CAKU ARAGTIDAADII XAAMUD UBAX XASUUSTII C.QAADIR SANKA

  Рет қаралды 62,884

Digaale Music

Digaale Music

Жыл бұрын

Пікірлер: 35
@haamidubaxle1491
@haamidubaxle1491 Жыл бұрын
Dhamaan jamhuurkayaga sharafta leh waanu idiinka mahad celineynaa sidaad noola garab taagan tihiin dhiiri gelinta waanu idin jecelahay
@abdifatahahmed7753
@abdifatahahmed7753 Жыл бұрын
waar ina adeer anaa heesaan hayaa halkaan kuugu soo diraa
@mumtaazmaanka9378
@mumtaazmaanka9378 Жыл бұрын
♥️🙏
@mahdimahamed1050
@mahdimahamed1050 Жыл бұрын
Digaale Yare iyo Xaamud ubaxle well done 👍 xasuuso horoo murugo iyo jacaylba leh ayay heestani igu leedahay haba ugu horeeyo sxbkay Allah ha u naxariistee ABDIQADIR SANKA oo heestan caan ku ahaa qaadisteeda iyo jacaylo xasuustu uun ay ka nooshahay waayo waayo iyo muqdisho ayaad dib iigu celiseen back to 2004 waa aduunyo iyo xaalkeed laguna waari maayee Allah dariiqa toosan dhamaanteenba ha inagu hanuuniyo farxad iyo jacayl iyo caafimaad ku noolaada soomaalaay intay nololi jirto Insha Allah 🌹🌹🌹🌹🙌🙌🙌✌️✌️✌️👍👍👍
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan Axsan caleeg what a remix
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
A great guy artist. Singer with a magical voice what an entertainer bless you
@mohamednoor4405
@mohamednoor4405 Жыл бұрын
I really commed agold medol fantastic
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Talent voice plus musician who could ask for more marvellous Xamud Ubax
@dhaantochannel1
@dhaantochannel1 Жыл бұрын
Waan idin salaamay Xaamud Ubax Iyo Digaale Laba Legend✋
@haamidubaxle1491
@haamidubaxle1491 Жыл бұрын
Dhaanto sxb sare sidoo kale
@nacimoabdiali7943
@nacimoabdiali7943 Жыл бұрын
Xaamud ubax my fv singer ❤❤
@eyaanlemuhum3d432
@eyaanlemuhum3d432 Жыл бұрын
Legend xamud upaxle🤔
@Noodleslover123
@Noodleslover123 6 ай бұрын
digaale yare salan sare👋
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Жыл бұрын
Xaamuud saaxiib jaceyl baad la oysay Maasha Allah
@iftiinkawarka3558
@iftiinkawarka3558 Жыл бұрын
Haamid ubaxle iyo Digaale yare Fankii Waa Soo nooleyseen
@mustafeadanxasan8180
@mustafeadanxasan8180 Жыл бұрын
Wey xaamud ubaxle ligin fanaan
@user-nk7bq5kn3h
@user-nk7bq5kn3h Жыл бұрын
Heestaan waxaa horey uqaadey c.qaadir sanka macalinkeygi suuganta ayuu ahaa allaha unaxariisto
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 Жыл бұрын
keep going
@fadxiyaxadi2218
@fadxiyaxadi2218 Жыл бұрын
Wooow mash'allah
@user-nk7bq5kn3h
@user-nk7bq5kn3h Жыл бұрын
Heestaan waxaa alifey abwaan wariye ehaa cabdale nuuradiin allaha ueada naxaristo
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Жыл бұрын
Digaale halkeen kaala soo xiriiraa Waa ku taageeraa Waxaan ku noolahay Uk. Guuleyso waana ku salaamay
@Yoolpodcast_112
@Yoolpodcast_112 Жыл бұрын
Legendki xamud ubaxle soorogalceli
@user-nk7bq5kn3h
@user-nk7bq5kn3h Жыл бұрын
Heestaan waa mid igu leh xasuusleh
@abdisalanhagar2487
@abdisalanhagar2487 Жыл бұрын
😘😘
@fowsiyoabdi4093
@fowsiyoabdi4093 Жыл бұрын
Xamud ubaxle bilaa caled soomali lejen lkn somalilaaney hays dhafinaa wlhi waydin qomanaynaysan wlhi plz xamud ubax yurub banu uga odaynayna codkisa xataa afsomalig qoristisi baa noo gaysay xamud ubax reer somalilanow ku fara adagayga waa bk idiin dhashaye digale yarana ugu hanbalyeya lejinlejen dhalay weeye anuu mamo hargaya kaso jeday digalan ma aqani xamud ubaxan ma aqani balse waxan arkaa wixii codka musig iyo iyoduubu inaso garsiyey walee halka fanan baa so istagay horu mariya fanka iyo digaale yare muski❤❤️❤️❤️👍👍👍👍🙏✌️
@abdiduse7014
@abdiduse7014 Жыл бұрын
Xaawud waad noolaysay fankii sidoo kale wall igu qaaliya
@haamidubaxle1491
@haamidubaxle1491 Жыл бұрын
Abwaan culus cabdi duse Madaxaad iisaaran tahay
@mustafeadan5766
@mustafeadan5766 Жыл бұрын
Heesaha Qaaciga ah I mara.qayilaada.mariyuwaana waa Bali Bali Halkaa ka hay
@saciidoaxmed-7490
@saciidoaxmed-7490 10 ай бұрын
Barteeda ayuu dhigay
@haaji99
@haaji99 Жыл бұрын
labaada niin Markay is Helan heeso anaad dhagaaysan jirin ayeey ku dhagaaysninayaan Scb waxaan idiin leeyahay ilahay gacaanta haydin baraakeeyo Wanaan idin salamaaya
@saidamohamed183
@saidamohamed183 Жыл бұрын
Ilaaahey hadaa taqaanaan ninkan ka dhiga heestii cabduqadir😂sanka Muslin majoogo miya meesha 😂
@abdiduse7014
@abdiduse7014 Жыл бұрын
Waynakaa fanaan qaran halaa yaa digaale
@jimaleduale3634
@jimaleduale3634 3 ай бұрын
Caku aragtidhaadhi Soo cashaq imu helin misna cudhur xanunleh iyo Soo ciil imu badhin. Anfacadha lacuna iyo Soo ceshkii kama go'in cabitaane daayo cunaha ma mariye.
@gday9659
@gday9659 Жыл бұрын
Naga guddooma salaan are Xaamud iyo Digaale Yare. Waana ku mahadsantihiin soo bandhigidda joogtada ah ee heesaha aad ku u macaan.
@haamidubaxle1491
@haamidubaxle1491 Жыл бұрын
Thanks walaalkey
XAAMUD UBAX QAACI HEES CUSUB BEERKAAD DABAALATAA OFFICIAL VIDEO
7:18
Digaale Music
Рет қаралды 227 М.
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 74 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
Abwaan heello iyo fanaan xaamud ubax oo burco ku kulmay
9:47
Abwaan Heello
Рет қаралды 6 М.
Xaamud Ubax & Ismihaan Xaashi | Isku Duubnideena 2024
9:51
Horn Media Music
Рет қаралды 59 М.
Cabdulaahi Boqol caku aragtidaadii
7:34
MrCaawaable
Рет қаралды 249 М.
HEESTII ADOO IXUMEEYEY KUMA XAMAN XAMUD UBAXLE 2024
5:42
Ubaxle qaaci 2024
Рет қаралды 21 М.
JACEYLKU HADUU CUSLAADO HEES CODKII XAAMUD UBAX OFFICIAL VIDEO
6:07
Digaale Music
Рет қаралды 317 М.
HEESTII GAASHAAMO XAAMUD UBAX 2023
6:28
Ubaxle qaaci 2024
Рет қаралды 95 М.
XAAMUD UBAX AFKU JUUQ MA ODHAN KARO
8:32
Akram Moh
Рет қаралды 120 М.
HEES CUSUB 2022 - DAREENNO IS JIIDHAY - Al Fanaan Xaamud Ubax
8:13
Arkaadoon lyrics
Рет қаралды 94 М.
HEESTA DABIN CAASHAQ ALFANAAN XAAMUD UBAX 2024
7:31
Ubaxle qaaci 2024
Рет қаралды 9 М.
XAAMUD UBAXLE  MARBUU OOYAA QALBIGU HEES CUSUB QAACI
7:52
Digaale Music
Рет қаралды 1 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
0:54
火影忍者一家
Рет қаралды 43 МЛН
Маленький кролик-курица
1:00
КиноАнгар
Рет қаралды 1,5 МЛН
Маленький кролик-курица
1:00
КиноАнгар
Рет қаралды 1,5 МЛН
tom with Jerry 😱 #funny
0:12
Nemi Shorts
Рет қаралды 22 МЛН