Suldaan Ayax Dhowre - Wareysi #1/2- Qabiilka Yibraha iyo been abuurka laga sameeyay!

  Рет қаралды 52,208

HANOOLAATO

HANOOLAATO

5 ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 275
@hassansaididle5782
@hassansaididle5782 4 ай бұрын
Mashaalha adeer wan ka heley sida uu hadashey waxana jecelahey ina fahfahin badan iyo sharx badan marka sosocda. Anigo nin re shekhe isaxaq ah wan ka xumahey dad walaalahey oo somali ah sidan iney na dhexmartey. Bro hanolato ayanleh halka ka waad waxan ka codsanya dod weyn inga dhig inshaa allaha.
@bald-benis
@bald-benis 28 күн бұрын
Guleeyso sxb
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 5 ай бұрын
Masha Allah Hanoolaato la’aanteeda indhaha na xirnaan lahaa Guuleyso Ayaanle Adiga iyo Boqorka Yibraha❤❤❤
@xuseenwarsame8357
@xuseenwarsame8357 5 ай бұрын
Op muxuu keenay oon huu Haa ahayn
@Siciid22
@Siciid22 5 ай бұрын
Wlhi hadii ruun layswydiiyo kitabaka so qariiya geela iyo idaha iyo loda intuba waa xolihi nabi adam wlhi ❤
@sharci252
@sharci252 5 ай бұрын
Waan qirayaa in ay dad badan ku dhex dulman yihiin umada somaliyeed, balse odeygan hadalkiisa wuu isku dhex yaacsan yahay oo meel loo raaco maba leh hadalkiisa. Cidkasta ama ruuxkasta oo dulman ilaahey ma mooga Alxamdulilah, waxaana iman doonta maalin xaqa kor mari oo dulmiga la suulin doono oo cidkasta oo dulmaneyd la abaal marin doono insha Allah.
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis 5 ай бұрын
Well Said!
@abdirazaqelmi823
@abdirazaqelmi823 5 ай бұрын
Maanshaa Allah suldanka sifiican ayuu uhadlay balse waxaad moodaa arinkii boqorkii xargeyso oo yiri sideen salaad kuugu xirtaa. Balse waa arin fiican reerka somaliyeed ee quruxda badan waxbadan laga ogaado.
@nuurabdi7861
@nuurabdi7861 5 ай бұрын
Waa taariikh saxa
@alifarah5262
@alifarah5262 5 ай бұрын
Mahadsanid Ayaanle
@ahmednorabdi7677
@ahmednorabdi7677 5 ай бұрын
Wlhi waxaa aamin sanahay oo xaqiiq ah, reerka layiraahdo yibro inay yihiin dad la dulmiyay oo lagu xad gudbay si saaid ah 😢 Alle waxaan uga mahad celinayaa inaa ku fakiri jiray markaan soo caqliyeestay kadib sababta dadkaan loo liido, markasta waxaa maan kayga ka guuxi jiray illaa hadana aan is waydiiyo, reerkan walaalaheen ah sababta sidaan oo dhan loogu takooro 😢 insha'Allah somali dhexdeeda waxaan quraa'faadka ah way ka suuli doonaan❤
@mustafadaahir1560
@mustafadaahir1560 2 ай бұрын
13% ayaa DNA waxay noqotay bariga dhexe halkaa cida asal ahaan ka soo jeedana waynu isla garanaynaa oo waa Ashkansi Jewish runta inuu sheego maxaa u diiday maadaama uu DNA iska qaaday oo aanu ahayn 90% somali u fiirso hada anigu 2020kii ayaan DNA iska qaaday 98% waxaan noqday somali reerka yibruhu asalkoodu waa yuhuud, hadase waa umad muslim ah in waxaa lagu takoorana ma wacna
@mahadcaddaan
@mahadcaddaan 5 ай бұрын
Hanoolaato hore usoco ❤
@alinor1363
@alinor1363 5 ай бұрын
Mahadsanid Ayaanle Hussein maanta waxaad keentay arin aad loogu baahnaa
@rukunruk8055
@rukunruk8055 5 ай бұрын
Hanoolaato unity 🤝 ✌ somalia 🇸🇴 ♥ ❤ 💖 💕 ✨ 🇸🇴 ♥ ❤ 💖 💕 ✨ 🇸🇴
@fnw8688
@fnw8688 5 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@jamaalabdi
@jamaalabdi 5 ай бұрын
Inay yihiin umad la dulmiyey qof kasta oo damiir lihi waa og yahay lakin arriinka Sheikh Yuusuf Kawnayn uu ka been sheegay dadka iyo taariikhduba waa ka markhaati inuu diinta iyo qawlka alle uu wax weyn inaga baray markaa adigii dulmiga ka cabanaayey haddaad meyd dulmido ka waran 😢
@saadhussein5466
@saadhussein5466 5 ай бұрын
Anaga barigan dugsi quraanka looxa iyo khada kudhiganeyney dhagta hoosteda ayaa naloguqori jirey istilaab Christian ✝️ sing somalidii khada iyo looxa quraanka kubartey wey xusuustan.dacwo iyo ducaad gaalo baa hoos kashaqeyneysey malaheyga
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 5 ай бұрын
bucur bacayr iyo shekh ysuuf kownan oo tariikhisa yaalan isku mid maha odaygan ilahay ha ka baqo sheekh yusuf kownan maha gaalo wa sheekhi way qorantay tariikhada ragii shinbiraha daban jiray ayaa gaalo aha ee meesha loogu yimi sheekh ysuusf kownaayn baa dilay ba la yidhahda waxay qadan jiren wauxu ka bilowday in la yidhi mag baa lagu siinaya dadkan meesha ku noolana beelaha direed maba ahayn wa dadki meesha logou miyi marka bucur bacayr inu jiray iyo ianan jirin ilahay ba inag og lakiin reerkan dadka way dhameeyeen samanyo keena hadii kale ilahan kaqadan ishadaan kaga qadaya bay odhan jiren dad badan wa iska rumaysten waa siin jiren ilamah adhimanaya ama walaba baa la odhan jiray hadan la siin markiiba denbiialayaal weeye iyaga umada dulmaiayay qof aan ba loo hayn wax aay cunto oo umalaha ayuu leehay shanboqol shilin keen subaxan allah walahay iyaga dulmiyay dad badan yibraha iyo midgaha labadasiba midna dumarkay googoonayen midna dadkay nafta u keenen nimankka tumalaha cidna waxba uma gaysan waxooda iska tumanayeen tariikhada dadki dabatada aha shinbiraha daban jiray meesha loogu yimi bay ahyad iyago galao ah baa loo yimi sow maydan maqal somalida oo tidhada wa baqti cun qofkaasi ama baqtiyaya dee iyago iska galao ah baqtigaooda cuna loo yimi somalidi muslimka ahayd ama noqtay ayaa marka gebigoodaba takoortay markay muslimeen waeli way ku sii waden wa sidas arinaka mael kale lagalama qadin wa intaa baqti bay cunan calashan galo ahayeen baqtiga xaran aha iyagna may ogayn midgana wauxu ka yimi haraga ayay midgin jiren kabao ka dhigayeen sidasay ku timi tumaal biraha ayuu tumayay marka daadki loo yimi xirada laha abay ahayeen dadkan ismalaka uun baa looga horeyay hadana wa muslimin dhib ma jrio sabab loo katoorana ma jirto somalidu ila hada galada way takooran qofka muslimay xataaa weli gaalki bay ugu yeedhan
@D-izzy00
@D-izzy00 4 ай бұрын
Ayaanle wariye maahee waa saqajaan. Odaga dhowr jeer ayuu duqeeyey. Qofkii caqli usaaxiiba, wax fah maayo ayaa dareemikara.
@rahh4137
@rahh4137 5 ай бұрын
Yibro waxay ka timid hibru ayaan maqlay.
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 5 ай бұрын
War hibro hanokeenin
@fatimafarah4162
@fatimafarah4162 5 ай бұрын
Subxallah
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 5 ай бұрын
Kkkk gabadh caado leh ayuu ilaalin jirey klkk sheeko funy akhyaali ku dhisan
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 5 ай бұрын
Suldaanka ha ogaado dhibaatada haysata reerkiisa waa mid bulsho si ay uga baxaan waa wax ayaga ku xiran ee mid abtiris maaha oo dadkoo dhan waxey ka yimaadeen hal qof oo qofna qof kama aabe waynaa oo qof geed dhaley ma jiro. Hadeey dhaqaale iyo xoog isku geystaan iyo dhaqan suuban ayaguba waa ilmo aaden.
@jhguled
@jhguled 4 ай бұрын
Aniguna Ayaanle Af-Somali sax ah maaha Aniga oo ah Ayaanle
@hamsekaaflaam6915
@hamsekaaflaam6915 5 ай бұрын
Ninkan dhinaca wanaagsan haddii laga eego sifiican bu u gar'naqsaday.
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 5 ай бұрын
❤️👍
@dauddekow8838
@dauddekow8838 5 ай бұрын
Hanoolato
@Tamsim3358
@Tamsim3358 5 ай бұрын
ALLAH KARIM 😂😂😂😂 This is a funny story. Isaqow maxanu samaayna ilaa yibrihi ba na neceeb 😂😂😂
@niyaaladem
@niyaaladem 5 ай бұрын
😂😂😂
@Degaliah
@Degaliah 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@huseinhajj8868
@huseinhajj8868 5 ай бұрын
Qabilak yibrah...that my tribe gabra...we comé from Arabic ...we are pastoralist live Ethiopia and Kenya
@huseinhajj8868
@huseinhajj8868 5 ай бұрын
Still my tribe gabra ...traditional culture buurta gaal ya korey
@adanhusseinabdi3366
@adanhusseinabdi3366 5 ай бұрын
Odayga waxa uu sheegaayo waa " wax uusan hubin".
@ahmednorabdi7677
@ahmednorabdi7677 5 ай бұрын
Adi wax cadayn ah bal keen, waayo ninkaan odaygaa wuxuu leeyahay qofkii dood ka qaba arrinkaan waanu kawada hadli karnaa.
@mohamedabrar3781
@mohamedabrar3781 5 ай бұрын
Ninkani xaalkiisu caadi maha, is dicaf aya la fogaaday, sheekh weyn o la yaqaano ayu taariikh cusub u sameynayaa, wa is marinayay calamada lakiin cros ma ahayn , waxanay timid xiligii jaahiyada marka kacbada lo socdo calada qof lo samey. Jiray. Waxay ahayd qofka lagu garto inu ilhay dartii u saflay sida aamin sana
@D-izzy00
@D-izzy00 4 ай бұрын
Labadiina isagaa runta u dhow. Isaga inbadan buu usoo joogay adigusa wax lagaaga sheekeeyey ayaa kugu qufulan. Intaan Lagu xisaabin is xisaabi.
@nuurcilmi5653
@nuurcilmi5653 5 ай бұрын
Yuhuud ahaa
@abdinasirshhussein4866
@abdinasirshhussein4866 5 ай бұрын
Yibir waa Cibri AMA Cibraani , yuhuudda ayaana isu yaqaan magacaa dhul badanna looga yaqaannaa
@calisharmaakeaw-jama5265
@calisharmaakeaw-jama5265 5 ай бұрын
Hebrow weye
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 5 ай бұрын
gaal ma ahayn sheekh ysuuuf kownayn magacisia ka arag ee weli ciil bay u qabaan odaygoodi buu dilay sidan filayo iska saamaxa dheh sheekh hada muslim baad tihine khaalid binu waliidba ayadahi abahi lagu cayay buu akhirsanayay sheekha samaxa dheh waadamo dhan buu muslimiyay sheekhasi yusuf kownaayn
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 5 ай бұрын
Samaanyaha waa sadaqad aniga xitaa samaanyahaygii qofkii la siiyay waan aqaanay
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@abdullahisacidhirsi2434
@abdullahisacidhirsi2434 5 ай бұрын
Sheikh Mustafe Xaji nosoo duub wll
@fahmomaxamuud5500
@fahmomaxamuud5500 5 ай бұрын
Hargaysa dagan jireen reer keenu waana nalooga sheekayn jiray laakiin odaygan wax badan oo aan maqlin buu sheegayaa balse wacaa run ah inay diintu ku yarayd dadkii hore xitaa sheekha Yusuf al kownayn waa baryi jireen soda Alle loo baryo oo kale istaqfirulaah bucurna kadaran baa laga sheegay
@easky363
@easky363 5 ай бұрын
NOOLOW AYAANLE !
@guleedciise4497
@guleedciise4497 Ай бұрын
Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Jaamac Ayax Maxamed Dhawre Dagaal Qoys Qiimo badan ayuu kasoo jeedaa
@abshirali313
@abshirali313 5 ай бұрын
H noolaato
@user-cm6je5sy9h
@user-cm6je5sy9h 5 ай бұрын
Hye sheikh yusuf alkowneyn
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 5 ай бұрын
Taarikh qoran lama hayo. Waa uun sheeko xariir la kala dhexlay.
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 4 ай бұрын
Waa arin iga yaabisay yuusuf alkownayn baa yuhuud ahaa Waa arin yaableh Xaqiiqada ilaahay ayaa og
@fadumayahie6610
@fadumayahie6610 5 ай бұрын
Subxanalaah laah been badanaa
@hassanyusuf4494
@hassanyusuf4494 5 ай бұрын
Shabadani aad bay u khaldantay, bal aflagaadada iyo beenta uu ka sheegayo Sheekh Yuusuf Kawnayn Raximahullaah
@Haffsah0
@Haffsah0 5 ай бұрын
Aniga waxaa websites ku arkay in heritage yibraha ku jiraaan yahuud ama yihiiin dad yahuud asalkood ahaa lkn islamay
@user-rl8mk3ow3u
@user-rl8mk3ow3u 3 ай бұрын
Sheikh yousuf kowniin waqooyi ma muslimine waxbaro ayaanlow Saylac goormay asxaabadii jacfar iyo yimaadeen
@samatar4803
@samatar4803 5 ай бұрын
Sheikh yusuf alkooneen wuxu aha Sheikh somaliyeed oo u dhashay Beesha Asharaaf . Waana reer alabeedka kasoo jeeda.
@user-bc4hz1ev4t
@user-bc4hz1ev4t 5 ай бұрын
Waa shiikh soomaaliyeed iyo waa aalu-beed is qabadsii.
@nursaid6283
@nursaid6283 5 ай бұрын
Dhacdooyinka uu ka hadlaayo odeyga sheegtay ina Ayax dhawre ku abtirsado waxay isugu jiraan laba qeybood fahankayga, qeyb maqalkeedu igu sucub yahay iyo qeyb sidii ay soomaalidu u taqaanay si ka duwan uu soo tabiyey, ma garankaro inta ay gaarsiisan tahay run ahaanshaheedu, isku so ururiyo odeygu waxa u furay dood cusub.
@raxmojowhar451
@raxmojowhar451 5 ай бұрын
Trick or treat
@Degaliah
@Degaliah 5 ай бұрын
Reer shekh isxaaqow sowtaa la inagu wada daartay😂
@imbashiir1825
@imbashiir1825 5 ай бұрын
Ya sheegi jiray inay dhiig leedahay se inu dadka u sheego inay xaaraan tahay mayna kaga filnayn.
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 5 ай бұрын
Hadda ayuu dhiiqo sii galay nin wanaag laga hayo ayuu rabaa inuu gaal ku sheego asna is bari yeelo war labaduba nama dhaline waxa midna lagu jeclaaday midna lagu nebcaaday noo sheeg
@wardazamawi7421
@wardazamawi7421 5 ай бұрын
Ma yaabtay... sheekh yusuf al kawnin magacisuba magac yuhudi maha..
@HRU2100
@HRU2100 4 ай бұрын
BEEN BADANAA YIBIRKANI, HADA TAARIIKH SAMEYN MAYSIDE, YIBRUHU WAA YUHUUD...
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 5 ай бұрын
Ac Ayanle Ninka odeyga waydii Yibrihu waxay kaso jedan yahuud Hibro wa kalmad yahuudi ah ??? 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Mahadsanidiin
@abdilazizelhaji8688
@abdilazizelhaji8688 4 ай бұрын
Wlhi waligeey baan maqli jiray in asalkoodu yuhuud yihiin, balse odaygaan wuu inkiray
@mohsendhidar9295
@mohsendhidar9295 5 ай бұрын
ayaanle sh yuusuf kaaynuun waa nin gadabuursiya oo saylac ku dhashay
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 5 ай бұрын
Gadabiirsi so. Dir ma aho.
@idirishabane556
@idirishabane556 5 ай бұрын
wax badan baa ka qaldan odaygan, waayo wuxuu sheegayo Marin habaabin ayaa ku jirta 1. sheekhu wuxuu hayn jiray gabdhaha caadada leh sidee lagu ogaan karayay gabadha caadada leh 2. sheekh Yusuf Alkawnayn ama aw-barkhadle oo uu ku sheegay (Joseph Kanu) taasna waa Marin habaabin. 3. waxa uu boqortooyo ku sheegayaa waxay ahaayeen XER ama wadaado Suufiyaal ah oo meel degan taasi waa taas Tan kale wuxuu ku saxanyahay dadkan haday carab ahaan lahaayeen way cadaan lahaayeen.
@hudafuture1330
@hudafuture1330 Ай бұрын
Waxyaabaha qaar adeerkaan waan ku raacay ay ka mid tahay inay iyaga u dhaw yihiin dadka somalida ee meesha loogu yimid sababtana waxay tahay in ay yihiin dad deegaanka aad ukala yaqaanay oo wax soo saarkooda aad u sarayn jiray waana arin baadhis mudan
@SakiQalbi
@SakiQalbi 5 ай бұрын
Dadkaaa waa dad ka mid ah duulka Soomaaliyeed oo aad u dulqaad badan waligoodna la caayay haddana u samray oo ku noolaaday. Guulaysta walaalaheen.
@theruler411
@theruler411 5 ай бұрын
Oday saqajaan oo 80 jir ah. Iska cibaadeeyso somali daayer waa xoolo
@superfun1819
@superfun1819 5 ай бұрын
Maxaad tiirii
@nuurcilmi5653
@nuurcilmi5653 5 ай бұрын
Waad khalkhashay
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 5 ай бұрын
Ina bucur bacayr
@fabu2526
@fabu2526 5 ай бұрын
Sheekhaan waa iska sheeko baraleey sheekadiisu taatiikh ma hayo.
@sharifbunow3943
@sharifbunow3943 4 ай бұрын
Asc waxan maqiajinay yiwirta in ay,yihiin yahuda ahnana markaqof carur lodhalo ugawayjiren
@abubakarmohamed3525
@abubakarmohamed3525 5 ай бұрын
waxa la yaba hadalkasto oon la yabo ama sual iska weydiyo isla suasha waxa weydinayay ayanle waa wariye dhamestran 🫡
@husseinhandule
@husseinhandule 5 ай бұрын
run ayuu sheegaya,, hargeysa berbera burco qof kuma hadhi jirin 7 maalmod ayaa la joogi jiray ow barkhadle ama sh yusuf kaynuun..xaj ayay ahayd malinta todobad ayaa.. bucur baceyr ayaa dhagaxan ku tuurasa maalinta todobad ayaa karooska shiekha xabaasha jooga ku marinaya.. true history
@wardazamawi7421
@wardazamawi7421 5 ай бұрын
Reer sheekh isaxaq ba na qabsaday kulaha adeer halka uu ku asanyahay sheekh isaxaq iyo halkan lagu siyaran jiray sheekh yusuf al kawnayn ee boqorkodana lagu dhagaxaynayey maba isku dhawee sidee idin qabsan karan
@NimcoFf
@NimcoFf 5 ай бұрын
Waa been abuur meel ay ka talin jireen ma jirto
@DyaraHarbi
@DyaraHarbi 5 ай бұрын
WSCK Suldaan ka anigaa Maraga u furayo u soo joogay + sukutalaabta xarar ta cad ee wajiga la iska marinaayo, waxaa kaloo jiray in dad ka la tusi jiray Dhagax ay dumar ka ubad ka doonayaan ay ku fadhiistaan waxaan mucjiso laga dhigi jira wakhtiga roob oo malinta la soo noqonaayoo uu daad soo rogmado
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 5 ай бұрын
Dadkaan waa dadkii dhulka loogu yimi oo waliba la dulmiyey
@abdifatah8392
@abdifatah8392 5 ай бұрын
Odayga warkiisu waa isburinayaa
@MohamedHassan-gi8cv
@MohamedHassan-gi8cv 4 ай бұрын
Yusuf kawneen aya gaal aha? SubxanaAllah. War kani waa bucul bacayl oo nool 😂😂😂
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 5 ай бұрын
Been ka weyn wali lama arag
@channel-kaxasandawlad6934
@channel-kaxasandawlad6934 2 ай бұрын
Somalidu inau badhkeed ku sheegto Carab, badhkeedna ku sheegto Yuhuud, badhkeedna ayna garnayn meel ay ka yimaadeen, waa wax ay cadahay beennimadeedu.
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 5 ай бұрын
Xayiraada guurku waa dulmi jira waxan isleeyehay xalka arrintaas waad garanaysaa mana aha hebel iyo heblaayo habilaabaan balse xalku waa meel kale sidaan arko from reer she isaxaaq
@BouhSaadEgueh
@BouhSaadEgueh 4 ай бұрын
Waa odow soomaliyeed maran kumajiro
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 5 ай бұрын
Suldaanka waxaan kula talinayaa in uu arrinkaa xaal ka dhiibo uuna ilaahay danbi dhaaf waydiisto gafka uu ugafay sheekh Yuusuf alkawneyn . Laba qof oo culumada Soomaaliyeed ee diinta soomaaliya madaxda ka ah in sheekh yuusuf kawneyn yahay wali ilaahay.
@abduljama7555
@abduljama7555 5 ай бұрын
MARKAY SAMAAYAHA QAADANAYAAN USHA AY GACANTA KU WATAAN AYEY CIYAARSIIN JIREEN INTAY CALAACASHA KA SOO BILAABAAN OO GACANTA SOO RAACSIIYAAN AYEY GARABKA GAADHSIIN JIREEN GACANTAKALENA U GUBIJIREEN
@abdirizakahmed5368
@abdirizakahmed5368 5 ай бұрын
Ilaahoow xaqiiqada adiga uu baaan og ruux kasta waa iska hadlayaa
@dhaqankadiintaislaamka4935
@dhaqankadiintaislaamka4935 5 ай бұрын
Odaygaan waa laandheere qab leh shaaciroole kaftanyaqaan ah fadlan soodaa qeybihiisa kale oo waliba isku soo xijxiji si uusan u xiisabeelin 1:49
@kaalharir3684
@kaalharir3684 24 күн бұрын
Yuusuf kowneyn Wuxu ka mid ahaa 40 wadaad oo Hadramout ka yimid oo ku soo değey Berbera oo la dhaha Owliyo Gumbo
@hananoor3590
@hananoor3590 5 ай бұрын
Siyaarda dhamaan Somali oo dhan way yarayasay
@Mohamedahassana
@Mohamedahassana 5 ай бұрын
Shiikh yusuf Kowneyn wuxu ahaa shiikh taariikhda afaf badan ku xusan. Suldaankani wuxu ka falcelinayaa dhibka lagu hayo
@hassanomar8696
@hassanomar8696 4 ай бұрын
Aniga ayaa la garanaya oo waa runtii boqorka, in cross wajiga la marsan jiray, laakiin waxa uugu dabaysay dawr-iyo-lixdankii.
@ismailessa669
@ismailessa669 5 ай бұрын
Yibirka waa boqortooyo yuhuud ah oo aqoon iyo ilbax ahaa balse dulmi badan sameeyay
@fantastic9536
@fantastic9536 5 ай бұрын
Suldaan, Waa Runtaa, Waa La,idin Dulmiye, Dulmi xun, Laakiin, Adigu, Ka fiirso, She,yuusuf ,kowneyn,Haku been Abuurin, wuxu ahaa Samaroon, Lamana Caabudu,waa wali ilaahey,Taariikhda,Ha isku Qasin, Kala saar,(Beenta, Wahaabiyada,) iyo Taariikhda, Soomaalida, ee Ku Dhisan, Sheeko dhaxal, ah,,oo qof waliba, Dantiisa, Waafajiyo,,
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 5 ай бұрын
Waligey ma maqlin waa. Godobirsi
@Dulqusley
@Dulqusley 5 ай бұрын
Dhulbahante ahan wan so dhaweyna walaalahen yibro
@barlinhabiba2464
@barlinhabiba2464 5 ай бұрын
Yaa waxaan u malayn jeeraay YAHUUDA
@AliAhmed-pu8pk
@AliAhmed-pu8pk 5 ай бұрын
Waa yaab suldaan iyo yibro! C/waaq waxaa joogijiray Ayax Dhowre suldanna kuma aqoon. Goormaa qof walba darajadoon noqdo? Oo saldanad aan Somaaliyaba kajirin layska sheegto. Sheeka badida dadka qaarkii waxay nagaarsiisay in aan wada sheeganno waxaan jirin oon diiwaanba lahayn. Aflagaaddo igama aha laakiin yaa horta naga dhaadhiciyay in uu jiro Sh. Yuusuf kwnayn?
@baabuli8762
@baabuli8762 4 ай бұрын
Gabooye meesha qudhaata ee sharaf ay ugu nool yihiin waa dhulka reer sheekh isaxaaq aflagaado ma fiicna sxb suldaan
@advyser
@advyser 5 ай бұрын
No smoke without fire Folkores that don't die always have a base of truth
@nuurcilmi5653
@nuurcilmi5653 5 ай бұрын
Afka Soomaaliga laguma qorin qur,aanka ee waxaan lagu qoray higaada ama xuruufta carabiga
@hamdiyamohamed4307
@hamdiyamohamed4307 5 ай бұрын
Yibraha wa hebrew
@abdifatah8392
@abdifatah8392 5 ай бұрын
Waxaad waydiisaa: samaayadii aad ilmaha dhasha u samayn jirteen maxaa ku qornaa? Hadii uu aabihiin sheekh ahaa , maxaa keenay in ilma kasta oo dhasha aad isa soo dultaagtaan oo xoolo waydiisataan?
@omarahm5815
@omarahm5815 5 ай бұрын
Somalidii waa la yaaban yahay waayo Somalida qaar badani taariikhda ayay neceb yihiin oo waxay isku dayaan in ay taariikhda siday jeclaan lahaayeen uga sheekeeyaan
@omaromar-mc9vi
@omaromar-mc9vi 5 ай бұрын
Subxaana Allah qoof dadaa ku jira oo been sheegaya. Xiligi oo sheegaya amxaar iyo oromoo Isma agoon meshina amxaar kumu dhaweeyen ilaa xiligi axmed guuray اتغي الله
@Heloo-b4v
@Heloo-b4v 5 ай бұрын
Adeer burcbacycr wuu oglayahay mana Oglala sheekadaa 7 bari naagaha sida tariiqda lagu sheegey burcbacycr waa yuhud oo yimid 11 century :mar wuu diidan yahay burcbacycr maran ma diidana weird story
@heerqaran580
@heerqaran580 5 ай бұрын
Horta ma dhihi karo ninweeyn ayaa been sheegaayo lkin dhowr qodob ee aan arkay waxaa kamidda yibir waa hibru madaama asagu yirina waa xabashi wqxaa cad ineey ahaayeen falaashada Ethiopia tan 7 dumarka laheysanayo yaa u sheegay ineey gabadhu caado qabto tankale dadka intuu kulmiyo muu baro dadka diinta halmaalin ayaa ku filane in banaan leyskugu keeno qodobka ugu dambeeyo nin ajanabi ah sidduu afsoomali ugu sameeyay xaruuftii carabiga iyo sidduu ku noqday ku xiggeenkii boqorka waa yaabe
@abdinourelmi6108
@abdinourelmi6108 5 ай бұрын
Boqortooyada magaceedu muxuu ahaa.
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 4 ай бұрын
odyigani taarkhi khaldan buu qarda jeexayaa ee waxaasi majiraan
@m.ibrahim1545
@m.ibrahim1545 5 ай бұрын
Ninkan wararkiisa wey isdiidayaan !
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 5 ай бұрын
kkkk war anigu waxaan maqli jirey ayax dhawre ku qaad yibruhu hadeyba wali wadaan xumihii oo cida gabdhuhu u umulaan agtaagan yihiin ayagoo ul xun wata wll hada ishagaajiya
@user-lh5jw7ky6f
@user-lh5jw7ky6f 4 ай бұрын
Joseph kenone il est venu de deridawa Éthiopie le vrai histoire vous pouvez voir les musées de harare dernier la grande éclisses de harare
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 5 ай бұрын
Suldaanku wuxuu ceeb ka dhigay samayda ay qaadan jireen dadka uu odeyga u yahay ayadoon cayb ahayn . Maxaa yeeley haddii qof muslim ah cunug u dhasho oo uu qof kale oo muslin ahi uu yiraahdo war kheyrka aad heshay aan kuugu duceeyo in ilaah kaa siiyo waxaad ka dooneysid ceeb iyo xumaan midna maaha.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 30 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 30 МЛН