ABDIKARIIN ALI SHAH HEESTUU UQAADAY XAASKIISA DOONI MAYNO NOLOL XAASID OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 13,864,942

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

2 жыл бұрын

Ereyada Abwaan Daaha Gaas
Laxanka Abdikariin Ali Shah
Music Maftuux Cadceed
Camera Monium, AK, Barkhad Nasir, Ahmed Gt, Abdiwasac Khadar#
Edited by Monium
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 1 800
@kingrijal2023
@kingrijal2023 2 жыл бұрын
ilahoyow naga madobe hesaha Amiin amiin yaa rabi🤲🤲
@mahadhassan7551
@mahadhassan7551 2 жыл бұрын
Ilahayow naga madobeey a ledahay xaku Kenny melaha heesaha laga helo sheydaan
@zakariyezack5608
@zakariyezack5608 2 жыл бұрын
@@mahadhassan7551 😂wa shaydan pro max
@cayuuniturkish6517
@cayuuniturkish6517 2 жыл бұрын
Amiin yaa arabi
@sahramahmud826
@sahramahmud826 2 жыл бұрын
Ilhow Ameeem
@cashanura1739
@cashanura1739 2 жыл бұрын
Ado og hada maxa kuso dhaxgaliyay🤣🤣
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 6 ай бұрын
2024 hada dawanyso like saar.👍.🤩
@MahamudWali
@MahamudWali 5 ай бұрын
Ani dawanhayo sxb
@AminaDahir-rv8rn
@AminaDahir-rv8rn 5 ай бұрын
@user-jt7jg9pq2r
@user-jt7jg9pq2r 4 ай бұрын
Me😂🎉
@user-ug2df9of1u
@user-ug2df9of1u 4 ай бұрын
2023 wan dawadey 2024 wan dawanaya 😂❤
@user-yc6un4ue2s
@user-yc6un4ue2s 2 ай бұрын
13 million 😂😂 2024
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 2 жыл бұрын
Waskatoo qurux badan quraanka baa kaqurux Kana macaan taasnaogaada dhalinyaro ❣️
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 жыл бұрын
walal horta ma quranka ayaad view ku doonaysan mise waxan wa idinka jaahilnimo ma qof muslina ama somali ah aan ogayn baa jiraa adiga meel heeso laga tumayo maxad quranka ilahay ugu danaysanaysa ilahay ka baqo waxanse la yaabay kuwa ku saraya like iyagana maxa ka siyaa qofkan hadu dacad yahay ma isagaba dhegaysan laha aroosyada
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 жыл бұрын
Mr abdulaahi munafiqiinta wa kaa dibin maxa keenay hadi meesha laga tumanyo maxa tumanaya wa reer islama oo is aroostee tumasho isku si baynan u aqoon malaha somaliyaay beenta iska daya iyo is tusnimada xiqdiga idinka buuxa iyo beenta joojiya waqtiga uu ku dawaanayo mnmuu dadka ku wacdiyo yaad ka iibinaysa benta quuranka ilahay baa leh ilahaybana mahad leh i baray lakiin jahiilin intya miyi ka yimaden diin maqlay oo dawakhay bad tihin arooska islamka duco ka mudan yahay heestu wa hadal wa laga yabaa hadalo kale xun inaad ku hadasho lagugu cadabi karo nebi maxamed hees baa lagu soo dheyey dalacal bedrul calayna habada jahilin kala dhako wayn bad tahay caqlina kuguma jiro quranka markan diidayo waaan cadaysan laha wayo Aniga Allah baan ka baqaa cid kale binu adma kama baqo waana ka muslim sanahay dahinga xaranta ada ku dhacay beenta adaa qoray aadoo dawanaya ku sheegysa tumasho qoys xaalal isku qaba kuwa reerhiina waad u niikisa qabayalda kuwada isu dhuuman mayno somaliyaay
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 жыл бұрын
Mr cabdulaahi dadka diinta ilahay ku dewersada sida taa soo qadata marwo dumar iyo qar kale oo badan nebiga scw markay soo qoran xata kuma saliyan wa lacag doon diin doon maha imanka la dihin rabina wa idin arkaa anaga ilahay swt iyo rasuulkiisa scw idinka jecel magaca nebgeena scw ha ku dewersanina
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 жыл бұрын
mo Abdilahi ilahay qalbiga ha inoo wada wanajiyo maxan xuma waxba kuma qabo cafis
@najmaali8137
@najmaali8137 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdicaliofficial7101
@cabdicaliofficial7101 Жыл бұрын
Heestani markey gaadho 10M like ii saar imika waa 8.7M Bishu waa 23 / 12 / 2022 maalin jimce aH
@djcadhayz5187
@djcadhayz5187 Жыл бұрын
Way gaartay😊
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Жыл бұрын
Way gaadhay kkk
@queenanaya275
@queenanaya275 Жыл бұрын
Way dhaftay ❤
@Auroraabdi36
@Auroraabdi36 11 ай бұрын
11M
@UbaxCabdi-br6zu
@UbaxCabdi-br6zu 11 ай бұрын
Uxzk
@asaldhaladhargeisaawiyad2632
@asaldhaladhargeisaawiyad2632 2 жыл бұрын
Kan aroos maahe waa aroosyo mxd in badan aroos hargesi leedahay shidday adna wataa lagu abaal guday Hambalyo boqorka codka abdikarim ali shaah ♥️🤩
@mohasiciid660
@mohasiciid660 2 күн бұрын
m.a
@mosayusuf62
@mosayusuf62 2 ай бұрын
Inta daawanyasa 2024 like isaara🎉❤
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 2 жыл бұрын
Habar jeclo + dhulbahante beautiful 😍❤wada jiro nabad gala
@nacnaciinachocolatiina5682
@nacnaciinachocolatiina5682 2 жыл бұрын
Aamiin ❤️❤️❤️
@sadiiqmahamed1930
@sadiiqmahamed1930 2 жыл бұрын
Fananku uu dareen heesaya markaad heshid qof naftaadu fahmayo waa iska sidan ilahay haysku barakeeyo anagana hana siiyo😍😘👫👨‍👩‍👦👨‍👩‍👧‍👦
@zakiabdirahman9788
@zakiabdirahman9788 2 жыл бұрын
Horta miyaana somali ahayna wllyaal wlhy waligay 1k oo like ma gaadhine i gaadhsiiYa somali maxamed wlyaal please 😢😢
@Auroraabdi36
@Auroraabdi36 2 жыл бұрын
0:54 saxibka dhabta ah malinkaaga wuu Ku giijin what a friend❤️❤️❤️❤️🥺
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Waakuma
@zeitunyussuf1107
@zeitunyussuf1107 2 жыл бұрын
@@wehelashaq3368 iso sheeg mark lagu sheego 🤣
@drsayana9611
@drsayana9611 2 жыл бұрын
WA ayo
@Auroraabdi36
@Auroraabdi36 2 жыл бұрын
@@wehelashaq3368 v eight photography wiilka suitka utirtiraya
@satiaraan157
@satiaraan157 2 жыл бұрын
Waa v eight photograph
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 2 жыл бұрын
Muuqaalka Arooskaan iyo Heesta waan Daawanayaa inta Arooskeyga laga Gaarayo😳 Legend Abdikarin Ali Shaah Arooskii abid Somali Ugu shidnaa❤
@jamajokar
@jamajokar 2 жыл бұрын
Hoobal geesiyoo gees ka gees Geyiga soomaaliyeed Gaara baad tahee Gaari Darwiisheed Dhal garaadeed La guri galoo La gaamur caashaqa Guuleheen ku Daa Nacabkaagu Deyran 🥰
@niyadgelleh2508
@niyadgelleh2508 2 жыл бұрын
Arooskisa suu ugu baashalayo wa ku yaroo farxad miidhana ❤️😍 rugsan iyo reersan
@cadaanipio7555
@cadaanipio7555 2 жыл бұрын
Wanii wataa heer Hargeisa from somaaliya 🇸🇴🇸🇴
@jamachasan6519
@jamachasan6519 Жыл бұрын
Yaaah 😂😂😂😂😂 see waxa u wada hargesia miya itoobiya marka ah soo somaliya maha mise beenti baa run moody 😂😂😂
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Жыл бұрын
@@jamachasan6519 cuqdada La dhaaf meesha qof xanuunsanaya ayaa tahay Waa somaliland dalkaasi waxaana loogu yeedhayaa waxay isu yaqaanaan qof bukaa tahaye
@Uus998
@Uus998 5 ай бұрын
@@jamachasan6519hargeysa Somalia lol 😅
@cabdirishidmaxamedjamac4820
@cabdirishidmaxamedjamac4820 Жыл бұрын
Cldi Cali shaah hobolka weeye 💜💜💜 helay gabadh darwiisheed🇮🇷🇮🇷🇮🇷💯
@FunnyOctopus-sm2oo
@FunnyOctopus-sm2oo 3 ай бұрын
Maansha allaah ❤❤❤❤❤❤
@FunnyOctopus-sm2oo
@FunnyOctopus-sm2oo 2 ай бұрын
Maansha allaah guulaysta ❤❤❤❤❤
@amiirkadhalboqortoyo1203
@amiirkadhalboqortoyo1203 Ай бұрын
21/may/2024 in Maputo Mozampique hben 1:00am ano kubad ka imid yar gariga ila sarna aya hestan no darey xasus ayu i galiyey 2yrs ago aniga iyo xaskeyga somaliya ku wada dhageysan jirney hbenki hurdo wa igaso dhici weydey fakar subahdi sidi ayan shaqo ku galey hada shqada ano joga 11:43am ayan so boqdey iguso duceya waqti dhow inu ilahy cafimad ngu kulansiyo xaskeyga rahma iyo wilkeyga akram😰😰😰❤
@abdirahmaanak9611
@abdirahmaanak9611 13 күн бұрын
I.a zhp
@amiramoha7053
@amiramoha7053 2 жыл бұрын
Abdikarim hambalyo Wllo hambalyo kaga timi Burco Lkn Wllo xaaska Ino astur Khyr Alla ha ku siiye 😍😍😍😍
@mariamismail993
@mariamismail993 2 жыл бұрын
I am from burco also I agree with your opinion ☺😊🍃🌺🌹hamblyoo wllo abdikariam alf mabrook 🍃mashallah
@Seham_Anour
@Seham_Anour 2 жыл бұрын
Feeling something 🥺 farxadiina ayaan wax loo dhigaa jirin 💕 barakooba oo bata idam alle💍❤️
@craxmaanmaanka3559
@craxmaanmaanka3559 28 күн бұрын
Dib hadii aad u soo labato oo aad soo raadiso heestaan waxaa thy legend like ha ila akmarin
@samsamcumar6136
@samsamcumar6136 2 жыл бұрын
qofki ugu qiimaha badna qofki ugu faxalsanaa aduunka qofki ugu muhimsana qofki ugu quruxda badna qofki ugu xishoodka badna 😎😍🤩😁
@riyaancabdulaahi487
@riyaancabdulaahi487 Жыл бұрын
U
@qeeroibrahimmaxamed3698
@qeeroibrahimmaxamed3698 Жыл бұрын
2.
@leel8283
@leel8283 Жыл бұрын
❤️❤️❤️
@liibanmuqtar7699
@liibanmuqtar7699 Жыл бұрын
9
@liibanmuqtar7699
@liibanmuqtar7699 Жыл бұрын
@@riyaancabdulaahi487 9f29f2
@khaalidaxmed3094
@khaalidaxmed3094 2 жыл бұрын
Abwaan daaha gaas erayada waxkale amazing 👏 Alfahana A.A. SHAAH codka laxanka ❤ 😍
@hanaanahmett1774
@hanaanahmett1774 Жыл бұрын
M.a cabdikriin ALiH ❤🤴dumashi hambalyo nafisa👰💍 aroos wacan
@hamseali3394
@hamseali3394 2 жыл бұрын
Empire Family From burao & sool isku barwaqeysta iskuna badhaadha♥️😍♥️.
@zadaamsaalax1502
@zadaamsaalax1502 2 жыл бұрын
Heestan dareemo ee igu beertay . Waxii racsan like
@Bogasho1
@Bogasho1 2 жыл бұрын
M.a hambalyo caruuska iyo caruusada is calmadey alle ha isku barakeeyo Hana siiyo awlaad baariyo iyo nolol qurux badan amin
@wardamaxamed2357
@wardamaxamed2357 2 жыл бұрын
Abdikariin wllhi side wllkay oo kale ayan ugu farxay rugsan iyo reersan 😍😍👩🏼‍❤️‍👨🏼
@cadnaanmaxammed9650
@cadnaanmaxammed9650 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️👑
@yaasmiininacabdi905
@yaasmiininacabdi905 2 жыл бұрын
Nafiso wa gabar nasiib bdn wxey heshay abdikriin cali shaha
@Mohamett_ilkacase
@Mohamett_ilkacase 2 жыл бұрын
markay 1M gartaY hadaad dawanayso Like ha ila dhafin
@user-tl9kw1gr1g
@user-tl9kw1gr1g 2 ай бұрын
13m😂
@ahmedibraahim6823
@ahmedibraahim6823 2 жыл бұрын
Abdirakiin Ali shaah & nafisa Hanbalyo What a song❤💏👸👏
@nimoc6485
@nimoc6485 2 жыл бұрын
Maanasha, LA,
@qalbidhaye5412
@qalbidhaye5412 2 жыл бұрын
Frruu hi kughjjjjjjjyg
@khalidmohamed3154
@khalidmohamed3154 2 жыл бұрын
Xagaan maad joogtey indr🔥✨🙏
@najmaali8137
@najmaali8137 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@khalidmohamed3154
@khalidmohamed3154 2 жыл бұрын
💕💕💕💕💕
@nasraabdirahman798
@nasraabdirahman798 2 жыл бұрын
Mansha allah❤️😭every girl deserves this kind of love🥰🙈
@BallondOr-gp4le
@BallondOr-gp4le 2 жыл бұрын
𝐑𝐞𝐚𝐥𝐥𝐲🥺
@hamdanaman1124
@hamdanaman1124 2 жыл бұрын
MASHALLAH
@khadarmaxamad4727
@khadarmaxamad4727 2 жыл бұрын
E
@amiiramaxamed2676
@amiiramaxamed2676 2 жыл бұрын
@@BallondOr-gp4le 0llp00000k0p0p0lĺ
@hamdahamdakali1367
@hamdahamdakali1367 2 жыл бұрын
@@khadarmaxamad4727 ☆ss
@shugrimedia6596
@shugrimedia6596 2 жыл бұрын
للهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم....
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 2 жыл бұрын
Mansha’Allah arooskii u gu shidna ee fanaan loo dhigo weeye
@queenanaya275
@queenanaya275 2 жыл бұрын
Walee tasban been aheen another level
@asiyaqurux418
@asiyaqurux418 2 жыл бұрын
Haayadii iyo daraawishba is helay mabruuuk calaykum❤
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 2 жыл бұрын
Fananka kaliyee somali laga wada jecelyy cabdi kariin cali shaah Mabruuk pro Hawraar Isthe best💜🥳🥳
@abdiqanimohamud2736
@abdiqanimohamud2736 2 жыл бұрын
Heestaan abwaan aad iyo aad ufiican ayaa sameeyey waayo Heestu hal qaafiyad maleh waa N iyo D waa another level Waa labo heesood baan dee odhan karnaa Abwaan DAAHA GAAS ALLAH yacizak
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
Qaafiyad waa macay mecnaheedu walaal ii faa'idee adoo mahadsan
@abdirahmanaliabdi3485
@abdirahmanaliabdi3485 Жыл бұрын
Waa xaraf raaca heestu ku socoto
@mohamedzaakow
@mohamedzaakow 2 жыл бұрын
Ilaahow adaa weyn oo waaxid ah 25 sano ayaan jiraa ee gabar ijecel ilaahow iisahal 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@queennasriina7554
@queennasriina7554 2 жыл бұрын
Aamiin bro waqtikaaka wali dhiman😢👍
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 2 жыл бұрын
Waligaa haddaa ducaysanysid ducadada aadba looga fiirsada waayo waxa jirta marmr aysamDu furanty oo hore lagaga aqbalYo waxa tirahdid Hdan usoo laabto ducadaadan wxa tiri mid ijecel uun kawran haduu alle wayne kuusahlo midaas lkn uuba qalbigaagu inyar xataa usoo jeedi waayo ducadiina laguu aqbal iyadiiina jcylkaagy ku dhibaaton adna wali waxbaa raadin
@jabanehirsiofficialchannel5098
@jabanehirsiofficialchannel5098 2 жыл бұрын
aamiin pro hhhhhhh
@mohamedzaakow
@mohamedzaakow 2 жыл бұрын
@@jabanehirsiofficialchannel5098 🤣🤣🤣🤣 Igu qaado sxp iskaabulo ayaan ahaye
@farhiaali8967
@farhiaali8967 2 жыл бұрын
@@mohamedzaakow oo Ana jclhy dheh 😂
@zhaxaripoi3327
@zhaxaripoi3327 2 жыл бұрын
Tani Heez wa dHaafteYy Capdikarin & Naviza Ku raaxaYzta intaad doontan❤️🥰💍
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 2 жыл бұрын
maashaallaah💯💯🔥🔥🥰🥰💚🥰🥰 hanbalyo congratulations milion times kun jeer qosol oo farxa 😁🥰🔥💯🤩maalintiina wooow legend always lenged wllky cabdikariin Ali shaah and dumo nafisa from Germany waxaan idinleeyhy noqda uliyo diirkeed 💯💯❤❤❤❤🤩🤩❤🙃🤩😍🤩🤩💯🙈
@user-vc9hl4fz8l
@user-vc9hl4fz8l 5 ай бұрын
Goatka fanka inta og farta iyo like Pls pls pls
@UPdiRaHmaN9
@UPdiRaHmaN9 5 ай бұрын
Goatka fanka🔥🎤🖤
@user-oq4hi4ct8u
@user-oq4hi4ct8u 4 күн бұрын
Hdti
@sulekha8037
@sulekha8037 2 жыл бұрын
Black Aadam Iyo darwiishtii ayaa is hantay mabruuk Wlky Iyo dumo ❤️
@somalilandpresstv
@somalilandpresstv 2 жыл бұрын
Ma black adamba abdikarim
@thesky5207
@thesky5207 2 жыл бұрын
Abokor ahmed weeye ninku blac maahe
@skoo2nnaa
@skoo2nnaa Жыл бұрын
@@thesky5207 waa adan madobe
@IsHaaficiCali1
@IsHaaficiCali1 2 жыл бұрын
Arooski showGa isku badalay 🔥🔥 HambalyO cabdikariim io Nafisa💍❤
@farhiafaisal
@farhiafaisal 2 жыл бұрын
Woow another level 2weeks 1M🤴❤️
@najmaali8137
@najmaali8137 4 ай бұрын
❤❤
@amiindeeqsi6400
@amiindeeqsi6400 11 ай бұрын
"Niyadiyo kashaba deeqa 😍 Nasaboo dadnimo miiran 😍 Gob nusqaan la' oo diin leh 😍 Nooc ka gaara dumaroo dhan 😍"
@ilsanabdillahi2911
@ilsanabdillahi2911 2 жыл бұрын
Hambloyo hambloyo hambloyo hambloyo😍😍 mon chanteur préfère Abdikarin ali sacha from 🇩🇯Djibouti hambloyo hambloyo😍😍😍😍😍
@mohamedosman68
@mohamedosman68 2 жыл бұрын
Absolutely hees wa dhaftay tani hambalyo 😍
@najmaali8137
@najmaali8137 2 жыл бұрын
He really is. She is beyond beautiful ma Sha Allah 😍😍😜😍
@mohamedosman68
@mohamedosman68 2 жыл бұрын
@@najmaali8137 aad iyo aad 🥰
@najmaali8137
@najmaali8137 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@najmaali8137
@najmaali8137 2 жыл бұрын
@@mohamedosman68 🇸🇴
@user-ps3fu6rt4h
@user-ps3fu6rt4h 4 ай бұрын
❤❤
@abdikarimjama5785
@abdikarimjama5785 2 жыл бұрын
Waaa iska sidan markad darawiishta ah ilahay calaf kugu daro nasiibka gobolkii geeesiyaasha sool 🐎🐎🐎🐎
@xaawonuur599
@xaawonuur599 2 жыл бұрын
Donimeyno nolol xaasid another level 💖🇸🇴🇸🇴💯
@Abdulkga
@Abdulkga 2 жыл бұрын
Marriage made in heaven! HJ iyo DhulB - 500 years old tradition
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
They always have and always will
@ifrahhoussein9401
@ifrahhoussein9401 2 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo
@ummabdullah5299
@ummabdullah5299 2 жыл бұрын
500 years of tradition indeed,
@MA-xh8pk
@MA-xh8pk 2 жыл бұрын
Whose HJ? The guy or the gurl?
@abdelhakimhassan988
@abdelhakimhassan988 2 жыл бұрын
@@MA-xh8pk The guy
@jamalmuhumed6632
@jamalmuhumed6632 2 жыл бұрын
Congratulations my brother Reerki lagudago ilaahey hadinka dhigo wiil iyo cano gabadh iyo borwaqo ayaan ilahey idinka baryaya alahu ma Amiin Hanbalyo marlabad ❤❤❤
@Kornelsaid
@Kornelsaid 2 жыл бұрын
Markaad abwaan saxiib latahy waa sidaas Abwaan Daaha gaas legend Melody C/karin ali shaah legend
@abdifatahgentleman8421
@abdifatahgentleman8421 2 жыл бұрын
Hit song Erayadii daaha gaas Big legend 💯🙏 Laxanka abdiKriin 💯🙏 Codka abdikariin 💯🙏
@itsme-xl3hm
@itsme-xl3hm 2 жыл бұрын
bismillahi kan cod wuu dhaafay wlhi masha allaaah ❤️tiir aan liicin noqda insha allh❤️❤️❤️
@abdihufane2819
@abdihufane2819 2 жыл бұрын
Dooni mayno Nolol xaasid Alaha idinka dhigo kuwa Isku aflaxa if iyo aakhirapa
@naalayedawlad5232
@naalayedawlad5232 Жыл бұрын
Intii is jecel ilhay ha isku daayo Jacaylku ha waaro oo ha guuulaysto ❤💓
@khibrojawase3038
@khibrojawase3038 2 жыл бұрын
OgaaDa HeesTan cid kasTooo isjeceL waa loo qaaDaYe ❤❤❤🤩🤩🥰🥰😂😂😂😂
@jamaalgeesoos4193
@jamaalgeesoos4193 2 жыл бұрын
Mnch alah Hanbalyo🥰🌺🐎 A/kariinow Gabadha Noo Ilaali Brother Nabad ahaada👏
@miira.7181
@miira.7181 2 жыл бұрын
Cabdi kariin ali shaah aroosyo badan ayu kasoo heesay Cawanaa kisii ayu ka heesay Fanaan aan jeclay farxad ku nolow adiga iyo dumashideenbaaa nafiso Muoze 💖💖💖💖💋💯💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤🖤🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍
@jihaancabdulaahi724
@jihaancabdulaahi724 2 жыл бұрын
Ilaahayow nin saan ijecel isii🥺🤲😪
@nacimaadan5902
@nacimaadan5902 2 жыл бұрын
Pass bort hadaad haysato waa lagu jeclanayaa qaali
@queenanaya275
@queenanaya275 Жыл бұрын
@@nacimaadan5902 passaport ku tee inanta yar oo quruxdas leh jaceyl bu ku guursaday ma waxad u malesay islaamaha dibada ka imanaya 😂😂
@sadiqahmed2567
@sadiqahmed2567 2 жыл бұрын
Cabdikarin zxp zoco talabso
@cawoyasin1037
@cawoyasin1037 2 жыл бұрын
Ha waaro jacelku hampalyo inader 🥳🥳🥳abdikariin Ali shaah
@Chadmali
@Chadmali 2 жыл бұрын
Hambalyo saaxib c/kariim adi iyo dumaashi nafisa iskuwaara ubad khayr qaba kala hela farxad baan idiin rajayn❤🕊
@othmanbarre7686
@othmanbarre7686 2 жыл бұрын
Heesta waxa ku soo noqnoqonaya xarafka “N” iyo “D” oo macanheedu yahay nafisaay dumaanshi DAAHA GAAS wax kale 💟
@xasanmaxamed1677
@xasanmaxamed1677 2 жыл бұрын
Garacow Faartaadu Wey Shaqaynaysaa 🤣😂
@nafiisaabdiomar1448
@nafiisaabdiomar1448 2 жыл бұрын
My name.♥️♥️
@Afisa543
@Afisa543 Жыл бұрын
Haa de so gbdha magaceda N kama bilowdo😂😂
@cabdirishidmaxamedjamac4820
@cabdirishidmaxamedjamac4820 Жыл бұрын
Saaxiib abwaan baad kufiicnayd lkn waaad ka daahday
@hibaaq1270
@hibaaq1270 Жыл бұрын
War yarku muxu wax barty 😂😊
@apdirahimahmedothman147
@apdirahimahmedothman147 2 жыл бұрын
Masha allah qoys qurux badan alla idinma kala qaado 💯❤
@nuuraaxmed5451
@nuuraaxmed5451 2 жыл бұрын
Woow woow masha allah gobtaydii Alleh haysku kiin barakeyo Daaha gaas wlhi wa legend Isna ereyada aadka u macan
@wacayzkhalifa
@wacayzkhalifa 2 жыл бұрын
NOQDA LABA IS AAMINA💍🤵🏽‍♂️👰🏽‍♀️
@RahmaAhmed-cd1um
@RahmaAhmed-cd1um 2 жыл бұрын
yes
@najmaali8137
@najmaali8137 Жыл бұрын
Beauty ma Sha Allah she is .may Allah protect her from evil eye. Ameen
@queenanaya275
@queenanaya275 Жыл бұрын
Her body thou Masha Allah 😍
@najmaali8137
@najmaali8137 Жыл бұрын
true. gorge
@maxamedkhadar8740
@maxamedkhadar8740 2 жыл бұрын
Ereyada: legend baa hagar baxay Daaha gaas. Laxanka: isla c.kariin baa ku farayarastay Codka habasheegin iyo farxada arooska ee is haysta ayaaba wax la sheega ahayn Music qaybta durbaanka arooska la dhex galinayo cadceed siduu isugu dubariday ayaan la eegan garinba, Hablayo iyo heesan laga xiisa goayn ayaan la wadaagaynaa alfanaan c.kariin cali shaah iyo marwadiisa quruxsan ee nafisa. Isku waara
@amienahmett4991
@amienahmett4991 2 жыл бұрын
Abdi kariin Ali mohamutt husen iyo dumashiday nafisa musse noor alle isku keen barake 🤲
@ubahhussein206
@ubahhussein206 2 жыл бұрын
Gabdha inay sidan isu qaawiso may ahayn inay mid yara asturan gashaty ahayd ama garan cad ugashato sidas kuuso bixi lahayd👌 any way hamblyo wll abdikareen cali shah adi iyo xaskada
@ubahhussein206
@ubahhussein206 2 жыл бұрын
@@iamproud7936 inay quruxbdnthy laiskuma hayo huno se inay is asturo baa uwangsan ogow ninkan kuguursanyo wadkama celinayo adoo xaflada joga arooska ayad dhimankartaa markas kuxisaabtan inaad allah kabaqdid od is asturtid dad aad jidhkaga tuseyso waxba kama sogalayane wadiga arka inta uu heesta qadayo marna tashka qaybta sare ayay kor uqadaysa oo wuuka siiban gaadhaya madama aani gacmo lahyn waxa udhaamay mid gacmo leh oo dhexdana uyar hostana uyara balaadhan any way anu hamblyo leyhy dadba modaya inan cayayo se wllshed ban ahay waxa an naftyda uyo wllhyda iladhalaty lajecelhy ayan lajeclhy ayadana hablaha dambe aan guursan un qawanidada haiska ilaashan ok insha alh
@iamproud7936
@iamproud7936 2 жыл бұрын
@@ubahhussein206 waa runtaa qaali lakiin qofku marku dhalin yaro yahay waa iska noocan ilaahay na waa cafis badan yahay ee dhamanteen hayna cafiyo
@ubahhussein206
@ubahhussein206 2 жыл бұрын
@@iamproud7936 aaaamiin qaali wa run wlhy allow no dambi dhaaf aaamiin 🤲🤲
@faadumoyaasiin1428
@faadumoyaasiin1428 4 ай бұрын
2024.hadaad.dheegaysanayso.Love.isaar😂❤
@abdikadirismail872
@abdikadirismail872 2 жыл бұрын
walee inantaa dhulbahante weey qurxoon tahay hadaan been la sheekin 🥰🥰🥰wada jira idim Allah
@islamicmanner3945
@islamicmanner3945 2 жыл бұрын
Barakalahu laka wa baraka calayka wa jamaca baynakuma bil kheiyr
@user-xi2nc6mr1b
@user-xi2nc6mr1b 5 ай бұрын
maha allah ❤❤❤
@naste1
@naste1 2 жыл бұрын
Aros shidan + Axla hees💛😥💋💙🇸🇴🇺🇸
@qaysarhawd
@qaysarhawd 5 күн бұрын
Goatka fanku waayo ❤ t
@cawoaadan9062
@cawoaadan9062 2 жыл бұрын
Rabiyow qalbiyada isku faraxsan is jecel rabow isu barake ubad khayrqabana kala si ya rabi❤🤲
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 2 жыл бұрын
Doonimeyno nolol xaasid Allow naga dhowr nolol xaasid ah shaqfir🥰🤲❣💋🙈
@AbdiSaid-uw2lr
@AbdiSaid-uw2lr Ай бұрын
❤Heather is going
@kinggaza3296
@kinggaza3296 2 жыл бұрын
GABDHAHA DARAWIISH WAXBEE DHEER YIHIN DADKA KALE M.A👊✌️😅
@munahmed24
@munahmed24 2 жыл бұрын
Congrats my Abdikariim Ali Shaah and Dumo Nafiisa . Dhisma oo dhaqma 😘😘😘 .my Fav fanan Abdikareem Ali Shaah .
@safiyamuuse-vg7ir
@safiyamuuse-vg7ir Жыл бұрын
Wsdqf
@updicasiis2998
@updicasiis2998 2 жыл бұрын
HanbaLYo inader Apdi Karin CaLi zhaH DuMo NaFiza🥰
@axmedFarxan-gs4oz
@axmedFarxan-gs4oz 28 күн бұрын
Nin kudasho mudan baatahay❤lpx Cabdi Karin Cali shaah
@sayidmohadofficial6208
@sayidmohadofficial6208 2 жыл бұрын
Manshllah ♥️It's 12.7.2022 and let's see how many legends and fans are listening to this masterpiece 😍🎵💫
@queenanaya275
@queenanaya275 2 жыл бұрын
I listen to it everyday
@bahhocali8061
@bahhocali8061 Жыл бұрын
21.9.2022 m.a
@ahmedelmi2194
@ahmedelmi2194 Жыл бұрын
@@bahhocali8061 manshllah
@najmaali8137
@najmaali8137 Жыл бұрын
I am enjoying it ☺️
@user-li7lk3ef1u
@user-li7lk3ef1u 6 ай бұрын
2024😅
@abduladiifa.mohamed9576
@abduladiifa.mohamed9576 2 жыл бұрын
Barakaluma wabaraka calayhim wajamaca baynahum bil khayr hambaylo cabdikariin iyo dm❤
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 2 жыл бұрын
Hanpalyo legend million times nin qalbi wanagsan 🙏respect bro
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 2 жыл бұрын
Xajiyadeeda nafisa domineeno nolol xaasid🙅✅❤️‍🔥💋👸🥰
@abdihufane2819
@abdihufane2819 2 жыл бұрын
1M in two weeks Fanka Adaga iska leh Mr Laxan Ali zhaah
@deqamohamud9804
@deqamohamud9804 2 жыл бұрын
War hadaan islahaa sooqor another level two weeks🙆❣️
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 Жыл бұрын
Doomayno nolol xasid Heestan wali wye wllhi😇
@indhadeeraleey3285
@indhadeeraleey3285 2 жыл бұрын
M.a aroos qurxoon Hees qurxoon Lamaane qurxoon Hmbly hmblyo bro ♥️
@sabahdhoobane7315
@sabahdhoobane7315 5 ай бұрын
I ❤❤heart your heart for the way you have 🎉🎉❤❤❤❤
@MohamedAli-yd6wk
@MohamedAli-yd6wk 7 ай бұрын
Weee goatka fanka clkriin ali shah ❤❤🎉🎉
@cabdiraxmanbooyo
@cabdiraxmanbooyo 2 жыл бұрын
Congrats wllky abdikarin ali mahamed iyo dumashi nafisa 😍✌🏿
@hamishkanurow6056
@hamishkanurow6056 2 жыл бұрын
Wow another level 😍💔😘✌️🔐
@najmaali8137
@najmaali8137 8 күн бұрын
@zundusmoha7976
@zundusmoha7976 Жыл бұрын
Erayada heesta waa 2 xaraf kwrn N iyo D the best weeye abwanka M.a
@sundusabdi4363
@sundusabdi4363 2 жыл бұрын
Gob nus qaanla' oo diinle nuuc ka gaar ah dumarko dhan wow🥰 ina ali shah
@mihiimibraahim
@mihiimibraahim 2 жыл бұрын
Nacab diidan samehena Lugu diray nasheedkeena Dooni mayno nolol xaasid🤩
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 2 жыл бұрын
What a song Manshaallah congrats .
@safaariandlove6003
@safaariandlove6003 2 жыл бұрын
Dhal darawisheed nafiisa mouse Nuur iYo Abdikariin Yarre Barakooba
@mohamettfootball9954
@mohamettfootball9954 2 жыл бұрын
Arooskaygaga walle wan dhartay wadka istaagesaa bro abdikarin ali shah i like that💯❤🥰🥰
AWALE ADEN OO HEES U QAADAY XAASKIISA MISS XIIS I KAAMILA XIISEEY JIGJIGA 2022
4:04
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 4,7 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 11 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 9 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 81 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
Taj Mahal (OFFICIAL VIDEO )2022
4:17
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 11 МЛН
AMIIN YARE MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYEY NEW OFFICIAL VIDEO 2023
4:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 13 МЛН
Abdikariin Ali Shaah Hees Cake Awale Adan iyo Miss Xiis 2021
3:44
RIIRAASH
Рет қаралды 1,9 МЛН
ANSHAX IYO XAASKIISA  AYAAN  HEES AROOS JIGJIGA official video 2020
8:31
Waqal WStudío
Рет қаралды 15 МЛН
SHAADIYA SHARAF FT ABDIKARIM ALI SHAAH  (KAALAY KAALAY  ) OFFICIAL VIDEO  4K  2023
2:40
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 6 МЛН
DAYAX DALNUURSHE OO KALA KICIYEY AROOSKII TAMIIM IYO FATUUSH AROOSKII QARNIGA
5:36
Goodax Media Production
Рет қаралды 2,4 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 253 М.
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 400 М.
Saǵynamyn
2:13
Қанат Ерлан - Topic
Рет қаралды 2,8 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 6 МЛН