No video

CABDI HANI | JANNO | XIDIGAHA GEESKA 2020

  Рет қаралды 1,547,841

Waqal WStudío

Waqal WStudío

4 жыл бұрын

Cabdi Hani, Anshax, Maxamed Cirro, Mursal Muuse, Oday, Asma Love, Asma Saban, Hodan Abdirahman, Xidigaha Geeska, Somali song, Hees shidan, Music Video, Waqal Studio
Barnaminjka Xidigaha Geeska 2020 Presented by Eglan Show
Cabdi Hani
Heesta: Janno
Erayada: Cabdiwali Saxardiid
Laxanka: Cabdi Hani
Music: Furinle
Camera Crew: Yampro, Shiine, Nuuraadin Dugsiye, Idiris Dabcasar, Cadaani,
Liibaan Dahir, Mustafe Saleebaan, Caydarus Ismacil, Jeex, Waqal
Produced: Afro Waqal Furinle Hawraar
Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, Ifraax Hargeisa, khaalid Messi, Mukhtaar Beeroof, Somali Music 2020

Пікірлер: 1 000
@ZultanJubooss26
@ZultanJubooss26 3 жыл бұрын
Waa Heestii Ugu Dambaysay Ee Legend Cabdi Hani Xaashi Uu Qaado Ka Fadhiisadisha Kadib! Tani Waa Midii Lagu Xasuusan Laha Boqorkii Codka Toolmoona 26/10/2020 Hadad Iga dambayso Like Bro❤
@somalichallenge1
@somalichallenge1 5 ай бұрын
❤❤❤
@abdalajamaal
@abdalajamaal 4 жыл бұрын
Heesta kaliya aan sugayay AbdI Iyo AmaL ♥️ waqal Team 💪
@yahyehmed9152
@yahyehmed9152 4 жыл бұрын
🔥🔥🔥
@amaldagan5919
@amaldagan5919 4 жыл бұрын
Amal magcwadgnaa
@ahmedeid6009
@ahmedeid6009 4 жыл бұрын
Team ankalA say walhi
@amaldahir4439
@amaldahir4439 4 жыл бұрын
❤️❤️
@amalali4761
@amalali4761 4 жыл бұрын
Abdihani gabadhiisa amaal waanu la leenahay maadaama oo aan isku magac nahay
@musemaxamud253
@musemaxamud253 4 жыл бұрын
Reer woqooyi jacayl iyo codba waa Ku danbeeyaa Waa dadka ugu wacan somalida Noolaada walaalayaal
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 3 ай бұрын
Shukran wllo ❤🙏✌️
@hibaaqcismaan1319
@hibaaqcismaan1319 11 ай бұрын
Odaygu wuxuu kamid ahaa fananinta ugu anshaxa iyo Akhlaaqda wanagsan waana latabay markuu ka tagay fanka
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 3 жыл бұрын
Hadaad SooboqoTay C/hani Marku Fanka Ka Baxay Like Isar Mahad SaniD🥰
@hamijaamac1576
@hamijaamac1576 4 жыл бұрын
Inta isjecel allahayow isku daa like ku qabta love ♥️♥️♥️
@sharmakesalebanjama5944
@sharmakesalebanjama5944 Жыл бұрын
Tayada musiga ayaaaba iga gadan aniga waana zxpo dhab ah wuuka giijiyaa🥰🤕
@ramlaaxmed9549
@ramlaaxmed9549 4 жыл бұрын
Jecliyaa raga dumarkooda ku faaan hora usoco alfanane jecelku ha waaro
@malariagaming5680
@malariagaming5680 4 жыл бұрын
Ramla Axmed ani oo kle
@malariagaming5680
@malariagaming5680 4 жыл бұрын
Ramla Axmed ani oo kle
@malariagaming5680
@malariagaming5680 4 жыл бұрын
Ramla Axmed ani oo kle
@maandheeredirie1317
@maandheeredirie1317 4 жыл бұрын
Xaladano kale marka tahy ninka jcyl Ku mujiyo waa mid si dhaba Ku jecel
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Hadii Jacaylada Sidaa Loogu Heesayo Somali Cidiba Isma Furteen😁😁 Abdi Hani Xaashi Waan Ku Wataa
@goodthings3247
@goodthings3247 4 жыл бұрын
Ilaahay isii mid sidan igu heesa igu duceee 🥰😂
@cgcv963
@cgcv963 4 жыл бұрын
Somali American xaqiiq zacadka❤️❤️😁
@thegr8tahmed
@thegr8tahmed 4 жыл бұрын
Qamarba imisu Ugbaad u heesay Lkn xabad yaro say-wllhi ah ayu ka racey.Abdihani wxas kuma kacaye
@thegr8tahmed
@thegr8tahmed 4 жыл бұрын
@@goodthings3247 amin 😅
@yasminekulmiye9912
@yasminekulmiye9912 4 жыл бұрын
Hey
@saedpzhe4454
@saedpzhe4454 4 жыл бұрын
Cabdi Hani Xaashi Cabdilaahi Fanaanka Hargayza Siduu Doono Kayeelay 🎊🎊🎊🎊🎊🎊
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 4 жыл бұрын
Abdi hani waa fanan ka kaliya ee aan xaaskisa pasabort ka raacin😂
@rooxanta4237
@rooxanta4237 4 жыл бұрын
Hadaad xaskayga noqoto anba adiga anigu kamaan raceeen😣
@khalidguntigab1175
@khalidguntigab1175 4 жыл бұрын
Xaqiiiq
@haliimomahamuud7431
@haliimomahamuud7431 4 жыл бұрын
Naaa dee qadarka ku qanac yuus badanida uf
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 4 жыл бұрын
@@haliimomahamuud7431 naa nagtu may xanuusanysa mxd ka hadlaysa
@haliimomahamuud7431
@haliimomahamuud7431 4 жыл бұрын
@@maankadeeqa8030 NAAA adga waan ka caafimad qaba adgu jalusnimada dadka kala hadh waliga naag lafuray maad arkin miyaa intaas baad dad isjecel saas u dhextaagantahay naa qadarka aamin o quudhiwaga dadka kala hadh balayo basabor kugu guursate
@samiircdeh3651
@samiircdeh3651 4 жыл бұрын
Fananka kaliyah Somaliland Ka Jeclhy cabdi Hani❤
@nazhatcadey2115
@nazhatcadey2115 3 жыл бұрын
Abdi hani xaashi abtigay hooyaday la dhashay noolow abti ♥️♥️💋💋
@nazhatcadey2115
@nazhatcadey2115 3 жыл бұрын
♥️♥️
@Aktarka
@Aktarka 10 ай бұрын
​@@nazhatcadey2115ma abtigaa ruma baa
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 3 ай бұрын
Aniga abti bu iiyahay oo habaryoonis ba idhashay waanan taageera cabdi hani nuuxiyadi ban ahy anu waliba axmed nuux ❤️✌️🙏
@hashiosman4532
@hashiosman4532 4 жыл бұрын
Yaa ila aaminsan in cabdihani Amaanida dumarka ku horeeyo Gaar ahaan marwadiisa amaal☝️
@qamarsuugaani5851
@qamarsuugaani5851 4 жыл бұрын
Qofksto comtigan arka waxan alle uga baryaya cimre deer iyo cafmaad subaan 🙏
@deeqojamac1057
@deeqojamac1057 4 жыл бұрын
Qamar Suugaani
@amalali4761
@amalali4761 4 жыл бұрын
Markaaa ma like baan kuu saarnaaa
@feeerfaano2923
@feeerfaano2923 4 жыл бұрын
Qafkan arkina qamarw
@saacidxiltire6327
@saacidxiltire6327 4 жыл бұрын
Aamiin
@zalmaismaaciil6292
@zalmaismaaciil6292 4 жыл бұрын
Amiin
@kamaludinahmed7865
@kamaludinahmed7865 4 жыл бұрын
Heeskan inuu yahy heeska ugu wacan 2020 like ta
@barwaaqocabdi1483
@barwaaqocabdi1483 4 жыл бұрын
Cabdi hani
@awoelmiali4993
@awoelmiali4993 4 жыл бұрын
Naagtu carab dheera hoos u hadalgbdh baad tahay qyladadi mskaxday dadka dlolinysaa ya rabi gabdhaha noo soo hadeeya
@warsameiiid360
@warsameiiid360 3 жыл бұрын
Asc wall qli
@muhamedabdirahmanmuhamed8848
@muhamedabdirahmanmuhamed8848 3 жыл бұрын
Inta daawatay markuu fanka kabxay love saar sheikh updihani
@badrieid8608
@badrieid8608 4 жыл бұрын
Wllhi fananinta reer hargaysi waa ilbax xitaa gabadhu qabo kuma dhagdhagan dadka hortooda
@themfknbaddest
@themfknbaddest 4 жыл бұрын
bal qurux gabadha firi mansha allah. quruxda gabadha waa xishodka rabow fosha ku fudude oo afar indhod nabad ah ka dhig
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 3 жыл бұрын
Maantuu Ka baxay fanka cabdi hani xaashi Cabdillaahi 30/Sept/2020 ❤️❤️❤️🙏😍
@hiboxasanahmad4171
@hiboxasanahmad4171 4 жыл бұрын
xaaskisa way qurux badan tahy wlhi masha allah subxnnallah lkn iny is qabiso may ahen siday ahataba afar indhood o cafmd qabo rabi haka dhigo isku wara marwoooy. inta fanan an arky xasaskoda qoftana u shidan lol ya ila qabo😊💙😘
@waziirabdale2339
@waziirabdale2339 4 жыл бұрын
Inta og inay heestani 1M gaadheysa like ta hayla dhaafina Ilmaderyaal
@diritahmed6864
@diritahmed6864 4 жыл бұрын
Nin kan heestan waxaa loogu tal galay inuu reer kiisah lagu burburyah Ilaakin waanah lahoos dhigay kulaah Jujuubteeh. Sokaleh kulaaah Jeex baah kuraha qalbigahab
@abdilahiqaadi8299
@abdilahiqaadi8299 4 жыл бұрын
Ana heesta waxan u hibeyey. Oo aan lyrics ugu qoray una diray. Marwadan jecelahay. Arwa indha u roon. . Alla ha daaye. Jano
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 4 жыл бұрын
Isku waara💑🤴👸😍😍😍
@aarkagshm677
@aarkagshm677 4 жыл бұрын
Best fanaan Abdihani inta ila tageerta liketa dhac ku sii✋
@sumayasubeeda7261
@sumayasubeeda7261 4 жыл бұрын
waa quruxlay yadoo xamilay sidaa ukala shubantahay masha allah
@naimaabdillahielmi9804
@naimaabdillahielmi9804 4 жыл бұрын
Masha allh
@ridwanahmed7891
@ridwanahmed7891 4 жыл бұрын
Eglan waryinimadeeda waan necbahay wllhi markay hadlayso waan is dhaafiyaa🤣🤣🤣
@nasrenkhadar3413
@nasrenkhadar3413 4 жыл бұрын
Ridwan Ahmed 😂😂😂😂
@maxamedyusuf9513
@maxamedyusuf9513 4 жыл бұрын
Ana kula mid ah baa wlly wan isdhafinayay😂
@buuniqaran1302
@buuniqaran1302 4 жыл бұрын
Naacdeeda baa badan niyow illahy amarkii!
@mohamedalfa2044
@mohamedalfa2044 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 absolutely sir😆
@amirabukar2913
@amirabukar2913 3 жыл бұрын
Istaqfullah 😂😂😂
@sadaamkhaakh7298
@sadaamkhaakh7298 4 жыл бұрын
Ala yacisak..xidigaha geska markaan dawanayo qof Ayan kataba qofkaso Aad Uqaliya wana⭐.Xamadi Quwin. ⭐fanay. Xamdi .kamaqan tahay fan mahaa.Xamadi. Sharaf kor kaga Ha Ahato ❤👸❤👸💎
@misssomaliland6712
@misssomaliland6712 4 жыл бұрын
Sadam khaakh Allah aya xamda quen ka qabtay faanka iyo duligiisa Allah wafajiiyay wanaaga iyo dariiqa fican Masha Allah
@iidobashe4666
@iidobashe4666 4 жыл бұрын
Tabayaa boqoradii queen
@saafifilms762
@saafifilms762 4 жыл бұрын
Sorry wll xamdi fan ha ugu ala uga ronadaye
@caynboahmedali338
@caynboahmedali338 2 жыл бұрын
Now adoo nina ayaad naagtapyzaaa xayWaaan intiii gumbuurka ka hadlinyza neefow
@abokorabdilahi8520
@abokorabdilahi8520 4 жыл бұрын
heesta sanadka ayaan sii siiyey maashalaah ABDI HANI is come back wixi lagu yiqiiney
@qosolnoloshaoofarax5201
@qosolnoloshaoofarax5201 4 жыл бұрын
Alle foosha how fudaydiyo Inta ila aragtay inay uur leedahay like👍
@fartunali965
@fartunali965 4 жыл бұрын
Aamiin wan arka
@hadiaibrahim8065
@hadiaibrahim8065 4 жыл бұрын
@@fartunali965 aamiin
@abdulkhaaliqmacalinyuusuf8684
@abdulkhaaliqmacalinyuusuf8684 4 жыл бұрын
Amin
@asmaqaali7739
@asmaqaali7739 4 жыл бұрын
Yaa foolanayaa marka waa tee
@abdulkhaaliqmacalinyuusuf8684
@abdulkhaaliqmacalinyuusuf8684 4 жыл бұрын
@@asmaqaali7739 Wllshy waa gabadha cabdi hani qawo
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
FANANINTA SANADKAN EE DHALINYARADA EE AAN UGU JECLAHAY WAA CABDI HANI AX😔😢☹ ALLE HA KU KARAMEEYO WLL
@nasabboy3580
@nasabboy3580 3 жыл бұрын
Abdihani xaashi abdilaahi wuxuu sheegay inuu fanka isaga baxay gebi ahaanba aan u ducayno in illahay wax ka khayr bdn ugu badalo wlloyaal❤
@rahmahargiesa4055
@rahmahargiesa4055 4 жыл бұрын
Cidi gaadhimayso dadkayga somalilnd😍😍😍
@abdallezayidosman2593
@abdallezayidosman2593 4 жыл бұрын
Allaw dadka is jecel isku daa sida cabdihani xaashi iyo marwadiisa amal
@rafcafarah8959
@rafcafarah8959 4 жыл бұрын
Amal waa marwo sharaf badan. Qurux iyo xishoodkii dumarka lagu yaqanay. Horta waa qoloma Amal??
@abdallezayidosman2593
@abdallezayidosman2593 4 жыл бұрын
@@rafcafarah8959 waa runtaa waa marwo sharaf iyo qurux isku darsatey waakii cabdihani yidhi il iyo cawri la'aw mansha allah waa qoys wanaagsan lkn qolodeeda maxaa i baray, waxaan maqluun cabdihani oo heeso ku amaanaya xaaskiisa waa gabadhaa muslimkaa weeye
@abdallezayidosman2593
@abdallezayidosman2593 4 жыл бұрын
@trent gang aad iyo aad baan kaaga qaaday zxp
@zalmaismaaciil6292
@zalmaismaaciil6292 4 жыл бұрын
Amiin
@yazzeromer1828
@yazzeromer1828 3 жыл бұрын
Aaamin yaaa rapi
@abdallezayidosman2593
@abdallezayidosman2593 4 жыл бұрын
Boqorkii codka cabdihani xaashi fanaanka kalliya ee aan hees walbuu soo saaro dhageysto markiina iska xiftiyo oo aan is arko anoo qaadaaya
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 4 жыл бұрын
Gabadha waa xamilo allaha uu fuduudeeyo Allahuma Aamin 🤲🤲
@zalmaismaaciil6292
@zalmaismaaciil6292 4 жыл бұрын
Amiin
@rayanjibriel5680
@rayanjibriel5680 2 жыл бұрын
Alla maxan codkiisa tebay lengend Apdi hani xashi hadi jcyL ihayo waa ninkan siduu fanka uga baxay ayan ana heesaha u jojiyay kep going si dhap ahban ku jeclHy ❤❤❤😘
@zuhairaosmaan2160
@zuhairaosmaan2160 4 жыл бұрын
msha allh xaaskiisa qurux iyo stylpa way isku dardatay😍isku waara abidkiin😘
@abdirkariinnasradiin7323
@abdirkariinnasradiin7323 4 жыл бұрын
Asc
@fathifatha211
@fathifatha211 2 жыл бұрын
Fananka kaliyah een Somaliland katageero Fv Abdi Hani ⚡️🔥
@daahavevogym9906
@daahavevogym9906 4 жыл бұрын
Abdi hani + furunle + waqal = 🔥 Good job
@abdilahicaydiid3074
@abdilahicaydiid3074 4 жыл бұрын
Cabdi hani ninka la,aantii xidiguhu wax ahayn haddaad ila qabto like dhac ku sii
@sulekamohadiydecoration4496
@sulekamohadiydecoration4496 4 жыл бұрын
Alla yacisak heesta sanadka 2020 abdi hani nin jaceylka wax ka yaqaana Amal marwo sharfleh oo dagan isku waara huuno🥰🥰❤❤
@ibrahimiiman2587
@ibrahimiiman2587 4 жыл бұрын
Naagtaas Eglan la dhahaa waa tu jin ah ; kulaha: "Naa maroow bal anna aan dhexdiina iska galo , magaca jannaan is leeyahay haku sii jiidhee"😂
@kadiriproh3538
@kadiriproh3538 4 жыл бұрын
Heheheh ma ila aragtay😂😂
@khadarapdi8384
@khadarapdi8384 4 жыл бұрын
Waa iztuzD kkkk
@Abshir_ahmett
@Abshir_ahmett 3 жыл бұрын
Hhhh ha wllhi😂
@jrawale646
@jrawale646 14 күн бұрын
Intuu legend ahaa buu legend dhaafay waliba Yaa salaam Abdi hani Wakhtigiisuu Fanku dahab Buu ahaa Allayabarak bro Cabdi hani Xaashi Cabdilahi ❤🙏🏽 still listening this songs 🎵favsong✌2024✌
@Culimocumar101
@Culimocumar101 4 жыл бұрын
Isha xaasidiintu idinma Hesho Somalidu wax is jecel ma ogolee lol Waan ka helay qoyskan mashaAlh❤
@siradgas6657
@siradgas6657 4 жыл бұрын
ASAP. I've been having a baby
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Apdi hani nin weyn Like👑
@ahmedyazin720
@ahmedyazin720 4 жыл бұрын
Abdi hani will be coming somali music award London August insha allah so ya London get ready for the legend
@shaymacabdiraxmaan9227
@shaymacabdiraxmaan9227 4 жыл бұрын
Cabdihani xaashi waankugu ogaa kartida like ta iisaara cida ila taageerta
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Jano jano....🤣 Abdi hani iyo dumaashi jacaYl waara...❤ England mahadsanid walaL.....
@xikmamahamed3075
@xikmamahamed3075 4 жыл бұрын
Hha wan fahmi waye gabdhyda ma nagtaydaa😂😂😂
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
@@xikmamahamed3075 maxaa afkaaga kasoo baxaya....🤣
@xikmamahamed3075
@xikmamahamed3075 4 жыл бұрын
@@khaliifmahamoutt7037 waaanigi yapaY heee
@sayidhashi9600
@sayidhashi9600 4 жыл бұрын
@@xikmamahamed3075 Gabadhayda yacni waa xaaskayga😂
@aasiyaaxmed796
@aasiyaaxmed796 4 жыл бұрын
Hahahaha hoogney tii iglanti sowta isku dhexyaacday 😂😂 , na masha allah tabarakallah dheh familka quruxda badan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 жыл бұрын
*_#AMIR_**_ _**_#KHAN_**_ IYO _**_#SHARUH_* *_LOO KALA GARAN WAYEY_* *_#ABDI_**_ _**_#HANI_**_ _**_#XAASHI_**_ _**_#ABDIL_* *_#INTA_**_ _**_#TAGEERTA_**_ _**_#LIKE_**_ I SAR_* ♐😘🌻🍀🌷🌼💐🔁😘
@nimcocali1371
@nimcocali1371 4 жыл бұрын
adban ujclhy abdi hani masha allah adiga iyo marwadada isku rawaa oo wada jira waligin jclku harago 💙💙💙💙💙💙💘💘💘💘💘💘💘💘💘💙💙💙💙💙💙
@zeyzeyali323
@zeyzeyali323 4 жыл бұрын
Hoyadey🧡🧡ladhaha😘janno❤️i miss you mom😭😭❤️💯
@siradgas6657
@siradgas6657 4 жыл бұрын
cv salwa inshallah
@ayaanahmed8153
@ayaanahmed8153 4 жыл бұрын
Reer abtigay iyo jcylka hooyo ayaa wada dhashy. Allow idin barakee
@mohamedkiiko3836
@mohamedkiiko3836 4 жыл бұрын
Xidigaha geeska isaaq iyo samaroon midhan iyo inyaro Abti loyahay Only somalilander
@barirahahmed4230
@barirahahmed4230 2 жыл бұрын
jaaraha fahanoo jawab San isii🤩 Jawiga kalgacaylka waa jogtaynta Jandherta ciyar aan jiifta tumee Intaas ayaa aad ujeclahay ❤️😍
@ahmedabdillahi836
@ahmedabdillahi836 4 жыл бұрын
Somalilandernimo haday kugu weyntahay like ii dhaaf
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 4 жыл бұрын
somalinimada nagu wyn
@hilaalyaasin5663
@hilaalyaasin5663 4 жыл бұрын
Somaliland ba igu wayn
@cabdirisaaqfaysalcali2745
@cabdirisaaqfaysalcali2745 4 жыл бұрын
Sideenayn noogu waynayn dhiigaanu ushubnaaye
@harguees
@harguees 4 жыл бұрын
Jamhuriyada Barakaysan 🍀*🔴
@abwaanganaaro7610
@abwaanganaaro7610 4 жыл бұрын
Adke
@maanoh_qoslayeh7149
@maanoh_qoslayeh7149 4 жыл бұрын
Adero abdihani hashi horey usoco adero mcn horumarkaaga waa kayga adero lama qabtaan ❤👈
@nunebiyami5069
@nunebiyami5069 4 жыл бұрын
13sano kahor buu idhahay bal igu eeg fanka... hadana waa Big Star
@somalichallenge1
@somalichallenge1 5 ай бұрын
Sheekha beenta kadaa
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 Жыл бұрын
Heestan maka daalo cabdi hani xaaskaga allaha ku daayo walalo masha allah❤
@cabdiraxmaanismaaciil7908
@cabdiraxmaanismaaciil7908 4 жыл бұрын
Mansha allh Cabdi hani xaaji cabdi iyo marwadiisa Amal WADA jiro nabd gala abid❤❤❤❤🥰
@KAABE_MEDIA
@KAABE_MEDIA 4 жыл бұрын
*cabdi hani hazhi apdilahai* *team waqal dhaaman zalaan*
@sankaabdi9513
@sankaabdi9513 4 жыл бұрын
Abdikarim wllo email kada iisheeg
@farhanjama7345
@farhanjama7345 4 жыл бұрын
1:45 kkkk eglan show waa qofta barnaamijki ku socdo, magaca jannadu ha isii jiidho kute 😂😂 Eglan show wax dhaama lawaa😂❤
@moali6857
@moali6857 4 жыл бұрын
Maraktaa wlhy wayka naxday
@hoodoidiris6308
@hoodoidiris6308 4 жыл бұрын
Cabdihani Iyo Xaajiyadiisu Way Isku Eegyihiin mansha Allaah
@faceeedkarooon6604
@faceeedkarooon6604 4 жыл бұрын
Naaagtaaan iglan ah waanba iska necbahay amar illaahay
@fathiamohamedahmed472
@fathiamohamedahmed472 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@aziiliyeeey__ozliya2650
@aziiliyeeey__ozliya2650 4 жыл бұрын
Hees jacayl faro baddan ka muuqdo mancha allah Farxad aan dhamaan lovely fmly ♥️♥️♥️♥️♥️
@farduusomer4920
@farduusomer4920 4 жыл бұрын
Abdihani SRK Nin Role model u ah Raga soomaliyeed *Romance Man*🌹👑♥️
@sakiamustafa5859
@sakiamustafa5859 4 жыл бұрын
Waaaaaw masha allhaa lameene is jecel wan ku farxaaye ale ha isu kiin daayo amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 жыл бұрын
Abdi Hani fanaan weyn 🎸🎸🎸🎸🎸 hal hees oo marwada rabnaa mid kle Aad iyo aad u macaan 👏👏👏👏👏🎧
@abdullahiahmedisse
@abdullahiahmedisse 4 жыл бұрын
Cabdi hani waa fanaan aan amin sanahay wa fanaan aan caadi ahayn waan amin sanahay horay usoco sxb❤️❤️❤️
@cabdiqanimuuse4137
@cabdiqanimuuse4137 4 жыл бұрын
Adigu ninkan maga udhig
@jamalmohamed1030
@jamalmohamed1030 4 жыл бұрын
Soo jeeso marwooy jaar baanu nahay Waa heesta xidigaha ugu shidan ✅ wllhi
@xamseabdirahman4826
@xamseabdirahman4826 4 жыл бұрын
Cabdi hani iyo marwadiisa hlkan ka salaamaya Tii Eglan way isku xaartee🤣🤣🤣
@mawlidosman2819
@mawlidosman2819 4 жыл бұрын
😂😂
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 4 жыл бұрын
ceeb wallo habla lama caayo
@xaawoaxmed8975
@xaawoaxmed8975 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@nimashine8475
@nimashine8475 4 жыл бұрын
Mashaallah isku waara abid family qurux badan Allah ha idin xafido
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 жыл бұрын
Legend , mnshalah lamaanaha qarniga abdihani iyo amal ❤️
@Ami-vy2iz
@Ami-vy2iz 4 жыл бұрын
Who is here because of corona 🙋‍♀️
@nimcomaxamed5314
@nimcomaxamed5314 4 жыл бұрын
Waa markan is idhaa fanaan ma guursataa
@iloveuallah8889
@iloveuallah8889 4 жыл бұрын
😅😅
@sayidhashi9600
@sayidhashi9600 4 жыл бұрын
Fanaanada kala wcn qamar mrkad aragtana mlaha wd nici ind fanaan guursato😂
@hamdimohamed6552
@hamdimohamed6552 4 жыл бұрын
Xabad xabad ilahay wanajiyay moyane fananintu waa qudhun sida dharka naaga isaga bixiya lakin masha allah cabdi hani wuu ka duwanyahay amal wu ku qanacsanyahay ilahay ha isu daye😍
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 4 жыл бұрын
Hhhhhh markasad hinaasta
@naimaabukor156
@naimaabukor156 4 жыл бұрын
Waakamarta horteedu kaamacnaynaya waa fake hadhoona bakhaluu iska galyaa waxlaguursado maaha
@azuumabdiaziiz8934
@azuumabdiaziiz8934 4 жыл бұрын
All ya cisaka ilmaderaday alle haydiin siyadsho farxada iyo jacaylakan mashllh ilxumii idiinma aragto amiin
@tuushofficial6289
@tuushofficial6289 4 жыл бұрын
azuum Abdiaziiz abayo mcn subscribe isaar plz abayo
@mirremokhtar7331
@mirremokhtar7331 4 жыл бұрын
Soo jeedso marwooy jalbeynu nahee 😍😍😍 Abdiga Haniga👏👏👏
@balqiisasuldaan585
@balqiisasuldaan585 4 жыл бұрын
Masha Allah waa xamilo amal illahay haku dhibyareyo 😘
@ruuniitaamussa9234
@ruuniitaamussa9234 4 жыл бұрын
Fanaanka kaliyeen heesihiisa Aad ka loo jilboodo C Hani xaashi Cabdullaahi Io mr wadiiza wada jira👏🏻👏🏻👏🏻
@maryanabdi7353
@maryanabdi7353 4 жыл бұрын
Allah foosha ufudadeyo amiin amiin
@asmaladan4535
@asmaladan4535 4 жыл бұрын
WADA jira abidkiin c.hani iyo xaajiyadiiisa👏😍
@naimaibrahim3895
@naimaibrahim3895 4 жыл бұрын
masha allah gabadh qurux badan isku war abid insha allah
@cabdirisaaqfaysalcali2745
@cabdirisaaqfaysalcali2745 4 жыл бұрын
Ilaaa xad waa gabadh qurux badan maashaa allah
@badrieid8608
@badrieid8608 4 жыл бұрын
Jawiga galgacaylku waa joogtayntee inta ku raacsan 👍👍👍
@NourAhmed-ku7wo
@NourAhmed-ku7wo 4 жыл бұрын
Majoratiga naagaha qruxda badan wa nacasyo basari ah uf arkiba maysid naag aad uqrix bdan oo ka dhex muuqata bulshada naag foolxun ha noolaado dadnimo iyo akhlaaq iyo dabeecad ayey leyihiin.📿📿😭habalha foosha xun like isaara maya kuwa isla wayn wan idin necbahy
@munita3939
@munita3939 4 жыл бұрын
War xishod dumarka dhan mad sowada marine dumarka ha ugafine boqolal jira qurxon masne nadafad iyo wanag ba lehe! Shid
@mssxilwa412
@mssxilwa412 4 жыл бұрын
Ifrah tolmoon wajiga inay ka barartey ma ila aragtaan horta Masha allah abdihani N duma isku wara abidkiin
@ayaanhassan1284
@ayaanhassan1284 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@hamdiisman8042
@hamdiisman8042 4 жыл бұрын
Inta ila aragte ine asma love ur ledahy like dhac igu sita 🤪🤣
@amruunmohed739
@amruunmohed739 4 жыл бұрын
Ninka gbdhisa janno ubixiyey walee waa janno aduun qofka lamanahiisa u wanaagsanyahay masha llh.
@xasancaateeye4453
@xasancaateeye4453 4 жыл бұрын
Heeztii sanadka ee xidigaha
@ayanxasan5661
@ayanxasan5661 4 жыл бұрын
Cabdihani tageero khaazan u ahay keep going
@abdiwalisayidka1100
@abdiwalisayidka1100 4 жыл бұрын
Amiirkhaanka xidiga ha geeska abdi hani ki salaami
@sakariamustaphe5577
@sakariamustaphe5577 4 жыл бұрын
A.hani hashi abdillahi fanan jira boqrka boqrada hada joga xidiga kaliya ee ruxa qulubta dadka ciyaarsiyana dadka lagu xanto ciyaar xumada 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@Malapo22__
@Malapo22__ 2 жыл бұрын
Cabdihani xaashi boqorkii codka nin afgaaban oo ixtiraam badan waqtigaa kuxusi doona still wan dawanaya 2022❤️
@mummuta
@mummuta 4 жыл бұрын
Xidiguhu Nimco samriye Ayay u darsadeen wlhi Eglan Wariyo nimo kuma so baxaysid
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Abdi hani uunba jacayl runa😂sheega waxa fanan jira 😂❤
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 3 жыл бұрын
Yaa soboqday heestan intaa uufanka kabaxy hobalkii fanka
@Shortstories59
@Shortstories59 4 жыл бұрын
Best song waxay xidiguhu lasoo shir tagen sanadkan ☝️☝️☝️
@rahmooo3541
@rahmooo3541 4 жыл бұрын
Boqorka xidigaha Cabdi hani xaashi👑🌺
@ahmedckofficial2479
@ahmedckofficial2479 4 жыл бұрын
Ku Faan xaaskaaga Nin Raga KuTaageera AbdiHani
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 4 жыл бұрын
Waa wax loo heesaa waanay u qalantaaa ilaahay Isha, ha idinka xijaabo she's my blood ............ 4 real
@ismailibrahimyuusuf5416
@ismailibrahimyuusuf5416 4 жыл бұрын
Waa fanaanka kaliya aan codkisa aan taageero abdi hani hore u soco👌👌🙏
ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020
8:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
CABDI HANI | MAR LA ARAG | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019
6:36
Waqal WStudío
Рет қаралды 668 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 24 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 21 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
CABDI HANI | SACABKA YEEDHAYA | CAWEYSKA ASMA SABAN 2020
5:41
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
KU DHAARTAY DHAYAHAYGA CABDI HANI XAASHI LIVE SLN TV
9:14
Waqal WStudío
Рет қаралды 286 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
CABDI HANI  HEESTA QOF KU JECEL SANADKA CUSUB 2019
8:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,1 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX | DUCA QABA | XIDIGAHA GEESKA 2020
6:58
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
MAXAMED BK TOP 10 BEST SONGS      HEESO XUL AH
38:50
Gureey Pro
Рет қаралды 210 М.
CABDI HANI DARAANDAR LIVE SHOW HARHEISA 2018 HD
4:54
HAYAAN MUSIC
Рет қаралды 787 М.
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,7 МЛН
ABDI HANI 2018  | QOOR DHEER | SHOWGII BEERTA LIBAAXYADA
6:25
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,8 МЛН