BAXSANEEY HARGEYSAAY. LEGEND SAALAX QAASIM NAAJI

  Рет қаралды 937,005

Jaalle Allamagan

Jaalle Allamagan

7 жыл бұрын

Пікірлер: 446
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Hargaysa waa magaalo dad deegaan iyo dalba aad u fiican magaalo gobeed nabad ku waar from laascaanood
@abdifatahelmi3092
@abdifatahelmi3092 3 жыл бұрын
Laascaanood iyo dhamaan gayiga soomaaliyeed alaah nabad iyo barwaaqo ha inoogadhigo amiin
@cabdideerowisaaqdeerowisaa449
@cabdideerowisaaqdeerowisaa449 3 жыл бұрын
Gelari
@jeyjeypro2871
@jeyjeypro2871 3 жыл бұрын
@@cabdideerowisaaqdeerowisaa449 ààÀà1a11111111111
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
@@abdifatahelmi3092 aamiin walaal
@abdiabukar379
@abdiabukar379 6 ай бұрын
Hada Huwan ayaad noqoteen 😂
@khalidkeynaan
@khalidkeynaan 2 жыл бұрын
Salaan baaxadwanoo Kaaga soo diray Xeebihi xamar Qaasatan liido Jawigu waa fax fax Waala cawaynooya🥰🎸
@jaabirbtc5735
@jaabirbtc5735 2 жыл бұрын
Baxsaneey hargeisay waah waah hoyga fanka noolada from galmudug❤
@hudiitha4465
@hudiitha4465 Жыл бұрын
Mahad sanid 😊
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Hargeysa annigoo hal sano jira baa la i keenay maanta oon 31sano jir ahay maalin kama tagin. Adduunka waa meeshaan ugu jecelahay. Waan ku koray ku barbaaray waxna ku bartay ubadna ku dhalay. Masalaha Hargeysa ayaan idinka soo salaamayaa. Dhammaan reeraha Hargeysa dega ayaan sidoo kale salaamaya. Ciidagale Sacad Muse Arab Habaryonis. Noolaada
@mokiyaz9892
@mokiyaz9892 3 жыл бұрын
Markaad magaalada u xiisto ma sahlana. Miss Hargeysa 😍💟 from Canada.
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 жыл бұрын
Sidaydoo kle markaan magaalada uxiiso heesaheedii ayaan dhagaystaa Hargaysa cadey meel ay naftaydu jeceshay l miss you 😘 Hargaysa 😪
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 Ай бұрын
viking*❤£(Wcb)2 bullring 3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@mohammediprahim1776
@mohammediprahim1776 2 жыл бұрын
Boqalaal suleekheen la waadag barasha boodaan jacayl Iyo bigil ii garaaco xiliyada bazaasta le Burcad igu zubkaayo,,,yaa ila. DHAGAYzANaAYa 2022 like isaar 🤗🙏
@aweysgacalofficial3738
@aweysgacalofficial3738 5 жыл бұрын
In kastoo aan xamar ku dhashay hadane mar walba waan jeclahay hargeysa iyo Djibouti dhamaan dhulkeyga hooyo dadkii aan kabeermoow bulshayahey ma nabad baaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@hamdamohamed9318
@hamdamohamed9318 4 жыл бұрын
Soo dhawaw aniga hargaysaawiyada dhamaan dhulkeen alle haynoo barakeeyo
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 4 жыл бұрын
Dalkeena hooyo, dadkeena hooyo, qofka fogaadey oo qurbo kunool ayaa garanka kara qiimaha uu leeyahay😭😭😭
@munomaxamed8283
@munomaxamed8283 4 жыл бұрын
Nawad wllo❤❤❤
@ahmedkhalif3803
@ahmedkhalif3803 3 жыл бұрын
Wa ruunta somali walal wa iskumiid wa isku diig
@haashimbare4936
@haashimbare4936 4 жыл бұрын
Qofka soomaalia ee aan hargeysa tegin ama aan jecleyn waa qof xanuunsan wlh ee allaha ha caafiyo waayo anigu waxaan kudhashay g/gaduud hadana hargeysa aadbaan ugu hamiyaa inaan degaan kasameysto waayo waa dhul aan cidina iga xigin wixii siyaasada ima quseyso .soomaali allaha xaqa hatuso
@ifrahosmanidris7113
@ifrahosmanidris7113 4 жыл бұрын
Yes
@blackspaceraderishpac6520
@blackspaceraderishpac6520 4 жыл бұрын
Hargaysa gurigaygii barwaaqo maansha allaa
@blackspaceraderishpac6520
@blackspaceraderishpac6520 4 жыл бұрын
Hargaysa alow badbaadi
@idirisalimuse2758
@idirisalimuse2758 4 жыл бұрын
waxaan kudhashay muqdisho am frm muqdisho i love hargaysa aloow hatusin balaayo iyo baas burbur wixii gaadhay sooceshatay bilicdeeda boqorka ha dhoowro
@ardojablibaax8279
@ardojablibaax8279 3 жыл бұрын
@@idirisalimuse2758 adigana alaah ha ku xafido
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Baxsanay hargaysa bara caafimaadeeday💚 form dhagax buur
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 4 жыл бұрын
Yaa dhagaysanaya sanadka 2020 oo hargaysa xusaaya sidayda farta taag msha Allah fanankeni saalax qaasim💚🗨❤
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
aniga ayaa dhegaysanaya.
@bashemohammud7573
@bashemohammud7573 3 жыл бұрын
2021 majoogtaa
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 3 жыл бұрын
@@bashemohammud7573 Xaadira markle illahy cimriga hanoo barakeeyo 12/8/2021 iyo heestii an soo booqday sanad kadib😂🖐
@bashemohammud7573
@bashemohammud7573 3 жыл бұрын
@@zihaambarwaaqo8660 ilaahay amarkii anna waa isoo xasuusisay oo notificationkaa iiso dhacay, nada abdan oo barwaaqaa kuu rajaynayaa walaal
@walaalcabdikariin605
@walaalcabdikariin605 2 жыл бұрын
👆💞
@CabaasHolciye
@CabaasHolciye Жыл бұрын
20+years ayaan reer Hargeysa ahay. Eebboow adigaa ku mahadsan.❤
@muhiyadiinahmed2681
@muhiyadiinahmed2681 2 жыл бұрын
Heestan waxan aad u dhagaysan jiray anoo yar hiladii 2008 wadankoo aad u barwaqo ah dadku nabad iyo farxad kuwada naalonayaan hada waxan dib u dhagaysanayaa 14 sano kadib 17/01/2022 Heestan waa heesa aan aadka u jeclahy ee loo qaday Hargeisa my Home 💚🤍❤
@guuledcadami7587
@guuledcadami7587 2 жыл бұрын
Ilaahay cimriga ha u barakeeyo fanan saalax qaasim naaji isha Allah waa fanan codmacaan
@foziali8493
@foziali8493 2 жыл бұрын
I used to hear this song when I was 5 years old back in Hargiesa where I grow up now I’m 45 still listening 2022 it’s packed with a lot of good memories, for ever my song
@fariixacibaar1594
@fariixacibaar1594 2 жыл бұрын
GGG dads
@lil-ahdaamiin215
@lil-ahdaamiin215 Жыл бұрын
45 still listening yo go to mosque and listening the holy Qur'an
@hangoolhaaji9358
@hangoolhaaji9358 Жыл бұрын
It's what we call classic music that never get old
@raxmacail
@raxmacail 16 күн бұрын
Maashallah
@farahjama3480
@farahjama3480 3 жыл бұрын
Who is still listening this song? yaa wali dhageysanaya heestaan. Kama daalo dhageysiga heestaan waliba markaan taraaga wado
@ibrahimsantur5543
@ibrahimsantur5543 3 жыл бұрын
Yeah
@ibrahimsantur5543
@ibrahimsantur5543 3 жыл бұрын
Anigawa farxano
@mandeqlivetv3790
@mandeqlivetv3790 3 жыл бұрын
Walaahay kama daalo waan sii jeclaadaa marba marka kasii danbaysa
@daarali
@daarali 6 ай бұрын
Mid ka mid ah heesaha loo sameeyey magaalooyinka somalida waa ta ugu qaalisan ❤❤❤❤ HARGYSA
@mogeabassbakar4193
@mogeabassbakar4193 Жыл бұрын
I actually do remember allot of things I do the past while I'm listening to this song I couldn't forget❤I wishes I could see hargeysa one day one time""" barni iyo siraadiyo Basra Ina suldaan baa baarka ii fidaayoon.barkanaha dhabtoodaaa"""
@MohamedAmin-qj8mx
@MohamedAmin-qj8mx 2 жыл бұрын
Wah wah this song almost aged among years ago in 1980, 40 years ago in 2021 still the people love it.❤
@moohaanmursalmoohaanmursal7309
@moohaanmursalmoohaanmursal7309 2 жыл бұрын
An ow n
@adanabdullahi2064
@adanabdullahi2064 2 жыл бұрын
I actually love this song just for the good view I have in hargeisa. Listening up to 2022, big ❤ for the people of hargeisa from kenya , wajer wein.
@cabdifataxadan4526
@cabdifataxadan4526 4 ай бұрын
Saalax qaasim hadda hargysa ayuu inala joogaa saxaafadu waraysiyo badan haka qaado nin qiimo badan leh weeyee
@ciiltireqeyz5338
@ciiltireqeyz5338 2 жыл бұрын
Dalku waa naga badanyahay e alle ha fahansiyo somalida intaas haddad qabil ka caafimad qabto like saar
@goobanimojecelgabadhareera6084
@goobanimojecelgabadhareera6084 5 жыл бұрын
Rer hargaisa ma ihi mana tagin magalada hadana siiban uu jeclhy sanadkan way ii qorshaysanthy insha allh inan tago allow nabad ii gee 😭
@mandeqlivetv3790
@mandeqlivetv3790 3 жыл бұрын
Hadan imi hargaysa bilbaan joogaa
@abdifatahelmi3092
@abdifatahelmi3092 3 жыл бұрын
Wow ka waran hargeisa ku soo dhawow walaal
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
Kugu soo dhowaynayaa hargeisa
@mohamedabdilahi2890
@mohamedabdilahi2890 2 жыл бұрын
I remember before almost forty years about this song
@Khalid-ux2ev
@Khalid-ux2ev 2 жыл бұрын
Goor sheegtu waa 8:46 PM Wakhtiga Badhtamaha Africa DRC 🇨🇩 06/OCTOBER/2021 My Hometown Hargaisa Cadey Aadban u Tabay Dhul iyo dad barakaysan Guri La isku Baantaay Baxsaney Hargaysaay
@abduqani4951
@abduqani4951 Жыл бұрын
Waa nin reer burco kampala joogaye DRC shaqo ma leedahay legend
@yasin9603
@yasin9603 Жыл бұрын
Xasuus ereyadii hadraawi godka rabi kugu James aamin Amin yaa rabi
@hamsamohammed8033
@hamsamohammed8033 Жыл бұрын
😂
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Erayada hadraawi male wll
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 Жыл бұрын
😂ceeb waryeee😅
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
@@axmedhillaac3886 runta iyo xaqiiqdu ceebmaaha
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 Жыл бұрын
@@ahmedcabdirisaaq2402 oo wali masoo indho adagtahay😄⁉️ war isku xishooo😄
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 3 жыл бұрын
2021/may/16) Ayan dhagaysanaya heestan Waxa ale igu sugay wadanka (gadar) Aad ayaan ugu boholyoobay caasimadaydii (Hargaysa hadhwanaag) Alahayaw dhibaatooyin aad u wawayn ayay kasoo kabatee mar labaad dib haw celin 🙏❤️💯
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 2 жыл бұрын
aamiin
@dacarabdi726
@dacarabdi726 2 жыл бұрын
𝙃𝙖𝙧𝙜𝙖𝙮𝙨𝙖 Magaladaydiidii 2014 ayaa iigu Danbaysay wlahi Kal iyo laab ayaa ugu xiisay,6:00galab nimo suuqa usoo dhaadhac iyo Hablihii shidnaa ee Hargaysa oo kale wlahi meel kale kuma Arag wali sharafi korkiina ha Ahaato👸🏻💎😊
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 жыл бұрын
Axsan fanaan Salah kasim Naaji🙏🙏🙏♥️♥️♥️
@NuurAbdull
@NuurAbdull 5 күн бұрын
Beautiful songs very legend proud to be my language ❤
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 6 жыл бұрын
Ilaahay amarkii magaalada Hargaysa waanba iska jeclahay waloow iyana ay doonayso inay naga go'do. Baxsaneey Hargaysa balad iyo muunad alle kuugu deeqay Buustaantii umadaay Bidhaansiga kalgacalkaay Bara caafimaad iyo Guri la isku baantaay Kaa gudoomay baaqii (yacni waankuu soo socdaa). Viva Hargaysa, Viva Soomaali Wayn
@mahameda5706
@mahameda5706 5 жыл бұрын
siil hoyada uu sheeg uf dhigiini urayaa si yal waliye
@foziahaybisfozia4467
@foziahaybisfozia4467 5 жыл бұрын
Abdiweli Dini ok
@saidojama1170
@saidojama1170 5 жыл бұрын
Baxsaneey hargeysa anagoo dhan baa jecel tolkeyow yaan la caayin ceeyda waa ceeb iyo dambi anigu kismaayo ayaan ku dhashey labaatan sano na America ku noolahay markeey ilmaha ilahay i siiyey ii koraana I dream inaan booqdo hargeysa hadhwanaag walal ama hagodo ama haddeyse waa uun dhul Somali
@faysalyusuf4741
@faysalyusuf4741 5 жыл бұрын
Kkkkk Abdiweli Diini Hargaysa waanu kugusoo dhawaynaynaaye isasoo sheeg markaad imanayso
@faysalyusuf4741
@faysalyusuf4741 5 жыл бұрын
Ninkan caytamayana waxaan odhanayaa Mohamedow caydu waa calyo... waa ceeb dadka lama caayo...
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 4 жыл бұрын
Op Op Op waa heestii oo dhamaystiran Alla yacizaka Saalax qaasim fanaan cizi io sharaf leh haduu dhintay allah u naxariisto Haduu Noolyahay-na Allah cimriga u siyaadsho
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 9 ай бұрын
Wuu nolyahay😊
@fahiimafais272
@fahiimafais272 2 жыл бұрын
Hargiesa hadh wanag hooygi fanka iyo nabada hargiesa cadey hooygan ku barbaray wlhi waan jeclhay hargiesa illhay waxan oga baryaya nabad iyo barwaaqo an dhaman Insha Allah lovely hargiesa city lovely hargiesa LOVE you so much beautiful
@hamze5225
@hamze5225 5 жыл бұрын
Waaaaaaaw Allow Casimadaydii Hargeisa Anoo nabada igee walee waan u xiisey wakhtigii iigu danbaysay 20 12 2014 inshallh sanadkan soo socda 2020 ayan ka dagayaa my motherland of somaliland haduu alle idhaa
@zakiabdisalanigo6508
@zakiabdisalanigo6508 2 жыл бұрын
Barkhad iyo naruuraan Samo ugu bariistaa Waan baryaa hurdada nabad Waan u xiisay magaaladaydii Hargeysa Hadhwanaag . 29-12-21 Wednesday Djibouti
@FahimaFais
@FahimaFais 15 күн бұрын
2024❤❤ yaa ila dheegysanya ❤🎉
@Ibrahim-zk5vj
@Ibrahim-zk5vj 3 жыл бұрын
18th of Sept 2020......10pm ayan kudageysanaya mel an somali daan kujogno 3 qof bodarka Guatemala iyo Mexico.
@Aftah-cv3go
@Aftah-cv3go 3 жыл бұрын
Wax yar iga soo horaysay 😂🥰 from hargeysa 😂😂😂
@Ibrahim-zk5vj
@Ibrahim-zk5vj 3 жыл бұрын
Brother inte jogta
@Ibrahim-zk5vj
@Ibrahim-zk5vj 3 жыл бұрын
Ee nambarkada I reb
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 5 жыл бұрын
I don't have any preference between all Somali cities they are all mine and l love all of them
@adamshagahle271
@adamshagahle271 4 жыл бұрын
That means you are not somali
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@adamshagahle271 How?
@mariansaid6369
@mariansaid6369 3 жыл бұрын
Heestan iyo kuwo kaleba waxaa loo tiriyey gabar cayaartoy ahayd oo ay nin isjeclaadeen iyaduna ay ku wacadfurtay una dhooftay wadamada Carabta mid ka mida. Waa qiso dhaba gabadhana personal ayaan u aqaan. Saalax Qaasin sharaf iyo karaamo ayuu leeyahay.
@guuledcadami7587
@guuledcadami7587 2 жыл бұрын
Eesh calaa fanan saalax qaasim naaji cimraagu ha raago isha Allah
@suldaan2005
@suldaan2005 4 жыл бұрын
Baxsaney hargeysay ma nabad baa from mudisho
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Hargaisa Hadhac wanaag hooyadii fanka hoygii jacaylka nasiib darro weli maan tegin
@sucadhosucadho864
@sucadhosucadho864 2 жыл бұрын
26/8/2021 ❤️💯 ala maxaan cajal ka dhageeystay markuu adunka wacnaa really missed those past days
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
2004 baan canjal ku dhagaystay 😔
@elmohazaj4833
@elmohazaj4833 2 жыл бұрын
Baytkii boqortoyada Hargeysa cadey bartii Bilicda wacayd yaa igula so dabaal dagi❤️💯
@suweysaxmadsiiq4059
@suweysaxmadsiiq4059 2 жыл бұрын
From galgaduud caadubwaaq ilve you hargeysa iyo dhulkastoo soomaali dagto
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Kabankiisu macaan badanaa Aaw saalax Qaasim Naaji
@maxamedxaajoow5778
@maxamedxaajoow5778 5 жыл бұрын
waa hees aan innaba caadi ahayn dad waa dadkii hore
@abdiadan7436
@abdiadan7436 Жыл бұрын
Fadlan ereyada masoo qori kartaan qofkii sifiican u fahansanoow 🤚
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 2 жыл бұрын
Old is gold. Hees labo maha guri laysku baantey. Beertii jaceylkey
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
2019🙏 MAGAALO🙏2019 ILBAXNIMO IYO XADARADI XUDUN UTAY ❤XAQIIQATAN CAASIMADA🙏🙏🙏 GEESKA XIISAHAGU🤝🤝 IGU BEERAN XUSUUSTADU❤❤IGU MUDAN
@abdisahal2414
@abdisahal2414 2 жыл бұрын
Poop poo I'm
@ahmedsabir1286
@ahmedsabir1286 4 жыл бұрын
Nice to hear from you again about the job search
@dhanaansade4247
@dhanaansade4247 Ай бұрын
Hargeysa mar uun waan soo arkidoonaa insha allah from mugdisho
@geediadem5015
@geediadem5015 3 жыл бұрын
Hargaysa waa meeshii hormuudkii xoriyad doonkii soomaaliya iyo midnimadii umadda soomaaliyeed iyo hal doorkii bilowgii fanka soomaaliyeed markaa qofkasta oo soomaali ah oo qabyaalad iyo qabiilku bedelin wuu garanaya halka soomaali ugu jirto
@aarkamudug
@aarkamudug 6 жыл бұрын
C/wali kilwe baa sameeyay heestan waana reer mudug
@mustafanuur5881
@mustafanuur5881 6 жыл бұрын
R
@jaalleabshir1261
@jaalleabshir1261 6 жыл бұрын
anba saasaan maqlay
@abdiwaliawale255
@abdiwaliawale255 5 жыл бұрын
Abdiwali jamac cawaale liibaan vivo
@pandawerner7983
@pandawerner7983 5 жыл бұрын
Ka dibna 😁
@naasirkeyse5793
@naasirkeyse5793 4 жыл бұрын
Hadrawi maa reer mudug talow
@ahmeyabdikolon5413
@ahmeyabdikolon5413 3 жыл бұрын
My dream is to come Hargeisa one day
@husseinmohameddhafe4273
@husseinmohameddhafe4273 2 жыл бұрын
Xabsiga ayaad liinta kucaveeysaa
@bukomomazuri902
@bukomomazuri902 5 жыл бұрын
My classmate in Xamar was from Hargeysa. He used to sing this song alot
@baryareonline8530
@baryareonline8530 3 жыл бұрын
¹1¹
@baryareonline8530
@baryareonline8530 3 жыл бұрын
1
@baryareonline8530
@baryareonline8530 3 жыл бұрын
1
@baryareonline8530
@baryareonline8530 3 жыл бұрын
111¹11111¹1111111
@hanahapy9185
@hanahapy9185 5 жыл бұрын
Baxsaneey hargeysaay wooow hees iga dhee
@ilyaasfaarax8427
@ilyaasfaarax8427 5 жыл бұрын
Waan jeclahay Hargaysa cday
@godeymedia1276
@godeymedia1276 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴waayo waayo somaliya alaha nabad ka dhigo🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdiqanifarax4178
@abdiqanifarax4178 3 жыл бұрын
Salaax Qasim legend inta ila dhageysaneysa 19/5/2021 like dhaac kusiya
@abshirabdille2049
@abshirabdille2049 3 жыл бұрын
One of the best qaramiiii hees waqtii fog an maqliii jire.
@abdullahifarah1984
@abdullahifarah1984 3 жыл бұрын
Salah qaasin, he is Legend
@arawelo9504
@arawelo9504 3 жыл бұрын
Heestan waan jeclahay lkn hargaysa ano itoopiya usocda oo putlan kaimid baa balaha nalogarifay hal malina jogay darawalana nagu qashaqashaday lkn ree hargaysa wax imadhimin 🥰🥰😏
@somalilandpresstv
@somalilandpresstv 2 жыл бұрын
Sorry walalo❤️🙏🏽
@arawelo9504
@arawelo9504 2 жыл бұрын
@@somalilandpresstv thanks wllo 😍😍
@davidjohn1285
@davidjohn1285 2 жыл бұрын
@@arawelo9504 Ka raali noqo walaashay macaaneey.
@arawelo9504
@arawelo9504 2 жыл бұрын
@@davidjohn1285 thanks wllo 🥰
@MAHIIGAAN10
@MAHIIGAAN10 2 жыл бұрын
Raali galin gaara ayaanu ku siinaynaa walaal Araweelo
@engineeryahya6622
@engineeryahya6622 2 жыл бұрын
I watching after five years 7-3-2022 I am interest this song
@hodoayanrobleh7242
@hodoayanrobleh7242 2 жыл бұрын
Aniga
@axmedc.raxman7778
@axmedc.raxman7778 7 ай бұрын
Bustaan dharabku maydhaay Bidhaansiga kalgacalkaay xaramkii barbaartaay Beertii xoriyadaay Bara caafimaad iyo guri layku baantaay Baxsaneey hargaysaay kaa gudoomay baaqìi❤
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Saalax qaaasim naaji... waaa fanaan weyn.
@abdiazizjama7546
@abdiazizjama7546 2 жыл бұрын
From Garissa i go hargeysa 2017 good people
@mohamedomar2706
@mohamedomar2706 6 жыл бұрын
Hargaysa hoygaygii maxaan u xiiisay waxan ka maqanahay mudo lixsano ah habeenkasta inan tagaan ku seexdaa waxa igu danbaysay *7.5.2013* hadana waa 13:06 *16.7.2018*
@khadiijomohmet7667
@khadiijomohmet7667 4 жыл бұрын
ane caawa dhageysanaa kwen wall
@QamanHasan
@QamanHasan 3 жыл бұрын
Waxan joga konfurta balse hargeysa wan jeclahay
@khadanmohamed6486
@khadanmohamed6486 3 жыл бұрын
Hargayza jiira oo joog ku jeclahay ❤🗯💚
@mohamedharesali8002
@mohamedharesali8002 Жыл бұрын
Hablihi bahdeena imaanku buuxe bilic igu majeertoo Boqolaal suleeqen lawadaagay barasha bodan jeceyl iyo....
@aadenshil353
@aadenshil353 2 жыл бұрын
Love hargeysa from 🇨🇦
@elmiiyasiin3244
@elmiiyasiin3244 4 жыл бұрын
Saalax qaasim Waa Hobal cod macaan Hal heesa ‘oo laga caajiso malaha
@somalilandchessfederation9356
@somalilandchessfederation9356 3 жыл бұрын
Hargaysa hore usoco
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 9 ай бұрын
Erayadi cabdiqafar yuusuf Laxanka Siciid harawo Kabanka iyo codka Salax qasim naaji❤🎻 Fanku waa farxad
@cabdishakurnuur7100
@cabdishakurnuur7100 6 жыл бұрын
2018 hargisa cadeeya maxan u xiisay tolhi merci beaucoup bro
@gacanqabsay4931
@gacanqabsay4931 5 жыл бұрын
Gacan.Qabsay
@mahamedkhaliif2479
@mahamedkhaliif2479 3 жыл бұрын
Hargaisa waan jecahay lkn waligeey ma tagin
@abdimajiidmahamed7258
@abdimajiidmahamed7258 3 жыл бұрын
no imo wll
@abdulha9685
@abdulha9685 2 жыл бұрын
I love hargeysa
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 3 жыл бұрын
2020 hargaysa
@calicabdi5734
@calicabdi5734 3 жыл бұрын
qofka aan xamar tegine ee hadana neceb waa qof xanuusanaysa. hargeysa iyo xamarba waa laba magaalo oo soomaaliyeed
@abdullahimohamedsaed242
@abdullahimohamedsaed242 5 жыл бұрын
Xazuuz gooni ah 2010. waa heesta ugu fiican ebed dhageystay
@maxamedjeego4853
@maxamedjeego4853 3 жыл бұрын
Heesta markan maqlo wxan xususta dalkaygi hooyo form swedan
@abdulha9685
@abdulha9685 2 жыл бұрын
Baxsaneey hargeeysaay 😍
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 6 жыл бұрын
Waa heestii oo dhamaystiran in badan baan raadinayay
@cumarxasancr3433
@cumarxasancr3433 6 жыл бұрын
Woooow
@rashiidabdi6210
@rashiidabdi6210 Жыл бұрын
Am still listening 25Jan-2023 at 12:00 oclock mid night
@shaafimacalin5498
@shaafimacalin5498 2 жыл бұрын
Waan taageeraa heesaha qaaraamiga ah waan taageeraa
@siidali5929
@siidali5929 5 жыл бұрын
5\3\2019 yaaa wali daawanaya
@rodahassan929
@rodahassan929 3 жыл бұрын
Salax qaasin waa fiicanyahay uk deganyahay masajidku galay
@shiilalle
@shiilalle 2 жыл бұрын
Masjidka ayuu maxaad ka waddaa? Hhh Oo awel ma tukan jirin miyaa?
@mohaliii9226
@mohaliii9226 6 жыл бұрын
I liked this song hasaan
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Erayada maxamed Iprahim Warsame hadraawi Waligay ma tagin hargaysa waan jeclhy shacaba reer hargaysa one love reer hargaysa Mar uun inaa tago jeclhy♥️♥️
@abdiwalimahmuud9143
@abdiwalimahmuud9143 4 жыл бұрын
Welcome bro
@MadarJama-yd5pn
@MadarJama-yd5pn 2 жыл бұрын
Erayada hadrawi ma leh saxiib
@mustafeMS
@mustafeMS Жыл бұрын
Fanka waxba kama ogida ka been sheegin. Erayada waxaa lahaa C/qaadir Ciise Cagoole
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Erayada c/qafaar ciise cagoole baale
@malyuunelmi7365
@malyuunelmi7365 3 жыл бұрын
Jecliyaa hargaysa Caday
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
𝘽𝙖𝙧𝙠𝙝𝙖𝙙 𝙞𝙮𝙤 𝙣𝙖𝙧𝙪𝙪𝙧𝙖𝙣 𝙨𝙖𝙢𝙤 𝙪𝙜𝙪 𝙗𝙖𝙧𝙞𝙞𝙨𝙩𝙖𝙖 𝙬𝙖𝙣 𝙗𝙖𝙧𝙮𝙖 𝙝𝙪𝙧𝙙𝙖𝙙𝙖 𝙣𝙖𝙗𝙖𝙙 !! 𝙍𝙞𝙥 𝙨𝙤𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞 𝙡𝙚𝙜𝙚𝙣𝙙 😍
@mahamudmahamed640
@mahamudmahamed640 2 жыл бұрын
L
@mahamudmahamed640
@mahamudmahamed640 2 жыл бұрын
P
@mahamudmahamed640
@mahamudmahamed640 2 жыл бұрын
P
@shukriibrahim5945
@shukriibrahim5945 Жыл бұрын
34 June 23 listing this song i loved salah qasim god bell's him
@alihersi5974
@alihersi5974 3 жыл бұрын
kabanka saalax qaasim si kasta oo heesa kala duwan loogu tumo bilowga horaba waad garan in uu saalax yahay
@mudeyabdi4670
@mudeyabdi4670 3 жыл бұрын
I love hargeysaa
@saamijarka
@saamijarka Жыл бұрын
24/June /2023 Saturday night Habeen xusus mudan still love this song ❤
@guuledcadami7587
@guuledcadami7587 3 жыл бұрын
Yaa dhagaysanaya 2021
@cakoodhanaf5166
@cakoodhanaf5166 Жыл бұрын
heestaan kama daalo i love it marwalba waxaan ku badashaa baxsaney garoowaay kaa gudoomay baaqii illahow nugaal adigaa na siiyey
@user-tf1ze2nt9x
@user-tf1ze2nt9x 8 ай бұрын
Nugaali hees ay leedahay u sameeya heestan waxa le hargaysa hoygii fanka geeska africa
@nimcohussein6023
@nimcohussein6023 3 жыл бұрын
Hargeisa😭❤.2021👀🥀
@cabdiraxiinxasancisman9975
@cabdiraxiinxasancisman9975 2 жыл бұрын
Geel maxaas kuul ka yaqaanaa saalax qaasim waa soomaali sax ah aaway dadkii hore
@zakiyare2286
@zakiyare2286 Жыл бұрын
Baxsaneey hargaysaay 🥰
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 2 жыл бұрын
Hargeisa Caasimada Geeska
@user-tf1ze2nt9x
@user-tf1ze2nt9x 8 ай бұрын
Baxsaneey hargeisa ilaahay kuma tuso balaayo iyo dhib isha Allah
Saalax Qaasim ❤ Wacaney Aduunyada
11:23
Hirad Channel
Рет қаралды 3,3 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 28 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 44 МЛН
Hadii samir wax lagu helo SAALAX QAASIM IYO KHADRO DAAHIR
12:14
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕓𝕠𝕪 𝕝𝕪𝕣𝕚𝕔𝕤
Рет қаралды 300 М.
Mandeeq   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:04:37
ahmed nur adan
Рет қаралды 94 М.
LYRICS: DAD JACAYL WADAAGOO WEJI KALA SUGAAYIYO..
11:23
CILMIDHAADHI CHANNEL
Рет қаралды 63 М.
Saalax Qaasin iyo Khadra Daahir Caashaqu Sad Weeye
12:28
Hamza Warsame
Рет қаралды 972 М.
Hees macaan Saalax Qaasim Naaji WAqtigu Nacasaysanaa...
6:49
mahamed liibaan
Рет қаралды 140 М.
axmed yaasiin degfeer heeso kaban qaaci
43:32
Dj cumar lyrics
Рет қаралды 54 М.
Saalax Qaasin. Alla Barasho Wacanaa (Qoran)
7:22
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,7 МЛН
Saalax Qaasim & Khadra Daahir (danta iyo jacayl)
10:50
B Migil
Рет қаралды 296 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 28 МЛН