Burburkii Yuh***da Ayaa Soo Dhawaatay┇Mufakir Sh C/Rahmaan Bashiir.

  Рет қаралды 328,025

Daarul Kheyr

Daarul Kheyr

9 ай бұрын

✔ Fadlan Subscribe garee ✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid Walal
#DaarulKheyr
#Subscribe
#Like
#shjabuuti
Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
Nagala Soo Xidhiidh
_______________________________
daarul.kheyr908@gmail.com
🔗Instagram:- / daarul_khayr
🔗 Facebook:- / daarulkheyrtv
🔗 KZfaq:- / daarulkheyr

Пікірлер: 127
@HuuMister-dd4pt
@HuuMister-dd4pt 9 ай бұрын
illaah ha burburiyo yahuuda amiin amiin amiin..insha allaah
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 9 ай бұрын
Maasha allaah illaahow ugargaar walaaleheen muslimiinta ah ee falastiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@ahmedmohamedabdi8814
@ahmedmohamedabdi8814 9 ай бұрын
Alle ha jabiyo yuhuuda aamiin
@SaaxiibkaDaaciyaasha
@SaaxiibkaDaaciyaasha 9 ай бұрын
Inta Jecel Guusha Falastiin like Saara❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 9 ай бұрын
وَمَكَرُواْ وَمَكَرَ ٱللَّهُ ۖ وَٱللَّهُ خَيْرُ ٱلْمَٰكِرِينَ
@khayr_k85
@khayr_k85 9 ай бұрын
Illahy falstin guusha ha siiyo yuhuud illahow adunka laga waya dhulka allha lagoooyo
@daariq8798
@daariq8798 9 ай бұрын
Wan ka helaa sida wax u Kala dhig dhigto iyo sida aad qodob walba aad meeshiisa ugu tagto 💯🙏🏼
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 9 ай бұрын
ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ILLAAHOW FALASTIIN DHIBKA KASAAR YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭
@Haarkujoog114
@Haarkujoog114 9 ай бұрын
Guuuulayso wll shekh cabdiraxmaan bashiir.🤝 In sha Allaah Falastiiin Oo xor ah dhamaan iyo Israil oo bariga dhexe laga waayo
@aminahyusuf4959
@aminahyusuf4959 9 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين يا رب العالمين 🤲🤲🤲
@user-ty2lv5sw6f
@user-ty2lv5sw6f 9 ай бұрын
Allaahu akbar illaahayow falastiin ugar gaar oo guusha sii iyo muslimiinta yuhuuda allow jabi oo dhulka lagoo
@khalid5318
@khalid5318 9 ай бұрын
Allah Ha jabiyo yuhuuda
@maryanhaji1053
@maryanhaji1053 9 ай бұрын
Masha’ALLAH Ya Shaikh Abdirahman ALLAH hanokaxafido wilkeyga Abdirahman ALLAH ayalehe igusoducey in uu noqdo Adiga oo kale Cilmi,Caqli iyo dhanwalba ❤❤❤ and ❤❤❤❤❤❤
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 9 ай бұрын
Allaaaaahu akbaaaaaaar Rabooow muslimiinta ugargaar flstn guul.🌳🤝🤝🤝🌳
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 9 ай бұрын
Yuhuud waa jabkoodii ilaahy ha u hiiliyo walaleheen shacabka iyo caruurta lalynayo ilaahy haka ilaaliyo hubkaa qatarta laladhacayo ilaahaw muslimiinta midee ilaahy quwad sii ilaahow guusha adaa haya
@MohamedAbdiAhmed-cr8bi
@MohamedAbdiAhmed-cr8bi 4 ай бұрын
Amein ya basiiru
@aminahyusuf4959
@aminahyusuf4959 9 ай бұрын
مشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك في كل خير يا عزيزي
@fiidowmrk
@fiidowmrk 9 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 9 ай бұрын
Ilaahy haka raro muslimiinta korkooda ilahoow phalastiin usoo celi nabadoodi
@MrSamow-nc5nn
@MrSamow-nc5nn 9 ай бұрын
الله hanoo kaa xifdiyo Shiikhanaa Al Faadil
@nathra7351
@nathra7351 9 ай бұрын
Ninkani. Waa dhab Waana aqoonyahay u xogogaal ah arinta Israel iyo palestine
@aminanasrafarah6093
@aminanasrafarah6093 9 ай бұрын
Maasha allaah sheekh jizaakallaah khayr
@jacfarshafici1155
@jacfarshafici1155 9 ай бұрын
Alla ha jabiyo israa iil
@mohamedcawil7591
@mohamedcawil7591 9 ай бұрын
Alle ha barakeeyo shekheena
@nimosuleiman
@nimosuleiman 9 ай бұрын
Allah ha badoyo oo ha u hiiliyo reer Palestine🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴
@24Sevendays
@24Sevendays 9 ай бұрын
Ilaahayow Yahuda baabi'i.
@sowdacabdimanogto123
@sowdacabdimanogto123 9 ай бұрын
Amiin❤❤❤
@IsmaaciilCabdi-oj9mu
@IsmaaciilCabdi-oj9mu 9 ай бұрын
اللهم انصر إخواننا فلسطين وهزم أعداء الإسلام والمسلمين ءامين ءامين يالله يا الله يا الله
@ShuuriyeBarre-bl8ty
@ShuuriyeBarre-bl8ty 9 ай бұрын
Allow run kadhig wallaahi aniga marhore ayaan sheegay yahuud ineey u dhamaatay
@Hanna13717
@Hanna13717 9 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🤲
@Fatmamusdhaf-ml4is
@Fatmamusdhaf-ml4is 9 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين
@mohamedosmanragueh7098
@mohamedosmanragueh7098 9 ай бұрын
Allahu akbar
@caynashejama4561
@caynashejama4561 9 ай бұрын
Ilaahay haburburiyoyuhuuda aamiinaamiin
@user-sr4sc4dp7f
@user-sr4sc4dp7f 9 ай бұрын
Jasaakalh yhuud waakguysny
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 9 ай бұрын
اللهم أنصر اخواننا الفسطين
@maryanyusuf9104
@maryanyusuf9104 8 ай бұрын
Yahuuda ale hajebiyo guul guulfalastinguul
@adowmohamed2144
@adowmohamed2144 9 ай бұрын
History repeats itself
@afsax4694
@afsax4694 9 ай бұрын
Shugran sheekh
@nafisokadiye5939
@nafisokadiye5939 9 ай бұрын
Alhu akbar
@sophy20233
@sophy20233 9 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم❤
@NimcoJamaal-ft5ig
@NimcoJamaal-ft5ig 9 ай бұрын
Ilahow baabiii yahuuuuuuuuda aaamin aaamin
@fadumokheire742
@fadumokheire742 9 ай бұрын
Allaa u gargaar walaalaheen Falastiin.
@OsmanNurrow-xk7ik
@OsmanNurrow-xk7ik 9 ай бұрын
Allahuma ansur almujahidina fikuli makan
@user-hk2bi5wv5j
@user-hk2bi5wv5j 9 ай бұрын
اللهم انصر لاخواننا المسلمين في كل مكان اللهم انصر لاخواننا الفلسطينين اللهم آمين 🤲🤲🤲 Allow Nabi yahuda
@yuusufxaaji6291
@yuusufxaaji6291 9 ай бұрын
Inshaalaa
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 9 ай бұрын
Thanks shiikh
@user-xo8ly3vp3o
@user-xo8ly3vp3o 9 ай бұрын
اللهم انصر إخواننا في فلسطين المحتلة
@Mk7efootball23
@Mk7efootball23 9 ай бұрын
Alahuma awooda lehow caawi muslimiinta QASA
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 9 ай бұрын
Adeer waxad soo baartaa dhul gariirka cida samaysaay ama ka danbaysay ani waan yaabaay marhore Allaah yahuuda iyo nasaaro anaga qabo 😢
@KiinAli-yp8mn
@KiinAli-yp8mn 9 ай бұрын
Allaha jabiyo yahuud nacalad haku dhacdee nijaazta
@nuurciise7742
@nuurciise7742 9 ай бұрын
Waqtigoda waa dhamadey yahuda💯
@HassanAbdirahman-bn8rw
@HassanAbdirahman-bn8rw 9 ай бұрын
Allah Akbar
@XAQSOORMEDIA
@XAQSOORMEDIA 9 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@saynab2031
@saynab2031 9 ай бұрын
Insha Allah illahoow burbuekeeda kadhig
@recwegureh8622
@recwegureh8622 9 ай бұрын
مشاءالله تبارك
@Idrissismail-ty2tz
@Idrissismail-ty2tz 8 ай бұрын
@Idrissismail-ty2tz
@Idrissismail-ty2tz 8 ай бұрын
5:57
@ikrammohamed4618
@ikrammohamed4618 9 ай бұрын
اللهم انصر فلسطين
@AbdijabarHassan-bd5io
@AbdijabarHassan-bd5io 9 ай бұрын
Hafidahulaah
@user-st5ze3nz6q
@user-st5ze3nz6q 9 ай бұрын
🤲🤲🤲☝️☝️
@TARBIYATALEEM
@TARBIYATALEEM 9 ай бұрын
استغفرالله
@osmansidowabdulle9220
@osmansidowabdulle9220 9 ай бұрын
First
@adenbisharahmed7265
@adenbisharahmed7265 9 ай бұрын
m.a sheekh
@SucdiAxmed-ps4qe
@SucdiAxmed-ps4qe 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤guul
@muminamumin17
@muminamumin17 9 ай бұрын
Asc allahakuxafido
@user-bb1gk7nx4r
@user-bb1gk7nx4r 9 ай бұрын
اللةاكبر باركلةلك
@NaimoNaimomahmed-wh5ie
@NaimoNaimomahmed-wh5ie 9 ай бұрын
Alow falastiiin ugargaar😢
@moussahassan7177
@moussahassan7177 9 ай бұрын
Yaa illaahay you see what is happening in qaza you see the pressure has on Palestinian people . Yaa illaahay let them succeed against kufaar America and yahuud
@horemari.nafta1
@horemari.nafta1 9 ай бұрын
فلسطين ربي معهم لا ابالي مما يقولونه اهل الغرب
@ZawAung-jr4fv
@ZawAung-jr4fv 9 ай бұрын
❤🇯🇴❤
@hooyoabraar
@hooyoabraar 9 ай бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴
@abdihakiimfarzamo3295
@abdihakiimfarzamo3295 9 ай бұрын
Allh tirtiro
@amerpoh9694
@amerpoh9694 9 ай бұрын
Allah falastin hau gargaro
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 9 ай бұрын
💪💪💪💪💪🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼💪💪💪💪💪💪🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇸🇴
@haweeyadiirye26
@haweeyadiirye26 9 ай бұрын
Huuda alee dhulka hala gooyo
@SuadAbdulahi
@SuadAbdulahi 9 ай бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@user-df3ru2fb3x
@user-df3ru2fb3x 9 ай бұрын
ayo maz
@horemari.nafta1
@horemari.nafta1 9 ай бұрын
لن نترك ارضنا شبرا
@CalimaxamedSomow-nt6ry
@CalimaxamedSomow-nt6ry 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ 😮😮😮
@SiraadXasan-fi6qj
@SiraadXasan-fi6qj 9 ай бұрын
M
@maan8746
@maan8746 9 ай бұрын
Shacabka falastiin ayagoon wax galabsan ayaa isbuuc laduqeeyay lkn quluubta shacabaha aduunka ayee kasbadeen xitaa shucuubta gaalada ayaa taageersan
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 9 ай бұрын
Ilbaxnimo malahan waxa caruurta gumaadaya
@SiraadXasan-fi6qj
@SiraadXasan-fi6qj 9 ай бұрын
A
@QadarLegend
@QadarLegend 9 ай бұрын
V
@MohamedAbdiAhmed-cr8bi
@MohamedAbdiAhmed-cr8bi 4 ай бұрын
Ha dhacdo israel
@haweeyadiirye26
@haweeyadiirye26 9 ай бұрын
Falastin alee how hiiliyo
@user-dm7nb4yt8s
@user-dm7nb4yt8s 9 ай бұрын
That is realy
@QadarLegend
@QadarLegend 9 ай бұрын
😅 0:47
@NimoIdriss
@NimoIdriss 9 ай бұрын
War adigu aamus ninn Mathid
@Sooyalka
@Sooyalka 9 ай бұрын
Nagu soo biir bogan kale ☹️
@barrelyrics3811
@barrelyrics3811 9 ай бұрын
Somalidana dahir alasow iyo kabtan ayuub baa wax qoraa waa jabnay 😂😂😂😂😂😂
@queennatasha7561
@queennatasha7561 9 ай бұрын
Alla 😂😂😂😂ina adeer qoraa maad noo noqan Saad jabka nooga ilaaliso😂
@horemari.nafta1
@horemari.nafta1 9 ай бұрын
وعد بلفور بلفور الدي اسكنهم ارض فلسطين هو بريطاني
@AbdullahiGuchi-ih6nb
@AbdullahiGuchi-ih6nb 8 ай бұрын
O Ck
@TheActualHonestTruth
@TheActualHonestTruth 9 ай бұрын
Ghulibti rum
@BashirYahiya-br4gw
@BashirYahiya-br4gw 9 ай бұрын
BBC HAUSA
@user-sm2ug7lq5o
@user-sm2ug7lq5o 8 ай бұрын
Alaw.babi
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 9 ай бұрын
Caaaaaaaaac badan shiiq aan ka liidan Israel ma moodaa inuu shiiqu yahay ruux fiican Adigaa ka xun sahyuuniyada
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 9 ай бұрын
ALLE RUNTAA JECELEE CILMI BUUU HAYAAA CAR II SHEEEG NIN SIDA SH ABDIRAHMAN AH OO INTUU SIDAA WAX U AKHRIYO SIDAA UU KALA DHIGDHIGAYO CAR INTAAD MEDIA SOO ISTAAGTID DOOD CILMI DIIN IYO MAADI LA GAL
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 9 ай бұрын
@@mohamedabdirahman5840 cilmi aan kaa reebin xumaha cilmi miyaa cunfiga iyo xaqdiga dalkeena iyo dadkisa uu ku hayo kaas miyaa shiiq ah
@Ayaanle-Ahmed3339
@Ayaanle-Ahmed3339 9 ай бұрын
abti caadi iska dhig malaha muslim caadiya ayaanad ahayne
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 9 ай бұрын
@@Ayaanle-Ahmed3339 muslinimada ma mid afka ah ayay kula ekaatay sidaado kale mise ruuxan dhaqankisu yahay Sidaan arkay ayaa aabaha ah waayo cunfigiisa ha sheegin miyaa islaamka ma u gafi ksro qof kale
@faadumocabdi8251
@faadumocabdi8251 8 ай бұрын
Asc
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 9 ай бұрын
War waxaan beenaale weeye waa faataa baq wixiisu
@GahnugAddour
@GahnugAddour 9 ай бұрын
Aqoon ku dood Niyow , sidii afagaar-kaad u hadlaysaaye
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 9 ай бұрын
ALLE RUNTAA JECELEE CILMI BUUU HAYAAA CAR II SHEEEG NIN SIDA SH ABDIRAHMAN AH OO INTUU SIDAA WAX U AKHRIYO SIDAA UU KALA DHIGDHIGAYO cajiib
@abdigah5364
@abdigah5364 9 ай бұрын
KKKKKKKK waar maxaad shubaysa ma qaxa iyo hoogga iyo kabash-kabashta ay Xamaas u horseeddey naagaha iyo Qaza ayaa dawladda Israel iyo xuduudaheeda iyo ciidamdeeda wax ka beddelikara . Xataa boogaagta aad haysato ayay ku qorantay in ilaahay dhulkaas reer nebi Israel ( nebi Jacob ) dejiyey واذ قال موسي يا قومي ادخلوا الأرض المقدسة التي كتب الله لكم . Aayad kale : و هزموهم بإذن الله وقتل داؤد جالوت ولو لا دفع الله الناس بعضهم ببعض لفسدت الأرض . Sheekhna waad sheegataa waxaana iska cad inaad been , xasad iyo nifaaq ku nooshay . Ma kabash-kabashta naagaha iyo xamaas ayaa kaala xoog badan ballan ilaahay ( الأرض المقدسة التي كتب الله لكم ) iyo ciidanka Israel ee isku ladhan . Wejigana dhulka la dhacda si ay barta madow ee nifaaqo wejiga uga muuqato . Xaaladda Qaza iyo Xamaas waxay maraysa Dhubuqdhuq-Hore Dhabanna-Hays Dambe ayay Leedahay
@nasriina3355
@nasriina3355 9 ай бұрын
Reer banii israaiil sheekadooda waxay kasoo bilaabatay nebi yacquub ilmihii uu dhalay ee 12 wiil ahaay waana sax inay baytul maqdis ay daganaaye3n ee kahor nebi yacquub yaa daganaa dhulkaas soo baar adigaa xaqiiqda ogaan donee,. Mida kale ma israaiilka hore iyo kuwa hadda ayaa isku mid ah ?
@abdigah5364
@abdigah5364 9 ай бұрын
@@nasriina3355 Waa suaal rakhiis ah Somalia yaa deganaa intii aan somalidu soo degin ? Dhulka Israel deggentey ciddii ka horreysey oo la odhanjirey Kancaaniyiin ilaahay ayaa ka eryey markuu yidhi Israel Masar ka guura oo qabsada dhulka aan idiin qoray . Haddii aanad quraanka akhryikarin qof yaqaan ha kuu akhriyo sheekada quraan iyo Towraadka iyo injiilka ku qoran " واذ قال موسي يا قومي ادخلوا الأرض المقدسة التي كتب الله لكم " Ma ilaahay ayaa ballinkiisa ka baxaya oo dhulku yidhi waan idiin qoray kaga noqonaya reer bani Israel . Cidda markii hore deggeneed kancaaniyiin la odhanjirey waxa loo eryey jahada Israel waqooyi ka xigta ee immika la Lebanon , Syria iyo Turky
@abdigah5364
@abdigah5364 9 ай бұрын
@@nasriina3355 Seddexda diimood ee la yidha waa isku Ehlu Kitaab ( Islam , Christianity , Judaism الإسلام المسيحية واليهودية ) Midna kuma taal wax Falestiin la yidha oo seddexduba dhulkaas Israel ayay kaga hadlayaan lkn Qaza wax ka sheegeen in qolo cawaam ah oo marna nin Jaaluut la yidha oo cawaam ah hoggaamiyey degenaayeen . Jaaluutna sida seddexda diimood ku cad waxa wadhaf ku dilay nebi Daoud oo carruur oo markuu weeynaadey ilaahay isugu daray nebinimo iyo boqornimada Israel
@Ayaanle-Ahmed3339
@Ayaanle-Ahmed3339 9 ай бұрын
yuhuudii hore iyo tani iskumid maaha markaa abti maanta waxooga waxba kama jiraan, islaamkuna waa isla hal guri
@abdigah5364
@abdigah5364 9 ай бұрын
@@Ayaanle-Ahmed3339 Diinta Yuhuudi haysato haddii ay qalad tahay iyo hadday saxanyihiinba Islaamku waa Kopi lagu canjilayey Towraat-ka ay Yahuudi haysatay. Haddaba si fiican uma kopy-gareen qoladii Islaamka bilowday ee waxay ku dhex-walaaqeen dhaqanmo liita oo marka hore ay reer miyaga Carabtu haysteen . Haddii ayna dhaqankooda ku daran waxa ahaan-lahayd wax macquul ah
@musemuse1507
@musemuse1507 9 ай бұрын
Maxaa Arab idinka galay ayagaba idiinma danqadaane
@sawdoosman6078
@sawdoosman6078 9 ай бұрын
Muslinimo haday xubin ka mida dhibtooto way I dhibee
@halimoali2774
@halimoali2774 9 ай бұрын
Asc walaalo xalada falastiin ma,aha mid carbeed waxalad muslim
@faridaaxmed4863
@faridaaxmed4863 9 ай бұрын
Carab inta dhaaftay islaamka dhaaftay bay humanityga mareysaa caalamka lama socotid miyaa bisinkee😮
@GahnugAddour
@GahnugAddour 9 ай бұрын
​@@faridaaxmed4863 Waa dad-ka iska nool ee ha warcellin .
@Ayaanle-Ahmed3339
@Ayaanle-Ahmed3339 9 ай бұрын
waa muslim falastiin markaa muslimku waa isku hal qof
@mohaabdi6137
@mohaabdi6137 9 ай бұрын
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН
Quraanku Sidee Aqliga U Dhisa┇► Sh Mufakir C|Rahmaan Bashiir
27:39
NETANYAHU OO LAGU GOOBTAY | HIZBOLLAH OO 100-GANTAAL KU GARAACDAY
12:51
Sheikh Abdourahman Bashir - Jacaylku manaqonaya xal ?
32:16
Islam Djibouti
Рет қаралды 482 М.
20 sanno ka hor ayuu dhakhtarku igu yidhi waad dhimanaysaa.
39:57
MM Somali TV
Рет қаралды 116 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН