya isagaba dusha sare m eeganaya #Wejina waan salaamayaa rug cadaa hore weeye
@yacquubclaahi6746
@yacquubclaahi6746 3 жыл бұрын
allaah maxa qiiro jaban lagu hayaa commentiga war hadii waxaa si dhab yihiin halkasba lama gaadheen
@mohamedabdirahmansaid2724
@mohamedabdirahmansaid2724 3 жыл бұрын
Wlhi wa runtaa
@jamiilahashi181
@jamiilahashi181 3 жыл бұрын
wllo dadku isku mid maaha sida aanay faraheenuba u sinayn baanay dadku u sinayn markz wanaaga in indho loo yeesho way fiicantahay
@yacquubclaahi6746
@yacquubclaahi6746 3 жыл бұрын
@@jamiilahashi181 haa wllo lakiin ma aha arintani mid loogu talagalay inay suurto ee waa mid dhalinyaro wayel iyo culumo awdiinba dhiirigaliyan si dadban
@jamiilahashi181
@jamiilahashi181 3 жыл бұрын
@@yacquubclaahi6746 subxaan allah wllo ilaahay waa arkaa waxa niyadooda ku jira ilaahay ha inaga shar tiro
@Beerjacayl_official.7
@Beerjacayl_official.7 3 жыл бұрын
CIRRO hadii la doorto wasiirka u horeeya waa iyaga
@youngash6411
@youngash6411 3 жыл бұрын
MAASHALLAH
@TUMALGIRL
@TUMALGIRL 3 жыл бұрын
Adeer Wajii Ilahay cafimaadka ha kuu siyadiyo 💖 Waruntaa iyago aan so sarikarin irbad beey yasayan farsamo yaqanada Yaab🤔
@mohamedabdirahman5359
@mohamedabdirahman5359 3 жыл бұрын
Wllo wxad modaa in imika jaahilnimadsi soo yaraneyzo insha Allah wad ka bixi dontan cid cid ka sareysana majirtee taa idinkuna taa ogaada dhamnten waxynu nhy dad islama somalilandna waa somaliland
@TUMALGIRL
@TUMALGIRL 3 жыл бұрын
@@mohamedabdirahman5359 waad mahadsan tahay. Taa waan ognahay in cid cidi kasareen ee Somalida ja hil nimada haysa yaa ka saa raya
@mohamedabdirahman5359
@mohamedabdirahman5359 3 жыл бұрын
Waxan so jedin lahaa in anu idinka guursano idina naga guursatan si la isku dhex galo oo waxazi mesha uga baxaan taana ay madaxdu bilowdo dadkuna wey ku dayanyan
@ruqiabashir2226
@ruqiabashir2226 3 жыл бұрын
Masha alaah
@farduusmohamoud2285
@farduusmohamoud2285 3 жыл бұрын
Reerkan waa ladumiya somaliyaa
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
gabooye waa reerka kaliye warsahadaha wax soo saara leh lkn ninki wax fiican la imada somalidu way ku istaagan wlhi hadii aan maal leeyay waan maal galin laha taasna niyadada kama baxdo inaan maalin usameeyo gacan qabad
@robleroyus9333
@robleroyus9333 3 жыл бұрын
Dadkan khaladka kaliya ee lagu hayaa waa dhanka guurka’ isku mid baynu nahay ‘waxaa lays dheeryahay cibaadada alle qof ba intu shaqaysto
@queentanya3787
@queentanya3787 2 жыл бұрын
Aduunka kale dadka muruq maalka ah oo farsamada yaqaan waa lagu faanaaa waxaan loo aqoonsadaa inay. Yihiin dad. Talent lah kuli aduunka hore u maray waxaa horumariyey tumaal ( black Smith) markaa gabooye waa inay ku faanaaan talantiga ay leeyihiin oo aanay u joojin Somalida kale ee jaahiliinta ah. Gabooye waa dadka keliya ee wax Soo saari Kara laaantooda waxba ma nihin.
@farowla12345
@farowla12345 3 жыл бұрын
Mashallah waaji
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 жыл бұрын
weji Allah yacizak
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 2 жыл бұрын
To be honest,this issue have been a huge scope and the first pillar is improvement and exceed effort come from to this clan.😋😋
@h2O5992
@h2O5992 3 жыл бұрын
Caqdaru horumar maleh way so gaabata dadki aan Gaborone ahayn Aa la isku daya in la gumaysto Yaa yeela inaad yasto qof .marka qofna yeelimayso
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 3 жыл бұрын
I think it should start from school that all somaliland kids should be taught discrimination is bad, and the minority should be educated so that they can compete.
@thebeast09876
@thebeast09876 3 жыл бұрын
There's no such thing as minority. Same race, same look, same colour and religion.
@modupe5541
@modupe5541 2 жыл бұрын
@@thebeast09876 are you dumb
@diabetesbitch9267
@diabetesbitch9267 2 жыл бұрын
Siyaad Barre was the first president who banned Descrimination 🇰🇿🇰🇿🇰🇿🇰🇿🇰🇿🇰🇿🇰🇿
@abdicabduga7501
@abdicabduga7501 3 жыл бұрын
Wa arin muhim ah in inbadan laga hadlo tnx reer somaliland
@saadmohamud8787
@saadmohamud8787 3 жыл бұрын
I always admired waji. I agree with him raayislayaaja in la Ethiopia laga keeno. Mar ayaan imid wadanka oon ka dhiiqadooday inay Ethiopian ka buuxan. Oo kuwii lagu caayi jiray oo meeloyoogu madhantahay.
@khankjawil7500
@khankjawil7500 3 жыл бұрын
Labada wariye difaac bay ku jiraan mana dixgalinayaan Dadka u hadlaya Gabooye- markasta way ku soo jarayaan hadalka..Labadan Wariye iyagaba cunsuriin ah...
@muslimafarah7274
@muslimafarah7274 2 жыл бұрын
Gabooye😍😍😍😍😍😍😍
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 жыл бұрын
boqor allah yakhalik
@deeqa2700
@deeqa2700 3 жыл бұрын
Anigu fikirkyga hadan ka dhiibto waxa weeyi waxa horumar ah markaan samayn waynay ayan ku mashquulnay inaan dadka kala xaqirno cid cid ka fiican kanna wanagsan ma jirto dadku way siman yihiin xaqiraada ayaa ah wax yaaba inuu gu wacan ee naxariista eebe inaagu soo degi laadahay waa dulmi wayn walalhi qurbaha maanta haddii aaad magaalo ka guurtid oo kusoo noqotid muddo ka dib sidii ma ahaanayso wa dhismaystaa haka horumarka inaga hadii somaliya maanta ku noqotid wadooyinkii wa sidii waxa horumar ah oon ku taalabsanayno ma jiro waa inan marka koobad jahli laga baxo caruur yar lagu dhiiri geliyo sinaaanta.
@elmibodhari9717
@elmibodhari9717 3 жыл бұрын
Waxaa lagu baabi in karaa in ay madaxdu guursado gabdhaha gabooye oo la isdhex galo taa unbaa tikoorka joojinkarto
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 3 жыл бұрын
Wa ayaan daro in qof shaqada iyo xirfadiba yaqana in lagu bahdilo qof qaribaa dawladu inay waxkaqabataa
@bedriabdi1403
@bedriabdi1403 3 жыл бұрын
War reerkan wlhi waa wada comedy gacanba idin tagay ilma deerayaal😅🤣🤣
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 3 жыл бұрын
Gabooye waa gob.
@yaska6722
@yaska6722 3 жыл бұрын
Waxan ahay qofki ugu herooyo daawada
@QISADAMAANTAOFFICIAL
@QISADAMAANTAOFFICIAL 3 жыл бұрын
wall subscribe ii saar
@hamsemohamednour1027
@hamsemohamednour1027 3 жыл бұрын
Ugu hor arka dhade 9min mha videoguye
@QISADAMAANTAOFFICIAL
@QISADAMAANTAOFFICIAL 3 жыл бұрын
@@hamsemohamednour1027 wall subscribe ii saar
@cartoons2018
@cartoons2018 3 жыл бұрын
Labbadan saxafi su'aalo xumaa horta habeen in aay mihnada saxaafadda ku shaqeeyeen ma moodid!. Kamaradaha daba istaajiya kuwan oo suxufiyiin sax ah keena meesha.
@zakiali9305
@zakiali9305 3 жыл бұрын
Inta ila aragtay wale ku jirta My fadhiistaaan xata.maxa tagay.falo dagan ..kkkkkl
@user-ks6hv6fg8d
@user-ks6hv6fg8d 3 жыл бұрын
Dood aad quality geedu u saaree university Tv waa mid ay ku amaanaytay madashan lkn qaybtii dumar wan idiinka sugaynaaa
@abdisalaanmaxamud1453
@abdisalaanmaxamud1453 3 жыл бұрын
Qali
@cilmiahmed9255
@cilmiahmed9255 3 жыл бұрын
Weji Saxafi sare Salaan walaalimo Doodaadii anigoo Somali Aji nacas Ka wakiila waan qaadanay
@megamega6132
@megamega6132 3 жыл бұрын
Tima jarid waan ka shaqayn lahaa meel lagu barta in la furo ayaan rajayn lahaa
@saapir7545
@saapir7545 3 жыл бұрын
Gabooyo waa loo hiiliyay sababtoo ah waa Somalilandar Laakin Jareer yaa u maqan ...somalia
@Burco.
@Burco. 3 жыл бұрын
Gobooye waa walaahay waan jeclahay inamadayda na waxan kula talin in hablo gabooye ah guursadan anigoo nin harbaryooniis ah
@nimcaanqoorgabofficial3434
@nimcaanqoorgabofficial3434 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@nimcaanqoorgabofficial3434
@nimcaanqoorgabofficial3434 3 жыл бұрын
Waalle
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
Madhibaanka qurbaha jooga hal faaido ah maleh maaha kuwaan aqaanay waar qadaariyiina hargysa ku aqaanay lkn kuwan waaa wasakh
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 2 жыл бұрын
HAHAHAHA ka raali noqo walal haduu cid reer keyga wax ku geeyste Ana ka xaal marinaya
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 3 жыл бұрын
Aniga hadii ra,yigeyga la yeelayo waxaan ku tali lahaa dadkaan wanaagsan ee xirfadlayaasha inoo ah in la boqro oo lasoo celsho boqortooyadi aanu ka duminay ee punt ama boonta si maamuus ahaan ah Takoorkana laga daayo dadkoodana ay dhinac ka raacaan oo aan la heyb soocin Hadii alle awood ii siiyo xukunka ama awooda Somali waan sameen doona sidaas ilaahbaan ku dhaartaye War dadkaan waa taariiqdeeni oo nool cidi wax aqrisaa taariiqda ha baarto dadkaan waa Boqoradi punt ee geeska somalida Africa
@abdisalaanmaxamud1453
@abdisalaanmaxamud1453 3 жыл бұрын
Anigu waxaan so jeedin laha ninka rarerka takora haa lagu xukuumo 5sano oo xadhiga ninka lagu arko cunsuriinimo
@najkavlado5698
@najkavlado5698 3 жыл бұрын
Somalida waxey u faquuqan qoladan waxaan is dhahay waa farsamo yaqaanimada waa uwada tashteen Somalidi hore si suuqa uga saaran
@queentanya3787
@queentanya3787 2 жыл бұрын
Waa in lasoo saaro Lana dhaqan geliyo sharci cusub oo ka dhan ah takoorka Lana ganaaxo qof kasta oo dadkaas somaaliyeed u gafa
@ugaasyahye9349
@ugaasyahye9349 2 жыл бұрын
Masarida waan wata walhi
@saapir7545
@saapir7545 3 жыл бұрын
Dastuurku waaka meeshe waalaya ethiopian Ka iyo somalida ayuu simaya Kitaabka inagu xukuma
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 3 жыл бұрын
Are gabooye related to Native Americans? The outfit looks like Native American outfit.
@thebeast09876
@thebeast09876 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣Love your comment. Surely we don't look like red Indian isn't it? I guess it's a fashion to him.
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 3 жыл бұрын
I mean, you don't have to look Native American in order to have Native American blood. Plenty of white and black Americans have native American blood. It's strange to me that someone would where another nation's traditional attire without having any links to that nation. The Native American headdress (called war bonnet) is not just a fashion piece but is rather something that is earn and given. "Due to their historical importance and status, traditional Native Americans now consider the wearing of headdresses without the express permission of tribal leaders to be an affront to their culture and traditions." It's silly and quite embarrassing, if he has no relations to the red Indians. @@thebeast09876
@thebeast09876
@thebeast09876 3 жыл бұрын
@@istaahilismail5117 I was expecting you to focus more on the topic rather on his dress. It a choice and must be respected for that, perhaps you need to find out the wisdom behind it. I personally have no idea and love to know. In all honest I couldn't care less, what's important is why Gabooey have been discriminated in their own land by the so called "noble" and ways to solve so it. Why are they called minority when they have the same colour, appearance, tradition, and religion? We are talking about an entire communities who have been marginalised for no apparent reason. Let's have a discussion rather than focusing on the dress he's wearing. Do you agree?
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 3 жыл бұрын
I definitely agree with you on that. It's mind-boggling why a group of clans, no different from the rest, have been marginalised and called "midgo". The whole qabiil system does more harm than good and holds us back from progressing as a society, in my opinion. This my qabiil vs your qabiil mentality needs to go. @@thebeast09876
@thebeast09876
@thebeast09876 3 жыл бұрын
@@istaahilismail5117 There is nothing wrong with Qabiil as Allah says in the quraan: Surah Al-Hujraat, Verse 13: يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُم مِّن ذَكَرٍ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ O you men! surely We have created you of a male and a female, and made you tribes and families that you may know each other; surely the most honorable of you with Allah is the one among you most careful (of his duty); surely Allah is Knowing, Aware. (English - Shakir) via iQuran The problem is when its badly used and to oppress people. Now Somalis has gone beyond tribalism this has now become a syndrome an illness and can only be treated from the bottom and most importantly by following the Dean.
@canabcabdi1014
@canabcabdi1014 3 жыл бұрын
Allow dadka xaqa fahansii .gabooye fiva
@kaalmoofficial8645
@kaalmoofficial8645 3 жыл бұрын
wll waxad ku faraxdo adun akhiro alah ku siiyo hadad 👉#SUBSCRIBE iisaarto plz furo🔔 aminso ducada🤲 yaran malah thanks.
@muslimoibrahim4633
@muslimoibrahim4633 3 жыл бұрын
Aiimn yaradi 🥺🥺😢😥💯🤲💯🤲
@jebrealsaid7507
@jebrealsaid7507 2 жыл бұрын
Lacag haku dadaalaan inaad yeelataan dadka gabooyo marka ay maamusho inta badan lacagta wax walbaa hoos imaanayo guri walbana waad dhaxgalaysaan
@elyassomar4591
@elyassomar4591 3 жыл бұрын
maskax dii Ajiga ayaa koraysa waa qosol runtiii lkn cuqdada iska saara sxbyaal soomaali waa 1hal mid maskaxdii Ajiga way kortay idinkaa qiray qabyaaladna way dhamaatay we All waryaa
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 2 жыл бұрын
😂😂😂 qaryad ilaahay haa caafiyo intooda xanuunsan
@ladanladan8461
@ladanladan8461 3 жыл бұрын
Itobiyaanku maxay laso qaxeen ileen dagaalba kama jiro dalkoode war dadkan haloo feejignaado
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
wll lacag bay ku haystaan halkan lkn itopiya lacag kama helaayan
@abshirhassan3848
@abshirhassan3848 3 жыл бұрын
Waxay lasoo qaxeen. A Waa gaajo. B inay wadankaan dihin ee dadna lahayn ee bayla hada la wareegan mustaqbalka dhow cimrigaaga oo dheerada waxad arki doontaa wadankena hooyo oo Ethiopiankani la wareegeen oo ay noqdaan Kuwa maamula oo xoog kugu haysta. C Waa dowladoda ayay u yihiin basaasiin u adeega si berito laguula wareego! Caruurta iyo dumarka xashiishad ayay barayaan!! Naagahan somaliyeed ee hoosta ka waalan mid fuulan oo free wacalo ugu dhalaan mid ay guursdaan ayay ka dhiganayaan marka ay afkaada bartaan oo kugu ugxama dhalaan sidee ayaad iskaga calin doontaa? Dowlad adag oo kaa xoog badana Waa ay Lee yihiin adigu somali ah ah maamulo yar yar oo qabiilo ka taliyaan oo mid walba meel lagu ootay oo calan qabiil ah oo land land Shit ah oo ssstt. Snm, ssdf, usc, uspm,, sssrr! Iwm oo kuligood calamo wada wata ayaa dowlado ku ah Qofka Somaliyeed! Marka Waa aragti fog oo la rabo dadka somaliyeed iyo dalka somaliyeed sidii loogu qabsan lahaa oo la jeex jeexay 1974 gaalada reer galbeedka ah Waa khidad xiligaas markii ay arkeen abaartii 1974 sida ummadena somaliyeed iyo dowladii adkayd ee kacaanku ay dadkeeda u samata bixisay ayadoo caawinaad waydiisan gaalada reer galbeedka ah! Taasi waxay abuurtay iyo dagaalkii 1977 in il gaar ah iyo sidii somali danbe oo xoog leh isla jirta dib danbe u jirsan. Waxa muhiim ah In shacabka somaliyeed ku baraarug in Somalia 🇸🇴 land lands shitka ahi ay u adeegayaan sidii wadankena hooyo loo qaaadan lahaa ogaada dadow oo ka karo fikirka hoose ee ah maamuladaan khariban iyo kala qob qobnaanta midnimo iyo isku tanaasul ayaa wax lagu gaara!! Amxaaradan halaga baraarugo dadow oo Qofka somaliyeed si iskiis ah ha isku xilqaamo sidii uu bulshada somaliyeed u wacyi galin lahaa kuwa u jilicsan in la dago oo been laga dhaadhiciyo Ethiopia ayaa walaalaheena iyo jaar baanu nahay Iwm;;
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
@@abshirhassan3848 adigu horta isa soi xore itopiyanka madaxtooyada somalia ilaliya horta ka saar marka dadka wacyi gali alshabab ayaad wasa tiin amison ayaa gabdhihiini wada qabta xalkeed marka uga fanaysa itopiya???
@ladanladan8461
@ladanladan8461 3 жыл бұрын
@@abshirhassan3848 wlhi waa runtaa arrinkaas ayaa jira i ta ku baraarugasana ayartay bal car waraysta oromada xaafadaha wareegta oday wayn oo jimca walba noo iman jiray oo hooyaday alle ha dhowre ay wax siin jirtay ayaa maalin iyadoo hooyo safar nagag maqan wiil yar oo qalqaali ahaa oo guriga no jogay uu wax ku dhuftay gurigana cidi ma joogin aan ka ahayn kaa yar iyo aniga oo xaga danbe joogay intu inanki yaraa dhirbaaxay ayuu anigana icaayey marki dadki xaafdu uso baxeena ay ku dhaheen oromyow ka bax xaafada wuxu yiri waad arki doontaan cida kabaxda ma idnka dhulkan leh intu weliba dhaartay Markaa ragan cidi caqli leh uunbaa fahanta
@rodoahmed43
@rodoahmed43 9 ай бұрын
Somalidu waxay u hayb soocan gabooye waa khalad waayo umada dhan waa isku mid, mida kale wadamada gaalada markay tagayaan soomalidu madhiman bey sheegtan waana qabilkay gaalada kaga cunan lacagta, marka soomaliyey illaahy halaga cabsado maalin waxa jidha lays weydiindoono umada la xaqirayo.
@3mmm471
@3mmm471 3 жыл бұрын
Mahamed cali waaji waa fala sofar somaliyed
@saapir7545
@saapir7545 3 жыл бұрын
Anaga maaha KUwa gabooyada caaya ee waa kuwii hore iyaguna aqoon darro ayaa haysay
@jamalhusen9600
@jamalhusen9600 3 жыл бұрын
Dadku isma yaqaanin lkn all xabqo lkkkk
@ednaadan4074
@ednaadan4074 3 жыл бұрын
Walaalahayga soomaliyeed aduunkan wax la isisiiya ma jirto gaar ahaan markay shaqada timado .dhamaanteen isku midbaynu nahay. Takoorka iyo isquudhsi waxa kaliye laga bixi karaa aqoon, tartan shaqo iyo shuruucda dalka oo la hagajiyo.
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WAAR GABOOYAHA YAAN LACUSURIYEEN .
@hodonmire4844
@hodonmire4844 3 жыл бұрын
Anu waligay man ka hadal qabyalad mana aqaani lkn besha gaboyo waa dad muslina somaliya walaleheena waana daad jiraa on aanu qirsanaay jiratankoda
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 3 жыл бұрын
Anigu ah nin dhalinyaro ah dagen dalka Canada 🇨🇦 waxaan ugu baaqayaa guud ahaan madaxda Soomaalida in la raaligaliyo beelaha Gabooye, Madhiban, Yibro, Tumaal, Jareer weeyn reer Xamar iyo dad aad uyar oo layiraahdo Baajuun Waa in la raaligaliyo si dalku udago oo amni iyo barwaaqo loogaaro Dad kaaga liita ayaa kor loosoo qaadaa
BARNAAMIJKA FALANQAYNTA TODDOBAADKA OO KA HADLAAYA GUURKA WADA JIRKA AH
1:02:18
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 3 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
WAA AYO GABOOYE, MIDGAAN, TUMAAL IYO MADHIBAAN????
40:28
Shanta media
Рет қаралды 8 М.
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 3 МЛН