Cadowyada Guusha (4 ta Cadow ee Guusha) | Mubarak Hadi

  Рет қаралды 150,006

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

6 жыл бұрын

IN S T A G R A M: / mubaarak_hadi
F A C E B O O K: / mubarakhaditv
T W I T T E R: / mubarakhadi
S N A P C H A T:mubarakhadi101
E M A I L: Mubarakhadi@gmail.com

Пікірлер: 311
@nacemahom
@nacemahom Жыл бұрын
Cadawyada guusha 1. In uu qofku ka shakiyo awoodisa. (Negative self talk) 2. Qofku in uu meel iska joogo oo ka baqo in uu in uu horay u socdo. ( comfort zone) 3. Dib u dhigashada( procrastination) 4. Isla waynida( ego)
@nuurmohamed3219
@nuurmohamed3219 Жыл бұрын
@sahraisse2676
@sahraisse2676 4 ай бұрын
S
@shalanbooddchannel4721
@shalanbooddchannel4721 6 жыл бұрын
ustaad waxad samen ku yiilatay nolasheyda wax badan nah waad iga badashay Runtii casharadada guula waa weyn baan kagaray ustaad mubarak hadi bulshada wax weyn baad uheysaa qasatan ardeyda mana garaneyno waxan abalkada aan ku gudno
@noexcuses6388
@noexcuses6388 6 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay ustaadii, runtii anigu waxaan kuu aqaana macalinkayga KZfaqka. Rabi ajar iyo xasanaad ha kuugu bedelo dadaalka aad ku jirtid. جزاك الله خير جزا.
@user-bp4jp4tp4b
@user-bp4jp4tp4b Ай бұрын
Manta laga bilaabo wax walba wan qaban kaarabaa insha Allah ustaad mubaarag wad mahadsantahay❤
@mussaabdi8448
@mussaabdi8448 3 жыл бұрын
Maasha Allaah Tabaarakallaah Walaal Mubaarak aad iyo aad baad runtii kaaga faa'iday soomaali waxay ku maah-maahdaa "Qof wax kusiiya wax badan baad aragtaa Cid wax Kuusheegtana wax yar baad aragtaa" Mahadaanid 100%
@sararayan5220
@sararayan5220 5 жыл бұрын
Masha allah bro u r wise person may Allah (swt) bless u nd reward u for this awesome pieces of advice u made my day thnks i appreciate
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 6 жыл бұрын
Wlhi waxa hubal ah qofki kuxiran chanalkan inuu garayo guula badan oo muhiim ah ilaahay haku daayo adookale somali malaga helaayo hadii laga helana waa dhif
@sareedomohamed6878
@sareedomohamed6878 6 жыл бұрын
جزاك الله خيرا الجزء....أستاذ زادك الله في علمك وعقلك وعمرك
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
Afka Soomaaliga in aan ku hadalkiisa iyo qoraalkiisa barto waxaa igu baraarujiyey inankan Maasha'Allaah
@saaxilfootballclub6438
@saaxilfootballclub6438 5 жыл бұрын
Waa Talabo aad qaday oo aad ka midho dhalisey
@naimamohomed5245
@naimamohomed5245 3 жыл бұрын
Maa shaa allah walaal , soomaligaada xoog ayuu u fiicanyahay walal
@aragsangarab9804
@aragsangarab9804 3 жыл бұрын
Asc adban idin salmay
@aragsangarab9804
@aragsangarab9804 3 жыл бұрын
Thanks bro aad bad unadsanthy is Badal fican insha alah
@samirzain7212
@samirzain7212 Жыл бұрын
Mxa adiga somaali matihid miyaa
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 6 жыл бұрын
asc.masha allah.dhalinta ha dhageystaan wiilkan oo kale.hana ka xoroobaan qabyaaladda iyo qaadka.naftana ha lagu dhiso farsamo iyo diin.
@axmedabshiryuusuf4601
@axmedabshiryuusuf4601 4 жыл бұрын
Ustaad saamayn ku leh bulshada ilahay haku xifdiyo
@mohammedburhaan1906
@mohammedburhaan1906 6 жыл бұрын
mash allah macalinka mubarak haddi dhiirigaliya nafta aad ba umahadsan tahay maacallin jasaklahu khyran
@khadrafarah8272
@khadrafarah8272 6 жыл бұрын
jazakallahu khayr Al jazaa Ustaad Wcs wr wb
@rahmiinaali8787
@rahmiinaali8787 6 жыл бұрын
Manshallah ustaad jazaka Allah wlh inta cadaw aad shegtay waa inta hormarka iga hortagan lkn hada kadib madhaceyso inshallah
@hudaabdiqani3412
@hudaabdiqani3412 5 жыл бұрын
Jazakallah ustad hadi👍👍👍 aad ban uga faiday
@DeepFacts202
@DeepFacts202 6 жыл бұрын
Mashllh aadban ugu mahadsan tahay Hadi waxbadan baa igabaxay iyo waliba waxyaabo badan oon isku arko ayaad sheegtay marbaan isdhahay Mubarik ma maskaxdaadu lasocday.. tnx any way.
@ururkasamafalkamarwo6238
@ururkasamafalkamarwo6238 6 жыл бұрын
Alla ha ku barakeeyo alla ha ku ilaaliyo ala ha kuu siyaadiyo waa inaad ilaahey ugu mahadnaqdaa malaayiin dhalinyaro soomaali ah ayaanu ilaahey waafajin
@abdirahmanmohamedahmed3547
@abdirahmanmohamedahmed3547 6 жыл бұрын
Masha Allah wl #Mubarak_Hadi Allah haku barakeeyo abaalmarinteedana haku siiyo wanaaga aad nala wadaagaysid. Mahadsanid wl horay usoco
@nuuranalka615
@nuuranalka615 6 жыл бұрын
Jasakalah khyr wll janada kugu duceeyay dadka dadka kle guusha uhorseeda ayad thy wll thnkz millions times
@asmaali2805
@asmaali2805 5 жыл бұрын
Mansha Alla wll qaliya mubarik hadi ilahay haku xiftiyo
@ahlaamdhool5699
@ahlaamdhool5699 6 жыл бұрын
Mash allah shukran wlli mubarik qof ku dayasho mudan hore u soco waanad ku mahadsantay dhiri galinta aad noo soo gudbiso
@cawilabdikadir9873
@cawilabdikadir9873 6 жыл бұрын
Mahadsanid macalin,macalinku maaha kaliya ka buug iyo qalin waxkuugu dhiga guulayso ustaad.
@user-kb7lq1il2f
@user-kb7lq1il2f 5 жыл бұрын
Masha alh alle haku barKeeyo ustaad شكرا جزيلا الف شكر لك
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 6 жыл бұрын
Thanks ustaad mawduuc cajiib ah waye dhabti. Ciid mubarak
@hafsajamaosman8933
@hafsajamaosman8933 6 жыл бұрын
جزاك الله خير ما عملت ♥♡♡ يا استاد مبارك
@sukaynahaji4501
@sukaynahaji4501 6 жыл бұрын
جزاك الله خير استاد
@abdulazeezofficial1535
@abdulazeezofficial1535 6 жыл бұрын
Masha Allah ustaad Mubarak hadi thanks
@ayaanhussein1145
@ayaanhussein1145 6 жыл бұрын
‏جزاك الله خير ‏‏شكرا شكرا يا أستاذي
@zakariecaafaa9026
@zakariecaafaa9026 5 жыл бұрын
Mansha allah ustaad in muda aan ka go'ay kuxirnan shiyihiisa baraha bulshada arimo nolosha awgeed hal video an ka dawaday ayaa ugu dhiirigalisay inan hal fadhi kaga baxo dhawr barnamij tasina waxay ku tusaysa waa jacylka an uhayo dadka maskaxda kobcinteeda usaaxibka ustaad mar labad sadixad salamulahi caykum
@abdinasirsafaana
@abdinasirsafaana 6 жыл бұрын
Mahadsanid bro, jazakallahu kheyran!
@zaralulu3669
@zaralulu3669 6 жыл бұрын
Jazaklah wll.. I face those challenges daily and it’s obstacle to myself, inshallah with your methods I will overcome.
@xamdayar724
@xamdayar724 3 жыл бұрын
Mnsh Allah hore usoco wll
@aminaahmed6278
@aminaahmed6278 5 жыл бұрын
maansha alaah magaca aga ayaaba ka heley mubaark hadi mansha alaah
@mohamedaweis3430
@mohamedaweis3430 4 жыл бұрын
Jazakallahu kheyran
@ahmettciltire2073
@ahmettciltire2073 6 жыл бұрын
Masha Allah Mubarak Allah ya cizak .walalkeyga.mahadsanid
@AhmedMohamed-qm7jf
@AhmedMohamed-qm7jf 3 жыл бұрын
Thank you an infinity my brother Mubarak .you are one of my role modals that l usually imitate .May Allah rewards you the day of judgement. I am from Djibouti. Really you always tell us the right path all the somali youth wherever they are .
@raqiyaahmedfarah5325
@raqiyaahmedfarah5325 4 жыл бұрын
Maasha allah wlhy qofka kudhegeysta guul waagaari ustaad
@ladna262
@ladna262 2 жыл бұрын
Masha allah Mubarak hadi
@engabdinasirseera6681
@engabdinasirseera6681 5 жыл бұрын
jazaaka llahu khyran wllo. rabi haku xafido
@aliikohuzni1517
@aliikohuzni1517 5 жыл бұрын
Manshallah walal Qaali waad mahadsantahay
@abdulazizabdulkadir7747
@abdulazizabdulkadir7747 5 жыл бұрын
Maasha Allah. Allah haku xifdiyo.
@zacimka7121
@zacimka7121 2 жыл бұрын
Jazaka allah xabiibi
@muhammadsuleiman815
@muhammadsuleiman815 6 жыл бұрын
Masha Allah Ustaad Alle Jannatul Firdowsa Hakuugu Abaal Mariyo. Muddo dheer ayaan Casharadada Ku Taxnaa, In Badan Baan Isbedelay. Waxaa Sidoo Kale Arkay in Reerkeyga Ay Dhamman Ku Xeran Yihiin Muuqaaladaada, Markaas Baan aad U Farxay. Qoysas Badan Ayad Saameysay Ustaad Haadi.
@MubarakHadi
@MubarakHadi 6 жыл бұрын
mohamed saleman, mahadsanid sayiddii. Salaan iga gaadhsii dhammaan qoyska. Alle ha idin sharfo
@nafisoyusuf9188
@nafisoyusuf9188 6 жыл бұрын
Masha Allah rabi cilmiga iyo caqligaba haku siyadsho
@muunaomarabdirahmanshacni6466
@muunaomarabdirahmanshacni6466 6 жыл бұрын
Manshaallah tabarikal khayar badan alle ha kusiyo inshaallah anagan ku kudayda alle ha dhigo ee kafaidaysat
@rahmamohamed1157
@rahmamohamed1157 6 жыл бұрын
Jazaakalaah aadan ugu baahanahay fikradaada qiimaha badan
@laylafaarax652
@laylafaarax652 6 жыл бұрын
Thanks Walaalo Alle ha ku barakeeyo jazakalaahu khayr
@mohamedaden1711
@mohamedaden1711 5 жыл бұрын
great , ilahay caqliga iyo cilmiga hakuu siyaadiyo ustaad
@ayaanxaji1871
@ayaanxaji1871 5 жыл бұрын
Manshaa allaah illaahey kheyr haku siiyo
@dhiblaweshafi6611
@dhiblaweshafi6611 5 жыл бұрын
Jazakallah bro inbadan ustaad waan kula socdaa
@mustaferoble
@mustaferoble Жыл бұрын
Waa run ustaad maansha allh naf yaroo danbaa jirta waa run macalin.
@husseinnoor
@husseinnoor 5 жыл бұрын
Awesome Stuff Ustaad! Rabbi hakaa abaal mariyo wanaagga aad bulshada u hayso! Horay u soco.
@tasnimarabali
@tasnimarabali Жыл бұрын
ماشاءاللہ شكرا اخی
@ridwanfarah3262
@ridwanfarah3262 4 жыл бұрын
Mubarak sxp ilaahay cilmiga, cimriga, iyo caafimaadkaba ilaahay ha kuu barakeeyo. Dhabtii wxd qayb waynnka ciyaartay dhiirigalinta ardayda da'yarta ah. Aad baad u mahadsantahay sxp.
@kaasimalisuldaan8469
@kaasimalisuldaan8469 6 жыл бұрын
Aad iyo aad baa umahdsan thy macalin mubaarak
@Ismail-tn5wt
@Ismail-tn5wt 6 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad uu mahadsantahay duruustaada waan la socdaa si fiican ayaanna uga helay runtii. Hal talo si fiican ii anfacay waxey eheed in waxaqriska si loo joogteeyo habit aad hore u leheed lala xiriiriyo. Thank you a lot.
@sacdiaabdilahi2331
@sacdiaabdilahi2331 5 жыл бұрын
Masha allaaha walakay ale.hakuu xafido shukaran lajasra jiskalhu khayiran jasa
@arwamusse8743
@arwamusse8743 6 жыл бұрын
شكرا جزيلا يا أستاذنا
@jamesbrownbrown7062
@jamesbrownbrown7062 5 жыл бұрын
masha Allah waxan ka caajisay inaan vedwo wada daawaado hore soco
@abdilaahifahamkanoloshamoh7910
@abdilaahifahamkanoloshamoh7910 6 жыл бұрын
Masha alah macalin sifiican aankaga faa iiday alayabarak
@haweeyajama7156
@haweeyajama7156 5 жыл бұрын
Mashallah wll mubarak hadi ajar allaha kasiyo
@ahmedmohamud7913
@ahmedmohamud7913 4 жыл бұрын
Mansha Allah, May Allah reward you brother.
@sacdiyomaxamed2170
@sacdiyomaxamed2170 11 ай бұрын
ماشاءالله جزاك الله خيرا
@sahroahmed4648
@sahroahmed4648 6 жыл бұрын
shukran ustaad
@deeqozonamaxmd3744
@deeqozonamaxmd3744 5 жыл бұрын
Masha allaah shukran
@sagalmire1705
@sagalmire1705 6 жыл бұрын
Maa shaa Allah ustaad mahadsanid
@Mohamed-rj6ug
@Mohamed-rj6ug 4 жыл бұрын
Mshaa alh Ustaad Mubarak Haadi Waa shaqsi Mudan tixgelin iyo maamuus dheeraad ah
@camaarcabdirisaaq6805
@camaarcabdirisaaq6805 5 жыл бұрын
alle haku barakeyo wllo waan ka faa idaysta muuqaldad waxanad tahay macalin nololeed oo dhamays tiran
@sahramahamed6501
@sahramahamed6501 3 жыл бұрын
Maashaa Allah Tabaaraka Laaaah miithaalkiisa Allaha nagu badiyo
@leilamohamed7410
@leilamohamed7410 5 жыл бұрын
MashaAllah Allah hanokaxifdiyo Habo MashaAllah ayankuleyahai
@maxmuudahmed4654
@maxmuudahmed4654 6 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad ilahay ajar haka siiyo aqoonta aad markasta nooso gudbisid thank you
@jamaabdikhalifabdullemxud4345
@jamaabdikhalifabdullemxud4345 4 жыл бұрын
Qodobbo muhim ah جزاك الله خيرا
@abdulazizadamhassan6252
@abdulazizadamhassan6252 4 жыл бұрын
Masha Allah Ustaad sharaf nagu leh. Wan ku salaamey salaan ka dib waxaan kaa codsan lahaa Book Ego of your enemy. Waa raadiyey balse lacagaa saaran.
@hamdicafiifah1421
@hamdicafiifah1421 2 жыл бұрын
Jasaka allahu khyrn
@axmedyaazin5153
@axmedyaazin5153 2 жыл бұрын
M.a waa mawduuc fiican jasa kala Allah
@sacdiahussein5967
@sacdiahussein5967 5 жыл бұрын
Ma shaa allaah jazaakallaahu khayr
@abdiqaniusman7267
@abdiqaniusman7267 5 жыл бұрын
Msha allah ustaad
@AllthingsMarwa
@AllthingsMarwa 3 жыл бұрын
mashallah so inspiring.
@drsrayaanxuseen5802
@drsrayaanxuseen5802 6 жыл бұрын
mazha allh mubark hadi wlhi barnaamijyadaa wan ka helay allah haku zharfo
@Abdirahmanapdullahi
@Abdirahmanapdullahi 3 ай бұрын
جزاك الله خير ❤
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 2 жыл бұрын
Jasaakumullahu kher Mahadsan abween qli
@khadijoquruf
@khadijoquruf 6 жыл бұрын
Shukran ustad
@zakimohammed1956
@zakimohammed1956 6 жыл бұрын
Masha Allah bro
@ruuxiiabdullahi9191
@ruuxiiabdullahi9191 6 жыл бұрын
aad iyo aad ustaad allah haku barakeeyo
@user-si6ii8yp6v
@user-si6ii8yp6v Жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@mohamedamin-uo1hj
@mohamedamin-uo1hj 6 жыл бұрын
ustadh mashaALLAH ALLE hakubarAkeyo
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 6 жыл бұрын
Thank you walaalo
@Mahuranacademy
@Mahuranacademy 5 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Haadi
@fatush8154
@fatush8154 5 жыл бұрын
Wa mahdsantahay walal allaha ajar haka siyo casharadada qimaha badn ad noso gudbiso we never give up nolosha iydaba casharo kala duwan ah
@nyla8323
@nyla8323 5 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid
@OSMANABDULLAHIDAHIR
@OSMANABDULLAHIDAHIR 6 жыл бұрын
Mahadsanid wll mubarak maxamud saleeban
@mubarigabdi1227
@mubarigabdi1227 5 жыл бұрын
maasha allah wlll
@nutritionnutrition9426
@nutritionnutrition9426 6 жыл бұрын
Shukran akhii
@bashirmahad3470
@bashirmahad3470 Жыл бұрын
Wax badan baan ka kororsaday mowducaan ustad waad mahadsantahay 100%
@hassanamin5900
@hassanamin5900 2 жыл бұрын
Mashallah teacher mubarak really I appreciate
@moussaroblehabdillahi3446
@moussaroblehabdillahi3446 10 ай бұрын
ماشاء الله عليك استاذ مبارك الله يحفظك عين احاسد
@ayanlehrobleh5300
@ayanlehrobleh5300 2 жыл бұрын
Masha Allah thanks my dear brother mouktar Hadi you are my role model
@hafsanuradinmadow3860
@hafsanuradinmadow3860 5 жыл бұрын
M.A shukran akhii
@faadumoismaaciil9302
@faadumoismaaciil9302 5 жыл бұрын
Mashallaha macalinkayga noloshayda wax kabadalay Waxana Ana ku leyahay horay usoco macalin qimabadan
@muxyadiinfarah8951
@muxyadiinfarah8951 4 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahy wllo ustaad mubaarak
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 6 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay Mclin Mubarak Hadi, Allah Ku dhowro
FIKRAD & BUUG #40 I Limitless I - Jim Kwik I - Mubarak Hadi
20:23
Mubarak Hadi
Рет қаралды 57 М.
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 63 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 81 МЛН
Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi
18:28
Mubarak Hadi
Рет қаралды 57 М.
qisadii guusha 114 aad.
10:31
kanaalka-fawaaid
Рет қаралды 13 М.
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
OGAANSHO
Рет қаралды 229 М.
Sidee wax u Joogteeyaa?  Waydiin & Warcelin - Mubarak Hadi
11:55
Mubarak Hadi
Рет қаралды 143 М.
7 Sababood oo keeni kara in Hadafkaagu kuu Hirgeli waayo
15:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 58 М.
Котик спрятался 👀 #юмор #рекомендации #прикол
0:24
ЖЕНСКАЯ ПОДСТАВА #shorts
0:25
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,7 МЛН