No video

Cabdiqani Kaarshe , Heedhe Gabadhyahay Heedhe

  Рет қаралды 148,292

Astaan

Astaan

8 ай бұрын

Cabdiqani Kaarshe , Heedhe Gabadhyahay Heedhe
Erayada Axmed Saleebaan Bidde
waxa hore u qaaday Feysal Cumar Mushteek.

Пікірлер: 72
@Dhegaysipodcast
@Dhegaysipodcast 7 ай бұрын
=ereyada & laxanka: axmed saleban bide =luuqdii: faysal cumar mushteeg =taariikhda qabashada: 14.4.1972
@user-es1ft4kb2v
@user-es1ft4kb2v 7 ай бұрын
heesta wuu ku ciyaaray waxa jira fanaaniin aan laga daba qaadi karayn heesha hooda waayo codkooda lama keeno sida FAYSAL CUMAR MUSTEEG, MAXAMED MOOGE, QALINLE IWM
@cabdinuurafeey
@cabdinuurafeey 2 ай бұрын
kzfaq.info/get/bejne/o76Xi6-btMqyiIE.htmlsi=_KIskRb57k5HUpai Bal wax arag!
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 5 күн бұрын
​@@cabdinuurafeey ninkan baa kasii dheereeyay
@user-ey8qx7of6d
@user-ey8qx7of6d 8 ай бұрын
One of greatest this generation has to offer what a talented young man
@Khalith_dahir
@Khalith_dahir 7 ай бұрын
Heestan Gooja cade ayyan ku bartayy Old iso gold 👋
@MgCaqilka
@MgCaqilka 4 ай бұрын
Cabdiqani kaarshe hore usoco wadaamagoona hees usooqaad adkkatehee ❤
@user-gb7ok4im1u
@user-gb7ok4im1u 8 ай бұрын
Erayo, laxan, kaban/music iyo cod afartaa oo mid kasta meeshiisa la dhigo baa waxay dhashaa hees dhegaysigeeda la jeclaysto, kabanku waa u dub-dhexaadka heesta, haddana kabanluhu waa mid ku xaqiran heestii uu qurxinteeda waxaas oo hawl ah ka gaystay oo xitaa magaciisa lagu ma xuso heesta, Reer astaanow daw ma aha ragga sidaan kabanka ugu raaxaysanayo in aad magacoodii xusi waydaan
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 8 ай бұрын
Waa runtaa walaahay macalin baa garaacay kabankan oo weliba marbaad moodeysaa inuu lite guitar garaacayo meelaha qaar.macalinka foodhida tumayaa waa hadhaagii raggii hore isaguna,darbuugada ninka tumayaa waa old waaberi,saxophonist ahuna waa old waaberi,Keyboard ku waa yaraankii old waaberi Al-ustaad Bukur yare.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
#LyricsSongHEEDHEGacalaay Heedhe gabadhyahay heedhe Heedhe gacalaay heedhe Heedhe gabadh yahay heedhe INNAN waliba hadalkiyo Way taqaan hanaankiyo Huga say u xidhatiyo Habka ay U fidhatee Heedhe gacalaay heedhe Halkaadse igaga taal Way hibasho dheertoo Haddi maysid adiguye Way hibasho dheertee Weli kaalmaan hadal Heesna kaagamaan tirin Warna maynu kala helin Hayeeshee RAGGII hore Waakii Yidhi hubsiinada Hala waa La siistaaye Hindisaha bal iga eeg *********************** Heedhe gabadh yahay heedhe Heedhe gacalaay heedhe Heedhe gabadh yahay heedhe Haddaan dayey hablaha kacay Middi waa hanfade falan Middi waa habeen dhalad Middna waa habaar qabe Heedhe gacalaay heedhe Mana hubo hal aad noqon Marka HOY Lagula gallo Hawli way dambaysaaaa Weli kaalamaan hadal Heesna kaagamaan tirin Warna maynu kala helin Hayeeshee RAGGII horre Waakii yidhi hubsiinada HALLA waa la siistaaye Hindisaha bal iLa EEG ******************** Adduunyada hanweyniyo Habrashiyo KALGACAL IYO Haddii Uu Jacayl jirro KEENNAA ugu horreeyee Heedhe gacalaay heedhe Adduunyada HANWEYNIYO Haddii UU KALGACAL jiro Keennaa UGU horreeyee Heedhe gacalaay heedhe Masse hubo inaad hannan IYO innaad hal fuddudaan Haween lama malleeyyee Weli kaalamaan hadal Heesna kaagamaan tirin Warna maynu kala helin Hayeeshee RAGGII hore Waakii Yidhi hubsiimadda HALLA waa la siistaaye Hindisaha bal iLa EEG. -------------------------- Hees xusid mudan. OLD IS GOLD. #ORIGINALLYPOSTED 📫 ERAYADII iyo LAXANKII ABWAAN Ahmed S BIDDE #1972 LUUQDII AHUN faysal C Mushteeg. -MAHADSANID ASTAAN MUSIC.👍 WHAT A AMAZING REMIX ⏲️ ❤️
@abdimq6345
@abdimq6345 7 ай бұрын
@axmedmowlid8786
@axmedmowlid8786 7 ай бұрын
Adna Mahad Sanid Sxp
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
@@axmedmowlid8786 Adaa mudan bro.👍
@aishahibo8796
@aishahibo8796 7 ай бұрын
Cabdiqani heesaha uu dib usoo tumay caadi maaha ❤❤ amazing 🤩
@amazingone9134
@amazingone9134 Ай бұрын
Isku day wacan
@Maeyann9
@Maeyann9 8 ай бұрын
Ahmed saleeban bide legend of somali lyrics yes indeed
@saedhassan5096
@saedhassan5096 8 ай бұрын
Lkn "mid na waa habaar qabe-----filimaayo inuu sadaa yidhi Axmed saleban bide. Lkn waxaan ku sac tahay "mid na waa habaar qaba" waayo dhidig ayaa laga hadlayaa.
@DIGAALEMUSIC
@DIGAALEMUSIC 8 ай бұрын
TOP TOP TOP ASTAAN TV HOREY U SOCDA MUUQAALKA IYO SIDAY WAX ISKUGU DHACAYAAN RUNTII WAX WEYN BAAD KA BADASHEEN HOREY U SOCDA FANKA SOOMAALI INAAN SOO NOOLAYNO HAYNAGA GO'NAADO THANKS
@bashiirwadne7502
@bashiirwadne7502 8 ай бұрын
Yaa Salaam Ustaad Faysal cumar mushteeg Luuqdiisii cid keenaYsa ma Jirto WaaYo Xabeeb ayuu lahaa
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 8 ай бұрын
Heestan originalka waxaa leh Maxamed Cali Burco.Isagayna ugu record gareysan tahay record Muqdisho/Hargeysa,waana qaabka uu fanaankani u qaadayo macal muusigii originalkii ahaa ee Waaberi tuntay waakan. Ogow heeso badan oo suuqiya ayaa jira oo original recordku ka duwan gahay sida tan ,heesta Caro Edeg iyo Rafaad oo hibo qaado labadaba uu suuqa ka qaaday AUN Maxamed Mooge balse u kala record gareysan AUN Sahra iyo Hibo Maxamed ee sidaa ula soco.
@abwaanTixmagabe
@abwaanTixmagabe 8 ай бұрын
Heestan anaa niyadda ku hayay inaan soo cusboonaysiiyo waa iiga horraysay sxb, meel fiican baa dhigtay hore u soco🫡.
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 8 ай бұрын
Original song feysal cumar mushteek Great song
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 8 ай бұрын
No,Maxamed Cali Burco ayaa Radio Muqdisho loogu qabtay.version ka Faysal waa kan suuqiga ah.marka kan originalka ah waa kan Ina Cali Burco,waana kan yarkan loo tumayo waayo heesta waxaa lagu qiimeeyaa muusiga originalka ah ee kooxdu Radio Muqdisho/Hargeysa kaduubeen waa ka Ina Cali Burco.
@halabaishwiaba
@halabaishwiaba Ай бұрын
Axsan hees
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 8 ай бұрын
Xusuusta ruuxa ka mida ah ruuxihii jacaylka la noolaa ee reer hargaysaa faysal cumar mushteeg AUN
@hassanabdi9537
@hassanabdi9537 8 ай бұрын
hedhe dhehe gabaryahay heedhe best song 18.12.23 in malta 19:50
@user-hm2yg2le1j
@user-hm2yg2le1j 7 ай бұрын
Eeshqiyaasak Eeshqiyaasak Eeshqiyaasak. Cabdiqani kaaarshe waanu kaa haynaa sxb, guulayso.
@MOHAMEDSALAH-om7oi
@MOHAMEDSALAH-om7oi 8 ай бұрын
Xusuustii Faysal cumar mushteeg
@abdihrasak
@abdihrasak 8 ай бұрын
Heeska music iyo cod ahaanba waa la diley xaqiiq. Cabdiqani nin cod xun maaha balse heeskan nin cod weyn baa loogu talaglay . Nimanka kusoo bixi lahaa waxa ka mida ismaacil aarka, xussen labka iyo qalinle Yare
@naasirzeko2582
@naasirzeko2582 8 ай бұрын
Aarka dadki qaramiiga maha
@user-lp2xg5bp2l
@user-lp2xg5bp2l 8 ай бұрын
Faysal cumar
@XassanMaxamed-yr1qu
@XassanMaxamed-yr1qu 3 ай бұрын
Wwwwww mcn badan
@Mbappekid378Alt
@Mbappekid378Alt 8 ай бұрын
Heestii ba wuu i nacsiiyay
@user-iw2lm4sj9x
@user-iw2lm4sj9x 8 ай бұрын
Heestii Gooja cade
@AliZaki-ty2rc
@AliZaki-ty2rc 7 ай бұрын
Hedhe hedhe Gabaryahay heedhe caleek caleek waxaas ka hees ah 21:12:2023 Germanay Berlin 17:27
@user-gt2qz5vi8t
@user-gt2qz5vi8t 4 ай бұрын
Ninkan heestii waa keenly siday tahay buu qaaday
@nimcaanmaxamed6055
@nimcaanmaxamed6055 8 ай бұрын
Xasuus baangalay ❤
@saidali9435
@saidali9435 8 ай бұрын
He is not even closer …..but Waa dadaalay
@saedhassan5096
@saedhassan5096 8 ай бұрын
Heart-touched song and memory of Faysal c mushteek
@CumarAbuukar-bl4uk
@CumarAbuukar-bl4uk 8 ай бұрын
Astaan waan idin salaamey Hees aan xasuusneyn gabar ay qaadi jirtay lkn in yar kamid ah ereyada jecelkii cilmi ku djinto dhoobada ku aasa ana laygu dhooboo dhiigeyga nugayaa Hadii aad ii heli kartaan noo soo geliya thanks
@Muusegarow06
@Muusegarow06 8 ай бұрын
reer astaan waxba lagama qaban karo❤
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 8 ай бұрын
Sami waka baxsatay well done
@ayaanitasaleeban3843
@ayaanitasaleeban3843 8 ай бұрын
Original ky kumacantay ❤
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 6 ай бұрын
Marka laf dhuux leh iyo labo dhagax la isla helo waa iska sidan. Runtii cod, masrixiyad iyo muusik isku dheellitiran ayaa meesha isku helay.
@hodanmahamed2299
@hodanmahamed2299 8 ай бұрын
Banankada ku dhacday ❤
@user-pf2gh6or7z
@user-pf2gh6or7z 8 ай бұрын
Wad dhaaftay aduunyada hanwayniyo hiba shiyo kalgacaliyo hadii uu jacayl jiro Keena u horeye Mana halad noqon iyo inad hafududan haween lama maleye
@rashiddahir1204
@rashiddahir1204 5 ай бұрын
Hawli way dambaysaa
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 7 ай бұрын
Eesh calaa! Wuu ka xarragooday.
@Maah936
@Maah936 8 ай бұрын
Waaw ninka codbaa kuduugan igaawalee wa lajan
@abdiaziznuur6006
@abdiaziznuur6006 7 ай бұрын
Bro keep it up
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 8 ай бұрын
Brilliant one 👏🏼 👌🏼
@faisalhersi5681
@faisalhersi5681 8 ай бұрын
Heskan waxa mesheda dhigi laha inanki sicid qalinle aha isaga codwen leh
@abdallemohamoud7880
@abdallemohamoud7880 2 ай бұрын
Heeski waa dilay nin afka weyni
@aanoofficial2866
@aanoofficial2866 8 ай бұрын
Heedhe gacalaay Heedhe.
@mustafaosman3250
@mustafaosman3250 8 ай бұрын
long live somaliland
@xasanmaxamed6629
@xasanmaxamed6629 8 ай бұрын
War heedhe ninkaanu cod boow lahaan jireye, ee xaa dhacay, war balkaaya, wlhi heestaan waa ku fashilmay ninkaanu, war luuqdii heesta waaba uu dhumiyey wlhi😂😂😂😂, lkn khabiireyn music ayaa kaa joogga halkaan👍👍👍
@ifk02
@ifk02 8 ай бұрын
Ninka heeska laha marka dhageesato iyo yarku siduu u qaaaday waa Oromo iyo somali fanaanki hore eraba dhawaqiisa meeshi ku haboon uu dhigay yarka si buu u silciyay heeska
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 8 ай бұрын
Kumuu dhicine adaan garaneyn version ka uu qaadayo oo ah kii Maxamed Cali Burco,ahna originalkii heesta ee Radio Muqdisho looga qabtay.Adigu waxaad aragtay version ka suuqiga ah Faysal Cumar Mushteeg.
@asmaabiibnuur3856
@asmaabiibnuur3856 7 ай бұрын
Www❤
@user-fu5pk2le8e
@user-fu5pk2le8e 8 ай бұрын
🆎🩸🫀❤️‍🔥
@Birimo12
@Birimo12 8 ай бұрын
Meeshaan quruxda badan muqdisho miyaa?
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 8 ай бұрын
Ninka kabanka tumaya magacii
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 8 ай бұрын
Muqbil ayaa la dhahaa. Astaan dadka miyuusigga tumaya in ay sheegaan ayay ahayd sida ay xogta heesta iyo fannaanka qaadayaba u sheegeen.
@anisaosman743
@anisaosman743 7 ай бұрын
I​@@M.Cabdullein lacuno miyaad rabtaan marka magacooda la sheego!
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 7 ай бұрын
@@anisaosman743 Sideed u fikirtay inaabti? Ragga muuqaalkoodi ayaaba la soo bandhigaye😂
@AbdiladhiifAhmed-qm4dn
@AbdiladhiifAhmed-qm4dn 8 ай бұрын
Sida lokalumeysto
@guleedahmet468
@guleedahmet468 8 ай бұрын
Heeska waxayara dabac san hablaha musicga loo tumay
@user-pn2xm2ze4p
@user-pn2xm2ze4p 8 ай бұрын
Mafududaanayee wanku sugiiiiiii
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 8 ай бұрын
Wax baa ka dhacay wallee. Laakiin reer Astaanow maxaad ragga miyuusigga tumaya inoo bari la'dihiin oo magacyadooda u sheegi weyseen?
@idrisfarah4822
@idrisfarah4822 8 ай бұрын
Ooooof caleyk. Fankii Soomaaliya soo rogaal celi.
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 7 ай бұрын
Koonfur ma iyadaaba leh abwaan iyo erayo
Alla May Dadaasho | Cabdiqani Kaarshe.
6:57
Astaan
Рет қаралды 123 М.
Logo Matching Challenge with Alfredo Larin Family! 👍
00:36
BigSchool
Рет қаралды 6 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 16 МЛН
C/qani Kaarshe iyo Khadra Aaden | Qaaci Show | Astaan | 2020
29:23
Heesta Bal Ilaali Bal - Cabdiqani Kaarshe | Xusuustii Axmed Mooge
5:00
Qaaci Show | Cabdikarin Jago
23:47
Astaan
Рет қаралды 129 М.
Mubaarak Octobar - Heesta - Yaxyax - Astaan Music 2021
6:59
Astaan Music
Рет қаралды 1,5 МЛН
Faysal Cumar Mushteeg [ Laxanka Subcis ] Lyrics
12:58
MUDUG BOY
Рет қаралды 234 М.
Cabdiqani kaarshe l Cidna Eersan Maayo l Xasuusti Tubeec 2021 Music Official
3:52
Logo Matching Challenge with Alfredo Larin Family! 👍
00:36
BigSchool
Рет қаралды 6 МЛН