GALKA SHEEGOW IYO GARSOORKA CIIDAMADA .

  Рет қаралды 174,311

Somali National Television

Somali National Television

8 ай бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 213
@maxamuudibraahim9464
@maxamuudibraahim9464 8 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 8 ай бұрын
Scw
@FaadumafaaraxOlaad
@FaadumafaaraxOlaad 8 ай бұрын
6build🎉57ygr😂3567to 😊 😢😂❤
@user-hx5sz6qf5i
@user-hx5sz6qf5i 8 ай бұрын
❤❤❤p
@FaraxaDuqow-uq7tl
@FaraxaDuqow-uq7tl 8 ай бұрын
ÀÀA❤
@ubaxbashir7334
@ubaxbashir7334 8 ай бұрын
Scw❤❤❤❤scw scw ❤❤❤scw scw scwscw scw ❤❤❤❤scw ❤
@abdallahbashir7309
@abdallahbashir7309 8 ай бұрын
Maxkamada Dawlada waxan ka codsanayaa in Qof walba Abaalkiisa ama Dambigiisa lagu Abaal-mariyo oo wixii Sharciga Qabo lamariyo.
@abdallahbashir7309
@abdallahbashir7309 8 ай бұрын
CADAALAD micneheedu waa in Qof walba oo ku xadgudbay ama jabiyay sharci in lagu Qaado oo lagu xukumo sharcigii u jabiyay amaal marinteedii.
@cumarlaki884
@cumarlaki884 8 ай бұрын
Runta alle ayaa ogee allahayoow wixii xalaal iyo run ah na waafaji Aamiin Aamiin Aamiin
@user-lq7sg8xf5o
@user-lq7sg8xf5o 8 ай бұрын
Wajib koda hala mariyo yaan magalada lagu deyn dowlada guuuuuul
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 8 ай бұрын
Waa Qalad In Kaftan Iyo Neynaas Laga Dhigta Derejada Ciidamada Waa In Aan Lagu Tilmaami Ama Aan Lugu Yeerin Dereja Aanu Gaarin
@user-ln1gb2lt9i
@user-ln1gb2lt9i 3 ай бұрын
Waa benta Allah kacabaso tani waa Adunayo yaakusirin 😊😊😊
@user-os9dl2lh9d
@user-os9dl2lh9d 8 ай бұрын
Guul dowladeena ❤
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saiidmoalim5596
@saiidmoalim5596 8 ай бұрын
Kibirka ku jiro qaarkood, maxaa been laga dhaadhiciyey, Maanta ha idinka saarto, ka xaaxabiya baq baqdii iyo kibirkii..... SHARCIGA HA SHAQEEYO,
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih 8 ай бұрын
Qof xabad kugu soo riday faatax loo aqrin maayo xataa haduu madaxweynaha xabad kugu soo rido xabad ayaad ugu jabaabeeysaa ee afkaaga cesho nio😏😡😡😡😡
@user-ts3hv9bo7n
@user-ts3hv9bo7n 8 ай бұрын
حسبناالله.ونعم.وكيل
@user-mo5lr4hl4n
@user-mo5lr4hl4n 8 ай бұрын
SOOMAALAIL ❤❤
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 8 ай бұрын
Waaba dilaayo subxaanalaah
@QARDHAAS
@QARDHAAS 8 ай бұрын
Dulmiga ciribtiisu mafiicna warhoooooy halaga joogo.
@safarle9284
@safarle9284 8 ай бұрын
haddii eey ficilkaan ku kaceen hala tookto,. dilaayoow dil aa kuu danbeeyo
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 8 ай бұрын
Bismilaahi indhahoodaa laga cabsanaa .in ay wax sameeyeen
@sahraabdi4748
@sahraabdi4748 8 ай бұрын
Qof kastaba waxuu gesytaba laga jaraya✅🇸🇴
@abuu1
@abuu1 8 ай бұрын
Sheekada Jareer iyo Jileec maahee Mooryaantan kawo godey nagu warerisay sharciga hala dhadhansiiyo.
@WaterMilon-5
@WaterMilon-5 8 ай бұрын
Marqaatiyaasha ma la dhaari yay
@AxmedShiikh-yb6en
@AxmedShiikh-yb6en 8 ай бұрын
Dil toogasho aa dhahdi xeer ilaaliye adi madhimaneysid uduunka saan lee maa ujoogee alla lahortagaa
@cumarcaadil3529
@cumarcaadil3529 8 ай бұрын
Tuugo isbaheysatay xukumada xasan sheyq maxamuud allaha idin bahdilo
@user-pb6ts2ye7c
@user-pb6ts2ye7c 8 ай бұрын
Jareerow hawiye waa idin tashtay iska celiya
@user-ln1gb2lt9i
@user-ln1gb2lt9i 3 ай бұрын
Waxaa imani doonatah malin adan sahan uhadali karin Caadalada xaga Allah jiratah
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 2 ай бұрын
Sismilahi raxmanih raxiim waa dhalinyaradi mutaqbalkah dalka waxa sidas shacabkah ulaynayah waanah damir la an ee nimankan mukhadarad bey isticmalen ee halabaro dhigodah subxanalah mexay ahed naxaris daradan eey magaladah dhaxdadah xabadah iskah furayah Markah siy shacabkuh u helan aman halagah khadoh hobkey wadan hanah lamad nucoh inaan hub laguh wadan karin magalada dhaxdadah kih cidan ah iyo kih shacab ah bah halamad nucoh hubkah laguh sitoh magaladah dhaxdadah sidah amankah magaladah Uxasishoh oo laguh dilins shacabkah jidkah marayah Markah khalad weyn wayeh inlaguh dhaxdagalamoh melah jid ah ooy marayan dad iyo babur bah Markah halagah dhigoh hobkah cinkah iyo shacabkabah sih amankah magaladuh usonokhotoh Wabilahi tofiiq
@shireabdikariin4903
@shireabdikariin4903 2 ай бұрын
Ani hadaan askari ayaan ahay dhaho maliiga saxaa askari maliiga dhigaa 😂😂😂
@user-ln1gb2lt9i
@user-ln1gb2lt9i 2 ай бұрын
What About You?
@Allmuslim_1
@Allmuslim_1 8 ай бұрын
Yaarab inta ladulmiyay xaqoooda allaah usoo dhiciyo qof wlba qofkoo ka aawot weynyhy ayuu xog usheegtaa😢
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 8 ай бұрын
Amiin ya allah
@abdirahmanalihajji5692
@abdirahmanalihajji5692 8 ай бұрын
ayagaba afkodha kaqiranaye maxa lodulmaya
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 8 ай бұрын
Shegow non ha fatto nienti È vittima se stesso difendere, Dio mio appasso governo Hiraab 🤲🤲🤲🤲
@shamsoajab3749
@shamsoajab3749 8 ай бұрын
Nawad was nawad allah idinma siyo
@youngfamilycooking2651
@youngfamilycooking2651 8 ай бұрын
Allow wicii cadalada adigaa ogee bananka keen yarabi
@SNAcomando
@SNAcomando 8 ай бұрын
Dadba dhihi dono jarernimo aya lagu tikoray shegow horta waa nin xaqjir ah waana nin dilaa ah Ragan kale dambi lagu hesto intodaba waa fakad waana rag baafin lagu radinaye waye waana dambilayal waa rag gacan ku dhigla yaal ah waye Horta waxaba qalad ah shacab dhaxdooda in hub wawen lisku adegsado ayaba qalad ah shegow hadu sharci yaqano askartisa ayuu celin lahay rag mobelo dhici jiray baa ku jiran rag gacan ku dhiiglayal ah baa ku jiran qarkodna shabab bey kamid ahayen sharciga halo simnado rag isaga kawa wen baa sharciga lageyay dambi lagu qaday umada ya lamagan hababin Shegow waa gacan ku dhigle waa nin xaqjir ah dil togasho ayuu mudan yahay askartana hala toogto
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 8 ай бұрын
Shabab hade ka mid ahayen koshin shabab musan ka imanin o dad badan shabab ka imaday dowlada xata wazir kama ahan ?
@kingoftheworld8061
@kingoftheworld8061 8 ай бұрын
Masha sifican xaloxukumo
@laylam.hassan6046
@laylam.hassan6046 8 ай бұрын
Intano jarersomaliya ma danbilayaaal ad naga dhadhicinaysiiin
@abdallakuusoow2811
@abdallakuusoow2811 8 ай бұрын
Kuwan yaa lasiidaynin dhamaantooda hala wada toogto Sababtoo ah Haddii la daayo Waa dad ciil iyo Cuqdad heyso wey isqarxinaayan Jareertan
@user-bs5xf7bc7j
@user-bs5xf7bc7j 8 ай бұрын
Isir naceyb aya ka muqdo
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 28 күн бұрын
Caddaalad darada Muqdisho ka jirts daawada iyo ceebta cuñsurinimo ee DFS shaar qabiileed huwan.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 8 ай бұрын
SHARE
@habibamaxamed9223
@habibamaxamed9223 8 ай бұрын
War illahey ka cabsada jeneral sheegow wa in u hella cadalad jiillac iyo jareer illahey wa lo simanyahay tanna ogaada sub annallah subxannallah
@user-px7ki2pk3t
@user-px7ki2pk3t 8 ай бұрын
Asc
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 8 ай бұрын
Ninkaan dhibaato badan ayuu gestay wax in laga qabto rajenaa asiga iyo maleshiyaadkisa casimada nawad ayaan rabnaa asiga rag ka tun ween ayaa magalada tartiib ku joogo asne waa in wax laga qabtaa
@cusmaandheere3050
@cusmaandheere3050 2 ай бұрын
Hooyada silked
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 8 ай бұрын
LIVES
@user-ul3qi7up9e
@user-ul3qi7up9e 8 ай бұрын
Ninkan Iyo kooxdiisa waa in meel la saaro
@asliabdi8150
@asliabdi8150 8 ай бұрын
Mooryaantiina meel saara
@abdinasirmohamed2516
@abdinasirmohamed2516 8 ай бұрын
Xaqa ilaahey ma moogana we xukunka iyo war sheegida qiirada ku dhisan we Dulmi Diidoow Dulmi doon ha noqon
@rocky4066
@rocky4066 8 ай бұрын
Waxaa qalad ah in shaqo qarran loo dhiibo qof qarran ka iyo shacabka qalad ka galay. Somaaliya waxa qiimo beelay darajooyinkana ciidamada
@user-ry2hp4dc2b
@user-ry2hp4dc2b 5 ай бұрын
television oo dhahaayo GALKA SHEEGOW IYO GARSOORKA CIIDAMADA waxaas kuso qoraayo bulshada dhaxdeeda alla kusoo hanuniyo wll wad hilmantee sakaraadka iyo geerada kusugesa asc
@Mahirzeyn123
@Mahirzeyn123 4 ай бұрын
Tii christian ka ehed mahan Galka iyo gaal ayey kalayihin although an afsomali sifican ugaraneynin sandaremaya wxa lagawada macluumaadkisa cml
@user-pd9bo6tl5s
@user-pd9bo6tl5s 8 ай бұрын
As I am axmad taajir even police under Straction ilaah hadakacabsado hadaladaan wasax
@FoosiyoXuseen-hm5gy
@FoosiyoXuseen-hm5gy 8 ай бұрын
Wax aad sheegeysan been ayey ila muuqataa ee runta RABBI ayaa og! Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 8 ай бұрын
LIKE
@AxmedShiikh-yb6en
@AxmedShiikh-yb6en 8 ай бұрын
Dulmiga waa mugdiyaalo illaahey dulmi raali kama aha janaraalka cadaalad hala siiyo hadey alla kacabsi jirto
@gooabo-tb2pe
@gooabo-tb2pe 8 ай бұрын
Waliged aduun ka leysku xad gudbi jiry balse all inta an dambi naga gashy illhy wajigii aa ino baln ah wayo cadalada rabi lagama dhuumn karo laluushna majiro hawiyo iyo dir iyo darod iyo isaq majirto walo waada simnyahy allah subxana watacalaa huri osocdaa umada xasuusa looma ooyena ugu yeera
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 Ай бұрын
10 Sanno Liinta haku Cabaan intooda badan Inta yar yar ee la bad Baadinkaro ee macquul ah, hala dhaqan celiyo. Intii wax dishayna Tiirka hala geeyo, Nimasnkan markoodi Hore Al Shabab ahasyeen, Faaiido Malah
@Mahirzeyn123
@Mahirzeyn123 4 ай бұрын
ALLAH halagacabsada ee ragaaas halatoogto ragaas dilka geystay
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x 8 ай бұрын
kuwaan xoolaha ah yaan la toogane hala gubo dhamaantooda daawo kale ma laha
@AxmedShiikh-yb6en
@AxmedShiikh-yb6en 8 ай бұрын
Nin walbo mudnaantiisa hala siiyo muqdisho inta wax kudhacdo oo xamar qas ku hayso illaahey waa ok.yahay xeer ilaaliyaashana waa okyihiin hadana wax kama dhahaan illaahey halaga cabsado
@MOHA-sf6rf
@MOHA-sf6rf 8 ай бұрын
Aaway hee wareysiga General Sheegow iyo Ciidamadiisa, mise mushaharka ayaa la idinka jaranaa hadaad soo deysaan, saxaafada xuquuqdeda ha la ilaaliyo i.a
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 8 ай бұрын
Malaha markuu hadlaayay ayaad dhega beeshay
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 8 ай бұрын
​@@calibaxdo8239shegow ma hadlin muqalkan aniga ba wan dhamestirtay de
@off473
@off473 8 ай бұрын
Wixii Cadaaladu ay hesho ha lagu qaado ayadoo si aad ah looga fiirsanayo.
@abuu1
@abuu1 8 ай бұрын
Tuugadaan kaawogodey nagu wareriyeen askariga u dilay halo qisaaso wa shabaab hore General been buu sheegtay
@axmedsharif2281
@axmedsharif2281 8 ай бұрын
Waxan dowlad ma aha ee dowlad caadil ah ale hakeeno waxan bean.ahayn Kama.kama socdaanmeesha
@user-qy3bs5xk5v
@user-qy3bs5xk5v 8 ай бұрын
Waayaab,marki hore jinaraal sababta10 kabadan loo ogaanwaayay hayadaha halaweydiyo
@bashkasayid
@bashkasayid 8 ай бұрын
War shegow aqalka sare ku dara ileen muuse suudiba dadka wuu layn jiray hadana aqalka Sara ka maqlaye walahay asago dulmi galay hadii la dilo xitaaa aad bn ugu farxsanahay ina arko besha jareerwayno wax,iska celinaysa viva jareerwayne jawaabta xukunkiinu waa 4.5kay goaansadeen marka anoo wiil from ogadena waxa idin leyahay jareer iyo jilecba layahe xaqiina udhibta dad badan oo idin tagerayana way jiraan waxan rabna madaxwayne sheegow Ana madax Wayne jareera viva jareerwayn
@AbdirahmanHussein-bv5nt
@AbdirahmanHussein-bv5nt 8 ай бұрын
robow wasiir laga dhigay oo kalayiin dipay ee dulumka hala joojiye ninkan waxa jenaral u magabay dowladii hore ee shiikh xasan isaga janaral ka dhigay hadeynu nahay shacabka waxkasta wa u jeednaa xaa loo dulminaya umadan
@user-vg6vb3eu2q
@user-vg6vb3eu2q 8 ай бұрын
Intooda badan waa danbiilayaal hore .
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 Ай бұрын
Nimaanka hadii la xukomo, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed Afka Furanaayo Yaan loo joojin, waayo Sheikh Sharif waxaa hoosta Ugu jira Mski Xaaji Banaadir oo dadka Yaqaan waza uu cabo Xashiish
@QARDHAAS
@QARDHAAS 8 ай бұрын
Laandheerayaasha darajo been ah waa heesan karaan cadaalad maahee halasoo wada xiro.
@exenjoya20
@exenjoya20 8 ай бұрын
Wa maxay iska saxa qoraalka postiga😡😈
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 8 ай бұрын
LIVE
@nasronura
@nasronura 8 ай бұрын
jan sheegow waxaaloo quuriwaayay darajada uu mutaystay askartii danbasta madaxa ugalisay ayaa marqaati laga dhigay caruurta leh mobayl ayuu naga dhacay waxaa la ogaaday inloo hanjabay ogaada in maxkamadii aakhiro iyo cadaab jahanamo idiin sugayso mooyaanyahay
@cabduqaadirenow1415
@cabduqaadirenow1415 8 ай бұрын
aqoonsi jileec hala sameeato ileen ayaga tuug manoqdaan waxna ma dilaan waa ku qasbantihiin jareer nimo ika iloowa
@FoodCade-gm8lv
@FoodCade-gm8lv 8 ай бұрын
Cadaaladarada boolis musuqmaasuq lahorgeeyo maxkamad hore jareer kiisbeenah kuxukuntay ee caalamka laokyahay oo lagayaabo kiiskiihore ee shuuto kukashifmay uu kadanbeeyo kiiskaan hadana lahorgeeyo gudoomiye maanta awooda waa adiga waxaanakuuhoreyay midhore nawadgelyo
@user-fh6hk4pm7e
@user-fh6hk4pm7e 8 ай бұрын
Sheegoow waa toogasho kadib markaan arkay cadeymaha maxkamada la horkeenay
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 6 ай бұрын
Xeer ilaalinta Beentooda Xaga darajada sheegow Wax weyn ayaa ka Qaldan 😅
@RB-up7dt
@RB-up7dt 8 ай бұрын
Xaar ku dil Ascari xaare dulanka dhaafa beenluw ilaah ka baqa reer hawiye
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 Ай бұрын
Sheegow Tiirka hala Geeyo, waa Gacan ku Dhiigle Ex Al shabab Allahu Akbar
@user-pd9bo6tl5s
@user-pd9bo6tl5s 8 ай бұрын
Maxakamada cidamada wax waxaad sameyneysaan qof walbo waxey diintaqabto halaguxumo quraanka iyo hadalada ebe aya laracayo nafti naf goyso 3 marqaati leh faqataluhu
@user-sy7cq2ix7u
@user-sy7cq2ix7u 8 ай бұрын
Weligay ka maqli 2 didigle u dalacay gashanle
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Cadaalad shergow waa dil
@saybahmed1504
@saybahmed1504 8 ай бұрын
Waxa ciyaalweerada iyo gangisteryada madax ayuu malaha u ahaa
@mohamedabdulkadir7824
@mohamedabdulkadir7824 8 ай бұрын
😂😂maalin dhanaa😅😅😅
@khadrasalax9738
@khadrasalax9738 8 ай бұрын
Akhiira dambaysa jareeray ma waxa laydinka dhadhicinayAa waxano ragga waa la diilaya naftu marbaay maxdaye sharafta qaata oo naftiina ka dhiciiya tuugada muq disho macneheedu waa sharaf disho ee iska celiya tuugada tuugadu dhashay
@user-ln1gb2lt9i
@user-ln1gb2lt9i 3 ай бұрын
Allah kacaabaso shuuto Allah mahano Shuuto Allah ka weyn
@abdisaalammohammedhussein1925
@abdisaalammohammedhussein1925 8 ай бұрын
kolba waxaan hubaa haduu hawiye ahaan lahaa inan intaaso cadayna lasoo uururiyeen lkn maxay kugu taalaa waxuu ka mid ahaa ragii gurmad qaran ka barbar dagaalamay. kuwii uu u dagaamay ayaa maanta xukumaya waa u qalmaa in saa loo galo iyo si ka daran oo ku bari u dagaalami lahaa haku cimro qaataan
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 8 ай бұрын
Ciil qabe ayaa tahay qof qabyaalad adoon u ah uma xumid adeer lkn lugada aad taqaan hadaan wax kuugu sheego asaga iyo malaayin la mid iyo adiga iyo reerkaaga midna hawiye habaar iyo duco iyo dagaal waxba ugama qaadayaan ee qabyaalada qalbigaaga ka xoray adigay ku anfecee
@CabdiraxmanMaxamedAxmed-rr3lb
@CabdiraxmanMaxamedAxmed-rr3lb 8 ай бұрын
​@@calibaxdo8239yaan kuwasin qabyalada at shegoysid iyo adgaba ano sijedo aani wasa😡
@saidjama750
@saidjama750 8 ай бұрын
danbiyada uu galay sheegow iyo kuwa xasan shiikh yaa badan horta, meshaan somalia ba ladhahaa kan wax xukumaya baaba danbiyo badan so gaystay, kuwa ay isku qabiilka ahaayeen ee xaqdarada iyo danbiyada dagaal kusoo garab istaagay xasan shiikh jagooyin iyo darajooyin buu ku taxay lkn kan danbiyadiisa bay kusoo xireen sababtoo ah asaga sharciga ba qabta madama u qabil kale yahay.
@user-il7tf7uv5n
@user-il7tf7uv5n 3 ай бұрын
Gurigaaga halagugu soo weeraro kadibna halagu maxkameeyo waa dhib wlhi
@himilofactory8213
@himilofactory8213 3 ай бұрын
Talo guud, Wadanka goobo lagu hayo maxaaaabiis aad u badan halaga sameeyo.. Waayo faanoole fari kama qodna
@Degaliah
@Degaliah 8 ай бұрын
Waxaasaa muqdisho qasaaya
@bardehanad4919
@bardehanad4919 8 ай бұрын
Kuwa ciidanka dawladda lagu sheegayo dad masuuliyad qaadi kara uma eka. Mooryaan iska yaacay ayey oo been sheegay ayey u egyahiin.
@osmansharif9607
@osmansharif9607 8 ай бұрын
war allaah ka cabsada sheegoow waa muwaadin soomali ah
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 8 ай бұрын
Waa muwaadin lkn waa danbiile muwaadinimadiisii lagama qaadi wuxuu gaystay unbaa laga oofinayaa
@khadrasalax9738
@khadrasalax9738 8 ай бұрын
Yaab jareero dhan ma gacanku dhiiglaad naleedihiin waar hooy dhulmiga joojiya waa waxay soomaliland ku go daaya waa dulmiga muqdisho yaala ilay mageceedu waa sidan muq)disho) magacaaba sharaf dishaa yaab alla maxaa dulmi yaala meesha
@Shaxdege
@Shaxdege 8 ай бұрын
Gacankudhiigle yaal tiirka halawada geeyo
@kacanheji5560
@kacanheji5560 8 ай бұрын
dhmn tiirka cadaaladda hala wada geeyo i.a
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 8 ай бұрын
Dowladnimadii oodad loo adeegsaday
@saidmm9953
@saidmm9953 8 ай бұрын
Maya, maya! waa dowladnimadii oo shaqeyneysa.
@alfagrtrading-tg9oc
@alfagrtrading-tg9oc 8 ай бұрын
Hahaha walee habar gidir way ka aarsatay maskiinkan jareerka ah iyadoo magac dowlad adeegsaneyso, Laakin mid bay ilaaween aduunyadu waa meerto marba qof buu ilaah u dhiibi mustaqbalka waxa dhici kara mahad m salad oo qurbaha laga soo qabto oo isna maxkamadaa la keeno
@user-sy4zu4zn6k
@user-sy4zu4zn6k 8 ай бұрын
Cunigan mushin lahadhayo xilka u hayo uma qalmo wayo dharkenlay umada wu dhiwey halaga hor warejiyo
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej 8 ай бұрын
Fataax uu ma akhriheysiid. Cidamada xooga daalka meel walbo oo tako ku taalo wadanka ruxsaad uu leyihiin iney galan. No more isbareyste. Hala xukumo.
@user-og2wm3ft2l
@user-og2wm3ft2l 8 ай бұрын
waxaa cad inay ahaayeen virus magaalada ku jiray intooda badan waxay hore u galeen dambiyo dil iyo dhac waxaan leeyahay cadaaladdu iyo dawladnimadu ha guulaysato
@asliabdi8150
@asliabdi8150 8 ай бұрын
Ha dambaabin
@user-di7st7vj7v
@user-di7st7vj7v 8 ай бұрын
Gaashantu ma isugu faan baa dable xitaa ma istaahilan ee mooryanta umada ha laga qabo
@adenyareofficial9679
@adenyareofficial9679 8 ай бұрын
Waa is kudhac ciidan
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 8 ай бұрын
Xasan shiikh haduu nin xishoonaya yahay waxaan soomaali mahorkeeneen labaatan nin oo jareerah waa isbaaradii
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 8 ай бұрын
Maxaad ka bedeli kartaa adiga iyo majnuunka aad qabyaalada ku taageertaaba
@AhmedMohamed-pz8cx
@AhmedMohamed-pz8cx 8 ай бұрын
Waxa comment tiga soo qorey oo ka so horjeeda jenaral ka xaraab la idinku dhalay
@user-vg6vb3eu2q
@user-vg6vb3eu2q 8 ай бұрын
Qof walba abaalkiisa halla mariyo . Qof dhiig muslim bartay hakad malahan in iskool buluusiya la geeyo maahane .
@faafinta7175
@faafinta7175 8 ай бұрын
Kkkkkk
@xasanaxmed5772
@xasanaxmed5772 4 ай бұрын
8 hoyadaa ka was ey ey dhalay
Maxaadan ka Ogayn Maleeshiyada U Dagaalanto Khawaarijta
27:35
Somali National Television
Рет қаралды 231 М.
Waalidkiis Qurbaha ayay la Jeclaadeen Laakiin Rafaadkii Argagixisada ayuu u soo xiisay.
13:08
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 30 МЛН
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Homemade Professional Spy Trick To Unlock A Phone 🔍
00:55
Crafty Champions
Рет қаралды 61 МЛН
Barnaamijka Gungaar Dhaqtarkii dilaag ahaa
26:10
Somali National Television
Рет қаралды 212 М.
DAAWO - QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA - CCTV.
50:24
Garmaqalka Racfaanka Dil ka dhacay Xerada Dab-damiska - Maxkamadda Sare ee Ciidamada QS.
23:25
DAAWO - QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA - CCTV
50:24
Somali National Television
Рет қаралды 419 М.
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA PART 2
35:52
Somali National Television
Рет қаралды 2 МЛН
Kooxda Kalamaan Caleema saarka  Guddoomiyaha Golaha Hoggaaminta Habargedir
14:14
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 30 МЛН