No video

CABDIRAXMAN TUUR-YARE MUXUU KA YIRI DILKII FARXAAN QAROOLE

  Рет қаралды 49,815

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Жыл бұрын

TALIYIHII HORE EE NISA CABDIRAXMAN TUUR-YARE IYO WARAYSI DHINACYO BADAN TAABANAYA. MACWISLAYDA REER HIIRAAN IYO DAGAALKA ALSHABAAB
At least five people have been killed in a series of Russian rocket attacks on Ukraine's southern city of Zaporizhzhia, local officials say.
They say the rockets hit residential buildings before dawn and then again several hours later. People are reported to be under the rubble.
Rescue workers are now combing through the shattered remains of one elegant five-storey apartment building.
Glass and rubble is strewn across, and nearby shops are wrecked.
Liz Truss has promised to get the country through "stormy days", as she vowed to take on the "anti-growth coalition".
In her speech to the Tory conference, which has been marked by U-turns and internal division, the PM admitted her policies would cause "disruption".
But she said "the status quo is not an option" and "we must stay the course".
The speech came against a backdrop of financial and political turmoil following the government's mini-budget.
LONDON, Oct 4 (Reuters) - Russian defence ministry maps presented on Tuesday appeared to show rapid withdrawals of Russian invasion forces from areas in eastern and southern Ukraine where they have been under severe pressure from a Ukrainian counteroffensive.
luxuriant168.co.uk/collections/shop/products/hair-growth-set
Remember to mention BSTV to get your 10% discount. CALL NOW! ON +447905472012.
GOD SAVE THE KING CHARLES III
KING CHARLES III
THE QUEEN
Brit Somali TV
Bitcoin
The psychological weight loss strategy
bitcoin news
Dr Mula Ali
Dr Mula Ali Kurdistani
see some weird treats
Abdihafid Mahamud Jama
weight loss tips
St George's Chapel Windsor
Canadians say goodbye to the Queen
vidIQ
NISA
FARXAAN QAROOLE
IKRAAN

Пікірлер: 79
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Жыл бұрын
FADLAN SUBSCRIBE SHERE LIKE DHAC KUSIIYA DHIIRIGALIN AYAY NOO TAHAY GUULAYSTA.
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤🤲☝🕋
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 Жыл бұрын
Aad masaajidka o ka bax halkan munaafaqyahow. Macna aadan lahayn haysu yeelin. Caqli laaweyaashu diin bay mar walba kuso gabadaan, sidaada o kale.
@mursalhmad1642
@mursalhmad1642 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@markcaa2942
@markcaa2942 Жыл бұрын
Walaahi geesigan somaliyeed Waa uu igadhexhadlayaa may Allah SWT guide us and protect
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 Жыл бұрын
GUUL IYO GOBONIMO. Soomaaliya ha guulaysato. Hala wada kaco. Xabada meel walba haka bilaabato. Siyaasada halaga daayo kacdoonka socda. ❤️KG🇸🇴
@ikkranmoha1709
@ikkranmoha1709 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰❤️Masha Allah markaan niyad jano oo is dhaho dad iyo wadan malihid shabab iyo tuug la kala garanayn walaalkan oo kale markan arko in halyeeyo badan wali wadankeena u noolyihin ban xasusta ilahay ha barakeeyo qofkasta oo wanaaga wadanka raba lama rabo ilahay sharkooda hanaga qabto
@sadiaaden2095
@sadiaaden2095 Жыл бұрын
Mashaalah cabdiraxman tuuryar wa In runta sheegtay insha
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Жыл бұрын
Allaah yarxam marxuum farxaan
@truthfully2277
@truthfully2277 Жыл бұрын
General Farxaan’s death touched every Somali patriot. May Allah forgive his sins and grant him Jannah.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Жыл бұрын
Muxuu been isku duway Ashabaab ayaa gabdha kufsata ,warbal wax kale sheeg
@ninaahmed8838
@ninaahmed8838 Жыл бұрын
Mahadsanidin BRIT SOM TV guulaysta jazaakumulaah khayr
@faizahassen4725
@faizahassen4725 Жыл бұрын
Illaahay ha unaxariisto 🤲
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse Жыл бұрын
Aad iyo aad baa u mahadsantahy Mudane C/Raxmaan sida aad ugu soo shaqaysay dalkeena . UGUS nacalad Ha ku dhacdo
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 Жыл бұрын
Voice quality Majiro Abtiyoow Iska hagaaji Mahadsanid 🙏
@cabdiraxmaanmaxamed8952
@cabdiraxmaanmaxamed8952 Жыл бұрын
Ilmo aabahood noel yahay lagama adkaado taasi waxaan uga dan leeyahay ilaa isgaarsiinta iyo ganacsiga dawladu xukumin guul Lagama gaari karo
@somalipranks1502
@somalipranks1502 Жыл бұрын
Siyaasi xil sugaya iila eeg yhay
@fuadomar7831
@fuadomar7831 Жыл бұрын
Truthfull General Farxaan He was on Duty serve his country and no had sins Allah protect his soul & Rest in Peace✌ 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑😭
@saidmohamudmohamed1964
@saidmohamudmohamed1964 Жыл бұрын
General cumda waa nin wax badan wadankaan usoo qabtay. Guul ayaan kuu rajeynayaa
@Easy_way1
@Easy_way1 Жыл бұрын
Walahi Kornel farxaan wadani, aad bn ugu naxay kagana carooday Allah yarxam, waayo Mahad salad ba u yeeray ka dibna miina la qaxday, waxaasi caruurta xita wax looga shekayn karo mahan, 1: wuxu qaabil sana Amniga G. Banaadir! Sawab meel Xamar ka baxsan loogu balmiyay, 2: Ilaaha iyo hadeer m. Salad kam hadlin macnaheedu ya wax iga qaadi karo
@idilhassan4048
@idilhassan4048 Жыл бұрын
Smart man mashallah
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Жыл бұрын
Cadow gaalo iyo gaal -raac ka xun malaha ummadda muslimka ah ee soomaalyeed. Cartarabaqashka aad jilaysaana insaan soomaali ah oo muslim ah dhag u dhigimaayo
@LJama6119
@LJama6119 Жыл бұрын
allaha u naxariisto farxaan lakiin baaritaan degdeg ah inla sameeyo ayey aheyd. miinadu noocee aheyd? ma mid remote laga maamulayaa? goormaase lagu aasay sababtoo ah waxaan maqalnay in ciidan gadiid wata qaarna lugeenayeen ay saacad ka hor mareen jidkaas. yaase ugu wacay farxaan deegaanka basra? hadii shaqadiisu gobolka banaadir ku ekeyd maxaa deegaanka basra luugu diray?
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Salaahu calayhi wasalam❤
@caderrayale7744
@caderrayale7744 Жыл бұрын
mashaa allah
@sudiissa5701
@sudiissa5701 Жыл бұрын
Abadirahman tuur yare waa halyee Allah ku xafido
@axmadsaadaq7759
@axmadsaadaq7759 Жыл бұрын
Taliye turyare guuul
@charkoshanghai
@charkoshanghai Жыл бұрын
asc abdihafid salaan kadib ; one thing aya ka codsanayna ; voice quality ga waraysiiyadada mararka qar ad ayay low u yihin : thanks sxb :
@sitteyhussein2558
@sitteyhussein2558 Жыл бұрын
Mashaa'Allaah
@abdinasiryerow4077
@abdinasiryerow4077 Жыл бұрын
Farhan Farole's assassin wasn't Alshabab but the current coverment should take the full responsibility and come out clean
@AhmedHasan-sw5qo
@AhmedHasan-sw5qo Жыл бұрын
goobjoog Ayan aha xiligi barasharka lasarayey taliye abdieiman tuur
@bilalmohaa2316
@bilalmohaa2316 Жыл бұрын
Manshalah abdihafid waxbadan ayan kasugayey wareysi kusabsan taliye farxan
@historypublishers
@historypublishers Жыл бұрын
General Gebre son! Foreign agents! Somalia is a big bank account for ATMIS and African Union! Why fund raising when ATMIS and African Union getting billions in. Funding and arms in the name of the Somali people! Are Somali policy makers too scared to talk about this ??? You scared of ATMIS and African Union!
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
WAXA WEEYE DHALSHADII NEBIGEENA SUUBAN #SSSS__CCCC___WWWW__AAN__KU__SALINO❤❤❤💯💯💯💯💯❤❤❤❤ ولد نبينا محمد صلى الله عليه وسلم يتيما يوم الاثنين لاثنتي عشرة ليلة خلت من شهر ربيع الأول من عام الفيل. أراد ربك أن يجلي رحمة… في الكون فاختار النبي محمدا… قد زينته شمائل محمودة… فغدا على كل العوالم سيدا (صلوا على الحبيب المصطفى )عليه أفضل الصلاة و السلام ❤️ ان لله وملاكته يصلون علي نبي يا ايها لدين امنو صلو عليه وسلمو تسلما❤❤❤❤❤❤❤
@Godir9752
@Godir9752 Жыл бұрын
Dagalka alshabab markuu dhamado waxa kuxikta dugsiga xalane
@Ruun-finder
@Ruun-finder Жыл бұрын
Waraysi qiimabadan oo muhiim ah wacyigalin sare.
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Mujaahid Farxaan waa la dilay shakina kuma jiro ninkan dhexdhexaad maaha xaga dawlada ayuu ujanjeedhaaa dagaalka hiiraan ayuu ka bilaabmay meesha kaliya ee run ula dagaalamaysaa waa hiiraan waa been meelo kalle ayaa dagaal ka socdaa
@sadiaaden2095
@sadiaaden2095 Жыл бұрын
Cabdiraxman tuuryar mahad salad fircoon ba dilay igran tahliil xildhaban aamino abwaan bedel iyo farxan Qaroole dadkisa wa in cadaalada helan runti haday xasan xilka ugu dhiibay inu mahad salad shaatiga dawladka ku qiyaanay yahuu
@fatumaahmed6071
@fatumaahmed6071 Жыл бұрын
Walal hal sual o KeYgaa ban kugudbin raba
@yusufmahamed8535
@yusufmahamed8535 Жыл бұрын
Asc
@dahabocabdulahi9062
@dahabocabdulahi9062 Жыл бұрын
Hooyo lemberkaga gabar germania jirta iso siisay maandhow sida ugu dhaqsiya badan ila sooxiriir an ku duceeye
@sarahbashe2687
@sarahbashe2687 Жыл бұрын
Ma dhahdid Cabdixafid dan ayaa ka leeyahay ee WhatsApp ka aqriyo Wiilkeygiyow
@sarahbashe2687
@sarahbashe2687 Жыл бұрын
Allaha ku cafiyo Wiilkagana uu ogado in aad Xanuunsantahay waa yaab waa odey 30 Jarmalka joogey oo 8 Sano Hooyadii la soo hadlin waxuu jooga München. hoyada Müqdisho. Anigana Sachsen oo Jarmalka aad iyo aad ayaa u kale fugnahay aniga waaye qofka hooyadas ku soo tilmamtey Wiilkeygiyaw ( Cabdixafid)
@xasancisman9657
@xasancisman9657 Жыл бұрын
Codka wuu yaryahay si fican looma maqlayo tuur yare hadalkiisa
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 Жыл бұрын
URURKA GUMAADKA UMMADA SOOMAALIYEED = UGUS
@nafisoabdimohamed7713
@nafisoabdimohamed7713 Жыл бұрын
Hi
@sankabaa6552
@sankabaa6552 Жыл бұрын
M.a qofkii kas ku dila qof wa in ladilaa
@MohaMoha-vm7nt
@MohaMoha-vm7nt Жыл бұрын
Rag culus waad salaaman tihiin
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Жыл бұрын
Taliye sare shaqo wanaagsan ,laakiin guur badan ba wareeriyey wbt
@omarosman8749
@omarosman8749 Жыл бұрын
Muxu yiri farxan waqti xun ayuu kuyimi. Dowladi farmajo aya kentay. Dadkibana loo adegsaday. Ninkaan dilkii farxan wax inuu ka ogaa ayaay u egtay. 😢
@saladomar8670
@saladomar8670 Жыл бұрын
waxa laku qoslo waayey adiga hassan sheikh difacayo laf hoose ahen maqa gacantada ku baxdey
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Asc waxba yuu ka dhihin dhimay ba cixaafid alle.haw raxmado
@wararkacusub8144
@wararkacusub8144 Жыл бұрын
Poor audio 😮
@aqafaarlayl1570
@aqafaarlayl1570 Жыл бұрын
diyaaar
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Dadka la laayaa waa masaakin maaha madaxada al shabaab sawkan muqdisho iska jooga yaa arkay nin la lee yahay waa madaxdii al shabaab oo la dilaayo ma jirto inama yaryar oo la khalday uumbaa la laayaa
@craxmanmaxamed3771
@craxmanmaxamed3771 Жыл бұрын
Marqaati ha u noqon doqon shalay ku dhaliilay adigoo heli kara runta
@biggstone3573
@biggstone3573 Жыл бұрын
Qof shaqo ka rajo qabo inaa wareysato ma ahayn runta ma sheegaayo ninkaan Farxaan dilkiisa dadkii Ka danbeeyay waala yaqaanaa
@cabdiyare9693
@cabdiyare9693 Жыл бұрын
Hooyadiin wasee reer maangaabow imisaa dadka dhiigooda kufarxalaneyseen ma imminka ayaa kuleel idiin bilowday reer qarax isku sawire oohinta 6 sano ayey socotay ee xaarka kala taga meesha
@mohazaki2093
@mohazaki2093 Жыл бұрын
FARXAAN QAROOLE WAY CADAHAY INAY DAWLADU DISHEY SABBTO AH DAGAAL MAGALIN BOMB KA SUGAYY ILA INTA UU IMANAYO KEDIBNA QARXAYA XOGTA DAD UDHOW BA BIXIYY LANA SHAQEYNAYY LKN ABDIRAXMAN TUUR YARE WUU KA GAABSANAYA SOMALIA INTAY QABIIL ISKU DHOWRAYAN MEEL MAGADHYSO
@abshirahmed5066
@abshirahmed5066 Жыл бұрын
Ninkan xogba mahayo sarkaal miino ku dhintey oo laqorsheeyey buu leeyahay furin buu ku dhintey .tan labaad waa nin meel ka raran oo mucaarad weyn ku ah dowladii madaxweyne aabo farmaajo.
@hassmali1139
@hassmali1139 Жыл бұрын
Sxb Waxaa haboona malaha in'aad mic udhibtid walow aad modo in'uu kayara magayo sababtuna waa Codkaa oo Aan lamaqleynin ama aad uliita. mahadsanid A/ xafid waaiga talo un Sxb
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 Жыл бұрын
GENERAALKA A TURYARE WA NIN WAX BARTAY WAXUU ISKA ILALINOOYA COVID 19 MIC WA LAGU KALA QADAA CUDURADA FAAFO TAAS OGOOW HEALTH AND SAFETY IS NUMBER ONE
@Diidnay
@Diidnay Жыл бұрын
Qof danbi baare ah hadaa tahay marka laweeydiiyay suaasha dhimashada farxaaan maxaa kaaga baxay
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj Жыл бұрын
Waxa diidan cadalada wakuwa fasadka dhiirigelinaya oo gaalada kudaaban
@ggdgssd2423
@ggdgssd2423 Жыл бұрын
Wadradd
@sahraomar6872
@sahraomar6872 Жыл бұрын
Farxan damul qudhaadh baa filay
@fadumageysey5541
@fadumageysey5541 Жыл бұрын
Ninkaan hadalkiisa waa faataa dhugli wax meesha kuma heeyo hal garab ujarjareeraa
@MohaMoha-vm7nt
@MohaMoha-vm7nt Жыл бұрын
Waxaan soo xusuustay madaxweyne hassan sheik hadal uu maalin dhaw eed yiri oo ahaa shabaab la soo qabtay leyguma inaan karo siyaasi oday dhaqameed taliye ciidan marka maanta taliye tuur yare bal dhagayso hanjabaada loo geystay
@aliisse820
@aliisse820 Жыл бұрын
I came to know that Abdulhafid is a coward. He does not dare to ask hard and in-depth questions. Abdulhafid seemed subdued and weak, not aggressive and courageous. He is tough and courageous for some and subdued for others. Is it clear; I hope so……..
@TeamBSTV
@TeamBSTV Жыл бұрын
HADII AADAN HORAY UGU XIRNAYN BSTV FADLAN HADA RUKUMO OO GANBALEELKA FURO LIKE & SHARE WAA NOO DHIIRI GALIN, GUULAYSTA.
@salebanomar76
@salebanomar76 Жыл бұрын
KKKKKKKK DAMEERKU MARKUU CIYAA GADAALNA DHUUSUU KA WADAA NINKAN BOOS IYO GURI SII XASSAN SHEIKH PLEASE 🙏 ILAHOW AQONTA AQLI IIGU DAR WAA DAMEER CIYAA OO COWS RABA
@xusencumar9656
@xusencumar9656 Жыл бұрын
Arin waad ka been sheeg sababtu waa inaad xasan sheekh la koox tahay
@sarahbashe2687
@sarahbashe2687 Жыл бұрын
Asc
@fatumaahmed6071
@fatumaahmed6071 Жыл бұрын
Asc
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA |  SOMALIA | GAZA
23:12
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 21 М.
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 35 МЛН
Muqdisho: Dilka Safiirki Nabadda 2005 - Cabdulqadir Yahye Cali
31:56
Waraysi Xiiso Badan:-Sanbaloolshe By HCTV MUQDISHO
50:55
Horn Cable Tv
Рет қаралды 133 М.
QEYBTI 1/4 : DHAGARTA IYO SHIRQOOLKA #NISA - CABDULLAHI MAXAMED NUUR
1:00:11
GALKA SHEEGOW IYO GARSOORKA CIIDAMADA .
46:41
Somali National Television
Рет қаралды 178 М.
GEN. TUURYARE" CIIDANKA NISA LAMA SOCON-KARO DIMUQRAADIYAD"
10:51
PROFESSOR  SI-XUN DHULKA UGU JIIDAY NETANYAHU IYO BIDEN
14:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 21 М.