Muwaadin wax ku Beera Roobka oo ka faa'iday | Barnaamijka Beeraha

  Рет қаралды 7,272

Hawd joog

Hawd joog

Жыл бұрын

Пікірлер: 12
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 23 күн бұрын
Hay'aduhu dadka iimaanka la' ayey wax siiyaan sadiiqoow hawshaada wado hayadaha waxba ha ka qaadan hana ka sugin go ahead
@arliyop3199
@arliyop3199 10 ай бұрын
Masha Allah from zero to hero👏👏👍👍
@hargeisa24h
@hargeisa24h Жыл бұрын
Waa wax lagu dhiirankaro... Hawsha uu Muujiyay muwadin Sidiiq. Kali ah Waxaa Khasaare ah in aan Fuilmka si Waxtarle looga faaiidausan Habka Maqalka iyo Muqaalka wada Socda ..Tus. Kamarada iyo Michrohonka ..... Isla socdaan ...Sawiradda lagu Muujiyo Codka. ..Guuleysaka.Habka .I tusi i tabsii...............
@Hawdjoog
@Hawdjoog Жыл бұрын
👍 mahad sanid Walaalkay
@abdisamadyousufguleid1952
@abdisamadyousufguleid1952 Жыл бұрын
walaal waa runtaa itus oo itaabsii in ay ahaato oocodka iyo sawirku wada socdaan way ahayd ee kolay wariyuhu siduu doono uma duubi karo waxa laga yaabaa in inanka beerta lahi uu yidhaahdo sidaa u duub
@fay5183
@fay5183 10 ай бұрын
​@@Hawdjoogadvice beeralayda ma soisaan.
@dayaxabz9997
@dayaxabz9997 11 ай бұрын
Ikaahay khayr bad an ha Ku siiyo niyadaad noo dhistay
@cumarabdikadir2624
@cumarabdikadir2624 Жыл бұрын
Wa shaqada aan jeclahay inaan qabto. Beer ueesho mustaqbalka😊
@buraale134
@buraale134 Жыл бұрын
Xagee joogta wll
@cumarabdikadir2624
@cumarabdikadir2624 Жыл бұрын
@@buraale134 angola
@fay5183
@fay5183 10 ай бұрын
Kaalay Somaliland anaa beer haya hadaad wax inooga soosarayside
@somalitech12
@somalitech12 Жыл бұрын
hawshaad wadanka uhaysid muwaadin sidiiq waa hawl inaba caadi ahayn aqoonta halkaas kasii wad wll PHD ka gaadh aqoonta jirtana aqoon ksuoo dar
Sida looga faaiideysan karo Beeraha qeybta2aad Bandhigga Kalsantv
38:42
Kalsantv Official
Рет қаралды 2,6 М.
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,2 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 104 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 36 МЛН
Barnaamijka Nabaad: Wax soosaarka Beeraha.
28:58
Astaan
Рет қаралды 2,9 М.
Agronomic Practices
20:27
PARO Orgnization
Рет қаралды 522
Nabaad Guurka Carrada
13:15
BARBAARTA IYO BEERAHA
Рет қаралды 2 М.
Qare ka soo go'ay beeraha gobalka Mudug
10:07
Wehel Tv
Рет қаралды 3,1 М.
Reaction Sida loo sameeyo beerha green house ka
26:54
abdurahmanislamic yusuf
Рет қаралды 1,7 М.