MA RUMAYSANAYSA WAXAY XAMILO AHAYD 18 BILOOD!!

  Рет қаралды 66,524

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Күн бұрын

#sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Пікірлер: 170
@umuahmed4253
@umuahmed4253 7 ай бұрын
3sano mamo uur lahayd markii danbana dhashy ilma caafimaad qaba bn arkay
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 7 ай бұрын
Subxana llah 😢
@munahilwa9490
@munahilwa9490 7 ай бұрын
Aniga xta Gabar 5 sano uur leh oo Dhaqatiirta Dhalin weysay wan Arkay Oo 7 sac qalin Loga dhaliyay Markii dambe😢
@umuahmed4253
@umuahmed4253 7 ай бұрын
@@munahilwa9490 islaam hadaa nahy waa inan qadarka alle yaqiinsanaanaa
@Sahraawali-y7s
@Sahraawali-y7s Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ mashaallah
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 7 ай бұрын
Waa qiso xannuun badan. Miskiin hooyada Faaruuq waa la dulmiyey. Allaha u naxariisto.
@user-fs5ly6zt9d
@user-fs5ly6zt9d 2 күн бұрын
Walaahi ilmo la ooyey ani gabar soomaali ah ayaa 2 sano uur la heed😢😢😭
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 6 ай бұрын
naagti finada kacisay allah cadabta haku fogeyo
@MaryanDagan
@MaryanDagan 6 ай бұрын
Amen yarbi😢
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@quoteschannel5040
@quoteschannel5040 5 ай бұрын
اقل الحمل 6 شهور واكثر الحمل 4 سنوات runtii islaamaha walwaalan rer walbo ayey kujiraan qabri iyo qiyaamana malahan adunkaba labadaas malin ey jogaan ayey kayaqaanan aad ayey u dilmi badan yihin hadowne wey kashlaayan dumarow ilaahay kacabsada dadka inla nolna hadulminina dulmiga ciribtiisa wey xuntahaye ilaahay ha unaxariista maskiintaas aad ayaan ola murgay gbadhaas الله يرحمها ويدخلها فسيح جنااته ياارب
@user-zs8qy9bq4o
@user-zs8qy9bq4o 7 ай бұрын
Scw❤. Sowdaay waankuu xiisay wlaahy maalmo ayaan hawada ka maqnaa❤
@DaanaFaarax
@DaanaFaarax 19 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@user-sj7yl8vk7l
@user-sj7yl8vk7l 7 ай бұрын
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎ ilaahay baa mahad leh marka hore inaga dhigay dad islaam ah mar labaad wllshy sawdaa aad baan kuugu mahad celinayaa waayo waxaa tahay qof aad u wanaagsan kollay rabbi looma amaano addoomadisa waayo rabbi isagaa abuuray addoomada saw maahoo lkn waxaan xukumi karnaa waxaa inoo muuqda oo ha wanaag ama xumaan wixii uu inoo muujisto waxay doonto ha noqoto markaadi
@user-wk6um7yo2r
@user-wk6um7yo2r 7 ай бұрын
Wcws wrwb SCW SCW SCW SCW SCW SCW Drs Sawda Mohamud Qaalib Adeer mcnto Caqliga Cilmiga iyo Cimrigaadaba Allaha kuu kordhiyo Aamiin Aamiin Aamin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Adeer Allaha idin xafido Adiga oo ah Drs Sawda Mohamud Qaalib Caruurtaada IYO Zeygaadaba Aamiin Aamiin Aamin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Guul Guul Guul Falastiin Insha'allah horay usoco Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib Insha'allah Guuleeyso
@Mohakisumu6036
@Mohakisumu6036 7 ай бұрын
Asc sister is the very painful history walahi and mashaallah sister keep going
@IqroAbdifitax
@IqroAbdifitax 9 сағат бұрын
Masha allh wllshey ❤❤❤❤❤❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 7 ай бұрын
Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo Insha Allah kheir badan Allaah xa ku siiyo Insha Allah
@raxmomohamud3590
@raxmomohamud3590 7 ай бұрын
Carabtu dhaqan xun bey leeyihiin fadeexada darteed ayey caruurtooda xumeynayaan
@user-bp7gs2ql8f
@user-bp7gs2ql8f 7 ай бұрын
Qisooyinka danb baarista nosii gali kheer akaha ku siiyo waaku tageeraa❤
@khadiijomumin5211
@khadiijomumin5211 7 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله❤❤❤❤❤❤💯💯💯
@aasiyoaasiyo3308
@aasiyoaasiyo3308 9 сағат бұрын
Sallalahu calayhi wasalam ❤
@XamdiAbdullahi-ns3tc
@XamdiAbdullahi-ns3tc 10 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 7 ай бұрын
Wcs walaashey mcn sowda sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وسيدنا و شفيعنا محمد بن عبد ❤❤❤
@MustaqinNuurMoxamud
@MustaqinNuurMoxamud 23 күн бұрын
Hay sicamal 18 blood wah😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@rahmoibrahimabas9254
@rahmoibrahimabas9254 7 ай бұрын
Abyo miyaad xanuusty wajigada waxa ka muuqdo rafaad indhahada hostoda xitaa way ku madoowaadeene
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 7 ай бұрын
Masha allaah sowda asey allaaha ku xifdiyo xabiibti wa qisa cajiiba ruunti gandhas masakiinta dulmi Ayaa ku dhacay aduunyo
@raxmodeeq188
@raxmodeeq188 7 ай бұрын
wcs my sister❤❤
@ardoabdirahman2744
@ardoabdirahman2744 7 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤❤
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 7 ай бұрын
Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu. Mahadsanid wll. Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam
@ArdoWarsame-c9g
@ArdoWarsame-c9g 8 күн бұрын
Wllhi waa qiso naxdin leh
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 7 ай бұрын
Wllo masha Allah zooba dishekada wllo
@samiyacismaanahmed5210
@samiyacismaanahmed5210 7 ай бұрын
Wll usoo duceeya Murad Ayaan leyahye😢
@farxiyofaarax5556
@farxiyofaarax5556 7 ай бұрын
Ilahy muraadkaga ha kuu rumeeyo😢
@abdullahimohamed9593
@abdullahimohamed9593 7 ай бұрын
Guuleyso walal❤❤
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 7 ай бұрын
ilaahay ha u naxariisto miskiinta
@user-pf5cf6gq6r
@user-pf5cf6gq6r 2 ай бұрын
Hadii aan qiso kuu hayo xage kala soo xariira
@user-fk3ry3dc6i
@user-fk3ry3dc6i 7 ай бұрын
Mansha allh ❤❤❤❤
@AbdiFataxcali-sy8be
@AbdiFataxcali-sy8be 27 күн бұрын
Wllo qiso xanuun badan adigana garashada alle haku siyadiyo
@mamaruney4373
@mamaruney4373 7 ай бұрын
Masha allaah waa sheeko cajiib aha
@faycalhabad505
@faycalhabad505 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@omarhaashi9990
@omarhaashi9990 7 ай бұрын
Maashaallaah cajiib❤❤❤❤❤
@DeeqoUbahmohamett-bx5ls
@DeeqoUbahmohamett-bx5ls 15 күн бұрын
Ku saliya nabiga
@ikraancabdullahi9674
@ikraancabdullahi9674 7 ай бұрын
Qiso cajiib ah waye
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 6 ай бұрын
Allah ha unaxariisto
@user-zv4cm2xc2y
@user-zv4cm2xc2y 7 ай бұрын
Subxanalah alle mucjiso yin kisa weybadan yihin alx
@user-hj5iw6yb5h
@user-hj5iw6yb5h 7 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله ❤❤❤❤❤
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 7 ай бұрын
Wcs xabibti gaali ❤❤❤
@sacdiyahori1030
@sacdiyahori1030 7 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam
@khalimahadalle08
@khalimahadalle08 Ай бұрын
Yaa rabbi u naxariso
@abdiosman2676
@abdiosman2676 5 ай бұрын
Saudi ❤ wakahey malagu qabaa
@Nafisaofficial74
@Nafisaofficial74 7 ай бұрын
Habaryartey 2 years ayey xamali aheeyd wa wax dhaco
@Mohazocde10-pr4rz
@Mohazocde10-pr4rz 7 ай бұрын
What a sheka ❤❤❤ 🎉 !!!!!!!!!! Kutagera sizzź
@hanimaxamed1574
@hanimaxamed1574 7 ай бұрын
Yasir allah
@user-mw9rx9kq5q
@user-mw9rx9kq5q 7 ай бұрын
Mash Allah 🎉
@user-gc4is1is7r
@user-gc4is1is7r 4 ай бұрын
Subxanalaah walahi qiso xanun badan lkn in ay isdisho ma ahen
@safiyamahamoud8165
@safiyamahamoud8165 6 ай бұрын
Miskiinad la dulmiyeyey Alle ha u naxariisto
@user-cj5wv5qq4y
@user-cj5wv5qq4y 7 ай бұрын
Subxanal Waa arin xanunbadan ❤
@IqraYuusuf-q8t
@IqraYuusuf-q8t 26 күн бұрын
Masha alh subxana lah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sim4neyy
@Sim4neyy Ай бұрын
Anigu layabi mayo sababta oo ah hooyadeyba gabar iyo wiil ayey kudhashay 24 bilod iyo 22 bilod inkasta oo ay hooyadey xanuusan jirtey marwalbo
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 7 ай бұрын
Maanshaa Allaah
@AbdirahmanMohamed264
@AbdirahmanMohamed264 7 ай бұрын
Sorry gabadhaas waxaa dulmiyey shayaadiin aadbaan uga uga xumahay misana waxaan layaa banahay carabta dulmigoodu badanaa
@yusufawale4755
@yusufawale4755 7 ай бұрын
Wcs scw mahadsanid❤
@WardaMaxamuudMuxumed-tr5vt
@WardaMaxamuudMuxumed-tr5vt 6 күн бұрын
Ax😢😢 wllhi waa ka. Naxay.waa qalbi.jab😢😢😢
@fatimahodey
@fatimahodey 7 ай бұрын
Xanuun badanaa ilaahow hana imtixaanin
@user-vu1hw9kp6i
@user-vu1hw9kp6i 7 ай бұрын
ASC abaayo
@user-bn3ud6wz7w
@user-bn3ud6wz7w 7 ай бұрын
Ilaahay haku naxariisto hanaadi😢😭
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@SafuraHalac
@SafuraHalac Ай бұрын
صل ❤الله ❤عليه ❤وسلم
@aasiyoaasiyo3308
@aasiyoaasiyo3308 9 сағат бұрын
Wcs
@abdimulki2662
@abdimulki2662 7 ай бұрын
Mashaallah ❤
@malyunyusuf6768
@malyunyusuf6768 7 ай бұрын
Asc abyo mcn sowda qaalib alle dartii ku jeclahay qaalib
@izraclaahi1824
@izraclaahi1824 7 ай бұрын
Scw scw scw
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 7 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-xw1ie1nm8f
@user-xw1ie1nm8f 7 ай бұрын
Mashaa allaah
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 6 ай бұрын
Allaahumma sali calaa Muhammed wacalaa aali Muhammed kamaa saleyta calaa ibraahiima wacalaa aali ibraahiima inaka xamiidul majiid wabaarik calaa Muhammed wacalaa aali Muhammed kamaa baarakta calaa ibraahiima wacalaa aali ibraahiima inaka xamiidul majiid.
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 7 ай бұрын
Alxdu lilaah somali naga dhigay carabtu naxariis daranaa
@munamustafe3830
@munamustafe3830 7 ай бұрын
Qiso xanuun badan
@HamdiAdow
@HamdiAdow 29 күн бұрын
Asc
@HamdiAdow
@HamdiAdow 29 күн бұрын
Asc❤❤❤❤❤❤❤
@Mascuud442
@Mascuud442 3 ай бұрын
❤❤❤mashalla ❤❤
@Mascuud442
@Mascuud442 3 ай бұрын
❤❤❤😊😊😊mashalla ❤❤❤❤❤
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe Ай бұрын
Allhu akbar ❤❤
@degelkhayr
@degelkhayr 7 ай бұрын
Ax Ciil iyo Qaraccan badanaa 😢😢😢 Ilhow Hanaadi unaxariiso
@user-mm8ns7kg8u
@user-mm8ns7kg8u 26 күн бұрын
Sallahu caalye waaslam❤❤🎉🎉
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 7 ай бұрын
اللهم❤صل❤ وسلم❤
@user-ev3ny2kr7k
@user-ev3ny2kr7k 7 ай бұрын
Salu calal xabibi muxamed
@bamiiman8891
@bamiiman8891 Ай бұрын
Anigu wiilkayga 10 bil ayan ku waday wuu iga qabtay mar❤❤❤❤
@fatumayusuf409
@fatumayusuf409 7 ай бұрын
Sawda qiso full ah ,aniga mrabi parts
@abdirahmanadam8074
@abdirahmanadam8074 Ай бұрын
Anigu waxan arkay nincaloosha hooyadii ku jiray 8 Sanofi madaxa ayaa Barbara qofkaas oo kale
@Qamaromar-id3mu
@Qamaromar-id3mu 7 ай бұрын
Wcs
@raxmodeeq188
@raxmodeeq188 7 ай бұрын
whi waa oyay dulmigu xanuun badana 😢😢
@user-by2mo2mw4j
@user-by2mo2mw4j 7 ай бұрын
Etheb iyo aklaq macabtid waray bateh😅😅😅😂😂😂
@caderrayale7744
@caderrayale7744 7 ай бұрын
subxanallah😮
@CanabQurux-vp1tv
@CanabQurux-vp1tv Ай бұрын
❤😊
@user-hh4pd5sl9z
@user-hh4pd5sl9z 7 ай бұрын
Subaxanla
@zakipoi710
@zakipoi710 28 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-sx9gq6ru1q
@user-sx9gq6ru1q Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-bc8xw7ws7v
@user-bc8xw7ws7v 7 ай бұрын
Walahi dhuunta aya ixanuunta
@ardoabdirahman2744
@ardoabdirahman2744 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ch1et5xx6m
@user-ch1et5xx6m 24 күн бұрын
Sodooy. Lanbarkaga Sebaan Uhelaa
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 7 ай бұрын
Ax Subxaanalaah 😢
@NimaChideh-tm4lk
@NimaChideh-tm4lk 15 күн бұрын
😊❤❤❤
@nimcahilowle6131
@nimcahilowle6131 7 ай бұрын
xanunbey marti 😢😢😢
@ardoabdirahman2744
@ardoabdirahman2744 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-kg6gb1xx7r
@user-kg6gb1xx7r 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@hibaali4311
@hibaali4311 7 ай бұрын
Haa
@user-vn1ej3yg2f
@user-vn1ej3yg2f 4 ай бұрын
Subxanala
DAMBI BADHE JABAAR IYO KIIS LAYABLEH!@sawdamqaalib
37:45
Sawda Qaalib
Рет қаралды 2,4 М.
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 30 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
27 SANO KADIB WAXA LAOGADAY ARIN HALIS AH!!@SawdaBillan
50:45
Sawda Billan
Рет қаралды 69 М.
Cunoyinka u wanagsan dheefshiidka
2:55
Amira Health Diet
Рет қаралды 526
WAXA ISODONTAY NINJINI AH!🤔@sawdamqaalib
18:27
Sawda Qaalib
Рет қаралды 28 М.
KIISKA XALIMA &HISHAAM!!@SawdaBillan
54:53
Sawda Billan
Рет қаралды 59 М.
Talo Xumadii Darteed Nolol Badan Ayaa ku baa baday Qiso Cajiib Ah
35:53
CABDALAH WUXU KUBADBADAY TALADII MAXBUUSKA!@sawdamqaalib
30:00
Sawda Qaalib
Рет қаралды 43 М.