No video

Waayojoog: Boqortooyadii Soomaalida ee Ajuuraan.Ustaad Maxamed Cabdiqaadir (Istansa), Qaybtii 1aad.

  Рет қаралды 12,980

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Waayojoog: Boqortooyadii Soomaalida ee Ajuuraan.
Ustaad Maxamed Cabdiqaadir (Istansa), Qaybtii 1aad.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 43
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 14 күн бұрын
Benaleh ayuran wa boqortoyadi somaliyed en ugu weyanayd qolo keliya hakukobin
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
boqortoyadi samaale ee Ajuuraa guul iyo gobonimo
@ahmedjiimey8016
@ahmedjiimey8016 10 ай бұрын
😅 sambabka lagaa dhaw waa been waxaay
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ 1aaad
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 Жыл бұрын
Masha Allah
@fardososiidow7538
@fardososiidow7538 2 ай бұрын
Hitiro baacada ajuuraan miyaa
@taifakali1981
@taifakali1981 2 ай бұрын
Ask Portugal about ajuraan and turkey . Mostly somalis don't know the real empire
@HeikalBilexared
@HeikalBilexared 10 ай бұрын
Ajuuran waa faracii baalcad ma nihin hawiye waan kafacwaynahay ajuuraan, weiten, alam, baalcad,
@Tukulyare
@Tukulyare 5 ай бұрын
Asc aan ku saxo. Aji waa Afcarbeed micnahuusa waa Aji.. Haduu yimid ana kooyto. AJURAAN WAA KII KIRADA KA QAADYEY AMA CANSHUURTA. AJUUR-AAN EREYGA AAAN AFKA MAAY MAAYGA AMA REER KOONFREEDDKA SOORTA AAAN MUCNAHEDU YAHAY SHUURADA CUN
@gewber4045
@gewber4045 Жыл бұрын
One of my favorite countries in EU4
@naaneey6476
@naaneey6476 Жыл бұрын
Ajuuran waa hawiye ✌️
@ahmadibnabubakral-habashi
@ahmadibnabubakral-habashi Жыл бұрын
Wa Walan tahey 😂
@naaneey6476
@naaneey6476 Жыл бұрын
@@ahmadibnabubakral-habashi Adi darood tahay waalee .... hawiye ma ogid ka dhawow waxa tahay was☠️
@Makh927
@Makh927 10 ай бұрын
😂😂😂😂
@naaneey6476
@naaneey6476 10 ай бұрын
@@Makh927 oroma tahay.. afsomali ya ku baray.....
@user-dp8mt4qs6i
@user-dp8mt4qs6i 4 ай бұрын
Aqoon laway Adal iyo Axmed guray intaad shegayso cidagale iyo warsangali oo ah kabbo qabiilo ah
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 Жыл бұрын
GARXAAJIS 🦁🦁
@xundhurgaal
@xundhurgaal 2 ай бұрын
Boqortoyadii CIFAD ama IFAD
@muniirmohamed9401
@muniirmohamed9401 Жыл бұрын
Maasha allah aqoonyahan
@ShiingaaniShiingaaniShii-je5id
@ShiingaaniShiingaaniShii-je5id 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadigiamohamud9938
@khadigiamohamud9938 Жыл бұрын
Aniga ah inaa walal shugran , wa la asmeyay saa ku babaday, kacdoon ku dhacay waxan hayna abtiriiska
@Tukulyare
@Tukulyare 5 ай бұрын
Aji micnaheedu waa kooyte AMA KII yemid gob iyo Gun wax a jama oga
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Sax
@mahuraan646
@mahuraan646 Жыл бұрын
Aji waa dadka boqortooyada ajuran ka soo haray ee gun iyo gub maaha aji waxa la isku dihi jiray dir iyo qabiilada kale ee soo raaca ee dadka nasabiyadoda been haka sheegin😏 kan inuu darood yahay u badi 😂ani hiraab baan ahay ajuran dadki jabiye anagoo kamida hadana beenta boqortooyada sharafta badan laga sheegayo ma dhagaysan kari🤬
@ahmedsiciidawcabdi8210
@ahmedsiciidawcabdi8210 10 ай бұрын
Aaway adal
@brotheraliali5166
@brotheraliali5166 Жыл бұрын
13:59 Tariiqda Somalida ayaan aad u xiirseeyaa. Tariiqda la qoraayo wa in ey micno sameysaa. a) Sidee ku dhici kartaa boqortooyo intaas jirtey in qabiilo xoolo dhaqato ah burburiyaa? Waxaan ka hadleynaa boqortooyo iska celisay Boqortooyadii Yurub ugu weyneed waqtigaas ee Bortiqiiska. Dagaaladaasna waxey ahaayeen dagaalo socdey ugu yaraan qarniyo. Bortiqiiska waa lajibin jirey, haddana wey soo hub aruursan jirey oo 10-naan sano kabadib dagaalo kale ayey kusoo qaadi jireyn Soomaalida. Waxaa macquul ah oo meelo badan ka aqriyey oo "oral history" aan ku maqley in ey iyagu dhaxdooda dagaalameyn. Waa waxa hadaba Somalidaba heysata sandkaan 2023. Anigu ma-lahi wxu aqoon-yahanku ku hadley waa qalad waayo isaguba wuxuu inoo shegayaa "oral history" uu ka maqley odayaal kale. Waxey ahaataba, waxa la qoraayo waa in ey micno sameeyaan. 2) Aji iyo Ajurn waxaan u maqley in ey aheyd isla-weyni Ajurnku qabeyn. Waxaan kalloo maqley in ey aheyd - Af-carabi ah. Ajuuro = Canshuur, oo aheyd qolada canshuuraha qaadata iyo Aji oo aheyd kuwa laga qaado. Waxaa macquul ah in dadka qaarkood ee Ajida ah eysan jecleysan in iyagaa kaligood canshuuraha laga qaado. Laakiin taasi waa wax caadi ah oo, ilaa haddan la joogo sanadkan 2023 cid jecel in canshuur laga qaado majirto. Waa wax caadi ah. Boqortooyana sidaas dartees kuma burburto. Waxaa buugiisa u rajeynayaa on uu noqdo buug najaax ah. Anigu taariiqaha aad baan u darsaa oo macalin baan ahey - Markaan ardada taariiqda baraayo, ardeydu ma ahan dad-yar-yaroo aqliga la'a oo waxey ku we weydiinayaan su'aalo ku saleysan baaritaan/taxliil ama "analysis" -sidaas daraadeed buugta iyo jabterada aan ardada u dhigo waa in ey noqdaan wax macquul ah oo micno sameyn Kara markii la fasiri. Waxaan kalloo rajeynayaa inuu buugaas taariiqda Somaalida qeybtan Ajurnka u soo bandhigo si ah taariiq Soomaaliyeed. Dadka raba in qabiil ahaan wax ugu dardaraan uusan ku soo darin buugiisa. In aan isku qaladno taariiq iyo qabiil ma fiicna.
@brotheraliali5166
@brotheraliali5166 Жыл бұрын
Su'aasha ka imaan karta haddii Ajurn loo fasiro "Ajuuro" ama dad "Canshuuraha" la siiyo - taasi magac qabiil ma noqon karto oo micnahaas wxaba loo fasiri karaa "dowlad" waayo canshuur waxaa la siyaa dowlad/ ama maamul u dhaxeeya umad. Magac qabiileyd iyo magac dowladeed, magac qabiil ayaa horeeyey. Baaritaan fiican ma sameyn ku saabsan sida magaca Ajurnka u ku yimi, ma garaneysaa. Waxaanse maqley magacan Ajuran waaba neynaas oo beelahan aan u naqaan Ajurn magac kale ayey lahaayeen ama leyihiin! Taas anigu ma hubo... Waxaan rajeynayaa in Ustaad-ku nala wadaago wax alle wuxuu yaqaan asalka magacyada taariiqeed u buugiisa ku xusi doono.
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 11 ай бұрын
Saraakiisha ciidamada ajuuraan kuwooda ugu awooda badan waxay ahaayeen laba reer galadi iyo hiraab iyo reero kale Laakiin waxaa kacdoonka ama afganbiga fuliyey laba qolo ayaa ugu awood badnaa oo ah hiraab iyo galadi Waxayna ku guuleesteen iney ka riixaan koonfurta iyo bartamaha soomaaliya Dhab ahaantii ragii ku kacay ajuuraan waxay ahaayeen isla saraakiishi ciidamada ajuuraan qeybahooda kala duwan
@ahmedjiimey8016
@ahmedjiimey8016 10 ай бұрын
Kan wax la weydiinaayo ma og yahay mana yaqaanaa horta waxa la wtdiinaayo 😂
@ibrahimbarre3426
@ibrahimbarre3426 8 ай бұрын
Ajuran Jambele hawiye iriir samale waye
@ahmedsiciidawcabdi8210
@ahmedsiciidawcabdi8210 10 ай бұрын
Afal Assad sheegiwayday soomalidu was at lahayd Adam into ajooran waxakale was qabiilo
@awshan571
@awshan571 Жыл бұрын
😂😂😂nio ninkani taariikh beena ayuu dadka uga sheekaynayaa , oromadu waligeed somalida kumaysoo duulin, berberana iyo saylac midna waligeed lama qabsan , lkn wajirtay duulano lagusoo qaadi jiray dhulka waqooyiga ❤
@manoowCade
@manoowCade 11 ай бұрын
Wlhi intaa soo arkay odigan ayaa urunbadan Google kuqor Ajuuran empire ineey oroma iyo burtuqiiska lagaleen waku qorontahay
@awshan571
@awshan571 11 ай бұрын
@@manoowCade hhhhhhh goglaha cidkastaa waxbay ku qorikartaa, anigaygan ayaa ku qora
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48 Жыл бұрын
Ajuuraan boqortooyadii ugu dagaal badned intey somaliya katalineysay
@khadigiamohamud9938
@khadigiamohamud9938 Жыл бұрын
Dagalo galeen 40 horjogeen porta gees, Wax ahayeen niman culuus .
@mohsheik8903
@mohsheik8903 Жыл бұрын
Beenloow qarmuun badan, taariikh waxba kama taqaanid ee umada ka fariiso
@khadigiamohamud9938
@khadigiamohamud9938 Жыл бұрын
Max k yahay benloow, ?
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
ogadeen iyagaa la gumeysan jiray Oramana ma kicin laraan ee xayeysiska naga daa.
@ahmedsiciidawcabdi8210
@ahmedsiciidawcabdi8210 10 ай бұрын
Beenaale
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
Mohammad bin Salman: Prince With Two Faces
54:00
Show Me the World
Рет қаралды 2,7 МЛН
Diyaaradihii Faraaciintii | Teknoolojiyaddii ummadihii hore
12:56
Barnaamijka- Waayo Arag Qaybtii 10aad 31-03-2022
32:53
SLNTV
Рет қаралды 35 М.
Maxaad ka taqaanaa taariikhda Saylac ee aad qadiimiga u ah
21:35
Hereri Media
Рет қаралды 65 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН