Caano Iyo Nabad || Khadra Daahir Iyo Cabdiqaadir Jubba || HD +Lyrics

  Рет қаралды 275,023

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

3 жыл бұрын

HEESTA: CAANO IYO NABAD
EREYADA: ABWAAN MAXAMED JAAMAC WARSAME KAYD
LAXANKA: CABDIQAADIR MACALLIN JUBBA
LUUQDA: KHADRA DAAHIR IYO CABDIQAADIR JUBBA
RIWAAYADDII: NIN ILAAHAY WAKIISHAY NASIIBKIISA MA WAAYO
___________________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
___________________________________________________________
HAMBALYADII: Daawade @Mohamed malin
___________________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL, waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka.
Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbinnay:
• Like
• Subscribe
• Comment
• Share
Wixii warbixin, talo, dhaliil iyo music aad nala wadaagaysoba waxaad noogu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
Sub
/ @qaraamchannel
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbinnaa qaybo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii ka dambeeyay ee dhexeba, laga soo billaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeennii soo jireenka ahayd iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oo sida aan filayo aad markhaanti ka tahay adiga daawadaha ah in video kasta eynu soo gelino channelka aanu isku dayno in aan helno wixii markaas warbixin aan ka heli karno oo ku saabsan heestaas, annagoo la xiriirna macallimiintii ka qayb qaadatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karno mahadi haka gaarto dhammaantoodba, si aan uga ogaano inta badan dadka ka qayb qaatay heestaas haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahayd.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aanu isku dayno in aan usoo gudbinno sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo,.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas u raadinno warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan innagoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay noogu hagar-baxaan markasta oon la xiriirno.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay dhammaantood iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay keenaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban ha u siyaadiyo (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan nagu raacsan tahay annagoo ah bahda channelka waxaa naga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusnay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If its your first time please consider subscribing to this channel
/ @qaraamchannel
In this channel we post some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video we upload we do as much research as we can on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such incredible music whether it’s the musicians themselves or song writers (poets) to get accurate solid information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well.
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (we pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
We are glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button and comment on every music video you come across and also share with those who are interested.
Thanks.

Пікірлер: 63
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 3 жыл бұрын
Heesta ma ruwaayad bey kujirtay Talow mise Kali bey aheyt wllo #Qaaraam#Channel#Lyrics
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
@Badrudiin Nuur walaal soo dhowoow. Waxa ay qayb ka ahayd riwaayaddii "Nin ilaahay wakiishay nasiibkiisa ma waayo" oo uu fikirkeeda lahaa Alla ha u naxariistee Isla abwaanka heesta allifay (Kayd). Waan ka xumahay in aan kusoo daro bey ahayd muuqaalka waan ka hilmaamay, hase qaybta descriptionka baan ku muujinayaa imminka ku mahadsanid inta aad i xasuusisay walaal.
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
Ruwaayadii Ruux Illaahay Wakiishay Nasiibkiisa Ma Waayo ee mu'alif Kayd Ahun
@ciidoaroos4246
@ciidoaroos4246 2 ай бұрын
Horta Wll Hestan ma labadan bayj uun baaa​@@qaraamchannel
@user-ik6in3zz3b
@user-ik6in3zz3b 2 ай бұрын
Paraami
@khaderawalehabdi8334
@khaderawalehabdi8334 2 жыл бұрын
Run ahanty heestan waxa ku dhuugan barwaaqata afsoomaaliga oo dhan lakin heestan waxad uu malysa dadku inay sida uu danynayn. Heesta waxa la dhihi kara hees koobsatay faanka, dhaqanka, qurux dumarka iyo jecelka. Mashallah 💯.
@abdirahmanmohamedahmed1989
@abdirahmanmohamedahmed1989 3 жыл бұрын
Heesaha inta badan ma dhageysa lkn heestan ayaan aad u jclhy fananiina waa kuwii hore from quracjome bakol somalia
@aliaed6054
@aliaed6054 Ай бұрын
the best somali lyrics showing the depth and profundity of the somali literature. the best i have ever heard !
@muhsinabdiaden24
@muhsinabdiaden24 3 жыл бұрын
Best wlhi good jop bro aad ayd u mahasantahy Waxa na wareeriyay wax aan la aqoon meel ay ka bilabmen iyo mel ay ku dhamadan.
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 3 жыл бұрын
Ku cugtaye inshaalh calaf ha iskukeen simo🤲♥️
@siciidcadde6870
@siciidcadde6870 7 ай бұрын
9/1/2023 habeen arbaca so galayso ban heestan macaan ku raxaysanaya ❤
@axmedciise6016
@axmedciise6016 Жыл бұрын
Waah waxaasa heesa maanta waa milin isniin taarkhduba wa 13/3/2023 waxan ku dhegaysanaya magalda hargaysa heesta waa akeeyo khadar daahir alle haku naxariisto hooyo somaliyeed
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 10 ай бұрын
Legends jubba iyo qadara daahir intii dhimatay allaha u naxariisto kuwa nool haqaadanina kuwa aduunka gumeystay kaa oo ah sheydaanka ayey u shaqeeyaan yahuuda ingriiska mareykanka khaliijka kulugood sheydaanka ayey caabudaan kuwaas waa kuwa jidaal cawar soo dhaweynaya waana kuwa baa,ba,ya aakhiro waa yahuud ingriiska mareykanka khaliijka waa seme family rewaayad ayey jilayaan illaheyna wuu la,jilayaa meel xun ayey ku danbeynaya
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Allah unaxristo abwaan kayd iyo maama qadro dahir 😢
@Hawlomediapro
@Hawlomediapro Жыл бұрын
Heestan waa heesta keliya ee aan qaraamka ugu jeclahay caawa oo taariikhdu tahay 11/10/2021 waxaa aan ku dhagaysanayanaa anagoo badan magaalada muqdisho gaar ahaan xaafada c/casiis , waxaa ila jooga abwaan max'ed cali shilke iyo weriye cabdi germany
@alisaid2008
@alisaid2008 Ай бұрын
Mirihii abwaan keeyd laxankii juba codkii c/qaadir juba iyo khadra daahir
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
As, YawayE hadana hadana soo dhawoow Qadray Qiimobadan murwodumaroo samsamEey yariiseey lagufarxeeeey
@safiyamusewarsame4243
@safiyamusewarsame4243 Жыл бұрын
Man sha Allah.full connel.abdi qadir ma.alin jupa.
@osmanwusuge671
@osmanwusuge671 3 жыл бұрын
Great singer cabduqadir juba
@user-sz5bj7gk6t
@user-sz5bj7gk6t Ай бұрын
Iam listen 28/6/2924❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Caano iyo nabad Erayada AUN Mahamed Jaama Warsame Kayd Raxmaanku Haw Naxariisto Laxanka King Of Waaberi Handsome Boy Abdiqaadir Cumar Moallim Juba Codadka AUN Khadra iyo Juba❤️
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Жыл бұрын
Oo walaal Juba miyuu dhintey?... Khadra wn ogyahy alle ha u naxariisto kuligoode....
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@fouzianuura2327 MAY wllo Abwaanka iyo khadra ayaa dhintay Alle haw raxmado.
@Mahuraan979
@Mahuraan979 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto KHADRA DAAHIR
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Best song juba iyo qadro
@hawosugule5982
@hawosugule5982 Жыл бұрын
Wow Tani way hees dhaaftay😲🖤
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli 2 ай бұрын
Xasuusi badnaydee aaah aaha iyo aah
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Heesihii waayo waayo
@looyaan323
@looyaan323 2 жыл бұрын
Laxanka waa aweys abuukar goobe AUN
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
I love this song hesaha jeclahay ka mid tahay ❤❤❤❤❤
@nimanmaabdillahi2888
@nimanmaabdillahi2888 Жыл бұрын
Tres belle chanson En plus il est trop beau
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 17 күн бұрын
Y,as, Familyyyyyy E YawayE.
@lieutenantahmedabdidubad640
@lieutenantahmedabdidubad640 8 ай бұрын
Taariikhda galabta, 11-Dec-2023 Monday. Goobta:Sacaadadiin island. Gobolka salal, Zailac Jewi degen alxamdullilaah, Nice song 💯 Legend Abdiqadir Juba Ahn.Khadra Daahir Cige-original Lt.Ahmed Abdirahman Dubbe, CIIDANKA ILAALADA XEEBAHA JSL ❤
@khaalidali7999
@khaalidali7999 5 ай бұрын
The best of song Khadra dahir s legends
@zakbakali1870
@zakbakali1870 2 жыл бұрын
Rest in peace khadra dahir egeh
@huudbinali4852
@huudbinali4852 14 күн бұрын
War ereyada heesta yaa noo micnenykaro
@shiilalle
@shiilalle 3 жыл бұрын
Hees iga dheh iyo laba hobol oo aan kala dhicin
@mohamudbullemohammed3932
@mohamudbullemohammed3932 3 жыл бұрын
Had iyo jeer waxaa dareen gaara i geliya sida Naturka (dabeecada), iyo sifaha nolosha calmashada lamaanuhu isugu sidkan yihiin, Mahadsanid walaal
@cabdisalaancsalaan6679
@cabdisalaancsalaan6679 3 жыл бұрын
aad baan uga helay muuqaalkan fadlan heesaha nuucaan oo kale ah iyagoo qoraal ah noosoo gudbiya aad iyo aaaaaad iyo aaaaaaaadna waad u mahadsantihiin eesh calaaa murti iyo fanaanba way ku dhanyihiin
@yooniscabdule2012
@yooniscabdule2012 5 ай бұрын
3 /10%2024 hbn axad ah
@CumarXasan-tw2jb
@CumarXasan-tw2jb 4 ай бұрын
😊
@user-yu2xv4mg8d
@user-yu2xv4mg8d Ай бұрын
Heesta laxankeeda juba malah Marka labaad heesta original keeda waxaa lahaa fuaad cali xamari iyo aun nadiifo oo ahayd gabadh reer jabuuti ah
@moomar4185
@moomar4185 Жыл бұрын
Khadra AHUN
@farhanabdirisaqfarah2619
@farhanabdirisaqfarah2619 4 ай бұрын
Waaw
@mohamedabdulkaremadan1161
@mohamedabdulkaremadan1161 10 ай бұрын
Esh-calaa hees❤. Jeego&Farah ku mahadsanidin inaad heestaan ila wadaagteen.
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 Жыл бұрын
Waa ereyadii alaha unaxariistee abwaan cismaan aadan askari iyo riwaayadii abuur waano layaab dhalinyarada leh keyd ayaa leh ha iska saxaan mahadsanid
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 Жыл бұрын
Waa riwaayadii ruux ilaahay wakiishay iyo abwaan maxamed jaamac warsame kayd.kkkkkk
@abucabaas277
@abucabaas277 Ай бұрын
Sxb Waa erayadii abwaan kayd aun
@mohamedmalin1950
@mohamedmalin1950 3 жыл бұрын
Aad baa u mahadsantihiin Bahda Qaraaam Channel Lyrics🙏
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Adigaa wll mudnaanta leh, soo dhowoow. Heestan codsigeeda iyo fikirkeedaba ah in aan soo gelino adigaa lahaa, waan rajaynaynaa in aad ka heshay.
@abdibasirmohamed9650
@abdibasirmohamed9650 2 жыл бұрын
@@qaraamchannel ceegaag tog-godamada.......... Maasha Allaah ruux Soomaaliga dhisan well done.
@user-op5ro1vi9g
@user-op5ro1vi9g 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
YA Y, YawayE Estlyyy yawaye,Familyyyyyy familiessss hadanaaaa meeqo jeer Yartaanaa tanaa murwodumaroo samsamEey Yariiseey lagufarxeeeey Brinsesesee boqorad yartayarta
@AxmednuurPoolis
@AxmednuurPoolis 7 ай бұрын
11th
@xasanadam9490
@xasanadam9490 3 жыл бұрын
Hasan adan
@sahrafaraax1922
@sahrafaraax1922 3 жыл бұрын
Wanka helay mahadsanid wll Qaaraam
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Mahadsanid sahra
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 Жыл бұрын
Qaraam bay iska wada odhanaysaa iyadoon qaraam iyo heesihii jiilkii dhexe iyo kuwii hore kala aqoon.kkkkk
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 2 жыл бұрын
Habkaan baa hees loo qoraa (Lyrics loo qoraa).
@cabdikariin1505
@cabdikariin1505 Жыл бұрын
okok
@shakiibmhurre
@shakiibmhurre 2 жыл бұрын
Dhalinyarada hore guga iyo barwaqada ayay guurka ku balami jireen Dhalinyaradan imikana marka qabataba way iska guursadan Heesahan marka waxba ka fahmi maayan .kkk
@BERDILAACSHE
@BERDILAACSHE 5 ай бұрын
2024 hado alle ku gaarsiyeey wa mahad alle like 👍 ta sanadka dambe qofka naga hormaro aan u duceeno
@hybehybe6034
@hybehybe6034 4 ай бұрын
Page 📄 ka c/ qadir is amazing words
Caano Iyo Nabad
8:36
Cabdiqaadir Juba - Topic
Рет қаралды 82 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 45 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 28 МЛН
Ammaan || Khadra Daahir & Saalax Qaasim || Kaban macaan || HD +Lyrics
7:59
TAWAAWAC || Shamso Cumar Axmed|| HD +Lyrics
7:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 446 М.
Hibo iyo jubba Hees Macaan
8:03
VivaSomalia1
Рет қаралды 113 М.
Naftan by Abdilkadir Jubba (Abdiqadir Jubba)
6:32
TheVenuschannel
Рет қаралды 2,6 МЛН
NEW REMIX CABDIQAADIR JUBA SHIMBIR  2017 HD
8:40
L2 Sharp
Рет қаралды 206 М.
HIBO NUURO IYO CABDULQAADIR JUBA HALOOW WITH LYRICS
6:00
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 48 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
JUBA | XIISAHA BOGAYGIYO| "(NEW STYLE)" 2017
12:22
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 165 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
akimmmich & bimo - SUIE TURA | official M/V
3:15
akimmmich
Рет қаралды 75 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 3,1 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 206 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,6 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН