BUUNDO: EP 2 | Cabdalla Sh. Axmednuur | CFO Hormuud

  Рет қаралды 44,219

Mohamed Omer

Mohamed Omer

Жыл бұрын

BUUNDO: Season 1, Xalqadda 2aad.
Waxaan kula sheekaysanaynaa Cabdalla Sh. Axmednuur, Madaxa Maaliyadda ee Hormuud. Cabdalle marka hore waxa uu xalqaddan innagula wadaagayaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan suuqa shaqada.
Intaas kedib waxa aan kala sheekaysanayaa suuqa shaqada ee Soomaaliya, fursadaha ka jira, caqabada ku horgudban dhallinyarada shaqo raadiska ah, waxyaabaha ay shirkahada waaweyn sida Hormuud ay uga baahanyihiin dadka shaqo-doonka ah iyo waxyaabo kale.
Marka ka bogato, kusoo biir Channel-keenna, Muuqaalkana lasii wadaag saaxiibbadaa.
Waxaa soo saaray ASTAAN TV.
COURSE-KAYGA : courses.mohamedomer.com
FACEBOOK :: / mooinspires
INSTAGRAM : / mooinspires
WhatsApp: +252 63 4455194

Пікірлер: 67
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Жыл бұрын
CFO = Chief Financial Officer 😊
@Maandhoore
@Maandhoore Жыл бұрын
Madaxa maaliyada
@yusufbotaan8870
@yusufbotaan8870 Жыл бұрын
​@@Maandhoore❤❤❤
@sadiaabdalla6107
@sadiaabdalla6107 Жыл бұрын
Thanks ustad wllhi wax badn kala dhaxbaxay casharada shukrn inbdn casho xulasho ah
@fahadaliii5897
@fahadaliii5897 Жыл бұрын
Walaal Mohamed Omar iyo walaalahaan kaleba ee barnaamijkaan aqbalay Abaalkiina janno allaha ka yeelo koleey saameynta uu dadka qaar ku yeelanaayo barnaamijkaan ma ahan mid aad idinka dareemi kartaane balse waa fursad aad idinkaba jeclaan leheydeen shalay inaad heshaan inaguse maanta aan si bilaasha ku heleyno alxamdulillaah se
@abdihakiinfaysal
@abdihakiinfaysal Жыл бұрын
22.28 xaqiiq walahi aniga ahaan 3400$ ayaa 3m$ ku lahaa sababtuu dadgdaa uu shegay ayay ahayd khayr alle ha siyee👨‍🏫
@safasahal9708
@safasahal9708 Жыл бұрын
Masha allah ustaad mahadsanid varnaamij muhiima waaye runtii halkaa ka wad
@najuurn6619
@najuurn6619 Жыл бұрын
M.a m.a wll jazakalah macluumad muhiim ah aya sogudbisay vary important
@axmedlaki1
@axmedlaki1 Жыл бұрын
ustaada mohamed Omar barnaamij wnaaagsan ayaa heeysaa hore u sii wad Lagend 🫡
@raadsanreeb
@raadsanreeb Жыл бұрын
Waa Fikrad aad u fcn Barnaamijka Buundo iyo Fursad Jiilki soo kacaayo (intooda Waxtarka leh) isku baran karaan, Shirkadihina Shaqaale ku haboo ku heli karaan. Allaha kaa abaalmariyo Ustaad Maxamed Cumar. CFO. Cabdalla waa Nin Habfikirkiisu saxan yahay, ee isla Caawaba aan calaameeysano, Cilmigiisa iyo Caqligiisaba aan ka faa'iideysano in sha Allah.
@abdishakursuleyman3347
@abdishakursuleyman3347 Жыл бұрын
Jazzakallah wll mahamed omar wax badan baan ka faaiday runtii ❤
@dr.mahmoudmohammad2801
@dr.mahmoudmohammad2801 Жыл бұрын
Ugu horreeyn waan bagaadinayaa barnaamijka, martida iyo tabiyaha. Waxaanse aad uga xumaaday isticmaalka xaddhaafka ah ee afka qalaad (English). Baro afka qalaad waliba si fiican, laakiin kuma qasbanid inaad marwaliba isticmaasho adiga oo is leh muuji murqahaaga aqooneed iyo waayo aragnimo. SOOMAALIDA AF-SOOMAALI KULA HADAL. Mahadsanidiin
@4xfun563
@4xfun563 Жыл бұрын
Big deal maahan. English waa luqada calamka dhan isku fahmo. Ani kalmado badn jira Somali ku aqon, English ku shega. Igama ahan faan. Negative ha u fasirin wax an big deal ahen
@rayaanxusen3238
@rayaanxusen3238 Жыл бұрын
Thanks ustaad
@filsanjamac9553
@filsanjamac9553 Жыл бұрын
Barnaamij aan wax badan sugaayay masha Allah wll Mohamed Omar barnaamij yadaan ookale soo badi😊
@raxmoshiikh3250
@raxmoshiikh3250 Жыл бұрын
Illaahay ha ku barakeeyo
@Bogasho1
@Bogasho1 Жыл бұрын
La so dhakhso ustad maxamed cumar😮
@cabaazjanno3354
@cabaazjanno3354 Жыл бұрын
I have to thank you , thank you mohamed cumar , runtii waa markii igu horeesay aan comment kadhiibanayo barnaamijkaaga, waan ku faraxsanahay dareenkayga farxadeed maaha mid aan koobi karo , balse qodobo muhiim ah baad soo qaadatay oo maskaxdayda wax kusoo kordhiyay, mahadsanid 💯❤️
@cilmiiyoxikmad1406
@cilmiiyoxikmad1406 Жыл бұрын
Waxay shirkaduhu shaqaaleeyaan qof ay wax ka helaayaan oo wax ku birinaya, ama ay u bareereen in ay asaga wax ku biiryan kaliya, waxaan filayaa in aad ila fahamteen. Yacni, ninki qada heystey quraac ugu daraan ama waa beeshooda, baryo iyo naxariis ma jirto.
@4xfun563
@4xfun563 Жыл бұрын
Waaba se tahay ee calamka dhan sa ushaqeya. Qof waxba so biirineen cidna ma rabto
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 Жыл бұрын
Allah ha idinka abaal Mariyo Dhiirigalin iyo rajo galin fiican ayaaad wadaaan Lkn Hal dhaliil maxay dadka wadankiiii jooga kuwooda ugu badan o waliba wax bartay ay Afka somaaliga iyo Enlishka isku walaaqayaaan ? Dadkeena qurbaha jooga la garay oo nuqsaaan iyo liidnimo
@Maxamed-rb4ih
@Maxamed-rb4ih Жыл бұрын
Barnaamij Tayo laeh❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CaptainDucaysane
@CaptainDucaysane Жыл бұрын
Warranty Rabnaa xalqadan zxp
@user-gz7ui9vj7w
@user-gz7ui9vj7w Жыл бұрын
Hal erey hal english hal erey hal english ya rabi 😩
@user-ez4ug7ng2u
@user-ez4ug7ng2u Жыл бұрын
Mansha allah👍🏾👍🏾
@Nitaayaanofficial
@Nitaayaanofficial Жыл бұрын
Atleast i got one idea thnks!
@aliabdirahman9873
@aliabdirahman9873 Жыл бұрын
Yes sirrr we can't wait
@abdirahmanmowlid2545
@abdirahmanmowlid2545 8 ай бұрын
Waa in shirkadu qofka waqti sanada ku shaqaysataa ilaa uu experianc noqonayo
@guuleed9980
@guuleed9980 10 ай бұрын
Guul
@drahmedabdikadir7707
@drahmedabdikadir7707 Жыл бұрын
Maxamedw zxp no so badi
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 Жыл бұрын
Aduunka Dhirigalinta iyo waxyabahas Xasaasiyada kaqaada illhay amaarki waa necbahy 😂😂
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
M,a❤
@user-jn4dj4ug4u
@user-jn4dj4ug4u Жыл бұрын
m.a❤
@liibaanshaaciye9918
@liibaanshaaciye9918 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@user-ts4kd2in1y
@user-ts4kd2in1y Жыл бұрын
Mohamed omar aad baad umaHadsanTahy runtii barnamijkaan waa mid faa’ido uleH dhalinyaraDa suuqa soogaleysa haday noqoto kuwo investement sameYnaYa. Barnaamijka BuuNDo wAxaan jeclaan laHaa inuu sii socdo uu san istaagin si xogbadan aan oga Faa’idno👍
@AliOsman-ig2jb
@AliOsman-ig2jb Жыл бұрын
wan WADA sugeynaa ustaadi
@Updisameddd
@Updisameddd 10 ай бұрын
Experience
@rashidafarah3220
@rashidafarah3220 Жыл бұрын
Afsomali wax kaste kusheega xita tirada
@Ali-rm6sv
@Ali-rm6sv Жыл бұрын
I.a mudane dhiirageliye
@abdilahicabi
@abdilahicabi Жыл бұрын
Waxbadan baan ka faa'iday waxbadan oo ka mid ah weedhaha abdalla qarkood baan ku fikirayey wuuse iisii iftiimiyay khayr alle haka siiyee barnamijka intisa hore waxan qabay in shaqo qaraabo lagu helo inan dhagaystana maan rabin lkn qaybihiisa dambe aragti taas ka duwan baan ka qaatay barnaamijka waxna wan ka fa'iday maxamed omar mahadsanid bro
@salmanoska439
@salmanoska439 Жыл бұрын
M.a Sidas howsha uwada dhalinyarada haladgiragaliyo
@abiibbeddel9625
@abiibbeddel9625 Жыл бұрын
Mansh Allah . Lkn ustaad mahamed waxad noo badisaa dadka ganacsatasa ah ninkam waa shaqaale
@justdoitmc2438
@justdoitmc2438 Жыл бұрын
NINKAN HORMUUD NINKA SHAREKA UGU BADAN KULEH AYAA DHALAY SXB EE MAAHA SHAQAALE
@saedahmedessa9204
@saedahmedessa9204 Жыл бұрын
Waa barnaamij wanaagsan waan bogaadinayaa mohamed omar iyo teamkiisa lkn xilqadii hore ayaa ka nuxur badnayd xilqadan Oo waxyaabo Badan oo waayo Aragnimo ah ayaa tii hore laga dhaxlayay lkn tan waxaad moodaa walaalka barnaamijka ka qayb qaadanyaa inaanu su aalaha sidii loo baahnaa uga hawaabayn marwalbana isticmaalyo erayo english ah oo laga yaabo dhalinyaro badani inaanay fahmk karin amaba khalkhal gelin karta fahmka mowduuca uu markaa ka hadlayo
@sharifmohamed1462
@sharifmohamed1462 Жыл бұрын
😮
@zakariyeabdihussein5831
@zakariyeabdihussein5831 Жыл бұрын
Buundowlbo dhar cusub so xidho waxay ka qayb qadanaya videoga in u xiiso no yesho mhdsanid 😊
@SOMALIQUIZ2023
@SOMALIQUIZ2023 Жыл бұрын
Wll cashiro aayahaaga mustaqbalka wax badan kugu soo kordhinayaa ayaa meesha laga wadaa adna labis baad ku mashquulsan tahay ka gudub nooh thanks.
@mariaabdilahi721
@mariaabdilahi721 Жыл бұрын
Xalqadan uu a.lahi fadhiyo astan tv ayan haben ka dawaday in yar wana weysana xalqado dhamestiran. Btw side loga so xaadiri kara xalqadahan.
@mahatabdullahi8586
@mahatabdullahi8586 Жыл бұрын
Maxamed curow sxb sare masugi kari
@user-kq5kh4qh2j
@user-kq5kh4qh2j Жыл бұрын
Barnaamijyadan haddii bulshada loo badiyo waliba dhalinyarada waxay caqabado badan oo dhinca shaqada ay xal u helaan si ay qibrad ugu faiidaan suuqa shaqo
@KAFTANLOWGA_10
@KAFTANLOWGA_10 Жыл бұрын
22:30
@ikran3498
@ikran3498 Жыл бұрын
Plz ustad barnamij fcn waye wlhi Waxan wax ka ogaday fikirka dalkena ka jiro
@sadiaabdalla6107
@sadiaabdalla6107 Жыл бұрын
Ustd waaba sugila ahymahdsnid inbdn
@ahmedyareyes7310
@ahmedyareyes7310 Жыл бұрын
runti waa arrin muhiim ah lkn ninkan hadalkiisa waa igu socon waayay waxaa u ku milmay luuqad shisheeye bal u fiirso
@raxmoshiikh3250
@raxmoshiikh3250 Жыл бұрын
Mahad sanid ustaad
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Suuq hudheydaba suuq waaledahay jabuti yaa kamaqlay toban caruraa leyahay shaqalana gurigey wuu ubahanyahay bidaqo cajib ceriya cidkasto kadib shaqalo inaubahantahay naadi
@kimpim4174
@kimpim4174 Жыл бұрын
You’re talking to Somali folks, I don’t understand why they’re using English words when trying to explain certain things. Mise af somali kuhadla mise af ingiris, iskududex walaqa nagadaya.
@abdirahmanmowlid2545
@abdirahmanmowlid2545 8 ай бұрын
Ala maxaa qabyo daadsan
@Qoor252
@Qoor252 Жыл бұрын
Dad Ajaabin Ah miya Goobta Fadhiya English Kuma Hadasho Somaliya
@dhumaaye
@dhumaaye 8 ай бұрын
Ustaad barnamijkan sdee ugly qeyb gali garaa
@abdiwali4669
@abdiwali4669 Жыл бұрын
Way qurux badnaan lahayd buug ahaan in loo badalo oo laqoro
@adanhussein4458
@adanhussein4458 Жыл бұрын
Runtii waa barnaamuj ficn
@user-pi4px2sb6g
@user-pi4px2sb6g Жыл бұрын
Forex qalad ayaan ka fahsanahy
@4xfun563
@4xfun563 Жыл бұрын
Iska sax qaladka aa fahantay
@nuura2755
@nuura2755 5 ай бұрын
Forex maka hadlin ee 1xbet wuxuu ka hadlay forex waa Xalaaal 1xbet waa xaaraan waana Qamaar
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 Жыл бұрын
Somalidu wey gabinayan ilbaxnimada aduuka kamey faiïdeysan
@I_Trade_Money
@I_Trade_Money Жыл бұрын
Boowe buundadu adkey yey kula dumin oo wabiga hadhex qooshin
BUUNDO: EP 3 |  Najiib Abdullahi | Co-founder, Beydan
45:22
Mohamed Omer
Рет қаралды 27 М.
BUUNDO: EP 1| Abdihakim Mohamed | CEO, Hadiid Industries
36:41
Mohamed Omer
Рет қаралды 107 М.
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Ustaad Muxuyadiin
10:50
Eng Cabdullah Honest-Guy
Рет қаралды 10 М.
BARNAAMIJKA BUUNDO 1-AAD | Abdalle Ahmed - Hormuud CFO
1:17:17
Waa Markaagii Mohamed Omer.
30:54
Warsame Bade
Рет қаралды 21 М.
Casriga Dayuu+++nimada | Fandhaal Podcast  67 |
21:26
Omar Inshar
Рет қаралды 31 М.
LEADERSHIP MINDSET FULL TRAINING BY (MOHAMED CIGE)
20:34
CBL Network
Рет қаралды 3,8 М.
BUUNDO: EP 5 | Naima Mohamoud | Co-founder, ENZA HOMES - Somalia
26:15