Billionare-kii ugu Caqliga badnaa Casrigaan 🫡😲 ||Suleiman Al Rajixi || Qiso cusub ILEYS

  Рет қаралды 23,611

ILEYS

ILEYS

22 күн бұрын

Пікірлер: 107
@zamil2024
@zamil2024 20 күн бұрын
Mr ifiye shekoyinki huckerska iyo mafiyada iyo baxsadki jailka. Kaama hayno malmahan 🎉
@Nimcanle
@Nimcanle 18 күн бұрын
haaa kanalka ilays anagaa iska leh maha kani kanalkii carabta😂😂 ee noo soo gali Xarfaninta 🤔
@zamil2024
@zamil2024 18 күн бұрын
@@Nimcanle diyaar ma u tahay Inan bank dhacno 😆😂
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 20 күн бұрын
IFIYE SXB MCN SO DHOWOW RUNTII SXB WAN KUGU FAANAAN ALLAHA KU XAFIDO ADUUN IYO AAKHIROBA AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@looxmooyo9253
@looxmooyo9253 20 күн бұрын
Anigana hadan mid kuugu daro Istiqfaarta hadaad in badan akhridid wallaahi billaahi inaad kayaabi sida ee noolashaada isku badaleeso dhinac walba ( lacag, caafimaad , aqal waaaaaasac ah, nicmadii aduunyo oodhan ayaad wallaahi sida ugu fudud ee kugusoo Gali ) woxoo ilaahay hortaada keeni fursado dahabi ah oo sida uugu fudud aad kugaaresid danahaaga iyo kabadan kabadan kasii badan , ) waydii qof tijaabiyay Walaalkaa ibraahim .
@mohameddeeqofficial347
@mohameddeeqofficial347 20 күн бұрын
Sxb aniga tijabiyye oo guulo ilaahy iga tusay ISTIQFARTA ilaahy dhlnyrdena ha fhnsiyo qiimaha iyo fadliga ay ledahy ISTQFRTA
@looxmooyo9253
@looxmooyo9253 11 күн бұрын
@@mohameddeeqofficial347 aamiin sxb wallaahi sxb wax kamacaan istiqfaarta maba arag Waxaan sameeya si aan ooga daalin 32ka uugu horeeyo (astaqfirullaah alladii laa ilaaha ilaa huwa alxayul qayuumu wa atuubu ileyh) Waxan akhriya ta 33naad (sayidul istiqfaar) kadibna waxaan kusoo khatimaa 33kaas (saliga nabiga salallaahu calayhi wasalam nooca ibraahiimiyada ), kadib 32ka xigo waxaan akhriyaa ( rabiqfirlii waliwaalidaya walil muminiina walmuminaat ) iyo hal ( sayidul istiqfaar ah) waxaan kusoo xiraa ( saliga ibraahiimiyada) kadib 33ka uugu dambeeyo waxaan akhriyaa ( alxamdulillaaah ) 33jeer kadib waxaan kusoo khatimaa (saliga ibraahiimiyada) aaaayar si raaaaxo leh oo ladhadhansanayo macnaha dikriga baa fiican in loo akhriyo Wallaahi waxaan ka arkay waxyaabo caqliga kabaxsan Alxamdulilaah
@DalxesiaamaSiaama
@DalxesiaamaSiaama 20 күн бұрын
Kusali rasuulka scw scw scw❤
@HindaMohamed-mb6eo
@HindaMohamed-mb6eo 19 күн бұрын
Asc
@HindaMohamed-mb6eo
@HindaMohamed-mb6eo 19 күн бұрын
Suuleh maman Ku wayaa diinayaa
@DalxesiaamaSiaama
@DalxesiaamaSiaama 19 күн бұрын
@@HindaMohamed-mb6eo yes
@ARIZAK766
@ARIZAK766 20 күн бұрын
Qisooyinka soo dheerey zhp
@C.wahaab
@C.wahaab 19 күн бұрын
Dhacdo waye kuwan qisoyinka carabta hada rabto chanelkisa 2ad ayu soo dhigaa sxb
@maryamadam6932
@maryamadam6932 Күн бұрын
@@C.wahaabch2 magaciis wllo?
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r 10 күн бұрын
Sheeqaan waan maqlay qisadiisa ALLAH AKBAR
@mohamudmohamedshroble4699
@mohamudmohamedshroble4699 20 күн бұрын
Wll qisuuyinkaan noo soo badi thanks
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r 10 күн бұрын
Ifyoow fa dhiga kakac INSHAA ALLAH
@Mumtaaz_Maanka
@Mumtaaz_Maanka 20 күн бұрын
Maliga dareemoyaane in aan kamie ahay dadka ugu horeeyo❤️😩😂
@XAAFIDMEDIA-zv8sg
@XAAFIDMEDIA-zv8sg 20 күн бұрын
Haa😂
@user-vi8qn8lk4
@user-vi8qn8lk4 4 күн бұрын
M.a Wll qisooyika carabt@ noso badi❤
@Igaad23
@Igaad23 20 күн бұрын
Hello my friend ileys from Mogadishu 😊I respect you ever time and You ?
@Igaad23
@Igaad23 19 күн бұрын
Ok😮
@sacdiyosuusuuchannel2457
@sacdiyosuusuuchannel2457 2 күн бұрын
Asc my all aboowe ifiye waan kugu xeranahay laki waa ku sara qiso walbo aan dhageysto keep going my brother 1love ❤
@cabdimacalin44
@cabdimacalin44 14 күн бұрын
Masha allah
@anabh5771
@anabh5771 17 күн бұрын
Mashaa allah
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 19 күн бұрын
Maansha allaah
@zinuzinu6046
@zinuzinu6046 15 күн бұрын
Masha Allah ❤
@zulfaharet9139
@zulfaharet9139 20 күн бұрын
I Am the first won today. ❤❤❤.
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 20 күн бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@YaaraCausman2
@YaaraCausman2 20 күн бұрын
Legend legendaryUtsav🥰❤
@user-su2dn4ts7c
@user-su2dn4ts7c 20 күн бұрын
Ifiyoww I Love you ❤😢
@RaqdaCadeey
@RaqdaCadeey 19 күн бұрын
M.sh🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
@Abddul100K
@Abddul100K 19 күн бұрын
Big respect 🫡
@AbdiwelihirsiAhmed
@AbdiwelihirsiAhmed 8 күн бұрын
M.a
@Nimcanle
@Nimcanle 18 күн бұрын
soo gali xarfaninta shokoyinkooda
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 19 күн бұрын
Maasha Allaah .Rabi ha naga dhigo kuwa abaalka guda maalinkeey gudi karaan🎉🎉🎉
@khalidarab3303
@khalidarab3303 18 күн бұрын
Dareenka Jaceylka hooyo waa ka ugu qiimaha badan dunidan
@Alhilaayamedia
@Alhilaayamedia 20 күн бұрын
Scw
@user-rr2sk7mm8o
@user-rr2sk7mm8o 17 күн бұрын
Mashaallah tabarkalah raxaman
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 20 күн бұрын
Wcs
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 20 күн бұрын
Thnks huno
@Kaalaydaawo
@Kaalaydaawo 20 күн бұрын
Nio qisooyinka billionaires ka iyo millionaires ka noosoo badi.
@maryamadam6932
@maryamadam6932 Күн бұрын
Inaa habeen kasto ku riyooto adoo billionaire maa rabtaa kkkk..
@kaynaanofficialchannel8777
@kaynaanofficialchannel8777 15 күн бұрын
Sxp koobiyaha jooji
@laylamaxamed8200
@laylamaxamed8200 17 күн бұрын
Wan ku slamay wll ifiye rabbi haku xafido ❤ lkn waxan jeclaan laha inad muqlada nogusoo gudbiso sidii hore macna waxan ka wada aad naga dayso muqalkgan aad mesha so fadhiisanyso xogaa waxay uyara ekanysa sheeko iska cadiya ani ahaa. Sida ayan u qata ima dhadhanto ❤ mahd snid 🙏
@user-ql3dp4vm3c
@user-ql3dp4vm3c 19 күн бұрын
Wat mansantahay❤❤❤ wal qali
@Amir-Muse
@Amir-Muse 20 күн бұрын
Ifiyow saxib qisooyinka danbibaarista noo gali noo na soo badi 🙏🏽❤️
@Shalot786
@Shalot786 19 күн бұрын
Ifiyow walal xageen kala xiriraa please 🙏
@xamsesamaale6389
@xamsesamaale6389 16 күн бұрын
😢😂😂😂😂😂 mo fahmi pro max channelka dadwaynaha laiska dhigaya 😜
@Apdiladifmahdi
@Apdiladifmahdi 20 күн бұрын
Legendonow chanalka caajis baa hanagu galin qisooyin farabadan soo gali sxb halxabo oo Ana dawan janalkan kumo jiro xaqiiqdi
@NuurApdicaziiz
@NuurApdicaziiz 19 күн бұрын
Ilaahaw saasoo kale iyo si ka fiican iga dhig
@maryamadam6932
@maryamadam6932 Күн бұрын
Aaaamiin.
@moha...king1
@moha...king1 20 күн бұрын
Yow taliye ifiye big fan ❤❤
@user-cx6th4iv4m
@user-cx6th4iv4m 16 күн бұрын
Hadaan gacanta ku haya card bank al rajihi Nin cadiim ah weyi masjidka nebigana wuxu leeyahy masharic bdn oo afurin ah
@sabnaamayoow5924
@sabnaamayoow5924 19 күн бұрын
Sheekoyinka carabt noo badan markast leka waan saara danbaq ha ku dhabo soo dadal sheeko dheera soogali shugran
@mohajama8833
@mohajama8833 19 күн бұрын
Sxp Soobadi qisooyinkaan taajiriinta
@hamzaaboubakar8116
@hamzaaboubakar8116 19 күн бұрын
Wallka gacanta ku haya cannelka ilys waxu ka mid yahay dadka saaxibul aqliga ah 💕🫶🙏
@XAASHIDUCAALE
@XAASHIDUCAALE 20 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته صلو على النبي صلى الله عليه وسلم
@SafiyoAxmed-me6qb
@SafiyoAxmed-me6qb 20 күн бұрын
وعليكم والسلام ورحمة الله وبركاته صل الله عليه وسلم
@masmas2270
@masmas2270 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@maankayare9634
@maankayare9634 11 күн бұрын
Ifiye sxbow muqalada marka video ka dhigty wan ka cajisay ee codka caadiga mno so sari kartaa
@XamseAbdirahmaan
@XamseAbdirahmaan 19 күн бұрын
❤❤❤❤
@Ibrahim-kf3jl
@Ibrahim-kf3jl 20 күн бұрын
Sxb asc, of late ur stories are growing shorter, I personally enjoy the long ones. Thank u
@qarandoonyusuf1668
@qarandoonyusuf1668 18 күн бұрын
ASALAMU CALEYKUM Sunanka Coowniga Ayaa ah In La Qasaaro Iyo In La Guuleeysto .
@user-qc5bn1vn9y
@user-qc5bn1vn9y 20 күн бұрын
Qisooyinka ha la daahin zpx ifiyaw😢
@ShaaficiFinig
@ShaaficiFinig 19 күн бұрын
Niyohow codkaagiib waa isbadelay sidii horaad ku wanaagsaneyd
@khadarbarbara4163
@khadarbarbara4163 8 күн бұрын
Sxb ifiyo muuqalka kusoo dul duub HRGSA place
@liibaansiyaaso1397
@liibaansiyaaso1397 18 күн бұрын
Wlka nashiidada aad kusoo xirto barnaamojka magaceed adoo mahadsan Waan ka helaye
@amiitaqueen1383
@amiitaqueen1383 19 күн бұрын
Codkaga kaan aqaneypa mahee🤔
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 20 күн бұрын
Codka ayaa laxan saartay # hadal la qurxiyo cawaar iyo liin dhanan ba ku dartay ka badbadis
@user-ql3dp4vm3c
@user-ql3dp4vm3c 19 күн бұрын
Waxan ka codsanenya inad no ka shekarsid qussoyin jinka😢😢😢
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 20 күн бұрын
Asc
@user-wi9qd1om5s
@user-wi9qd1om5s 15 күн бұрын
Wllo si fiican bad wax usoo gudbisaa lkn wll dadka xiligan nool umdul qaadan karaan sheeko dheer please muhiimada soo koob. I.a wad ku aflixi wll
@cabdifataahxaajixubi1674
@cabdifataahxaajixubi1674 19 күн бұрын
M.a abaalkii aad qof u gasho ugu dambayn adiga ayuu kugu soo laabanaa
@cabdulhaadihasan610
@cabdulhaadihasan610 19 күн бұрын
War ifiyow waxan marabne qisoyinka carabta noso gali
@AhmedIbrahim-he2ux
@AhmedIbrahim-he2ux 19 күн бұрын
sheekadani waa mid xiiso badan runtii in lagu cibro qaatana muhiim tahay hasayeeshee waxay i xasuusishay beri aan ku noola Abu-dhabi isutaga imaaratka carabta sideedanaadkii wiil aanu saaxib nahay ayaa waxuu soo maqlay in sonkortii qaali ku noqotay Somaliya oo lawaayey ama kala go,day markaasu saaxibkay intu baanka tegay lacag culus amaah kusoo qaatay si uu fursadaa uga helo faaido farabadan oo intu lacagta sonkor geliyo berbera uga dejiyo hasayeeshe intuusan sonkorta lacagta gelin ayuu ila tashaday aniga oo saaxibkii ahaa kolkaasan waxaan talo ku siiyey inuusan lacagtiisa sonkorta gelin ee cagsigeeda waxa kale geliyo oo ah shaaha qaydhin iyo xawaashka iyo caanaha qasacadaha ee shaaha lagu caaneeyo runtii aad buu saaxiibkay taladaydii uga cadhooday isagoo igu leh xaasid baadtahay horumarkayga neceb anna aan ku leeyahay waxbaan kula doonayaye cadaw kuguma ihi oo waxaan kaa aqaana somalida oo imikay wada keeni doonaan wada sonkor halkaan ay isjebindoonto qiimaha sonkorto oo aad khasaare aanad kasoo kabankarin kugu dhaco ayaan kaga baqayaa ,runtii taladaydii muuqaadan oo sonkor ayuu uraray somaliya sidan uga digayna way ku dhacday oo khasaaro weyn ayaa ku dhacay marku igu soo noqday ayuu igu calaacalay isagoo ileh hadaan taladaadii qaadan lahaa maanta tani igumay dhacdeen oo shaaha qaydhin ee aad igula talisay baa wadankii lagu hanin oo casiis ahaa oo wadanka baahi weyn loogu qabay, runtii markaad dooneyso inaad horumar sameyso maaha waxii meelwalba laga helikaro inaad ku mashquusho ee waxaa la raadiya waxaa meesha ka maqan ee daruuriga ah ee dadku ubaahanyahay inaad ogaato oo sameyso si aad faaido u hesho oo aanad khasaarin iyo xirfad iyo dadaal farabadan iyo inaadan lacagtaa mar wadagelin koba inyar aad wax geliso hadaad ku khasaarto adoo wali lacagtaadi wax haysta aad meelkale ula wareegto.
@CaliXuseen-po7rw
@CaliXuseen-po7rw 20 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@alisaeed1191
@alisaeed1191 20 күн бұрын
Sheekada Waxahachie Ugo went Ayaan ka Takayama bank alrajehi ayaga Ayaan aas aasy
@maxamed598
@maxamed598 17 күн бұрын
ifiyow maxaakugu dhacay sxp miyaadan suaasgeydii arkin oo aadan ka jawaabeynin
@najiipNn
@najiipNn 20 күн бұрын
Ifiyo
@Damaamshow
@Damaamshow 19 күн бұрын
Raadi qisadii Cali naciimi wasiirkii batrolka sucuuduga isagii baadiye jooga kuna dhashay hal habeen isagoo aan wax baran wasiirka noqday
@Damaamshow
@Damaamshow 19 күн бұрын
kzfaq.info/get/bejne/prZ8iNN_z7_NnHU.htmlsi=D6mZOK5mjA-a37Ap
@honestybaby6155
@honestybaby6155 19 күн бұрын
Codkaaga maxaa ka siya
@Saxafi_siciidQuruxda
@Saxafi_siciidQuruxda 16 күн бұрын
Waxaan daaawaday video caaawe waxaanan diley xbet illaaahaw iguma ogid caawa dabadeed xaaarantaaaas khaamaaarka
@SnoopDogg4874
@SnoopDogg4874 18 күн бұрын
War ifiyow sxb sidee hore ku soo laabo waxaan inagadaa codkaaga wuu is badalay 😢 10:00 chenalkii marax baad ka dhigtay
@jihanjamal3564
@jihanjamal3564 19 күн бұрын
Channel dadweynah ayaa moodayey 😂
@MohamedAli-ug1jg
@MohamedAli-ug1jg 19 күн бұрын
Mo fami. Waxba ma dhihin anigu
@anfacmaxmuud
@anfacmaxmuud 20 күн бұрын
😂Labada dhinacba waka daawada dhib miyaaa
@zamil2024
@zamil2024 20 күн бұрын
Ma Mel kale Aya jirto
@anfacmaxmuud
@anfacmaxmuud 20 күн бұрын
@@zamil2024😂😂Haa Chenallka Qisooyinka Carabta ma taqaanid miya
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 20 күн бұрын
ifiye show​@@zamil2024
@user-mu1pg4mt1e
@user-mu1pg4mt1e 19 күн бұрын
20 1xpt ban cunay mxn sameya somaliyey
@User_ftau
@User_ftau 18 күн бұрын
Codka bobsii bro background kane haweynkii lee duub dhacdoyinka dadka aduunka ka cankne noso gudbi mhdsndn mudane
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 20 күн бұрын
Mr Ifiye
@mohamudmohamedshroble4699
@mohamudmohamedshroble4699 20 күн бұрын
Big legend sxb qaali keep forward sxb qisuuyinka noo soo badi hacker
@SahdiyaSahdiya-eo2st
@SahdiyaSahdiya-eo2st 20 күн бұрын
Aboowe sual siide afcarabiga kubaraty adigo soomali kunol ❤ bls jwb ❤❤ mahadsanid
@SAREEDO46
@SAREEDO46 20 күн бұрын
Noso turjun case kn X wasir khazakhistan iyo xaskis wuxu udil
@xidigtaxamar.9696
@xidigtaxamar.9696 20 күн бұрын
Wall ifiyow qaf kaan noshee keyo adi mahan malamahaan wlla kaa ma no qarosaa 😂😂😂
@rashkaviproyal1425
@rashkaviproyal1425 19 күн бұрын
Ilyaasow ninkan yaa balamiyay 😂
@zapirinmoha1776
@zapirinmoha1776 20 күн бұрын
Anaga qisoyinki carabta maxa nooga jaraty bahasha alcadala ka dhig qabilisimka jooji
@Nimcomuuse-ld1rm
@Nimcomuuse-ld1rm 3 күн бұрын
Warya kalay adiga ma mufami ayad kudayanasana hhhh wad dalaysamoyane magadhsidi😅😅😅😅😅😅
@RaxmoFaarax-lf5ny
@RaxmoFaarax-lf5ny 19 күн бұрын
Niyahoow aad ayaad inoo dulmineysaa ma isdhahday channel keenii inta naga qaaday ayaad hadana channel kii ifiyeshow ahaa ka caajisantahy sidaas mana qabataa
@user-fm9qr4bi6d
@user-fm9qr4bi6d 15 күн бұрын
Waar ifiye zxp global baan jiree goorma ayaad sheekan bilowdey mida kle nin xogaa yara weyn baan kuu haystaybeee 😂😂😂
@muunoxasan-vm7nn
@muunoxasan-vm7nn 20 күн бұрын
ifiyow aawe qisooyinka hackerada 🤬🤬🤬
@Dady146
@Dady146 19 күн бұрын
Ifiyow waxa isku ogayn waxa so gudbinaya qisoyin hack iyibwax la.mida.lkin.Arabti lee ka bici la dahay
@sudiaanush9684
@sudiaanush9684 19 күн бұрын
Bangiga rajici o sucudiga ku yala tolow ma asga leh
@YaaraCausman2
@YaaraCausman2 20 күн бұрын
❤❤❤❤
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:51:48
Miracle Doctor Saves Blind Girl ❤️
00:59
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 54 МЛН
WHY IS A CAR MORE EXPENSIVE THAN A GIRL?
00:37
Levsob
Рет қаралды 16 МЛН
MOM TURNED THE NOODLES PINK😱
00:31
JULI_PROETO
Рет қаралды 19 МЛН
КАХА и Джин 2
00:36
К-Media
Рет қаралды 4,2 МЛН
Wariye Dulyar iyo Drs Sowda Maxaa kala qabsaday ?  Dood xiise leh.
4:12
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,6 МЛН
GORAY PODCAST | NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 50 М.
Qamar     Qiso xanuun badan || Qisooyin channel
1:29:57
QISOOYIN
Рет қаралды 11 М.
Книжка где, пончик? #shorts #сериалы #юмор
0:44
Мир Сватов
Рет қаралды 7 МЛН
ДЖОХАН 2 | толық фильм
1:25:26
Жахан Утаргалиев
Рет қаралды 731 М.
When the floor is ACTUALLY lava 😱🔥 @BrandonA7
0:26
Nick Pro
Рет қаралды 33 МЛН
Хотел парализовать друга😅 #freekino
0:20