C/qani Kaarshe iyo Khadra Aaden | Qaaci Show | Astaan | 2020

  Рет қаралды 125,172

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Martida: C/qani Kaarshe
Khadra Aaden
Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar Faamoos
Piano: Maxamed Bulshaawi
Violen: Mustafe Macalin Caydiid
Camera: Mubaarak Jama
C/raxmaan muuse
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Ahmed Abdirahman
Soo Saaristii: Astaan Tv HD
2020.

Пікірлер: 74
@Oodwayne566
@Oodwayne566 3 жыл бұрын
Cabdiqani kaarshe waxaanu nahay sxp, runtii alle wuxuu u dhiibay cod. Qof ahaan isagu waa qof wanagsan,oo qalbi xaadhan heesihiisan mar walba waan dhegaystaa oo waan taageeraa. Wana fananka keliya ee aan heeso lahayn hadana la yaqaan ee fanankaa wuxuu qadaa heesii hore oo uu dhalinyarada dhib usoo xasuusiyaa . Insha allah guul ayaan rajaynayaa
@abdifatahduale3967
@abdifatahduale3967 3 жыл бұрын
Waaw khadra Aden codkeeda Halisiga ah ee madadeysan Aad ban uga helay il iyo cawiba la'aaw👍👍👍👍👍
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 3 жыл бұрын
Heesta kowbaad waa hees weyn waan ansixiyay Yarkaa heesta qaaday. Ha I riiqinee🤙🏿
@mohammedabdi8740
@mohammedabdi8740 3 жыл бұрын
Waa heeesti murqaan i bartay yaa salaam ax waayo waayo
@lilboss5452
@lilboss5452 3 жыл бұрын
Keep going astaan tv fanka waad soo noolayseen t.v. yada kale waxaan ku nacay siyaasad uun bay soo daayaan
@abdirizakabdullahi6068
@abdirizakabdullahi6068 3 жыл бұрын
Cabdi qani kaarshe maasha allah waa fanaan yar oo cod macaan wuu keenay codadkii fanaantii uu heesahooda qaaday welldone bro
@cabdicadow1472
@cabdicadow1472 3 жыл бұрын
Qoftaan caadi maaha fanaaniin badan waa loo yaabaaaaaaaaaaa, laakiin musikistayaasha waa eberkooda gaar ahaan heesti raameystay awgaa wey ku ciyaareen music kuma hayaan meesha kuwaan
@maxkifaaxblackii6111
@maxkifaaxblackii6111 3 жыл бұрын
Music anoo heeesta aqoon ayaba eey codkii heesta camal eeysareen oo eey laraceen marka adiga ayaba 00 ku dhagan they r great musicians thanks guys
@mohammedbashir6725
@mohammedbashir6725 3 жыл бұрын
shoodha caano ibnu kaarshe iyo inantuba waa dadkii fanka hore usocda dadkaygii
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Khadra aad baan ugu bogay ✋💕❤❤❤❤
@Abi76884
@Abi76884 2 жыл бұрын
Congrats can't congrats you guys enough ever, pls pls found a way to put lyric for the young generation, that will be for ever memories, again again again Mahad sanid all of you
@cbdurahmanibrahim8506
@cbdurahmanibrahim8506 2 жыл бұрын
Waw ninkan walhi wa fanan cod dahabi leh
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 7 ай бұрын
Inantani waa cajiib🎉❤
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Gabar degan cod macaan super✋✋💋💋💕❤
@cabdiraxmaandaahir2950
@cabdiraxmaandaahir2950 3 жыл бұрын
Waan ku raadiyaa Raaxaysan waayoo Timahii rablooboo Raamaystay awgaa. Hadaan taga rugtaydana Riyadayda beenaa Iikaa rumaysee. Roobkii da'ayoo Rayskii kasoo baxay Ima raali geliyee. Rafiiqaygiyay warmaad igu ridee Hayriiqanee Raka iga dulqaad.
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 2 жыл бұрын
Kooxda musiga waa eber. Codka wiilka waa qasaariyen
@abdicanada9489
@abdicanada9489 3 жыл бұрын
Nin kan waa fanaan
@mahamedhasssan5927
@mahamedhasssan5927 Жыл бұрын
ruun xadi sabban
@ladane0799
@ladane0799 Жыл бұрын
Hesstii Jamac Yare Kufsi ayaa loo geystey music ahaa iyo cod ahaan
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 3 жыл бұрын
What a great singers you are both of you guys.
@khalidali-yo6zm
@khalidali-yo6zm 3 жыл бұрын
Labododuba wa top level
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Wiilkaan super👍👍👍👍👍
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Cabdiqani fanaan iga dheh actian fanaan iyo cod 👍✋✋💜💜💜
@ayanleabdi7452
@ayanleabdi7452 3 жыл бұрын
Heeskan Xasuuso gaar ah ayy ileedahay xasuus hore A.sanka
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 2 жыл бұрын
Abdiqani jama kaarshe iyo khadra aadanba aad baan usalamaya dadkaygii
@mudanedhaashane5254
@mudanedhaashane5254 3 жыл бұрын
Gabadha codkeedu waa dahabi (dhuun furan oo codkeeduna daganyahay bay leedahay. Wiilkuna waa cod macaanyahay wuuna cod shubanyahay.
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 3 жыл бұрын
Soo Reer hargeysa Maaha waa dhashii Fanka
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 3 жыл бұрын
Wow heestii jamac yare ee rafiiq wu keenay Haa kiin abeheed
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 3 жыл бұрын
Jaamac yare malaha ....c.raxiin xasan rooraaye ayaanleh
@mohammed-jama
@mohammed-jama 3 жыл бұрын
*HHHHH malaha heesta Rafiiq JAAMAC YARE ee waxa iska leh ABDIRAHMAN HASSAN ROORAAYE (AHU)*
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 3 жыл бұрын
Hhhh rooraye ma aqan lkn wn iska garanaya somalida heesta qof heestisa ayay iska qaatan
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 3 жыл бұрын
@@aliyaasli9165 hhhh Allh unaristo 1974 buu Djibouti kugeriyiday qaliin lagu sameyay owgiis Cabdiraxman xasan rooraye (abuu raas ) magaca fananka original heska leh wuxuna ladhashay (cumar xasan rooraaye)
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 3 жыл бұрын
@@najiibalpha9409 haa sax aun
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 3 жыл бұрын
Wiilku heesta halkeeda ayuu dhigey iyo Gabadhuba
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 3 жыл бұрын
Heskii cabdirixin xasan (abuu Raas) inkasto dadka kiin ahabed jamac yre kubarten 2011 mrkuu monopolies kuso hesay allah unaxaristo fananka original ka laha ee cabdirixin wuxu kugeriyiday Djibouti 1974 fannaka qaliin lagu sameyay owgiis waxey walalo ahayen cumar xasan roraaye
@Abduljeylani
@Abduljeylani 3 жыл бұрын
Nin wax badan og baad tahay ,waa runtaa Sxb baanu ahayn
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825 3 жыл бұрын
Waxay Ugu darrayd markii kiin heesaha Aabeheed leeyahay la waydiiyey ee ay tidhi Heestan isagaa lahaa miskiin baadiye ka soo hangagaartay oo ku indha dilaacsatay Aabeheed oo ku heesa heestii Raaxeeyey
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 3 жыл бұрын
@@qabyaaladimaxaykuuqaban3825 hhh hahaey szp tasa been aheen waxba inantas fanka kama taqana burburki kadib bey dhalataye
@dawanmedia1889
@dawanmedia1889 3 жыл бұрын
Fanaaninta cusub way dadaalayaan lakiin erayada heesaha uma fiirsadaan, malha maba fahmaan. Tusaale. Waa "Beenna run kamaan dhigin" hadii kale macnaha oo dhan Yaa isbadalay. Sida uu yuri " runna been kamaan dhigin" sida kale way ku mahadsan yihiin cidkuna ma xuma.
@husseinahmed627
@husseinahmed627 9 ай бұрын
Nunkan heesta qaadayaa cod meesha kuma hayo. Tolow miyaanu is dhegeysanin? Sxb fanaan ma tihide heesaha ha kharibin ee iska shaqayso
@abdiwahabmuse1857
@abdiwahabmuse1857 3 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw
@arabjama2970
@arabjama2970 3 жыл бұрын
Hala hala yaa salam
@arabjama2970
@arabjama2970 3 жыл бұрын
Salimnaa Minal balaa
@suleimanyare3008
@suleimanyare3008 3 жыл бұрын
Niyow wll wd fiicantahay lakiin,qaaci, show, Wa lakaga cod macanyahay, aad iyo aad ,walihi .bal is yara dhageyso .kaliya adiga iyo heesta ,Riyo . Uu qqadayo,Liibaan.good,Wa kaaf iyo kala dheeri, Runtu ,ceeb maha,Salan sare from sweden 🇸🇪
@mankinhoali5616
@mankinhoali5616 3 жыл бұрын
The first
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 3 жыл бұрын
Salaam
@mrj7204
@mrj7204 3 жыл бұрын
Waalaayal faadlan subscribe
@Ali01007
@Ali01007 3 жыл бұрын
👏
@muusecismaan7521
@muusecismaan7521 3 жыл бұрын
hesti xididkia yusufban
@yesyoucan9607
@yesyoucan9607 3 жыл бұрын
Fanku Dadkiisi Wali ma Hayo Inta igu Raacsan Like🥰 👆👆
@makoahmed7381
@makoahmed7381 2 жыл бұрын
hadan xasuustay heestan ruun xadi ba ku qaaday
@farhanosman1304
@farhanosman1304 2 жыл бұрын
Nolow inapti abdi kani karshe
@zultanzami7469
@zultanzami7469 3 жыл бұрын
,😊😊😊😊
@alisulubsaleeban6551
@alisulubsaleeban6551 3 жыл бұрын
Ha burburin digsigoo haku guban daboolkoo Bariis aanad cuni karin haku badin haku badin basbaaskee 😂😂😂😂 lkn heeskaas halkeeday dhigeen From burco togdheer
@Muran25
@Muran25 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@ibraahimyahye9311
@ibraahimyahye9311 3 жыл бұрын
War adigaa mulaxamiste ah sxb nin adag reer burca aad ban kusalamaya sxb
@alisulubsaleeban6551
@alisulubsaleeban6551 3 жыл бұрын
@@ibraahimyahye9311 waan kaa qadayaa bro
@maariyahassan5171
@maariyahassan5171 3 жыл бұрын
Heesdan raaxaysan waaye ee ugu horaysa dareen dhab ka hadlaysaaH🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️😥
@engnuradin4228
@engnuradin4228 3 жыл бұрын
Nin adke ah Kan ban u haya haa qamrar sugaani sdii inuu xaar hayo ayuu codka iskaga keena 😂😂😂
@mustafabashiir7050
@mustafabashiir7050 3 жыл бұрын
Hadana isaga ka cansan kkkk
@mubaarikjaamac5515
@mubaarikjaamac5515 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@samodwahib1096
@samodwahib1096 3 жыл бұрын
0
@hodanhapiofficial6627
@hodanhapiofficial6627 3 жыл бұрын
Dhilo madha tay
@Oodwayne566
@Oodwayne566 3 жыл бұрын
Inta aragta inta ila aragtay in ay bidaar leedahay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@saedali2776
@saedali2776 3 жыл бұрын
Wuu isku dhex yaacay yarku heesta cumar dhuule bajka labad kkkkkkkkkkk
Qaaci Show | Ifraax Iftiin & Cumar Xarago | Astaan | 2021
18:09
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 92 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 39 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 196 МЛН
DAYAX BAND QAACI FULL 2020
1:22:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
QAACI SHOW JIGJIGA 2020 PART 2
40:49
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 288 М.
Xuseen kaafi  | Heesta Hanaan Socodka Laafyaha | Qaaci Show
8:10
Astaan Music
Рет қаралды 51 М.
Qaaci Show | Hana Udug Iyo Cumar Axmed | Astaan | 2021
26:06
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
QAACI SHOW JIGJIGA SESSION 3
41:55
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 65 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 92 МЛН