Sheikh Abdourahman Bashir - Khaladada (reer galbeedka) Quraanka ayku sheegaan

  Рет қаралды 41,453

Islam Djibouti

Islam Djibouti

6 жыл бұрын

Khaladada (reer galbeedka) Quraanka ayku sheegaan

Пікірлер: 26
@mohamedhashi1860
@mohamedhashi1860 6 жыл бұрын
Asc Sheikh Abdirahan Bashiroow aniga iyo dhalinyaro saaxiibadey ah oo muqdisho joogto waxad badashay SIDA AAN U FAKAREYNAY oo dhan wad shaqadad ummada u hayso ALAAH yashraf calayk
@daahirmacalin5776
@daahirmacalin5776 Ай бұрын
Masha'Allaah sheekh Abdirahman ajar Alle hakaa siiyo sida aad xaqa u faafinayso
@feiswalsalim2117
@feiswalsalim2117 14 күн бұрын
swalualarasulu muhamad alahiwasalim taslim
@mohazat5009
@mohazat5009 6 ай бұрын
Sheikhow qof saxaabada cayaya muslim maha walahi
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 4 жыл бұрын
Sheikh abdirahman jazakullah kheeyran. Muslimka manta joogo dhaqankiisa run ka sheegtay waa labo wajiiliyal waye waxkasto ka xadlaan laakiin ku jirto.
@amishaahmed9164
@amishaahmed9164 5 жыл бұрын
Jazakallah sheikh ♥️♥️♥️❤️❤️
@mohaahmed2203
@mohaahmed2203 6 жыл бұрын
Masha allah shiikh allah haka abaal mariyo baraarajunta umada islaamka ajar iyo xasanaad allah haka siiyo
@dal-wanaajetv8679
@dal-wanaajetv8679 6 жыл бұрын
Sheekh Abdirahman Bashir Allah haku dhawro waxaad tahay macalinkayaga Nolosha iyo cilmiga
@moahmed8061
@moahmed8061 6 жыл бұрын
Masha Allah, Ilaahay haku xifdiyo Shiikh Cabdiraxmaan Bashiir. Ilaahay hanaga dhigo kuwii ka digtoonaadaa arimahaan soconaya.
@hafsasuleiman8270
@hafsasuleiman8270 2 жыл бұрын
Shiekh Allah kuxifdiyo
@guulaangodgal4013
@guulaangodgal4013 6 жыл бұрын
Ilaahay ha xifdiyo sheekha
@hafsasuleiman8270
@hafsasuleiman8270 2 жыл бұрын
Maansha Allah
@ubahdahraan5946
@ubahdahraan5946 6 жыл бұрын
MashaaAlaah sheekhunaa jasaaka Laahuhu qayr
@muhanadabdi8956
@muhanadabdi8956 5 жыл бұрын
Man SHA ALAH
@abdullahihiis8302
@abdullahihiis8302 3 жыл бұрын
Amcha Allah
@sameeraabdi3635
@sameeraabdi3635 5 жыл бұрын
Jzk Allah
@ahmedmahat2165
@ahmedmahat2165 6 жыл бұрын
Masha Allah our Able Sheikh May Allah protect you always I really appreciate your hardwork حفظك الله يا شيخنا
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 4 жыл бұрын
Sheikhan hadaan garanay magaalada uu daganyahay waan uguuri lahaa sii caruurtayda masjidkiisa iigu xidhman.
@cabdikariimalcaddaala3769
@cabdikariimalcaddaala3769 4 жыл бұрын
Toronto ayuu daganyaha
@naseexochannel3147
@naseexochannel3147 4 жыл бұрын
Subxaana rabiii
@arabjama6661
@arabjama6661 6 жыл бұрын
Asc shiqa barnamijyadii ramadadan away intee la aday waan weynay sanad kaan
@mohamedabdi7059
@mohamedabdi7059 6 жыл бұрын
Arab Ali Jama page-kiisa facebook ayaa ka helee ilaa dhoowr barnaamij sxb
@saynab2031
@saynab2031 6 жыл бұрын
Mohamed Abdi wall Facebook kiisa noo sheeg
@mohamedabdi7059
@mohamedabdi7059 6 жыл бұрын
Saynab Diiriye walaal Cheick Abdourahman Bachir ayuu ku soo galaa waana page ee raadi halkaa ayaad qoraalo iyo muuqaalaba aad ka heliye
@HassanMohamed-hy9so
@HassanMohamed-hy9so 5 жыл бұрын
Jawaabta kan dhahaayo bashariyatul quraan nabigaa sameeyey قوله تعالي ولو تقول علينا بعض الاقاويل لاخذنا منه باليمين ثم لقطعنا منه الوتين
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 70 МЛН
Sheikh Abdourahman Bashir - Suratul Al-Insan 1 - 9
55:35
Islam Djibouti
Рет қаралды 14 М.
Sidee loola dhaqmaa Waqtiga Fitnooyinka | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
56:05
Muslimiinta Qurbaha Ku Nool ~ Sh Abdirahman Bashir
1:20:50
Tazkiyah Network
Рет қаралды 50 М.
Jiritaanka Rabi (Diinta Iyo Cilmiga) || Sh A.Bashir.
1:18:36
Horizon
Рет қаралды 15 М.
Sheikh Abdourahman Bashir  - Shakhsiyada Nabi Maxamad scw
56:33
Islam Djibouti
Рет қаралды 39 М.
Sh Abdirahman Bashir | islaamiyiinta iyo dowlada cusub
1:57:39
Guul Media
Рет қаралды 12 М.
Sheikh Abdourahman Bashir  - Xeeresha Raaxada Nafta
39:46
Islam Djibouti
Рет қаралды 46 М.
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН