Bitcoin ma $100k bey gareysaa? | Bitcoin Update 🔥🚀

  Рет қаралды 10,047

Gelle Bashir

Gelle Bashir

Ай бұрын

Salaam
Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
👉 My Website gellebashir.com/
👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2fc5c59e2f/6lf5v...
👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app/cx5hv7qvkv
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/lms/

Пікірлер: 96
@motivationdechangement
@motivationdechangement Ай бұрын
Thanks wll Incha allah wan gadanaya ❤
@ju4965
@ju4965 Ай бұрын
Thanks walaal
@wadaniwali3275
@wadaniwali3275 Ай бұрын
Keep going ustaad
@barud2386
@barud2386 Ай бұрын
Aethir gata guys
@OfficialYoze
@OfficialYoze Ай бұрын
Thanks bro ❤
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
welcome wll
@MAKE-655-PERDAY-
@MAKE-655-PERDAY- Ай бұрын
What’s one thing you’ll take forward from this?
@abees476
@abees476 Ай бұрын
Asc ustaad hal suaal ayaan ku waydiin lahaa . Crypto waa suuqa aad fiican aqoon u baahan Su,aashayda waa maxay digital product? Qabkee ayuu u shaqeeya Mustaqabal ahaan ma u fiican yahay ama layska halay karaa Adigu se xog maka haysaa. Ustaas isku day inaad video faah faahsan nooga soo diyaarisid. Mahadsanid 😊😊
@saedsomalilandchannel5205
@saedsomalilandchannel5205 Ай бұрын
50K Bay Hoos Maraysaa
@BrfsAbdi
@BrfsAbdi Ай бұрын
Course xagge ka heli karaa Gelle bashir aad bixisan.m
@mustafmaxamuud1924
@mustafmaxamuud1924 Ай бұрын
Binance wuu isameysanyahay dhanka firifacashanka
@DhaxalDareen
@DhaxalDareen Ай бұрын
Ustaad siaadan kugu xidhamahay waxba ani ahaan kama fahmo su aashan ku waydiyana iga ma jawabtid maxaa sabababay
@maxkamada-n2k
@maxkamada-n2k Ай бұрын
Chp sweatcoin ayey lacag iigu jirtaa maad iiga safari
@mohamedabdullahi2971
@mohamedabdullahi2971 Ай бұрын
Wllh cryptocurrency coursegiisa ayan gatey wax badan baan ka faa,idey well explained wye wllh
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Thanks wll 🙏 Casharo kalana week bn kuso diraya insha allah .
@Ina__updyrizak
@Ina__updyrizak Ай бұрын
Ustaad su'aal ayaan qaba "hamster kombat " Siday u shaqysaa na fahansii???
@beesoxaare4067
@beesoxaare4067 Ай бұрын
Salona crypto kawaran
@ibros4
@ibros4 Ай бұрын
Isbuuc kasta so dhig bitcoin update gelle bashir
@shacbanibrahim6733
@shacbanibrahim6733 Ай бұрын
Wll bitcoin se lo gali kara wll
@user-ep6db7hs1m
@user-ep6db7hs1m Ай бұрын
KUEX kasoo hadall ustaad sida lacak loo dhikto iyo sida loola baxo please
@bossyareoffical5027
@bossyareoffical5027 Ай бұрын
Nio xagee kamal gashta
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Binance wll
@bossyareoffical5027
@bossyareoffical5027 Ай бұрын
@@GelleBashir mafahmin mxaa kwda wll
@MowliidWehel
@MowliidWehel Ай бұрын
@@bossyareoffical5027 inta aadan maalgashan baro oo koorsada geele bashiir qaado
@mashujk9163
@mashujk9163 Ай бұрын
​@@bossyareoffical5027 binance account so sameso
@SalmanDalmar
@SalmanDalmar Ай бұрын
​@@bossyareoffical5027 Course ayuu ka diyaar shay ustaadka adigaa fahmi doonee iska diiwaan gali
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h Ай бұрын
Ust Gelle beginner ban ahay waxan account ku leeyahay exchange-ga bybit intabadan academyada Somalidu binance bay ku salaysanyihiin. Koorsadiina exchangeyada kale ma ku jiraan?
@hopiabdi2114
@hopiabdi2114 Ай бұрын
Wali wax mku faiday wll
@Daacad1999.
@Daacad1999. Ай бұрын
Geelloow walaal hadaan guud ahaan ba dhaqaale ka haysto $1500 oo ii kayd ah maxaad igu la talin lahayd intee percent baan maalgashi ku samaystaa?
@salmaan_saciid8685
@salmaan_saciid8685 Ай бұрын
Lacg badn aruurso wll 1500 way yarthy suuqu wa risk wll halmar ayd ku qasaari karta
@Asalal99eir
@Asalal99eir Ай бұрын
Geele wall iso jawaab xalaak miyaa culumaa arkay dhahaysa waa xaraam
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
haa kuwa aniga soo gudbiyo waa xalaal
@user-uw5ty7qm5j
@user-uw5ty7qm5j Ай бұрын
❤​@@GelleBashir
@xamsecabdiwahab9419
@xamsecabdiwahab9419 Ай бұрын
Waxaad noo soo qortaa buug cryptocurrency oo after soomaali
@MaxamedxasanCali-ob9wr
@MaxamedxasanCali-ob9wr Ай бұрын
Will break down 😢
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Wala faa’iidaya marka
@IBrozskills
@IBrozskills Ай бұрын
BTC $167K INSHA ALLAH
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
good
@AKXBOX
@AKXBOX Ай бұрын
Ka soo hadal shibi inu suuqa isigaa qabsana la dhahayaa 2025
@maxamedjeylaani6503
@maxamedjeylaani6503 Ай бұрын
Waa u bhny lkn wax ma hysto free ma igu sinysa
@sadiiqhassan4164
@sadiiqhassan4164 Ай бұрын
Sideen bitcoin aan u maal gashan Kara wll geele
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Binance ka dhex iibso
@madadlomedia2428
@madadlomedia2428 Ай бұрын
Saxib Ka soo hadal kuex accounts sida lacag loo gasameeyo
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
mardhow insha allah
@neyruuschannel5543
@neyruuschannel5543 Ай бұрын
Geelow update matihid kaso hadal bal PI NETWORKING
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
muuqaalkas asbuuci hore bn duubey , teamka editing ii qaabilsan baa gacanta ku hayo mudane , thanks for the update .
@suhedoon
@suhedoon Ай бұрын
Hada hadi aan maalgashto lacag yar tusaale $100 imisa ayan helaya hadu gaaro $100k
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Maraksta in aad hesatid btc heesatid, waa faa’ido
@mahadmoussa6846
@mahadmoussa6846 Ай бұрын
Brother your course where I can get tell de numéro or some thing that I can follow you
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Visit my website Gellebashir.com
@Yousuf_Hassan
@Yousuf_Hassan Ай бұрын
10$ Bitcoin maa lagu shuban karaa
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Binance $15 baa u yar maalgashiga
@furuzshorts7214
@furuzshorts7214 Ай бұрын
Sxb dadka Ha waalin kaliya dhiira gali iney gatan coins ey yaqanan
@abdirahamwarsame2684
@abdirahamwarsame2684 Ай бұрын
Sxb coniska kee maaalgashtaa sxbow
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Taladeyda qasab maaha wll lkn BTC hadan ku leeyahay markale maalgasho , BTC marna haka shakin
@abdirahamwarsame2684
@abdirahamwarsame2684 Ай бұрын
Igacaawi sxb Biticon mabagadankaree
@furuzshorts7214
@furuzshorts7214 Ай бұрын
@@GelleBashir aniga wan maal gashtay crypto ilaa 3sana Ku Jiraa lkn waxa ka hadlyo aya ah dadka ha laab gadin sxb dhiira gali kuna dheh gado inti karaankaga ah
@hopiabdi2114
@hopiabdi2114 Ай бұрын
3 sano wax mka faidy wll
@xasanxiis1999
@xasanxiis1999 Ай бұрын
War wuxu $60000 to $70000 maba dhaafee
@GARUHUSEIN
@GARUHUSEIN Ай бұрын
$150k marka dhahday wan iska farxay
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
guul insha allah
@LightningFx-fv8ji
@LightningFx-fv8ji Ай бұрын
Brother BTCUSD 50.920 AYUU IMANAA SANADKAAN KADIB WAYE IN UUGARAYO 100K MARKAASI AYAA LASADALIN KARAA
@awilauthor5769
@awilauthor5769 Ай бұрын
Nio PayPal goormee soomaaliya loo soo fasaxaa
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
ma aqan wll
@mmcrypto2403
@mmcrypto2403 Ай бұрын
I appreciate the help of your channels I think it is high time you should not focus on the government because crypto is the future 12k investment boost me up to 41k
@altcoinsdaily1754
@altcoinsdaily1754 Ай бұрын
Well for me trading is good just that I don't make search profit like you do you trade with a professional?
@altcoinsdaily1754
@altcoinsdaily1754 Ай бұрын
Please how can I get in touch
@MariahWilson-rs7oo
@MariahWilson-rs7oo Ай бұрын
All thanks to Harper Williams Her platform is really safe and secured, not quite long I joined her discord
@MariahWilson-rs7oo
@MariahWilson-rs7oo Ай бұрын
I don't know why I'm saying this much but you should get in touch with her okay
@RichmaxPetal
@RichmaxPetal Ай бұрын
Wait is this the same lady? That helps me with 17k investment “wow" souch a small world 🌍
@ShaficiIbrahim
@ShaficiIbrahim Ай бұрын
Bitcoin 10 mase 30 dollar mku maalgashan karaa asxby???!!😢
@salmaan_saciid8685
@salmaan_saciid8685 Ай бұрын
Maya
@deeqacabdi2576
@deeqacabdi2576 Ай бұрын
Waxba kugu jiraa lacag badan u baahanthy
@user-cm7mm6zk2o
@user-cm7mm6zk2o Ай бұрын
Qofki uhireye
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
thanks wll
@suleibaansaid3758
@suleibaansaid3758 Ай бұрын
Sxp platform ka kuex trading kasoo hadal 1: Inuusan tuugo aheen iyo inkale 2: In lamaal gashan karo oo laga faa'ideysano karo 3: Diini ahaan halal or Haram App asxaab aan garanayo ee ka shaqeeystaan hada ee sxp noo soo ogoow jwb naga soo sii 3 suaal
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
ok wll
@BAAHIYE24hr
@BAAHIYE24hr Ай бұрын
Bal Na tus waxan aad ku shubatay mise video view aya ku raadinasaa
@zuhairkingbou3966
@zuhairkingbou3966 Ай бұрын
Saaxiib aniga waxa aad wadaan waan fahmiwaayay marna , mt5 lacag kasamee,marna forex lacag kasamee marna treding views ,lacag ka samee saaxiib wareer ayaa nagu dhacay cilmigiina si dhameestiran noo fahansiiya 🥺
@BrfsAbdi
@BrfsAbdi Ай бұрын
Wll mesha hda joogtid ana joogi jirey iso qabo wllhi anaa ku fahnsinaya inta aan aniga ka fahansanhy
@zuhairkingbou3966
@zuhairkingbou3966 Ай бұрын
@@BrfsAbdi zxp inten ka hilaal
@zakariyezak
@zakariyezak Ай бұрын
Robert kiyosaki rich dad poor dad ninka qoray wuxu yiri 350 kun oo dolar gaaraysaa sanadkaan dhamaadkiisa 😂 that is prediction uu sameeyay waaye
@Ogaansho.719
@Ogaansho.719 Ай бұрын
Ustad meqa cml 50$ mamalgashan kara
@salmaan_saciid8685
@salmaan_saciid8685 Ай бұрын
Maya
@medicozone9784
@medicozone9784 2 күн бұрын
Ustaad ogansho iyo gela bashiir hal codsi ayan rabaa inad ila fiirisaan. Anigu mudo 3 weeks ah wxn ku daba jiray xukum ahan waxa ay diintu ka qabto in cryptoc. La maal gashan karo, gaar ahan bitcoin, maadama uu yahay major one. wxn dhagaysty culimo kala duwan islamic finance scholars. Waxy u qaybsamen 3 qaybod, qolo tiri waa haram walow laga tira badan yahay, in badana ay tiri waxa ku yar jira ishkaal lkn ma odhan karno wa haram, in klena way dhaheen wax dhiba kuma jirto inu yahay halaal.mrka hadi aad i heli karaysan reference aan ku qanco si aan u maalgashado pls ila so wadaaga Aad bad u mahadsantihin, wan idin tagera thanks
@medicozone9784
@medicozone9784 2 күн бұрын
Sido kle shekhena sh.umal labada muxadaro ee uu kaga hadlayo wxu ka dhigay in uu yahay haram ee laga dherado. Intaas iga soo jaahil saara hadi aad updates dambe aad hesheen. Thankz u alot
@abdirahmanabdillahi3537
@abdirahmanabdillahi3537 Ай бұрын
49 dollar mac quality maaha isagoo free course ah luqad walba kubaxaya ayuu youtube dhexyalaaa🫡
@mariambashir4109
@mariambashir4109 Ай бұрын
Yes wa high price
Cryptocurrency Maalgasho iyo Sida Account Looga Sameysto ?
17:41
Gelle Bashir
Рет қаралды 364 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
أكبر سرقة بالتاريخ.. العملات الرقمية!
30:24
Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024
14:40
Sola Portal
Рет қаралды 23 М.
Cryptocurrency Somali: Live Sida suuqa looga faa'iidaysto
15:55
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 14 М.
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
Qaabkee loo bilaabaa Cryptocurrency?
4:41
Sola Portal
Рет қаралды 18 М.
Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?
8:15
Sola Portal
Рет қаралды 79 М.
Isbuucyadii Lasoo Dhaafay !
12:39
Hosow Pro
Рет қаралды 31 М.
Muxaadaro Cusub WAA MAXAY BITCOIN || Sh Maxamed Cabdi Umal Q 1aad
1:05:51