CABDI HANI | SACABKA YEEDHAYA | CAWEYSKA ASMA SABAN 2020

  Рет қаралды 7,543,917

Waqal WStudío

Waqal WStudío

4 жыл бұрын

Caweyska Asma Saban
Codka:Cabdi Hani Xaashi
Ereyada:Cabdi Weli Saxardiid
Laxanka:Abwaan Laabsaalax
Music:Furinle
Camera:Waqal, Shiine, Bigays
Editing:Nuuradiin Dugsiiye
Production by: Afro, Furinle, Waqal

Пікірлер: 1 100
@cadawjabiye7839
@cadawjabiye7839 3 жыл бұрын
Intii marka uu fanka kabaxay daawatay like 👍
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Fananka kaliya ee somali oo dhan u jeclaa ma ka baxey fanka 😭💔 mantana bk baa ka baxey fanka 😂👋17 October 2020♡
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Incredible voice 👌❤️ Abdi Hani we gona miss u
@mohamedsaeed5803
@mohamedsaeed5803 3 жыл бұрын
Hhhh Ilahayhaiskukindaayo🥰😜🌹💜🎊💋❤️🙉
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
Ha wan ka baxay farxay hpti xagan ma joogta😃😎
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 3 жыл бұрын
Laba deenuna waa inaynu fanka iskaga baxna 😢
@MaryanMaryan-u5y
@MaryanMaryan-u5y 19 күн бұрын
​❤❤❤
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 4 жыл бұрын
Niyoow ninka abdi hani xaashi Dayaxiisu maba damo Marwalba waa loosara kacaa heesaha aroosyadana dhulka ugamaba dhacaan Arooskayga abdi hani xaashoow Adaa ka maasul noqon insha allah Amiirka codka lengend abdi hani xaashi
@user-dj2co7kh5x
@user-dj2co7kh5x 4 жыл бұрын
Haaaaahey walhi😘😘🥰 Arooskyga Abdi hani wa ka 1
@asmaahmed9652
@asmaahmed9652 4 жыл бұрын
Wewe
@nasrofarah9231
@nasrofarah9231 4 жыл бұрын
Husein suudi arooskeygana adaa ka masuul ah eee ogoow yaah 😂🤣😂🤣😂🤣
@caynimooge105
@caynimooge105 4 жыл бұрын
Aniiga w niin cabdi hani iyo ina cali shaah wllhi ku haysta wll
@ashahagan9344
@ashahagan9344 4 жыл бұрын
Wj
@miskimuse9877
@miskimuse9877 4 жыл бұрын
Sareedada nimcada muuqatiyo saaca quruxdiisa Sinjigiyo abkii lagu yaqiin dhaqanka somaali Soutkiyo mashxaradaa baxdiyo sacabka sacabka yeedhaaya Sowjada arooskiyo marwada marwada taajka loosarey Qos sarey kadhaltoo haween lama sinee kowdheh Waa saafi sharafoo hablaha hablaha way usidataaye Samiyo wanaag baalagu korshee yaanay sara seegin Saldhigaad binaysiyo Markasta sii sasabadeeda Gobta sidii sidii sidii lagu yaqiinio ku dhaqo sama barwaaqeysan Siraadka baxayee arliga nuurka simey Kaaha Soyaalka guurkiyo dhismaha qoyska looseesey Sugaanta eraygiyo murtida murtida lagu sifaynaayo Sokeeye duceeyiyo dadkaa dadkaa sara kacee taagan Farxadey sidaanbey kal furan idinku soreene Awlaad samaatiyo caruur caruur ebe idin sii badan Samiyo wanaag baalgu korshee yaanay sara seegin saldigaad binaysiyo markad sii sasabadeeda Gobta sidi sidii lagu yaqiinyo kudhaqo Sama barwaaqeysan
@xasankeyse6648
@xasankeyse6648 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@cabdiqanimuuse4137
@cabdiqanimuuse4137 4 жыл бұрын
Qoraa wanaagsan
@GorGor2023
@GorGor2023 4 жыл бұрын
Azia iprahim Lyrics Girl
@munaahmed9897
@munaahmed9897 4 жыл бұрын
😎😎😎😍😍😍😎😎😍😍
@cnaasiraadan6825
@cnaasiraadan6825 4 жыл бұрын
Waaaah waaaaaah
@nasabboy3580
@nasabboy3580 3 жыл бұрын
Abdihani xaashi abdilaahi wuxuu sheegay inuu fanka isaga baxay gebi ahaanba aan u ducayno in illahay wax ka khayr bdn ugu badalo wlloyaal❤
@bashiryousufolad1
@bashiryousufolad1 2 жыл бұрын
Ilaahay wax ka khayr badan ha ugu bedelo Walhy fanaan iyo badh buu ahaaye
@shabeeloowofficialsubscrib8999
@shabeeloowofficialsubscrib8999 3 жыл бұрын
2021 yaaaila foorsaaayo✌✌✌✌✌
@maryamabdirahman6358
@maryamabdirahman6358 3 жыл бұрын
Aniga 🤞✌✌🤣🤣🤣
@mahditahir4620
@mahditahir4620 3 жыл бұрын
huno
@mahditahir4620
@mahditahir4620 3 жыл бұрын
mahdi
@aminxarir1460
@aminxarir1460 3 жыл бұрын
Wlahi aniga april 23/04/2021 jumce weliba duhur ramadaan kariim😍
@asmasabanofficial4141
@asmasabanofficial4141 4 жыл бұрын
Aad iyo aad ayu mhdsanyhy wlhy abdihani xaashi adna waqal thnks wlalo❤❤❤
@hanitaa777
@hanitaa777 4 жыл бұрын
Abaayo Asma subscribe ayan kuu saraye iisaar pls
@najmaqueen3097
@najmaqueen3097 4 жыл бұрын
mabruuk Saban marwo qaliyeeet
@ramaasabdikadir4298
@ramaasabdikadir4298 4 жыл бұрын
Masha allah
@ramaasabdikadir4298
@ramaasabdikadir4298 4 жыл бұрын
Mabruuk💫🙏👸👑
@baariabdulahi9038
@baariabdulahi9038 4 жыл бұрын
Dumo hamblyo
@KARAAMA1469
@KARAAMA1469 4 жыл бұрын
Ado dawanaya hadi ad akhriyaysid Qoralada comantiga bal like un nasaar hanala dhafine nacala shaydaan ku yaale
@shucaybcabdi6844
@shucaybcabdi6844 4 жыл бұрын
Areee qudhac
@KARAAMA1469
@KARAAMA1469 4 жыл бұрын
@@shucaybcabdi6844 war wxy
@bsnznnsnsnsnborowoficial6806
@bsnznnsnsnsnborowoficial6806 4 жыл бұрын
Nacale wax fiican ma aha
@xamdixamdi7121
@xamdixamdi7121 4 жыл бұрын
@@KARAAMA1469
@abokormaxamed8723
@abokormaxamed8723 4 жыл бұрын
Ku saarnay nacalaye 😅😅
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo Hambalyo Wlashay Ila Dhalatay Asma Hassan Aadan Iyo Xaajigeeda Xildhibaan Mohamed Alle Isha Nacaybka Ha Idin Dhaafiyo From Gabiley ❤️
@munaahmed9897
@munaahmed9897 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😄😍😄😍😍😍😍😍😍
@caynimooge105
@caynimooge105 4 жыл бұрын
Gopolki janada ❤❤❤❤💋💋
@hafsayuusuf7210
@hafsayuusuf7210 3 жыл бұрын
2020 marku fanka ka baxay hadad daawanayso like saar😂😂 Anoo miidhan islaha arooskaga uyeedh wakaas iga orday
@qamarabdi5932
@qamarabdi5932 3 жыл бұрын
Maskin sorry Allah kumaqorine😂😂😳
@hafsayuusuf7210
@hafsayuusuf7210 3 жыл бұрын
@@qamarabdi5932 haa wlhi😥😂😂
@qamarabdi5932
@qamarabdi5932 3 жыл бұрын
@@hafsayuusuf7210 aniga kujoga don't worry quruxey😇❤
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Ma runbaaa muu kabaxey
@anisaahmed5541
@anisaahmed5541 3 жыл бұрын
se
@asmahdahapoh7350
@asmahdahapoh7350 4 жыл бұрын
Kalay maxa liketa faiido kujirta bal ana like isara😂😂hadi waxlagu helayo
@boqoradainaabukar5828
@boqoradainaabukar5828 4 жыл бұрын
Asmah Dahapoh iska dhaaf adiga Lkn waa kuu saaray
@cabdiqanihussain3352
@cabdiqanihussain3352 4 жыл бұрын
Best song
@carabmaxamuudjaamac9786
@carabmaxamuudjaamac9786 4 жыл бұрын
Asmah Dahapoh m.a
@sunaariya_
@sunaariya_ Жыл бұрын
If you like the Prophet (SAW) love saar ❤️❤️
@najmadheeman-ko5fy
@najmadheeman-ko5fy 11 ай бұрын
Scw
@ahmedismahan8116
@ahmedismahan8116 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 4 жыл бұрын
Heestan xusuus gaaray igu leedahay, arooskaygii waa heestaan ku cayaaray, markaan maqlaba dareenkaygaa is bedela xasuus qaalyana waan galaa.
@bashiircawil6063
@bashiircawil6063 3 жыл бұрын
Masha allah alleh ha ku daayo xaaskaga qalligaa
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 3 жыл бұрын
Muna Cabdi zee adu nin marabta😂
@bashiircawil6063
@bashiircawil6063 3 жыл бұрын
@@AhmedSahal1 🤣🤣wan ka haystaa
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 3 жыл бұрын
Muna Cabdi zee mehe inbti runtah 😂😂
@zhucaybalcantara2002
@zhucaybalcantara2002 3 жыл бұрын
Naagtii ma is qabtaan marka😂
@ifrahebraahim7901
@ifrahebraahim7901 4 жыл бұрын
Xflada waa umul bax ama 40 bax dadka ku wareersan Asma sabban👑 Masha allah👏❤✨
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 4 жыл бұрын
Away bbegiii
@farduusapdirahman2925
@farduusapdirahman2925 4 жыл бұрын
@@umusaidsalmansaid5828 ilmaha yar halkan lama keeni karo
@caashoahmed224
@caashoahmed224 Жыл бұрын
Xflada
@jiyaaaweys6851
@jiyaaaweys6851 Жыл бұрын
Mcn q
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Heeztani wey iGa GaDan Thy inta ila midka Ahey Like🖒 iyO inta magaca Mohamed aanu wadaGno pa😍
@musabmohamedhussein8202
@musabmohamedhussein8202 3 жыл бұрын
Wtcxdf i
@djuumanuura8027
@djuumanuura8027 3 жыл бұрын
Nasira sister
@moominciiseofficial7665
@moominciiseofficial7665 3 жыл бұрын
@@musabmohamedhussein8202 Lllllllll lllllllllllllll l ll )))))))))) L L ))))))))))))
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 3 жыл бұрын
Maantuu Ka baxay fanka cabdi hani xaashi Cabdillaahi 30/Sept/2020 ❤️❤️❤️🙏😍
@ZultanJubooss26
@ZultanJubooss26 3 жыл бұрын
Still I'm Listening 26/10/2020 Maalin Axad Ah! Fanku Inu Goblamay Mar Hdi Dadkii Qiimaha Laha Ka Bexeen Inta ila Aaminsan Hala Idin Arko👍
@abdirahmaninalibax7919
@abdirahmaninalibax7919 4 жыл бұрын
Hadii aad muslim tahy like ii saar
@najaxlipaax6350
@najaxlipaax6350 4 жыл бұрын
Cabdi hani
@najaxlipaax6350
@najaxlipaax6350 4 жыл бұрын
Aaa
@abdirizakomerpostori7022
@abdirizakomerpostori7022 4 жыл бұрын
Oieuohwgwwe
@ExtraTime448
@ExtraTime448 4 жыл бұрын
Meel xun baad tabaty nio
@saajidamaxamed2608
@saajidamaxamed2608 4 жыл бұрын
daaqa wllo ok💋💋💋💋💋❤❤💜💜💜💜🌷🌷🌷🌷🌷
@asmushmoha4964
@asmushmoha4964 4 жыл бұрын
M.a Inanta ZamZam Waa inan Qalpi XãdhaN ILAAH Haku XifĐiyo WllOh Žamzm 👸♥️🥰
@zamzamhassan2968
@zamzamhassan2968 4 жыл бұрын
Thanks
@jacfarcarab8087
@jacfarcarab8087 3 жыл бұрын
Habeenkii uu fanka kabaxey 30 sep 2020. 💫💫💫💫💫💫💫💫
@khadarbuush4893
@khadarbuush4893 4 жыл бұрын
Hees layskugu tagay Erayadi Laabsalax Laxanki Abdi weli saxardid Codka Abdiga abdiyada oo dhan eryadey Music Furinle ❤❤❤❤☝☝☝☝
@xalanefilms2711
@xalanefilms2711 4 жыл бұрын
Waad isdaba marisay heesta erayada waa cabdiwali saxardiid laxanka laabsaalax
@jeelaaniismaaciil521
@jeelaaniismaaciil521 3 жыл бұрын
Candi hani legend qofkii igu racsan like
@fitaaxdaahir4106
@fitaaxdaahir4106 Жыл бұрын
😭😭😭😭😫😫 heestaan wiilkii darawalka i baray oo aan naf teeyda aan hormar ku gaadhay ayaa aad u jcl oo gaariga nooga shidi jiray wlhi xasuus hada waa askari dixigla ah inkastoo wanaga uu iisamee uu uuu kadaran yahay cuq dada uu naf teeyda uu gali iyo silaca kadib
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 9 ай бұрын
Maxaa helay abayo😢
@HoygaXaqiiqda.
@HoygaXaqiiqda. 3 жыл бұрын
Mashalah ilaahay haduu heesihii ka soo saaray waa alx Sheekh cabdi hani xaashi alle ha ku ilaaashto
@munomaanka6622
@munomaanka6622 3 жыл бұрын
Yaa ila dhageysanayaa 2020 markii uu cabdi hani fanka kabaxay kadib lik ha iladhaafi
@abdiwahidhussein8396
@abdiwahidhussein8396 4 жыл бұрын
Hees kale ma hayno, aan ka ahayn taa cabdihani keep going. Congratulations.
@khaddaradamios7117
@khaddaradamios7117 4 жыл бұрын
Music waxaa loo dayey xidigaha best music in somali mr furunleh
@pubg-tarzan8606
@pubg-tarzan8606 4 жыл бұрын
Heestan Kama dalayo 2020 intii iga danbeysa like isaara 😘😘
@abdihashiabdilahi2199
@abdihashiabdilahi2199 4 жыл бұрын
Inta Abdihani Tageerta Like Dhac
@huseinibrahim733
@huseinibrahim733 4 жыл бұрын
Cod buu ilaah kugu maneystay cabdi hani allow cdkiisa barakee
@najaxlipaax6350
@najaxlipaax6350 4 жыл бұрын
Maa
@DilaagaDahsoon
@DilaagaDahsoon 4 жыл бұрын
Fanaan Aan Taageero weyn Uhayo Abdihani Xaashi Zxp Numberkaaga Ayaan Ubaahnahay Heesban Kuu dhiibanayaaye
@lashkanogemer199
@lashkanogemer199 3 жыл бұрын
Ninka isku mgc ma tihiin mise ana modah 😁
@nidolzack7052
@nidolzack7052 4 жыл бұрын
Sedex xasaraad labo baan arkaa meday samideeda gacan aan utaagay sedexdooda👍👍👍
@idiljamac-kf4pc
@idiljamac-kf4pc Жыл бұрын
15/3/2023 dhaysanayah Yaa iga dambeyah somaliyey 🇸🇴 😂
@japoutipoi
@japoutipoi Жыл бұрын
Ani😂
@HadiraMaxamad
@HadiraMaxamad 7 ай бұрын
Ana hadana dawana 2024❤😂😂😂
@highflyer215
@highflyer215 3 жыл бұрын
saan u hees ama iskadaa waxa hedhe, maxa kugu khasbayaa, cabdi Hani legend 👏 keep it rolling bro, may Allah bless you
@Salmancade10
@Salmancade10 4 жыл бұрын
Hambalyo Asma Saban masha Allah walasheey ilmo baari eh Allah ha ku siiyo. Isku waara uwad baari eh Allah ha idin siiyo
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 4 жыл бұрын
Abdihani Aroosyad iyo Xalfadah ku macanyahay wlhi intii ila argty like igu qabo hore uu saco 💋👌
@cabdimuse1099
@cabdimuse1099 4 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi inder c haNi ha la i geeeyo
@nimcoharuun4912
@nimcoharuun4912 4 жыл бұрын
Masha allh
@yacquubxaajishabeele7597
@yacquubxaajishabeele7597 4 жыл бұрын
Big man Wiilkaan abtiga u ahaa abdihani xaashi 2020
@liibaanomarsabrie1459
@liibaanomarsabrie1459 3 жыл бұрын
Abdi Hani XansHi AbdulaHi Fanan ka kali ee a ka taageri jiaY Xidagaha Geska 🔥🔥🔥🔥
@xalanefilms2711
@xalanefilms2711 4 жыл бұрын
Erayada cabdi wali saxardiid Laxanka abwaan laabsaalax Music ustaad furinle Codka aarka fanka Ragii rag ahaabaa isugu tagay heesta walleee▶◀
@danuu3067
@danuu3067 4 жыл бұрын
*Inshalah* *mar* *uun* *warajaynaa* *arooskeyga* *mustaqbalka* *inaa* *lidaridoono* 22februay 2020 *baan* *soqoray* *qoralkan*
@umalkhairahmed6302
@umalkhairahmed6302 3 жыл бұрын
J l
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
AROOS WCN asma saban wllshey qlli adiga iyo xajigaga HAMBALYO HAMBALYO farxad ku waara abidkiin 😍😍😎😎 c.hani fananka sanadkan heestu way maraysaa 31/12/2019 🤔🙋‍♀️SANAD WCN DADKAYGII 2020
@abdikadirkasim2355
@abdikadirkasim2355 4 жыл бұрын
Marka 1 aad waxa farxada la qebsana gabadha aadka u faraxsan wxan leyahy alpha mabruuk Wxa fanka ku jogaa Cabdi hani hees cajiib ah Waqal studio 🎙 thanks in badn ❤ Str 18/april/2020 Like 👍
@fadumofani1593
@fadumofani1593 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@ayaneibrahim8654
@ayaneibrahim8654 4 жыл бұрын
Hodan dheeman vaan arkaaaa
@NimcaanClaahi-gs9mw
@NimcaanClaahi-gs9mw 5 ай бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@smartmm6267
@smartmm6267 4 жыл бұрын
Walahi Hargeysa lama gaadhayo xaga suugaanta xafladaha decoration iyo murtidaba maansha Allah ilaahay ha idiin siyaadiyo nabada iyo horumarka
@hodanitachannel3585
@hodanitachannel3585 4 жыл бұрын
Smart MM thanks 🙏 wllo
@zayidkacadeoffcial8017
@zayidkacadeoffcial8017 3 жыл бұрын
Fanka markuu kabaxay kabacdi yaa dawanaya please is muujiya like
@mohamedabdirahman144
@mohamedabdirahman144 3 жыл бұрын
Cabdi hani fankii waa kabaxay heestana aroos kasta oo somali dhigato waa laga daari doonaa!😭😭😭
@sahruujamoha9224
@sahruujamoha9224 3 жыл бұрын
Wlhi dhibaato jirto somalidan waxas mayaqanaan ani maaqad dhahy lguleeyahy
@ayanabdullahi3932
@ayanabdullahi3932 4 жыл бұрын
Hanbaliyo hanbaliyo asma saban iyo saygeeda noqda heerki lagu nastee lagu nagaado♥️♥️♥️♥️⚘♥️⚘♥️♥️⚘♥️⚘♥️⚘♥️⚘
@hodan7739
@hodan7739 4 жыл бұрын
Masha allah wlhy asma saban waan taageeraa ilove
@KhaledAli-vy7le
@KhaledAli-vy7le 3 жыл бұрын
HESIHIISA WLLAL YAN LA DHAGAYSAN SH.ABDI HANI MA AHA HADA FANAN ALLE TAWBADA HA INA WAFAJIYE AMIN YARABI🙏
@updisamettsaleban5617
@updisamettsaleban5617 4 жыл бұрын
Fanaaanka Soomalida Ayaan hupa Inaad tahaY UpdoW👏💕👏👌
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
FJ MoDah💘🙌
@khalifcapdi7042
@khalifcapdi7042 4 жыл бұрын
👍🤴😍Cabdihani xashi boqorka rabka aroskaygad shidi dontaa inshalhu😎😎
@abdimajiidosman493
@abdimajiidosman493 Жыл бұрын
kkkk wuu ka baxay fankii😢😂
@baapjanic5
@baapjanic5 4 жыл бұрын
Hees shidan Abdi Hani sacabka❤
@hodanahmed4655
@hodanahmed4655 4 жыл бұрын
Mnsh allah wllhi nin aan tageero waxaa jira cabdihani cod ayaa kumaqn hore usoco pro🌍❣❤
@najmocabdiwalu5981
@najmocabdiwalu5981 3 жыл бұрын
Aroskaga ka waco islaha fanka wu ka baxy heestan wa jclahy 😨❤❤❤
@saabiriinabthirahman7498
@saabiriinabthirahman7498 4 жыл бұрын
Heezaha Aroozka laguma gaadho vanankaYgah azmadaydiih mabrouk million timez hpptih gurigaga guri khayr rabbi haka dhigoH
@hargeisaabdi4209
@hargeisaabdi4209 4 жыл бұрын
Waaaaaaw masha allah wllshay asama saban farxad ku noloow 😘😘❤❤👏👏👏👏👏👏💝💝💓💓🌷🌷🌷🌺🌺🌹🌹🌸🌸🌼🌼🌷🌷🌷
@munaiskufilansomaliland1981
@munaiskufilansomaliland1981 4 жыл бұрын
Inanka timha dher waanka heley wlhi ilasoo xiriir from stokhholm sweden 🇸🇪
@shabdilahixasanxashi8795
@shabdilahixasanxashi8795 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂akhas
@shaaruboqalaf171
@shaaruboqalaf171 4 жыл бұрын
Marita bintu mohamed Alex waa nin jileec muraayada iyo make up baad isku qabsanaysaan
@khalidanwar3680
@khalidanwar3680 4 жыл бұрын
Marita bintu mohamed Alex xaas Iyo ciyal bu leyahy ba wll
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 4 жыл бұрын
Cabdifataax kkkk ana kuhaya
@zamzamdahir4279
@zamzamdahir4279 4 жыл бұрын
@@shaaruboqalaf171 😁😁😁😁 Lagu si qaadi waa Iga qoslisay
@kingkeita4873
@kingkeita4873 4 жыл бұрын
Fanaan ka kaliya eee aan taageero cabdi hani xaashi cabdilaahi 🤘🤙
@dzalgerie2309
@dzalgerie2309 4 жыл бұрын
I Love Somalia from algeria❤️
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Al gerian👑🙌
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
Sorry this isn't somalia
@queennn4901
@queennn4901 4 жыл бұрын
We love u too
@bashiryousufolad1
@bashiryousufolad1 2 жыл бұрын
It's not somalia We are Somaliland
@bisharomohamed4042
@bisharomohamed4042 2 жыл бұрын
@@bashiryousufolad1 🤣🤣🤣🤣🤣ilhow caafimad🤣
@hamsesmart8010
@hamsesmart8010 4 жыл бұрын
C/hani xashi fanan an aminsanhy
@jawahirhassan1538
@jawahirhassan1538 4 жыл бұрын
❤❤❤🌺🌺🌺💖💖💖wwa😁😁vbbb
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 4 жыл бұрын
Heestan hees way dhaafte. It’s the best song in 2020
@abdulfatahofficial3209
@abdulfatahofficial3209 4 жыл бұрын
hadaad jiifka ku daawaneyso like ii saar
@wadanidhabtaah2160
@wadanidhabtaah2160 4 жыл бұрын
abdulfatah official hhhhh balayo like ku sarte
@lakixaji8606
@lakixaji8606 3 жыл бұрын
Asma saban quruxley Walsh waan jeclahay gabdhaan aroskkeda who igu fii Canaan laha
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Mncha allah #ASMA #SABAN IYO SAYIGEEDA ALLE HA ISKU KIIN BARAKEEYO AROOS WCN #THANKS #WAQAL #STUDIO HAMBALYO HAMBALYO #ASMA IYO XAAJIGEEDA 24/ #DECEMBER 2019
@AhmedOmar-bj7ck
@AhmedOmar-bj7ck 4 жыл бұрын
Cabdi hani fanaan cod macaan Waan ku salaamay
@ZAHACADE
@ZAHACADE 2 жыл бұрын
𝐇𝐞𝐞𝐬 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐧𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚✊✊
@haniimaxmud488
@haniimaxmud488 5 ай бұрын
HPSNP EFSP Q❤❤❤❤❤😢😊
@xasanmaxamed4402
@xasanmaxamed4402 4 жыл бұрын
M.a fanaanka fanaaniinta cabdihani xaashi cabdilaahi waa fanaanka Soomaali wixii heesa codka usita waa la isku raacay
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 4 жыл бұрын
Cabdi hani fanaan wayn 👏👏🔥
@omergedi9428
@omergedi9428 4 жыл бұрын
Cabdi hani legend aan lagu dhagi karin jaaskiisa aan jeclahay
@bashiryousufolad1
@bashiryousufolad1 2 жыл бұрын
Jaaskii qarniga walhy Laba is dhibi maayo Lugaha khaliya
@munamohamedsaidm7054
@munamohamedsaidm7054 4 жыл бұрын
Hees shidan kamaa dalo.maantaa.waa.ku soocel.celinayaa
@user-xk1uq8jx1e
@user-xk1uq8jx1e Ай бұрын
Cabdi hani habeenkii uu heestan soo saaray waxaan ahaa arday class 8aad ah Mantana masha allah school 🏫 waan dhameeyey
@yarabbi5472
@yarabbi5472 4 жыл бұрын
Cabdi hani #muhadu #wa danteenna ba lgu xiistay walle hore u soco bro
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 2 жыл бұрын
Cabdi hani marku fanka ka baxay kadib hadad dawaneyso like saar❤❤🎤🎵🙏💯👍
@rahmaabdirahman8396
@rahmaabdirahman8396 3 жыл бұрын
2021 hadaad dawanyz0 Like hayLa dhaafin🥰
@abdihakeemhashimi7224
@abdihakeemhashimi7224 4 жыл бұрын
Abdihani boqorka xidigaha geeska iyo fanka hargeysa iyo Somali oo idil go forward
@zacimaaim2440
@zacimaaim2440 4 жыл бұрын
Arosba ma dhiganyi hadusan abdi hani n1 ka ahayn❤
@saddamxusayn516
@saddamxusayn516 4 жыл бұрын
This man first artist I support me hani 🦁
@ugbaadmahamed9409
@ugbaadmahamed9409 Жыл бұрын
0
@mostafeshine4k809
@mostafeshine4k809 4 жыл бұрын
hadaad doonayso in arooskaga lagu kala kiciyo #cabdi #Hani uun u yeedho cagaha iska dhaafo wllhi madaxa macal lagugu ciyaaraya
@jawhar2605
@jawhar2605 4 жыл бұрын
Jacaylkaygi Asma saban waalagi aroosay
@najmanuura5473
@najmanuura5473 3 жыл бұрын
Imika wey ku soo noqtey😅😅😅
@jawhar2605
@jawhar2605 3 жыл бұрын
@@najmanuura5473 hada maxay itari kayaacdheh meesha marhore marqaati furtay
@nafisamaxamd8609
@nafisamaxamd8609 3 жыл бұрын
mash allah aroos wacan cabdi hani iyo asma mash allh wll qli ilahay aya mahad isagale alxamdlilhi
@prettysomali8578
@prettysomali8578 2 жыл бұрын
Heestaan xasuus igu leedahay ❤❤
@rethwankareh7148
@rethwankareh7148 4 жыл бұрын
Mzha allh asma saban iyo mahamed alle ha isku kin khayro
@aminahusein482
@aminahusein482 3 жыл бұрын
Cabdi hani mashalah qof la xiseeyo
@amiishabintuzainab6610
@amiishabintuzainab6610 4 жыл бұрын
Ma fanan abdihani haashi abdillahi tolahi arooskayga adaa iga tumi one love abti
@abdifatahjireqalinledagaal5575
@abdifatahjireqalinledagaal5575 4 жыл бұрын
wllhi wan ka helaa ninkan hesihisa alle cimriga ha ku barakeyo
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 4 жыл бұрын
Taagero buxda ku haya C hani go forward ❤❤❤❤❤❤
@aishahamudmohamed5787
@aishahamudmohamed5787 4 жыл бұрын
Abdi hani inaba caadi Mahan the legend
@filsanahmed4263
@filsanahmed4263 4 жыл бұрын
Abtigay abdi hani xaashi maxamed codka allow ku barakee
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 4 жыл бұрын
M0cha Allah Walaazhey asma saban Alle haysku kiin daayo Cadawgiinu down inzha allah
@monnaawad8549
@monnaawad8549 4 жыл бұрын
Wooow hees way dhaaftay 👌❤😍
@aminabedelhassan9677
@aminabedelhassan9677 3 жыл бұрын
M.a
@eng.azmarrmouze
@eng.azmarrmouze 4 жыл бұрын
CaBDi HaNi FaNaN JiRaH WaQaL Studio Tnks
@Hoodoqalanjo
@Hoodoqalanjo 4 жыл бұрын
Nin joga walhi aniga iga timo dheer nio muxuu ku bixiyay
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 4 жыл бұрын
Kanba hduuu idinka timo dheryhy wxpo mesha kumpa hesaneee😂
@ahmedjamac5238
@ahmedjamac5238 4 жыл бұрын
@@umusaidsalmansaid5828 loooool
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣😹😹😹😹
@salmanismaciil8473
@salmanismaciil8473 4 жыл бұрын
Kuwata wlhi cabdi Hani xashi c.lahi
@Abshir252
@Abshir252 4 жыл бұрын
I love this song. Abdi Hanni my favorite singer of all time. Go forward my brother.
@user-dd2nz4ok7l
@user-dd2nz4ok7l 6 ай бұрын
Played at all weddings when bride is walking in. Maashallah nice song.
@filsancabduqadir3181
@filsancabduqadir3181 4 жыл бұрын
Heestaan 100jeer kabadan Daawaday Candi hani Arooskeyga Adaa ka Aabaa inta iga Dambeeso Like dhac kusiii
@abdisamedomar1557
@abdisamedomar1557 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikarem955
@abdikarem955 4 жыл бұрын
Abdihani xashi Fanan dhamystiran 👑
@salmaancishqi3083
@salmaancishqi3083 4 жыл бұрын
Asma Zabana ma rawaxday Iskaabulo farta taaga 👍👍
@sameratime7149
@sameratime7149 4 жыл бұрын
Beri hore la guursadeyba wey umushy xtaa
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 4 жыл бұрын
@@sameratime7149 yaa guursaday fnn mise nin caadi ah wlll
@bureeqakarie6262
@bureeqakarie6262 4 жыл бұрын
@@ahmedahmedahmedahmed680 nin caadi aH wll xildhibaan ah
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 4 жыл бұрын
@@bureeqakarie6262 mhdsnid wll nin fananad gursaday dhib waa haystaa
@bureeqakarie6262
@bureeqakarie6262 4 жыл бұрын
@@ahmedahmedahmedahmed680 haaaa wllhi😂
@karainayoussouf8566
@karainayoussouf8566 4 жыл бұрын
Cabdi hani wowwwwwwww mashallah codkagu uu macanyahaye
@Jookar1
@Jookar1 Жыл бұрын
Xidiga kaliya aan tageri jiray fanka intaad ka baxday fanan boskaga ii buuxiya wan wayey😢❤
@somalichallenge1
@somalichallenge1 5 ай бұрын
Fanaanka keliye jiru ahaa walhy
@dekahashi5278
@dekahashi5278 4 жыл бұрын
Hees aroos Cabdihani udaa😍
ANSHAX IYO XAASKIISA  AYAAN  HEES AROOS JIGJIGA official video 2020
8:31
Waqal WStudío
Рет қаралды 15 МЛН
ARIMAHEENA iyo BOOTADIISA MADAXA WAXA KUGU DHEGAN SHEEG
21:24
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 105 М.
БИМ БАМ БУМ💥
00:14
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 4,7 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
GULLED SIMBA HEES CUSUB SIHAAM OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:35
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 4,8 МЛН
CABDI HANI | JANNO | XIDIGAHA GEESKA 2020
8:36
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,5 МЛН
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 4,7 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN HEES CUSUB l UTUMA HEELADA l VIDEO HD 2020 LYRICS
5:44
Kabarai Films
Рет қаралды 3,9 МЛН
CAWAALE AADAN HEES KALA KACSAN UQAADAY AROOSKA FATUUSH IYO TAMIIM
3:54
Goodax Media Production
Рет қаралды 9 МЛН
Ismail Dannan Saylici 2020
5:44
Ismail Dannan
Рет қаралды 8 МЛН
CABDI HANI HEES CUSUB SAREEDO 2019
6:17
xidig films hd
Рет қаралды 948 М.
AWALE ADAN BEST AROOS SONG ( OFFICIAL VIDEO) 2017
7:52
Tusmo Films
Рет қаралды 4,4 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020
8:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,3 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 145 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 11 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 772 М.