CABDUQAADIR OROMO, SOOMAALIDU XAGEEBEY KUSOCOTAA ? WAREYSI XIISO LEH

  Рет қаралды 98,655

SOMWA

SOMWA

10 жыл бұрын

Пікірлер: 104
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 5 жыл бұрын
Anigoo isaaq ah baa *Cabdilqaadir Oromo* aad ula dhaca siduu wax u qoro. Waana qoraaga Somaaliya ugu fiican,Waana ninkii kaliyee Reerkiisa Habargidir Runta u sheegi jirey. *Alle jannadii ha geeyo*
@muxudinnur1000
@muxudinnur1000 Жыл бұрын
Hiboole sare Oroma. Waa xirfadle, qoraa aad u cajiib ah. In badan ayaan ka faa'ideystay Allah yaa raxma.
@engyoung1205
@engyoung1205 8 жыл бұрын
! allaha kuu naxariisto abti mcne you are a HERO
@qurantaxfiidonline9537
@qurantaxfiidonline9537 6 жыл бұрын
Mashallah cabdulqadir oromo aad ayaad umahadsantahay. Qabriga ilaahay hakuu waasiciyo.
@cabdiraxmaanmaxamed3582
@cabdiraxmaanmaxamed3582 6 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto waxa uu ahaa nin aan runta ka gaban ilaahay qabriga haw nuuro
@abdiazizelmi8156
@abdiazizelmi8156 9 жыл бұрын
***** bro ninkaas waa dhintay Anaa reer puntland ah dhibna maleh in qof ku fikir kiisa ka hadlo ee caadi iska dhig bro Wax yaalo badan uu qoray kuma raac sani Laakiin hada waa marxuum Dadka kalana waxaan leeyahay qof kii fikir kaaga ka soo horjeeda ama siyaasada reer kaaga ka soo horjeeda macnaheeda maahan inuu ku necebyaahay taasna waa mid ku socoto dadka comment negative ah iska soo qora intay baraha bulshada iska soo galaan
@yaxaasali3555
@yaxaasali3555 10 жыл бұрын
Cabduqaadir Oromo Waa Nin runta sheega Lakin somalida runta ma jecli
@timatimo5462
@timatimo5462 Жыл бұрын
Allha ha unaxaristo
@KEY_WEST681
@KEY_WEST681 6 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto qabrigana ha waasaciyo amiin yaa rabi
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Qoraa Abdiqaadir Oromo
@aali8892
@aali8892 6 жыл бұрын
Markaad aqriso buuga sababihii burburka somalia gaar ahaan pages ka 69 -80 Waxaad ogaaneeysaa sababta qabiilada soomaalida isu aamini la’yihiin 30 sano kadib burburkaas wali fari kama qodna. Buuga sababaha burburka soomaalida waa buug dhaxal gal ah oo lagu soo bandhigay xaqiiqooyinkii jirey
@youtellme6403
@youtellme6403 5 жыл бұрын
Mr Fanax anigu buuga qoraya ah sido kale sababihii burburka somalia waxaan dhamaan dusha ka saaray burburka maxamed F caydiid iyo c/laahi yuusuf oo cuqdad ka qabay maxamed siyaad barre .
@mohamedabukar3057
@mohamedabukar3057 8 жыл бұрын
Hero buu ahaa Allah kuu naxariisto c.qaadir oromo
@zakiabdi6823
@zakiabdi6823 5 жыл бұрын
shaxaari boy yoo duruufeysan abti intana xaa ku keenay jaaw oday pepe
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 2 жыл бұрын
Saaxiib magical oromo ma ahan ee waa aroma
@abdullahiyare4699
@abdullahiyare4699 4 жыл бұрын
He is nice person since he loves justice and that is ok,let him to talk
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto C.qaadir.
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 7 жыл бұрын
Allah ha u naxriisto soomaalidu runtay ka xanaaqdaa war qabiilkaagu hadduu qalad ku jiro oo larbo in latuso ma ceebaa waxaa xun in laguu.qariyo ceebtaada
@maxamedboss6654
@maxamedboss6654 10 жыл бұрын
alla ha unaxariisto aqoonyahanka oo ka baxay umada somaliyeed
@nimaabdi1254
@nimaabdi1254 10 жыл бұрын
run sheekh waa ceeb sheekh
@yuusufahmed2581
@yuusufahmed2581 5 жыл бұрын
alla u naxariito aad ayaa u jeclahy
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 9 жыл бұрын
caaqil c.qaadir oromo allaha unaxarristo kitabkiisana midigta allaha kasiiyo
@sumayasuzu4781
@sumayasuzu4781 6 жыл бұрын
Allah Janadiisa fardowsa haku casuumo
@abdimuse7911
@abdimuse7911 6 жыл бұрын
Bisaraaxa Cabdulkhadir Oromo Waa Nin Qaali ah
@dacar
@dacar 8 жыл бұрын
ilaahow kuunaxariiso nin culus.
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 9 жыл бұрын
waaa halyeeyga aan ku daydo oon ka caqli kororsado allaahoow janada geee
@aqanni
@aqanni 10 жыл бұрын
allah ha u naxaristo wuxu dhintay 17-july-2014
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 9 жыл бұрын
lilkane momo aamiin aamiin
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 жыл бұрын
cabdiqadir Somaliland dhulkuu Ku jiidey buugtiisa lkn ninkaasi run ayuu Ku Hadley wax laqariyana uu faafiyaa waayo waa wax haboon rer walba majecla dhaliishiisa in uu ogaado oo muqadas ayey u heystaan
@yonishassan4131
@yonishassan4131 5 жыл бұрын
Alaha kuu naxariisto Koley Waxaad qortay oo umad Loo reeba aney jirin oo hadba sidi Reerkaaga uroon unbaad waxuqortay, Beenbaadna kasheegtay taariikhda Sualaha alaha kuu fududeyo Janadana alaha kaa waraabsho. Lkn ugu haley beenta aadka tagtay inaan Baabi'iyo.
@SYLAR6713
@SYLAR6713 7 жыл бұрын
Somalida qof waliba maanta wax buu qoray buug , website , blogg iyo warqado kale , hadaba Somalida taariikhdeedu waxay ku duugantahay waa qof waliba dhiiga uu wato YOUR DNA CODE , waa GENE kaaga waa faraca isirkaaga meesha uu ka soo jeedo weeyaan waxa maanta 2017 aduunka horuumaray u yaqaano Taariikhada Dhabta ah waxaana loo yaqaan afka qalaad E'raygan ( The Genetic History ) , Somali Genetic History oo marka la soo gaabiyo loo yaqaano ( Isirka Taariikhada Bulshada Soomaaliyeed ) oo jaamacadaha aduunka oo dhan maanta taala , waxay soomaalidu leeday CODE ama Tixraace lagu Tixraacdo isirkaasi meesha uu galo waxaan loo yaqaanaa { E haplogroup } hoos marka lowga sii dago somalidu waxay Noqotay E1B1B1 faracahaana ka sii ah E3B1 , waana waxa loo yaqaano Somali Genetic Code = E3B1 waana Qeybta Y-DNA CODE ka , waa Tixraaca Raga ama Ab ka AB oo taranak Raga oo kaliya ah waxaanu gaadhaa sida ku cad the world Genetic Map History 23,000 Years ama 23,000 Oo Sano , Ninkii ay soomaalidu ka soo faracantay waliba waa Raga soomaaliyeed 78% oo u dhiganta 80% waxay ka soo faracmeen nin ku noolaa The Rift Valley Horn of Africa 65,000 Years ago ninkan waxaa loo yaqaana The Horn of African ADEM ama AAdan , waxaanu ahaa nin Madow ama Somalida u eeg waxuu ku noolaa inta u dhaxaysay Dhulka Canfarta ee Jabuuti ilaa iyo Buuraha Goolis ee kala qeybiga Galbeedka iyo Bariga waqooyiga Soomaaliya waa masaafo dhan 1000 KM SQ , ninkan Canfarta ama Daanaakishu waxay ku leeyihiin Y-DNA diisa 45% kaliya , Oromadu waxay ku leedahay Y-DNA da ninkaas 57% waana raga uun halka ninka soomaaliga ahi ku leeyahay 78% waana number aad uweyn , waxaa kale oo soo raacan Faraaciintii hore ama The Ancient Egyptians ragooda oo ka haysta 64% oo ah kuwa soomaalida ugu soo dhawaa , waxaa la mid ah dadkan Raga Yahuudnimada sheegta ama loo yaqaano The sepherdic Jews oo ka haysta 38% ninkan , ugu danbayntii 80% raga Soomaalidu waxay leeyihiin oo qeexan oo aan muran ku jiran oo dhamaan jaamacadaha gaalo iyo islaam cadaan iyo madowba laysku raacay in ay sitaan DNA CODE cajiib ah oo aany aduunka cid kale la wadaagin , ........Su,aasha meesha taalaa waxay tahay dadkan waxaan jirin sheegaya ee sheeko baralayda wadaa ama buugta ku qoraayaa kkkkkkkk waxaanu leenahay wax barta oo barta The real Genetic History of the Somali Males/Men , waayo Taranku waxuu ka socdaa waa dhanka raga ma aha dumarka xitaa hadii mida hooyada ama MtDNA ga aan galno Dumarka soomaaliduna waxay dib u noqdaan 245,000 Years oo MtDNA code for the somali female line ku waxuu galaa Lake Victoria ama meesha ay ka soo faracmaan Wabiyada East Afrika ilaa iyo North Afrika aada , . waxaa xaqiiqo noqotay in soomaalidu carab aanay waxba la wadaagin marka diintaas laga reebo mooyaan , Soomaalidu carab Dhiig lama wadaagto , isir lama wadaagto , dhaqan iyo hide lama wadaagto, taariikh lama wadaagto , dhul lama wadaagto , af iyo qaabdhiskiis lama wadaagto , waxaa uun aynu la wadaagnaa waa diinta oo iyana 1200-1400 AD ku fiday deegaanada Soomaalidu degto uun , waana mudo 1000 sano ah oo kaliya , Somalidu carab iyo cajam ka hore bay jirtay afkeeda iyo DNA duuda aad iyo aad bay uga weyntahay aduunka 90% waana wax la xaqiijiyey ,.......... ee Doqonta aan waxba aqooney dadka ka fadhiiso site your fucking ass down .
@husseencagta6034
@husseencagta6034 5 жыл бұрын
moha ismail aad ayaad u mahadsantahy sababtoo ah soomaali waxay ku waasheen dhaqan carbeed. carabna waxay aminsanyihiin in nin madow uu duurjoogta la mid yahay. ilaahow dadkeena ka reen carab.mahadsanid
@mahadabdilahi9378
@mahadabdilahi9378 Жыл бұрын
Mahadsanid wa sidaa
@shadaadibnumoha4536
@shadaadibnumoha4536 10 жыл бұрын
Runta DAD KEENA Somalida ah Weey Dhibta #QABIL Waa Waxa Allhe Aan Oga Faganay so Mr Abdulqadir Waa Aqonyahan Somali wixi kadhacay Wa nin u soo Tagnaa so what ever he says is Rightt Allah Yaraxmah
@ahmednur2906
@ahmednur2906 5 жыл бұрын
Allah janada haka waraabiyo
@maanka8907
@maanka8907 8 ай бұрын
Allahu akbar 2024 ayaa lasii gali rabaa waxuu sheegayna way rumoobeen ama saansaan dowlad masoo muuqato
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Жыл бұрын
War ileen farsama xumada soomalida qabiilkaa u asal ah,walee bahasha ma dhawa
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto qoraa wayn oo somaliya ka baxay
@abbeyare1829
@abbeyare1829 10 жыл бұрын
allah u naxa riisto wuxuu ahaa qoraa caana
@amdcane
@amdcane 6 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@Football24New
@Football24New 8 жыл бұрын
qoraa sare oromo waxaa tahay hero NO,1
@SYLAR6713
@SYLAR6713 7 жыл бұрын
Eryga Qabiil waa E'ray Afka Soomaalida ka soo galay dhanka Carabta af-soomaaliga sugan waxaa la yidhaah " Hy'b " Erayga markii la baadhay waxuu galay Afkaii faraaciinta oo E'rayga HyB odhan jiray ( Wabiga ) HYBI iyo WABI , waxay Hybta u yaqiiniin sida wabigu u dareero ama u socdo in qofka Dhiigiisuna uu u socdo oo farac aabo ka aabo ah , ( Hy'bti ) af-somaliga waxaa la yidhaah Hybti iyo Tol'e ( Tole ku waa dad isku tolan dhanka dhiiga waana Dhiigwadaag ) waa waxa maanta loo yaqaano Genetic Haplogroups ) waa dad DNA ama Dhiiga isaga tolan , waa Taloyaal , Haybtu waa Magaca dadkaas Dhiiga wadaaga ay leeyihiin ( waxaana af-soomaaliga la yidhaah ( Hayba-Tiris ) afka soomaaligu waxuu cajiib ku noqday qaabka Genetic Code map ka oo kale ayuu u shaqeeyaa markii Jamacada Yale qeybteeda Human Genom mapping ka la geeyey 2010 waa ay la yaabeen gaaladii afka carabiga ee ay soomaalidu waxa weyn u haystato 100% soomaaligaa kor maray waayo waxay la yaabeen sida soomaalidu dhanka dhiiga u kala qeyb qeybiso dadka tusaale ahaan 1) Isirka qofka waa waxaa la eegay Eryga ISIR , isir waa tixraaca dhanka hooyada ee soomaalida MtDNA ayaa maanta loo yaqaan , Wasiirta ama Abka ( waxa uu noqday Y-DNA ) waa mida taranka Odayga ama aabaha , Jaamacada Yale waxay warqado u gudbisay 2010 kii the michigan state university department of human genetics arintan , qeybtaas jamacada Michigan state markay aragtay yaab iyo amakaag ayaa ka soo hadhay waayo kama aanay filaynin in Afka soomaalidu sidan uu hodan ugu yahay xitaa , cilimigan cusub ee reer galbeedku maanta la bood boodayaan ee kala eegida Dhiiga aadamaha ( the Human Genetic Historay ) waxay markaas ka qoreen warbixin aad u weyn oo soo baxday 2011 taas oo leh waa in la badbaadiyaa afka soomaaliga iyo Dhaqankiisaba waayo af-soomaaliga bay dhaheen waa af ka weyn afaka lagaga hadlo bariga dhexe oo dhan , waxaana ku jira bay dhaheen 90% fakii Faraaciintii hore oo iyagu ka soo jeeda Soomaali ka tagtay geeska afrika mudo hada laga joogo 20,000 kun oo sano waayo waxay dhaheen boqor kasta oo faraaciinta aanu meydkooda hayno ah 90% DNA diisu waxay dib u gashay soomaalida , taas oo aanu ogaanay bay dhaheen in Taariikhada aduunku ku duugantahay Dalka Soomaaliya oo hadii ba uu Adam iyo Xaawo jireen oo sida kutubtu sheegayso ay sax tahay waa siday hadalka u dhigeene in DNA doodii iyo Lafahoodiiba laga heli karo inta u dhaxaysay jabuuti dhulka canfarta ilaa iyo Raasiga oo ah Raas xaafuun , ilaa lagu gaadho bay dhaheen Ogada ama dhanka Hawdka ee Soomaaliya waana masaafo dhan bay dhahen 2800 KM SQ ilaa bada cas , banii aadamka maanta aduuka ku nool 68% waxay ka yimaadeen bay xaqiijiyeen geeska Afrika siiba Canfarta iyo Soomaalida , .. dadku Oromada aya ku murmaan Research ku waxuu sheegay in Oromadu tahay Farac ka soo baxay Soomaalida , laakiin Canfarta iyo Soomaalidu wadaagaan Farac gaadhaaya 23,000 years halka Oromdu tahay 4,300 oo sano kaliya taas oo la odhan karo bay dhaheen mudo hada laga joogo 5000 oo sano ayaa nin Somali ahi ka tagay soomaalida oo uu gaadhay soohdinta Kinya meesha maanta la dhaho iyo halka ay itoobiya iska galaan kadib waxuu sameeyey Dhiiga la yidhaah " Boraanta " oo ah bay dhaheen Asalka Oromada dadka la yidhaah , Randeeli baa la yidhaah ninkaas , Oromadu waxay tahay waa Somali iyo Canfar isku jirta dhiigoodu waxay baadhitaanadaasi cadeeyeen in mudo hada laga joogo 3000 sano qeyb ka mid ah Soomaalidaasi ay noqdeen Beera-falato oo dhiigoodii isbadalay beerfalatadaasina ka soo dageen bay dhaheen waxa maanta loo yaqaano the Ethiopian High lands , Amhara iyo Tigriya ma aha dad asal ku leh geeska afrika waxaa loo yaqaana Afro-Asiatics waa dadk ka soo talaabay mudo hada laga joogo 2300 Sano Baabul mandab Yemen iyo Geeska Afrika DNA dooda waa la hayaa , sax waa dad mad madow , se dhiigoodu Asal kuma aha geeska Afrika , dhulka maanta loo yaqaano Ethiopia , Eritira , Djabuti iyo Somalia waxaay warbixintaasi cadaysay in hal qoys degi jireen intii u dhaxaysay 23,000 - 4000 sano qoyskaana loo yaqaano E3B1 = m235-m215 waana dadka maanta la yidhaah bay dhahday the Somalis waxaa soo raca oo warbixindaasi sheegayaa Anfarta ama The Denkils oo iyagu 21,000 years ago ka sii faracmay Somalis ka ............. for more information plz read the Somali genetic Mapping and the Horn of African Human Genetic migration .
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 4 жыл бұрын
Buugaagta Afka Soomaaliga waxaad hayso ila wadaag sxb mohamoud.aden5@gmail.com
@maanka8907
@maanka8907 8 ай бұрын
​@@mohamouda.dualle0277hadii lagula wadaagay isoo sheeg sxb ama aad aragto commentiga
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 ай бұрын
Absolut
@rashidmohamed4524
@rashidmohamed4524 4 жыл бұрын
*Alle ha u naxariisto Aroma! Geesi ayuu ahaa ka horyimid dulmiga misana Hor yimid dulmigii ay wadeen beeshiisii.
@siciidroxani9260
@siciidroxani9260 5 жыл бұрын
Ilahaw u naxariiso
@maanka8907
@maanka8907 8 ай бұрын
❤❤❤
@aqanni
@aqanni 10 жыл бұрын
sxbow horta runta maxay u dhibta somalida
@issasharmarke7360
@issasharmarke7360 6 жыл бұрын
lilkane momo u
@MohamedOmar-qf5wz
@MohamedOmar-qf5wz 5 жыл бұрын
Rabbi naxariista jano haka waraabsho.
@cabdibaashe5408
@cabdibaashe5408 4 жыл бұрын
He passed away, Allah ha u naxariisto.
@maxamedxaajixuseen5907
@maxamedxaajixuseen5907 10 жыл бұрын
Su'aalaha iyo meesha uu qoraagu ka hadlayo waa kala qara wayn yihiin, Allaha u naxariisto Aroma nin culus ayuu runtii ahaa...
@diiniga
@diiniga 10 жыл бұрын
Warkaas wuu i deeqay
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 7 жыл бұрын
alla yaa raxma wadani dhab ah
@madarmaskiinka8559
@madarmaskiinka8559 6 жыл бұрын
Illahay ha u naxariisto cabdul qaadir wuxuu ahaa run sheeg
@aslidahir437
@aslidahir437 6 жыл бұрын
Nabi am a anissuethat
@osmancaato6563
@osmancaato6563 7 жыл бұрын
sooyaalka soomaliya waa buug an akhriyay oon ku xasuusto qoraaga caanka ah
@mohamedhassanmohamed5375
@mohamedhassanmohamed5375 5 жыл бұрын
Sxb ma ila wadagi kartaa buuga Mhdsnid
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 4 жыл бұрын
Buugaa Sooyaalka Soomalida xagaan ka helayaa
@waayelkajaqafsada7214
@waayelkajaqafsada7214 4 жыл бұрын
Mohamoud Dualle sxb hada hesho aso pdf ah link ahaan iguso dir plz
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 4 жыл бұрын
Waan raadin insha Allh
@mohamedgrat9286
@mohamedgrat9286 7 жыл бұрын
this is OK it's writer's opinions
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 4 жыл бұрын
Not the writer's opinion it os the reality.
@AbdullahiBarreHudeey
@AbdullahiBarreHudeey 4 жыл бұрын
Illah janadii hau geeyo
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Allyarxama si fiican u hadalay
@littlemanrichman
@littlemanrichman 6 жыл бұрын
AUN caadi ma hayn Ilma dahabi told moon
@mustafehassandahir28
@mustafehassandahir28 8 жыл бұрын
waxaan akhriyay buugan sababaha burburkii soomaliya, sida uu u sharxay arimahaas oo dhan waxay u muuqaa buug wanaagsan oo iftiimiyanay wixii dhacay, wuxuuna bilaabay sune wanaagsan, sida uu wax falaqeeyay waxaa ka muuqada aqoon dheer iyo farshaxniimo wayn
@mogadishusomalia2035
@mogadishusomalia2035 4 жыл бұрын
Allaha u naxaRisTo Qoraa Sare oromo
@kaafi_ahmed6934
@kaafi_ahmed6934 2 жыл бұрын
Allah haunaxariisto halyeey oromo
@Somaliilaqsol
@Somaliilaqsol 5 жыл бұрын
Somalida runta majecla adoygan runtaa sheegay waxii uu goobjoog u ahaa
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
saan nolol ugu ogaa baa muddo saddex sano ku siman saan filayo haddaan xasuusteydu i qalddeyn baa geeridiisu isoo gaadhey
@AHH25
@AHH25 6 жыл бұрын
Alaha u naxariisto walhi runta ka hadlaa waa Abwaan qoraa sare ORROMO
@racwixasan4001
@racwixasan4001 5 жыл бұрын
Qabyaalada daarood ayuu sheegay markuu allaah hawnaxariisto
@MohamedAhmed-jp8en
@MohamedAhmed-jp8en 6 жыл бұрын
Buugaagtiisa waxaan ka aqriyay ilaa 3 book oo kala ah sooyaalka soomaalidii hore Hadimada gumeysiga Tiirkii colaadda. Lkn waxaan aad uga helay buug uu qoray eng jilacow oo la yiraa galbiskii geerida oo ah taariikh.
@aminmohamed3648
@aminmohamed3648 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto Cabdlqaadir Oromo, wuxuu ahaa qoraa, aqoonyahan, suugaanyahay iyo taariikhyahanu dhaxal weyn bulshadeena uga tegay gaar ahaan jilka cusub
@ahmednur2906
@ahmednur2906 5 жыл бұрын
Badanaa waxa ku hadli jiray xaqiiqda
@ijoadan2061
@ijoadan2061 4 жыл бұрын
Daarood run necebaa maxaa ka dhawaajay wax jira ayuu qoray
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Xagee daarood ka dhawaaqay adeer daarood maaha dad hadal wax ka dhibo waayo ilaa axmed guray baa lasoo maagayey laakiin daarood intay tv isa soo taagaan oday islaan gabadh siyaasi kama caacleeyaan
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 ай бұрын
Nadaara waa duli
@dhaagawel4428
@dhaagawel4428 4 жыл бұрын
Runtii waa qoraa aad iyo aad ujeclahay buugaag tiisa .waana qoraaga somaliya ugu jeclahay. Buugaagtiisana waxaa kamid ah oo aan aqristay oo aah haystaa; 1:hadiimadii gumaysiga 2:sooyaalka somalida 3:taangigii tigreega 4:tiirka colaada Waxa ay buugaag tiisa ugu kaga hadlaa dhiiragelinta umada somaliyeed
@dahirmohamedhashi9859
@dahirmohamedhashi9859 4 жыл бұрын
Mudane adoo raaliya ma igu caawin kartaa buugtaas si aan ugu intifaacsado . Qaboobe43@gmail.com Am 618698652 whatsap igu so dir Mahadsanid
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 5 жыл бұрын
Weriyaha maxa ka qaldan !!!!
@abdullahimohamedsaid1813
@abdullahimohamedsaid1813 6 жыл бұрын
siyaad barre waxbarashu free ah uu I siiyay , shako I siiyay Lkn wax ula dirirayay cadaalad darro what the hell he is talking hhhhh
@rooble162
@rooble162 6 жыл бұрын
Sxb in asiga waxa la siiyo hargaisa iyo burco la duqeeyo cadaalad ma aha waxa asaga la siiyo oo kaliya
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
@@rooble162 hadaa dalka amxaaro soo geli adoo shaadh jamhadeed sita shacab xansuuq miyaa cadaalada
@moenlighted7681
@moenlighted7681 5 жыл бұрын
Qabqable waakan waa qolyihii siyaad yiri dukumentiyaday dhaceen. Wuxuu dhacay buu sheegtay oo buugaagta kusoo qoray. Qabyaaliste bililiqo ku nool ah buu ahaa.
@hersimoallin3132
@hersimoallin3132 4 жыл бұрын
Doqontu runta markii loo sheego waa ay caaytantaa. Dokumentiga qaran ayaa lahaa ee qabiil malahayn adiguna qabiil baad siinaysaa saaxiib. Runtu laba kama qosliso.
@moenlighted7681
@moenlighted7681 4 жыл бұрын
@@hersimoallin3132 see cml
@moenlighted7681
@moenlighted7681 4 жыл бұрын
@@hersimoallin3132 isbaaruu u dhigtay taariikhdii umadda
Fool ka Fool-03-01-2013
40:35
Universal TV
Рет қаралды 35 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
CABDUQAADIR OROMO, SOOMAALIDU XAGEEBEY   KUSOCOTAA
41:37
Kalsan TV
Рет қаралды 12 М.
Wareysi S guuto Ahmed Saleban Dafle
20:02
xusuusonline
Рет қаралды 353 М.
ISIR RAACA SOOMAALIGA 24 06 2012 Qabaailada Soomaalida
46:28
Somali Channel TV
Рет қаралды 184 М.
Wareysigii Prof Ahmed Ismail Samatar & Abdihafid Mahamud Jama
1:03:44
Hayaan Media
Рет қаралды 320 М.
3 KUN oo Sano iyo ka hor Taariikhda Soomaalida (Saciid Shidaad)
32:08
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН