Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024

  Рет қаралды 23,025

Sola Portal

Sola Portal

4 ай бұрын

Casharkaan waxaan ku baran doonaa stocks iyo Crypto aad maal gashi ku sameyn kartid 2024

Пікірлер: 167
@muniirkhalid4775
@muniirkhalid4775 4 ай бұрын
Waligey nin kaa deeqsisan ma arkin lkn dad liita oo soomaali la dhaho ayaa ka dhalaty hore u soco ustaad
@fardowsa1895
@fardowsa1895 4 ай бұрын
Jazakillah qeir walaal keyn ajir allah kasiyo inshallah
@guledyare7176
@guledyare7176 4 ай бұрын
Thank you Ustaad Sola 🙏🏾
@Gobsr
@Gobsr 4 ай бұрын
THANK you awoow Abdinasir Ismail
@mustafecawl6470
@mustafecawl6470 4 ай бұрын
Thank you Profesor Abdinadir.
@ismailabdirahman2685
@ismailabdirahman2685 4 ай бұрын
Mahadsanid
@user-ce6ei6jc1d
@user-ce6ei6jc1d 4 ай бұрын
Ustaad allah haku barakeyo❤
@Somtales
@Somtales 4 ай бұрын
you have been helpful ustaad. thanks you.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 4 ай бұрын
Mahadsanid ustd wax aad u qiimo badan ayaa ka hadlaysa lkn dadka qaar ma fahmayaan. ❤❤❤ from #Nadiir. Thank you so much
@aburayaan1718
@aburayaan1718 4 ай бұрын
Thank you so much ustaad
@AhmedSamir-yr3cd
@AhmedSamir-yr3cd 9 күн бұрын
mahadsanid ustaad.
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 3 ай бұрын
SOLA Thankyou AQoonyahan Alle Ha ku Xiftyo walal qaaali
@mohamudabdulahi3086
@mohamudabdulahi3086 4 ай бұрын
Mhdsanid wll. Talo aad u muhiima
@calisiciidzaalax5419
@calisiciidzaalax5419 3 ай бұрын
Mahadsanid macalin naasir
@DadirHasan-qw7zo
@DadirHasan-qw7zo 2 ай бұрын
Thanks for your advice
@abdirahimomar6900
@abdirahimomar6900 4 ай бұрын
Keep going 👏👏
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 Ай бұрын
Wallahi waa nin gob ah, imisaan arkay isagoo soomaalida wax u sheegaya
@mahamedfarah5290
@mahamedfarah5290 4 ай бұрын
Masha Allah sola sida wax nogu sharaxdey
@mkadir
@mkadir 4 ай бұрын
ustaad mahadsanid ee koorsadii dropshiping waan kaa sugaynaa.
@afbile1
@afbile1 3 ай бұрын
Thank u so much
@user-zc5kn7xr9g
@user-zc5kn7xr9g 4 ай бұрын
thanks Ustad
@BishaarMaxamed-wz3xb
@BishaarMaxamed-wz3xb 4 ай бұрын
Aadbaad umahadsantahay masuul sare abdinasir
@YuusufcabdalaHassan
@YuusufcabdalaHassan 2 ай бұрын
Waa ka faaiday thanks❤
@CaaroAxmed
@CaaroAxmed 3 ай бұрын
Thank you❤❤❤
@saadsuuban5848
@saadsuuban5848 3 ай бұрын
Thanks ustaad
@raufarab5140
@raufarab5140 4 ай бұрын
Bravo 🙏
@hasanadamfarah-in5kn
@hasanadamfarah-in5kn 3 ай бұрын
Ustat thanks
@user-zc5kn7xr9g
@user-zc5kn7xr9g 4 ай бұрын
alle haku sharfo
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 3 ай бұрын
عليكم السلام ورحمة الله وبركاته اخي الكريم جزاك الله خيرا اخي الكريم الله يحفظك وايبارك فيك
@MAHADALIAWALEH-ss3zn
@MAHADALIAWALEH-ss3zn 4 ай бұрын
Ramadan moubarak
@mohamedabdiqodar3269
@mohamedabdiqodar3269 2 ай бұрын
Ustaad Somalia shakhsiga jooga kee ugu mudan in ay maalgashadaan
@mohammedaminabdythahir2179
@mohammedaminabdythahir2179 4 ай бұрын
Macalin can you make a clip about day trade and pro and cons please. Thank you
@mohanyare8324
@mohanyare8324 4 ай бұрын
Alla haku sharfo role model ba i tahay aniga ahan macalin 🙏🙏🙏
@kinggashaan8588
@kinggashaan8588 4 ай бұрын
Ustaad kwrn BTTC ( BITTORENT) JWB 🤚
@cartanrooble6543
@cartanrooble6543 3 ай бұрын
Ustaad stock video gara noga so sameee sida lacgta loga sameyo
@Cabaaz366
@Cabaaz366 4 ай бұрын
Thank you ustaad
@bashirarooryoofficial7844
@bashirarooryoofficial7844 4 ай бұрын
Macalin noloshayda dhaqaale wax badan badan ka bedeshay inbadan Baan kugu xidhnaa, noolow inbadan
@cabdishakuurcabdiraxmaan9478
@cabdishakuurcabdiraxmaan9478 4 ай бұрын
Sxbow crepto miyaa lacag dhigaty
@ahmedomarosman9540
@ahmedomarosman9540 4 ай бұрын
Anoo soomaali joogo stock market magali karaa
@ahmedduale3076
@ahmedduale3076 4 ай бұрын
Ustaad Soola waa Noo dadaalayaa lkn ma dhageesano .
@marshmellbh6976
@marshmellbh6976 4 ай бұрын
Macalin waxaan jeclaan lahayn casharo trading ah inaa nosoo duubtid
@zakitube7608
@zakitube7608 3 ай бұрын
Ustaad alle Haku barakeeyo aqontaada ayaa noga faidaysan jasakalaah Ustaad
@xasanxuseen3764
@xasanxuseen3764 3 ай бұрын
Ustaad mahadsanid waxaan kaa codsan lahaa qaabka lacagaha loo maal gashto kasoo hadal
@abshirsheikh6243
@abshirsheikh6243 3 ай бұрын
Ilaahbaan ku dhaantee waxaad tahay deeqsi dadkiisa la jecel horumar ilaahey hakaa abaalmariyo
@Cmxsheekoxariiro-qu3jw
@Cmxsheekoxariiro-qu3jw 4 ай бұрын
Dropshiping
@abdikaniahmed8177
@abdikaniahmed8177 3 ай бұрын
Thank you boss how can get the knowlege
@mohamedsaeedmohamud4188
@mohamedsaeedmohamud4188 4 ай бұрын
Platform yadaas noo soo sawir
@feriluv.
@feriluv. 4 ай бұрын
I usually invest in "webull" and it's legit
@mahamedfarah5290
@mahamedfarah5290 4 ай бұрын
Asc si privat rabey inan kula hadlo hadey surto gal tahey uk joga
@user-fc7cr5md2h
@user-fc7cr5md2h 4 ай бұрын
ustaad aad iyo aad baad u mahadsantahay mid baan u baahnaa inaad video nooga soo samaysid qaabka stocks loo bilaabo ha noqoto charles schwab ama broker kale ilaa sida withdrawal hadhow loo sameeyo plz one complete video aan u baahanahay youtube waan ka waayay ani
@xaylemaxamuud4504
@xaylemaxamuud4504 4 ай бұрын
Prof passport Somali qof heesto stocks ka ma invest garysan karaa mhd snd
@AyaanMohamed-kw3jx
@AyaanMohamed-kw3jx 3 ай бұрын
Waan ku wareray maheli kara qof sifcn ubarty oo icawin kara pls hadu jiro reply ha iso qalo wllyal😊
@NuurAlhuuda
@NuurAlhuuda 4 ай бұрын
Africa kuwa kashaqay magacayadood inoo sooqara
@asadibrahim1868
@asadibrahim1868 Ай бұрын
Ustaad lnk aaway
@user-he8dk6ni3m
@user-he8dk6ni3m 3 ай бұрын
Jaman i say uqorantaa
@saadaqmohamed3376
@saadaqmohamed3376 4 ай бұрын
Mahadsanid salona 128 ku ogaa hada kor ukacday swiska dhan laga yabanyahay Waa in aan galna
@ibrahimhussein3134
@ibrahimhussein3134 4 ай бұрын
Ustaad maba u jeedee xageed soo gelisay?
@taarofihri-qo2wn
@taarofihri-qo2wn 2 ай бұрын
Macalin platforms kaa aad sheegayso halkan kusooqor ajarka dhamaystiro
@ibrahimkasimsiyat
@ibrahimkasimsiyat 3 ай бұрын
Oo Macalim Binance UK 🇬🇧 Hada Kama Shaqeeyno ayaay leeyihiin
@bileartan7
@bileartan7 4 ай бұрын
Jazakallah kheyr ustaad waxaan kaa sugeynaa inaa sidoo kale dropshipping inoo taataabato
@abdulciise6989
@abdulciise6989 4 ай бұрын
Ustad waa haystaa webull acount laakiin tradeka waa islow how can you make passive income? Stocks ka
@tabiyemediachannel8648
@tabiyemediachannel8648 4 ай бұрын
Ustaad etoro anoo soomaaliya jooga ma furan karaa
@herhighness6771
@herhighness6771 4 ай бұрын
Salam Portal mano soogalin karta sida account losameyso iyo wixi lamid ah. Aad ban uxisaynaya ina investment kusameysto
@Ahmedshow729
@Ahmedshow729 4 ай бұрын
Stock somalia laga isticmaali karaa
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 4 ай бұрын
Updates kaaga xaga cryptadu waa outdated
@Maaxduran7009
@Maaxduran7009 4 ай бұрын
Macalin sida anu btcga ugadanayno iyo inta aan kugadankarno nosheeg
@YusufGudowWardheere
@YusufGudowWardheere 3 ай бұрын
ustaadoo patformyada halkeed ku soo qortaa aniga ma arkee
@abdillahialikheir4540
@abdillahialikheir4540 3 ай бұрын
Macalimow amazon siden vedio uga iibsan karaa application ken istcmlaa
@updirahmanmohamed-ok6zg
@updirahmanmohamed-ok6zg 3 ай бұрын
ustaad waxaan hooos kusoo qoraa dhahdaa mana arki
@naimabare
@naimabare 3 ай бұрын
Please app ka stock magacisa nosoqor
@abukarabdirahim8249
@abukarabdirahim8249 4 ай бұрын
4ta app qoraal ahaan nogu qorikartaa
@suhaibfit6975
@suhaibfit6975 22 күн бұрын
Who is here 1.7.24 and know what Happen about NVIDIA 😂😂😂😂😂 Abdinasir❤you are a big teacher 🫡🫡🫡
@user-qv3jn3on4q
@user-qv3jn3on4q 12 күн бұрын
Zxp adiga ma'isticmaashaaa
@user-qv3jn3on4q
@user-qv3jn3on4q 12 күн бұрын
Tan kale Stock market ka faa'iido bile ah miyaan ka qaadanayaa mise mrkii share ka aan iska sii ibiyo ayaan faa'iido ka helaa
@suhaibfit6975
@suhaibfit6975 12 күн бұрын
@@user-qv3jn3on4q haa faaido per month or per year
@abdulciise6989
@abdulciise6989 4 ай бұрын
Dogecoin 4 years nala jiifaa meme coin rajo miyuu yeeshay?
@mohamedabyan3316
@mohamedabyan3316 3 ай бұрын
Lacagaha qoraal ahaan halkan soo dhig. Kuwa aad tiri mustaqbal leeyihiin.
@user-cm9nx1xc5h
@user-cm9nx1xc5h 4 ай бұрын
Computers-ka Si Fiican Ba U Dhex Galay. Si Walba Intan Yeelay Account Wu Isamaysmi Waayay Binance Rejected Bu iga dharjiyay Baladu Aakhirkana 24 hrs Bu iidiraa. Kadibna rejected Waba Daalay Lkn Quusan Maayo Sola Maalin Uun Wa Ka Warkeenaya Incha Allh... Qaacido walbana Wa Sameyay Oo Aad Tilmamtay. Balse Guushu wa wali Mahadsanid Ina Adeer
@AstaAbdi
@AstaAbdi 2 ай бұрын
Cabsida an qabo ah website qar ba tug ah. Can you share the correct website please
@MH__1__MH
@MH__1__MH 4 ай бұрын
Dadkaan yaa la dhicin masaakiinta
@mahadyare2506
@mahadyare2506 4 ай бұрын
Dogecoin Xaaraan waaye aa Maqlay ustaaad maxaa ka jiro
@Kayseabtidoon
@Kayseabtidoon 14 күн бұрын
NVIDIA❤
@taarofihri-qo2wn
@taarofihri-qo2wn 2 ай бұрын
Anaa hadadan kaawada gadanaye
@AhmedBaari-st7qe
@AhmedBaari-st7qe 4 ай бұрын
Lbank ka waran ustad sola??
@relaxingbeutifull4346
@relaxingbeutifull4346 4 ай бұрын
Hal qof oo ka hadalayo somali ah ma jirto sida account lo so celiyo mar ku is ka ka xiro
@abdimubarak9789
@abdimubarak9789 4 ай бұрын
What about Shiba Inu
@zakiboy2244
@zakiboy2244 3 ай бұрын
Inta uu sheegay inte laso dhigay hoos Aya so dhiga ayu dhahee
@wabarsidkaalesidkaale6256
@wabarsidkaalesidkaale6256 4 ай бұрын
Macalin qaabka lacagta looga saaro platformka iyo stocks platform somaliya ku shaqeeya
@abdirahmanhassan936
@abdirahmanhassan936 4 ай бұрын
Thanks Sola waan maal gashaday XRP doge Solana iyo waar kaloo badan
@MohamedDhuhul
@MohamedDhuhul 4 ай бұрын
Asc sxb waxaan rabey inaad icaawiso makulasoo xidhiidhi kara
@abdibasidsh.abukar8294
@abdibasidsh.abukar8294 4 ай бұрын
Bro side loo deposit gareeyaa Binance
@MohamedSaid-cu2fi
@MohamedSaid-cu2fi 4 ай бұрын
Sxb halkee kaala xiriirnaa support bn kaa rabnaa
@relaxingbeutifull4346
@relaxingbeutifull4346 4 ай бұрын
Saxib account aya iga xir may locked ayu so qoraya Saxib side loo furi kara Saxib
@abdirahmanmohamed691
@abdirahmanmohamed691 2 ай бұрын
Sxb warkaaga wa cadyahay wlh.
@caliibrahim99
@caliibrahim99 4 ай бұрын
Qof somalia jooga oo suuqan bilaabamay malhayaa ilaa hada?
@Ahmedkaamil-zm2oz
@Ahmedkaamil-zm2oz 3 ай бұрын
Linka hoose soo dhiga appkashand
@faridsomal5841
@faridsomal5841 2 ай бұрын
war xaggee ka helaa sarifka
@abdihakim0402
@abdihakim0402 Ай бұрын
Ustaad XRP dhaqdhaqaaq masuubinayso mudo dheerba waa stable coin cml😂 dadka meel kale ujihee Mhdsnid
@awilomar1313
@awilomar1313 4 ай бұрын
Kkk😂 MACALIN MAXAA NOOGU BARAANBURIWAAYSEY?? Waa iwaabisey mudane
@AbdiAliBashiir
@AbdiAliBashiir 3 ай бұрын
Lacag sidee looga shubtaa marka ustaadow Crypto currency waxan rabaa in an iibsado bitcoin Ka
@Mohamedahassana
@Mohamedahassana 3 ай бұрын
Ninkaan yaa wax ka fahmaya, zigzags ayuu u sheekaynayaa Marka lacagtaada hayso Mar soo download garee Mar ka shaqayso Mar ani kama shaqeeyo Mar faaiidaan idiin wadaa Mar jabkiina adaa ku farxaa Ma ajnebi baa ninkani?
@gttty708
@gttty708 4 ай бұрын
Wll inta somalia ka shaqeeya maxaad noogu sheegi laadahay
@abdullahiissamohamed8996
@abdullahiissamohamed8996 4 ай бұрын
Ninkaani waa scamer faataale ah views un buu raadinayaa 😂
@gttty708
@gttty708 4 ай бұрын
@@abdullahiissamohamed8996 Waan kula arkay inuu daacad ka ahayn, wuxuu ku leyahy qaar ayaa somalia ka shaqeeya mana sheegayo waxad mooda Hal level oo bulshada kamida inuu wax u sheegayo uu san ogayn inta u badan ay tahay inta u baahan faahfaahinta ama itus oo I taabsii.
@Xuska-bukgaari-xuska
@Xuska-bukgaari-xuska 3 ай бұрын
Mahad sanid macalin
@deeqsiad8880
@deeqsiad8880 4 ай бұрын
Platform yada soo qor mafahmin e-toro leen fahmay labada kale mafahmin
@NoorAbdi-tg1rg
@NoorAbdi-tg1rg 4 ай бұрын
Hello man, where do u think I can buy stocks from for Amazon ? Which app? Thank you.
@saidahmed-qj6mu
@saidahmed-qj6mu 4 ай бұрын
Robenhood
@bircun-technicians7625
@bircun-technicians7625 4 ай бұрын
Hadaa America joogto Robinhood, Webull iyo Moomoo 😢
@NoorAbdi-tg1rg
@NoorAbdi-tg1rg 4 ай бұрын
@@bircun-technicians7625 oh okay that’s which one do you think is the best, So far. Why did you the sad emoji?
@libaax-yaale5571
@libaax-yaale5571 4 ай бұрын
eToro👍
@NoorAbdi-tg1rg
@NoorAbdi-tg1rg 4 ай бұрын
@@libaax-yaale5571 what’s that sxb?
@fbidheahmedahmed7222
@fbidheahmedahmed7222 4 ай бұрын
Ka waran halkay ku danbeysey hawadii somalia iyo somaliland ee aad bilowgii ka faalooneysay
@samil1944
@samil1944 3 ай бұрын
Ustaad qof Turki jooga stock appka ugu fiican midkee waaye
@abdulhakimkalale7588
@abdulhakimkalale7588 Ай бұрын
Ma heshay sxb magaca ii soo qor
@Cirshiida
@Cirshiida 2 ай бұрын
Saaxiib xaasid baad noqotay Beryahan wax fiican maad sheegtid e afkaaga iyo calooshaada midee
@warfaahassan
@warfaahassan 4 ай бұрын
Ustaad Revolut App cryptocurrency iyo stock investment waa lagasamaynkaraa inkastoo crypto badan ku jirin. Muuqaalada dambe inoogusoo dar ustaad
@Nasiib4
@Nasiib4 4 ай бұрын
Su’aal aan weydii rabay ayaa ii weydiisay thnks revolut solano ka dhex iibsaday lkn waxaa dareemayaa in sida crypto ama binance uma badno faaidadeesa tusaale markii suuqa crypto uu 1 solano ka maraayo £149 revolut wuxuu ka maraa £143
@abdullahiissamohamed8996
@abdullahiissamohamed8996 4 ай бұрын
Revolut Somalia miyu ka shaqeya szb
CryptoCurrency and Stocks with SolaPortal
27:36
Sola Portal
Рет қаралды 53 М.
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 111 МЛН
Q 2aad || xukunka latacaamulka Bitcoin |: Sh Maxamed Cabdi Umal
1:21:36
Qaabkee loo bilaabaa Cryptocurrency?
4:41
Sola Portal
Рет қаралды 16 М.
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
19:45
Sola Portal
Рет қаралды 71 М.
abdinasir sola cryptocurrency Somali clubhouse
39:31
se rabta
Рет қаралды 10 М.
Qaabka loo furto Binance iyos ida loogu xiro Preimer Bank Part - 1
13:46
Waan Ku Qasaarey Crypto ( Luna )
6:05
Gelle Bashir
Рет қаралды 19 М.
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 3,7 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 3,8 МЛН
😱ВСЕМ БЫ ТАКИЕ СТАЛЬНЫЕ НЕРВЫ
0:18
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 7 МЛН
Спит с ОТКРЫТЫМИ ГЛАЗАМИ! 😱😴
0:25
Взрывная История
Рет қаралды 5 МЛН
Fun Fun TV short film: 🙏baby save water😍
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 10 МЛН