Boqorka Masraxa C /Wahaab Kamace oo Kayaabiyey Fanaaniinta | Show Hargeisa Music Video 2021

  Рет қаралды 179,212

MAAHIR MEDIA PRO

MAAHIR MEDIA PRO

2 жыл бұрын

JUMEIRA SHOW HABEENKA SAMSAM SHARAF & AKRAM SHIVA
Produced by : MAAHIR MEDIA PRO
Cabdiwahaab Kamace, Cabdi Casiis Germany, Samsam sharaf, Abdirahman Xarago Hees Cusub 2021 , akram Shiva , show Jumeira, Cabdikariin Cali Shaah, Dayax Band, Xidigaha Geeska , Mursal Muuse ,Xariir Axmed, Suldaan Seeraar, Showga Hargeisa, Qamar Suugaani, Kiin Jaamac, nimcaan hilaac, ugbaad aragsan, sharma boy, Xidigaha Geeska , najma nashaad, hees cusub 2021, Maahir Media Pro,
#Subscribe #MaahirMedia

Пікірлер: 69
@salmanofficial8980
@salmanofficial8980 2 жыл бұрын
Wxn joogaa Kenya Gaar ahaan Nairobi Wlh weligey ma arkin dad sidhan CML ah mshlllh Hargeeyso waaa hooygii fanka
@hodomahamed3320
@hodomahamed3320 2 жыл бұрын
Mhdsanid wl wad no iman donta
@haniya_5600
@haniya_5600 2 жыл бұрын
Caadhi maahan masraxa su u shiday ku heystaa wa lo baahanyahay fanaaniintan oo kale woow kabax
@abdullahihussein2511
@abdullahihussein2511 2 жыл бұрын
waa hargaysoo lagu tumanayo. markaasay raga qaar soo qorayaan maansha allah. illaahay raga haybadii ha u soo celiyo, walaashay baa loo furay meel ay ka jaasto waxaan ku faani karo noqon wayday.
@geesideeqsi1035
@geesideeqsi1035 2 жыл бұрын
2005 to 2009 ragi wadanka u shidna, kamaco, saxardid
@mustafka1237
@mustafka1237 Ай бұрын
Alle ha u naxariistii AlFannaan Germany baad illowday.
@khadaryaasiincaliverrti5101
@khadaryaasiincaliverrti5101 Жыл бұрын
JumeriaH wewe🥰🥰
@ayala1627
@ayala1627 2 жыл бұрын
Wallaahi Kamace bilaash uma qaadan naanaysta Boqorka Masraxa.
@siciidcaydaruus9595
@siciidcaydaruus9595 2 жыл бұрын
Waaw hargiesa city Viva Jamaica
@abdicasiiskhadr1929
@abdicasiiskhadr1929 2 жыл бұрын
Alleh ha soo hadeeyo
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
They are the most correpted peaple to our lovely culture
@foziali8493
@foziali8493 2 жыл бұрын
Yes they are
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Maxay than waxani wàa dhan aan somalilahayn waana dhaqan xumo
@arresaqirochannel7594
@arresaqirochannel7594 2 жыл бұрын
kamace baf baf libaax
@sacadaxmed3557
@sacadaxmed3557 2 жыл бұрын
Kasoco. Walayabey cajiib
@waxcusubpro4801
@waxcusubpro4801 2 жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥
@nimcoabdu9142
@nimcoabdu9142 2 жыл бұрын
M.a abti kamace ❣❣
@ashaabdullahi8061
@ashaabdullahi8061 2 жыл бұрын
24 iyo 46 lapaadaas baa la haya 😂😂🥰
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
Cabdiwahaab Kamace heesaha xamariga weliba kuwa Sulfa iyo Baastow aad buu u keenaa waana jecel yahay, Kamace waxa uu dhallinyartii ka soo qaxday Xamar markii burburku dhacay , weli 30 sano ka dib lahjaddiisa waa laga dareemaa inuu koonfur u koray yaraantiisii. Waagii aan aqiinayse fannaan ma aheyn waxa ay lahaayeen goob studio ah iyo meel kaleeto oo aflaanta hjindiga laga fiirsado.
@fardowsaugaas8684
@fardowsaugaas8684 2 жыл бұрын
Wllhi waa runtaa anigu wan la kulmay
@fardowsaugaas8684
@fardowsaugaas8684 2 жыл бұрын
Waa nin aad u furfuran
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
@@fardowsaugaas8684 Aniga waxaa iigu dambeysay aragti caadi ah 2001 iyo ka hor waagaas oon Hargeysa joogay. Thanks
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 2 жыл бұрын
Kamace kee waa kee haaya
@MioMusicTube
@MioMusicTube 2 жыл бұрын
War suldaankii Fanka Kamace
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Maxaan ku baashaalay heesahaas baastow waayo waayo
@ashaabdullahi8061
@ashaabdullahi8061 2 жыл бұрын
War sidaas u ciyaar misa waxaan nagadaya dee Agaah 😂😂😂🤣 fanaanita la hadlaya wlhi ani xita waan iska jaasaya balo
@Updirisak_Caano
@Updirisak_Caano Жыл бұрын
ciyaartiisan dawada wlhi 😂😂😂🙆🏽‍♂️
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 2 жыл бұрын
najma nashaad baa tahay kulaha😄
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 2 жыл бұрын
1988-89 ❤️💝🇸🇴👏
@waakii1041
@waakii1041 2 жыл бұрын
Dadki hora tahey walee
@munaruushofficial1175
@munaruushofficial1175 2 жыл бұрын
Ya inder kamco ninka jumera shida
@shookarichannel2853
@shookarichannel2853 2 жыл бұрын
Adeer play back ba nagala daasheen saan live ugu so heesa ama F socdaal iska daawada iyo shii shiid ukeen hhhh
@4bdibased
@4bdibased 2 жыл бұрын
Hoo🔥 Haha
@davidwillium371
@davidwillium371 2 жыл бұрын
Heestan xaa loo tarxiili waayey??
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 2 жыл бұрын
Heesta cida samysay ma garanysaa horta waxa sameeyay sooran ismaaciil sugule allah ha u naxariite
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
Absolutely Iidoor Heestaan waa inaad u goysaan personna non Grata waa hees Somaliland Diid ah 😂😂🤣🤣😅
@cranka7600
@cranka7600 2 жыл бұрын
Kamece kuma fiicna magacaags. Aniga waxaan u baxshey Shanbala Ex song.
@cgllgc462
@cgllgc462 2 жыл бұрын
Aniga ninkaan waxaan u baxshay, bariis iyo begel cune, sababto ah heestan waqtigii la qaadi jiray bariis iyo begel baa la cuni jiray.
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Ma gaalo ayaanu nahay
@SaidAdan
@SaidAdan 2 жыл бұрын
3.42 daawo markay kutiiriye gabadhu iska riixday
@waxcusubpro4801
@waxcusubpro4801 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@abdihakimhersi2912
@abdihakimhersi2912 2 жыл бұрын
Wa-leee waa yaab 🤣
@zamzamjamac7695
@zamzamjamac7695 2 жыл бұрын
WooooooooooW 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘💋💋💋💋💋❣❣❣❣❣❣❣❣❣💙💙💙💙💙💙💙💚💚💚💚🤍🤍💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍😘😘😘💋💋💋💋💋💋💋🤍🤍💚💚💚💚💚💚💚💚🤍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@farhiaabdihakim7243
@farhiaabdihakim7243 2 жыл бұрын
Hi 👋🏾
@mbeenoit713
@mbeenoit713 2 жыл бұрын
Waar muxuu yidhi "sanka iyo beerkey daloola" 🤣😂🤣😂🤣 Hargeysa top weeye 🔥🔥
@haniya_5600
@haniya_5600 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@mbeenoit713
@mbeenoit713 2 жыл бұрын
@@haniya_5600 🤣😂🤣 maka yaabtey?
@haniya_5600
@haniya_5600 2 жыл бұрын
@@mbeenoit713 kkkkk he’s having fun 🤩 kudos to him
@mbeenoit713
@mbeenoit713 2 жыл бұрын
@@haniya_5600 true 🤣😂🤣 Hargeysa is on fire when it comes to party..
@haniya_5600
@haniya_5600 2 жыл бұрын
@@mbeenoit713 yh wlh I wish I was there thou lol
@kopend8638
@kopend8638 2 жыл бұрын
What's the issue,the comments are so over the top
@mohamedshire6230
@mohamedshire6230 2 жыл бұрын
Alabtan 1982 to 1987 ayan ku booming ahayd mogdisho reer hargaysa ma 2021 bay sogartay kkkkkk
@muktarcapitano9513
@muktarcapitano9513 2 жыл бұрын
Hhhh sxb reer hargeisa sida loo heesaba iyagaa ku baray hadaan runta la diidayn
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 8 ай бұрын
Muqdishana anagaa geynay taa ma ilowday bru😂
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 2 жыл бұрын
Fusuqa dalka halaga qabto
@somalihistorymp4121
@somalihistorymp4121 2 жыл бұрын
Jumairah Hotel 🏨 waa meesha Ay jaarku ka soo cowdeen habeebkii jaarka buuqa halaga yareeyo iyo muusica hhh
@shookarichannel2853
@shookarichannel2853 2 жыл бұрын
War waxni wa onther L hhhhhhh
@farhioabdiqaadir9658
@farhioabdiqaadir9658 2 жыл бұрын
Mursal faladagan🤣🤣🤣🤣
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 2 жыл бұрын
Ninku wu iska camiranaya🤣🤣🤣
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Kkkkkk Mansha Allah Faladagan ayaa meesha kamuuqda 🤣🤣🤣😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@logannnnnn930
@logannnnnn930 2 жыл бұрын
Fanaanka buska raaca wadna shiday
@mamadoujama5627
@mamadoujama5627 2 жыл бұрын
baska la raaca ceeb maaha adeero
@abdicasiiskhadr1929
@abdicasiiskhadr1929 2 жыл бұрын
Du cay mudan yiine
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 2 жыл бұрын
Walaweyn way kharibeen wax kastoo Somali lahayd
@cabsicabsi5997
@cabsicabsi5997 2 жыл бұрын
Baastoow habarjeclo waaye😁😁😁😁
@rahmaali9893
@rahmaali9893 2 жыл бұрын
Hargeysa fasahada yala subxana allh 🤦🏾‍♀️
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 2 жыл бұрын
Ka bax Kamace hargeisa senama stars
ANSHAX IYO XAASKIISA  AYAAN  HEES AROOS JIGJIGA official video 2020
8:31
Waqal WStudío
Рет қаралды 15 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 29 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 5 МЛН
KAMACE RAAS WEYN NEW VIDEO 2018 HD
3:50
Hawraar Music Production
Рет қаралды 421 М.
MUUSE GAAS | NAFTAN ISKU BIXIN LAHAYN | XIDIGAHA GEESKA 2019
6:53
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,5 МЛН
Suldan seeraar  feat Kiin Jamac -My love
3:30
Kiin Jamac
Рет қаралды 20 МЛН
CABDIKARIIN YARE | REMIX ANA WAAN GURXAMAYAA | SOMALI MUSIC VIDEO 2021
5:03
SAKARIYE KOBCIYE & XAMDI BILAN MADAXAA I FURAN GALMUDUG 2021
4:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
Ах как прекрасно
0:17
Флюр Хафизов
Рет қаралды 29 МЛН
ЖЕСТКИЙ ШАПАЛАК👋
0:33
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 179 М.
family is everything 🥺❤️ #shorts
0:16
Pop it GO
Рет қаралды 16 МЛН
🤣🤣❤️
0:26
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 2 МЛН