beeraha gaalkacyo puntland somalia, 2023

  Рет қаралды 26,383

somali swedish

somali swedish

Жыл бұрын

beer ku taal duleedka magaalada gaalkacyo. oo ay ka baxaa dalagyo kala duwan

Пікірлер: 45
@ilhaamsiman4890
@ilhaamsiman4890 Жыл бұрын
Masha Allah dhulkeena waa cosob wixii lagu beeraba way ka so baxayaan illaahay hanoo barakeeyo
@user-lu2gv1yw1u
@user-lu2gv1yw1u Жыл бұрын
Mansha.alaah guul guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤shukran
@AbdirashidMuxumed-te6tl
@AbdirashidMuxumed-te6tl Жыл бұрын
Maasha allah dhul keena nimcaa fadhida soomaaliyee mufaqadu barakada ayay kaqaadaa dhulka iyo cirkaba wixìi haladaayo
@fadumoomar7150
@fadumoomar7150 11 ай бұрын
Mashalaah 🥭🥭🇺🇿🌽🍇🍏🫐🍑🍎🌧🌧🌧🌧🌧🍎🍑🍆🧄🧅🌶🥝🍒🥦🍏🥭🏆🏆🏆⛈⛈⛈⛈⛈⛈🌧🌧mashalaah tabaarakalaa. Horumaraka Nabad iyo nolol barwaaqo✅✅✅✅👍
@SacredQuranHub
@SacredQuranHub Жыл бұрын
Mansha allaah dheh
@aminamohamed7486
@aminamohamed7486 26 күн бұрын
Masha Allaah Allaah ha idiin barakeeyo
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg Жыл бұрын
Mashalah somali dhul fiican ayaa ale siyaaye ee somali isdayaa oo isdhaxgala oo isjeclada
@Bell_plejdo568p
@Bell_plejdo568p 4 ай бұрын
What do u mean
@kubayoacademyfordevelopmen1085
@kubayoacademyfordevelopmen1085 10 ай бұрын
Masha alah ilahay ka badiyo barakeyo
@dualehdualeh3195
@dualehdualeh3195 11 ай бұрын
ماشاء الله ولاحول ولاقوة الابالله
@muhubojama1231
@muhubojama1231 Жыл бұрын
Mashaa Allah tabaraka allaah illaah subxaanu watacaala haku siiyo roob aad noloshiina cafaala qaada dhuka wax kastaa ka bixi kara dhibka waa biyo la aan ilaah subxaanu watacaala awoodisa haydin ku deeqo biyo aad wax ku beerataan
@biggstone3573
@biggstone3573 9 ай бұрын
Gaalkacyo biyo badan bay leedahay hadey la soo baxaan ceelasha biyaha bay kaga dhargi karaan
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx Жыл бұрын
Salam saxib Allah ha barakeyo berta
@AH78078
@AH78078 11 ай бұрын
Ma Sha Allah
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb Жыл бұрын
Mansha allah tabaraka laah illahay dhulkeena ha inoo barwaqeyo insha allah ❤❤
@husseinsheikh6039
@husseinsheikh6039 Жыл бұрын
waal waxaad sameysaa liin melo bixisay raaso laan ka soo gooy kuu beel dhula markeey jirto afar bilood weey kuu soo goysaa liinto ee hesku daalin liiyar waraabiskeeda geed liina oo baxay doono lan la soo gooy laan taas sooy saay kubeer bertaada kadina waxaadd sugtaaba waa 4 bilood guud laag
@sakariyefigi9625
@sakariyefigi9625 10 ай бұрын
Masha allah tabarakallah
@suleekhaahmed1800
@suleekhaahmed1800 11 ай бұрын
Maasha'Allaah
@issejimale7615
@issejimale7615 11 ай бұрын
Maashaa Allah
@elmisaed4049
@elmisaed4049 7 ай бұрын
Thasnks hegeh ka hels papay buhodleh ayan u raba
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 Жыл бұрын
Masha Allaha tabaarakalaah
@abdillahiadanissah9244
@abdillahiadanissah9244 Жыл бұрын
Masha Allah
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr Жыл бұрын
Mashallah ❤
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 9 ай бұрын
ASC wr wb/ runti waadkumahadsantahay inaad noosogudbiso horumarka iyo wanaaga dadkeenugaaren waana midnagu'abuuraysah hididiile insha'Allah waanu kusoodhiiranaynaah inaan wadanki beerokasamaysano
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 9 ай бұрын
Balse please afkaagabar maasha'alaah iyo baarakalaah inaasokaliyakaadhiman boowe Thanks a lot
@Daqare666
@Daqare666 Жыл бұрын
REER MUDUG PUTLAND CIIDIINA WAA AAMINTEETEE BAL KUWA IDINLA DAGANA REER DUDAAYE BAL ALLAH U BARYA INEY DHULKOODA AAMINAAN OO AY UMADDA BEERAHOODA UGA SOO KACAAN
@user-si6ii8yp6v
@user-si6ii8yp6v Жыл бұрын
Masha Allaah ,, Rabbi haubarakeeyo
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
(MASHA’LLAH 💖💖💖TABARAKA’LLAH)❤️❤️💕💖💖♥️🎊🌹❤️💕💖💖💖Ceel generator waraabiyo kaqoda MEESHA, waayo Dee BIYAHA GU”GA, lama sugi karo , KHUDRAD u Wey xumaaneysaa!!
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 Жыл бұрын
Maashaa Allaa Tabaaraka Allaah❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😂
@JamaalMacalin-hh8vg
@JamaalMacalin-hh8vg Жыл бұрын
Danke Gut gemachte man❤
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Жыл бұрын
Maanshaallah hor mar wacan
@Bell_plejdo568p
@Bell_plejdo568p 4 ай бұрын
How long have u been a Swedish citizen Reply
@maxamuudqooje8069
@maxamuudqooje8069 11 ай бұрын
😢
@moolcaliyow
@moolcaliyow 5 ай бұрын
BEERAHA noocaan oo kale ah waxay u baahanyihiin MASS water supply and fertile soil. These kind of farms can only produce food that enough a city with small population.
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride 11 ай бұрын
Biyaha ubadiya beerta
@biggstone3573
@biggstone3573 9 ай бұрын
Gaalkacyo maareyn dhanka beeraha bay rabtaa qudaarta green garden ku beera Sisinta iyo galeyda iyo haruurkana sidaan camal u beerà waa dhul fidsan oo dooxo ah biyo badan leh Biyo ceel meel walba laha heli karaa
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 Жыл бұрын
waxuu yiri riwaayadii berisamaadkii galkacyo besbaas kama bacon 30 sano ka hor bisbaakii waa baxay owkoobe beerta hala geeya
@abdirezaqgabow477
@abdirezaqgabow477 Жыл бұрын
Gaalkacyo ma babaay ka baxayo warkas ma kenten mase walageyay 😂
@sacdiyomaxamedaxmed
@sacdiyomaxamedaxmed Жыл бұрын
Ma aaqiru samaankaa saxarihii sudibo had waa beero
@AbdicasisDahir
@AbdicasisDahir Жыл бұрын
Qtfreeerrr
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Жыл бұрын
Batiiqii meeyey boowe
@somaliking9437
@somaliking9437 11 ай бұрын
Dhulka dhagax ahya dhanan maleh 😂
@AH78078
@AH78078 11 ай бұрын
Animal fodder must be grown
@lailojama-iq1rh
@lailojama-iq1rh Жыл бұрын
aqara samaan waaye haadab babay galagacayo ka baxayo
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 11 ай бұрын
😂😂😂War magaalada nooga dhamow, Ina gumeed ba tahaye💔😊
Qare ka soo go'ay beeraha gobalka Mudug
10:07
Wehel Tv
Рет қаралды 4,8 М.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 1,6 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 1,2 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 27 МЛН
Hydroponic farming SOS Children's Village - Somali Version
5:03
Sunshine Consulting Firm
Рет қаралды 27 М.
BEERAHA BALCAD IYO QEYRAADKEENA BY HAMI OFFICIAL
23:11
Hami official
Рет қаралды 78 М.
Beeraha dalka somalia🇸🇴 gaar ahaan tuulada [JAMBLUL]
12:12
Jamaal Bin Xaaji
Рет қаралды 24 М.