No video

“Beesha ajuuraan ayaa leh Muqdisho” Kamaal Cabdulaahi Xassan.

  Рет қаралды 9,420

Goobjoog

Goobjoog

2 жыл бұрын

“Beesha ajuuraan ayaa leh Muqdisho” Kamaal Cabdulaahi Xassan.

Пікірлер: 45
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Жыл бұрын
My dhiigeyga boqortooyo ajuuraan guuleysta
@northernkingtransporter3390
@northernkingtransporter3390 Жыл бұрын
Fardowsa
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Жыл бұрын
❤❤❤❤ boqortooyo ajuuraan
@user-ti8yr5uq2z
@user-ti8yr5uq2z 2 ай бұрын
M.a ilhy Aya iga beery my dhiig from boqortooydad ajuuran❤😊
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 2 жыл бұрын
Waa sax waana loo siman yahay kursiga!!
@mohamednoor4290
@mohamednoor4290 Жыл бұрын
Ooh yes time we tell very soon you will know if Ajuran are in this world or not been ready the Ajuran are in so many countries and they are very powerful people in Africa if you don't know you are going to know very soon God willing
@Shankharon
@Shankharon 2 ай бұрын
subxanalaah yaa xumkumeysay
@fadumamohammed5101
@fadumamohammed5101 Жыл бұрын
Hawi ajuuran
@xasaasicismaan157
@xasaasicismaan157 Жыл бұрын
Waa sax wllhi go aanadan waan jeclahay noo soo badiya
@digalefarah3227
@digalefarah3227 6 ай бұрын
Waa ruun waa saax reer Puntal baan ahaay Ajura waa reer tarixh weeyn laah Allaha xafido
@fartun9944
@fartun9944 2 жыл бұрын
Hawiye ma ogolaan in darood muqdisho ku xukumo ee soomaali ayaa ku heshiisey 4.5 idingana dhinaciina ayaad ka saxiixdeen heshiis waxaa lagu badali karaa heshiis marka ilaahey ka cabsada oo umada ha isku dirinina soomaali waxey u baahan tahay in la mideeyo oo cadowka leynaayo laga qabto
@Beldaje
@Beldaje 11 ай бұрын
ajuran so jareer mahan
@Desert-wolf.28
@Desert-wolf.28 11 ай бұрын
Hoyadha aya jareer
@abdiqafarvabdi
@abdiqafarvabdi Жыл бұрын
Mogadisho is for all like Nairobi
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 жыл бұрын
dee adeer bahasha naga daaya dee farmaajaa idinka dhexhadlayee
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 2 жыл бұрын
kk usheeg dee, valayu nagusoo siidayay 😀
@mohamudmohamed8610
@mohamudmohamed8610 Жыл бұрын
Asc qarabo arinta San mahan dajiye anakaba hawiye wanahay wax naga xigo majirta inan madaxwayne uso istagno wax anakka an iska dhadincinay lee Waye inan heli karno madaxwayne hadan isracjp
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Muqdisho Somalia odan aya iska leh ajuuraan aya iska leh Muqdisho kulahaa
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 2 жыл бұрын
odeyashaan markii 4.5 wax lagu qaybsanayey halkee bey jireen? ma hada bey hurdo kasoo kaceen wuxu caqli xumaa
@muhdinsharif6792
@muhdinsharif6792 Жыл бұрын
Adiga waxa rabtaa soma dorasho qof iyo cod sanduuqa in laguu buxiyo somali odhan in kudortan 4.5 wax kuma soconayan qof .5 ladhahay hadne sanduuqa codkaga igu shub wax dhici karo mahab mana dhaceeso
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 2 жыл бұрын
Aduunka qabyaalad ayaa idiinka reebtay waa midda sababtay dowlad xumida abbaarro aan dhamaasho laheeyn siyaasi kusheeg dano dowlado kale uqaraab tagayo una dhuun qabanayo dalkiisii hooyo siyasi kusheek basaboor shisheeye aan dalka iyo dadka aqoon xildhibaan iibsanaya Hadana wasiir noqonaya alloow inaga saar qabiilka isku garta wixii ka dheeri ah oo soomaali jahilkeda iyo wax garadkeda midkayeel dalkeena ayaa ina deeqee kuguna mahdinena aaaamiiin
@sahruja5777
@sahruja5777 2 жыл бұрын
Muqdisho Hawiye ayaa leh
@naleye1
@naleye1 2 жыл бұрын
Madaxwene iyo degaan kala sar adeer Mogadishu unukaa leeh Nin walba degaan ayuu leyahay. Mogadishu unukaaa leeh
@naaneey6476
@naaneey6476 Жыл бұрын
Ajuuuraan so hawiye ma ahan...hadii kale mugdisho ajuuuraan iska leh wala ogyahay!!
@abdirahmanilyaas8431
@abdirahmanilyaas8431 2 жыл бұрын
Dalka dadka ayuu kadhaxeeyaa qofkasta iyo qabiilkasta waxa uu xaq uleeyahay in uugada ugusareysa qabto
@aliyakub7165
@aliyakub7165 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk sax waa runtaa laakin daarood waay ka cabsanaayaan
@Lulu-kp7ef
@Lulu-kp7ef Жыл бұрын
Adiga ka cabsaneeysid markaas baad moodaa in eey dadka kalanne ka cabsanayaan. Taasi caqli xumo iyo aqoondaro baa kuu geeysay in aad dhahdid ee dadka kala baro.
@cimraanyarehasan6924
@cimraanyarehasan6924 2 жыл бұрын
Ajuuraan asaba hawiye eh lkn wa laga saraa hawiynimo
@mudan7283
@mudan7283 2 жыл бұрын
War Tak ajuraan iyo hawiye dad siman waye Hawiye walagasaray kuye War hawiyahaa shegeysid hortisuu ajuraan jiray afka subso
@Lulu-kp7ef
@Lulu-kp7ef Жыл бұрын
Hawiyo dadkeeda ma tuurtee weey aruursataa. Ee adiga aa ka saarooysid caqli xumadaada.
@muhdinsharif6792
@muhdinsharif6792 Жыл бұрын
Ajuuran mahan hawiyo
@naaneey6476
@naaneey6476 Жыл бұрын
​@@muhdinsharif6792 WABAA. .reer bari makugu sheekeyay 😏
@aronekolmia4260
@aronekolmia4260 2 жыл бұрын
Waxaan dood maahee Goobjoog doodaha noocaan bifad likum joojiya.
@famba6631
@famba6631 Жыл бұрын
Ajuran ilmo hiraab makadary hawiye nimada👿👿
@naaneey6476
@naaneey6476 Жыл бұрын
Ajuuuraan hawiye waa .... darood walaheen ma nagu diri karo!
@khalidjabuuti2557
@khalidjabuuti2557 Жыл бұрын
@@naaneey6476 😂😂😂 yalagumaqlin marwaliba tariiqda inabadashan iskudaydan lakin nimasurtagaleso
@naaneey6476
@naaneey6476 Жыл бұрын
@@khalidjabuuti2557 intee joogtaa.naya sharci xamar yaalo baro!!
@maxamedibrahim6525
@maxamedibrahim6525 Жыл бұрын
Ajuuraan asaa hawiye ka baxay 400 boqol sano oo dagal lagalay abgaal iyo ajuuraan waa lasaray ajuuraan
@naaneey6476
@naaneey6476 Жыл бұрын
War ajuuuraan hawiye ka mid yahay mar hore Tan labad ajuuuraan oi abgaal isma DAGAL EE AJUUURAAN ASAA GUURAAY...SO BAAR WALA SIIXRAAY.HADANE MUGDISHO WAA DAGAN YAHAY .. HAWIYE ISMA DAGALO MAR DAMBE EE SI WANAGSAN KU WADA JOOGNO.DHULKA DADKA LEH WA ajuuuraan sidaas baa hawiye u leeyahay mugdisho!!
@luuldeggan2636
@luuldeggan2636 2 жыл бұрын
Oo isaaq ma dir baa? Mida kale Raxaanweeyn soo tii somaaliland lagga soo raafaay Waxaan isweeydiyaa isaaq siddee maantay dir usheegtaa soo iyaaggii dhihijiray waxaanahaay reer bini.haashiim maantaynna waxaay leeyihiin waxaanahay dir waqooyin iyo dir koonfureed isaaq miyaa dir noqdaay mase waa qolakale dirku siddii horre qabiiladu.ahaanjireen waagi horre kkkkk anigu waa yaabanahaay
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Жыл бұрын
Isaaq weligii ba dir buu ahaa
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Saqonsi familya uu bixiyay ajuran madale uguhoreya e b abgal em ji majerten h ga habbar gidir zx la xawadle madale nin kasareyo uhestay ajuran waba madalale bajaj kuqor e b aqonsi darod hada sosaran karin koryeri
Mohammad bin Salman: Prince With Two Faces
54:00
Show Me the World
Рет қаралды 2,7 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 41 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,8 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 42 МЛН
BOQORTOOYADII HAWIYE EE QABSATAY BARIGA AFRIKA
14:04
UMMADDA PRODUCTION
Рет қаралды 10 М.
BOQORTOOYADA AJUURAAN WAXAA AY SOMALİA MAAMUSHAY 4 QARNİ
16:32
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 68 М.
DOOD KULUL:  QARAN MASE QABIIL
1:00:17
Somali National Television
Рет қаралды 11 М.
Hitler in Colour (4K WW2 Documentary)
1:10:44
Best Documentary
Рет қаралды 10 МЛН
#WAAYOJOOG:Taariikhda Banaadir iyo Beesha Dir,
24:25
CBA TV
Рет қаралды 7 М.
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 41 МЛН