CABDALAH WUXU KUBADBADAY TALADII MAXBUUSKA!

  Рет қаралды 43,307

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

7 ай бұрын

#sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Пікірлер: 482
@user-wk6um7yo2r
@user-wk6um7yo2r 7 ай бұрын
Wcws wrwb SCW SCW SCW SCW SCW SCW Masha,allaah Alxamdulillaah haddii uu Alla Ku Nabad keenay Allaha idin xafido Adeer mcnto Adigaoo Drs Sawda Mohamud Qaalib Caruurtaada IYO Zeygaadaba Aamiin Aamiin Aamin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Asxaabeey waa taas hadde gabadheenii waa eey timid hadde aan gaarsiino 100 kun like IYO shereba aan isugu darno darno Janadana ALLAHA nagu kulmiyo Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Guul Guul Guul Falastiin Insha'allah
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 7 ай бұрын
Thanks wllo Wan dadaalaynaa 🎉🎉🎉🎉🎉
@foosiyamaxamuud6936
@foosiyamaxamuud6936 7 ай бұрын
Magacaa ilahay noola soo dhakhso qli hooyaday baa 3 sano nabar kuyaal u jiifta alle hawgu madoobeye wan u shegayaa hana naga dhuuman jidhkaygii ❤
@fowsiyoali7556
@fowsiyoali7556 7 ай бұрын
❤❤ waa qiso cajiib ah subxanallaah xaramkii ilaahey nin u ku bartay ayuu qiyaamay .
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 7 ай бұрын
Baarinimada waalidkaa aad uhaysay Allahow kugu buuxiyo miisaankaaga xasanaadka Allahuma Amiiiiin
@drs.ashamohamedfarah6028
@drs.ashamohamedfarah6028 2 ай бұрын
🌹‏‎ٱللَّـﮬـُمَّ صـَلِِّ وَسَلِّـمْ وبارك ؏َـلَے سَيِّدِنا مُحَمـَّدْ ﷺ🌹 🌹‏‎ٱللَّـﮬـُمَّ صـَلِِّ وَسَلِّـمْ وبارك ؏َـلَے سَيِّدِنا مُحَمـَّدْ ﷺ🌹 🌹‏‎ٱللَّـﮬـُمَّ صـَلِِّ وَسَلِّـمْ وبارك ؏َـلَے سَيِّدِنا مُحَمـَّدْ ﷺ🌹
@user-bp7gs2ql8f
@user-bp7gs2ql8f 7 ай бұрын
M.a alaah waan ku faraxay argtidaada zaaid ayaan kuu tageera😢❤
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 7 ай бұрын
Masha allah sowda qurux Muqaalkaga waa solaabty ❤
@user-pc4dt2gy5b
@user-pc4dt2gy5b 7 ай бұрын
Hadhuuman sawda qaliyeey like what khasabe
@ismahaansiciid1194
@ismahaansiciid1194 7 ай бұрын
Masha alllh Alle wll alxamudlih hadii aad sonoqotay adoonabdqaba alle haku xiftiyo
@haawomohamed-jx9sm
@haawomohamed-jx9sm 7 ай бұрын
Masha Allah abyo Allah ku barakeeyo nosobadi qisooyinka insha Allah
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وسيدنا و شفيعنا محمد بن عبد الله ❤❤❤
@user-yz7nl5ie8y
@user-yz7nl5ie8y 7 ай бұрын
Wooow m.a habayar mcn ugu dambayn soolabatay❤❤❤❤❤
@HafsaAbdi-fg6ho
@HafsaAbdi-fg6ho 7 ай бұрын
Sawda quruxey kuu xiisnay wlhi💖
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 7 ай бұрын
Subhaallah illahay inn dad dulmi kaa maganaya Shukran Abayo sawda
@user-jn6pd3oc6j
@user-jn6pd3oc6j Күн бұрын
Sheeko xiiso leh ❤❤❤❤
@abdirahmanabdinurabdulahi9722
@abdirahmanabdinurabdulahi9722 7 ай бұрын
Mashallah sawda soo dhawoow abaayo. Qisooyinka soo badi
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 7 ай бұрын
sawda salama Caleykum maasha Allah abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah kaqabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤
@abshiroxassan5224
@abshiroxassan5224 7 ай бұрын
Hadaad isqariso iyi hadan ku arkaynaba waanku wadanaaye aabe hadda ok ma yahay allha caafiyee❤❤❤❤❤
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 7 ай бұрын
wcs wrxm wbr xpptii sawda waa ino farxad wijikaga dib inaan uarakno wana kuladaremeynay mashqul dartii inaad inoo sohorfadhusan laadahay Aabo mcn Allah haino cafiyo biidnillah wuu cfmada niyada kheir usheg Axbabi Hoyo Mcn iga xanusan igu soduceya Allah haidin barakeye ❤😢
@umumaajidmaajid6080
@umumaajidmaajid6080 7 ай бұрын
Masha allaah sowdo qaali allaaha ku xafido xbbt ❤
@ShariifoMacalin-ii9hh
@ShariifoMacalin-ii9hh 7 ай бұрын
Maasha.alaah.ilaaheyhakubarakeeyo❤💙💙❤❤💙💖💖💖💖💖💖💗💞
@ashaibra2686
@ashaibra2686 7 ай бұрын
Mashaallah tabarakallah macanto wa iska garankarna xalada inad safartay aabe xanunsaday aad ban ugu faraxsanahay inad manta naso jor fadhisato waxay dalil utahay inan naxaris jirto waxan kuriyoday adigo gurigeyga igu imaday macanto waxana daganahay nairobi
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 7 ай бұрын
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu masha Allah
@sucaadabdilahi3375
@sucaadabdilahi3375 7 ай бұрын
Mzha Allah wllo wn ku xiisany wajigaaga quruxda badan❤
@farxiyamalin
@farxiyamalin 7 ай бұрын
Masha Allah tabaarakallah xbbti soo noqosho wanaagsan nice to see you ❤❤❤❤❤
@mohamedbashir3590
@mohamedbashir3590 7 ай бұрын
Maasha Allah waa qiso cajiib baaqal labo jeeree buqasaara baaku dhacaday🎉🎉🎉😅😅😅
@Ruhayma
@Ruhayma 7 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@saafiismaacil914
@saafiismaacil914 7 ай бұрын
Masha allah sowda allaha ku sharfo🥰🥰🥰
@user-pi7ij1qo6h
@user-pi7ij1qo6h 7 ай бұрын
Masha allah wll sowda allehku sharfo w❤❤
@hanixasan847
@hanixasan847 7 ай бұрын
Masha Allaah wllo sawda hadaad Noso labateY AlxamdulilaaH
@sharifoabdallamohamed7730
@sharifoabdallamohamed7730 7 ай бұрын
Masha alaah wankuu xiisnay aragtidada alaha ku xafido adigana
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 7 ай бұрын
Mashquulka Allaaah ha kuu fududeeyo
@user-hj5iw6yb5h
@user-hj5iw6yb5h 7 ай бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر
@linamegkachoulis2587
@linamegkachoulis2587 7 ай бұрын
Oh I miss you 😊MashaAllah❤ welcome back 🎉🎉
@zuhuur53
@zuhuur53 7 ай бұрын
Masha allah sowda qurux ❤❤❤❤❤
@RaxmaMahamed-iv9tt
@RaxmaMahamed-iv9tt 8 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤❤
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq Ай бұрын
Allah swt abaxha duucathis Allah xakusiyo.mansha Allah.
@mohameddeedow3840
@mohameddeedow3840 7 ай бұрын
Masha allah wajigii farxada ayaa soo noqdaywwann kugu farxay aniga ahaan guuleso
@aliyaupdila564
@aliyaupdila564 7 ай бұрын
Masha aallh waljigaagii quruxda badnaa wan u xiisnay guulayso ❤❤❤❤❤
@user-qc8ew7te7p
@user-qc8ew7te7p 7 ай бұрын
Masha Allah ilahey haa kubarakeyo abyo wn kuxiisnay inbadan waaaqeer hadad nosoqoto❤❤❤
@user-lt9bf8ss4i
@user-lt9bf8ss4i 7 ай бұрын
Wan uxiiisnay wejigaada quruxda badan khaaalo❤❤❤
@qadroaxmed4266
@qadroaxmed4266 7 ай бұрын
Masha allaah tabarakallaah qaali so labasho wanagsan ❤❤❤
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
@jigjigavision1
@jigjigavision1 7 ай бұрын
Manshallah walal muuqaal kaagi waa lawaayay hadaad soo laabatay ❤❤❤❤aabana ilaahay ha u naxariisto inshallah
@NasteexoXuseen-vk2sy
@NasteexoXuseen-vk2sy 7 ай бұрын
Masha allh alx Wan ku farxay arigtidaada
@maryamahassan6010
@maryamahassan6010 7 ай бұрын
Masha Allah sawda ilahay haku barakeyo runtii wajigaaga wan uxisay jazaa kalaah kheyran xbbtii❤
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 7 ай бұрын
Masha allah abaayo qaali waa qiso wanagsan
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 7 ай бұрын
Maashaa'Allaah walaa quwwata illaa billaah. Welcome back yaa ukhtil caziiz. Aabana Allaha kuu caafiyo.
@abdirashidadan8169
@abdirashidadan8169 7 ай бұрын
Allahu akpar
@xafsaxaaliofficial2085
@xafsaxaaliofficial2085 7 ай бұрын
Alaa Ina adeer sodhawow wanuku daremaynay inay caqabado jiraan 🎉❤
@kaltuumabdulle3202
@kaltuumabdulle3202 7 ай бұрын
Mansha allha tabarakallaah abaayo macnto soolabad wacan abshir insha allha ❤❤❤
@najmabashiir5561
@najmabashiir5561 7 ай бұрын
Masha Allaah aad ban kuguxiisay aragaga wllshay sawda qali wan kugufar xay aragaga Alle hakuxifdiyo wllo
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@asmaabubakar6081
@asmaabubakar6081 7 ай бұрын
Masha Allah Sowdaay illaahay haku barakeeyo 😊
@sowdowarsame8554
@sowdowarsame8554 7 ай бұрын
maashaa Allaaah horey soco 100k kuurajeynaa in,a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋💋💋💗💗💗💗💝💝💝💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤❤
@moustafesamriye2594
@moustafesamriye2594 7 ай бұрын
Masha Allah sowda wad shegtay inad howl kujirtay wanku faraxsanahay inad noso laban tay Allaha kudhowro Adiyo rerkagaba
@shukribintufaarax4579
@shukribintufaarax4579 7 ай бұрын
Maasha allah thanks xbbt aad ban kuugu xiisay hadan manta ku arkay alx mararka qaar qisooyinkagi horan dib udhagaysan jiray si aan uarka wajigaaga alla yaacissak Qali ❤❤❤❤💘
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan 7 ай бұрын
Asc wllshy sawda qaali waan ku salaamay adiga iyo familykaga aniga xataa waan mashquulsanaa safar dheerna waan galay alx wlhi sawda ilahay dartii ayaan kugu xiisey waan ku jeclahay ilahay dartii wllshy qaali ❤❤❤❤❤❤
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 7 ай бұрын
Mashalaah abaayo hadaad soo noqotay alaha kuu siyaadiyo firaaqada aabe alaha kuu caafiyo❤
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 6 ай бұрын
Allaahumma sali calaa Muhammed wacalaa aali Muhammed kamaa saleyta calaa ibraahiima wacalaa aali ibraahiima inaka xamiidul majiid wabaarik calaa Muhammed wacalaa aali Muhammed kamaa baarakta calaa ibraahiima wacalaa aali ibraahiima inaka xamiidul majiid ❤❤❤❤❤❤❤
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe Ай бұрын
Masha allh hbo mcn alle ha ku barakeyo ❤❤❤
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 7 ай бұрын
ASC wall gaar ahan sowda qaalib sheekadan magaca ugu fiican ee aan ubixiyey wa god sireed ha qodin hadad qodana ha dheereyn ku dhici doonTidaa maba ogide
@omarhaashi9990
@omarhaashi9990 7 ай бұрын
Jazaakallaahu kheyr wllo baarakallaahu fiikum
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq Ай бұрын
Mansha Allah walalo Allah xakuxifdhiyo.
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 7 ай бұрын
Scwscw sawday wajigag inan arko wa I abshir allah mahad leh dib nogu so celiyey
@hirsiegal6072
@hirsiegal6072 7 ай бұрын
Aabe allaha caafiyo allaha idinphoro phammaantiin shukran ascww
@khadraahmed6882
@khadraahmed6882 15 күн бұрын
Allah haku jacllado kuje eliya❤❤❤❤
@asiaqurux
@asiaqurux 7 ай бұрын
Si walba abyo wan ku wata alx hada noso noqotay ado nabad qaba aabe alle haku cafiyo Qab walbo muqal nogu so gudbiso kama dalo ina dhageysto alle kahu xafido abayo❤
@mulkisaid8385
@mulkisaid8385 7 ай бұрын
Mansha allah you face come back ❤allah yaxfiikum wall
@AbdirahmanMohamed264
@AbdirahmanMohamed264 7 ай бұрын
Maansha allaah waa walaasheen sawda oo indhowayd live soogelin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-hj5iw6yb5h
@user-hj5iw6yb5h 7 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@simanelmi6888
@simanelmi6888 7 ай бұрын
Masha.Alaah.sawda.man.ta.aadban.kugu.farxsanahy.qrgtidada❤😂
@hussienadan5184
@hussienadan5184 7 ай бұрын
Asc mahadsanid allah haku xifdiyo adiga & ehelkaba Aabana allah ha caafiyo Aamiin
@XafsaMaxamuud-io5tu
@XafsaMaxamuud-io5tu 7 ай бұрын
Mcnto alle ha caafiyo aabe iyo intii islaam ah o xanuunsan
@user-wr7nh1gp3i
@user-wr7nh1gp3i 7 ай бұрын
wnkuuxiisay xaqiiq mnsha allh allh noosookaanabad celiyay ayaa mahadleh
@user-ce6qk4dv5y
@user-ce6qk4dv5y 7 ай бұрын
Ala habo mcn aadban kujeclhy wlhi Allah haku karameeyo Adun Iyo Akhiro👸🏻❤️
@AmiiroJano
@AmiiroJano 12 күн бұрын
Qiso yin kagag sidi dawo camalay igu socodan wllhi ❤😊
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 7 ай бұрын
Asc wr wb sowda alle cafimad deg deg ah ha siiyo aabe walashis
@user-ep4zx5ku6m
@user-ep4zx5ku6m 7 ай бұрын
Finnalyy wajigadii wuu soo laabtay ❤
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 7 ай бұрын
Masha Allah abayo macan sowda Allah nu xifdiyo ❤❤❤❤ wad naga farxisayy❤❤❤❤❤😂😂
@user-dx6oh6sl6o
@user-dx6oh6sl6o 7 ай бұрын
Alxamdu liilah hadad noso labatey❤❤
@canabcnuur535
@canabcnuur535 7 ай бұрын
عليه أفضل الصلاة والسلام ❤
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 7 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن نورتي يوتوب❤❤❤
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 7 ай бұрын
masha allaah mahdsanid abaayo qaali ❤
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 7 ай бұрын
Maasha Allah welcome 🤗 black sweetie 🥰😘 I'm very happy to see 🙈😊
@Hodan1234-ml6us
@Hodan1234-ml6us 7 ай бұрын
ma shalaha xabibti Macan dhib maleh siwalba wan kugu jecelnhy sawda qalib
@umuikraan9508
@umuikraan9508 7 ай бұрын
Maasha allah xabiibti waan ku salaamay walaahi waan ku farxay aragtidaada alxamdulilaah aabe allah noo caafiyo
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 6 ай бұрын
Sawda suuban❤🎉 Wllshy curad ayaa usku magac tiin.qli😢
@user-cj5wv5qq4y
@user-cj5wv5qq4y 7 ай бұрын
Asc dhamantin ❤ Masha Allah Drs sowda madaxa nosaran tahay way ka muqata ina caro inad so dhantay solabo adoo nabada❤
@housseinali4145
@housseinali4145 7 ай бұрын
Machallh alle hakucafiyo abe walashy 🤲💙
@XaawoCabdi-lj3jq
@XaawoCabdi-lj3jq 4 ай бұрын
allah haku xafido
@shukriabdi5239
@shukriabdi5239 7 ай бұрын
Masha Allah welcome back my beautiful sister I really miss you
@munamaxamed9740
@munamaxamed9740 7 ай бұрын
Masha allha wllshy sawda qaalib Soodhawaw ❤❤❤❤
@user-ko5hh2kn9w
@user-ko5hh2kn9w 7 ай бұрын
Mashalh❤❤❤
@user-lx4nb6mk4j
@user-lx4nb6mk4j 7 ай бұрын
God qayano qofki qodaa isaga kudhacaa💕
@abdulleabtidoon8496
@abdulleabtidoon8496 7 ай бұрын
Mashallah ❤
@Nuuredheere-ce4yi
@Nuuredheere-ce4yi 7 ай бұрын
Cawa waalago arkey hambaliyo habmliyo hmblyo
@shankarooncumarcali
@shankarooncumarcali 7 ай бұрын
Masha allah waad iskenthy waan ku xisnay
@awomohamed293
@awomohamed293 7 ай бұрын
habo macan❤❤
@sumayasharif910
@sumayasharif910 7 ай бұрын
Wcs abayo so dhawoow markale aabana ilahey ha caafiyo 😢❤
@DaoudOmar-b7e
@DaoudOmar-b7e Ай бұрын
Masha Allah tabaraka allah
@user-ih5tx8vl4j
@user-ih5tx8vl4j 7 ай бұрын
Wcsm wrxm Mashaallah sowdaay wa iga qosolsise cawoo wale 😂😂 wax jinjin eh Aya soqoraa hada waxa kabilowdo❤🥰 yaq hadumanini Inan kuwayo marabee wlshy qalii ❤
MAXA IGA RACAY GUURKII AJINABIGA!@sawdamqaalib
57:42
Sawda Qaalib
Рет қаралды 22 М.
YAAB BADANAA NINKII SODONTAYT ABIHII AYAA GURSADAY!@sawdamqaalib
26:15
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 49 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
MA RUMAYSANAYSA WAXAY XAMILO AHAYD 18 BILOOD!!@sawdamqaalib
30:18
Sawda Qaalib
Рет қаралды 65 М.
QISADA MUNA IYO SIHAAM!@SawdaBillan
38:59
Sawda Billan
Рет қаралды 97 М.
QISO JACAYL OO MURUGO BADAN AMAL IYO ASAD!Q.1@sawdamqaalib
25:57
Sawda Qaalib
Рет қаралды 30 М.
HABEENKI AQALGALKA/WAA QISO CAJIIB AH!@sawdamqaalib
25:49
Sawda Qaalib
Рет қаралды 37 М.
15 SANO SIRTI LAQARINAYEY WAXA KASHIFTAY IRBADA SUXINTA!@sawdamqaalib
30:23
KIISKA XALIMA &HISHAAM!!@SawdaBillan
54:53
Sawda Billan
Рет қаралды 57 М.
QADANWA IYO AMAKAAG!!@SawdaBillan
24:37
Sawda Billan
Рет қаралды 63 М.
HADIIL QISADEEDA CASHAR IYO CIBRO AYAA KUSUGAN!@sawdamqaalib
23:35
Sawda Qaalib
Рет қаралды 53 М.
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН