CABDIKARIIM ALI SHAAH & ALI ZAKI KEEGA JARA ALI MUHENDIS & MARWADISA VIDEO 2020

  Рет қаралды 967,690

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

4 жыл бұрын

Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 255
@FunnyOctopus-sm2oo
@FunnyOctopus-sm2oo 4 ай бұрын
Cali zaki is ka soco ayay ku dheheen cabdikariin cali shaah waa legend goatka fanka somaaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waa arday iyo macalinkiisa❤❤❤❤❤❤❤
@aqoonkaab6212
@aqoonkaab6212 4 жыл бұрын
Hi iam from pakistan Waar nacalaa shaydaanka kuyaale dhagax buur baan dhex jiifaaye like ta iisaara🤣🤣
@gaardi0fficial705
@gaardi0fficial705 4 жыл бұрын
Wan kuu saray walahi waad iga qoslisay 🤣🤣
@ladnarashiid9396
@ladnarashiid9396 4 жыл бұрын
Wlhi waad iga qoslisay wll kusarayba
@maxamedbmstudio
@maxamedbmstudio 4 жыл бұрын
Sharaf ayaya i tahaya i sara SUBCRIBE
@KaydkeenaMedia
@KaydkeenaMedia 4 жыл бұрын
Waa qoslay kkk waana ku saaray
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 4 жыл бұрын
My rer dhagax buur ma tihiid rer pakistani ayaa tahey markaa like kuuma sareyno😂😂😂
@barkhatismail5099
@barkhatismail5099 4 жыл бұрын
Wooow abdikarim Ali shaah codkiisa mnchalh ninkaa haybada lehe aan boodboodayne heestana halkeeda dhigay.❤️🙏🏻
@queenanaya275
@queenanaya275 4 жыл бұрын
Inta aragtay in heesta abdikarin ka cod macaan yahay Cali zacki like ta 🥰
@adoontiialle1485
@adoontiialle1485 3 жыл бұрын
Aniga kula arkay wax kacdo macan malahan cabdi
@mumtaasmuuse4209
@mumtaasmuuse4209 2 жыл бұрын
Haa wallhi heesta codka cabdikrin codkisa ku so racay
@captainsanto5572
@captainsanto5572 Жыл бұрын
wll iskaga laxameeyey
@caamirahmed8176
@caamirahmed8176 4 жыл бұрын
Wax waLba waxa ka mcN 00 kasii mCN HadaLka allE likE isar plz 🙏wll🌷♥️
@amaalyuusuf5834
@amaalyuusuf5834 3 жыл бұрын
Caamo
@abokorabdirahman3653
@abokorabdirahman3653 4 жыл бұрын
Inta kabo la.aan ku daawanaysaa LIKE ❤❤😂
@kingadofficial.C7762
@kingadofficial.C7762 4 жыл бұрын
Sidoo kle adna zhp ii saar ana waan kuu saaree ok
@ubahozkeyse3527
@ubahozkeyse3527 4 жыл бұрын
Hhhhhhh wanu gashanhy huno
@kingadofficial.C7762
@kingadofficial.C7762 4 жыл бұрын
Iga Daa ciYaaRta pro
@abdinasirabdulahi7930
@abdinasirabdulahi7930 Ай бұрын
Wa igu heshay😂
@ahmedqanciyeofficial2104
@ahmedqanciyeofficial2104 4 жыл бұрын
Inta jecel qur.aan like dhac dhac dhac
@lilpoop4425
@lilpoop4425 4 жыл бұрын
Sharaftii Fanka waxa Dib uso #Celiyay #Muftuux #Cadceed the best ever musishin wax kale walaahi fankii ayu na jeclesiyay walaahi legend legend Maftuux Cadceed
@MarwoXaaji
@MarwoXaaji 4 жыл бұрын
0:46 ila 0:51 daqiiqo Cabdikarin cali shaah sida uu ula heysto music da inaba cadi mahan cajiib
@munacisman5891
@munacisman5891 4 жыл бұрын
Kkk xoga kaftan ah .farantii macnihisu ma fargalbaah .war how dhaqanka iyo diinta haladhawro .cana geel iyo subaag iyo muqmaad baynu astan ulahay ee dhaqankan reer galbeedka inagadaya dhalinyaroow.
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 3 жыл бұрын
M.allH horumar ka Somaliland nabada ayaa u horseeday alhmdulilah❤❤ habeenka crown hotel wn joogay nabadu Macaana hargeisa hadhwanaag love you my home💚💨❤
@sukaynaahmeth3218
@sukaynaahmeth3218 3 жыл бұрын
Mochallah hargeisa ugu kaaly shaxshaxda ✌🥰❤👑
@hayatahmed7596
@hayatahmed7596 3 жыл бұрын
A.Ali shaah Alle muxuu miisan siyay masha Allah
@saamiyamustafe3284
@saamiyamustafe3284 3 жыл бұрын
Mmsha alalh sidagan uciyarayaa
@nimcomaxamed5883
@nimcomaxamed5883 Жыл бұрын
@@saamiyamustafe3284 👍👍💜💜💜💙💙💛💛💚💚🌷🥀🥀🌹🇧🇴🇧🇴🇧🇴 NimcoCabdi
@zaidosulaiman3895
@zaidosulaiman3895 3 жыл бұрын
Al xidig cabdikarim cali shaah👏👏👏👏👏
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Apdikarin aLi zhaah 🙏❣🔥 Ali zaki ❣🔥🙏
@bilanbelo5614
@bilanbelo5614 4 жыл бұрын
intii jiif ku dawanaysa like iska Saar 🤣👌👍👈
@updifatahmohamouth6583
@updifatahmohamouth6583 4 жыл бұрын
Hhhhhh
@nimcaatisharaf1685
@nimcaatisharaf1685 4 жыл бұрын
Abdikarin Ali Shaah fanan aad u cod macan wlhi
@aamiinjeesto2455
@aamiinjeesto2455 4 жыл бұрын
Hawraar music wax kale❤❤💯💯👏👏
@XamdaXussen16
@XamdaXussen16 Ай бұрын
inta daawanaysa 2024 qasqas kadib🥄😂
@kingadofficial.C7762
@kingadofficial.C7762 4 жыл бұрын
Baste A kariiN cali shaaaH iyo cali zaki Horey Usocda
@kingmuhanadvlogs6386
@kingmuhanadvlogs6386 4 жыл бұрын
Wwoow m.a Fanan antaageero abdikarin Ali shaah🤘💋❣
@odaysoomaaliyeed6994
@odaysoomaaliyeed6994 3 жыл бұрын
Wow ina cali shaah Codkiisa waa tob
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 3 жыл бұрын
ABDIKARIIN CALI SHAAH & CALI ZAKI INAMADA HARGEISA SHIDAY HAMBALYO LAYAAB LAYAAB👏
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 4 жыл бұрын
Heestan waan jeclhy arooskygana waa laga qaadaa❤💙
@Balanbaalista
@Balanbaalista Жыл бұрын
😂❤ mashallah ma aroostay wali
@ugbadxasan6516
@ugbadxasan6516 3 жыл бұрын
cabdi kariin Cali shaah inan cod macan adiga iyo Cali zaki makalay yarasatan sxb qli wan idin salamay
@husseinmohamed3858
@husseinmohamed3858 3 жыл бұрын
Qofka leh c/kariin iyo cali Zaki inta leh c/kariin liketa 😊😊😊
@sultanguleid8651
@sultanguleid8651 4 жыл бұрын
Duriyadii ❤️ somalilnd 💚💭❤️👸🤴
@quensafa4829
@quensafa4829 3 жыл бұрын
Ina cali shaah aya ka Cod macan cali shaki 😂😂ku jeceliyaa abdikriin
@saamiyamustafe3284
@saamiyamustafe3284 3 жыл бұрын
Hhh wuukaa gursaday
@cabdiqadiryasinjamac7131
@cabdiqadiryasinjamac7131 4 жыл бұрын
Inta iyagoo dawanaya hadana commeni ga akhrinaya like hayla dhaafina
@ogowquruxiiwaadiine1496
@ogowquruxiiwaadiine1496 4 жыл бұрын
Intaa tik tok taa kuso argtay like hayla dhafiina plz
@snmhalgamayal2391
@snmhalgamayal2391 4 жыл бұрын
بارك الله لك و بارك عليكما وجمع بينكما فى خير💑
@abdallamohamed9414
@abdallamohamed9414 4 жыл бұрын
cabdikariin qowdhan waa fanaan shaqsiyad leh
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
hhhhhhh cabdi kariin qawdhan wa ayo wll ? kkkkk
@fardawsacabdalla8605
@fardawsacabdalla8605 3 жыл бұрын
abdi karinkeYgaH💋💋💋 FaNkaH adaa igu haYoH runtii ku wataa zxp😃✌ La antaa hez la aN❤
@updifatahmohamouth6583
@updifatahmohamouth6583 4 жыл бұрын
Naclaa shaydaankuyaale like saara bala
@sumaya1156
@sumaya1156 4 жыл бұрын
Abdikariin Ali Shaah💔❤️❤️❤️😭
@c.fataaxjacfar3634
@c.fataaxjacfar3634 4 жыл бұрын
GAR IYO GARDARRIBA. NO GOING BACK 2 LEGEND
@maxamedcali3509
@maxamedcali3509 2 жыл бұрын
C/kariin ninkan nin la leefalala somali laga heli maayo Amazing codkiisa nio
@zaapiriinmohamud3420
@zaapiriinmohamud3420 4 жыл бұрын
Wx kleh ❤ isu dhiipa farnti💍🌸
@lilzaakirgamer6695
@lilzaakirgamer6695 4 жыл бұрын
Best freinds QAMAR SUUGAANI AND DEEQSAN UPDYNAASIR kala hadha idinka iyo turusyadiinu😂😂
@Abdulahi_folbiraye7
@Abdulahi_folbiraye7 4 жыл бұрын
Alishaaah is the best.
@yaashjamakahin2534
@yaashjamakahin2534 4 жыл бұрын
Heestan qamar sugaani Arooskii Loo sameyey looguma tala galin xariifkan 😂 Inta Igu raacsan like dhac kusii 🤝✊
@shabcanhassan7644
@shabcanhassan7644 4 жыл бұрын
Miya lakala leyay😂🙆‍♀️
@cadceedvlogs3025
@cadceedvlogs3025 4 жыл бұрын
Qamarka hirgalay waleee Arkaaa
@ayaansiraanyo6098
@ayaansiraanyo6098 4 жыл бұрын
Esh calaa fananiin sharf korkinaa haa ahato❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹👏👏👏
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 4 жыл бұрын
Heeztan doonayo in AroozkyGa LaGa qaado EcHa ALLH iLaHow NBD iGu GaadHzii 🖤🥀🌍
@Hanadhaaji6
@Hanadhaaji6 Жыл бұрын
Waar wllhie ina ali shaah sii waliya ayaa uu tagerta 😅😅😅
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi Жыл бұрын
@@Hanadhaaji6 taageerada waxa Ka daran Family inaanu nahay ninkan ayaanad la socon bro ehehehe
@Hanadhaaji6
@Hanadhaaji6 Жыл бұрын
@@Ibby_hashi maa adan black ayaad tahay 😂😂😂😂
@Balanbaalista
@Balanbaalista Жыл бұрын
Arooskaagi madhacay wali😂😂😂
@hamdanuura9533
@hamdanuura9533 4 жыл бұрын
Hinda Ahmed Hassan baxeer alf mabruuuuk xbbty ❤❤❤👑👑🥰🥰💋
@abdirahmanelmi4351
@abdirahmanelmi4351 4 жыл бұрын
Cabdikarim iyo cali zaki kebaa cood mcn
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 4 жыл бұрын
Cabdi kriim
@malikabertan7480
@malikabertan7480 4 жыл бұрын
Cali zaki
@adoontiialle1485
@adoontiialle1485 3 жыл бұрын
C/karin fananka kaliya een aan taageero
@saamiyamustafe3284
@saamiyamustafe3284 3 жыл бұрын
@Khadar Keyow beenmad shegin
@saamiyamustafe3284
@saamiyamustafe3284 3 жыл бұрын
@@malikabertan7480 kunoqo
@mulkixasan6220
@mulkixasan6220 3 жыл бұрын
Masha Allah👏🙌👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@fadumogeele3708
@fadumogeele3708 2 жыл бұрын
Hhhh
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 4 жыл бұрын
Woow hees iyo aroos kala daran iga dheh👌
@munajaamakaahin1678
@munajaamakaahin1678 4 жыл бұрын
Waydhantee kaca🖤
@abdibaasidali3447
@abdibaasidali3447 4 жыл бұрын
intii jecel in aroozkooda loo qaado heestan
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 4 жыл бұрын
C/KARIM ALI SHAAH&ALI ZAKI
@queenallisa5107
@queenallisa5107 2 жыл бұрын
Cadceed on 🔥
@quensafa4829
@quensafa4829 3 жыл бұрын
Cali shaahayga
@saamiyamustafe3284
@saamiyamustafe3284 3 жыл бұрын
Ninkan waalawada wataa
@saamiyamustafe3284
@saamiyamustafe3284 3 жыл бұрын
Mucjisada fanka ina cali shah
@theviral151
@theviral151 4 жыл бұрын
cali zaki ft c.kariin cali keep going
@xamsemaxamed8607
@xamsemaxamed8607 4 жыл бұрын
Maad hees cusup usamaysiin💪
@sakariyewali2551
@sakariyewali2551 2 жыл бұрын
Cabdikarim ala 💖 fanaan iskaaga hadh Cali waa lagukala talinaayee😅😂
@mohomedxashi5286
@mohomedxashi5286 4 жыл бұрын
M.a Fanaan miizaan leh horay u socda
@hamdiali5192
@hamdiali5192 2 жыл бұрын
M,a Walaalo mcn 🥰❤️💋 keep going my pro 🥰🥰
@xuseen.abdulaahizaafi1646
@xuseen.abdulaahizaafi1646 4 жыл бұрын
Waa qaadana fananin jira
@nimcobashir7724
@nimcobashir7724 3 жыл бұрын
mash allh 👏👏👏❤❤❤❤
@alimahdi3369
@alimahdi3369 4 жыл бұрын
Waar fanaanka ka agtag.fanaan waaa cl kariin cali.shaaah.
@nimcoosman3800
@nimcoosman3800 4 жыл бұрын
Mansha Alllh hambalyo hambalyo
@cabdiqanihussain3352
@cabdiqanihussain3352 4 жыл бұрын
Heesihi kale soo gali hawraarow
@malikabertan7480
@malikabertan7480 4 жыл бұрын
Cali zaki is the best ❤️❤️
@kaafiyomamaxamed8323
@kaafiyomamaxamed8323 4 жыл бұрын
wwww hamplyo hamplyo hamplyo
@safiyahayaanofficial349
@safiyahayaanofficial349 3 жыл бұрын
0
@ilwaadsiciid2373
@ilwaadsiciid2373 3 жыл бұрын
Manshala c/Karin Cali shaah iyo Cali saki kuwaada idinleeyahay
@hipaaqofficial3432
@hipaaqofficial3432 4 жыл бұрын
Deeqzan iyo qamar jaazkina k hela
@user-cm8dw1ky6c
@user-cm8dw1ky6c 6 ай бұрын
Mashalh ❤
@hodanmohamed6590
@hodanmohamed6590 3 жыл бұрын
allh. haku daayo😙😙😙
@rayanabdi8349
@rayanabdi8349 4 жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
*Msha Allah*
@jamiilahusseinabuukar7794
@jamiilahusseinabuukar7794 4 жыл бұрын
Farxad ku wara🥳🥳🥳lamane qurux badan
@shaakirmuuse950
@shaakirmuuse950 3 жыл бұрын
Aamiin maxamed comments
@fankachannel
@fankachannel 4 жыл бұрын
TEAM HAWRAAR SOO DHAWAADA PLS CHANNELKA SUBSCRIBE NOO SAARA
@tayomediaproducer926
@tayomediaproducer926 4 жыл бұрын
C Kariin Cali ShaaH Lanbarkiisa IsiiYaH Tolkeygow Like Isaar🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️
@abdiboodhle1
@abdiboodhle1 4 жыл бұрын
6349826260
@cuddoonjamac346
@cuddoonjamac346 4 жыл бұрын
@@abdiboodhle1 Waar lanbarku Faro badanaa😅
@abdiboodhle1
@abdiboodhle1 4 жыл бұрын
4982620 WeYan nioW
@abdiboodhle1
@abdiboodhle1 4 жыл бұрын
@@cuddoonjamac346 Wll ma Banda telesom
@omerali7717
@omerali7717 4 жыл бұрын
@Mohamed krish 2 wa u danbeya😉
@samiajamil7235
@samiajamil7235 Жыл бұрын
Dadku heesta ayy dhagysanyaan ana qamar iyo deeqsan ayaan dawanayaa💀😭
@mahamediidle1475
@mahamediidle1475 4 жыл бұрын
Masha,aallah ali zaki with friends cabdi jibaar
@waayeelkajaqafsada8157
@waayeelkajaqafsada8157 Жыл бұрын
😏😏
@istahilhussein4027
@istahilhussein4027 4 жыл бұрын
M.allah alleh hayzku kiin daaYoH
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 4 жыл бұрын
odayga qamar iyo deeqsan mxaa lakala siiya hortaa yaa ila arkaya
@khadraabdullahi2385
@khadraabdullahi2385 4 жыл бұрын
Waa dad zxb ah oo is qaadariayh❤best friend and will mnshlaah deeqsn and qaamar❤
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 4 жыл бұрын
Hhh another level weeyan sidaasa wacan nio
@saamiyamustafe3284
@saamiyamustafe3284 3 жыл бұрын
Waa asxab wll
@user-cm8dw1ky6c
@user-cm8dw1ky6c 6 ай бұрын
Jara and love ❤️ ❤you
@axmediid9149
@axmediid9149 Жыл бұрын
Saddexdan wiilpa hargaysa shitay qamar iyo cabdikarim iyo ali zaki
@sahalisplatnams1932
@sahalisplatnams1932 4 жыл бұрын
Wow nice shb
@sahroali8102
@sahroali8102 4 жыл бұрын
Mia vav song ❤❤❤❤
@zekariaaliossman4605
@zekariaaliossman4605 3 жыл бұрын
Keep going
@user-cm8dw1ky6c
@user-cm8dw1ky6c 6 ай бұрын
Darlin mcn xbbi ❤
@khadarclcaziiz2488
@khadarclcaziiz2488 3 жыл бұрын
Ali zaki cod AthuN
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
Cabdi kariin caadi maaha
@Hasheim09
@Hasheim09 4 жыл бұрын
Iam the one
@kaafiyomamaxamed8323
@kaafiyomamaxamed8323 4 жыл бұрын
www hamplyo hamplyo hamplyo guur xalal ah isku waara waligiin
@kaafiyomamaxamed8323
@kaafiyomamaxamed8323 4 жыл бұрын
hamplyo hamplyo hamplyo
@user-uj8qj9qb7x
@user-uj8qj9qb7x 9 ай бұрын
2:07
@saidabdul1234
@saidabdul1234 4 жыл бұрын
Ali shaah
@soumeyasalah5789
@soumeyasalah5789 3 жыл бұрын
Nasteexo indho ninkeda u eka ninkan 🤔🤔😂😂
@deeqsanqueen2844
@deeqsanqueen2844 2 жыл бұрын
Best song 💍❤🔥
@khalidking373
@khalidking373 4 жыл бұрын
Mashlah
@mahdiyadiriye2814
@mahdiyadiriye2814 3 жыл бұрын
inanka sida wcn u dheelya ee fananka ah ii sheega magc ciisa pls❤✅
@bbenacnac
@bbenacnac 3 жыл бұрын
Cabdikariin cali shaah weye inanka ciyarta wacn
@teamqalbigaadke9064
@teamqalbigaadke9064 3 жыл бұрын
Qamar suugaani
@saamiyamustafe3284
@saamiyamustafe3284 3 жыл бұрын
@@bbenacnac haa wllhi isma dhibo kankle wuu bod bodaa sidagan ujasaa ina cali shah iyo salax
@saamiyamustafe3284
@saamiyamustafe3284 3 жыл бұрын
Maka hesaya
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
@@teamqalbigaadke9064 qamar suugaani baa niyada kuugu jira miyaa ?hhhhhhhh yaa isaga ku waydiiyayba ninkaa aad sheegayso waa beedee
@xamsoali8482
@xamsoali8482 4 жыл бұрын
Asaxpta ali iyo cabdikarim keeba cod macan????
@fathiali4949
@fathiali4949 3 жыл бұрын
Cabdikariim
@hoodosagal415
@hoodosagal415 2 жыл бұрын
Masha alaha aroskan waban jokaya
@user-zb9yr9qe6y
@user-zb9yr9qe6y 7 ай бұрын
Sacab sacab sacab ❤❤❤❤😂😊
@huzenupdy1671
@huzenupdy1671 3 жыл бұрын
Dhalinyarada soomaliyed waxan uhaynaa zhaqo qofki raba reply ha igu soo galo
@teamqalbigaadke9064
@teamqalbigaadke9064 3 жыл бұрын
Anaga rabna shaqada
@ayaanqurux1831
@ayaanqurux1831 3 жыл бұрын
Haye nosheeg bal saxip
@jubbafilms1838
@jubbafilms1838 4 жыл бұрын
inta aragtay qamar suugaani oo farax san plz subscribe to my channel taageeryaashyda qaliya
@FartummaxamudFartuun
@FartummaxamudFartuun 29 күн бұрын
M.a❤
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 38 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 32 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 1,5 МЛН
CABDIKARIIN CALI SHAAH FT SALAX SANAAG | LABA AAN KALA MARMIN AROOSKA CAWO & AXMED 2021
4:09
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Abdikriim Ali SHaah Heesti Cake ga 2021
3:43
Waqal Music Production
Рет қаралды 582 М.
MAXAMED MAAME - WALAAL - CALI ZAKI & JUWEERIYA AROOS 2024
6:37
Waqal WStudío
Рет қаралды 501 М.
ABDIKARIN ALI SHAAH | UBAXA DHARAN | HEES CUSUB 2020
4:40
DJ Rockets Official
Рет қаралды 567 М.
Cali Zaki & Saalax Sanaag | Laba Dhaqan leh | Fahad iyo Muna Aroos Wacan
3:32
SHAADIYA SHARAF FT ABDIKARIM ALI SHAAH  (KAALAY KAALAY  ) OFFICIAL VIDEO  4K  2023
2:40
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 6 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 11 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 177 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,1 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,3 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 29 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,8 МЛН